Doodani waa mid aad u yaab badan oo xanbaarsan fikrado kala duwan oo is hirdinaya oo dhowr dhinaca ukala jeeda lakiin isugu soo biyo shubanaya in mid waliba uu gaashaan ka dhiganayo cadaalada daro lagu sameeyey oo uu leeeyahay mid kalaa igu haya ama igu sameeyey,
Somaliand waxay aaminsantahay in ay soomalia inteda kale uga goday cadaalad daro lagu sameeyey iyo xasuuq loo gaystay Halka Ree Sool oo ka mid ahaa soomaliand ay iyana maanta tirsanayaan cadaalad daro hor leh iyo xasuuq lagu hayo dadkooda iyo deegaandooda,
Lama soo koobi karo doodan waa mid xanbaarsan caadifad qabiil Kicin dadwayne iyo toloyey faro badan iyo anaa kan ugu saxsan ah,
Alla Mahad Leh.
Markaan dhageyso oo daawo is idhaaba, een playga gujiyaba waxa soo mudhle fariintani; “this video is currently unavailable”. Markaan dhawr jeer ku celceliyay dee waan iskaga hadhay. Maxay sheegayaan ma waxanan ogaybay meesha ku hayaan!
Mahadsanid HaniMuufo, waan gartay markiiba inaan meesha wax khayrlihi ku jirin. Marka Ilaahay khayr kula doonayo cajaladaha “bad memory”-iga watoo dhanbaa lagaa xijaaba sida caladdan oo kale.Adobe readerka iyo Adobe flashkuba way iigu jiraan computerka oo calajadaha kaloo dhanba way ii soo baxayaan midan mooyaane. Hadal iyo murtidiis, warkii oo dhanba adaa iga dhergiyay oo waxba iguma seegana.
Waxaanseen la yaabay cajaladda waxaasoo hurgumo iyo “bad memory la soo qodayo” xanbaarsan, ninka codsaday in golaha la soo dhigo. Alla ninku muxuu xiisay in “bad memory ” la soo qodo! Tolow muxuu ka macaashayaa?
Mahadsanid HaniMuufo, waan gartay markiiba inaan meesha wax khayrlihi ku jirin. Marka Ilaahay khayr kula doonayo cajaladaha “bad memory”-iga watoo dhanbaa lagaa xijaaba sida cajaladan oo kale.Adobe readerka iyo Adobe flashkuba way iigu jiraan computerka oo cajaladaha kaloo dhanba way ii soo baxayaan midan mooyaane. Hadal iyo murtidiis, warkii oo dhanba adaa iga dhergiyay oo waxba iguma seegana.
HaniMuufo, hadii ay kuu suurowdo qaarkood u dir jeelka Guantanamo Bay detention camp, kasaa imika ka ciqaab kulul ka Siberia e. kkkkkk

Waan qadaynayaa and I am a lil busy sxb suu sheegay Caraale uma baahnin in aan dhagaysano dad ku murmaya Somaliland or Somalia,dhamaanteen waan ognahay xaqiiqda,doodanna hadaydaan furin anaa furi doona Insha Allah.
Dhamaan waad salaamantihiin,marka arrin laga hadlayo waxa wanaagsan in si runna looga hadlo mana wanaagsana in qof been ka sheegaya taariiikhda loo camiro ama laga yidhaa waan kugu raacey hebel iyo heblaayey intaasi waa ”INTRODUCTION”Dhamaan inteena wax ka baratay wadankeena waxa aynu ognahey in Somaliweyn la isku odhan jirey Italian Somaliland,British Somaliland,Issa and Affar Region,present day Djibouti,Reserve Area iyo North Frontier District,laakiin sida dadku moodayaan Somaliweyn maaha Somaliland and Somalia.Arrinta in Somaliland iyo Somalia in ay noqdaan 2waddan oo jaar ah waa xalka kaliya taasna waxa laga sii daayey ABC news Barnaamijka20/20 HADABA AANU U KALA BAXNO INTEENA HALKAN KU JIRTA EE TAAGEERSAN SOMALIA IYO INTEENA TAAGEERSAN SOMALILAND OO AAN ANUU KA MID AHEY.SALAAM ALL.
Adigu yabaal baa tehee caawa maxaad ii sheeganaysa?. Meeshaan Ceeblaad ka eriday oo anoo og ayaad u dhamaysay oo aay meesha isaga carartay. Laakin curadkeedi ayeey nagu soo fasaxday oo xalay na gaba gabeeyey. kkkkkkkk laakin waan ka heshiinay hada.
doodan markan dhagaystay waxa la cadeeyey in somalia one nation tahay,waxa kale oon ka fahanay in aduunkii ay 20sano idoor albaab walba garaacay lona sheegay in ay somalia ka mid yihiin arintuna ay somalia ka godo ,, waxan ka cadatay in ayna somalia diyar u aheen in wadanka somalia la kala qaybiyo waxa idoor loo shegay in somalia aheen one country before ka hor inta aan gaalka cad iman somalia ee uuna xadadka isaga u kala samaysan,in intuuna gaalku iman somalia qabiilo daganayen aan qabiilna qabiil ka masuul aheen mid walabana dhiniciisa ula saxeexday heshiiska gaalka markuu gaalkii tagayna somalia la isku furay labadii xorowday aan dibna loo kala noqon karin,, waxa kale oo loo shegay idoor haday dhago leeyihin in beela la daga waqooyi somalia aanay rabin in wadanka kala go’o waxa loo reebay ma jiro idoor dhulkana ragii darood way la dhaceen ha nooladaan anaga waxa na xiga ninka midnimada somalia ka shaqeeya masha allaaaaah wa dood aan ka helay aniga laba jeerna awdalstate lagu soo qaaday in ay ka soo horjeeda mesha isku magacowday somali+land ,, god bless awdalstate of somalia
waxa loo sheegay waxa dhaanta waxa la sameeyey, a mean power, somaliland awood ciidanbay ku taagantahay waa kuma wadanka beesha habarta ninka balanqaaday inuu kala tuurayo ama awood u leh inuu somaliland wax u dhimo anagu somaliland dood siyaasadeed kumaanu keenin qoob ka ciyaarna kumaanu keenin dhuux iyo dhiigbaanu u daadinay oo ah waxa ugu qaalisan ee ruux bini aadami huro,
kuluc ciidankii africa ugu xooga waynaa mar ee siyaad bare baa wdanka difaaci kari wayay markii shacabka muqdisho ku kacay waaba afartan idoor ee gaajadu dishay ee dacaska xidan maxay awood hayana maalinwalba dhulbahante baa baacsada oo hubka ka furtee my god sow idoor maba xishoodo faankii idinka socon maayo aduunku hada waa one villige cidna wax kama qarsoona ee wax kale oo ka soconaya ku sheeege ,,god bless my awdalstate
CEEBLA
WAA CALANKA DABA DHILIFKA IYO INTA LIIDATA SIDAAD ADIGA OO KALE CUQDAD SAMAROON AYAA KU DABA DHIGTAY IIDDOR
CID KU CAAWINKARTAA MA JIRTO MAR HADAAD SIDAA U FAKARAYSO OO AAD WAX WEYN U ARAGTO LABADA NIN EE REERKIINA UGA SHAQA TAGAY OODOORKA
ADIGOO WAXAAN SUGAYAA IDOOR DABADA KAAGA DHACAY OO OOHIN MEEL LA FADHIYA
DOQONIIMO INTAAA LEEG WALIGAY MA ARAG IYO DAMIIRXUMADA NAAGTAN
MADHAGAYSTO HEESAHA SAQAJAANLAND
AMA OODOORLAND
adigu inta aad gurigiina borama ku yaal tagto kuma dhacdid inaad calanka aad canada ugu niikiso madaxa sudhatid, waxaynu ognahay in boorama aanu ko noolayn one single person iidoora oo ay exclusively dadku yihiin samaroon
hadana kuma dhacdid inaad calanka awdal state iskadaa inaad meel ka taagtee aadan xitaa dhulka dhigi karin borama.
laascaanod is tha same gidaar meel cidlo ah ku yaal kastuumo laguma qori karo, caalnka somaliloand xaafadwalba ayuu sudhanyahay laascaanod dhagax xitaa cid ku tuurtay lama sheegin,laascaanood waynu naqaan cida degta oo iyadana one single person iidoora kuma noola.
su,aashu waxay tahay ma jacaybaa oo dadkaa wadankooda jecel ma awood loo sheegtaa oo waa baqdinb waxani ?
labada magaalaba waxa kunool dad ka badan 150 kun qof siiba borama 200 kun kor way u dhaafysaa, askarta somaliland 30 kun kama badna dalkoo idil, can we bleive dadkan waa la cabudhiyey oo 30kaa kun ee askari ee ak47ka sita ayey ka baqayaan?
adeer waxan aad qurbaha ku haysaan iyo waxa runtii dalka yaaalaa way kala duwantahay, XORAYNTU MAAHA NIIKIS.
kuluc in aan is xoreeyo waa ta aan dadaalkeeda ku jiro xafladaha dhaqaalo badan baan ka helaa si aan ana 30 kun oo ciidana oo wada gadabuursi ah mishaarkooda u helo dadalkeeda waan ku jiraa,yes gadabursi waa la haystaa si walaba ha u dhacdee waxbaa qaldan, waa la heshiyey iyo in wadan la wada leeyahay baa dadka lagula heshiyey way beenowday, odayo gadabursi ah aan wax badan fahmayn baa llagu qalday aan nabad ku wada noolano wadanka aan wada lahaano hadana siday wax u socdaan waa car juuq dheh oo idoor wuu na haystaa, wax ii diidi karana ma jiro in aan heshiska jabiyo adiga midnimadii somaliyed waa diday wixii lagu heshiiyeyna wad ka baxday markaa adiga idoortiiinii 8 sano bay ku qaadatay inay wadanka galaan anaga just give a us a time 8 nagu qadan mayso 2 years haday ugu badato wadankii waan dhex galaynaa oo anaga leh wadanka, idoor haduu markaa dagal rabo we ready ,, raga gadabuursi eed sida ula hadlayso way kuu jeedan wixii caloshada ku jira bananka soo dhigtay waxanad u sheegtay in aad haysto anay ku dhicin in calan ay leeyihiin samaystan wad aragtaan, idoor jaahil hajabadiisa halkaa ka arka nolasha nooc ah dhimasha dhaanta ,, samaroonow sidaa hada la idinku hanjabaayo baa wiilkiina wiilku dhalay loogu hanjabi doona ee is xoreeya,,,,waan idiin ducaynaya god bless awdalstate
Salaans are dhamaan : waxaan idiin sheegayaa in wax la yidhaahdo midnimo soomaaliyeed o danbe aanay imanayn ee qorshaha socda ee la dajiyay 20 sano ka hore ee ay dajiyeen caydiid , SNM (mudane laba tole iyo Siilaanyo) iyo UGaas Xasan, kaas oo ahaa in somaliya laba loo qaybiyo si lo helo 3 dawladood oo irir leeyahay , Somaliland Somaliya iyo Jabuuti, marka somaliya lakala goynayo waxa kala go ayaa waa daarood ee maaha somali , sidaa haloo ogaado, ,afti dadweyne ayaa la qaadayaa , majorityguna waa Dir waqooyi , goitaan ayayna u codeynayaan, kadib marka somaliland go do waxa loo soo jeedsanayaa siidi dir waqooyi u qabsan lahaayeen Kililka shanaad oo aynu ka dagno shiniile , jigjiga, dhagaxbuur iyo wardheer , ogaadenka markaynu midowno cidlaynu diraynaa , Hawiyena NFD ayuu qabsanayaa, maantayna ugu dhawdahay inay khidadaasi dhabawdo, inkasta oo ninkaa ABGAL ee sheekh shariif waxba fahansanay oo loo baahna in nimankaa H.gidir koonfurta maanta ka taliyaan iayagaaa kaadhkan ciyaari kareee,,inyarbaa ka hadhee hinjiyaay.thankz
Salaam all. Diyaar adna I am die hard Samaroon Somalilander,peace all.
Hiildan,
Mahadsanid doodan anaa dalbaday sababto ah waxaan aad iyo aad ula dhacay ninka difaaci maamulka hargeysa iyo kan Dhulbahanntee siday u kala baaruud sareeyaan waana astaamaha lagu garto qofka garta leh iyo ka gar daraan.
ali oo keebaa gar leh keebaase baruud sareeya bal warka soo daa dabadeedna aynu falanqaynu dooda
Doodani waa mid aad u yaab badan oo xanbaarsan fikrado kala duwan oo is hirdinaya oo dhowr dhinaca ukala jeeda lakiin isugu soo biyo shubanaya in mid waliba uu gaashaan ka dhiganayo cadaalada daro lagu sameeyey oo uu leeeyahay mid kalaa igu haya ama igu sameeyey,
Somaliand waxay aaminsantahay in ay soomalia inteda kale uga goday cadaalad daro lagu sameeyey iyo xasuuq loo gaystay Halka Ree Sool oo ka mid ahaa soomaliand ay iyana maanta tirsanayaan cadaalad daro hor leh iyo xasuuq lagu hayo dadkooda iyo deegaandooda,
Lama soo koobi karo doodan waa mid xanbaarsan caadifad qabiil Kicin dadwayne iyo toloyey faro badan iyo anaa kan ugu saxsan ah,
Alla Mahad Leh.
Salaan sare dhamaan,
Qisadaan kolkaan dhegeystay qosol af labadii kkkkkkkkkkkkk.
Markaan dhageyso oo daawo is idhaaba, een playga gujiyaba waxa soo mudhle fariintani; “this video is currently unavailable”. Markaan dhawr jeer ku celceliyay dee waan iskaga hadhay. Maxay sheegayaan ma waxanan ogaybay meesha ku hayaan!
KKKKKK,ANNA KADAALIK YAA Caraale kkkkkk.
Waryada hadad hadlaysan waxa lagu hadla wax dan ku jirto adun iyo akhiroba wad mahad santihin
Carraale kkkkkkkkk,
Hadaad video gan daawato waad yaabi. Wuuna yaal ee waxa kaa xun Adobe reader. Waxaad ka arkaysaa foolxumo iyo qabyaald gaamurtay. Iyo guluf coladeed iyo umad laysku sifaynayo iyo cuqdad miiran.
Waa waxa malinwalba aad arkayso oo goosgoos flashback oo kale lagugu soo celcelinayo. Bad memory la soo qodayo. Iyo is yasitaan mutuxan oo laysu adeegsanayo. Midba midka kale.
Anuu waxa meesha fadhiyoo dhan intaan wada qabqabtaan.
Xabsiga Siberia gayn lahaa hadaan quwad leeyahay kkkkkkkkkkkkkkkkk.
hablaha usc aad baan uga helaa waayo xiligii snm iyo usc aysxbada dhow ahayeen wax badan baa na ga dhaxayn jiray lakiin hani maha biyo usc sax ah baan umalaynayaa
Godan mahadsanid, waxba inagalama maqna cajaladdu. Waxaynaan ogayn kollay meesha kuma hayaan.
Mahadsanid HaniMuufo, waan gartay markiiba inaan meesha wax khayrlihi ku jirin. Marka Ilaahay khayr kula doonayo cajaladaha “bad memory”-iga watoo dhanbaa lagaa xijaaba sida caladdan oo kale.Adobe readerka iyo Adobe flashkuba way iigu jiraan computerka oo calajadaha kaloo dhanba way ii soo baxayaan midan mooyaane. Hadal iyo murtidiis, warkii oo dhanba adaa iga dhergiyay oo waxba iguma seegana.
Waxaanseen la yaabay cajaladda waxaasoo hurgumo iyo “bad memory la soo qodayo” xanbaarsan, ninka codsaday in golaha la soo dhigo. Alla ninku muxuu xiisay in “bad memory ” la soo qodo! Tolow muxuu ka macaashayaa?
Saxar-qaad (correction)
Mahadsanid HaniMuufo, waan gartay markiiba inaan meesha wax khayrlihi ku jirin. Marka Ilaahay khayr kula doonayo cajaladaha “bad memory”-iga watoo dhanbaa lagaa xijaaba sida cajaladan oo kale.Adobe readerka iyo Adobe flashkuba way iigu jiraan computerka oo cajaladaha kaloo dhanba way ii soo baxayaan midan mooyaane. Hadal iyo murtidiis, warkii oo dhanba adaa iga dhergiyay oo waxba iguma seegana.
HaniMuufo, hadii ay kuu suurowdo qaarkood u dir jeelka Guantanamo Bay detention camp, kasaa imika ka ciqaab kulul ka Siberia e. kkkkkk
Waxaanseen la yaabay cajaladda waxaasoo hurgumo iyo “bad memory la soo qodayo” xanbaarsan, ninka codsaday in golaha la soo dhigo. Alla ninku muxuu xiisay in “bad memory ” la soo qodo! Tolow muxuu ka macaashayaa?
goofkan goof samroon waaye hanimuufo. xaad mahan ka samaynee?
Waan qadaynayaa and I am a lil busy sxb suu sheegay Caraale uma baahnin in aan dhagaysano dad ku murmaya Somaliland or Somalia,dhamaanteen waan ognahay xaqiiqda,doodanna hadaydaan furin anaa furi doona Insha Allah.
Dhamaan waad salaamantihiin,marka arrin laga hadlayo waxa wanaagsan in si runna looga hadlo mana wanaagsana in qof been ka sheegaya taariiikhda loo camiro ama laga yidhaa waan kugu raacey hebel iyo heblaayey intaasi waa ”INTRODUCTION”Dhamaan inteena wax ka baratay wadankeena waxa aynu ognahey in Somaliweyn la isku odhan jirey Italian Somaliland,British Somaliland,Issa and Affar Region,present day Djibouti,Reserve Area iyo North Frontier District,laakiin sida dadku moodayaan Somaliweyn maaha Somaliland and Somalia.Arrinta in Somaliland iyo Somalia in ay noqdaan 2waddan oo jaar ah waa xalka kaliya taasna waxa laga sii daayey ABC news Barnaamijka20/20 HADABA AANU U KALA BAXNO INTEENA HALKAN KU JIRTA EE TAAGEERSAN SOMALIA IYO INTEENA TAAGEERSAN SOMALILAND OO AAN ANUU KA MID AHEY.SALAAM ALL.
Walo,
Anuugu Somaali baan ahay lolz.
Adigu yabaal baa tehee caawa maxaad ii sheeganaysa?. Meeshaan Ceeblaad ka eriday oo anoo og ayaad u dhamaysay oo aay meesha isaga carartay. Laakin curadkeedi ayeey nagu soo fasaxday oo xalay na gaba gabeeyey. kkkkkkkk laakin waan ka heshiinay hada.
Kaften com.
doodan markan dhagaystay waxa la cadeeyey in somalia one nation tahay,waxa kale oon ka fahanay in aduunkii ay 20sano idoor albaab walba garaacay lona sheegay in ay somalia ka mid yihiin arintuna ay somalia ka godo ,, waxan ka cadatay in ayna somalia diyar u aheen in wadanka somalia la kala qaybiyo waxa idoor loo shegay in somalia aheen one country before ka hor inta aan gaalka cad iman somalia ee uuna xadadka isaga u kala samaysan,in intuuna gaalku iman somalia qabiilo daganayen aan qabiilna qabiil ka masuul aheen mid walabana dhiniciisa ula saxeexday heshiiska gaalka markuu gaalkii tagayna somalia la isku furay labadii xorowday aan dibna loo kala noqon karin,, waxa kale oo loo shegay idoor haday dhago leeyihin in beela la daga waqooyi somalia aanay rabin in wadanka kala go’o waxa loo reebay ma jiro idoor dhulkana ragii darood way la dhaceen ha nooladaan anaga waxa na xiga ninka midnimada somalia ka shaqeeya masha allaaaaah wa dood aan ka helay aniga laba jeerna awdalstate lagu soo qaaday in ay ka soo horjeeda mesha isku magacowday somali+land ,, god bless awdalstate of somalia
correction in somalia aheed one country
gudoon
waxa loo sheegay waxa dhaanta waxa la sameeyey, a mean power, somaliland awood ciidanbay ku taagantahay waa kuma wadanka beesha habarta ninka balanqaaday inuu kala tuurayo ama awood u leh inuu somaliland wax u dhimo anagu somaliland dood siyaasadeed kumaanu keenin qoob ka ciyaarna kumaanu keenin dhuux iyo dhiigbaanu u daadinay oo ah waxa ugu qaalisan ee ruux bini aadami huro,
kuluc ciidankii africa ugu xooga waynaa mar ee siyaad bare baa wdanka difaaci kari wayay markii shacabka muqdisho ku kacay waaba afartan idoor ee gaajadu dishay ee dacaska xidan maxay awood hayana maalinwalba dhulbahante baa baacsada oo hubka ka furtee my god sow idoor maba xishoodo faankii idinka socon maayo aduunku hada waa one villige cidna wax kama qarsoona ee wax kale oo ka soconaya ku sheeege ,,god bless my awdalstate
sandulaan ku noqon qaran waa ka helaa heestaa
CEEBLA
WAA CALANKA DABA DHILIFKA IYO INTA LIIDATA SIDAAD ADIGA OO KALE CUQDAD SAMAROON AYAA KU DABA DHIGTAY IIDDOR
CID KU CAAWINKARTAA MA JIRTO MAR HADAAD SIDAA U FAKARAYSO OO AAD WAX WEYN U ARAGTO LABADA NIN EE REERKIINA UGA SHAQA TAGAY OODOORKA
ADIGOO WAXAAN SUGAYAA IDOOR DABADA KAAGA DHACAY OO OOHIN MEEL LA FADHIYA
DOQONIIMO INTAAA LEEG WALIGAY MA ARAG IYO DAMIIRXUMADA NAAGTAN
MADHAGAYSTO HEESAHA SAQAJAANLAND
AMA OODOORLAND
Ceebla
Calankan weeyaan keenu hadaan Samaron nahay allow calankan noo barakee.
maashaaallah waxaasa calana waaka ka taagan awbarre jaare iyo xerageel ilaa danbal waa halka samaron looga talin doonO Darbi waan kugu raacsanay
gudoon
adigu inta aad gurigiina borama ku yaal tagto kuma dhacdid inaad calanka aad canada ugu niikiso madaxa sudhatid, waxaynu ognahay in boorama aanu ko noolayn one single person iidoora oo ay exclusively dadku yihiin samaroon
hadana kuma dhacdid inaad calanka awdal state iskadaa inaad meel ka taagtee aadan xitaa dhulka dhigi karin borama.
laascaanod is tha same gidaar meel cidlo ah ku yaal kastuumo laguma qori karo, caalnka somaliloand xaafadwalba ayuu sudhanyahay laascaanod dhagax xitaa cid ku tuurtay lama sheegin,laascaanood waynu naqaan cida degta oo iyadana one single person iidoora kuma noola.
su,aashu waxay tahay ma jacaybaa oo dadkaa wadankooda jecel ma awood loo sheegtaa oo waa baqdinb waxani ?
labada magaalaba waxa kunool dad ka badan 150 kun qof siiba borama 200 kun kor way u dhaafysaa, askarta somaliland 30 kun kama badna dalkoo idil, can we bleive dadkan waa la cabudhiyey oo 30kaa kun ee askari ee ak47ka sita ayey ka baqayaan?
adeer waxan aad qurbaha ku haysaan iyo waxa runtii dalka yaaalaa way kala duwantahay, XORAYNTU MAAHA NIIKIS.
Sax hadii cidla Iska xoraynayo waa in dalkii lagu noqdaa qaraabo,qurbaha sheeko uunbaa lagu hayaa raga halkan ka bootaynayaa borama ha adaan
kuluc in aan is xoreeyo waa ta aan dadaalkeeda ku jiro xafladaha dhaqaalo badan baan ka helaa si aan ana 30 kun oo ciidana oo wada gadabuursi ah mishaarkooda u helo dadalkeeda waan ku jiraa,yes gadabursi waa la haystaa si walaba ha u dhacdee waxbaa qaldan, waa la heshiyey iyo in wadan la wada leeyahay baa dadka lagula heshiyey way beenowday, odayo gadabursi ah aan wax badan fahmayn baa llagu qalday aan nabad ku wada noolano wadanka aan wada lahaano hadana siday wax u socdaan waa car juuq dheh oo idoor wuu na haystaa, wax ii diidi karana ma jiro in aan heshiska jabiyo adiga midnimadii somaliyed waa diday wixii lagu heshiiyeyna wad ka baxday markaa adiga idoortiiinii 8 sano bay ku qaadatay inay wadanka galaan anaga just give a us a time 8 nagu qadan mayso 2 years haday ugu badato wadankii waan dhex galaynaa oo anaga leh wadanka, idoor haduu markaa dagal rabo we ready ,, raga gadabuursi eed sida ula hadlayso way kuu jeedan wixii caloshada ku jira bananka soo dhigtay waxanad u sheegtay in aad haysto anay ku dhicin in calan ay leeyihiin samaystan wad aragtaan, idoor jaahil hajabadiisa halkaa ka arka nolasha nooc ah dhimasha dhaanta ,, samaroonow sidaa hada la idinku hanjabaayo baa wiilkiina wiilku dhalay loogu hanjabi doona ee is xoreeya,,,,waan idiin ducaynaya god bless awdalstate
Kulocow intaad saa uhadlayso ka fursan mayso inaan gacan kuula tagno waa rag waxaad saa ula hadlayso oon dhiiga foosto darsano
Godan
Samaroonka Ethiopia waa geesiyaal calankeenuna waakaa maanta laga bilaabo waa halkii Axmed Sillaanyo’e ufuuuuuuuuuuf baan leenahay calanka SNM iyo ka Djiboutiba lkn Kii Somaliyeedna waxaa inakala dhexgalay SNM maalinta ay hagaagto Somalia ayaan ku noqonaynaa lkn intaa aanay Somalia hagaagin waa in aan qaadano calanka DDS.
UUUUUUUUUUUUUUUUUF waa sida