Somaliland Iyo Djibouti: Ma Waxay Isu Furteen Xuduudkii Xeebaha Labada Dal?


About these ads

Categories: Warka (News)

79 replies »

  1. Haddiiba ay xuduudkii xeebaha isu furteen, dee xuduudka dhulkana ha isu furtaan oo dadka halaga daayo caddaymaha iyo cashuuraha la weydiinayo.

    Waxanse kollayba saadaalinayaa inay gaar ahaan Somaliland u baahantahay wasiir cusub iyo waji cusub oo ku saabsan arrimaha dibada.

  2. KKKK HIILDAN WAA SIDAA <AAD SHEEGTAY LAAKIIN WAXAN GARAN LAAYAHAY WAXA JABUUTI KADHAXYAAL GUDAHA SOMALI LAND IYO WAXA NAGAGA DHEXLUMAY UMA DUL QADANAYNO DOWLAD NAGU SOO DUUSHA WAA IN DADKU AY ISU SU ALAAN WAXA JABUUTI AYKADOONAYSO GUDAHa sland viva sland

  3. waar kan arimaha debeda u qaabilsan jabuuti ma danaakilaa, reer jabuutiguna afsomaligii ayey calaashteen oo from cumar geele ilaa jaariyadiha mid afsomali la fahmayo ku hadlaa kuma jiro,

    hiildan wasiir bajaaj waa nin aad u firinfircoon maxaad bedelkiisa ku falaysaa ee ka khaldan.

  4. Magaca somaliland wuxuu ku beegan yahay Burco,Berbara iyo Hargeysa intaa iyo wax u dhoow toona saarakisha Djibouti may booqan, haddiise xuduudihii dawladdii soomaaliyeed ay Hargeysa dad kale in u sheegto doonayso ha ogaato in iyadaa laftarkeega la sheegan karo.

    Geesta kale waxay farahaygu ka mashiiqsadaan in ay wax u qoraan markay arkan dad reer Boorama ah oo difaaca Hargeysa u heelan.

  5. ali durkiye
    loolz war saylac ilaa ceerigaaba ma adiga ii diidi karaa dee sxb af nooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa kolay qurbaha ayaad ku wareertay jabuutina waadigaa arkayaa ani baana amar ka bixiya saylac hadan biyaha aad jiidanayso waa kuwa aan kugu qabsan doona xitaa mararka qaar kiniinka caloosha ayaan ku ridayaa markaa dhaktarad jabuuti waa la is jiidhi doonaa loolz siyasadii binu ahmedna waan joojin doonaa

  6. Galbeedi,

    Horta DOONA reer Booraman ku cay ee ma reer abtay ku yihiin illeen abti meel laga raacyeeee.

    wasiirka canfarka ah ee Djibouti waxbaad u saxeexdeen ee ma lagu sheegay?

    sal fudud balaayada afka dhogorta ku wada leh maxay dawladnimo ka ogyihiin.

    galab wanaagsan wakhti kuuma hayeeeeeeeee.

  7. ali durkiye
    horta 2 wasiir oo kulmay dee dantooda iyo midba mid ka kale wax ka saxeexay taasi halkaa aan ku dhaafno m
    mida kale dee samaroon dee waa dad nasab ah oo in ay abti ii yihiin waa mid aan ku faano hooyaday macaan baa ka soo jeeda alla xamdulilaah lkn ciise waraabe hadaan anuu maanta hargaysa amarka ka soo bixinayn oo ciise ha la daayo lahayn in aad xadka dhaafi ma og tahay somaliduna waxay tidhaahdaa ama buur ahaw ama buur ku tiirsanaw ha isku dayin in aad buurtaada danaheega hor istaagto hadii kale yaa waylak daanta shishe ee lawyacde ka sokayn maysid
    kaftan hora cali raga tola ayaynu nahee ma hablahaad ku yara dhex kortay wakhti kuuma hayee isma arki karnee loozll

  8. Heshiiskaasi waxba kama jiraan waayo dhul ayna lahayn bay khayraadkisa ku heshiiyeen taana way beenobi doontaa awdalsatate baana usocota kuna darso jamhuuriyada somaliya taladeeda anaa isku wada dhawaan

  9. Aar Harowo

    Ma arkaysaa dhulkii reer Tokleen Maxad Case sida ay SNM iyo Ciise Waraabe ugu tashanayaan sxb adaa Reer kan Ciise Waraabe yaqaanay oo waadigii xadiidka dhaafiyay ee aad md mid Baasuuke ula dhici jirtay qof Baasuuke qof kaliya ku toogta Bahabar Cabdallo ayaa la hayaa oo nin Bahabar Cabdallo ah ayaa intuu soo qabtay mid Ciise ah intuu geed ku xidhay ayuu Baasuuke ku toogtay ninkii meel uu maray waa la waayay oo dhar yar oo calalo ah oo qiiqaaya ayaa kasoo hadhay markaa SXB dhulka kusoo sinqa oo badbaadiya meesha Maxad ase dhiig leh kuma arkaayo waakuwaa Djabouti kasoo guuray ee Zeiylac iyo xeeb maanta loo tashanaayo Borama waa kuwaa k haysta ehlul beytkii Samaroon,markaa dhulkaasi Aar Harowo adigaa u dhaw cid aad u habrataan yaynay jirin ilayn meesha Ciise ma joogee waa afar qof oo reer Guelle Basal dabada kasoo riixayaane uleeya.

    Cali Cute

    Aad baan uga xumahay in dhulka Samaroon ay ka wada hadlan dad aan lahayni taasina waa mid ay dayaceen dadkii dhulkan is ka lahaa,Dhulkan PATROL iyo GAZ ayaa noogu jira waxaan doonaynaa in aan dhawaan China iyo Ethiopia waliba DDS iyo Gobolka Awdal State aan ka wada hadalo sidii loosoo saari lahaa Shidaalka Ceel-Gaal loo beerilahaa Banka Giriyaad oo beero Bariis iyo Qamadi iyo Khudaar loogu beerilahaa waxaasi oo mashaariica ayaa noo soo socta ma doonayno in SNM iyo Ciise Waraabe oo Qotida Reer Baataha ka mid ay dhulkayaga soo faro galiyaan Dhulkaasi Ciise wax deegaan ah kuma laha oo daaqsin iyo inan la yaal xunoo jidhif leh ayaa doonaaya inay dhulkayaga war baahinta ka sheegtaan adeer Cali Cutoow dhulkan ragii lahaa cishada ay kuusoo jeestaan meel aad jaan iyo cidhib dhigtay lama arkayo Casaamo ayaad buushiga ku cuni oo meesha waxaad arki Paasuuke.com waad garan inaad geelaagii iyo gabdhihiinii aad ka baxsatay oo seediyaashaa kaa daba keeneen Geeliina meeshuu maray ilaahay kuma marin oo waadigii Casaamo iyo Cali Cade tagay.

    Haanumuufo

    Taadan yar ee walaweynta ah ader wan kaa xishoonaynaa oo gavadh buu afka u dhigtay ayaa igu ceeb ah maxad iga rabtaa ee kolba mid xunoo Samaroon ah oo doqona iigusoo raacaysaa doqonta Samaroon il kaliya ayay leedahay taasina Reer Nuurkay iskaga eegtaa kuma arargto SNM iyo Ciise Reer Nuur ayuunbay bu’da ishoodu qabata ilayn waa doqone markaa HaanuMuufo iga qalee abaayo oo aan is dayno anuu waxaan kugu ixtiraamaa intaad tahay gabadha lkn Abgaalnimo kuguma ixtiraamaayo waayo Abgaal waa doqmaha Hawiyaha sidaan anaguba u leenahay reero Doqmo ah oo dhabarka kaa toogaanaaya adoo dagaal ku jira sidaad Caydiid Dhabarka uga toogatay ayaa na haysata ee abaayo iga leexi.

  10. Colhaye

    Saw ma aragtid sida loogu tashanaayo dhulkii Samaroon,Kuwii Awdal State sheeganaayay ee kolba Hutel ku niikinaayay ha arkeen sida dhulkooda loo boobaayo adeer dhulka xoreysta hadaad sheeganaysaan Awdal State ama magaca noo dhiga oo la baxa Niiko State.

  11. Kkkkkkkkkkk Derbi,

    Waxba ha ii turin iska kaay caay. Caay waxba igama dhibayso ilaa aad Amaan siiso umada aad cayeyso ood jufadaada ka dhigtay victim igama baxsanayside kolba dhan baan kaa soo weerari. Maxaad Reer Nuur uga dhigtaa dad xun oo aad masuul ka tahay. Af joogaahi looma adegee bal reer nuur cabanaya na tus waa lala doodi. Meesha cayiba ma tale. Aduuse maxaad wadani nimo ka garanaysa ninkaagaas HG oo anyax ah ku tilmamaya dad jihaad ku jiray. Masa ogtahay in Gobolada Koonfureed hanti aan xisaab lahayn oo Samaroon leedahay HG ku bililiqaysatay?.

    Hadaba Nobil price ka xasuuqa la gudoonsiiye Xasan Dahir la siiyey ka daawo halkan: Kkkkkkkk.

    http://www.facebook.com/photo.php?fbid=168539926606990&set=a.143523565775293.27277.100003529520202&type=1&theater

    Wax makuu sheegaa Derbi,

    Fulay afkanoole ah ayaa tahaye. Car isgee goobaha lagaaga baahanyahay. Meshaan baad fadhi ku dirir ku jirtaa. Maalin la arkaba jufo horle caay ula tagantahay war dadku way kala duwanyihiin. Abgaalna xitaa Ticis iyo Basatiin waay jogaane ku dheh waxad aniga igu leedahay waxaan ku tusi adoo awalba bidaar lahaa in aay afka ku jebiyaan. Kkkkkkkkkkkkkkkk. Oo aad foolxumo aabaheed noqoto.

  12. Derbi gabaygaan iga gudoon,

  13. ali durkiye

    adu ma samaroonka uubaad u booteeysaa sowta kii isaaq kaa yeedhsiiyay wakhti kuuma hayo…..mise Been Xamadiyaha ayaad uuga gaabisay…

    ciisoow dhulka noo dhisa, ceelasha noo qoda dabadeed ka caraaba dhulka damacu yaanu idin dilin……ileen geesiyadii dhulka lahaa wali way joogaane…

  14. Macdantaa Saylac taala wadka oo i daarin waanan dayni karaynoo waan doonayaaye dadyahoow salama,

  15. horta somaliland wasaarada arimaha dibada way ka liicda, intuu nikaas joogana ictiraaf ka dheer, ha iska riyoodaan, somali oo dhanbaa riyoonaysa, kenya itopiya iyo jabuuti iyaguna ha usoo riyoodaan…

  16. jecliyaa jacda…

    vivaa muusafii magaalo….vivaa baada la qaadi jiray…

  17. @Haboon haa huuno,anba waan kula qabaa kan Wasiirka Arimaha Dibadda waa nin siloon,anaaba ictiraafka keeni lahaa hadii aad si fiican iigu campaign gareysaan. If Awdal people in Awdal ay ii kacaan heey anaa noqon lahaa Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland.@Hani horta waan ku salaamey,laakiin su aal aan ku weydiiyo,suaashu waxa weeyaan Nin Muslim ah hadii nin Atheist ah uu ka yidhaa Atheist noqo waa waali huuno ana Somaliland wax aan ku doorsanayaa ma leh,end of story markaa fikirka ha la isku ixtiraamo,taasi waa taas.Aan u soo jeesto Reer Harowo,horta tol baad tihiin welcome any time,laakiin soo uma aragtaan dulinimo hadii Samaroon Siciid oo dhan uu Awdal iska soo xaadiriyo!.Tusaale aan idin siiyo reerkan Isaaqa ee dariskeena waxa ay degaan Gabilay,Arabsiyo,Hargeisa,Burco,Berbera,Bulaxaar,Sheekh,Burco,Oodweyne,Sanaag,marka laga reebo Sanaag Bari,Caynaba,hadana Ethiopia wax bay ka degaan,markaa jufooyinkoodaas ninba halkiisuu joogaa dushana waa ka wada Isaaq.

  18. Hadaba Maxad Case iyo Habarcafaan waa ay joogaan magaalo iyo miyi,laakiin dee dhulkaas Ethiopia noo haya aan Kilil6 ka samaysanee mise meesha waxba kama aha Makaahiil run baa wanaagsane.@Hanni huuno Somalilandba hanti waan ku leeyahay oo Dahablaha ugu weyn Hargeisa nin Samaroon ah baa leh hadana waxa aan ka dhisney Hotel ka qurux badan Maansoor Hotel ,Borama iyo Djiboutina hadalkooda daa .

  19. Galbeedi,

    ma maanta Galbeedoow Ali gamboolay ku sheegtay yaaax kula yaabi maayo awr caana ka maalku waa waxaa aad 21 sano dabaylaha jin ugu heesayso ee saxeexan aad sidaa dharkii hudhadhka gar iyo abaal la,aanta la galab caraabaysid ma wuxuu la mid yahay kii 1960kii mise waxaad ogtahay sir qarsoon?

    Haboonay raga maad isku kayaa daysaan maxaa dulqaadkii iyo samir crocodilkii reer boorama niga rafacay!!!!!!

  20. ali durkiye
    horta mid waa mid somaliland sxb dee beelahaa dir ee wada dagan baa wada leh isaaq .samaroon ciise iyo hartigaa soo raaca ee kastuumo noo soo qaadanaya marna hargaysaa u soo laalush tagaya kuwaana sxb waan is fahaan lkn aduu sxb arimaha somaliya ma falaqayn kartid why maba daganid baan ku odhan karaa ee kilililka ka sheekee ama jabuuti
    somaliyana anuu hada baan u socdaa oo somali dhibta dhex taalay waan dhamaynaynaa insha alla lkn ayatulahai cali khumaynigii ruuxiga iraan oo kale baan ka noqonayaa ee maad isku kay daba qarin oo binu ahmed miyannu ka bilawnaa

    ali lkn aduu ciise ahaan gob baad tahay oo malintii aan kuu baahnaa waad ii hiilisay malint aad ii baahato waan kuu hiilinyaa lkn bil shuruud anuu samaroon idin soo dhex gali maayo oo ina igal AHU wad ogayd mawqifkiisa ahaa gadabursi land dhulkisaa ciise yuuna ku mashquuli wixii kale diyaar baan kuu ahay bilaa caleek

  21. Galbeedi,

    Horta magaca galbeed in qof soomaali ah oo aan ciise ahayn sheegto waa yar gaf iyo bililiqo ee bal arrintaa ilgaar ah ku eeg.

    arrintaa somaliland ciise iyo Issaq waxay kala taag yihiin Tom and jeery issaq wuu og yahay in u ku dag dagay qadyada somaliland ciisana waa u ka dhereegsan yahay in u gar leeyahay somaliduna waxay ku maahmmahda eydu waxay ku dhalataa dagdag waana sababtay in u ugu dhalato ildhala,aanta(cafwan hadaan ey soo xigtay) shlay waxaad ciisaha ugu mahad celin jirteen labo shay oo kala ahayd;
    1-in ciise ugu yaraan moral support idin fidiyey,
    2-iyo in u dhibtiisa niga dhoowray taasi waxay ahayd kalmadihii ka soo burqan jiray afka haldoor reer sheekh issaq waagi aad garan.

    laakiin abaalkii reer sheekh issaq wuxuu noqday ku bartoo kuma noqdo waxayna na baday in ay ugu yaraan reer booram ku riyoodaan dhulkii ciise asal ahaan iyo qayb ahaanba loogu soo hagaagi jiray Issaq way isku dayeen in ciise qanciyaan laakiin wali ma cada wax noo cuntama iyo furfrurnaan issaq ka soo jeeda arrintuna waxay salka ku haysa oo ay kubado ku laagan tahay geesta reer sheekh issaq intaa ka horaysa warkeenu wuxuu kuwaa bariistaa nin la sugayoow iyaad sugi.

  22. Dhulka aad ka hadlaysaan anaa leh,degan,ciyaarta Saylici waa ciyaar Samaroon taas baaba cadeyn kuu ah,dhulkiina waan tagaa xagaa kasta,ma arkin Ciise laga reebo dad danyara oo Kotrabandka la geeyo Ethiopia ku nool.Wasiirkan tagayna kuma shaambadeyn karno Isaaq ,horta nin kasta qabiil buu ilaahey ka dhaliyey,laakiin waa Nin Magaca Somaliland ku socda,Professor Abiib ayaa week gii hore dhul ah $100,000 soo gacan gashadey waana dhul Hargeisa ku yaala oo ay deganyihiin masaakiin,markaas aduunka meel kasta musuq waa jirayaa laakiin common guys wax kasta ma nin Reer Awdal ah baad filaysaan,dawlad baa la wada samaystay iyagaanan ka mid nahay cid magaalo ama tuulo qabiil kale dajinaysana ma aragno.Ciise isagii baa qaati taagan oo maanta Djibouti half ka mida Canfar iyo Eretria ayaa dhul iyo maxaabiisba ka haysta.Waan ognahay dhamaanteen ee u daaya Dawladda Somaliland arimaheeda markii Rayaalaba maydaan hadli jirine.

  23. ali durkiye
    sxb horta salaan 2 qodab ee aad sheegaty korka ayaan ku soo xusay oo waa lagugu mahad celinyaa lkn abaalkaad ii gashay maaha in aan dhul aad samaroon wada dagan tihiin adiga gaar kugu gooyo ama aan ciise ku magaaco maaha mid meesha qabata lkn wiiix reer shekh isaaq aad ka doonaysaan ee kale xitaa bilaa cashuur baan ku fuliyaa oo danta ciise waa danta isaaq oo sxb lkn reerkaa abtiga ii ah xaqooda marna duudsiin kari maayo ilaahaybaana meesha inagu wada abuuray ee nabada iyo xukunka oo aad wadaagtaan baan idin rajaynayaa waliba adigu nin 2bada dhinacba buur ku tiirsan baad tahay xaga jabuuti iyo xaga somaliandbaa somaliyana isku kuraas baad tihiin oo suldaana shirka la idinka siiyay baa kuu cadaynaysaa ee shugriga badi oo reerkana seefta hoos uga dhig

  24. Galbeedi,

    Horta bilaa caleeg runta soo yara suluulixii oo ma Duulaa tahay waaban kaa kambadhoodhyooday sidaad hadal gedabuursi ula luudayso cajab kkkkkkkkkkkkkkkkk.

    waar ragu haddaay leeyihiin ciisoow sala calaa nabi arlada eeba nagu wada abuureey wayna naga mugweyn tahay ee han wada bismilaysanoo waxay ahaan lahayd talo rag ciisana aslanbaa ma hunguri weyne eee bal hortaa eexda qaawan waa lagu cadaab iyo cadho mutayee mawqifka reer abtiga kor iyo hoos ugu foorarso.

    doodeenuna mabaa hayn gar gedabuursi ee waxay ahayd horta lanta aad la wareertay yaa u abtirshay oo u wan qalay ?

    sidaan maanta joogtana laguma hanaan karo hab iyo haykal dawladnimo.

  25. Galbeedi, hagafin oo yayna waysadu kaa jabani Durkiye wixii idinka dhaxeeya ka sheekaysta balse ha is bidin in aad aniga iyo cali beero noo madayso. Qaxooti nimadii waalaga baxay oo ogaadeen koonfur buu wadani ka noqday markay waqooyi waxba uga suurta gali wayday siday isku wadeen. Durkiye waad aragtaayoo sidaan hore hore u soo sheegay xeradii biy kulul wadanii bay nagu noqotay hadii sidiina oo kale oo waan farta ugu fiiqi lahayn kiisoo noqdana aan ranjiyayn lahayn Durkiyaba iima soo daan waynaadeen maanta. Gabeediyoow wixii gunti gaaban ee gudhata sitaba ciisaa lagu tilmaami jiree ma tii baa wali kugu qufulan mise in samaroon wada badidii isna gudhataha qaato ayaan wali kaa dhaadhicin. Ciise Badaraxaan Mamasaan oo kaliyaa wadani somalilander ah wixii ka sooo hadhaa waa nin ido ama loo soo qululshay daaqsintiisu markay dhamaatana raaskiisa ku laabta.

  26. Salaans are dhamaan : waxaan idiin sheegayaa in wax la yidhaahdo midnimo soomaaliyeed o danbe aanay imanayn ee qorshaha socda ee la dajiyay 20 sano ka hore ee ay dajiyeen caydiid , SNM (mudane laba tole iyo Siilaanyo) iyo UGaas Xasan, kaas oo ahaa in somaliya laba loo qaybiyo si lo helo 3 dawladood oo irir leeyahay , Somaliland Somaliya iyo Jabuuti, marka somaliya lakala goynayo waxa kala go ayaa waa daarood ee maaha somali , sidaa haloo ogaado, ,afti dadweyne ayaa la qaadayaa , majorityguna waa Dir waqooyi , goitaan ayayna u codeynayaan, kadib marka somaliland go do waxa loo soo jeedsanayaa siidi dir waqooyi u qabsan lahaayeen Kililka shanaad oo aynu ka dagno shiniile , jigjiga, dhagaxbuur iyo wardheer , ogaadenka markaynu midowno cidlaynu diraynaa , Hawiyena NFD ayuu qabsanayaa, maantayna ugu dhawdahay inay khidadaasi dhabawdo, inkasta oo ninkaa ABGAL ee sheekh shariif waxba fahansanay oo loo baahna in nimankaa H.gidir koonfurta maanta ka taliyaan iayagaaa kaadhkan ciyaari kareee,,inyarbaa ka hadhee hinjiyaay.thankz

  27. MAANTA !!!!MONSIEUR ISMAEL OUMAR GUELLEH WUXUU KA FAAIDAYSTEEY ”BURBURKA SOMALIA”ILEYN ”SAYLAC WA SOMALIA..INUU ” FRONTIERE LOWYACADOO”KA SO TAALABOO OO UU YIDHADOO BIYOO IYO WAXBA KA RABAA ”BADAA SAYLAC”WA ”PROFITER”WAAYO MACMAAHA FRANSIS AAH AYA TIDHADA ”LE MALHEUR DES UNS FAIT LE BONHEUR DES AUTRES”ISMAEL ”CALOOL”WAXAY UU TAHAY ‘FARXAADĂŤNAY SOMALIA DHIMATOO LAKIIN APRES LE MOIS DAOUT!!SOMALIA WAY SO NOQONAYSAA XUDUDADA NA WA LA SO XIDHAYAA UN POINT CEST TOUT NIMANKAA ”SNM”EE UU WASHEEY ”ICTIRAAF”’WAXAY MODAYAAN INUU ”ISMAEL LETHIOPIEN” WAX UU QABANAYOO OO ”ICTIRAF”SINAYOO KKKKKKK ILEYN ”HAL MAAR”FIEVRE”AYA EE ”ICTIRAF”LA YIDHADOO WAX KA JABIYAA AY RABAAN….LAKIIN WAXA IS WEYDIIN LEEY SHALEEY MARKUU ”RAYAAL COON”MEESHA FADHIYEEY WA KUWII ”MAXAD CASE”KU SHEEGAYEEY INU ”SAYLAC”BIXIYEEY DEE HADA MAXAD UU KA HADLI WAYDEEYN HIILDANOOW BAL ISO JAWAAB??MEE ODEYGII ”HAJII SANBUURAAG EE ARIIFKA ISAGA DHIGAYEEY WALALIHISAA MAKAHIIL”DEE ADHEERKA ABU MAQAAS MIYUU KA FARIIDSAN YAHAY ”RAYAALE NACAAS”?????

  28. Shukri

    Ina Adeer fursadaasi Samaroonka ayaa dayacay oo dhulkooda ka yaacaaya Mahdi Shekh Muuse iyo Ismail Omer Ghelleh ayaa ku riyoonaaya dhulkan miyaanay odeyn inay xaduud inoo dhaxayso oo hadii halkaasi is maandhaaf ka dhaco dee Djaboutina way basbeeli.

  29. ma runbaa
    kkkkkkkkkkkk runtii ini kala garan maayee guulaysta lkn hada durkiye waan is fahmaynaa oo meel baan u wada jeednaa adna meesha noola jeed mid cali runtii anba siyaasad laanta waan saluugsanahay lkn insha alla ciise oo ka madx wayne ah baad arki doontaa oo kursigii galbeedka ku fadhiyaa madaxwayne kuxii´geenkana isaaq bari baan ka dhigaynaa ama dhulbahantea markaas baa samaroon loo yaabaa kkkkkkkkkkkkkkloolz

  30. Galbeedi,

    hoo bariiska abti abti baa laga loodin waayay saw ma aragtid siday rag iyo dumarba ay haraati qotiga kuula dhaceen kkkkkkk.

    Kan Marunba la baxay waa ajawar dib iyo horay midna uma socto somaleweyn,somaliland,awdalstate, kililka, Djibouti, iyo ugaas samaroon ,ciise, issaq,gedabuursi, meel u ku roon yahay lama arko waa meel qaban waa north America ku xoodh-xoodhay ee ilaahay farash ha baxsho wax kale garan maayee.

  31. Ilma Been Axmed giraanta kolba dhan u wareejiya…..saado cali badanaaa…

  32. Haboon
    waa sidaa inta lakala miirmayo ee aad niiko state wadaan qaarkiin dee halkaa uun baan shaxda ka wadaynaa oo irmaan jaraysan oo dhinacaan u qaadab wax aan ku helayo uun baan wadaynaa binu ahmeda waa sidaase ha magoonaa

  33. Galbeedi,

    dee ma niika niika ka wanaagsan, miyaanad adiguba ciise u nikiinayn, somali oo dhan ha wada niikiso…

  34. Galbeed iyo cali durkiye magaca bini axmed intaad wadataan inaan is afgarano ha sugina waayo magacu waa xulafo ee maaha abtirsiin waana nin iyo tabarti haku tashado waana ino dagaal

  35. Colhaye,

    reerkan gedabuursi waxay ku soctaan oo ay cagaha saareen wadadii tahluka iyo talo xumadda.

    Reer Hargeysa wayba naga dhex gaw leedahay ee maad naga dhex faaiddan?

    Mida maxaa niga dhigay bilaa xulufo elleen meesha waxaa la ciyaari waa siyaasaddee!!!!

  36. Calaw hana sugin inan idinka dhex faa,iidaysano oo isku giin dirno ee hadad is qabsataan waano so gurman oo waan idin laka jiidi uun ma tol kale ayaan lenahay lakin idinku siyaasadina iyo garashadinu wataa idin tustay inaad isku kaayo baahaysataan xaga xulafadeed sheegtay ilaahay ayan tala saaraynaa ilahay uunbaa wax halaaga

  37. colhaye

    ciise adeerka daahir dilaal ayaa uugu wacan damacan ay la soo taagan yihiin, idinka guno ka qaadan jiray ciise iyo idoor ba, samaroon waxaa halkaa dhigay waa idinka oo hogaanka 20 sano u hayay, anagu ciise iyo isaaq haduu is diriro ama heshiiyo maxaa naga galay,

    waxaad maanta raadinaysaan soo waydiiya Daahir Dilaal

  38. Haboney adu qofki hadlaba waxad moodaysaa j.yonis iyo makahil anigu ma ihi qoladaad imodayso waxan ahay h.cafan ka sii habaryesif qof qolada iyo wuxu aaminsan yahayna kaga bada ma ihi maxadcese hadad tihiina waxay idin kaga dhagtay idinkaa sidaa yeelay anagaa lanagu xumaynayaa awalba maxa loo aamusnaa weedhahasi waxay ka so baxa yaan mulshada maxadcase

  39. Of course wey ka soo baxayaan Maxad Case.War ilaa hadda Bulshada African Americanka mag baa laga siiyaa adoonsigii Cadaanka MARAYKANKA ay kula dhaqmeen.Idinkaa 1991 ilaa 2010 niikinaayey adiga kuma sheegayo Colhaye I mean J/Y.Hadana ma arko xulufo u dhaxaysa Isaaq iyo Ciise leesh wey aqoonsanlahaayeen Somaliland,hadii Bani Axmed dhab ka yahay ee waa 2 nin oo markay marqaamaan waxay doonaan isaga hadla.Laakiin halka ay doonayaan uun baa loo wadayaa wax masuuulna kama aha 2da reer @Haboon kolba dhinac ha inoo rarine naga daa Hiilqaran iyo waxan aad sheegayso,so isku mabda maaananaheyn Ceebla,You,Ma Runbaa,Hiildan etc common Cousin.

  40. Sheekada madowga Maraykanka waxaan u soo qaatey Jibriil Yoonis calaacalkooda beenta ah iyagoo mag dhaw doonaya,laakiin maxaa loo gaystey oo magdhoow loo siiyaa iyagaaba helay Loterry 649 ah oo 8 sano Madaxweyne ka ahaa Somaliland.

  41. Tallmaan

    maad iga yaabtay, dee sidooda uun baan ana giraanta wareejinaayay, saado cali fara badan…

    colhaye

    samaroon af uu ciise iyo isaaq kula hadlo uma banaana hadii run la doonayo waayo samaroon isagu ha isasoo xisaabiyo, 20 sano kuwii hogaanka hayay ha la soo xisaabiyo, dilaaliintii dhiiga masaakinta darajada ku helay ha la soo xibaabiyo,

  42. Tallman
    somalialnd ma wada taageernaa mise reerkii xilkan 20 sano hayay baan soo celinaa mise ciise baan ku dhaafinaa kkkkkkkkkkkkkk

  43. galbeedi, waxaan u maleeyn inaad isku darsatay reerka aad sheegaysid, adiguna gawrac masaakiinta isagana gunada sii…

  44. @Haboon waa say tahay Cousin,giraanta halka ay u socoto hadaad ula wadid,iyaguun baa jabaya@Galbeedi nin kaftan yaqaan baan ku moodayey ogna dantiisa,laakiin Darbi Duufle ayaaba kaa maskax badan haba guracnaato maskaxdiisuye,,horta la soco in Somaliland cadaw badan leedahay,Somalilandta laftigeeda gacanta kuma haysid,odayaashii Isaaq iyo Samaroonba waxa ay iska xaadiriyeen Mogadishu ,Madaxweynaha Djibouti waxa uu ka yidhi Somaliland’Somaliland put a cart before the horse” oo macnaheedu yahay Somaliland faraskeeda waxa ka horeeya alwaaxa giraanta leh ee uu jiido waxana uu ka jecelyahay all Isaaq Ilma Samatar oo hadda aad xisbigooda u niikiso,,markaa aniga waxba haygu Cabsiin Ciise,Mamaasan baa i dhaley oo abtiyadey internet kama caynayo,laakiin ama Ciise taageer inkastoo aanay taageeraba kaaga baahneyn ileyn aqoonsi ma haysanee,so ama u hiili ama ka hiili,Samaroonkaba qaar baa kaa jecel Somalida kale oo u niikiya adna waad u niikin kartaa,laakiin mabda’a Somaliland maad ka baxdey mise waad ku jirtaa.

  45. Hana u qaadan in aan ku aflagaadaynayoGalbeedi laakiin bal eeg anuu mabdaeyga waan ku adagahey,hadaan wax kale kuugu darana cadawgaaga yaree adiga miskiin xamaashaad tahaye I mean cadawga Somaliland.@ Haboon Mamaasanka ka yara qalee huuno Reer Geediga iyo Furlabaha yara xagxago lol..Waxa kale oo aan soo jeedin lahaa in sida Daahir Duufle aan sawirka soo raacino commentska.Salaam all toloow.

  46. Daahir Rayaale Kaahin aka Daahir Duufle.ATTN:Marka aan leeyahay sawirkiina soo raaciya commentska uma jeedo hablaha leesh habluhu waa cawro waxa aan u jeedaa Ragga si marka ay fikir qorayaan loo arko say u egyihiin sida Policekaba u raadsho Criminalka.

  47. Galbeedi, Durkiye waad sasaban kartaa laakiin aniga waad ogtahoo talo inaad iila timaad maahee sasabo iyo hanjabaad midna igu kari maysid markaa Galbeediyoow ma runtaa ka hadal naa oo jaflahaan jaanta isla helnaa mise khiyaali baad rabtaa in aan shaan dhayno. Cali iyo ciise way u qalmaan in ay somaliland madax iyo mijaba ka noqdaan balse waxa i dhibaya, ninkan aad ku dheel dheelayso ee wali la dhaygag san hadal kaaga gujada ah. Shalay uun baad nin mashadad degta saartay ka dhaadhicisay inuu Technically weapon armed mobile vehicle yahay. Markaa Galbeedi waaban iga yaabisee meesha ma in aad oday biiqay ka tahaad is mooday. Sidaan hore kuugu sheegay yayna waysadu kaa jabin sheeq. Durkiye anuu xamar uma socdo somaliland waan aamin sanahay laakiiin munaafaq nimadaanan aqoon oo kolba xaalada taagan ayaan runta ka sheegaa waana taas mida kaa dhaadhici kari la oo dhaqan keediibaa kaa maqan inaad la jaan qaado. Nolosha north america eed soo hadal qaaday, taas waad ogtahay in somali wixii soo baxay ay yihiin dadka ugu tacliin badan, ugu dhaqaalo badan ana kooxdaa uunbaad guri wadaag la ahay markaa ha u qaadan in no nolo shaado oo kale lagu wada nool yahay.

  48. Mr tallman sxb lajaan qaad somalida siday udhaqanto udhaqan meesho waa danaysi maaha mabda,iyo waxad ka hadlayso somalidu waa xoolo dhaqato meesh baad iyo biyo ayka helayso uunbay udhaqaajisaa lantan iyo waxa kalaba waxay salka ku hayaan qabiil iyo dan jufo ee haday runtahay inaad bahabarmuse tahay waan ognahay reer xaalkise meelkale ugu sahantag

  49. tallman sxb
    abdilaahi suldan timaced [AHUN] ayaa yidhi Gaada wayne libaax hashaan uga gaboon waayay in aan gorayo cawl uga tagaa waa wax …………markaa somaliland mabda eega in aan ku dhinto mooyee marnaba ha eegin in aan ka baxo lkn dee cali isaga waan soo dhawaynyaa oo malin dhaw baad arki isaga oo viva haya somalialnd

    ma runbaa dee sxb bahasha si kale u dhig inaku isku mawqif baanu nahya lkn mucaridka in la soo dhaweeyo
    ma qaladbaa oday biiqay aqligiisana waa hore buu somali kasuuree ee ilaahay ha inoo soo celiyo lkn marwalba
    somalialnd in ay muqadas ay tahay oo aanan calankaa
    tawxiidka leh aanan dajinayn taas cid waliba cindigay ku haysaa

  50. anaku xamar dooni mayno xidhiidhkii laba dawladood iyo xuduud baan naga dhaxaysaa
    tallman aan kula yara kaftamee sxb mar mar uun baan hadalkaaga kayara shikiyaa oo qof dumar ah uun baan ku moodaa tusaale ahaan intaanku xidh xidhaan ku goos goosan lahaa kalmada raga galbeedkuma ma isticmaalna bal isoo yara kala cadee

  51. @Galbeedi waxa aan idhi”Karbaash baan kula dhici lahaa intaan biyo qaboow kugu shubo oo aan arko jeedalka oo soo goosanaya hilibkaaga ama”I gonna splash you in a cold water while my whip is hitting your body and then I am able to see your flesh” Saasaan ku lahaa Darbi laakiin adaa u qaatey in aan idhi ” Waan ku googoosan lahaa,sababta aad ugu qaadatayna wax kale maaha ee ”Human Psycology” qofka waxa uu yahay ayuu qofka kale moodaa,halkaana waxa iiga soo baxdey in aan anuu u malaynayo in aad tahay ”Gay” ama ”Khaniis”,laakiin kuma dhaaran karo.

  52. Markaa Galbeedi hadalkaa aan kugu soo tuuray dabkuu doono ha kulaalo and I mean it,ileen wax kale kuumaan dhimin laakiin dabkii aad shidey uun baan ana afuufey@Colhaye kaama yeelin in Somaliland ay tahay danaysi salka ku haya qabiil iyo jufo ee waxaan aaminsanahay in ay tahay The other way around,Somaliland waa wadan democracy ah oo aaney joogin Ciidamo African ah,oo aan khasab ku noqonayo President or Vice President,laakiin Xamar hadaad doonayso 1 horta halkeed u mari bal ii sheeg huuno.Ma Hargeisa ayaad ka odhan ii sameeya dariiq gooni ah 2.Hadii aad aragto Websiteka ay leeyihiin Democratic Republic of Ethiopia oo lagu soo qoray last week waxa ku qoran in Ethiopia ay dhaaftey 88 Million ayna xidhayso 2da Wabi ee ka yimaada Ethiopia ee gala Somalia si Damns loogu sameeyo Shicibweynaha Ethiopia oo hadda ah Wadanka Waad ee ugu badan Africa.In xiligan aaney Ethiopia doonayn danna ugu jirin in ay midoobaan Somaliland iyo Somalia.In Ethiopia ay lacag dheeraada ku darto isticmaalida Dakada Berbera.

  53. In Somalida Kililka ay la mid yihiin Qawmiyadaha kale ee Ethiopia aaneyna ku hanjabin Somali Weyn hadii ay cabasho timaaddo laga cabanayo Dawladda Meles Zenawi iyo Dawladaha ka dambeeya,markaas Mr.Colhaye iimaanso Somaliland.,hadii aad Somaliland u necebtahay Isaaq baa i xukumaya,markaas ma Guarantee baa in aad adiga xukumi doonto Somalia colhayoow!Soo ma ogid in Isaaqii oo ku gacansaydhey waxa ay ku sheegeen Sharciga cusub laga siiyey xildhibaanada 14 iyo 2 kale oo xitaa iyagoo aan joogin Xamar Isaaq la siiyey adna 4 ayaa laguu tuurey..Mr.Colhaye wali ma sheekaysateen qof South Somalia ka yimi ! Qofka South Somalia ka yimi Isaaqa wuu iska dhaadhiciyaa,caasimadda qaata waxan qaata adna maba garanayo qabiilkaaga,so think twice sxb.

  54. Correction;Ethiopia ihave the second largest population in Africa,after Nigeria surpasing Egypty.Source: Encyclopeadia Britanicca and CIA Factbook published in 2011.

  55. Tallman sxb ma hargaisa gudbideeda uun baad ka fikirtay takale malaha waxad maqashay lanti waxa madaxwayne xigeen ka ah nin maxadcasa ah ee waxa mesha ka jira hoos wax uma ogid hal kursina dadka loo ciqaabi maayo ee meesha beel beel kale ka cabsonaysa ayaa ku gabanaysa fikirkeedana lagu qasbimaayo

  56. @Colhaye dee sxb is qarxi hadii debate clean ah ila galayso,waan aqaanaa anuu waxaan kuula doodayaa Nin Maxad Case ah oo Abtiyaashiina yihiin Mamaasan,adna is qarxi midda kale qof kasta oo Maxad Case ah hadii uu idinka yidhaa wadankayga waa Somaliland waxaad la soo boodaan ” Zeilici baad ku taageeraysaa oo 1 boos ah” sxb walaa Zelici walaa Cabdilaahi Dheere walaa Mmumin Aare walaa Professor Geedoole walaa Xudhuun walaa Samaroon kale kuma jihaysna taageeradeyda aniga oo jira 13 back in 1998 ayaa aniga iyo 5 wiil oo iga yaryar ku labisan jirnay Calanka Somaliland hadii aad is laheyd baqashey u xidhanayeen after 4 years Nin Samaroona ayaa Madaxweyne noqday then Canada ayaan iska nimid ilaa hadana furaheyga gaadhiga Calanka Somaliland baa la laalaada,mida kale suaalaheyga ka jawaab ha iska soo boodin uun.Waxa aan kaa idhi why Naagaha iyo Nimanka Reer Koonfureedka ay u yaqaanaan Isaaq bes marka laga hadlayo Somaliland.2 Why Xildhibaanadooda Beenta ah Isaaq loo siiyey 15 dibna loogaga darey 2 waa 17 xildhibaan .

  57. Kkkk sxb laguma garanaya, aa maxaa tidhi waxaa 1ah in cad quudheed lagu siiyo reer reer daba jooga somali laguma arag adiga hortaa sxb hadaad unacayso konfur ima garanayaan waano gadaalamaynaaye cabsidana walagaa saariye iska amus

  58. Iyaga oo waliba diidan in ay lahdaan Somalia,suaalahaa marka aad iiga jawaabto ayaan colhayoow wada sii hadlaynaa,hadii aad Maxad Case iska soo qortana waa ok laakiin adna ii sheeg reerka aad Samaroon Weyne ka tahay,maxaase ku jaban ka mid ahaashaha Somaliland ,laakiin iiga jawaab suaalahayga sxb.

  59. Colhaye fulay baad tahay sxb ka xaaraya Isaaq ,waxana aad ka jawaabi weydey su aalahayga markaa aan talo ku siiyee maad isaga dhawaaqdid Qurbo Meer State la mida Awdal State oo aad ula Baxdid Dila State ama Magaca ku cajabiya fulay yahoow Isaaq ku riyooda llooool.

  60. Sxb tallman malaha waanat fahmine aan kugu celiyo waana tan reer baad daba joogtaa somalidana waa ku ceeb 2nin oo is daba jooga inloo badsho ka danbe waxaaba la arkaa inloogu dhiibo waxanan isku haynaa labadeeno war raga aan agjoogsano ama aan horsocono

  61. Mr tallman ta,aad iway disay qolada aan ahay nin is qariya ma ihi hidana umalihi isqarinta h.cafaan ka si ah habaryesif waana raga 5logood taagtay

  62. Aw dheere waad qanacday baa uma laynayaa

  63. colhaye,
    wax lagu qanco keen, oo aan ka ahayn isaaq ayaan necebahay, adigu habaryeesif isaaq isma soo gaadhaan bal is daji mise brainwash ayaa lagugu sameeyay, ta labaad dee sowdiga ina nageeye xataa qaadacay, taasi waxay cadaynaysaa in aad iska sheeganaysid. dhamaan habr cafaan haday noqoto mucaarid waxay ay taageersantahay garabka nageeye waa nin aqoon leh, oo u soo halgamay bahsha ilaa 21 sano. mahadcase hadii uu mucaarid noqdo wuxuu taageersanyahay hiilqaran. adiguse ku mala heehaabaya ayaad tahay.
    lakiin dadka reer awdal inta badan waxay tageersanyihiin somaliland.
    waawarka runta ah ee ka jira reer awdal.
    hiilqaran ayaa ku qaadi kara hadaad mucaarid tahay oo h/yeesif badan ayaa ku jirta ee iska so raac..

  64. Sxb axmed ha iga been sheegin marna ma odhan isaaq ayaan necebahay lakin siyaasadooda wan ka so horjeedaa waanan qodobayn hadi lo baahdo waxad tidhi isma so gaadhan taasina meesha ma taalo wan is gaadhnaa iyo isma gaadhno

  65. h.yeesif anigu sidaan maqlay, labo nooc ayay mucaaridada ku soo gashaa, mid waa awdalstate garabka nageeye, xaqna u leh, maadaama uu 21 sanno u soo halgamay hadana dadaal badan wada, qaybta labaad waa hilqaran. markaa adigu intaba maad ka soo horjeedaa sxb.
    somalilnad waad ka soo jeedaa dee markaa ma h/yeesif baad tahaykkkk samaroon waynu is ognahay siyaasadeenu hada wax qarsoon maahin ee waa ninba ceesaantii ceel gaysay

  66. Axmedaw mucaridada h.yesif labo maaha way ka badantahay hoostana wan iska ognahay waana siyasada somalida ee tol kayow bahasha fahma mr nageeye Waan ogahay inuu mujaahidyahay oo geesiya on gabasho lahayn lakin hada wadadu maray waa khalad gar iyo gardaraba kuna raaci maayo qolonimo ee waan sheegi gartisa iyo gardaradisaba

  67. Aw dheere aaway ma madfacaygi baa ku dhacay mise run kanax baa ku dhacay marada lanta ayaan sudhay gaadhiga buu yidhi markaan arko qof reer konfur ahba wuxu yidhaahdaa ma isaaq badtahay miyuna ogayn inay iyagu tosheen maradan miyuu qaato ta gadabursiga ilayn maro waa mara uune lagumana qaldameene

  68. @Colhaye debate ma taqaanid timeka qofka bani aadamkana waa qaali so la qaso qof kale,waxa aan ku weydiiyey su aalo qabiilkaaga mooyaane su aalihii aan kugu soo celceliyey oo dhan kamaad jawaabin leesh kama jawaabi kartid so qiiq haysku qarin Somalilandna reerkii diida Somaliland waa laga saarayaa,aduu waxaad tahay shaqsi,laakiin hadii ay Habarcafaan diidaan Somaliland nimada Khasab bay isaga baxayaan dhulka end of story,

  69. @Colhaye Vous etes debile,war ma calan aan maaro aheyn baa jira aduunka freaking stupid get a life debate nin weyn iila kaalay . Tous essemble soutien Somaliland.Merde lol waxa aad Somaliland ka weydey adoon Ugandese and Burundian Army kama helaysid ! Freak.

  70. Come on Tallman, I thought you were saying that you were well educated in arts? How come you are sorting low class kind of name calling? Please make it civil rather than insults.

  71. Marunbaa,

    Aduu sidaad Madam Muufo u rifayso ood calankeeda mandiilka ugu tilmamtay hadana ruux kaa sii yaabiye ayaad la kulantay. Anuu mahmaah baan dunidan u sameeye. Waxanan iri (Aduunku waa cusbitaal wayn, adoo bukaan ah hadaad soo gasho ruux kaa daran uun baad ariki ood deeto yara bogsan) Kkkkkk.

  72. Tallman,

    Mandhoow ha xiiqin. Somaliland waa magac gaal kuu baxshay si uu gooni kuugu gumaysto. Cisho dhawayd waxan aqriye adoo leh Athiest noqonmaayo ruuxi Somaliland iyiraahdo ha tageerin wuxuu la midyahay in uu i yiri Muslinimada ka bax kkkkkkkkkk qosol ayaan afka waaxday oo waxa igu soo dhacay in British Somaliland uu gaal Athiest ahba soo alifay!. Nin aduunyo jogoow maxaa aragti kuu laban.

  73. Muufokkkkkkk,beri baa Reer Ciise Oo guuraya uu odaygii Islaantii ku yiri “Hebla Geela jooji gabay baa i soo cudhaye,
    Isaguu adhiguu wadoo markay joogsatay ayay wadiisay wuxu hayo,intuu hareeraha Eeg eegay ayuu ri’ ceesaana Isha la helay markaasuu yiri…

    Ri’dan soyda le,riyaha kale ka indho waawayne,waxaa laguu siii gablamay waa tii gadhka lahayd e…Islaantii Oo la yaabban macno darrada odayga baa tiri ..Heey Ceeleeye ma waxaasaa gabay ah?intuu xanaaquu yiri “Naa Ceeleeye ku habaaryoo,futada Ciiro ku lahayde..dee adna waa ku kaa Maahmaah baan adduunkii cuslaa u sameeyay le Eed wax Aad samaysay Aanay jirinba Ee mar danbe maahmaahyada meel ha kaga dhicin waxaasi Maahmaah maahine.qofku markuu is qaato Ee Uu kala bato ayuu sida subag markay cadceeddu haleesh dhalaalaa e dhiidhiibso cid baan ku odhan adi malaha

  74. Heey Salal,

    Maanta wad igu kacsantahay laakin u joojinba maayo waa sheekadii J/Yoonis lagu yaqiin uma joojino dacaayad. Aduunkuse in uu cisbitaal wayn yahay sowniga wada arkayno. Bukaansocod fara badana leeyahay midba meel laga hayo kkkk. Mid jacayl labuko ilaa mid caadifad la buko.

  75. tallman
    horta su all uun baan ku waydiiyay lkn kumaan caayin lkn waa sidee caydaasi dhawidaa mahablaad la kortya sida dumarka ayaad tirsiga taqaana hadan aqoon baad sheeganaysaa lkn aqoontu qofka wax garad bay ka dhigtaa mawalba waad kacsan tahay caadifad xuna way ku haysaa lkn sxb ereygu intuu afkaaga ku jiro buu amaanadada yahay qof aanda aqoon u lahayn caydu kuma waajibto lkn hadaynu wada joogno kolay in aad foorarsan lahyd bana filaaa lknkor u bax rag ismaudaan arage dumarka aad halkan kla tirsato ma ahiye viva somaliland marwalba meelaha la taagnaw anuu ilaa xeebta liido baan u yara dabaal tagiye kkkkkkkkkkkkkkkkk

  76. dhamaantin waxaan sheegaya ciise waraabe iyo gadabuursi oromo dhulkan aad isku haysataan e saylac isaaqba daga ilaa xeebta dheer e bulaxaar yaanan mar danbe idinku maqlin idinko waxaas ka sheekaynaya hadii kale halkiina idinku imanaya oromo ayaad agtayada ka tihiine mida kale ma ogtihiin in qarniyadii 19aad aan yasitan idin yasi jirnay naga gaadhay in aan idinla sino gabooyaha hadana in yarbaa idiinka hadhay in aan idinku soo celino isticmaarki hore waa marka somaliland la aqoonasado

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: