GoodBye Badhasaab Buuni Bucul


XIL U DHIIBID: Mudane, Nuur Cismaan Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda Somaliland.

 XILKA QAADIS: Mudane,Maxamed Muuse Bucul. Aniga oo kaga mahad celinayaa mudadii aad Xilka Gudoomiye-nimada ee Gobolka Salal aad soo waday hawshiisa, waxa aan Go’aansaday laga Bilaabo Taariikhda ku Cad Digreetadan in aan kaa qaado Xilkii Gudoomiyaha Gobolka Salal.

Iyada oo sunaha Dawladnimo ay tahay Dabcigiisa in xilku yahay meerto, sidaa awgeed waxa aan ku farayaa in aad Sida ugu haboon xilkii ugu wareejiso Masuulka Cusub ee aan u igmaday in uu xilkaasi ka sii amba qaado halkaa.”

Wa-Billaahi Tawfiiq

About these ads

Categories: Warka (News)

65 replies »

  1. Rag waxaa ugu liita ma toshe,ma tashade iyo ma tashiishe oo intaba maanta Samaroon ku sifoobay,,,,,,,Ciisaa laga qaaday oo Ciisaa loo dhiibay wax lagu farxo maaha dhulka Samaroon ee la qaybsaday kii la keeno iyo kii laga badalo wax macno ah masamaynayso hadii aanay Samaroon ahayn waxan lakala badalaayo,Shalay ayay reer Djabouti isku dayeen inay ayagoo tirtirfanaaya soo galaan Zeiylac ayagoo doonaaya inay dhagax dhigaan dhismo lagu sheegay dekeda Zeiylac oo la doonaayay in nin la dhashay Ismail Omer Guelleh Basal uu ku daro Zeiylac Djabouti taasoo uu isku dayay inuu soo galo gobolka Awdal lkn Lawyacado laga celiyay si xuna loo bahdilay maadaama aanu lasoo xidhiidhin gobolka Awdal iyo reer Borama oo la isku mashquuliyay si dano loo fushado kan la keenay waa Ciise kii la badalayna waa Ciise,Ciise Ciise u dhaaf oo col shisheeye ku duul aniga waa ila cajaaib,Dhibkaasi oo dhana waxaa ka dambeeyey oo soo hogaaminaayay reer Gueele Basal waa Buuni ilkoole (Buuni Bucul)oo reer borama ahaan jiray xiisadihii dagaaladii sokeeye ka hor oo maraqii abtiyaashii iyo caanaha Samaroon dhuuqaayay yaraantiisii isagoo kusoo koray dhulka Samaroon ayuu doonaaya inuu shirqool u maleego gobolka Awdal soona horgalkay maanta Reer Gueele Basal.

    Ciise iyo Isaaq waa heshiis in Samaroon kolba mid dhabarka ka toogto oo ay jaho wareeriyaan waana talo ay gahdeen 1989 markii Ciise loo raray Casaamo e xoolahiina laga hadhay ayay Ciise xumbo qabsadeen oo ay SNM la heshiiyeen yaan la idin waalin Samaroonoow waxaana la samaystay abtirsiin bug ah oo la yidhaa Banii Axmed wax kalana umay samaysan ee waa arin ku salaysan dhul boob iyo cunaqabataynta Samaroon waxaa la doonayaa in hareeraha ay kaasoo cunaan,Isaaq xagaa iyo Bari Ceel-Bardaale ilaa Lughaya ayuu kaasoo galidoonaa isagoo ku cuni Ciisana galbeed waa Zeiylac iyo Xeebta waxayna ku heshiiyeen inay dhexda iskugu yimaadaan mustaqbalka dhaw,ka dhexe iyo ka fog waana runtii oo biyo kama dhibcaan ah ee maanta Samaroon maxaa la gudboon…?

    Marwo hadal xun maangaab ninkeed maqshabaa dhaanta

    Walaakaan mishaawiro lahayn,Malihi baa dhaanta

    Muslinimo ninkaan kugu dhaqayn Mu’minimo khaasa,

    Gaal Maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaama.

    Ciise iyo SNM waa in aan cawda u jarnaa siyaasada qadhmuun ee ay inagula dhaqmayaana waa in aan ka hortagnaa Viva DDS iyo federalka Ehiopia

    DhaamaSamaroon maanta waxaa la gudboon inay shiraan oo ay dhulkooda iyo kheyraadkiisa la tagaan meesha ay dani ugu jirto Somalia iyo walaweyn ayagii ayaa is qarxinaayaa,Somaliland iyo SNM-tooda dooni mayno,Ta qudha ee aan ku badbaadaynaa waa in aan Ethiopia la yeelano cilaaqaad shuruudo ku xidhanyihiin waa in aan gobolka Awdal State si cilmiyaysan ugu darno DDS oo maanta Somaliyi haysato,Ciise waxba kama aha dawlad deegaanka Somalida Etiopia oo Diridhaba ayaa deegaan Ciise la dago OROMO ayaa xuurta ku haysata xaga galbeedkana Canfarta ayaa bilaawe dhiig leh ku mashquulisay Ciise Waraabe oo dawlada Kililka5aad Ciise way iska dhextaaganyihiin oo siyaasad iyo staraateejiyad kuma laha sidaasi ayaan uga guulaysanaynaa Ciise hadaan la heshiino DDS ,

    sidoo kalana Isaaq iyo SNM waxba kama aha DDS iyo Ethiopia dawlada Kulmiyana waxaa loo haystaa oo ka dhaadhacsan DDS ee kililka 5aad iyo dawlada Federalka Ethiopia inay Sillaanyo iyo SNM yihiin argagixiso ku xidhan alqaacida iyo alshabaab oo waa la raaqibaa dhaqdhaqaaqooda waa lala socdaa waana la iska ilaaliyaa oo siro laguma aamino siyaasada geeska africana way ka oodanyihiinoo waxaa saaran cunaqabatay siyaasadeed oo cilimiyaysan SNM-na sidaasi ayaan uga guulaysan doonaa.

    Maanta jaanis fiican ayaa ina horyaala hadaan nahay Samaroon waa in aan garanaa danteena rag waxaa ugu liita ka aan aqoon dantiisa meesha ay ku jirto siyaasaduna sxb joogta ah malaha ee dan jogta ah ayay leedahay maantana fursado dahabi ah ayaa ina horyaala hadaan anay Samaroon geeska africa inaga ka talin doona hadaan SNM iyo Ciise ka baxno siyaasadooda ina curyaamisay oo aan DDS iyo Etjiopia la yeelano cilaaqaad fog taasi ayaa inoo fiican ka Samaroon ahaan lkn uma fiicna taasi Isaaq SNM iyo Ciise waa hoogooda Somalia inteeda kalana dee damerahenuba ismaba gayaan xaduudna lama lihin ismana naqaano oo dhib iyo dheefba ma wadaagno lkn aan ku jiqsiino SNM iyo Ciise oo aan Ethiopia la kaashano toloow.

    • hadii aad rabtiid madarasad xumantaa lagaa bartoo
      samaroon uu taag baan kuu odhaan lahaa

      maa been baa waa mayaa

      darbiyow cudurka cancer xumantaa ee diigaaga galay weyaan waxaa dadkaa kareebay.

      xadise nabigaa (saws) yaa yidhi hadii aad araagtoo qoof calool xuune waxaad garataa inuuu naftiisaa uun uu xuun yahay
      walee will isaaq raadkiisanad gariin waligaa

  2. Horta Miss kalkaaliso darbi samaroon caaq baad tahay, dulina waad tahay, fulayna waad tahay.Waxaan ku weydiin lahaa marna waxa aad tidhaa Reer Nuur wuu duulaa oo anagaa ka hayna samaroon Isaaq, marna Jilib ka hooseeya Reer Xareed baad ka cabaadaysaa, marna Gabay Isaaq baad soo tirinaysaa, hadii aad Isaaq necebtahay dee gabayadooda u daa, maxaad anaga gabayadooda noogu sheegaysaa.Mid kalana aan kuu sheeggo, dhagahaaga fur dhagahaaga Lache baad tahay iska dhigaya Heros.Suaal baan weydiiyey Ma Runbaa ah Dilka Seemaal baan ka hadlaynaaye waa marka aan soo tooso, laakiin waxaad la soo boodey Niman la xasuuqey oo tol ah(Ilaahey ha u naxariistee).Markaa mid baa kuu banaan adiga.in aad iska aamustid, mar Ethiopia ku carar , mar Somalia oo baaba san ku carar.war adaa keenay SNM ta aad ka cabaadayso ee aad ka seexan laadahay!Samaroona adeer isaga bax foolxumadaada uun baad kaga tagaysaaye waan kuu jeednaa in aad tahay Viel homme laid.@Darbiya waxa aad ku hadlayso inan yar oo 8 jir ah oo Borama jooga kuma hadlo!.Ciisahan aad ka qaylinayso soo inaadeerkaa rayaale muu siin Ciisaha , so forget it, taas waa hawl aniga i khusaysa , Dhulkaasna waan deganahay miyigiisa iyo magaaladiisa, dhibna malaha hadii Mayorka ama , Badhasaabku uu Ciise yahay,hargeisaba Zeilici baa ka ah Madaxweyne ku xigeen mana degaan samaroon.Midda kale waadigii lahaa Isaaqaan kala soo baxayaa guryahee adiga iyo saaxiibadaaye , war inta aanad Isaaq guryaha kala soo bixin u aar kuwa saas kuu jarjarey oo jilib yaroo reer xareedda, soo digii ku faanayey maaaha aniga la aantey Isaaq baa qabsan lahaa Borama.War ninkan Foolxumo iyo Caqli Xumo iyo fulaynimo ayuu isku darsadey.Hadii aan intaas ka gudbo oo aan anigu ka hadlo dilka Seemaal, horta Cuqaashii Isaaqa oo dhana waa ay cambaareeyeen, una sheegeen dawladda in dhagarqabayaasha reer xareed la hor keeno cadaaladda, mana arag meel Isaaq ugu tashadeyy in uu ku laayo Samaroon ee 2diina reer ilaa xoriyadda ka hor baad Beer iyo Dhul isku haysateene dee iska celi aniga waxaan kuu hiilinayaa marka Isaaq oo dhan ay ku soo weeraraan inta ka horeysa Miss darbi niikada Awdal State ku jir laakiin Awdal niikadaas kuuma ogoli.

  3. @ Miss darbi, maxaad SNM ta aad ka ooyayso aad ugu niikinaysey, Borame iigu keentay, sawirka rayaale daamanka xitaa iyo dabada hablihiina ugu dhajisey markii uu Madaxweynaha ahaa,raalina uga noqotey markii uu dhulma Maxad Case lahaa Ciisaan siiyey, hadana aniaga iila iamanaysaa”The Crocodile Tear”.Anuu waxaaban doonayaa Miss darbi in aan intaan biyo Qaboow kugu shubo adoo qadhqadhaya aan shaabuug kaala daalo oo aan arko jeedalkayga oo kolba hilibkaaga soo rujinaya, lol heey waan iloobay waliba ma waxaad tidhi aan Ehioipia ku darsano, ma xumee, laakiin Awdal aabahaa malaha , taasaad ilowdaan filayaa.

  4. waa wax aan la dulqaadan karin, eedana waxaa iska leh cabdirahman saylici oo noqday mayd aan naf lahayn. waxa kale oo qaybta laxaad ku leh arinkaas suldaanka biidhiqaataha ah ee dhulkiiisa iibiyey, ee hunguriga ka doorbiday masuuliyadii uu qaaday. waar inaga oo nool ayaa dusheena lagu tashanayaa oo dhulkeena laba qolo ku gorgortamaysaa. waxani mahaa wax la iska sii fiirsan karo. qaladkii uu gaystaya calooshiisa u shaqyste RIYAALE ayaa wali la sii wadaa . waa wax aan la qabali karin.

  5. Tallman kani Derbi xag loo raaco malaha e warkiisa ka hadh,waa nin tol a oy cadho iyo ciil madax-mareen sidaasay u yara badan yihiin nimankaa tolkeen ihi,isaguna meelo badanba wuu ka qirtay “carsaanyana waxbay isu yihiine ha moogaan lkn ma aha Niman dhulka bixiya iyagu mana aha rag la hollin karo inkastuu Suldaankoodii berigii Carta Uu lahaa Lughaya iyo Saylac waa dhul Ciise waa tii abaalkiisii la mariyay.anigu Reer Law-yacaddaan ahay Ee ha la ogaado

  6. War salal waan ka hadhi, laakiin waxa la yidhi”Doqon ha gargaarsan hana u gargaarin” halkaasuu iga joogaa laakiin marka uu sida ciyaalka u caytamo isagoo aabahay leeg huuno waa loo jawaabayaa.

  7. Intaan biyo qabow kugu shubo adoo qadhqadhaya aan shaabuug kaala daalo oo aan arko jeedalka oo kolba hilibkaaga soo rujinaya

    Waa kalmado culus oon ka jidhidhicooday qofkaasi ma caafimaad qabaa waxaas qorayaa plz ha loo fiirsado waxa la qorayo……………..Samaronku sidaa wax uma dilo ….waad is sheegtay……………..

  8. Tallman wuxuuyidhi maalin dhawayd northamerican joogaa markaa ma 6am buu hilibka dadka inuu cuno ku dreemayaa? waxaan odhanlahaa waxwalba ku hadal reerka waa lootalinayaa waanad ku qasbantahay inaad isooraacdo hogaanku waa halkiisii.ululululululeeeeeeeey muusederi dhalayoo musdurug mudnaaninawaahalkeedii

  9. Salaan ka dib,dhulkan ciddii leh moran kama taagna, ee maxaad ku haysataan darbiga Samaroon haddii uu runta ka dhawaajiyay, waa run oo heshiis bin Ahmed ayaa dhaxmaray, inkasta oo ay siyaasadu saaxiib lahayn oo ay sabaynayso hadda, waxa qudha ay heshiis ku yihiin waa boobka dhu samaroon leeyahay, markaa waa nin iyo itaalkii.

  10. Tallman darbi fooxumo meela umasoo marin balsawirkaaga soodhig an iskukiin eegnee isaga quruxdiisa hablaha hakan soogaalaa badi waxay ufuraan shabakadan inay sawirkiisa daawadaan gaar ahaan anigu bal adna kaaga keen hala arkee waloow hadalka fooshaxuni qof foolxun uun kasoobaxo

  11. Aisha inaderken xaga quruxda ashqaraar bahasha yar mooyaane kkkkkkk Darbi waa kaftan ha iga xumaan bidaar ma odhan karee kkkkk

  12. Darbi,

    Faraha ha laga qaado waxa gubaya wuxuu arkay wax laga xumaado. cayduna ma fiicna mar dhawaan dhulki tagayna
    reer nuurka lawyacado jooga ayaa Ciisaha xeebta lagu sheegayo oo dhan ka badnaa. hadii 1950kii Djibouti laga calaacalayay hada adigoo arkaya ayaa mar labaad lagu celinayaa isla tariikhdii. hada waxa Somali u cadaatay in Samaroon deganyahay inta u dhexaysa Boon ilaa Dila.
    Dahir Riyale khalad weyn ayuu sameeyay lkn Saylici in uu diido ayay ahayd. arintani ama caytama ama iska daaya Samroon oo dhan ay foolxumo ku tahay. aynu Ceebla Borama ku qabsano wax kale ma jiree.

  13. Boorama awowgay ugaas cilmi warfaa ayaa asaasay saaxiibayaal ana tafiirtiisii ayaan ahayn taariikhda bugta ah ee reer ugaaskii dhulka ka talin jiray lagu dhaxal wareejinayo jooja dagaal baa inaga dhaxeeya reer sheekh samaroon

    • Walaal Gudoon, anaa dadka halkan kuugu dhaw waana run in Ugaasyadu ka talin jireen dhulkan hadda looyaqaan Djabuuti ilaa Soomaliland oo dhan ee kuma koobnayn Boorama oo qudha, hase ahaatee ka noqo kalmada yar eed xaga dambe kaga ladhay hadalka.

  14. Waar tolow cayda jooja reer nuurna maanta wax dhaama ma arko dhina caad ka eegtaba

  15. Colhaye Darbi waan is kaftan naqaanaa ee isku kaaya daaya.

  16. Darbi.
    kkkkkkkk sxb waligay maan arag nin kaa fudud. kkk
    wuxuu yidhi “soomaaliya iyo walawayn dooni mayno” walaahi waad iga qoslisaa. Sowdigii shalay uun nalahaa “anagu soomaali wayn baanu rabnaa iyo calanka buluuga ah”..

    ma markaad ogaatay in soomaaliya ay kaa kuraas badan yihiin Ajuuraanka iyo Banaadiriga iyo Jareertu ayaad xamarna nacday… belo
    imisaanu ku lahayn waar laangaab looma ooyaana ayaad xamar ka noqonaysaa ee iska iimaanso Somaliland-ta aad mar walba madaxwaynaha ama ku xigeenka ka tahay eed ku leedahay shanta wasiir iyo sodonka xildhibaan (guurtida iyo baarlamaanka).

    wataa afarta oday lagaaga daray madax dhaqameedkii ansixinayay distuur ku sheega reer koonfurka halka Isaaq oo ay ogyihiin halkuu ka taagan yahay 15 oday ay kaga dareen. Ciisihii aad odhan jirteen awdal ma degana ee abtinimay ku joogaan iyagana afartaa lagaa siiyaay afartoodii bay heleen.

    reer Riyo-Satate intaad is leedihiin tolkiin Maxad Case ku xumeeya ayaad bohol afka la galaysaan..

    bahasha soo dhaafa jufooyinkan hoose iyo badhasaabyada boorama iyo saylac eed ku meeraysanaysaan iyo naxliga dhexdiina ah oo ciyaarta bilaa naxariista ah ee soomaalida ka dhex socota fahma iyo inaad gaashaanbuur aad Isaaqa kula jirtaan ay dantiinu ku jirto.. sida ay u fahemeen dhamaan odayada iyo waxgaradka Samaroonku ee ay sidoo kalena u fahmeen asxaabta: Hiildan, Timacade, Fariid, Marunbaa, Ceebla iyo Haboon..

    Waxa ka shaqeeya guud ahaan Geeska “Xeerka Kaynta” oo ninkii awood badan uubaa noolaanaya

    Halkan ka akhrista liiska magacda iyo beelaha ay ka soo jeedaan gudida ansixnaysa dastuu ku sheega soomaalidu:
    http://calankasomalia.wordpress.com/2012/05/06/liiska-magacyada-135-ta-oday-dhaqameed-ee-soo-xulaya-ergooyinka-ansixinaya-dastuurka-iyo-qabaailka-ay-ka-ka-soo-kala-jeedaan/

  17. Aar Harawa waa lagu soo duulay maxaan ka helay gadabursi taliskoodii inay na masaxaan oy yidhaahdaan ma jirtaan waa dad gumeed waanan nacay

  18. derbi samaroon

    ”Ta qudha ee aan ku badbaadaynaa waa in aan Ethiopia la yeelano cilaaqaad shuruudo ku xidhanyihiin waa in aan gobolka Awdal State si cilmiyaysan ugu darno DDS oo maanta Somaliyi haysato”

    kan derbi la baxay waa nejis doqon ah oo inside slave ka ah, isagoo sidaa u liita oo slave ah ayuu dhimanayaa,
    lafaciise, aw barre gaashaamo iyo dhulkaas oo dhanbaanu u qayilaynaa sidii marka ethiopia burburto ee oriomadu kacaan aanu gacanta somaliland ugu soo celin lahayn isna wuxu leeyahay aan aynu awdal xabashida ku darno.

    ethiopia horta dhawaan way burburaysaa burbur aad uga xun kan somalia ka dhacay gacantii xaqa u lahayd xukunka ayaana marlabaad qabsanaysa tigrayga iyo somalidiba ciqaab xunbaa loo jeedinayaa taasoo keeni doonta in oromudu dhulkood a goostaan somalidinna goosato tigereygun agoostaan meesha xabashibaa ku soo hadhaysa waxan ethiopia loogu yeedhaan way soo afjarmaysaa.

    xadiis nebigu sheegaybaa wuxu ahaa ” markaad aragtaan kuwii kabaha la,aa ee cyahd ahaa oo u tartamaya dhisida daaro dhaadheer markaas waxa soo dhawaatay saacadii qiyaamaha”

    waxaan uga jeedaa derbi wuxu ka dhiganyahay nin slave ah oo isagu gumaysi ku nool xorna ahayn kaaga darane happy ku ah oo hadana la yaaban wax u sheegna isleh mid isagu xora oo dalkiisa si xora ugu nool dhankasta ilaahay mooyee aan cidna ku bahdilin cidna kaga amar qaadan,

    ninka samaroon ee borama ku nool waa xor 100% waana first time in the history xitaa xiligii siyaad barre dalku hantiwaadgbuu haa oo dadku xor may hayn runtii, ninka samaroon ee awbarre ku nool xor maaha 100% siyaabo badan marka la eego oo dee ilaa askariga policeka ah waa xabashi ama tigeray wax ma doorto lamana doorto, ganacsigu xor maaha no private sector, saxaafadu ma madaxbanaana dadkuba waxay ku noolyihii budgetka addis ababa laga keeno ee halkii wax lagu dhisi lahaa lagu qayilo.

  19. Yarkan Buuni in la bedalo waa wax lagu heshiiyey mar hadduu madfac ka dhex qarxin gaadhay reer Bin-Axmed lkn reer rabtigey ayaa u roon ma’ nin reerahan darifyada ka xiga isku dhufanaya mise Ciise cusub oo dantii maraate ah….. kkkkkkkkkkkk

  20. Salaw abtiyadaa way garanayaan ninki uroon lakin magaca bini axmedka ma maqli karnee maad naga daysaan uuna sii fogaynayaaye

  21. Hortaa ninkan Bucul Buuni in la casilo anabaa goor hora door biday sababto ah mar aan wafdi u dirnay salal wuu na diiday in u na qaabilo oo waxaa badalkiisi sida raga noo qaabilay duqa magaalada saylac adeer cawad oo xitaa nagu caawiyay in aan gaadhigiisa istimaalo min saylac ila Lughaya min Lughaya ila Aroorseel waxayna ahayd sanadkii 2010kii.

    Laakiin waxaan ka wiswisay munaafaqada Hargeysa taal waayo markii horaa waxay arrinta noo tuseen in wafdi ka soctaa dalka Djibouti ay sifo sharci daro ah somaliland ku soo galeen sidaa darteedna badhasaabku dib u ceshay isagoo fulinaayay amar uga yimid wasiirka arrimaha gudaha badhasaabkuna mudan yahay bilad geesi maxaa yeelay wuxuu difaacay sharafti jamhuuriyadda somaliland cajab.

    Maalin ka dibna wasiir Duur oo firxad ah ayaa Djibouti orod ku galay si uu Djibouti u raali galiyoo!!!! maxaa loo raali galin haddii ay dal madax banaan sharci daro ku soo galeen?

    teeda kale waxay na leeyihiin badhasaabku wuxuu fulin jiray danaha ay Djibouti ka leedahay maamulka Hargeysa !!!!! marka waxaan ku wareeray ina Buuni ma Djiboutibu wax u dhimay mise Hargeysu ka cadhaysiiyay?

    Amarka xilka looga qaadayse ma Djiboutiba bixisay mise Hargeysa?

    aaway odeygii Issaq-boy iyo kuwii galee reer duulaad bal na qaniyaa,masaakiintaan Mahad-case ma rabo in aan ka nixiyee.

  22. ali durkiye
    si wacan baad u dhigtay amrka anaa bixiyay oo siyaasadii reer binu ahmed buu si kale u yara dhigay lkn hada ayaan keenay mid dhaga nugule dhankaad doonto u kaxayso lkn bil shuruud markaad wadanka soo galayso codsiga soo horaysiii oo waan soo socdaa dheh hadii kale ragaa saylac dagan ama hiil dan yare baa qoorta ku qaban doonee ana arimo kale baan ku mashquul sanahay markaa cid idin kala qabataad waayi doon taayee waayo waadigaa arkaya ma runbaa wuu soo rogaal celiyay oo borama nin leh baa u doobiyay ceebla ayaa bud ku dhex haysata iyaguna saylac bay usoo noqonayaan reer itoobiyana qulijeed ha iskugu ururanaa ama harawo ha tagan
    lkn ciise madoobe iyo maxamed case oo maanta xilkii dalka u sareeya haya waa cida kala qabata ?????????????

  23. Cali,

    horta markaad warka soo yara gunaanadayso maxaad reer abtigey u haraati-dameeraysaa? Salal, Saylac iyo kursiguu Buuni ka kacay ka qadi haddana ….. may, caloow ina kal dhowr.

    Jawaabta haddalka kale waxan u dayn raga aad magac dhowday lkn waxa xagan la’ is-waydiinayaa ninkii wax soo tarxiiley iyo kuwii la’ soo tarxiiley midkee soo badiyey? kkkkkkkkkkkkkkkk

    Waxanse Caliyow kuu ogahay markan in uu warku gacan-qaad iyo qosol ku dhamaaday.

  24. Ali Dugriye

    Salaan gobeed sxb.
    Maan ogayn inaad wadankii baryahaa ku soo dhawaatay ee show ileen hoos hoos baad u tagtaa.. waxaan jeclaa markaa aad tagtay inaad warbixino naga siin lahayd horumarka ka socda gobolka Salal!!
    Runtii Ninkan la badalay sheekadiisa aad umaan sii baadhin ee kolay waxaa lagu eryay ee aad adba ku saniftay uun buu qabaa..

  25. Bini axmedaw hadaad iga dayn waydo munafaqada qarson balan waxa ino ah inaan ciise kuso jeediyo danaakilada isaaq na daarood

  26. colhaye ok sxb
    lkn aniga darood ha igu cabsiin yagii baa khaati iga taagane oo waa la xasuuqay meel walba la taagane kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  27. Galbeed Anigu waan ku xaal ogahay cidaad somali uga carartay waa daarood eed meesha iskugu ooday waa cabsi

  28. Reer Boon waa reer Jabuuti, Jabuutibaa lanaga xukumaa

  29. Waa inaan wafdi balaadhan u dirnaa danaakilada sidaan uga tuuri lahaa ciise jabuuti ciise way na fahmi laayihiine laakin way ka shanlayn goor aan goor ahayn

  30. colhaye
    sxb hada somaliya kama maqni lkn markay kala miiranto anoo oodahayga wata oo hani mufo i galbinayso waan tagayaa awood aan liicayna waan ka dhisanyaa oo somaliland waa gor gortan malinta aan ,muqdisho tago baa darood uga danbaynaysaa somaliyaa taasina waa run oo boqortooyada somaliya waad og tahay waa iriri samaale markaa sxb anuu dhinac walba waan u dhigaa lkn aduu iga tabaabushayso abti hadii kale waan sal fududahay oo waan ku jiidhi daroodna in aan kala gooyo oo aan qaybna anuu haysto qaybna hawiye gumaysaan ugu tala galay

  31. Colhaye

    Banii Axmed waa wax loo samaystay in Samaroonka lagu xalaashado dhulkiisa oo waa arin ah is baahaysi SNM iyo Ciise fulaynimadooda waliba SNM way iska kaayara waabin oo kol ay kuusoo dhuuntaan saq dhexe iyo goor lakala daadsanyahay ayay ku gaadi markay si kale iskaga kaa celin kari waayaan.

    Ciise aduunka rag ka fulaysan waa hadhkood ka carar oo Djabouti ninka Samaroon ka ah waxay iskaga ilaalin jireen si aanad malayn karin,Waqtiyadii dagaaladii sokeeye waxaa jirtay in Balbala iyo Q6 Samaroonka ay uga yaaceen oo habeenkii oo dhan ay gaadh iska hayn jireen hadii bisad jiingada huriga yara gujiso Samaroon ayaa la moodaayay oo habeen oo dhan ayay ku dharfi jireen odayaal iyo dhalin yar Ciise waraabe ahi gidaarada Samaroona warkaaba ma haynin walaahi waxaan hubaa hadii Samaroon rasaas ka dhex rido Djabouti dhexdeeda inay galin hore qabsanayaan oo ilma Guelle Basal ay hadhka cad ka baxsan doonaan iga walee meeshaasi xeebta rag baan iga xigin waa dameer malab sida raga xagaa xeebta iga xigaa Reer Dudub iyo Maxad-Case xaduudka ha jiidheen oo galin hore haka qureecdaan Carta.Weeca ilaa Guudkii taasi ayaan ku kala hadhaynaa Ciise iyo damacooda anigana SNM iyo sooraacooda igu daaya walaahi biyo umakabanaayo waad i ogtihiin sidaan raga u galo.

  32. darbi samaroon
    haddii ay samaroon ku aamini lahaayeen oo ay ciise isku qaadaan maxamed case reer xareed oo qudha u dili kuugu imaado calankuun baad hor qaadi oo mushxardaada waa la yaabi oo borama ila qabta uun baad odhan lkn dee cid samaroona oo ku aaminaysaan jirin aduuu sheekadaadu waa omer beeneeel

  33. Colhaye,

    sideed doonaysaa in ay Ciise kuu fahmaan ama wax kuula qaybsadaan sowdinkan Ciise siliga Jabuuti ma’ soo dhaafo ay inigaga go’ day. Ciise dhulkaba ma’ dego iyo wax ha ila wadaago war is-raaca maaha Abti.

  34. Sahal,

    dee waaku sidee ana waad ii diidi in aan raga yara turfeeyo adna wax naxariis ah kaama soo jeedee sideed wax u wataa?

    Raga caawa waxba ha haaruufin ee sidaa ku dhaaf.

    waxaanse ku weydiiyey wiilkan Buuni lagu badalay ma tafiirtii odeygii xaaji cusman ee ay reer abtiga Boorama dhexdeeda xagxagteenbuu ka soo jeedaa?

    Walee hadduu reerka ku abtirsaduu Buuni ilaahoow noo soo celi baad maalin dhoow maqli doontaa.

    Kuwii Duulaad suaalihii aan warsaday iyo sababta wiilka ciise lagu qaniinay in ay ka jawaabaan ma waxay kala adkaatay suldaanada issaq ee Xamar lagu xereeyey?

  35. waan yaaabay war mudane saylici sawii ninkii tolkii ahaa ee reer axmed boon ku dagdagay ee markiiba xilka ka qaaday ee taliyayaashii iyo xil waxay makaahiil ka hayeen ka xayuubiyay war kan walahi waa neef xoolo ah samaron waxa halkaa dhigayna waaa maxad case iyo makahiil iyo qudhunkooda illaaa la tirtirona walahi smaroon hagaagi maayo nin ciise oo nin ciise lagu badalay maxay ku taal muu u daayo kaa muuse nin ciise ah uun bal xilka ka qaado neeef neeef neef waaaye walahi

  36. Darbi,

    canaasiirta dheg ha u dhegin mirqaanka ayay halkan iskaga baabinayaan, waxaan la yaabay Idoorkan Samaroonka ka kala dilalaalaya. waxaan kaloon la yaabay dhulkan xeebaha
    ee ilaa imika cid leh la garan waayay ee marna inan yaroo qotiya lagu caleema saarayo marna nin reer jabuutiyi sheeganayo. Somalidu ciise djibouti ayay qudhunsadeen oo lagu ogyahay. reer nuurow iyo maxed casow dib u riixa
    H/Awal, Ciisena meesha maba deganee dib ugu noqda.
    dhulkiinii. inaguna aynu isu dambeyno.

  37. kkkkkkkkkkkkkkkkk fariid loolz

  38. Aabahay badhasaab ayuu ka ahaa Saylac 70naadkii waxanu sheegay in Ciise xeebta aad u dagana waqtigaas waxaanse u malayn in Gadabursi dagaaladii sokeeye ka kaxeeyeen dhulka,inta soo noqota waa dad dhulkoodii ku soo noqday inaguse ma tamar aan saylac ku dhisnaan leenay dadka ha loo daayo wax ka qabanaya

  39. Caydu waa cad doqoniimo, joojiya. Cay looma baahnee caqlibaa loo baahanyahay.

    Maahmaah soomaaliyeed ayaa tidhaahdaa ‘Buur Ahoow, Ama Buur Ku Tiirsanoow’. Soomaali oo dhan ayaa maanta burburtay oo u baahan buur ay ku tiirsato, oo cuskato, Samaroona kuwaas uunbuu la mid yahay. Haddii anad iskaa isu taagi karin ku tiirsanoow cid iskeed u taagan. Haddii kale hawada la ciyaara.!

  40. Hiildan hadii nin bidaar le la yidha hebel bidaar miyaa la caayay xaga waqooyiga amase sida maalin dhacday suldaan dhawal la yidha darawal dhawal oo malaa shaqadiisi hore ahayd miyaa isna la caayay adaa reer waqooyiye bal ii soo jawaab ani waan yaabee

  41. Walee meeshii rag badan baa isku dhax daatay. Rayaale nacas nimadiisu rag damac ku jiray xididada u aastay Saylicina ma dhaamo oo waa nin hurdo saqdhexe ah ku jira. Samaroon wixii kala geeyey wuxuu ahaa siyaasad xumadii Rayaale iyo raganimo la aantiisii uu xitaa ku fahmi waayey warqada doonkiisu cawaaqib xumaduu ka tagi doono. Salal i lawadaagay haday ugu yartahay ahayd laakiin reerkani dameerkii waraabe dhagtiisa dhandhansiiyuu noqday.

  42. Markaa tolkay niicbadanooow, badhasaabka soo dhaweeya si uu dhulkiisa niyad sami ugu shaqeeyo, Nin reer hargaysaada ayaa laga sheegayey hebel diinta fuul xumuun buu kala baxay waxayna u eegtay ninka meesha ku sawirani in uu salal fool xumo kala baxay. Mise waa sawirkii Durkiye oo Hildan noosoo maldahay.

  43. war sxbayaaal wadanka ciise aya iska leh ayaan filayaa sobobtoo ah dadka dagan halkaas ee aanka dhashay ee reer ficil xume maa lga wayay nin siyaasi ah ilayn ciise haduu dago way la dagan yihin siyaasi haduu xumaadomid lagu badaloo m,, case ah maala waayay warwaa yaab walahi mida kale x,hayaha d,hoose saylac waaa arab bal ciise garanaye halkuu arab ka yimid war dadkaa xeebta dagan waa la baabay ayaan lagu tashan

  44. Madaxweynuhu:- Axmed Laangadhe
    Markuu arkar:Datuurka SNM Markuu arkay in Samaroon yahay bilaa dhiig
    Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka SNM

    Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka SNM

    Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Reer Banii Axmed.

    Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagada Gudoomiyaha Gobolka Zeiylac

    Markuu La Tashaday: Reer Guelle Basal iyo Habarta ay qabaan ee SNM iyo waliba Ciise Badan .

    Markuu la tashaday Samaroon badan oo uu feedhahooda tirsaday oo fulay ah waliba kuwa u dhashay gobolka

    Kadib markuu arkay inay Samaroonka xeebtu yihiin dad aan hubaysnayn oo sacaboolay ah isna dhiibay waayo hore,

    Markuu ku qancay in ninkan cusubi ka shaqan karo danaha reer banii axmed waliba danaha SNM .

    Waxuu go’aansaday in aanu u joojin Samaroon waxaanu magacaabay nin ah xag jirka Ciise ee SNM taageersan magaciisana la yidhaa Nuur Cismaan Guuleed oo ah nin si fiiacn u fulin doona waxay u dirtaan SNM waliba si fiican uga shaqayndoona dhulboobka iyo cunaqabataynta lagu hayo Samaroon.

  45. Walee Derbiyoow nin Tallman la yiraa ayaa kalarka kaa haystee bal ka garbax. Siyasadada guuritaanada badan waa laysla arkay.

    Tallman fadlan aan Askarta Dowlada TFG ga gashaanle kaaga dhigo si aad Alshabaab biyo qabow intood u dhex dhigto hadana shabuu ula dhacdo hadalkana si fudud uga matajiso kkkkk. Walee geesi baad tahay. Anuu nin geesiya kuma saqajaamo waan iska sasabaa saa beruu wax kuu tari.

    • Walee darbi waa asiibay marka uu yidhi sacaboolay iyo rag feedhahooda la tirsaday,Walaal diyaar ma u yihiin in reeraha hubaysani daafacaan dhulkooda? hadii ay jawaabtu haa tahay anigaDarbi iyo Gudoon ayaa diyaar ah.

  46. bakayle Haworo,& Carsaanyo samaroon,

    Dila iyo Tuuli-Guuleed iyo Jinicsani hortaa oromada ka soo dhacsada hadaad run iyo raganimo sheegan kartaan.

  47. ali durkiye

    war hoos ha ugu dhigin jinicsani waa meesha kaliye ee kililka laga soo qaloociyay ee reerka laga qaadee mid jy oo halkan ila dagani wuu ka maroora dilaacaa harawo ilaa awbare ma maqli karuu ku odhanyaa borama uun buu kaa waraysanyaa loolz

  48. HaniMuufo

    Tallman waa xayraan aniga igu ciil wiswisaya oo aan lahayn itaal iyo siyaasad toona waa af ka nool itaal baran baro haduu nin yahay magaciisa oo run ah ha sheego oo aanu iga baqaynin ilayn wuu ohyahay oo nin Reer Nuur ah hadhkiisa umasoo dhawaan karo car tallman hadaanad iga baqaynin oo nin rag ah tahay sheego magacaaga oo sax ah iyo meeshaad joogto ilayn aniga waad i garanaysaa oo sidaada indho shareer ma sito ee is cadee oo ku dhac yeelo sidayda.

  49. Derbi kkkkkkkkkkkkk

    Qosol aan la waaxmay hadlakaaga Derbiyoow. Wiilku cisho dhawayd buu noo abtirsadee xagaad ku maqnayd?.

    Wiilku waa wiil MaxadCase ah anuu intii kale waan hilmamay. Laakin wuxuu u dabeecad egyahay Askarti C.I.D. Hangashtii Siyaad bare ee Isaaqa urursan jirtay. Bisinka cinqaab adagaa inanku wuuba yaryahaye waa 27 jir. Hadana waaban ka amakaagay habkuu wax u cinqaabayo. Maalin dhawayd anoo saaran wado wayn oo inan yar oo 19 jir ah la socdo ayaan isku Soo hadalqaadnay baahida iyo dagaalka Somalia ka jira. Inantii oo iyadoon waligeedba Somalia arag oo ku dhalatay Europa ayuun baay la soo booday. Dadku maxay u baahanyihiin maay waxa la diriraya cunaan. Naxdin iyo qosol is wataan gaarigiba ka kaxayn waaye oon dhowr daqiiqo debada uga baxay wadadi. Marka ciyaal yaab leh ayaa noo soo socdo Odayadii Somaliyeed ee Warlord yada ahaa ayaan qatiyaan ka taagnayne ciyaal Biyo qaboow kugu ridayo kuna karbashayaa iyo kuwa cunayaba cadawgooda hilbihiisa ayaanba maqlay maalmahan. Aloow xagaa naloo wadaa?. Waxaan is lahaa ciyaalka yar yar ee calamka horay u maray ku soo barbaray ayaa dhibta naga saaraya laakin rejedu waa ka sii darane debi dhal.

    Maxaadse Derbiyoow ku samayn hadaad magaciisa iyo meeshu joogoba ogaato ileen waaba Geesigan soo indho cade. Anuu inan ayaanba u guurin Hawiye ah oo iyana doonayso in aay cadawgeedaba qalato oo iskaba cunto. kkkkkkkkkkkkkkkk.

    Mandhoow Tallman inan taa ma iga yeeli aan kuu guuriye intooy geesinimadeedi ii sharaxday ooy ii dheegtay inayba cashaba ka dhiganayso cadawgeeda gebigiisba. Intooy bunduqeeda garabka ku ridato ugaarsi doonanayso.

  50. HaniMuufo

    Kan sita magaca Tallman Samaroon maaha waa SNM sabtoo ah waxaan ka garanayaa sida uu hadalkayga uga gubanaayo waa SNM waa iska sheeganayaa Maxad Case waliba waxuu yidhi Bahabar Muuse ayaan ahayn adeer afkaaga dheer ee aad biyaha ku cabto ka jeedi Bahabar Muuse waa garabkayga oo Reer Nuur ayay dhufays ku wada jiraan ilaa waligood waana raga qudha ee aan ku kalsoonahay Samaroon ayaga iyo Jibraaciin ee Madam Tallman ha sheegan B/M hadii aanad isa sheegaynin magacaaga oo sax ah aniga waad ogthay meshan waxa i maaga qaar xijaab iyo kanshali wata oo indha shareer xidhan nin rag ahi iimabasoo badheedhi karo waayo wuu i garanayaa hadii aan ogaado wuu ogyahay in aan mar uun goolad ku sugi doono.

  51. Derbi,

    Eeboow cunugaan dhela waaba ku dhibyee. Hadoow geberta iga soo doonto waa ku qasbanyahay in oow is sheege bal noo sug. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  52. @Darbi horta nin weyn baad tahay oo aan aqli u hadhsaneyn,waxana waa laguu dhaamaaaye adeer wax dadka u faaiideeya soo qor.Ma cuqdad Maxad Case ayaa ku haysa,waa maxey waxan aad forumka ka buuxisey!Hadaladaada waxa ka mida Saylici waa umul,Saylici waa this and that,Tallman ma aha Bahabar Muuse,dadka waxa ay ii soo xidhaan indho shareer,Ciise iyo SNM waa heshiis,ETHIOPIA Ayaan ku darsaanaynaa .Ok markaaa hadeed waxa aan kuu bilaabayaa dariska aad iga doonayso.1 Why aad so interesting ku tahay Da’deyda,Magacayga oo buuxa iyo meesha aan ku noolahay!Lol walee dad waalan oo dharka uun xidhan baa jooga aduunka.Darbiyaay horta waad cay badantahay fulayna waad tahay.Maantana Saylici baad ku sheegtay Caruusad! Then adna naag baad tahay aan raganimo laheyn, oo sidii dumarka ba ayeeyda gura waxaadna u egtahay Islaan Reer Nuur ah oo Xaafadda Leer galaysey lol,markaa Ciisahana cayda ka daa yaaney Reer Nuurka soo tarxiiline.

  53. @hani,thanks huuno,laakiin Holland waa iga fogtahay,,hadaan Reer Europe ahaan lahaa waan u soo cararai lahaa inantaas aad i siin rabtay.

  54. MIISS darbi Leer waa xaaafad ku taala Djibouti oo u dhaw Burco Kibir in case aad waalidaadii ila soo gasho.

    • Hiildan Fadlan Caruurta afka ku baranaysa meesha fadlan ka saar commentskooda.inama yay yar oo Jabuuti kulaylkeedii iyo qaadkeedii wareershay oo arkay wax la yidhaahdo Internet Illahayaw sharkooda nadhaafi.

  55. tallman

    halkaa kaga wad karbaashka hana ka daalin ilaa naqasku ku wada dhago……bidaartana sky ku dul ciyaar…

    qui sème le vent, récolte la tempête

  56. Habooneey.

    Nooci Mr. Durkiye sheegay baad tahay kubada labada dhan u ciyaar kkkkkkkkkkk. Jaw manaanan ogaan meesha sadhu ka quruntay.

  57. haniyeey

    Durkiye ciduu sheegay aniga maaha waa carsaanyada,

    Tallman bilad sharaf ayuu iga mutaa… walee geesiba u soo baxay m/case…

  58. habar gidir samaroon u kala hiilinaysa yaab maxay ka faa idi mise sheeka deedu waa snm nacab ay meesha u soo gashay viva snm miis moofo

  59. Mr. snm,

    Anaa meesha kuu fadhiyo oo Naag Irir kula ah kuwa habargidir u niikinayo waa waan istaagi la’ehee aan cararno. Dhamaan inta sharafta leh ee Irir Samaale waa laysu imanayee walaltinimadina way soo labanaysaa. Wanaaga uun aan ka talino kii Mooriaan u niikiyo iyo kii dagaal sokeeye u niikiyo waxba sheegi maaayo hilfaha ayaa loo laabayaa. Geesiyada Irir Samaale cid aay u joojinayan ma jiraan. Hadaay TFG yihiin ama Djaboutian, Somaliland, Kiliklka shanaad ilaa Kenya gacmaha ayaan is qabsan doonaa mar dhaw and we gona role the world. Calamadeena ayaan ka suraynaa goboladeena one nation one god. Ayaan noqonaynaa gobolwalbana isagaa is maamulayo. Viva Somalia.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: