Waanu Soo Dhaweynaynaa Ugaas C/Rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi

Dhammaan Jaaliyadda  Samaroon-UK ee  reer Awdal/ Salal /Gebilay/Harawa/Jabuuti.

Waxa aan ugu bishaaraynaynaa in xafladdii lagu soo dhaweynayey Ugaas Cabdirashid Ugaas Dooddi  iyo Suldaan Abiibakar Wabar, la qaban doono maalinta AXADDA ah ee ay bishan May tahay 13ka sannadkan 2012 ka. Saacadda la xafladdu furmaysaa waa 6da galabnimo ee wakhtiga Ingiriiska.

Haddaba waxa aan dadweynaha la socodsiinaynaa in xafladdaasi oo ka dhici doonta Hoolka quruxda badan ee  Hotelka caalamiga ah Wembley Plaza, addresskiisuna hoos ku qoran yahay:

Wembley Plaza

Empire Way, Wembley, London, United Kingdom HA9 8DS
Tel: +44-020-89028839    Fax:  +44-020-89002201

Xafladdaasi oo u furan dhammaanba shacabka Jaaliyadda, waxa aan ka codsanaynaa in ay wakhtiga dhawraan.

Wixii warar ah ee intaa dhaafsanna waxa aad kala xidhiidhi kartaan telefoonnada:

07542938935,

07949025717,

07983379561,

07404734785,

07932550155, 

07714263208,

07882207074,

07949031031

About these ads

Categories: Ogaysiis

62 replies »

  1. Waxa iga talo ah in ugaaska an mar kale kaadhka laga gubin oo calamo gobol iyo calaamado qooys an lala hoos ordin. Sida ‘Title’-kiisa ka muuqata waa ugaas guud oo samaroon. Samaroona gobol kaliya iyo dal kaliya ma dego, waa Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya iyo waliba qurbaha oo dhan. Astaan guud oo intaas oo dhanba kulmin karta halagu soo dhaweeyo.

    Hal maalin oo magac guud lagu midoobi karo, waxay iiga qiimo badan tahay malaayiin iyo malaayiin maalmood. Maalinaas ma la heli karaa?.

  2. Hiildan

    Maanta uunbaad wax wanaagsan soo dhigtay ilaahay ha kaa abaal mariyo ,Midnimadu waa horumarka bulsho ninkii diidaa waa qof aan wanaag u hayn dadkiisa ,Samaroon dhamaantiina waxaan leeyahay midooba oo dhaqanka u midooba oo siyaasada u midooba ,Guushana waad gaadhaysaane ,Ilaahayna ha idinku bar bar galo aamiin

    • JUFO MICI DHEER
      maanta maalin aad ka fiican tahay maan arag waxaan ogaa adigoo samaroonka kala gura oo reernuurka kala qaada oo isku dir iyo xumaan uun ku jira qof weyn ayaad tahay ee maanta ducadaada ilaahay ha noo aqbalo mar hadaad ducaysay waxaan u malaynayaa in aad toobadkeentay oo samaroon saafi ah noqotay reer faarax nuur uun adigoo u doobiya ayaan ogaakkkkkkk

  3. Hiildan adigiibaaba carsaanyadii aad sheegi jirtay noqday waar miyaanad arag sawirada Canada sida ninkan ay ugu xeeran yihiin jufa kaliya oo waliba qoys kaliya u badani.

    Manata uunbaad ka dartay hiildanyare magacaaga ha masixin nin tirsan baad tahaye

    • XUUN!!QOF XUUN!!!SHAYDAAN BA TAHAY.BISMILAHI RAHMANI RAHIIM!!!MIDNIMADA GADABURSI WA UGASSKA GADABURSI.ALAHYOW NO DA.A AMIN AMIN AMIN

  4. Ugaas Cabdirashiid waxaa taladii ka qaaday Suldaan Waber oo ku dhagsan kaabigana ku haya una diidan inuu la kulmo Salaadiinta ay kala irdhoobeen Borama sida Suldaan Dhawal iyo Samatar markaa hadii la doonaayo in Ugaas Cabdirashiid mideeyo Samaroon waa in laga reebaa ninkan wargaaxada leh ee xuurtada ku haysta oo ha is balaadhiyo Ugaas Cabdirashiid hana iska fogeeyo Suldaan WABER oo u diiday inuu Dila booqdo waa sida aan maqlay.

  5. waar kanderbi waxaan ku idhaahdo garan maayo walaahi afkayga waxaan kaceliyey kalmado an kabaqay computerkuba inuuqarxo
    horta suldaan wabar ugaaska kuma dhegsanee ugaaskaa kudhegan sobobtoo ah waa suldaan ay isu da yihiin qubana wada joogaan una jajaban oo xataa naftiisa uhuray markii xeebta loodiidanaa aduse waxaad u egtahay mid jaadka yaman ta ku dhego beeloon aduunba lasocon ee mardanbe hadaad soo qaado magaca suldaankayaga walaahi yaman waa lgula joogaa diin cusubna waalaguusamayn ee edebyeelo

    • aisha
      maxaad la suuxday eed koomaha lagashay ma nabibaa suldaanka hadii waxlaga sheego bisinka yaase waxka qaadaaya diinta la barayaa ma mid aan ta muslinka ahaynbaa ma fiicna in waxkasta meesha lagu sooqoro oo ninba u hadlo afkay banaan

  6. ugaaskan yar ee aamusan. ee kamerada uun isu dhigaya.intii aanu kahelin aqqonsi dadka kale horta waa in uu isagu is aqoonsado.Dila haduu tago iyo Gabiley haduu tagaba.waliba iyadoon la daba guurayn dhulkiisa booqdo dadkiisana mid mid ula sheekaysto.hadii kale kolba islaan reer kale ku xumayneysaa. haw gu yeedho. bariiska

  7. gabadhi waa tii xishoota ee ma wax isku fashaad tahay Aisha ogow horaa loo yiri inintii afdheer iyo uli ma isa seegaan raga meel ka fadhiiso suldaanka hadaad difaacayso xigmad ku difaac caayi waa cad doqoniimo gabadheey wax iskula hadh .darbi kadaa boogaha damqashada dadku waa wada samarooni xageed inoo kala wadaan.

  8. Soo dhowow Ugaaaaaaaas Abdirashid Ugaas Roobleh Ugaas Doodi,
    sida ugu meeqaaam saraysay ayaan ugu so dhawaynanaa anoo midaysan oo aan kala lahayn kan iyo kiir.
    waxaan u soo jeedin lahaa dhalinyarada qoraalku ka fogaaday alle ka baqa oo cayda iyo aflagaadad calool xumo ayey keentaa ee iska dhaafa,

    Guuuuuuuuuuuuuuuul iyo Gobonimo.

  9. Waad salaamantihiin waxan hafeefka bixinayaa qalad iga dhacey isbuuc hore Ceebla oo noqotey Tallman umaleeyey inuu yahey Hiildan. Taasi raali galinbaan ka bixiyey.

    Topiga meesha yaala Ugaaska Saldhiguusi waa Jigjiga cidna ma odhan wuxu matalaa Awdal iyo Salal oo kaliya. Ugaaskii doraad la diidanayaa maxaa keeney in maanta lawada taageero? Siyaasadaa isbadasha sidaa daraadeen waxey ila tahey in dadkii diidanaa qaarkod arkeen in Ugaasku yahey ta kaliya ee Xulafada Djibouti iyo Hargisa ee ku wajahan Xeebaha Awdal/Salal lagu burburin karo.

    Aisha
    Haniba wey haleeli doontaa Darbi. Doraad wuxu ahaa Somaliland, hadana Awdalstate maantana waa waxbayahey. Adeer ninkaas Garwaaxada aadku sheegtey dadbaa doortey uu matalaaye adigu yaad matashaa? Ugaaskuna Wabar, Saleebaan iyo bulsahda Awdal iyo salal la’aantood Awdal inuu yimaado ma dhacdeen. Xitaa mid duufle oo ay kusheegeen Badhasaabey hordhigeen. Ninkan Darbina maaha nin mudan jawaab waayo maga oga ququuqdiisa iyo ta dadkale toona. Shan sanadood buu karaamadii ka qaadey bulshada R.Nuur iska dhigi jirey inuu isagu af hayeen uyahey. Ugaaskana ma taageersano kadib marku ka hinaasey muxuu ugaasku Dila ubooqan waayey. Dee Ugaasku Awbare ayuu booqdey waqtigaa Dila usaamixi waayey ee dhibaato kale majirto.

  10. ugaaska waa in ay reer london si taariiikhiya u soo dhaweeyaan.
    waayo imika wa in aynu iska giijinyaa somalida, markii hore dhexdeena ayya ahayd odaydii borama ka doobinayay ma joogaan london.
    london waa in ay noqotaa meesha midnimada samaroon ka shaqaysa.
    viva gadabuursi.
    viva somaliland.

    • CEEBLA MAANTA UUNBAD SI FICAAN UU HADASHEEY LAKIIN VIVA GADABURSI VIVA AWDALSTATE DHEE.MAXA KA GALEEY ”SOMALILAND SIILAND”

  11. Gadabuursi wali ugaas malaha ee sidii ugaas loogu samaynlahaa ha laga hadlo iyada oo aan la is caayin la isna ceebayn

  12. asc dhamaan waxaan soo dhawaynayaa ugaaska lakiin sida xaqiiqdaa waxaa ila haboon ugaasku inuu saxo xeerka ugaasnimo sowka gudoomiye degmo oo tuulo laga sharaxay isugu biyo shubtay ninku miyaan la arkayn xagay caadifadu inii wada qaaday bal ka fiirsada hada oo waxyar dib u raac ugaasnimadii ugaas samatar ee tolkii iskugu yimiday taana miyaan tuurnaa mise iyadana dhinaca kale uunbaan ka wadnaa waxaa ila haboon fikirkayga inuu ugaasku noqdo oo dib u soo soxo qaladkii ka dhacay dalkii ilayn xaafad ugaas u noqonmaayee mida kale hadii ugaaskeeni sadex noqdo waaba fikir fiican ee mid guud uun ha la inoo xulo codna ha loo qaado

  13. Wabar waa software ku dhex jiray ugaaska. Ugaaskan ilaahay inkaar ayuu af-Somaligii kaga riday. gadabuursi ugaas ma laha
    kana xitaa cismaan guula ma wadi karo. isla xishooda kan ha la hor tagina Somaliweyn walee in aad ceeb ka qadaysaan.

  14. wabar tolka uunbu kala mid yahay ugaaska, maalinta tolku liito qofkii tiiraya ayaa ugu wanagsan.
    mida kale dee wabar oon ahayn suldaan, ayuu ugaasku ahaa ugaas, gadabuursina meelkasta ku soo dhawayn jiray. maxaad isla waashiin gadabuursi.

  15. Lol @Xuun dee Hiildan waligii Canada muu arag USA ma muu arag baa laga yaabaa ee ha la yaabin aniga Isniinta ayaa shaqo la iiga direy Dallas,Texas iyo Houston,Texas Samaroonka ugu badana waa Maxad Case mana aaminsana Ugaas ana Awoowgay Taariikhda Maxad Case ayuu ilaa Somaliland ilaa Djibouti ilaa Diredawa i kala barayey markaa dee Hiildan waa shakhsi dhib malaha.

  16. ugaaska cabdirashiid waa ugaaska gadabuursi ilaa 19 tobon awow buu ugaas soo ahaa taas cid masaxi kartaa ma jirto ugasnimadiisa warkhadii ingriis la saxeexday awowgii 1904 buu hayaa universal tv baa laga dawan doona, markuu uk tago samaroon uma kala hadhin meel quruxbadan baa xaflad wayn oo soo dhawayna loogu dhigi doona samaroon oo dhan inta wanaagsan,, kii aan ugaaska rabin looma baahna amaan uun halaga helo ,derbi waxan odhan lahaa inu afsomaligiisa hagaajisto suldaan waber in shahado sharaf la siiyo ayay aheed wakii ugaaska xeeb oo dhan soo mariyey boorama kusoo dhaweeyey ee cadowgii rabay inu samaroon kala jabiyo indhahooda wax tusay ku khasbay idoorki rabay inay ugaaska musharax ka dhigaan inay ka dhex baxan samroon yidhina dhulka sow aniga ma lihi.markaa hadii dila la tago iyo hadii borama la tago aniga ma arko wax u dhaxeeya boorama waxa jooga reer nuur ka badan inta dila joogta ee ka fiirso waxad qorayso ok ..god bless awdalstate of somalia.

  17. Awdal State kuwa sheegtoow daamur olalaya ayaa idiin diyaar ah car nin la yidhi ciil uma hadhsana,ma Calanka Somaliland ee aan ku soo koray baad doonaysaan in aad Calan keentaan Edmonton Taxi Drivers ku sameeyeen Car I said,Tallman said it. Reer Abtigay baa laga hayaa” Car anaa Yoonis Muusaa”.Laakiin 2:00 pm Intaad geel jire miskiina $100.00 siisaan Buurta Libaaxley ka taagtaan waa fulaynimo ee Journalistka la garaacey waaba ciyaar Suunka Tallman baa diyaar ah biyahana -20 Decree Celius ka yareyn maayo and the rest is history,laakiin Ethiopia in aad wax ka noqotaan aanakaa idinku taageerayna.

  18. god bless awdalstate of somalia.. kanxoow ciil u dhimo

  19. Ma ishaad wax kaga jari aragtaye maxaad odhan ..calanka awdalstate of somali is here to stay for ever and ever,god bless awdalstate ..

  20. Maxaa Calana ,of course dance here in North America till you got your pension lol but car in Awdal in Somaliland Republic,ma idinkaa dance baad sheegteene xitaa qori kara.Tous ensemble Soutien Somaliland.ViVA LA REPUBLIQUE DE SOMALILAND.

  21. Horta in aad lays dhax yaacaa ma fiicnee bal maanta dhooqada ugaas ka aan dhax galo inkastoon dib uga joogsado. Ninka reer gan wadeen u noqonayaa waa inuu Garyahan noqdaa, aftan noqda xushmad iyo xishoodna lahaadaa. Xishood kii ugaasku wuu hayaaye intii kaloo dhan baa ka maqan markaan eego oo kaliya hadal kiisa iyo siduu isku soo sharaxay. Samatar laftiisu wax sidaas ah ma dhaamo oo waan dhagaystay in badan balse hadii hogaan kartile aad rabtaan, ragow Suldaan dhawal isku raaca isaguu ilaah intiiba u dhameeyee. Suldan Saleban laftiisu ma xumayn balse dhooqo badanbuu dhax dabaashay nin yahadhiig biilka qaataana dan somaliyeed ma wadi karo tu reerna kaba sii guux badan. Wixii intaa ka baxsan duqa cayda ka daaya.

    • waxaan ku talin lahaa wiilkan cabdirashiida in uu shaqadiisii isaga noqdo waayo mar hadii tolku ku heshiin waayey ugaasnimadiisa karaahiyo ayaa meesha taala haduu i maqli lahaa dhulkaaga iyo caruurtaada iyo shaqadaada ku ekaw baan odhan lahaa samaroona inta uu u baahanaayo ugaas oo uu dantiisa usoo noqonaaya hala sugo.

  22. Talman, ma truck baad wadaa waa maxay shaqada Dalas iyo houston kuu gashay? one straight delivery eh?

  23. Ma Runbaa don’t insult me bro.I hate to work in a Warehouse.Waxaan u shaqeeyaa Telus,huuno The largest Telecomunication in Western Canada,markaa Seminar ayaa lanoo direy ah Dallas iyo Houston.Laakiin waa kaftane Truck Driver waa shaqo.

  24. tallman.
    nin profession ah ayaad tahay, lakiin tolka u yara daji aad ayay kaaga cabaadeene.
    congratulation for ur effort and how well you did in a young age.

  25. Ceebla,huuno tolka kama soo horjeedo,xitaa haddaan ka soo horjeesto Samaroon ma matalo,laakiin waxa iska hor imanaya naceybka ay tirsanayaan iyo waxa ay doonayaan,laakiin in ay tolyihiin cid diidi kartaa ma jirto,midda 2aad hadda waadiga ila hadlee kaana yeelay laakiin iyagu isma qabtaan,markaas hadaan ka aamuso waa doqmoo dumarkooda iyo ragoodaba wey ku dardarayaan,laakiin I am a cool man huuno.

  26. Ugaas cabdirashiid iyo abtigay suldaan wabar,gacmo furan ayaan idinku soo dhawaynaynaa axada.

  27. Abtigay suldaan Wabar waa geesi maalinteeda la xasuusan doono abtiyaal waligiinba rag la tirsadaad ahayden……….

  28. Suldaanka Jujuubka lagu keenay warkiisa iga dhaafo, Ugaas Cabdi Rasiid alaah ha noo daaye soo dhaweeya oo magac samaroon kor u qaada reer uk…

  29. Anuu Suldaan Waber waxaan u aqaanaa JUGSOO DHACAY oo Samaroon isku diray kala geeyay oo diiday salaadiintii Ugaaska xeerka u samayn lahayd ,Xeerkaasi ayuu diidanyahay oo waxuu doonayaa in Samaroon iska bilaa xeer ahaado oo Suldaan JUGSOO DHACAY uu siduu doono ka yeelo oo aan xoolo noqono ilayn xeer la’aani waa xoolo nimo markaa Suldaankan JY hanooga reebaan Ugaaskayaga hadaan Samaroon nahay waan diidnay JUSOO DHACAY lkn Ugaaskayaga waan doonaynaa in badan baanan raadinaynay Ugaas Samaroon oo aan geedn dheer iyo mi gaabanba u fuulay siaan u heli lahayn maantana waakaasi Samaroon ku kala qaybsamay.

    Somalidu waxay tidhaa caano daatay dabadood la qabay ,Borama hadii Samaroon ku kala qaybsamay waa in Qurbajoogu mideeyo Samaroon oo Ugaaska mar labaad lagu celiyo Suldaanadii iyo shacabkiisii si an u ahaano ul iyo diirkeed,Suldaan Waber waxaan ku nacay waa kaligii taliye ,horta waa nin kala jabiyay JY oo Suldaan Gurey Nuur oo ahaa Suldaanka guud ee beelaha JY ayuun baan arkay jug soo dhacay oo naga dhex toosay Ugaaskana isagaa waalaaya oo seejinaaya karaamadii uu lahaa waanan jecelahay anuu Ugaas Cabdirashiid sida uu doono ha u afgaabnaado lkn waa inuu gees uga yara jogsadaa Suldaan Waber oo Samaroon galkaasi badka usoo joogsado lkn intuu Ugaas Cadirashiid ku daba dhaganyahay Jus soo dhacay ilaahay buu leeyahay waa laga toocsan doonaa aakhirkana karaamada ayaa ka dhici.

  30. horta Wabar qabiil ayaad ku taageeraysaan lkn cid iga taqaana ma jirto ilaa xeradii qaxootiga kenya. imikase waxba ka shhgi maayo. Ninkan Ugaaska raba waxa u qurux badnayd
    in uu xaafada u dhow ka dhex baxo oo uu samaroonka kale aado si wax looga dhegaysto.

    Derbi, saxiib kuwan local politics inaga daa ku noqo Ciisehan Iyo Isaaqan kala saxeexday heshiiska xeebta Awdal.

    iyo waliba kuwan daba ordaya Somaliweyn oo Ciise iyo Isaaq kaa jecel. Derbiyow sidaan hore kuugu sheegay anigu waxaan taageersanahay ninka labadaba ka soo horjeesta S/Land iyo S/weyn. la isuma jiro aynu gooni uga baxno Somali ka dibna
    meeshaan doono aynu ku darsano ama kaligeenba istaagno.
    hadii kale samaroon = 0

  31. Tallman

    Hiildan waa cafis raadis baan u malaynayaa oo reerahaa ayuu sasabanayaa ee ha la yaabin kkkkkkkk

  32. lol@ Xuun,Hiildan is a gentleman,wuxuu isku dayayaa in uu raali galiyo everybody ileen inaadeerkiis baa Zeilici ehe. So Sharafta Zeilici buu ilaalinayaa and I agree sxb,laakiin arimihiisa hoos wuu ka wataa lol.

  33. Gudoon,

    warqad nin British ah gumaysi saxeexay wax macno ma samaynayso. hadii ay taasi macno kuu samaynayso tii S/land British kala saxeexdeen baa taala markaa waa in aad S/Land raacdo. qarnioyadii hore sida wax lagu soo dooran jiray iyo hada sida wax loogu soo doortaa aad ayay u kala fogtahay.
    Africana waxa god ku riday qolba dad qabiil isu daba ordaya
    oo aan ka fikirayan runta iyo xaqiiqda jirta. wax qasabku wax uun buu xumeeyaa waxba ma hagaajiyo. ninka raba in uu ugaas noqdaa waa in la soo doortaa hadii kalesa warlord qabiil leeyahay waxba ma dhaamo. waa in uu bada iskeena kana soo baxaa dadka uu isu daba qarinayo. hadii kale
    Gadabuursi ma mateli karo.

  34. dabo wayn ayaan lahana jiray tu imika aan leeyahay ayaa dhaanta yay islaani tidhi.

    Ugaas samatar ha loo doorto ugaas.
    ama Ugaas dhawal.
    kuwaas ayaa dad hogaamin kara. aftahanimo, caqli, intaba iayga leh.

  35. Darbi Suldaankan J.Yoonis danahaaga ka raacbaan ku odhan lahaa kkkk. Anagu waxan qabnaa inuu Suldaan Waber yahey ka mideeyey J.Yoonis waxan unaqaanaa Suldaankii DUCADA. Waxa Doortey 21 jufood oo J.Yonisa. Suldaanimada J.Yoonisna maaha dhaxal sida Ugaaskeena ee labadaas ha isku qaldin. Mida kale adigu ma raga lugahoodaad eegtaa ileyn waadiga Garwaaxo ka sheekeynayee yaan lagu moodin khaniis.
    Darbiyow taasi J.Yooniskey utaalaa waay iyaguu Suldaan uyahey oo doortey. Suldaanadii hore ee Samaroona dhamaantood sharaf bey nga mudan yihiin marka lagu daro Gurey Nuur. Ma ogtahey in Ina Gurey Nuur xitaa Qado sharaf la qaatey Wabar at least J.Yoonis wey kala baxaan ka daa daba tuurka maxnaha aan laheyn. Ku darsoo anigu ma difaacaayo J.Yoonise runtaan sheegayaa.

    We don’t care about SNM state but we care our Somalia with Awdalstate, Khaatumo, Putland, Banaadir State and Jube State. no one can be fool now after now on this so called Somaliland is nothing more than Gadh-Xajis, Awal and other isaq tribes who don’t want to share anything with Darood Somalis. We love our blue flags and will wave them anywhere and any time. Who cares about those stil dreaming about IsaqState let them be it, we are here to recover our Somalia.

  36. The same flag I sang everymorning around 8:00am I wouldn’t just go away just because Somali single tribe doens’t want to see anymore. Somalia is here to to stay, the same flag were recovered harti to Samaroon and other Somalis tried to get over decades before 1960, I wouldn’t turn other way and say its no longer belong to me. Don’t midunderstood Awdalstate, it stand for Somali unity with every region take care of it own while sharing Federism Somalia with other Somalis.

    Besides, we have 19 other Somali tribes who had no problems with Somalia while single lonely tribe trying to take over other North Somalis. Even International community with Ethoipia understand they don’t want to lost over 90% Somali population that want Somalia. That single Somali tribe had decorated themselves with Somaron and Harti as a window dress. No these two group already show disconfort with single Somali tribe. All these hates are stop her. Ho people in the South have different culture. Ho we are brethern with the North people but no those in the South. What a fools, we would they think going to buy say a hate and potical idea that goes no where other than between Naso-Mountains and Jigjiga Yar. Ho no we are freinds of Ethoipia but they don’t understand Ogaden region with peace have an interest to Males than single tribe in Hargisa.

  37. we the Gadabuursi people live in somaliland are strongly support somaliland, we recognized our country, it’s independence is our hands. we are proud to be somalilanders, we will be for ever.
    awdal people are pure somalilanders. we will song our beautiful flag.
    ku ciida calanka somaliland. ee towxiidka leh.
    we are the people who invented this flag.
    mashaalah. Mr Murad raximuhulah was the inventor and hero of somaliland, and he was from awdal.

    • WE ARE PROUD TO BE A AWDALSTATE PEOPLE.AWDAL PEOPLE ARE AWDALSTATE BECAUSE SOMALILAND IS FOR ONE TRIBE THE ISAAQ TRIBE THAT THE REALITY.EVERYBODY KNOWN THAT.TOUT LE MONDE LE SAIT MA CHERE QUE LA SOMALILAND CEST PAS POUR NOUS MAIS POUR LE PEUPLE ISAAQ.

  38. mustafe.
    somali shan wadan ayaaa kala hasytay, shantii ayay ka mid ahayd somaliland oo waliba waxay ahayd wadankii ugu horeeyey ee xoriyad qaata, umada afka soomaliga ku hadasha.
    shantii hadii ay isku soo noqoto waa asxan, lakiin somaliland wadan jira aya hayd 1960 somali jacayl aya noo geyey xamar hadana waanu jeclenahay somali lakiin ninkasti xeradiisa ha ka taliyo hana hagajisto.
    waxanu nahay wadanka labaad ee ugu horeeya demcoratic africa waxanu ka waynahay 30 wadan oo afric ku yaal, waxaanu ka dad badanahay 25 wadan oo ku yaal africa iyo carab. carabi waa dad isku mida lakiin qolo wali dawlad ayay samaystay, maxaa udiiday umada somailaland ee aayaheega ka tashatay in ay dawlad noqdaan.
    jawaabtu waa wax u diidaya ma jirto.
    waa dawlad jirta iyadu is aqoonsan.
    guul somaliland..

  39. horta xagay ku danbaysay dekadii lughaya ee lacagaha dadka laga guray ma haraa loo weeciyay mise xafladaha awdalstate ayaa lagu bixiyaa ? waa yaabe…

  40. saxid : ma harawaa loo weeciyay ?

  41. ceebla don’t say we gadabuusi ppl ma matashid adiga gadabuursi ,say i ceebla oo sick ah ayaa rabtga inay idoor dabada u leefto sida dheh ,, gadabursi most of them uuuf buu yidhi idoor sanka ka haysanaa waxan rabnaa midnimo somaliyed hal qabiil oo raba inay somalia kala gooyan most of the ppl waqooyi somalia dagaa way kasoo hojeedan khatumo state awdalstate labadaa oo la isku daray laba jeer bay idoor ka badan yihiin waxayna cadeeyen in aan somalia la qaybin karin united nation way ogtahay oo maalin walba boqol waraaqood baa loo qoraa laga soo horjeedo in somalia labo laga dhigo markaa waxan ku odhan lahaa ha wareerin hana walan dream isover wax somaliland la yiraahdo ma jirto caalamka ma yaqaano mapka aduunka meelna kaagama taalo wax la yiraahdo so called somaliland ..allaa mahadle god bless awdalstata of somaliaaaaaa

  42. Horta Islaamahan Iidoor Iidoor haya Ma Isaaq baa soo furey mise cuqdad Isaaqism baa ku jirta.Naagahan J/Y wax ka fulaysan ma jiraan dhareer baa ka da’a marka ay arkaan Gabadh Isaaq ah ee car sawiradiina soo galiya commentska hadii aad Isaaq saas u necebtihiin.Aan u soo noqdo topic ga @ Mustaphe in badan bay kuu sheegeen niman tolkaa ah war Isaaq Daarood iyo wixii soo raaceyba Suicidal bay ku soo galeen Waqooyiga Somalia as known as Somaliland sanadkii 1988 5aasna waxa ay keentay in dagaalkii ay ku sii fidiyaan (oonfurta Somalia iyaga oo keenay Sheekada Irir Samaale,Afweyne oon u haysaney Boqqortooyo Daarood wey ku dhaaftey ee miyaad u darsatey sxb.Ma dabadaad u leeftaa Daaroodkan aad isku dhadhajinaysid ileen iyagaba waxba kuuma ogee lool war saaqidiintan Samaroon sheeganaya yaa *ailasha Borama dabada xabad ka wada galiya anaa leh Viva Isaaq Viva SNM waadna keenteen 1992 kana qaylinaysaan maanta,war isaga baxa walaa Somalia,walaa Somaliland walaa Djibouti.

  43. Kan ay Ugaaska ku sheegayaana maanu aheyn kii ka lahaa Airportka Hargeisa”Dhulkaygii SOMALILAND BAAN IMI” XITAA KAMA QAYBGALI KARO HAROWO STATE HADII KALE DEE HADEED MA SOO GALI KARO SOMALILAND,MARKAA IDINKANA MICRAPHONEKA NIIKO STATE KA CALAACALA AMA SAYLICI BAAN LEENAHAY SIDA BOQOR BUUR MADOOW U XIDHA LOL.

  44. Haboon

    Xafladaha awdal ustaad ayaa lagu bixiyay lacagtaa badhkii JY gacanta ku hayeen

    anigu mudaan idin daawanayay oo dusha aan idinkala socday odayweyna waan ahay inkastoo dumarka halkan ku jiraba yihiin kuwa ama ila da’ah ama iga waaweyn

    waxanse idin odhanlahaa qolooyinkan ku xiiqsan isaaq caydiisa, daarood iyo hawiye waxay yaqaanaan isaaq idinkana waxay idiin arkaan minority.

    Tallman
    ma jecli inaan hablaheena wax ka sheego laakiin gabdhahan daaroodka iyo soomaaliweynta kuwada jidbaysan qaar kood daarood ayaa qaba ee sidaa u ogaw.

    beena iyo kaftan ama ku xumeena igama aha ee kuwo awdalstate ugu dadaalka badan darood ayaa qaarkood qaba ee sidaa u ogaw

    bahali godkeeday kugu jiidataa baa horay loo yidhi

    waana sidaa sida ay raga samaroon uga somaliweyn jecelyihiin

    hadaad ubaahataan magacaantooda waa la idiin hayaa kkkkkk waa hadii hiildan ogolaado anigoo og isaguba inuu qaarbadan yaqaano ilaa canada ilaa uk

  45. Hiildan dhib malaha hadii ay Darod Qabaan,Wdeenuba waan guursan karnaa qabiilo aan Samaroon aheyn ee Huuno anuu waxa i soo koriyey Reer Abtiyadey oo Ciise,Mamaasan ah,markii aan yaraana edadey oo Dikhil,Djibouti joogta ayaan la joogay dabadeed Borame iyo Diredawa,Ethiopia,ma arag Isaaq caayaya Gadaguursi,xitaa 8dii sano ee Rayale Somaliland xukumayey isaga uun bay caayayeen website Isaaq leeyahay oo Gadaguursi caayayana ma arkaysid.Website Ciise leeyahay oo Gadaguursi caayayana ma arkin,markaa why ay islaamahan u caayayaan Isaaq,waa edeb darro.Haboon wey caayi kartaa Isaaq,because iyadu nacas comments xun daba dhiga Samaroon bay u jawaabtaa,Ceeblana qabiilba ma caydo,laakiin haba qabaan wixii qabayee waxa ay wadaan waa isir cay badiyaana dadku waxa uu caayaa dad aaney gaadhi karin.Isaaq iyo Darod ima kala xigaan,lakin anuu Isaaq baan ka jecelahay leesh! Dhul baa naga dhexeeya,Isaaqna waxaan iska aragnaa uun Jibriil Abokor,markaa maxuu Samaroon heshiiyaa dadkii dariska la ahaa bay la heshiin laayihiin damn!

  46. Naagahan ma waxa ay leeyihiin why Isaaq ula dagaalamey Daarood oo Dawladii ula dagaalamey Hawiyana ugu direy,because Isaaqu wey ka faanayaan in Daarood xukumo ee hadii Samaroon doonayo in uu Awdal wadan ka dhigto Isaaqu waa gob ma diidayaan,laakiin Ictiraafkana Isaaq kaligii ha raadiyo,Siad Barre waan ka baqanayaa kaligaa la dagaalan,Isaaq Bani Axmed iyo Ciise Bani Ahmed ma maqli karo common Gadaguursi grow up cuqdada Isaaq iyo Ciiise iska saara and Vive La Somaliland Amigos.

  47. Xuun sxb aqoon baanad u laheyn my family Dadka abaaruhu ku dhaceen ee Awdal in aan $ u dirno waa nagu sandule iyo wixii tolku wax loogu qabanayo,laakiin waan is naqaan Taxiilayaasha Awdal State penny ima weydiin karaan laakiin magaalo Ottawa la yidhaa waligay ma tagine ayaa ay Islaamaha masaakiinta ah ka yidhaahdaan Somaliland baan ka saaraynaa Awdal lacag keena loooooooool what a joke!.

  48. To Xuun:Dhib uma arko qabiilka qaba ee laakiin wey ceebeeyeen Islaamahan 50 dhaafey @amaroon ee caytamaya uun..

  49. Salaan ka dib, sida Ceebli sheegtay, Ugaaska si midaysan ha loo soo dhaweeyo, meeshu maaha meeshi gudhunku yaal ( Boorama), iska dhiga sida umadaha kale ee horay u maray waxaaba la idinku tilmaamaa dadka ugu aqoonta badan Soomaliya.Madaarka waa laga gaabiyay oo waxyar ayaa xalay soo dhaweeyay ee waa in aad fariin dhab ah u dirtaan dadka dana kale fulinayaya ee raba in Samaroon kala Irdhoobo.

  50. Talman, aduu marmar uun baad bahal sinbirixo la yidhaa dhanka kale ugu talaabaysaa. Waxani waa sheeko fadhi ku dirir markaa yayna dirirtu kula dheeraan. Qabiil aan qabiil caayin ma jirin kulmiyana nacayb reer buu ku soo baxay Rayaale na muraayadii laga dhax arkayey buu ahaa laakiin isaaq oo dhami ma caayeyn waxay ahaayeen afar nacas iyo haween durmaan sitay markaa habla hana iska daa eryadkoodo kaar ka xun baa jiree. Oo waxan ku idhi Calgary iyo Telus baan u shaqeeyaa naga daa oo hore uga soco.Miyaad Oilsands ka dhax gashid ood bahasha rujisid aad Lughaya port ka dhistide. Telus warehouse uunbay inyar dhaantaa unles you are field Engineer. Waan ku salamay. Houston hadaad tagtana Don’t miss to visit Nasa Meseum.

  51. xanbobooro libaax maxaaleeyo waraabe wabar halkuu maraayo roogbaa loodhigaa inta halkan nacnacda lafadhida ee fadhi kudidirka ahaw iyaa awr baadiyana ini way diinaaya jaaluusnimaa ini haysa khaasatan doqonka darbi suldaan heerkaa gaadha waad rumaysan laadahay magaca jibriilyoonis ayaad kanaxaysaa muxuu magacayga usidan waayaad leedahay ana waxaan kuleehay QUL indhahana kajeedi uhanee

  52. @ Tallman

    Huuno islaamaha inaga daa oo raga feedh ku dhifo ayna ka soo kicin, islaamahan ha moodin inay isaaq iyo ciise nacayaan waa wada kursi doon, waana rag magac dumar soo qaatay, waa dad xanuun m/case iyo h.c ku dacay, awdalna somaliland ayay ku talaa ciise iyo isaaq waa dareskeena,

    @ Xuun

    Anigu samaroon, ciise iyo isaaq midna uma joojiyo, waayo markaan arko nin isaaq ama ciise ah samaroon wax ka sheega waa isku daya intii intaalkayga inaan u jawaabo laakin waxaan ka sii necebahay kuwa samaroon sheeganaya ee ku nasab caayaya….

    Lacagtii dekeda Lughaya loo gurayay waa runta oo party to party ayay ku baxdaa waxaan odhan yaa mar danbe lacago reerahaas loo dhiibin…

  53. Mustafe

    Aar sxb kan waxba ma midayn ee jy iyo Samaroonba wuu jaho wareeriyay sxb waxaad iiga jawaabtaa sababta uu Ugaaka ugu diiday Dila oo lagu marti qaaday….?

  54. Fariid ayaa adiga wax kaa waydiinaya Ugaasku waa kii waligiiba Samaroon laha maaha mid cusub waana dhaxal awoowayaashii u sii gogol xaadheen qarniyo hore waana ragii dhabarkiina ka talin jiray aadna aayar daba socon jirteen maxaa maanta is badalay?An ku taxliiline soo jawaab dhufays ha galine saaxiib hadaadse wax qaadi karto maalintii Boorama laysugu yimi ayaad qaadi lahayd ee lagu dulmaray kkkkk,intaan soo wadaa badan waa halkaad gashaa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: