We are pleased to invite you at the Ethopian diaspora conference – Awbare, Dambal, Shinile and Hawawo Valley. Dicussions will cover important issues.
Please do not miss this opportunity.
21/04/12 time at 16.oo – 22.oo
Addressof:
St.john community centre
1crawford avenue
Wembley
middlesex
HA0 2HX
London.
Kind regards
Fathi
Categories: Warka (News)
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Waan soo dhawaynaynaa, ee intii London Joogtaay ka qayb gal.
waxaanan ka rajaynaynaa in ay guul ka soo baxdo.
kuna darsada oo waxaanu wadnaa sidii aan u dhisi lahayn Jaamacad ay yeeshaan dadka ku dhaqan Gobolka Harawa.
waa riyo aduunku iyo nolol raagtay ruux aan lahayn
rafaadkeega guud naga reeb raboow
ruug doogle rays iyo caleen laan inoo rajaynaaye
amiin somaaroon aloow ruug doogle…
shir khayr qaba alaah ha idinka dhigo amiin
gudoon iyo godanneey
haweenkii dhulkaygoow, kuwii dhiraanaayee
nabtii horumarkeena, dhexda u adkastoo
soo dhalatay guushuye, dhaayahaa makhaatiya
dheyal maaha hawlaha, aad dhamaystirteene
dhamaantiin ma nabad baa
ilma ahmed noolaada ilama adeerayaal
UGAAS SAMATER :
Hadana waxaa boqornimadii qaatay inankiisii Ugaas Samater Ugaas Shirdoon wuxuu ku dhashay meel Boorama u dhow,boqornimada wuxuu qaatay 1772dii miiladiga,hooyadii waxa
Ahayd Faadumo Sheekh Cumar,boqornimadiisan waa loo dhamaa waxaana lagu boqray Bagi.
Wuxuuna ahaa nin dhexdhexaad ah oo aan aadna u dheerayn gaabnayna wuxuuna ahaa nin balaadhan oo hilib badan midabkiisu casaan buu u dhowaa wuxuuna ahaa nin indho waawayn,gadh wayn leh iyo lugo buurbuuran,wuxuuna ahaa nin aad u faseexad badan oo xikmad badan,oo waxa soo socda sheegi jiray,wuxuuna ahaa gabayaa oo gabayadana xafida oo hadal yaqaan oo wixii dadkii hore murti iyo maahmaah ku hadal jireen wada xafidsan,kol haduu hadlana sidii aabihii aan laga daba hadal, oo meel mariya wuxuu damco xaqana ku hadla in wal oo uu qadhaadh yahay.
Wuxuuna ahaa nin aad loo jecel yahay wuxuuna lahaa sir u qarsoon oo Ilaahay siiyay wayna dad badani sheegeen in markuu dhintay arkeen isaga oo qabrigaiisa ag fadhiya oo weel dahab ah haysta,wuxuuna ahaa nin aan salaadu ka tagin oo daacad ah waxaan la sheegay in aabihii islaantii hore ee uu guursaday ay dhali wayday inamo mudo badan kolkaa Gadabuursi way Faaliyeen oo waxay yiraahdeen naag gaari ah ha loo dhiso kolkaa wuxuu aabihii uu guursaday gabadha aan kor ku soo sheegnay ee Faadumo Sheekh Cumar,kolkaa uurkii u horeeyay waxay dhashay Ugaas Samater,waana loo ciyaaray kolkuu dhashay,waxana loo bixiyay Samatar,oo waxa ku heesayeen oo ay ku ciyaarayeen (Samater dhalayoo sad korodh) waxanay jitay intuu boqranaa in Gadabuursi meel sare gaadhay wuxuuna ahaa nin aad u nasiib badan,wuxuu ahaa intuu in aan la arag dagaal iyo abaar midnaba,waxaase dhacday dagaal kaliya oo Gaalaha lagula dagaalamayay meesha la Fayaan-Biiro,halkaas oo gaaluhu six un ugu jabay,laguna dilay boqorkoodii la odhan jiray Aale-Boore,waxaan dilay ninkii geesiga ahaa ee magic dheera Geedi-Waraabe,waxaana la sheegay in ugaas Samatar uu Illahay waydiistay, inuu siiyo boqol nin oo geesiyaal ah oo ninkiiba kun nin ku filaado waqtiga dagaal dhaco,waxayna dhasheen ragaasi ayaamihii ugu boqornimadiisa,waxan jiray waqtiga uu boqorka ahaa in Somaalida dhexdooda waxooga dagaalo ahi ka dhex jireen laakiin nasiib wanaagiisa waxa soo damca Gadabuursi aad buu u jabi jiray.
Qabiilka Gadabuursina intii boqornimadiisa ka horaysay way tag daraayeen oo waxa la odhan jiray waa Timo-Dheer,laakiin intii isagu dhashay ayay Gadabuursihorumar wayn gaadheen.
Nimankii Gaalaha ahaana dhulka dib uguma soo noqon kolkii la dilay boqolkoodii Aala-Boore,
Gaaluhuna waxay ahaayeen niman badan oo fardafuula oowuxuun baabiya waxaynadoonayeen waqooyiga Somaaliya inay qabsadaan oo ay gacanta saaraan dhulkaas oo ku fiican beeraha iyo xoolaha,Ugaas samater wuxuu dhinatay1812dii miiladiga wuxuuna ku aasan yahay meesha la yidhaa Xariirad
Maanta meel aad ugu haboon ayaan u helay barnaamijkeenii milicsiga sooyaalka taariikhda Gadabursi kkkkkkk,ka ku luminina waqti badan jawaabo hana ka bixina mawduuca laga hadlayo dadka waawayni waa la socdaan taariikhdeena laakiin dhalinyaradan ugu talo gakay./
11kii December 1884kii bil kabacdi markii albaabada loo furay Heshiiskii Berlin ee lagu Qaybsanayay Qaarada Afrika, Ayaa Sargaalo Matalayay Imbaraadooriyadii Ingiriisku ay u soo guntadeen sidii ay si buuxda gacanta ugu dhigi lahaayeen, dagaanadii loogu qorsheeyay heshiiskaas.
Iyaga oo adeegsanaya khibrado iyo warbixino farobadan oo ay ka heleen Sahamiyayaashii ay u dirsadeen bariga afrika oo uu ugu Caansanaa ragaasi sir Richard Burton , ayaa waxa ay bilaabeen in ay heshiis la galaan beelihii Soomaliyeed ee ku dhaqanaa dagaanadaas gaar ahaan kuwii la dherernaa xeebta badda cas.
Beelahaas soomaliyeed Waxa ka mid ah beesha Gadabuursi, Ahaydna Beeshi ugu horaysay ee ingiriisku heshiis la saxeexdo, Heshiiskaas oo ka dul dhacay markabkii ay wateen Saraakiishaasi Taariikhdu Markii ay ahayd 11 Dec 1884, Heshiiskaas oo ahaa mid lagu saxeexay saan.
Saanta Heshiiska lagu kala saxeexday waxa kaydiyay Xaaji Jaamac Muxumad Ugaas Cilmi oo ka dhaxlay Awawgii Ugaas Cilmi oo ka mid Odayadii Heshiiska u saxeexay Beesha Gadabuursi. Xaaji Jaamac (Alle u naxariistee) ayaa saantan soo bandhigay 1974 halkaas oo lagu soo qoray wargayskii xidigta oktoobar. waxa sidoo kale lagu soo bandhigay machadkii akaadamiyada dhaqanka iyo taariikhda ee soomaaliyeed, Xafladii bandhigana ay ka soo qayb galeen saraakiil sarsare oo ka tirsan xukuumadii jamhuuriyada soomaliyeed. Halkaas ayaa waxa la dhigay nuskhooyin ama koobiya ka mid ah heshiiskan sidii cidii taariikhda baadhaysaa ay u hesho. Haddana waxaan halka idiin ku soo bandhigayaa nuqulkii Heshiiskaas Anglo-Gadabuursi Treaty.
we, the undersigned Elders of the Gadabursi tribe, are desirous of entire into an agreement with the British Government for the maintenance of our independence, the preservation of the order, and other good and sufficient reasons.
Now it is hereby agreed and covenanted as follow:
Article I The Gadabursi tribe do hereby declare that they are pledged and found never to cede, sell, mortgage or otherwise give for occupation, save to the British government, any portion of the territory presently inhabited by them or being under their control.
Article II All vessels under the British flag shall have free permission to trade all ports and places in the territories of the Gadabursi tribe.
Article III All British subjects, residing in, or visiting, the territories of the Gadabursi tribe, shall enjoy perfect safety and protection and shall be titled to travel all over the said limits under the safe conduct of the elders of the tribe.
Article IV The traffic in slaves throughout the territories of the Gadabursi tribe shall cease for ever and the Commander of Her Majesty’s vessels, or any other British Officer duly authorized, shall have the power requiring the surrender of any slave, and of supporting the demand by force of arms by land and sea.
Article V the British Government shall have the power to appoint an agent or agents to reside in the territories of the Gadabursi tribe, and every such agent shall be treated with respect and consideration and be entitled to have for his protection such guard as the British Government deem sufficient.
The above written treaty shall come into force and have effect from the date of signing this agreement. In token of the conclusion of this lawful and honorable bond
Jaamac Rooble
Maxamed Cali Bolol
Ugaas Cilmi Warfaa Ugaas Rooble
Raage Kheyre
Waaberi Iidle
Ducaale Dubbad
Caamir Cigaal
Geele Shirwac
Warfaa Rooble
Yoonis Buux
and
Fredrick Mercer Hunter (Bombay Staff Corps)
Percy Downs (First Grade Officer I.M)
Defferin (Vecery and Governer General of India)
Also the Agreement was ratified by
H.M Durand (Officiating Secretary to the indian Foriegn Department) in 25th Feb 1885 .
the former for themselves, their heirs and successors, and the latter on behalf of the British Government, do each and all in the presence of witnesses affix their signatures, marks, or seals at Zaila on the eleventh day of December one thousand eight hundred and eighty-four, corresponding with the twenty-fifth of Safar one thousand three hundred and two.
Like this:
LikeBe the first to like this post. Filed under: Uncategorized
« Booqashadii Dhulka Gadabuursiga, Ee Gaanshaanle; R.G.Edward Lecs: Beelaha Jibriil Yoonis oo Suldaan cusub ku cusub caleemo saartay Qulujeed »One Response
adan, on December 23, 2010 at 1:39 pm said:
it is nice for this sytem
Reply
Leave a Reply Cancel reply
Enter your comment here…
Fill in your details below or click an icon to log in:
Email (required) (Address never made public) Name (required) Website You are commenting using your WordPress.com account. ( Log Out / Change )
You are commenting using your Twitter account. ( Log Out / Change )
You are commenting using your Facebook account. ( Log Out / Change )
CancelConnecting to %s
Notify me of follow-up comments via email.
Soo dhawayntii Ugaaska
Borama
Qulujeed
Dilla
Blog at WordPress.com. Theme: Digg 3 Column by WP Designer.
Follow
Follow “Samaroon’s Weblog”
Get every new post delivered to your Inbox.
Powered by WordPress.com
The anglo Gadabursi treaty,intan waxa le Cali Durkiye oo maalin qaadan la aa in heshiiskani ka dhacay markabka dushiisa ninka cad looma ogolaan dhulka heshiiska ka hor,saantaas lugu qorayna waa la hayaa ilaa maanta waqtigii Siyaad Barana akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta ayaa la dhigi jiray laguna daawan jiray.
Maashaa,allaah war gabadhi godan maxa uga ba.ay sidan intay jacayl iyo wax aanan fahmen ka shekaynayso maanta waxay so bandhigtay taarikh parawayn oo loo baahnaa in da,yarta looga faa,iideeyo hal gaa kaga hay waxa tahay tafiirti barakaysnayde
godon.
waxa aan ka rumaysanaynaa ma jirto taariikhda ugaasyada, waxan ka ahayn in ay ahaayeen reer ethopia, wax ethopia dhaafsan oo ay ku leeyihiin somaliya ma jirt.
waxa saylac ka talin jiray waxay ahaayeen maxadcase, xaaji diide ayuu ahaa ninkii sexeexay.
taariikh beena cid idinka rumaysan ma jirto.
jinacsani iyo jigjiga ayay ka talinjirteen lakiin dhul somaliyeed no noo no.
tariikhda gacanta lagu rimayay ha ku daalina,
tariikhda saylac maxadcase ayay ku dhamaataa kuna bilaabantaa hadii cidi soo raacdo habar cafaan ayaa waxooga ku leh.
makaahiil ethopia weeyi.
Axmad yare good idea waa dood furan ma diidani soo daa adna taariikhda ugaasyada Maxadcase waa taariikh Samaroone.
Axmed nuraw dadku waa madax iyo mijo ama waa talo keen iyo tala raac hogaanga waa lagu faanaa ee lama dafiro etobiya iyo saylac ba ragaa makahiil haba ka bad sadaane iyagaa katalin jiray iyaga la,aantoodna waxba kala socon maayaan
colhaye.
samaroon weyne ayaa kaaga jawaabay arintan, wax makaahiila oo sayac wax ka ahaa ma jirto.
maxadcase ayaa adeer dhulkan ka talin jiray makaahiilna wuxuu ahaa etopia, markaa ha is wareerin saaxiib.
wax halkan dood kaaga banaani m jirto.
anigu umadii samaroon uunbaan ka mid ahay ee duhur cad diiday ee tidhi waxaas jigjiga la taga.
Axmed nuuraw aduu meel gaaban bad wax ka eegtay ban filayaa manta sidan wax loo wado makula qurux badan yihiin nin taarikh diisa diday waxna maso wado waxna maaha waa doqonimo iyo aabay golan
adeer taariikhda aad sheegayso tayda ugu horeysii anaa saylac iyo ilbaxnimadii ku abtirsada, lakiin in aad taydii malmasho oo aad magacyo kale iyo dad aan kuba noolayn dhulka awdal u samayso taariikh cusub kaa yeelo maayo.
dadkii wali saylac ku abtirsanayay way joogaan wayna noolyihiin markaa hadii ad tidhahdid tii ethopia ayaan samayn waxba kama qabo lakiin mid aanad asal u lahayn in aad igu dul samaysid kaa yeeli maayo.
waxana wuu dhamadee wad wadkeeda inaga daa adeer.
tariikhda iyo waxkasta in aad ka been sheegatiin dabeecadiina ayay noqotay lakiin waxkasti isagaa is qora runtuna waa siday tahay, qalinka ha isku daalinina.
anigu reer maxamed ayaan ahay, waanan ku abtirsada saylac walina dhulkaygii iyo taariikhdaydii way ku duugantahay, lakiin mid bug ah oo dadku la wada socdan waa la idinku qoslaa uun, walee warerkii ugu waynaa ayaad ku jirtaan adeerow runta waad taabateen waydinkaa xagaa iyo ethopia ood ilowdeen hada u sii socda waana si wacan. dadaalka halkaa kaga haya.
waxana iska dhaafa tolnimdana adkeeya ha kala dheerayninee.
Axmad yare wuu dhamaaday aa intaan soo wadaa ka badan adna waxaan kaaga fadhiyaa mid tayda u qalanta oo la ag dhigi karo hadii kale waa lagaa badiyay.
godan
ahmed gurey maxaad uuga iloowdey miyuuna isna jy ama reerkiina ahayn ?
mashalah.’waan u hanbalyaynayaa walalahayga ethopia ana laftigaygu tafiir ayaan ku leeyahay ethopia.
xalay bay hurdada godan ku hawaawidoo, ku hawaawidoo
awdal raaxo badan, ugaaskaay jeclayd ku caleemo sarto, maanta gushaay hantiday, guushay hantiday la caydhsadoo….
godan ii noloow kolay naag samroon siciid baad tahee…
Ceebla afkaaga caano lagu qabay Axmad Guray sow abtigay j/joonis waliba reer axamada maahayn sow labada dhinacba boqoro kuma abtisado kkkkkkkkkk.
hirqataye alloow harawo huubaal nooga yeel amiin
godan.
kkkk anigu maan odhan ee waa haboon.
kkk axmed gurayna waxan u haytay in uu yahay maxadcase.
haboon aya la waydiin halkay ka keentay warkaas.
ceebla bal adigu u kaadi xaguu axmed gureay m/case ka ahaa…gabadhu nagaska ha ku celine…
godan waa runta, waarkaasa i gala halkaa kaga hay..inuu nin jy ahaa caruurtaaba og…..
Axmed guray Reer Axadm buu ahaa Aa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk?hayna ceeebayn hayna ceebayn walaahi waan qoslay,Godan Plz taadii iska wad wado,Guray Abrayn buu ahaa ye tafiirtiisii ayaa joogta Reer Geesaale Ee Aayar ka joog haddii kale waxaagoo dhan baa iska faan iyo huu noqone.halkaa ku jooog godan kkkkkkkkkkkkkkkk.
Sanadka danbe Ugaaska fardaan ugu dabaal dagaynaa Harawa ilaa xeebta fardaa lagu gaynayaa sidi Ugaz nur rag badanu Axmad yare ugu horeyana fardahaan jiidhsiinaynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
salal kol haday axmed gurey samaroon ku sheegtay ayna meel kale u weecin daaya gabadha… waxaa ka baqaayay inay tidhaah sidii ciisaha waa turki
godan insha alaah UGAASKA samaroon oo dhan u dabaaldagi doona marka danbe,
Godan wax qurux badan bay soo bandhigtay balse wixiiba waxay qastay markay laba arimood isku laaqday. Waxay tidhi ugaas kii 1772 gii sir u qarsan buu lahaa oo markuu dhintay isaqoo qabrigiisii weel dahaba ku haystaa la arkay. Sumxaan, Godan ma waxay na leedahay Ilaah ayaa aayad kiisa 1772 kadib soo dajay ilayn Rabi suurada badan buu kaga hadlay wadka iyo meesha ruuxdu ku danbaysee. Waa marka labaade sawtan awdal state madax martay maaha duqda ee odaygii Axmed Gurayna JY ka dhitay inkastoonan kaba xumaadeenba hadii uu yahay laakiin waa wajji cusub tana oo ku soo biirtay tii Mareexaan iyo Abas guul.
Axmed Nuur, beel daaje tuulo iyo Ugaas nimo kala saar dee waa ku sidii. Ma kaahiil iyakaa ugaas yada lahaan jiray intuuna King Thedorous cagta ina marin inaka iyo ciisaba wixii intaa ka danbeeyeyna dee xaalku wuu qasmoo waa kuwii ugaas yadii dhashoodii sariirahii reer saylac kasoo daatay ee xitaa ku seexan kari waayey. Ugaas cilmi warfaa sawirkiisu waaka ku yaal buuga la yidhaa Sun,sand and the somals isa goo jooga tuurta b lafta Boqor ee Gabiley koonfur ka xigta sida uu sheegay maayar kii saylac ee 1903 loo xilsaaray inuu bilaabo weerarkii Sayid Abdulaha Xasan lagu qaadayey. Iska daa Ahmed nuuroow difaaca maxad casaysan ma fiicnee oo hadaanad taariikh da aqon waxa iga talo ah in aad barato. La soco nuxurka moronkaagu ma jirin wakhtiga Godan ka hadlayso oo Ehtipia iyo somaliya wax la yidhaa ma jirin oon ahayn dagaalkii taariikhda dheeraa ee inoo dha xeeyey.
waa laydin salaamay marka hore, harawoo maka hore horumar baan u rajaynayaa insha alaah,
godan inadeer canbe inuu geriyooday maan ogayn alaha u naxaiisto janadiina aalaha geeyo aamiin
axmed nuur kaas sitoow gabadhaa godon baa jawaab waafiya ku siisay, sxb hadii aanad kala garanayn sidii odayadii uu hogaaminayey ina samater , taariikhda ugaas yada dee waa lagu bari waa halkii suldaan salebaane, midna aan kuugu daree dee dhalinta reer maxamed waxaan ku ogaa inay yhiin masuul kintirka , oo markay arkaan nin gabadh reerka m/case la sheekaysta intay isku raacaan been ka sheega ninka oo kudira ugu danbayntana marka gabadha kari waayaan, ku yidhahda intay 4-5 isku racaan hadii aad nin rabto anaga midkayo dooro, gabdhuna soo erido, oon khajilin ayaan idinku ogaaye goortan aad la kala baxdeen ayaan garan laayahay waa duni aakhir samaane, anigu wali waxaan idinku ogahay gabdhihii aad ilaalada ku hayseen
ex rooble afdeeb
akhyaareey godana daaya haday axmed guray ku sheegtay reer axmed kkkkkkkkkk iyadaab reer samaroona ku sheegtaye , axmed guray waxaa sheegta abees guulka yemanida canfarta mareexaanka iyo rerka ugu ilbaxsan m/cse waa abraynka lakiin anigu wali maan arag nin abrayna oo tafiirtiisii ah haday jiraan ii soo sheega
insha alaah
godan kkkkkkkkkkkkkkkkkcid fardo la jiidhsiini ma jirto ugaaska samaroonoo dhanbaa soo dhaweeyey inta ka soo hor jeesadana sidii doorkii dhaweyto iyagaa (coma ) iska gali iyadoon waxba lagusamayn
Samaroonka Ethiopianka ah waan u hambalyaynayaa inay shiraan oo ay madaxa is galiyaan awal way ka xanaaqi jireen Ethiopia hadaad kasuoo hadal qado oo Ethiopianimada waxay moodaan cay kkkk alla ilaahay wax na tus anuu waxaan ku fekeraa markasta in aan Ethiopia dego oo aan ku noolaado halkaa noqdana Ethiopian waayo waa wadan leh dawlad iyo degaan fiican oo cimilo fiican leh lkn waan la yaabay ninka Samaroonka Ethiopia ee aad tidhaa ma Ethiopianbaan tahay hadad weydiiso waad is dilaysaan lkn haduu maanta ilaahay garansiisay tolkayga Etjhiopianka ah oo ay shirar qabsadaan aad baan ugu farxsanahay waanan ku hambalyaynayaa atrintaasi waana guul usoo hoyatay Samaroon dhamaantii.
Waxaan ka fekeraa Samaroonka Ethiopia ee ah kala ah Aadan Yonis,Jibriir Yonis,Reer Nuur nuskii ,Celi ,Makeyl dheere,Bahabar cabdalo nuskii iyo Samaroonka degan Ethiopia ee Ethiopianka ah waxay markasta isku mashquuliyaan siyaasada Awdal oo ay doonaan inay golaha deegaanka iyo wasiiro camays ah ama maamulka NaasaHablood ayay hunguriyeeyaan waxaa qurux badan arintan ay maanta garteen oo tasi guul inoo ah Harowo State oo aan dhisano shidaal soo saarno iyo kheyradkiisa gobolna aan helno waxna wada qabsano lkn hadii aan Awdal iskugu wada nimaadno waa qalad oo waan is buquujin doonaa waxna faaiidi mayno,Markaa waxaa fiican hadaad Reer HAROWOW toltihiin dhista Harowo Samaroonka Awdalna ka xoreeya SNM oo gumaysi xun ku haysa oo cadawga aan iska dhicino intaad SNM lugaha noo qabanaysaan waxaa fiican inaad na gargaartaan oo aad noo dagaalantaan oo aad na caawisaan lkn iskuma ogin inaad SNM u fataashaan lugahana anaga na qabataan waa ceeb iyo gunnimo noosoo korodhay kaliya ee wax faaiido ah kama helayno haday xaal sidaa noqdo.
godan iyo guuled
in warkiinu been yahay waxaa cadeynaya, axmed gurey qoladiisa, godan iyadu way sheegatay, guuleedna wuxuu yidhi samaroonba maaha,
markaa godaneey ugaasyadan aad soo tirisay miyaanay been ahayn aad iska sheeganaysid iyagana, ileen horaa loo yidhi …….beentaada hore runtaada danbay beenaysaa,
godan iska hawaawi, laakin ha ku hawaawiyin awdal…
haboooneey inder anigu been kamaan sheegin hadii aan idhi halay sheego ma ceebaa waxaan arkay walaahi canfar sheeganaysa iyo mareexaan sheeganaya axmed guray malaha dee labo axmed guray oo halgamaa ah bay ayaahyeen garan maayo lakiin haday dafiirtii axmed guray jiraan halaysheego hadaan idhi dee dhan kale hayla kicin ee wey jiraan oo wey nool yihiin halkaasayna joogaan i dhah si aan u soo waraysto ,mida kale arinkan ugaaska samaroon waa la og yahay caalamkoo dhan baa laga ogyahay soomaala og samaroon oo dhanbaa og tariikhdu iyadaa is qorta eee wax la mal maluuqay ma noqoto.
tariikhdu waxbay hagtaa dadkuna haybsadaa
aduunkuna waa hayaan hirdooglaa lagu socda
hogaankuna waa casriga
waa hees soomaaliyeed ee murdadeeda dhuux
mida kale awdaltan angaa leh ee idinku ethoobiyaan baad tihiin aad la soboodaan miyaanad ogayn inaan meelkaste ka degan nahay lakiin idinka hadii laydin yiraa dhulkiina wax ka qabsada ad difaac ka dhigataan idinka etoobiya ka yimid anigu sidaan idiin sheegay waxaan ahay j/y boorama ilaa weeraar anaa kka doobiya ,hadii uu ii ogolaao c/qani caateeye waxaan soo bandhigaya anoon magacdooda sheegayn raga boorama inay ku dhasheen dadka isga dhiga ama bari ha ka yimaadeen ama galbeede qaabkay u soo galeen magaalada iyo waxay siteen markay magaalada soo galayeen iyo qaabkay u ekaayeenoo tifaqyo tiran midkastna halkaas ayuu ka dheehan karaa xiliguu soo galay magaalada boorama ee hay ogolaado midbaan kuu shegayaa habooneey odayadii magaalada deganaa sida ina xaaji khayre iyo xasan x/cabdi (fulki) hadii uu nool yahay waxaad weydiisa halka ay degan yihiindadkan aad ku sheegtaan halkaas inay dhiaca degan yihiin iyo inay labada dhinacba degan yihiin.waligeedna ka arimin jireen , midna aan kuugu daree waxaa soconaya uun ninkii dhulka leh lakiin ogoqw afka sheegashada iyo faankuna dee waa xoolo aan lagula lahayn. igana raali noqo inuu nin ragii ila doodaan jeclaaye gabadhbaa tahaye
gabdhuhuna ceeb malahan aniga madaxay ii saran yihiine
ex rooble afdeeb
Guuleed, qabyaaladii reerahaa ku madax martee is yar daji. Hadaladaada sidaad u bilawday baa laga gartaa inaad tahay dadka xaga hose bahasha ka soo bilaaba. Ufiirso halkaad ka soo bilawday meesha aad u socoto. Waa iska kaftan sheekadu oo wataa Godan ba sheekadeeda ku soo dartay Jesus gadabuursiya oo qabrigiigii ka soo baxay sidii gaaladu nabi Ciise beenta uga sheegeen. Waxan sawiranayaa uun oday yar oo intuu xabaashii dhinac dumiyey garab kanbadhuudha.
Odaygaasi waa Awowgay shanaad aan ku abtirsado ilaahay qabriga ha u nuuriyo naxariista janana ha ka waraabiyo qabrigiisana horaan halkan u soo galiyee ila daawo bal inay dunsan yay aan wax ka qabanee waa bageka hore ama kuwa ka sii horeeya huuno raadi waan warwaraye PLEASE AWOWGAY SHEEKH SAMAROONOW INUU DUULAA II DARAN
guleed
hadaad tihiin dad sidaa u taariikhle, 20 sanona aad samaroonka madax u ahaydeen, maxaad ku soo kordhisay awdal, maxaad u qabatay dadkaaga, dhulkaaga, oon aan ka ahayn qaybi oo xukun iyo isku dir, ama maxaa taariikh ah eed uuga tagtay ileen 20 sano wax yar maahee ?
samaroonima aad ku faani maxay tahay ileen waxaa tidhi taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna way haybsadaan ?
waa tan samaroon maanta iska wax u qabso dhulkii u dhisanayee…cunaqabateeynkii laga baxayee bal soo daa warka ?
Marunbaa waan war waray ma xariirad ayaan la hadlaa hadaba
darbi.
bal dhinac uun ha la idiinku soo hagaago waa kuwan odayadii reerku habar yoonis u barooranaya. ee mjuaahidka haya
http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=3342&catid=66&Itemid=117
http://www.youtube.com/watchv=BCqgzYbqN24&feature=player_embedded
samaroonka kale aflagaado kaam gayaan, ee bal adigu hoostada hagaji.
midna aan kuu sheegee, habar cafaan waxay gasho iyo waxay gudo waa la ogyahay, lakiin hadad rag tihiin bal xabad rasaasa ood awdal state u ridiin ha la arko. hadii kale dee gambo iska xidha.
h/cafaan waa la ogyahay tariikhdeeda, adan iyada iayga uunbaa ku difaca, o jibracin uunbaa ku difaaci jiray, balse maantaba cida ku difaacda aan aragno. waa kaas xaalkaaga ad ogatahee.
Isaaq maanta wuxu ka calaa calaa kalsoonidii buuxday ee uu koonfurta siiyay markii laysku biirayay 1960 gii. wxay yidhaahdaan waad wada ogtihiin. kalsoni buuxda yaan siinay koonfurta inaga oo aan wax conditiono ah meesha dhigan.
samaroonoow markaad isaaq kalsoonidaada siinaysay maxaa qodoba ah oo aad ku xidhay?waad iska gashay uun miyaa?mise qasab ayaabay inagu ahayd? xornimada laguma helo dhayal. waxa lagu bixiyaa wax aduun weynuhu og yahay. qodobo ayaa meel lala dhigtaa.