Ahmed Arwo
Enemies are coming from all directions. They rest not a minute. They are united to destroy Somaliland. To them harming in any place and manner is a target. We are in cross roads. Be aware within ourselves regardless of social status, always there are those who share with us the name, the colour, and the nationality, the tribe and the clan, yet they join our enemies for material and short term gains. They short sell our dear Somaliland
We forgave but not forgotten, the destruction of our cities, the killings of innocent citizens including thousands of children and women. We seek no revenge. We did that not in position of weakness but on contrary, we choose stability and prosperity to mayhem of war and famine. We rebuilt our country without help from abroad. No one but with our brain power and muscles and the grace of Allah, we established a democratic country where rule of the law is the norm, where governments are voted in and voted out.
We are enemies to no one, and we wish all for peace and development. We love friendship with all, respect our neighbours and seek their collaboration for the peace and progress in our region. We love Somalis to live in peace and high quality of life in all their countries. We demand no more, no less but to be left alone in our own affairs, and ready to cooperate with all for the benefit of the region. We put ourselves to the same level of others, neither above nor under. We are realistic and build our aspirations on the reality on the ground. We believe that truth will defeat lie and right will succeed over wrong no matter how long it takes.
Nowadays in this thriving democracy, the peaceful oasis of the horn of Africa, there are waves of new political associations licensed to partake in the coming local government election due soon. Others were disqualified by the Licensing Commission of Political Organizations. Disqualified organizations are not content but believe let down by the authority. Rather than jumping into illegal acts that may mitigate our security, there must be proper and legal complaint process to redress this situation. On the other hand it is incumbent upon the Commission to explain to each and every organization where it failed and how, in a transparent and credible manner. We have all to respect the law and the law must show equality and impartiality. Let us join hands to solve our difference by listening, consulting widely and finally leave the legal process to conclude and close this tension. We should avoid anything that our enemies can use as a fuel to harm our stability and unity. Be aware that they prey on our differences and add salt to all our pains even to minuscule bruises.
Love your brother for all that you love for yourself. That is not my saying but that of our blessed Prophet PBUH. Fetch no more, by following this Hadith, there will be peace in Somalia and all over the world. There will be no jealousy but love, no discrimination but equality, no oppression but justice, no cruelty but kindness, and no conspiracy but trust. Alas, we look remedy where there is none and ignore the prescribed medicine for all our social malaise…our beloved Islam. I never saw 10 words as useful as this Hadith. Follow it and you will see change in your entire life and the same applies on national and international level. I feel at peace with entire humanity by following this noble Hadith.
We need to be more realistic. Somaliland is so much different from Somalia. In Somaliland there is functioning institutions built on democracy, elections concluded by the free will of its citizens. Stability is earned and it fuelled rapid and healthy economic growth. The Somaliland government has so far succeeded its fight against Piracy & terrorism. All these are alien to Somalia. The gap is so enormous the best they can be is two independent and sovereign neighbor states. We have to give a credit where it is due otherwise we will not be so much different than those who are creating chaos in the region.
We, in Somaliland all (Government, opposition and civil societies) agreed to talk to Somalia seeking separation and realizing two Somali states with full sovereignty. That doesn´t mean Somaliland has to get a divorce certificate from Somalia. It doesn´t need one for she divorced Somalia and made their marriage null and void 21 years ago. Two decades after, no sane person can talk about divorce. The agenda must be how we can help each other to the benefit of us all. What role can we play in the complex and strategically important regional politics? We need to address the issues that touch the lives of our people. The peace we need the market we ought to create, the defence and security cooperation we lack.
All will be done when each one respects the Hadith: love your brother what you love for yourself. No fraud or force needed but consultation and dialogue. With two friendly states we can accomplish more positive products, socially and economically, than having a shamble of one state where we slaughter one another. Let us be frank to ourselves. We can be brothers where crossing boundaries are simple and open, where citizens can settle and trade in which state they choose. We can copy the system that works in European Union States where neither nationality nor language differences complicated the travel of goods and people within the Union countries. It will work for us easier for we share language and religion. Think positive and think bright. Make the available best option your target. Don´t dream the unreachable. The dream of Greater Somalia where all five Somalis united under one state is unthinkable at this time and point. Let generation to come, seek that dream in better times. Today win over yourself to love your brother what you love for yourself.
Make Somaliland and Somalia two independent states with open frontiers where goods and people crisscross freely. Let that sense of brotherhood extended to Jabuti and eventually to Somali Zones in Ethiopia and Kenya. Move onward and look no more behind. Think how to build a better, prosperous and peaceful Somalis who will be respected as contributors to world development and not parasites and terrorists. We can do and we should do.
I believe majority of Somalis share my opinion but most are silent. Let the silent majority raise their voices. For their voices will bring nearer, the peaceful solution we need for our future.
This article represents no one but my own self. It is personal and it is from my heart full of love and sense of brotherhood for all Somalis.
http://www.americanchronicle.com/articles/view/276448
Ahmed Hassan Arwo
Somaliland Presidential Economic Advisor
Categories: Warka (News)


Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
haloo diyargaroobo malintii aynu garanay xaqeenii 60kii lainaga aasay ee marlabaad aynu garanay in boodhka katuno waxanaynaa midhaha xoriyada iyo haykaldowladnimo 18 may malin ku suntan dhiiga qofkasta oo slander ah waa hadii urun isu sheegay indhana aanu kaqar sanayn xaqiiqda sland maanta tagantahaya
UGAAS HIRAAB 1733 -1750
Markaan dib u eegno wixii ka dhacayay Boorama waxa cad in kooxi isku dayday inay qalalaasso abuuraan si loo rido boqortooyada ugu faca weyn Soomaaliya suaasha igu soo noqnoqataa waa ma guulaysteen mise waa waan ka guulaysanay,
Ugaas Hiraab waxaa la boqray 1733 hooyadii waxa la odhan jiray Faayo Aale Boore wuxuu ahaa nin aad u dheer taag daran mariina ah socod badan aan daalin fahmo badana .Tolkii aad ayay u jeclaayeen wuu qosol badnaa cadho yaraanamana ahayn nin baqa dagaalka wuu nebcaa wuxuuna odhan jiray wax lagu noolaado waxaa ugu xun colaada haduu khilaaf maqlo khilaaf dag dag ayuu u baqtiin jiray intuu noolaa dagaal lalama galin Gaalida ama Oromada/.
Maalin maalmaha ka mida waxa dhacday inuu seexday geed reerka agtiisa isagoon haysan wax hub ah halkaa ayay ku ogaadeen gaaligu inuu kalidii yahay kuna dileen sanadkii 1750 waxaana dilay ninka la odhan jiray Kaluuba oo ahaa abaanduulaha Gaaliga………
Beryahan waan mashquulay sooma galin laakiin soo noqday aniga iyo ugaaskiiba ha ila yaabina haday dhamaan laayihiin ugaasyadeenii iyagaa tiro badnaa waxaan rajaynayaa inaan meel dhexe joogno way fiican tahay ummad waliba dhawrto sooyaalkeeda taariikheed lana fahmo sababtaan ugu waalanahay inankan inala jooga The tall and handsome Cabdirashiid kkkk
Nimankan la magac baxay Somaliland waxan ay maqaalka ku sheegeen ey inoosoo malmaluuqeen waxba ka fahmi waayay kkkkkkkkk,Carwana in dumarka loo baxshaan moodayaykkkkkk,qosol looma dhinto waan ka gaabsadaykkkkk
We forgave but we did not forget. Is that the theme of the writer? Somaliland was not created in the premises of I forgive you so let us move on. In contrary, it was created in an agreament of being inteligent and seeing that there is no benefit in the barrel of the gun but hand shake and looking forward. Let us not make it look like that the blood of one group was more sacrate than the other. If SNM honored their blood to fight against the demonis from the south, what about the inocent civilians that they shed their blood who committed no crime and was not even part of that regime. I just agreed with him with one thing, there is no need to think of going back to devils in the south. Leave that one for the losers. I honor where I came from and I don’t dance for the benefit of the others like Riyo State.
Godan, aduu shaqada talada ugaas yadaad ku fiicnayde in aad hawlahan kale dhax gashaba ma ahayn. Aad baan uga helaa taariikhda aad soo bandhigto. Halkaa ka wad laakiin xasuus now in aan bud iyo bakoorad badh jaban hud kuula joogo.kkkkkkkkk
Salaan sare dhamaan godan mid qaas ah.
Aniga af ingiriis ma aqaan hadalkuna aad ayuu u dheeryahay lakin waa yaabanahay kkkkkkkkkkk. Marunbaa eboow xeey tahay hee shaydanka koofur ka jiro iyo waqooyiga malaigaha eh hadana iska cabadaayo sidi eeyihi ciyaalka gangistarada americanka aay isku gu ururi jireen meel oo midba kan kale cunaaye. Eebaa ogoo waa la yaabay!. Hadana gangisteradaas eeyaha kuwa kale cunaayo waaba ku xaragoodaane day hee. Askarta poliska eh aa soo weerarto oo eeyaha kala badbaadiso ciyaalkaasna qab qabato oo maxkamadeeyso kkkkkk. Filimkaas waxaan ka fiirsaday Discovery chanel. Waxaad qortay iyo cutubka dheer ood u jawabeyso filimkaas aa ii daarmay flashback camal nooh kkkkkkk. Yaana lees rifin hee igaarka Cabdiqaniya hala xushmeeyo yaah.
Darbi,
waxaan akhriyay sida loo qaybiyay odayasha dastuurka Somalia ansixiniya. waxaan la yaabay shaxda wax loo qaybiyay
waa kaaf iyo kala dheeri. markaa adiga iyo anigu hal mid uun baan ku heshiin karnaa in Awdal aan ka hoos saarno Somalia
iyo Somaliland. oo aynu la tagno buuraha eelo dabadeeda oo aan ku soo tashano sidaynu ka yeelayno iyo meesha aynu ku tarayno. hadii aan aamusno kolba wax yar oo aan kuu qalmin ayaa lagu siinayaa. inaguna waynu isu daalnay. kuwa Somalia weyn daba ordayoow waxoogaa biriiga qabta oo ha na waalina. waxaan la yaabay meesha maa somliweyn ayaa wax qaybinaysay mise Sillanyo. bal shaxda eeg.
Samaroon danbe oo meel wada fadhiisanaya ma jiro waa sida loo kala guuray cid cid aaminaysa ma jirto ha daalin maalin ayay dhawayd taasi waana la dayacay waa waxa la kala qaado ha wadhlayso
Fariid suaal adiga Derbi meesha maba joogo kaga darane nin Idoor ah ayaa meesha ku baroortaye maxaytahay hoostan waxaad ku soo qoratay loomaba jogo oo Odeyaalba lagama hadlayee ooyin orgiga ka wayn baa meesha ka dilaacdaye kkkkkkkk. Hadaanse kula qaado oo aan Odayasha ka hadalno ma ruux Somaliya oo aay shirka Odayaashani dan u gu jirtaa jira?
hani moofo maantaad baday oo dastuur mahiigo sito oo abgaal iyo majeerteen power siinaaya habargidirna argagaxiso kadhigay baa du sha lagaga keenay habrgidir sida fiinta ayay uga qaylisay ileen dadgara ayuu bawarsiinay sida aan cutubyada qaarka akhriyaya sidalka amadax uga noqdaan dad cilmaaniyiin aha ayaan xirsi oo kale iyo qaar ka loo badan markaa manta karahagii iska fuul ilaa badhaxlay iyo kulaylkii dhusamareeb xamar waxnba ku mayalaan bbyyyyyyyyyyy hani abaayo mcn swaan ku jeclahay hablaha reer xamrku reer waqooyiga aad bay u ga heelan kkkkkkk
I agree with the writer.This excellent true article hypnotize me.I went out last week to vote fot our Premier,it was 8:30 am and A Somali man told me ” Salamu Alakum” I replied Wa’alakum Wasalam then he introduce himself to me and I introduce my self to him.After a while he asked me If i’m from Somaliland,I replied,he continued the conversating asking me this question”Ma Isaaq baad tahay” I said no I’m Gadaguursi,to my surprise he told me he never heard my tribe,I was really pissed off of his ignorance and I asked him” And what is your tribe then” He said that he is A tribe called”Sheekhaal” And arrogantly I said to him how come you know just Isaaq,there are many tribes that live in The North.He said that majority of South Somalis automalitally think you rae Isaaq if you are from Somalilandand he was not the first guy that I heard saying that,to my surprise his wife said to me”Eddo Reer Waqooyi oo dhan Isaaq lee ka kasaynaa” I just nod my head and went to the ballot box voted and drove back home.
ATN:Sorry about the little gramatically incorrect words,It was a type error but anyway,The Gadagursi superior existence lies in Somaliland not in Somalia,so we have to think twice all the time..”Nin diidey jiritaankayga adna diid sarayntiisa”.
Or it was like this”Nin diidey sinaantiina adna diid sarayntiisa”.
” We are enemies to no one, and we wish all for peace and development. We love friendship with all, respect our neighbours and seek their collaboration for the peace and progress in our region. We love Somalis to live in peace and high quality of life in all their countries. We demand no more, no less but to be left alone in our own affairs, and ready to cooperate with all for the benefit of the region. We put ourselves to the same level of others, neither above nor under. We are realistic and build our aspirations on the reality on the ground. We believe that truth will defeat lie and right will succeed over wrong no matter how long it takes. “, great and powerful words full of wit and wisdom which makes mountains to move, rocks to soften and winds to calm.
Ma erayada waxaasoo murti ihi ku gadhoodheen ee nuxur fatahay, ayay HaniMuufo-na baroor ku sheegtay! Aaah! Aqoonay waxba ha tarin, baroorayna xaal laba jibaaran qaado.
Ilayn murtaa i seegtay waan dagdag badanoo akhriska dheer ma jecli hadaanse wada akhriyay waa maqaal culus ……
Thanks Godan. Waynakaa haddaba, waynakaa! Haddaan jaanta iyo jiibtaba isla helnay.
Somaliland waa dalkaygii kkkkkkkkkkkkkk
Godan, lama huraan waa caws jiilaal. Kuwan awrka cirka arkay ayay jar kaa ridin.Taariikhda Ugaasyadana inoo uruuri wa dhaxal gal eh, dalkaagana ha moogaanin.
Thanks Caraale I will always be a Somalilander ……
You are welcome princess Godan.
Alla Gudoon iyo Aisha xageen ka galaayeey asxaabtaydii daaraha cirka laga dhisay kkkkkkkkkkkkk,ninyow waad i waalaysaa kkkkkkkkk luqada carabigana waad dhamaysee saad u sharaxaysay xadiiskii maalintii ayaan xasuustaa
Princess Godan, thank you for your positive attributes about me. There are two types of people, leaders and followers.You are natural born leader. You are NOT supposed to follow them they have to follow you. If they don’t, don’t worry in the long run they will come to their senses when they couldn’t find the imaginary camel in the sky then they will follow you. Believe yourself and follow your wits.
@Carraale I hope you converted her for good but re you sure that she will show you another color.Lol Welcome Godan and keep loving your country.
SNM
Anigaba waa idin jeclahay reer waqooyiga laakin. Waa ku adagtahay ruux Isaq ah in uu fahmo waxaan kalarka iniiga haysto lolz. Ilaa aad soo hoyataan howshanan aad i geliseena ila walwaashaan howlahan aad i geliseena iga dabaalisan kalarkaan iniga. MJ na waan wadan oo asaga dan ayaa iigu jirto. Dantaasna kuuma qarxinayo. HG na hadeey sida fiinta u ciyday dembigey Somali ka gashaa geedaha ka badan. Waana in aay ogataa in aay derejo lahayn oo aay dhulkii, hantidii, sarayadi koonfureed, beerihii, Shacabkii, hidihii iyo dhaqankii, kaydkii dabiiciga ahaa iyo kii dad sameegaba ahaa iyo waxyabo badan oon soo koobikarin. Xaalufisay sidi guutooyin anyax ah oo beer dooga ka soo dul dhacay. Inta kalood sheegtayna afkaan waaxan kaaga jawaabi maayo waan qosli.
Caraalle,
Ingiriis lee maaha aqoontu intaan qaaday waxa meesha ku qoran ayaan afka dhajka u bedeshay waana fahmay xabad xabad laakin ninka been uu sheegayaa. Wuu ooyaayaa guduhuu ka barooran wixi uurku hayn waayana afkaa soo xada.
Anuu in Somaliland aay burburto wax dan ah oo iigu jirto mallahan. Laakin Somaliland waxaysan ahayn ayeey is mooday. Somaliduna waxay ku mahmahdaa. (Baqashi farda la daaqdo faras baay is moodaa). Waana la socona aduunkuna wuu la socdaa in Isaaq abaal naga dhigan uuna ku lugleeyahay burburka koonfureed. Qayb libaaxna ka qaatay.
Laakin raganimo haday leeyihiin haka baxaano arinta soo foodsaartay. Anagu wax walbo oo adanuhu u bahanyahay waan haysana. Laakin nabadgelyo la’aanta ayaa na dhantashay. Bilo shido way dhamadaan. Somaliland uma baahnin lakin nin walbo wuxuu galay ayaa laga gudayaa.
Cid aay ka maqantahay oo reer koofurihina ma jiro. Laakin inagu godki sireed eey qodeen hadeey ku dheceen maxaa nooga gidhiish ah?
I strongly disagree with Caraale and Talman that this article conveys a message from somaliland feelings. He started with, there are those who share with us the same country colors and so on but to be our # one enemy with us. And again he continued to say that we forgive but not forget. This article insults our inteligence and we don’t need this kind of crab if we really want t build a country based on matual agreement. The somalia dayaal point of view, i really don’t pay attention to it because Somalia became a money making machine and yes the gangs sellected the lunatics that they can steer to their traps easily and yes only dambs will cry for going back to south and as I said before, i honor where I came from but for the Riyo state die hard supporters, how come you are not existing there as well? Keep dancing for Saado cause boys.
Looooool. Durkiye mee? Bucul balaa ka dulqiiday ee maxaa talo ah. Sacad Geele waa in uu ninkaa port ka shaqo ka siiyo hadii kale waa godob. Mida kale Caloow, ciise iyo samaroon somaliya way ku qadeen sida ka muuqada tirada odayaasha oo sheekhaal iyo laylkasaa kaa mudane iyakana maxaad kula talin lahayd? Mise xaalku waa hanbadaan ku dhargaa.
Ma Runbaa I am going to sleep, its 12:41am but I gonna ask you 1 question, this is just srticles that the writes wrote on American Chronicle and the writer is not representing the views of all The Somalilanders, so tell me where you disagreed?Do you reject The existence of Somaliland, would you sign Somaliland to be an Independent Nation if the UN in New York says”The recognition of Somaliland depends on a Gadagursi man called Ma Runba?”Well you’re attacking both Somaliland and so called Awdal State.Well this is the piece of the article that bothers you, the writer continues his article by saying”There are those who share with us the same color and so on but to be our number1 enemy”.He continued to say “That we forgive but not forget”.Ok, the lets focus short piece of your answer.You said” This article insults our intelligence and we don’t need this kind of crab, then you attack so called Awdal State which I dislike it too, but bro the writer means That Dictator Mohamed Siad Barre attacked, and airstriked them, them I mean (Isaaq Tribe), so since they are under attack, they have a right to fight back and infiltrate other Somali tribes like Hawiya to invite them to Diredawa City and ask them to fight against Siad Barre in Central Somalia all the way to Mogadishu and that happened.So in this case The writer is mentioning some tribes that were loyal to Siad Barre and killed thousands of them but he doesn’t mean The Gadagursi Tribe.On the other hand SNM killed thousands of the Siad’s people.Therefore, the writer is telling us in here that they don’t want revenge though they can do revenge, but he doesn’t mean that samaroon Tribe killed The Isaaq civilians back in Siad Barre’s era.About the Seemaal killings, good boy we can relate and debate when I wake up tommorrow(INsha Allah),other than that, salaam Ma Runbaa.
Viva Republique De Somalilande.
Correction:This is just an article,that the writer wrote on American Chronicle.
miss mOOFO WAXAN DOONAYAA 50 OO QOF MAGTOOD SOMALIYANA WAAN IMANAYAA WAA HADII AAD MAGDHOW KABIXINAYSAAN KHA SARIHII SOO GADHAY BEE SHA ISAAQ EE DHIIGOODA UDAADIDISAY SIDII AYMEESHA UGA TUURILAHAAYEEEN NIDAAMKII MARKA DALKA HAYSTAY MAR KAA WALI RALI GALIN LAIDIN KAMA HAY ANIGU WAXAN AHAY GARAB KAMIDA SNM WALIGAYNA KUMA FAKIRIN SOMALI KALAGODO LAKIIN QASWADAYAA SHA AYAA DIN KUBADAN
miss mOOFO WAXAN DOONAYAA 50.0000OO QOF MAGTOOD SOMALIYANA WAAN IMANAYAA WAA HADII AAD MAGDHOW KABIXINAYSAAN KHA SARIHII SOO GADHAY BEE SHA ISAAQ EE DHIIGOODA UDAADIDISAY SIDII AYMEESHA UGA TUURILAHAAYEEEN NIDAAMKII MARKA DALKA HAYSTAY MAR KAA WALI RALI GALIN LAIDIN KAMA HAY ANIGU WAXAN AHAY GARAB KAMIDA SNM WALIGAYNA KUMA FAKIRIN SOMALI KALAGODO LAKIIN QASWADAYAA SHA AYAA DIN KUBADAN
Aniga halka suaal aan waydiin lahaay Mr. Carwo hadoow jidka iiga horyimaado waa Qabiilada Somaliyeed oo dagalka idinku xasuuqay iyo kuwa har iyo habeen aad ka nasanla dihiin oo afarihiina in aay hal baacaad lagu lisay ka dhigaan. Waad noo qeexday xataa kuma waydiinayo waa ayo oo sadar muuqdo suaal ka dhan wan ogahay kuwaad ula jeedo.
Aniga aragtidaydu waxay qabtaa in aad wixi inigu dhacay aad Irirka koonfureed mid ka culus ku dhigteen oo in aad arsateen labo cali is waydiin mayso. Waliba ood garabkiini adinkoo soo indho cad midi aan aflahayn ku goyseen.
Hadaadan mushkilada caqliyeysan eed Koonfurta ku furteen aarsi ahayn. Maxaad nagu samayn lahaydeen sideese aarsigiinu u egyahay hadiiba cafiskiinu sidan u egyahay?.
Fariid
Waa runtaa ina adeer nin wax ila fahmaaya waxaa ku jira halkan waa kaligaa sida aan arkayo inta kale oo dhan waxay doonayaan inay Hargyesa u shaxaad tagaan oo ay gacmaha hoorsadaan ayay doonayaan oo ay cad quudheed iyo wax aan aynaan u qalmin ayay k mabsuudaan.
Somalia wax inoo yaala ma jirto oo koonfur iyo Walaweyn wax inaga saaran ma jirto adeer SNM oo aan jaar nahay ayaan kasoo taaganahay maxaa ii keenay Walo weyn iyo da aynaan is aqoon Awdal State anuu waxaan doonayaa iinay noqoto mid ku xidhan Ethiopia oo aan dhaqaale ahaan iyo waxbarashada,difaaca iyo meelo kale oo badanba aan meel u wada jeesano Samaroon ahaan waa inaan siyaasadeena ka goyno Somalia iyo Somaliland labaduba wax ba kuma haysano waxna inooma ogola sidaasi ayaa aniga ila quman.
Somaliland iyo Isaaq waxaa noo dhaxaysa aano dilal qorshaysan oo ka dhacay Ceelbardaale iyo Seemaal waliba waxaa intaa dheer Dilkii Kalabaydh laga leexdasaday dariiqa 7/11 Cali Bagaashle iyo rag uu ku jiray nabadgalyo na dhex taalo ma jirto ilaa midkayo reerka u hadho waana kan ee halkan kaa daawo
Isaaq cunaqabatay ayuu ku hayaa Dila iyo deegaanka Samaroon sidoo kale Awdal iyo Samaroona cunaqabataynta way la qabaan oo Borama iyo dhulka Samaroon ilaa Zeiylac waa laga horjoogaa horumarka dhaw jeena waa la cashuuraa oo ilaa 4 jeer ayaa la cashuuraa Samaroon oo baad laga qaadaa Berbera waa lagu cashuuraa oo Lawyacado waa lagu cashuuraa Zeiylac waa lagu cashuuraa oo Lughaya waa lagu cashuuraa intaas oo dhan cashuurtaasi kuma dhacdo jeeb ama khasnad Samaroon leeyahay ta Lawyacado waxay tagtaa Djabouti ta Zeiylac waxay tagtaa Nus Djabouti nus kalana Hargeysa Ta Lughaya waxay tagtaa Hargeysa ta Borama lafteeda Hargeysa ayay tagtaa oo cashuurta Borama Hargeysa ayaa lagu xereeyaa,Berbera hadii Samaroon wax kala soo dego ama ka dhoofiyo cashuur siyaasdo ah ayaa la saaraa markaa dhaqaalehiinii waxuu nqoday reer ba’ow yaa ku leh.
darbi samaroon
kkkkkkkkkkk hadii isaaq ka carartay waxan ku leyey hore usii carar cagaha wax ka day duqsi iga walee inaad kaga lidato xamar isaaq haday muqdisho taga is idhaahdan reer koonfur in yarbay inay shirki galan ujirayna wayo waxabay u wada foorarin lahayeen madaxa jacaylkay hoosta uga qaban isaaq hadaba anagu xamar hadan ku noqono xaqayaga diyaran helayna lakin anagan rabin abidna ku noqon doonine hadaad adu uxiiso qabto oradoo tag bal waxad katahay iyo waxad ku danbayn viva somaliland proud to be somalilander
Darbi.
kkkkkkkk sxb waligay maan arag nin kaa fudud. kkk
wuxuu yidhi “soomaaliya iyo walawayn dooni mayno” walaahi waad iga qoslisaa. Sowdigii shalay uun nalahaa “anagu soomaali wayn baanu rabnaa iyo calanka buluuga ah”..
ma markaad ogaatay in soomaaliya ay kaa kuraas badan yihiin Ajuuraanka iyo Banaadiriga iyo Jareertu ayaad xamarna nacday… belo
imisaanu ku lahayn waar laangaab looma ooyaana ayaad xamar ka noqonaysaa ee iska iimaanso Somaliland-ta aad mar walba madaxwaynaha ama ku xigeenka ka tahay eed ku leedahay shanta wasiir iyo sodonka xildhibaan (guurtida iyo baarlamaanka).
wataa afarta oday lagaaga daray madax dhaqameedkii ansixinayay distuur ku sheega reer koonfurka halka Isaaq oo ay ogyihiin halkuu ka taagan yahay 15 oday ay kaga dareen. Ciisihii aad odhan jirteen awdal ma degana ee abtinimay ku joogaan iyagana afartaa lagaa siiyaay afartoodii bay heleen.
reer Riyo-Satate intaad is leedihiin tolkiin Maxad Case ku xumeeya ayaad bohol afka la galaysaan..
bahasha soo dhaafa jufooyinkan hoose iyo badhasaabyada boorama iyo saylac eed ku meeraysanaysaan iyo naxliga dhexdiina ah oo ciyaarta bilaa naxariista ah ee soomaalida ka dhex socota fahma iyo inaad gaashaanbuur aad Isaaqa kula jirtaan ay dantiinu ku jirto.. sida ay u fahemeen dhamaan odayada iyo waxgaradka Samaroonku ee ay sidoo kalena u fahmeen asxaabta: Hiildan, Timacade, Fariid, Marunbaa, Ceebla iyo Haboon..
Waxa ka shaqeeya guud ahaan Geeska “Xeerka Kaynta” oo ninkii awood badan uubaa noolaanaya
Halkan ka akhrista liiska magacda iyo beelaha ay ka soo jeedaan gudida ansixnaysa dastuu ku sheega soomaalidu:
http://calankasomalia.wordpress.com/2012/05/06/liiska-magacyada-135-ta-oday-dhaqameed-ee-soo-xulaya-ergooyinka-ansixinaya-dastuurka-iyo-qabaailka-ay-ka-ka-soo-kala-jeedaan/
Walee waxa yaab ah in Banaadiri iyo Qashin ay 6 jeer iga kuraasi bataan Ciise oon kaga badanahay Somaliland ayaa 4ta la ii soo tuurey,iyagana loo tuuray halkaSsomaliland aan anuu in badan marna President ka ahaa marna Vice President.Markaa hadii Isaaq,Daaroodka iiga hiiliyey why aan Daarood iyo Hawiye u daba cararayaa!!Ethiopia da aad ku qarwaysana iyagaaba kugu qoslaya warileen mutacil baan ku moodayee dadkan islaamaha carabta kolba wheel chair k riixaad tahay Darbiyaay.lool.
Kkkkkkkkkkkkkk walee Raga Samaroon waa habar fadhida. Habar fadhidaana legden la fudud.
sc dhamaantiin
Hani aad baan kuu salaamaaya wallal lkn isku keenka iriri xagaa ka wada viva hanimufo iyo maraqeeduba
Hanni muufo…….Waxan sugayaa sida aad adiga iyo nimankan Isaaq magta ukala qaadataan. Aniguna warqadihii eedaynta ahaa iyo tabashadadii gadabursi ayaan sii diyaainayaa.
ninka Ahmed Carwo waxa uu qorayna waxba google translator ha u raadsan waayo gabigeedaba afar kalmadood ee hoos ku qoran ayaa sharxaya……Plenty of platitudes, pontifications, bluster and empty rhetoric and very little substance to support his core argument. The London conference has officially ended the attempted balkanization of Somalia, yet, there remains elements within in the Northern political establishment who will always maintain an ardent secessionist views. Fortunately Mr. Arwo and his ilk Arwo do not represent the majority view of Somaliland political establishements and rest assure that Somalia will unite again and Somalilanders will play a major role to put humpty dumpty back together again.
@Darbi…… Waan ogahay sida sawirkaaga ka muuqata inaad nin dhalin yar tahay, lakiin siyaasad xumadaada calool xumo ayaa laga qaadayaa. Walaahi waxa laguu qaatay inaad riyadii Awdal State ku jirto inta aad ka raadinayso xabashi iyo daarood inay ku taakulayso.
tima ade
hani mufo maga kala qaadan mayno oo waa kaa dhimay oo kugu dhimaye oo waa saldana irir samaale waa maxay janbalkaa yari dushaad wax ka wadi jirtee dushaa ka wad oo hiilqaran ma wada duulinee oo muse suudi ma ka sasabaa antigay ina samatar?
waxaan la yaabey nin dhan oo waliba la baxey Darbi Samaroon oo tuugsanaya Daarood ama Hawiye ama Ciise,sxb ma lihid miyaa ciyaal aad Aabo u tahay oo aad ka dhaadhicisid in ay Samaroon Siciid yihiin oo ay leegyihiin tiro ahaan Isaaq ama Daarood.Mise waxaad ugu sheekaysaa Isaaq iyo Ciisaa na gumaysta,war nin yar ma tihide waan kuu jeednaaye adeer tolkaa godob ha ka galin,kuwan Xamar baan aadaynaa lehna ee Samaroon ogaada in Reer Koonfureedka aad isku dhadhajinaysaan ay Isaaq siiyeen 15 Xubnood.Samaroona 4 xubnood loo tuuray,hadaba taasaa cad quudheeda,iyada oo waliba Isaaq leeyahay”Idinma doonayno kuwa halkaas tagayna nama matalaan”! Ama la bax Hiilqaran ama la bax Awdal State,runtii waad soo taabateene u hiiliya wadankiina Somaliland oo wax weyn aad ka tihiin,jagooyin waaweyna aad ka haysaan,una dhaqdhaqaaqa Ictiraafka Somaliland.
Laakiin hadii la inaku dul ictiraafo Somaliland marna idinkoo Awdal State ah marna idinkoo Hiilqaran ah then xitaa hadii Somaliland askari in lagu qoro laguu diido Madaxweynaad ka hadlaysaane Isaaqu xaq buuu u yeelanayaa ee aqoonteena aan ugu hiilino Ictiraafka Somaliland oo yaan Isaaq uun lagu eegin waa iga talo!
Tallman good idea aan u hiilino ictiraafka somaliland adiguse wiil isaq kkkkkkkk
Galbeedi, Dee bahasha irir samaale somalia bal mar ha yar gumaysto weeye dacwada aan aniga iyo Hannimuufo wadnaa. Anigu waxan hubaa inaan ka caadilsanaan doono daroodka. Ahmed Arwo markaa dee qorshaha irir samale ayey fikradiisu lidi ku tahay markaa waa in laga soo horjeestaa……….kkkkkkkkkk.
Adiga see camal waaye, muuse suudi maxaa keenay meesha, mogadisho cid aan Hannimuufo ahyn oo marti loogu yahay ma jirto. Iyaduna waa hore ayay member ka noqotay Hiilqaran. Samater is part of the northern pride and we should support his efforts whole heartedly. Samater markuu yidhi waa inaan somaliland iyo Somalia la isku horfadhiistaa dee wuu is caddeeyey dhinaca uu kasoo jeedo, ee bal waxan aan sugaynaa sida ay political establishment ka hargeisa u turjunto. Adigaana ugu horeeya kuwa inay support gareeyaan loo baahanyahay, madaama aad sheegtay inaad reer gabiley tahy, waayo dee gabilay markaan aqaanay tuulo ayey ahayd dadka deganina way yarayeen , therefore, you may even be related with the man…..kkkkkkkkk.
Talman, just for ciriousity about your point of this article, Said Bare was Daarood and Daarood was with Said Bare unless you blindfold yourself. So who are the other tribes you are talkin about? We fought to the teeth against each other and that is not secret but we silenced our guns and decided to to build a peacful community by the name Somaliland together though there are discrepancies that needs be corrected. Therefore, we don’t need this kind of rhetoric. There is no question Said Bareh abused them but SNM did the same mistakes as well. Let us move on and stop this kind of narow mindedness whether it is this article or his likes. By the way, supporting somaliland does not mean I cannot criticize it.
‘Ma Runbaa I was about 5 years old when Siad Barre and his Millitarry and The SNM and their Millitias were fighting around Zeila Area,The tribes I’m talking about are the Northern Darod Tribes that were fighting against The SNM.! But what I was trying to say was that Samaroon did a huge mistake when they allowed Issa to fight side by side with SNM,according to CIA Factbooks.Lets put this way why we supported a dictator on the first place,then wouldn’t you think that our neighbour being Isaaq will ask help for The Issa tribe and together that they will fight against us!.Of course we have a right to support whom we will but we suppose to support The SNM back in the days,because in my opinion,the reason that Issa fought along with the Isaaqs against the Barre Regime was to ask Isaaq to kick us from Zeila,God forbid that never happened and President Iggal(RIP) attacked Djibouti army in 1990ies took their prisoners and told them that the land belongs The Gadagursi Tribe .
And these re one of the reasons that I am a die hard Somaliland supporter.But you right we can criticize Somaliland even fight against them if they do injustice to us,so I agree 100 percent of what you said Mr.Ma Runbaa.
Mr. Marunbaa iyo Mr. Tallman intaad kor u baxdan heer Qaran ka shaxa. waxaad ku xiiqdeen waa hore ayaa laga bogsday.Somaliland odayaasheenni miyaanay 20 sano ka hor intay geed galool ah hoos fadhiisteen odhan xurguftii iyo collaaddii inna dhex martay si looga bogsado: wixii daantaana dabayshu ha qaado, wixii daantanna daad ku ha qaado. Dabeeto miyaan xaashi cad wax walba laga soo bilaabin. Somaliland siday ku badbaaday ee ay ku nabad gashay waa sidaa.Wax intaa loo dhaafaa ma jirto. Waa inaan hore u soconaa intaan raadkeenna dib ugu noqon lahayn.
@Carraale yes boss I agreed and Ma Runbaa and I are for Somaliland supporters.
I know that both of you are die-hard Somalilanders.
Anything that stay outside of Walawayn circle, I’m for it and yes a die hard supporter. We don’t belong to that out of their mind society indeed. I have seen their politicians, their future leaders and their past as well and gues what, i don’t see a light through the tunnel, at least for the coming hundred years and in that case I would not jeopardice the future of kids to fall into that black hole. for those who are dancing towards the clif, go ahead my fellows and it’s all yours.
Carraale,
Miisaana waad kuu soo dhejisatee waxan ku iraahdo garanba maayee. Labada wiil ii daa waa runtood oo waa jahwarereen. Adigi odayga ahaana waxaad kula talinaysaa in aay uurkooda ku qarsadaan waxa aay marqaatiyo ka ahayeen ee foosha xun. Iyagaa mustaqbalkiya ee ka daa dibindabyada hadadan wax dhiiri gelin wannaag san ah ama fikrad aay ku qancaan aadan u hayn. Ka daa bahasha iyagaa helayo wadada wanagsane.
Maahmahdan ayaan kuu soo xulay Carraale no hard feeling.
Carraale ii daa Marunbaa iyo Talman i need it both of them to have it hear.
Soft healers make stinking wounds
Proverbs: (1914) Soft (all) masters make stinking wounds,
ie half measures exacerbate the disease and eradicate its not. See Gardener II, 9: Soft masters desperate. A physician, the wounds from sharp zeeren and resources, as it needed …
Ingiriiskayga tabcanka ah ee dhowrka jeer la fasirayna haka nixin hadii wax qalada ku jiraan i waydii uun hadana dib baan ugu laaban oo afka Somaliga ayaan ku fasiri intaan Italian u qoro.
Waxaan u soo laabanayaa Mr Timacade iyo Mr Galbeedi-IsaqBoy.
Horta aan ku hormaro Mr. Timacade ninyohow horta meesha aan wax u wado aduun baa ila fahmay. Waadna ku mahadsantahay ujeedadaan ka leeyahay dialogan aan ku xiiqayna waa in Irir Samaale waji cusub la yimaado oo kan aay hada ku socdaan dhaama isna afgartaan waxay dhimanayeen oo aay aas ku jireen gebigoodba ilaa dowladii Siyaad Bare Guluf dhawday oo Ethiopia afka saartay oo nala caraabiye inagoon fahan arintana. Dagaal qiiradaysan oonan ujeedadiisa hore iyo tiisa dambeba aanan waxna ka garanayn ilaa iyo hadana aanan fahmin nala geliye. Hadana inagii ugu dambeyntii sidi isu cunay unugyada jirka markay is afgaran wayaan oo aay isla iyagu difaac isu galaan oo aay midba heee kan kale cunaan. Taana sayniska Europianka aan ka bartay ayaa ayaan ka mida ayaamahi 1995 cashir ku qaatay. Anuu ilinbaa iga daadatay waxana ku cararay suuli. Sababtoo ah inkastoo cashirkaasi dawo iyo unugyo kala barasho ku saabsanaa hadana Irir Samaale ayaa ii soo sawirmay iyo sidaay isu galayaan iyo cawaaqibxumada aay ku socdaan.
Cashirkaa aan qaadtay ee damiirkayga kiciyey wuxuu ku sabsana:
pathology
When the cell is too long, there will be exposed to the stress, cell damage may occur. …. where cells activate enzymes that destroy their own nuclear material. … membrane to self identification by the macrophages / phagocytes … Autophagy is used, damage to spills. Mr. Carwo xitaa hadalkiisa waa laga dhedhemin kara iskaba daa meel kale oon uradinee.
Hadaan u soo laabto Mr. Galbeedi-IsaqBoy.
Nimankaan waa walalahaaTimacade, Muuse Suudina, iyo Prof: Samatar. Muuse Suudina Profosorka wuu u bahanyahay lakin anaa u sheegayo oo Marna ina adeerkey yahay, Marna Abtigey, marna ina adeerkeey, marna ina abtigeey. Kaaga darane waan ka curadsanahay kaba sii darane shaqshi ahaan ayaan u aqaan, gurigiisana albabkiisa laygama celin karo oo gaarkiisa ayaan dhabanada ka dhunkan markay i arkaana Allbaabka ii balaq,i oo walaladeey ayaa Isagaba intuu hurdayo shift isu bedela. Laakin in aad nuxurka u jeedada dhadhamisaa aayaan fadlan kaa codsanaya oo uusan. Fudeeyd Isaaq ku qaadin.
@HaniMuufo, ii noolow abaayo. Hawl adag baad ku jirtaa. In lagu rifo maahee waa in laguu garaabaa.Kollay waxaan ogahay, marka kaftanka guud la dhaafo ee runi run tagto in dhankaad iga jirto aan la iiga soo dhacyn.
Marunbaa,
Waxa Wanlewayn tahay adna waa tahay lakin isma ogid. Hadii mid qaldanyahay kan kalaa ka ronaado oo yirahdo is qabo. Laakin waad ku dawanaysay 21 qaladkooda waliba dabka baxayaa dogobyo ku tuurtay hadana waa iila soo indho adagtahay in aan xumahay come on.
tima cade
sxb aad baan kuu salaamay intaa ka bacdi dee hiilqaran anuu hortaa taageeray ilaa hadana waan taageerayaa oo anaa ugu horayn becouse ahmed samatar abti baan u ahay oo aqalkay
dhexdiisa ayuu ku dhashay waa ninka qudha ee aan is leeyahay umada somaliyeed isaga ayaa bad baadin karaa marna waa inadeerkay oo waa nin dir ah haduu qabtana waa ii sharaf ana aad baan ugu taageeraya lkn waa hadii la fahmo isaguna tolkii irir samale u dhex galo oo samalidu waxay tidhaahdaa . toos nin laa u gal gasha tolna wuu irkiyaa .
Gabilay sxb manta boram ka dad badan ee goormaa dhulka kuugu danbaysay mise waad ilawday in aan reer qodaal ahy oo aan duamrka 4 afar uguursano loolz
HaniMuufo
salan runtii hadaad aaminsan tahay irir dad ha noqdan oo ha is fahmaan taasi waa mida aan anba jeclahay ee aan is waydiiyo goormaad arki runtii indheer garad baad tahay lkn marar uun baad yara qasataa oo aad wax walba soo galisaa lkn qadiyada irir ha is raco waa tan wax ku ahay adna wax aad ku tahay muqdisha adaa ii jooga hargaysana anaa kuu fadhiyaa
isaaq-boy iyo anigu 2 shaqsi baan kala nahay runtii ee hiildan baad waydiin kartaa xitaa umalyn maayo in aan isku wadan joogno
Galbeedi kkkkkkkkkk,
Iga raali ahaaw hadaan IsaqBoy kugu qalday anuu waan ku yara dawaqmay. Marna aduu baa i rifa marna IsaqBoy waxaan is iri labadani waa isku hal qof. Laakin hal wax baad ku kala duwantihiin. Midna sida dhalinyaraduu u hadla midna sida Odeyaasha kkkkkkkk.
Teeda kale waad ku mahadsantahay in aad igu raacsantahay Irir Samaale waayo waxaad tahay waad uun tahay. Wana lagugu soo weerari waana lagugu xushmeyn, waa lagugu jeclaan ama waa lagugu nici. Marka maxaan ku diidnay in aan isla shaqayno. Jawaabtuna waa is afgaran waa iyo wadashaqayn oon naga dhaxayn iyo mid walboo is moodo in uu isku filanyahay. Laakin xaquuqdu waa in ilko wada jir wax ku gooyaan midigi na hadaay maqantahay bidixu u macluusho.
Marka mahadsanid bro barasho wanaagsan hada waan ini kala garan karaa IsaqBoyna waa nin uur wanaagsan lakin in uu irifo ayuu jecelyahay hadaan Idoor iraahdo kkkkkkkkkkk.
hanimuufo abaayo horta irirnimadu maxay soo kordhinaysaa aad adiga iyo galbeede isku racdeen .
anaigu waxaan aaminsanahay mar hadii irirnimadu ay faaiido keeni wayday malmihii loo baahnaa in maantana halkaas lagu dayo oo aan wxba laysku mashquulin.haddise aad ku adkaystaan in irirnimadii lixdamaadkii la smeeyay dib boodhka looga jafo dee maxaad ku diiidaysaan laba boqortooyo oo reera irir ah oo midna hargaysa ka taliso midna muqdisho.
waayo marka somaliya degto ee nidaamka sxaabta badan la qaato waxay ila tahay in aad atarka koobaad k noqonayso haniyeey adoo magacii irir haysta ana xgyga cid igula loolamaysa ma jirto .
NB. bal faaiiidad irir ee aad hyso hani noo faahfaahi aynu markaas k doodno labadeena fikradood ta saxa ah
@Galbeedi…..Walaahi Ahmed Samater knows his politics and he will surprise alot of people who are not taking him seriously at the moment. I am glad that you are a comrade in arms. Welcome aboard brother. Gabiley waxa iigu horaysay iiguna dambays markaan fourth gradeka ahaa oo aan visit u tegay, dee waa ayaama samaankii. Dee hadana laamigu dhinac buu ka maraa baan filayaa oo waxbadan magaalada lagama arko, lakiin waan fahmayaa qodaal waxa aad uga jeedo ” densely populated”.
@Hanni Muufo…….I dig you sister…
Cakuye, Caku! Oday Timacade, ma sindheerbaad noqtay? Waa maxay waxa kaa soo yeedhay mise waad hoobaynaysaa?
Caraale…..maya ee wax walba waa caadi, oday timacade baryahan taraaraxa wuu iska ilaaliyaa. I dig hannimuufo as in I like her ideas, I get her ideas, I understand where she is coming from, I feel her vibes……. War ninyahow yarta mawjadahaygii baa isku xidhmay oo wallahi way fikrado fiicantahay oo dee adiguba waadigaa caawa xubigeeda la doobinaya…….kkkkkkkk.
hani iyo tima cade halkaa ka wada
Timcadde, Haaahey, haddaan hooyaa! Waan gartay. Waa si wanaagsan. Hambalyo ku leeyahay.
Carraale, Galbeedi, Timacade, IsaqBoy, SNM iyo dhamaan inta Irir Samaale fikrada ah igu raacsan waan inii mahadcelinayaa.
Xasan malmahan waan yar dalanahay mar kale ayaan si aad u wanaagsan kaga shekeynayaa fikrada ka dambaysa Irir Samaale. Irir Samaalena isagu iskii isuma soo raadsan 1960 dad kale ayaa isu keenay. Laakin waa sheeko dheer oo ka sii dheer tii silsilada xaydha marka waa inoo markale igana raali ahoow. In aanan si hufan kaaga haqabtiri karin waxan damacsanahay.
thnks hani muufo waxan sugaaba waa intaas aad sheegtay