Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Ilaahoow Raxmaanoow, Raxiimoow Naxariistii Janno Ka waraabi Aabahaygii ad iga qaaday ee ad nakala qarisay maantana ku jira qabriga, anagana Ilaahoow nooga daba naxariiso
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Waxan Eebe uga baryaynaa marxuunka inuu caddabal qabriga ka nabad galiyo, intiiehel ka hadhay ee uu ugu horeeyo walaal keen Hiildan uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Intaa ka dib waxan soo jeedin lahaa, inagoo ixtiraamayna walaalkeen Hiildan , murugadana la qaybsamayna in aa joojino qoraalada doodaha ee aan halkan isku dhaafsan jirnay ilaa 3 cisho ugu yaraan.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Ilaahay ha u naxariisto suldaan Yuuusuf caateeye ilaahay janadii farduusa culyaa ha ku karaameeyo., dhaamaan qaraabdii ehelkii iyo dadka uu ka tagay ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.(indhu way ilmaynayaan qalbiguna wuu murugoonayaa laakiin oran mayno wixii rasuulku inoo sheegay maahee . , run ahaantii waan ka murugoonaynaa tagidaa suldaan yusufoow)
Inaa lilaahi waa Inaa ilayhi raajicuun
Ilaahay ha u naxariisto Aabo ilaahay Samir Iyo imaan ha inaga wada siiyo,qabrigana ilaahay ha u nuursho taas ayaa inawada sugaysa huuno
Ina Lillah Wa Ina Ilaahi Raajicuun,Allah(SW) Janada ha ka waraabiyo Aabahaa Suldaan Abdiqani,Qabrigiisa Allaha Nuurul Calaa Nuur ha uga yeelo,Daaqadna Janada ha uga furo ilaa maalinta dhamaanteen la ina soo saarayo Janada Fardawsana Allaha galiyo.Hana u fududeeyo Suaalaha Qabriga amin,adna u ducee 5ta salaadoodba Alla waa aqbalaa ducooyinkee,hana kaa siiyo samir iyo iimaan adiga iyo reerka oo dhan kuna kulma Janada Insha Allah.
Waxa ixtiraamka iyo sharafta ay ku jirtaa in aan joojino dhamaan doodaha siyaasadda ee aan halkan kaga wada hadli jirnay sida uu sheegay sahal ilaa 1week bbaan odhan lahaa anuu,anagoo la qaybsaneyna geerida la soo gudboonaatey walaalkeen Hiildan.Salaamu Calaikum.
inaalilah wa ina ilaahi raajicuun.
c/qani walaal ilaahay aabo ha u naxariist adiga iyo intii kale ee ka hdhayna samir ha inaga siiyo isagna ilaahay qabriga ha u nuuro amiin amiin amiin
Dhamaan anaga oo a dhalin yarada degan dalka kenya waxan tacsi tiran yale u diraynaa Cabdi qani geerida ku timid abahi Suldan yusuf suldan catey waxan ilahay uga baryaynaa inuu janada fardowsa ka warabsho qarabada iyo ehelkana samir iyo imaan allaha ka siiyo AAMIN AAMIN INAA LILAAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN
inaa li lahi wa ina ilayhi ra jucuun
alleha naxariistii jano ka waraabiyo isaga iyo dhamaan umada muslimiintaa intii ka hadhayna ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo bro inagana ilaahay ha inooga daba naxariisto incha alleh
ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ku baxay marxuumku, hiildana waanu la wadaagaynaa tacsida ilaahay ha kuu adkeeyo qalbiga isagna janadii fardousa ha ka waraabiyo.
inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun!!
INAA LILAAHI WA INA ILAAHAY RAJACUUN, Tacsi ku socota geeridii ku timiday caaqil yuusuf caateeye faahiye waxaan eebe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samri iyo iimaan ka siiyo qabrigna ilaahay u balaadhiyo amiin amiin
aniga oo ku hadlaaya magaca reer cige guuleed
Samir iyo imaan Cabdiqani, aabanana, Eebbe ha u naxariisto. Janadaii Fardawsana Allah ha ugu deeqo. Adiga, ehelkaa , qoyskaaga iyo qaraabadaada iyo idaylkeenba xerta Hiildan Eebbe samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
Waxaan soo jeedin lahaa sida ay dad kaleba soo jeediyeen, inta tacsida lagu jiro illaa dhawr maalmood aan hakinnu qoraaladii iyo doodihii innoo caadiga ahaa.
انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
يا أيها النفس المطمئنه
ارعي الي ربك راضية
مرضيه.
Walaal Samir iyo IImaan
isagana Janadii Fardawsa Alla ha ka waraabiyo
AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
imaa lilaahu wa inaa ilayhi raajucuun
walaa cqani aabo ilaahay janadaii rafdawsa ha ka waraabiyo isaga iyo umadii nabi maxamed calihi salaam annagana ha inooga daba naxariisto
adinkana samir iyo iimaan ha idinka siiyo
aaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiimaaaaamiin
ilaahay qabriga ha u nuuro oo waasac ha uga dhigo
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin
allaahay ha u naxariisto suldaan yuusuf caateye faahiye oo ku geeriyooday magaalada jabouti illahay janadii farowsa ha geeyo amiin qabrigana ilaahay ha u nuuriyo amiin amiin noolaba waa kuu dhintaa .. abdiqani yusuf cateeye walaal samir iyo iimaan dhamaan qoyska yusuf caateye oo dhan meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibad … waxaan so jeedin lahaa in ilaa 7cisho aan wax siyaasad iyo qabiil la isku dhaafsan inta tacsida lagu jiro dhamaan asxaabata meeshan iska kaftanta markaa intaa ay tacsidu taalo walaalayaal yana wax yaalaha laga sheegaysan oo hala sharfo geerida noolaba waa kii dhintaa walaal markaa fataxada ha loo aqriyo walalayaal dhamaantiin … .i..
Innaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun…. waxaan tacsi hawadda u marinayaan dhamaan beelah gadabuursi meelkatooy joogaan waxaanan uga tacsiyadeynya geerida naxdinta le ee ku timid Suldaan Yuusuuf, caaqil Caateeye, Caaqil faahiye Caaqil nuur-Haad….
waxaan leehanay marxuunka Eebbe janaddi fardoos ha ka waraabiyo isagga iyo ummadda islaankaba..
waxaan tasci u dirayaa dhamaan reer Caateeye meelkatoy joogaan waxaa kale on tasci tiiraanyo le u dirayaa Cabdiqani, xaaskiisa iyo caruurtiisa waxaanan leehay samir iyo iibaan eebbe ha idinka siiyo alhaaji yuusuf , isagana janadda eebbe ha u waasiciyo…….
waxa kale oon tasci u dairayaa dhamaan qabiilka gadabuursi oo uu ka baxay marxuunku , waxaan leehay samir iyo iibaan…..Marxuunka ifka wuxuu kaga tegay reer balaadhan oo ku kala nool dunkida dacaladeedda ee eebbe samir iyo iibaan ha idinka siiyo idinka iyo anagaba.. Amiin…..
Hadduun baan soo baraarugey goob aan goorba ahayn…… waxaan fili waan la daahay.. ee raali ha la iga noqdo…. maxa yeelay netka kaanan furin ilaa 30/04/2012 waxiim ka dambeeyey…. Maanta noole bari ma noolla waa in la is cafiyaa, dhamaan akhyaarta ku bahawday netkanaw.. qabiilka aan ku bedelo wax nacfile if iyo aakhiroba inoo dhaammaa, koley anigu deyn karimaayo qabiile haddana waan isku dayi in aan dhimo…….
Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun.
Sxb C/qani samir iyo iimaan.. ilaahay Aabo naxariistii jano haka waraabiyo hana la soo xashriyo anbiyada iyo shuhadada iyo saalixiinta.. qabrigana ha u nuuro inagana ha inooga daba naxariisto dhamaanteen.. Aameeen
ان لله وان اليه راجعون (يائيتها النفس المطمئنة ارجعي الى ربك راضية مرضية وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)waxaan tacsi tiiranyo leh halakan uga dirayaa dhamaan qoysaska R/Cateeye Fahiya meel kasta oy joogaan
geeridii naxdinta lahayed ee ku timid Suldaan Yuusuf Caateeye
waxaan leehay dhamaantiin samir iyo iiman Alla ha idinka siiyo
isagana janadii fardawsa Alla ha ka waraabsho AMIIN.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Anaga oo ka tirsan xubnaha xisbiga HIILQARAN ee wadanka HOLLAND waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qaraabadii ehelkii iyo dadwaynihii uu ka geeriyooday allaha u naxariisto,qabrigana ha u nuuree, suldaan YUUSUSF CAATEEYE oo ku geeriyooday dalka jabuuti, waxa kale oo uu xisbiga HIILQARAN mar labaad la qaybsanayaa geeridaa naxdinta leh ee ku timid SULDAANKA , dhaaman ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtoba. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Waxaan mar 3aad tacsi u dirayaa qaraabadii uu ka geeriyoodey Caaqil Yuusuf caateeye oo ku geeriyooday Jamhuuriyada Somaliland,waxana aan marxuumka uga baryayaa Allah Cazawajalla in uu Qabriga Nural Cala Nur uga yeelo,Janada Fardawsa gurigiisa ka yagleelo ehelkiisana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo,suldaankeenu waxa uu aadey uun !duunka 2aad oo Allah,dhamaanteen noogu talo galey,Aamiin.
Inaalillaah wa innaa ileehi raajicuun
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo
qabrigana ha nuuro , ehelkii iyo qaraabadana
samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo aamiin.
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ilma YuusufCaateeye Iyo dhamaan reer Yuusuf Caateeye oo ay uga tacsiyaynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid Marxuun Sul. Yuusuf Sul.Caayeeye Sul. Faahiye
Waxa ay marxuunka eebe uga baryayaan in uu janadii farduusa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo
Aamiiin Aamiin Aamiin
Aniguna ma buuxin karo kabihii Aabahay, cid kalana ma buuxin karto. Nabad Galyo Iyo Naxariisi korkiisa ha ahaato, Ilaahayna waxan ka baryay inuu ducadayada aqbalo oo ka waaraabiyo naxariis Janno, anagana nooga daba naxariisto.

Inaa lilaahay wa inaa ilhaahy raajicuun,
noolaba waa dhintee saxiib samir iyo iimaan adna waxaan kuguula talin lahaa waxay tahay walad xalaal ah ayaa tahay ee salaad kasta u ducee waa sadaqo jaariya oo aan ka dhamaanayn intaad nooshay ee aad ducada u ducaynaysid
samir iyo iimaan.
inaa lilaah wa ina ilayhi rajicuun
samir iyo iiman cabdiqani aabana alaha qabriga u nuuriyo naxariis jano fardawsa alaha siiyo
aamiin aamin aamin
Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Samir iyo Immaan sxb allaha u naxariisto dambigiisana allaha dhaafo adiga iyo Reer Caateeeye dhamaan samir iyo iimaan.
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Waxan Eebe uga baryaynaa marxuunka inuu caddabal qabriga ka nabad galiyo, intiiehel ka hadhay ee uu ugu horeeyo walaal keen Hiildan uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Intaa ka dib waxan soo jeedin lahaa, inagoo ixtiraamayna walaalkeen Hiildan , murugadana la qaybsamayna in aa joojino qoraalada doodaha ee aan halkan isku dhaafsan jirnay ilaa 3 cisho ugu yaraan.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Ilaahay ha u naxariisto suldaan Yuuusuf caateeye ilaahay janadii farduusa culyaa ha ku karaameeyo., dhaamaan qaraabdii ehelkii iyo dadka uu ka tagay ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.(indhu way ilmaynayaan qalbiguna wuu murugoonayaa laakiin oran mayno wixii rasuulku inoo sheegay maahee . , run ahaantii waan ka murugoonaynaa tagidaa suldaan yusufoow)
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun,
ilaahow una naxariiso oo qabriga uu nuuri, ilaahoow qabriga waasac uuga dhig, ilaahoow kitaabkiisa midigta ka sii, ilaahoow su’aalaha u fududee amiin…amiin…yaa rabi yaa raxmaan,
huuno taasa inawada sugaysa, adiga iyo reer caateeye dhamaan ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo, amiiin…
Inaa lilaahi waa Inaa ilayhi raajicuun
Ilaahay ha u naxariisto Aabo ilaahay Samir Iyo imaan ha inaga wada siiyo,qabrigana ilaahay ha u nuursho taas ayaa inawada sugaysa huuno
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuu suldanka allaha una xariisto qabrigana allaha unuuriyo cabdi qani waxan leyahay samir iyo iimaan
Inaa Lilaahi waa inaa ilaahu raajiciin.
Abdiqani, abahaa ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo adiga iyo intiin ka hadhayna samir iyo imaan alaha idinka siiyo. Amiin.
Inaa Lilaahi wa inaa ilaahayhi raajicuun,kulu nafsin daa’iqatul mowt,naf waliba mawdka waa dhadhaminaysaa Ilaahay waxaan uga baryayaa aabo inuu naxariistii jano ka waraabiyo aamiin aamiin yaa rabi.
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun illaahay janadiihaka waraabiyo
Aamiiiiiin amiin inikana samir iyo iimaan ha inigasiiyo
Ina Lillah Wa Ina Ilaahi Raajicuun,Allah(SW) Janada ha ka waraabiyo Aabahaa Suldaan Abdiqani,Qabrigiisa Allaha Nuurul Calaa Nuur ha uga yeelo,Daaqadna Janada ha uga furo ilaa maalinta dhamaanteen la ina soo saarayo Janada Fardawsana Allaha galiyo.Hana u fududeeyo Suaalaha Qabriga amin,adna u ducee 5ta salaadoodba Alla waa aqbalaa ducooyinkee,hana kaa siiyo samir iyo iimaan adiga iyo reerka oo dhan kuna kulma Janada Insha Allah.
Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun.
A/Qani Abahaa ilahaay naxariistii jano ha ka waraabiyo.
Adiga iyo intii ka hadhayna ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo. Amiiin
Waxa ixtiraamka iyo sharafta ay ku jirtaa in aan joojino dhamaan doodaha siyaasadda ee aan halkan kaga wada hadli jirnay sida uu sheegay sahal ilaa 1week bbaan odhan lahaa anuu,anagoo la qaybsaneyna geerida la soo gudboonaatey walaalkeen Hiildan.Salaamu Calaikum.
inaalilah wa ina ilaahi raajicuun.
c/qani walaal ilaahay aabo ha u naxariist adiga iyo intii kale ee ka hdhayna samir ha inaga siiyo isagna ilaahay qabriga ha u nuuro amiin amiin amiin
Dhamaan anaga oo a dhalin yarada degan dalka kenya waxan tacsi tiran yale u diraynaa Cabdi qani geerida ku timid abahi Suldan yusuf suldan catey waxan ilahay uga baryaynaa inuu janada fardowsa ka warabsho qarabada iyo ehelkana samir iyo imaan allaha ka siiyo AAMIN AAMIN INAA LILAAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN
Eebeheey naxariisti jano haka waraabiyo Cabdi Khani samir iyo imaan Eebehey hakaa siiyo. Abahaa. Eheladi iyo qarabaduu ka baxayna samir iyo imaan ha idinka siiyo. Fariid ka uu dhalayna waan uga mahadcelinayna Adeer mahadsanid Jenadii fardowsaana kuugu duceeyey.
inaa li lahi wa ina ilayhi ra jucuun
alleha naxariistii jano ka waraabiyo isaga iyo dhamaan umada muslimiintaa intii ka hadhayna ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo bro inagana ilaahay ha inooga daba naxariisto incha alleh
inaa lilaah wa ina ilayhi rajicuun
samir iyo iiman cabdiqani aabana alaha qabriga u nuuriyo naxariis jano fardawsa alaha siiyo
aamiin aamin aamin
Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun. Dhaamaan Reer Xaaji Muxumed ibraahim waxay tacsi u dirayaan dhamman eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Caaqil Yuusuf Caateye Faahiye, Waxayna marxuumka Eebe ugu baryayaan Naxariistii Jano in uu ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan ha siiyo Aaamiin
Inaa Lilaahi waa inaa ilaahu raajiciin.
Abdiqani, Abo ilaahay haa uu naxariistii, janotu’l fardowsnaa ha ka waraabiyo adiga iyo eheelkaana samir iyo imaan alaha idinka siiyo. Amiin.Amiin
Waa geeri naxdin leh, waase xaq loo wada joogo.
Allaha raxmaankow, Marxuumka Xaaji Yuusuf Caateeye naxariistaadii jannatul firdawsa hoy uga dhig.
Abdighani iyo dhamaan eheladiisiina samir iyo iimaan ka sii.
Innaa Lillaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun!!!!
Alla Samir iyo iimaan hakaa siiyo Aabahaa. Waxanse kaa codsan lahaa in formkaaga laga daayo aflagaada beelaha danbiyada dadka lagula dhacaayo. Hadii intaa la waayo wallaal waxan halkan ka cadeynayaa inaanan soo booqan maanta ka dib.Wahadsanid.
Inaa lilaahi wa ina ilahay rajacuun..abdi qani samir iyo iimaan ilahay hakaa siiyo aabo adiga iyo dhaman reerkoo dhan ,qof walba wuu dhimanaya, waan soo ducaynayanaa huuno
SAMIIR IYO IMAAN ILAHAY HA KA SIIYO HUNNO…ISAGANA JANADII FARDUUSA ILAHAY HA KA WARABIYOO AAMIN AAMIN AAMIIN
ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ku baxay marxuumku, hiildana waanu la wadaagaynaa tacsida ilaahay ha kuu adkeeyo qalbiga isagna janadii fardousa ha ka waraabiyo.
inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun!!
INAA LILAAHI WA INA ILAAHAY RAJACUUN, Tacsi ku socota geeridii ku timiday caaqil yuusuf caateeye faahiye waxaan eebe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samri iyo iimaan ka siiyo qabrigna ilaahay u balaadhiyo amiin amiin
aniga oo ku hadlaaya magaca reer cige guuleed
Innaa lilaah wa inna ilayhi raajicuun.
Samir iyo imaan Cabdiqani, aabanana, Eebbe ha u naxariisto. Janadaii Fardawsana Allah ha ugu deeqo. Adiga, ehelkaa , qoyskaaga iyo qaraabadaada iyo idaylkeenba xerta Hiildan Eebbe samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
Waxaan soo jeedin lahaa sida ay dad kaleba soo jeediyeen, inta tacsida lagu jiro illaa dhawr maalmood aan hakinnu qoraaladii iyo doodihii innoo caadiga ahaa.
Innaa lilaah wa innaa ilayhi raajicuun.
huuno allh uu naxriisto aaboo dhamanteeba tasin inwad sugayse samir iyo iiban dhamntiiba ………..
innaalilaah wa inaaIllahii rajacuun
Illahay naxariistii jano ha kaha waarabiyo aabahagii qaaliga ahaa ibadeer dhamaantiina samir iyo iimaan ha idinka siiyo.
inaalilaahu wa unaa ilaahi raajucun
waa geeri naxdin leh,hadana noolaba waa dhintee
walaalkay. sxbkay. cabdiqani iyo eheladii uu ka
geeriyooday suldaan xaaji yuusuf CAATEEYE
WAXAAN LEEYAHAY SAMIR IYO IIMAAN ISAGA
ILAAHAY JANADII FARDAWSA HA KAWARAABIYO AAMIIN AAMIIN
انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
يا أيها النفس المطمئنه
ارعي الي ربك راضية
مرضيه.
Walaal Samir iyo IImaan
isagana Janadii Fardawsa Alla ha ka waraabiyo
AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
imaa lilaahu wa inaa ilayhi raajucuun
walaa cqani aabo ilaahay janadaii rafdawsa ha ka waraabiyo isaga iyo umadii nabi maxamed calihi salaam annagana ha inooga daba naxariisto
adinkana samir iyo iimaan ha idinka siiyo
aaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiimaaaaamiin
ilaahay qabriga ha u nuuro oo waasac ha uga dhigo
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin
Inaa Lilaah wa inaa ilayhi raajacuun.
Samir iyo imaan walaal geeriduna waa xaq oo waa mareeg qoorta inoo wada sudhan. Waa ma gafto, ma gabato,ma garanwaydo oo nina maalinteeda ma dhaafiso. Samir iyo iimaan adiga qoyskiina iyo qaraabadaadaba.
inna lilaahi wa inaa ilayhi rajucuun ….
allaahay ha u naxariisto suldaan yuusuf caateye faahiye oo ku geeriyooday magaalada jabouti illahay janadii farowsa ha geeyo amiin qabrigana ilaahay ha u nuuriyo amiin amiin noolaba waa kuu dhintaa .. abdiqani yusuf cateeye walaal samir iyo iimaan dhamaan qoyska yusuf caateye oo dhan meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibad … waxaan so jeedin lahaa in ilaa 7cisho aan wax siyaasad iyo qabiil la isku dhaafsan inta tacsida lagu jiro dhamaan asxaabata meeshan iska kaftanta markaa intaa ay tacsidu taalo walaalayaal yana wax yaalaha laga sheegaysan oo hala sharfo geerida noolaba waa kii dhintaa walaal markaa fataxada ha loo aqriyo walalayaal dhamaantiin … .i..
inna lilaahi wa innaa ilayhi rajicuuun …
Innaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun…. waxaan tacsi hawadda u marinayaan dhamaan beelah gadabuursi meelkatooy joogaan waxaanan uga tacsiyadeynya geerida naxdinta le ee ku timid Suldaan Yuusuuf, caaqil Caateeye, Caaqil faahiye Caaqil nuur-Haad….
waxaan leehanay marxuunka Eebbe janaddi fardoos ha ka waraabiyo isagga iyo ummadda islaankaba..
waxaan tasci u dirayaa dhamaan reer Caateeye meelkatoy joogaan waxaa kale on tasci tiiraanyo le u dirayaa Cabdiqani, xaaskiisa iyo caruurtiisa waxaanan leehay samir iyo iibaan eebbe ha idinka siiyo alhaaji yuusuf , isagana janadda eebbe ha u waasiciyo…….
waxa kale oon tasci u dairayaa dhamaan qabiilka gadabuursi oo uu ka baxay marxuunku , waxaan leehay samir iyo iibaan…..Marxuunka ifka wuxuu kaga tegay reer balaadhan oo ku kala nool dunkida dacaladeedda ee eebbe samir iyo iibaan ha idinka siiyo idinka iyo anagaba.. Amiin…..
Hadduun baan soo baraarugey goob aan goorba ahayn…… waxaan fili waan la daahay.. ee raali ha la iga noqdo…. maxa yeelay netka kaanan furin ilaa 30/04/2012 waxiim ka dambeeyey…. Maanta noole bari ma noolla waa in la is cafiyaa, dhamaan akhyaarta ku bahawday netkanaw.. qabiilka aan ku bedelo wax nacfile if iyo aakhiroba inoo dhaammaa, koley anigu deyn karimaayo qabiile haddana waan isku dayi in aan dhimo…….
Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun.
Sxb C/qani samir iyo iimaan.. ilaahay Aabo naxariistii jano haka waraabiyo hana la soo xashriyo anbiyada iyo shuhadada iyo saalixiinta.. qabrigana ha u nuuro inagana ha inooga daba naxariisto dhamaanteen.. Aameeen
inaaa lilahi wa inaa ileyhi raajacuun, c/qani sxb ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo adiga iyo ehilkii iyo qarabadii uu ka baxay aabaha suldaan yousuf caateeye isagana ilaahay janadii ha geeyo qabrigana haw nuuro aamiin aamiiiiiiiiiiiiiiiin
ان لله وان اليه راجعون (يائيتها النفس المطمئنة ارجعي الى ربك راضية مرضية وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)waxaan tacsi tiiranyo leh halakan uga dirayaa dhamaan qoysaska R/Cateeye Fahiya meel kasta oy joogaan
geeridii naxdinta lahayed ee ku timid Suldaan Yuusuf Caateeye
waxaan leehay dhamaantiin samir iyo iiman Alla ha idinka siiyo
isagana janadii fardawsa Alla ha ka waraabsho AMIIN.
Ina lilaahi wa inaa ilahi raajicuu. sabir iyo imaan aabana janatul alfirdowsa.
ina lilaahi waa ina ileyhi raajicun
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Anaga oo ka tirsan xubnaha xisbiga HIILQARAN ee wadanka HOLLAND waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qaraabadii ehelkii iyo dadwaynihii uu ka geeriyooday allaha u naxariisto,qabrigana ha u nuuree, suldaan YUUSUSF CAATEEYE oo ku geeriyooday dalka jabuuti, waxa kale oo uu xisbiga HIILQARAN mar labaad la qaybsanayaa geeridaa naxdinta leh ee ku timid SULDAANKA , dhaaman ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtoba. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Walaalkiin macaane.
Madaxwaye ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil
Sul. Ibrahim Jamac Samatar
Cali Yuusuf Ileeye
Axmed Xasan Caafi
Wasiirka Beeraha JSL Faarax Cilmi Geedoole
Wasiirka dib u dajinta JSL Cabdirisaaq Cali Cismaan
Wasiirudawlaha arimaha dibada Maxamaed Rashiid Sh. Xasan
Xil. Mahdi Xuseen Cadar
Xil. Muumin Gadiid Cumar
Qaasin Daahir Cilmi
Sul. Muuse Cilmi Dugsiiye
Sh. Maxamuud Caateeye
Fahmi Cabdi Bidaar
Cabdilaahi Cilmi Faarax
Caaqil Yuusuf Gaylaan
Caaqil Cabdi Ciye Dharaar
Caaqil Muuse Faatax Saxane
Caaqil Idiris Axmed
Amb. Axmed Xuseen Omane
Cabdiraxmaan Cismaan
Xil. Cabdiraxmaan Cismaan Awxareeye
Mire Sh. Yuusuf
Abokor Xasan Caafi
Waxay tacsi u diryaan eheladi iyi qaraabadii uu ka geeriyooday Caaqil Yuusuf Caateeye Faahiye Nuur Haad
Oo ku geeriyooday Dalka Jibouti Maanta waxa ay eebe uga baryayaan eebe inuu marxuunka janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo
Aamiin aamiin aamiin aamiin
Waxaan mar 3aad tacsi u dirayaa qaraabadii uu ka geeriyoodey Caaqil Yuusuf caateeye oo ku geeriyooday Jamhuuriyada Somaliland,waxana aan marxuumka uga baryayaa Allah Cazawajalla in uu Qabriga Nural Cala Nur uga yeelo,Janada Fardawsa gurigiisa ka yagleelo ehelkiisana samir iyo iimaan Allaha ka siiyo,suldaankeenu waxa uu aadey uun !duunka 2aad oo Allah,dhamaanteen noogu talo galey,Aamiin.
Inaalillaah wa innaa ileehi raajicuun
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo
qabrigana ha nuuro , ehelkii iyo qaraabadana
samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo aamiin.
Anigoo ku hadlaaya magaca reer cumar bille iyo reer bille dharaar oo dhan waxaan halkan tacsi tiiraanyaysan uga dirayaa dhamaan eheladii uu ka baxay suldaan yusuf caateeye gaar reer yussuf caateeye ( abdiqani , hussein , shukri iyo nimco) .waxaanan illahay uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo intuu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
Mohamed Omer Bille
London
Dhamaan qoyska reer AwFaarax Sigad waxay tacsi tiiraanyo leh hawada umarinaysaa ehelkii iyo qaraabadii iyo qoyska reer Suldaan Youusuf Caateeye oo uu abahood Suldaan Yuusuf Caateeye xalay ku geeriyooday Magaalada Djibouti waxanan marxuum Suldaan Yuusuf Caateeye Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo qaraabadiisa iyo ehelkiisa iyo qoyskii ka hadhayna waxan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Amiin Aamiin. Sidoo kale Bahada Quljeednet.com waxay tacsi taa la mid ah u diraysaa qoyska reer Suldaan Yuusuf Caateete waxanan si gaara tacsi ugu diraynaa dhamaan ilma Yuusuf Caateye gaar ahaana Abdiqani Yuusuf Caateeye waxanan Ilaahay uga baryaynaa Suldaan Yuusuf Caateeye inuu naxariistii jano ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Source: Cabdale Aw-Faarax Sigad
inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
waxan halkan tacsi uga diraya walaalkey qaaliga cabdiqani iyo dhamaan qoys reer yuusuf cateeye faahiye nuur haad waxaan ilahay
uga baryaya inuu ilaah qabriga unuuriyo naxariis jano siiyo
aamiin aamiin aamin
Innaa-Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun,Abtigay waan u ducaynayaa
Xil. Muumin Gadiid
Xil. Maxamed Cabdi Gaafane
Xil. Cabdi Cabdilaahi Qayaad
Xil. Maxamed Muuse Qoorgaab
Xil. Rooble Xasan Wacays
Xil. Xaaji Xasan Andaad Cabdiiye
Xil. Maxamed Xuseen Hoori
Xil. Maxamuud Aadan Faahiye
Xil. Cabdiraxmaan Sh. Cumar hir
Xil. Maxamed Jaamac Hadi
Xil. Rooble Gadiid umar
Xil. Sh. Xasan Colhaye Migil
Cabdiraxmaan Muumin Gadiid
Maxamed Muumin Gadiid
Abokor Xasan Caafi
Cabdale Cali Yuusuf
Maxamed Cabdilaahi Xuseen
Maxamed Nuur Muuse
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ilma YuusufCaateeye Iyo dhamaan reer Yuusuf Caateeye oo ay uga tacsiyaynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid Marxuun Sul. Yuusuf Sul.Caayeeye Sul. Faahiye
Waxa ay marxuunka eebe uga baryayaan in uu janadii farduusa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo
Aamiiin Aamiin Aamiin
Og: Suldaan Yuusuf Caateeye oo ku dhintay Djibouti ayaan uga jeeday Ilaahey Naxariista Janaatul Fardawsa ha ka waraabiyo Aamiiiiiiin.
Allaha ha u naxariisto walaal aabahaa. ilaahayna samir fiican hakaa siiyo.
aamiin
Inaader hadan ogaday maalmahan sooma galin ilaahay ha u naxaristo aabo janadi fardawsana ha ka waraabiyo adna samir iyo iimaan ha ka siiyo aaammiiinnn
Anigoo Ah Suxufi Abroone Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Walaalkay Cabdi Qani Geeridii Ku Timid Aabihii Marxuum Caaqil Yuusuf Caateeye Faahiye Nuur iyo Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Caaqilka Janadii Fardowsa Illaahay Haka Waraabsho Dhamaanteena Ha’inoo Wada Naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin,,
Noolaba Waa Dhinte
Walaal Hiildan Maanta Ayaan Ogaaday Geerida Aabe Mana Jecli Inaan Dib Kuu Soo Xasuusiyo Murugada,,
Waan Is Maqi Doonaa
Cabdiqani Samir iyo iimaan baan kuu rajaynayaa.
Aaabana Janatul fardawsa hoygiisa cusub Allaha kayeelo.
Taariikh dheer oo xusid mudan ayuu soo maray Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye. Wuxu ahaa oday shaqo, oo xoogiisa iyo xikmaddiisa ku ciil baxa. Wuxuna dhintay maalintii shaqaalaha adduunka ee Koowda May.
Suldaan Yuusuf wuxu ku dhashay Quljeed, naanaysta uu ku caanka ahaana waxay ahayd FARAS CADDE, oo loogu bixiyay GORAYACAWL..
Ilaahay naxariistii Janno haka waraabiyo, anagana hanooga daba naxariisto. Xusuustiisu marnaba kama go’ayso quluubtayada.
Waa innoo mar kale.
ilaahay naxariisti janno haka waraabiyo
Aniguna ma buuxin karo kabihii Aabahay, cid kalana ma buuxin karto. Nabad Galyo Iyo Naxariisi korkiisa ha ahaato, Ilaahayna waxan ka baryay inuu ducadayada aqbalo oo ka waaraabiyo naxariis Janno, anagana nooga daba naxariisto.
INAA LILAAHI WA INAA ELEYHI RAAJICUUN