Dadweynaha Tuuladda C/qaadir oo soo Eryey Shirkad Macdan ka baadhaysay Buuralayda
Waxay ku cawdeen inaan loo sheegin waxa ay shirkaddu ka baadhayso Buuraha
C/qaadir(Waaheen) Dadweynaha Tuuladda C/qaadir ee Gobolka SALAL, ayaa shalay ka soo eryay Buuralayda Deegaankaasi shaqaale ka tirsan Shirkadd Macdanta qoda oo la yidhaahdo Lubiyan Gold Cooperation, taasoo la sheegay hawlo Sahamin ah inay doonaysay inay ka bilowdo jiidaasi.
Iska hor imaad rabshado wata ayaa dhex maray dadweynaha Deegaankaas iyo Shirkadda, waxaanay sida ay dad Deegaanka ah oo Waaheen la soo xidhiidhay sheegeena loo dalbaday Ciidamadda Qaranka si ay u muquuniyaan balse markii danbe waxay ku guulaysteen inay soo Eryaan Shirkadaasi.
Dhinaca kalena dadweynaha Tuuladaasi, waxay ka Eryeen Deegaankooda Badhasaabka Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul iyo Taliyaha Qaybta Maxamed Cabdi Axmed kadib markii ay ka soo gurmadeen Degmadda SAYLAC, waxaana la sheegay inay ka Sheedaalinayaan Tuuladda Jidhi.
Mid ka mid ah Odayaasha tuulada C/qaadir oo Waaheen xalay la soo xidhiidhay ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay faragalinta ka joojiso deegaankooda isla markaana aanay wax talaabo ah qaadin inta wadahadal laga yeelanayo shirkaddu Macdanta ay Baadhayso iyo sharciyadda ay u haysato.
“ Nabad buu Illaahay ina siiyay, laakiin waa lagu Ciyaarayaa. Abaar baa na haysay in muddo ah cid noo soo gurmatay oo xukuumadd ka socotaa may jirin, Roob baa laba Habeen imika na helay” ayuu yidhi Odaygaasi reer C/qaadir., waxaanu intaa raaciyay “ Huudhaydha baanu ku noolayn Koontarabaan ah oo Itoobiya tagi jiray kii ma jiro oo Busaarad baa jirta, iyadoo ay sidaas tahay ayay qolo wasaaradda Macdanta iyo Biyuhu noo timid, Macdanbay is yidhaahdeen qoto iyagoon waxba dadkii Deegaanka u sheegin, waanu ka hor nimi, oo way ka soo laabteen laakiin Ciidan bay doonteen baa nagu maqaala ah haddii ay cidi ku dhimato Xukuumadda iyo Saylici baa masuul ka ah” ayuu yidhi.
Isagoo shirkadda iyo Ciidamadda la doontay ka hadlayana waxa uu yidhi “ Ciidan Milatari ah baa naloo adeegsanayaa, Haddii khasaare dhaco Xukuumaddaa ka masuul ah. Anagau ma garanayno Shirkadan Macdanta baadhayanaysaa waxay tahay hase yeeshee waxaanu arkaynaa inay tahay mid qalab casri ah wadata, markaa waxaanu Xukuumadda ugu baaqaynaa intaanay talo faro ka haadin inay wax noo sheegto” ayuu kaga baxay
Waaheen
Categories: Warka (News)
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Arintaa ay sameeyeen reer Cabdulqaadir waa arin lagu farxo mudana in la soo dhaweeyo waxayna daba socotaa arrintii kale ka dhacday saylac iyo Lughaya ee somtel cable oo ila maanta ay 32 wiil oo ciisaha magaalada Boorama ugu xidhan yihiin waana biloow fiican xumaaday samaan doonta.
Macdantaasi cidii qoda way inay u dhimataa khayraadka ku jira dhulka Samaroon iyo Ciise waxaa iska leh labadaasi Reer cid aan ahayn ma qodan karto hadii ay shirkadaahaasi qodanaya macdantu ka yimaadeen Hargeysa iyo dhulka SNM waa shaqaalaha intoo la qabto GAZ iyo Kabriid la isku raaciyo oo ayaga oo ololaaya lasoo sawiro,
Dhamaan dhulka Samaroonka waxaa ka buuxa nimco iyo kheyraad waana waxa la inoola dagaalsanyahay waa kheyraadkaasi iyo barakada dhulka ku jirta oo mustaqbalka noqonayaa nimco iyo dhereg taasi ayaa Ceel-bardaale iyo shacabka Seemaal loo laynayaa waxaa la doonayaa in la cabsi galiyo Samaroon waxaa la doonayaa in ay is dhiibaan oo nimcadaasi iyo kheyraadkaasi la dhuuqo mustaqbalka,Ta la doonaayo ee Reer Awdal la iskugu diraayo waa arintaasi sababta loo golaha deegaanka AWDAL waliba Boramna la iskugu mashquuliyay waa macdan qodistaasi,Dagaalkii Seemaal iyo dilkii ka dhacay waxaa loogu talo galay si hirgaliyo arintii Cable-ka oo waataa ina dhaafaty SomCable sababta markasta colaad loo huriyo waa marka opretion laga dhex fulinaayo dhulka Samaroon.
Doqontu sabaaxad kama daasho ayaa la yidhi markasta oo doqonta la sabaaxadeeyo waxay tidhaa iigu celi oo ma xanuunsato.Markasta oo shirqool ama dhagar laga galayo Awdal waa marka wax la maagan yahay oo la doonaayo in hawl ku sabsan Awdal dhexdeeda la doonaayo in la fuliyo horta reer AWDAL iyo Samaroon ayaa la mashquuliyaa oo ama ayaga la isku diraa ama dadkooda la xasuuqaa.
Odayaasha CabdulQaadir aad bay u mahadsanyihiin ha ahaadaan Ciise ama Samaroon ragaasi ka dhiidhiyay calooshooda u shaqaystayaasha sida jar iska xuurnida usoo qadhaab doontay dhinaca gobolka Awdal ee doonaaya inay macdanta dadkoodiiba ka indha casyihiin la gurto.
Gaaja lagu dilay Reer Awdal cunaqabatay ayaa la saaray sababta loo cuno qabataynayaana waa in la xalashada dhulkooda dihin ee macdantu ka buuxdo intoo gaajo lagu dila ayaa la doonayaa in la yaryareeyo waliba waxaa igu maqaale in sunta hargaha ee ku taal hargeysa suntaasi oo doonaayo dhawaan in lagu shubo dhulka biyaha leh sida dixaha iyo ceelasha dhulka Samaroon si loo tafiir go’o waa sir aan maqlay taasina waa in laga digtoonado.
Waxii dhiigloow dhaqaaq oo dhulkeena u hiili si aan ceedhno mustaqblka dhaw iyo kan dheerba jiilka soo korayana u hiiliya toloow sharafta iyo karaamadana ilaahay idin siiyay ha iska qaadina dhulku waa sharaf ciidu waa karamo ilaahay ku siiyay.
Aad baan kuu salaamayaa cali durkiye ha noolaado ciise waa rag jira oo dhiig leh wlaahi hadii ay ragaasi ku xidhan Borama Ciise yihiin aad baan u hambalyaynayaa sida ay yeeleen anuu waxaan doonaayay in SomCable gidigeeda ayaga iyo waxa la socdaba dhulka lala simo.
Cali Durkiye sxb tolkay wuu seexday way u dhamaatay ee Ciise dhulka ha badbaadiyo oo gacan ha siiyeen Reer Nuurka dhinac kasta laga xidhay Ciise haduu maanta Hiil na siiyo ma ilaawi doono horeba sxb SNM hiil baad siiseen markii ay la dagaalamayeen dawladii Siyaad Bare,Maanatana waa inaad hiil siisaan Samaroon iyo dhulka Awdal ee deeganka wadaagtaan dad walaalo ah ayaan anahay ee aan maanta dhinac ugasoo wada jeesano SNM iyo Shirkadahooda boobaya khayraadkeena.
Doqoneey dabkaa ba’
wwwwwwwwwwww reer cabdi qaadir waa rageedii waliba dabada xabad kala dhacaan idin le yahay kuwii dhulkiina aad ka kaajoonaysaan damca inay dahab kala baxaan soo jeda waligiin ha seexanina hiil iyooa waan idinla garab taaganahay anaguna
nin raga dhulkiisa u soo jeeeda waana soo socana ee na yara suga
Guuleed iyo Darbi,
dee saxiibayaal Hiildan naga ilaalsha qormooyinku wada rafici marku dantiisa ka waayo kkkkkkkk
Darbi raga ku xidhan Boorama waxay u badan yihiin ciise xidhis baad sheegiyee ma la toogto waxay muujiyeen darankooga ay ku diidan yihiin maamulka Hargeysa
Cali Durkiye
Waa in aan tusno dhulka in rag leeyahay oo loo maqanyahay ragna ay tuuraha ugu joogaan oo sheeda laga ilaalinaayo sxb Samaroon iyo Ciise waa shir deg deg ah la qabto si loo badbaadsho dhulka cid inoo maqan majirto oo aan ilaahay ahayn Guul baan u rajaynayaa dhalin yarta Cable ka iyo shirkada SomCable tustay in dhulka rag joogo waa in la tuso dhulka in rag leeyahay inta Ciise iyo inta Samaroon ee xidhan waa rag halyayo ah taariikhduna way qori doontaa.
Darbi,
ok laakiin Awdalstate madaxdooda dushaan kala soconaa markay qodbad jeedinayaan kalamadda ciise in ay afkooga soo marshan maxaa u diiday?
Cali
SNM ayaa hore u dhex dhigtay sun taasi oo ay u qaybisay labada reerood dad faro badanna aan ku weynay colaadii Ciise iyo Samaroon ayna dhex dhigeen SNM AUN intii Samaroon iyo Ciise ku dhimatay dagaaladii sokeeye hana la is cafiyo ayaan odhan lahaa,
Walaal aad baan uga xumahay in Awdal State iyo madaxdoodu ay soo hadal qaadi waayaan Ciise,Anuu waxaan qabaa oo aan aaminsanahay in Ciise iyo Samaroon sina u kala maarmi karin lkn Samaroon iyo SNM ay kala maarmi karaan dhinac siyaasadeed iyo dhinac dhaqaaleba inta ay sidan yihiin ee xagjirka yihiin waan ka maarmi karnaa SNM maalintase ay miyirsadaan ee dad wanaagsan ay hogaan u noqdaan waan soo ceshan karnaa cilaaqaadka Isaaqa qunyar socodka ah lkn xagjirka ciisaa bidiinu wa musaa bidiinu madaxda Awdal State waa in ay ku fekeraan jadwalkana ku darsadaan Ciise la’aantiina waxba usocon maayaan Awdal State iyo siyaasiyiintooda waana hubaal.
Darbiyoow,
Somaliland,awdalstate, iyo dhamaan laand-laanta lagu wada sakhraamay waa qabyaalad creme lagu subgay, beeluhuna in ay xaga siyaasada iska gaashan buuraystaa waa shay caadi ah cid soomaaliyeed siyaasada ku bahoobana anaga ciise iyo samarrron ayaa loogu yimaada oo waxaad ogtahay USP in maanta lasoo nooleeyo waa fursad dahabi ah haddi taladaa Harti aan ula tagnana waxay uga macan tahay lama arko.
Fursadbaa hadda na hortaal oo ah waxaa loo guurayaa soomaaliweyn reer Hargeysa waxay dirteen gudi ka kooban 5 xubnood waxay matalaan afkaarta iyo ujeedada reer sheekh Issaq ciise kuma jiro Harti iyo Samaroona waxaa loogu daray midkiiba hal xubin oo ay soo dooraan laakiin loo soo xulay si ay u gudbiyaan dareenka guracan ee reer Hargeysa, Koonfurna waxay soo dirtay rag Darrood iyo Hawiye u badan gedabuursi iyo ciisana waxba ka aqoon.
sawirka maanta soomaaliweyn soo noqota ay leedahay waxaa ugu liida ciise iyo gadabuursi waxaa in ay soo noqota maal iyo muruqba ku bixina waa ciise iyo gedabuursi laakiin iyaguu aan diyaar u ahayn in ay si wada jir ah wax u doontaan.
bal arrinta raga gedabuursoow intood iska dhaaftaan jiriqaa wiiqlayntaa hoosaaysa ka hadla meeshan u socono.
Dumis iyo durkiye, isla dawakh dee hadal jilic san wax dhaaf san ma so bandhigi kari waydeen. Harti hadii aan la xidhano kulahaa. Haye guul wadeeyadee ilaa sacabadu idin murxaan.
Arinkaa cali durkiye so bandhigay waa arin aad iyo aad u wanaagsan wakhti geedina la joog lagana faa,iidaysto iskaashi dhinac walbale gudi farsamo waa inla diyaariyaa reer walba dhexdiisa marka hore inuu iska diyaariyaa siiba gadabursi waa inuu ku bararugsanaado xaalada manta socota
alla maxaadbeen isku maaweeliseen iyaa iniyidhi dadka Cabdulqaadirdegan waa ciise waar ordoo dhulka iyo dadka soobarta
ciise waxa dhulka naladega marka lagareebo reer cali gurana oy iyaguba dafiree
reer geedi xagaa iyo dambal nagasooquuda cidhifkoodunasoogaadho xariirad iyo xoogaa reer kuula oon iyaga laftoodu Ethopian ah ilaa Diridha daadsan balse ninlayaalo wayjiran xabado ah inkastoy dagaaladii sokeeyaha qexeen
ciisaha soomaaliya degeni waa xoogaa mamaasana khaasatan reer odawaa iyo fuurlabe ama bafoorlabe waan isku qaldaaye
dagena dhinacyada buurta eel
buurta eelo ama geerisa lakiin waxaa degan Cabdulqaadir waa Afguduud waxa sooraaca celi iyo bahabar xasan iyo waliba bahabar cabdale
aisha.
yaa degen huuno huuno c/qaadir runtii aad uma aqaan bal i yara sii faahfaahin.
cali durgiye wuu ogyahay in oohinta libxaa ay wadaan ragani, ma raga xataa diiday in ay ciise afka soo mariyaan ayaa cadaald iyo justice ka hadli, ee leh awdal iyo selel gadabuursi uunbaa degen, dusha ayaa la idinkak sheedaalinyaa, ta labaadna waxaan cadlaad ku bilaabmin maba gaadho meel.
waxana in uu yahay wax cadhoi yar ka dhalatay waxa kuu cadaynaysa sida yar ee aanay u lahayn dhadhaaro hoose oo wax shida ama lagu hirto.
CEEBLAA!!!!DOQONIMADA ISKA DA.A IYO QAABILADAA KALEEY EED HOR BODEYSOO DICIFAD YAHAY…AWDALSTATE OF SOMALIA CIID JOOJIIN KARTA MA JIRTOO,,,,NO ONE.
Cabdulqaadir walaahi xabad ciisi ihi deganayn anaa garanaaya haduuna isbalaadhinta imika ciise degin dhamaan magaaladu gadabuursay ahayd sanadahanse war uma hayo waxa dhacay
haa waan gartay waa si wanagsan.
Ceebla magaalda Calisibiix gadabuursi degan waan aqaan iskadaa calisabiixe jabuutaanan sheegankarin markaa dadku iskumajiro nina waanin kuladegan markaad wax heshana xaqiisa waad siin nina waa ninkii reerkaba
waad fiican tihiin dhe.laakin suurto gal maaha inaad tidhaahdo. somaaliland baan kamidahay. hadana mayeelayo iney dawladu contract siiso shirkado macdan qodaya. mrkaa mowqifkaaga cadayso. tan labaad intii aan arkayay Awdal statekan lasheegayo
madaxweyne iyo kuxigeen labadaba uma arko niman wax wadi kara iney yihiin.ku xigeenku. waaba maadays. niman u babac dhigi kara iney dawlad dhan hogaamiyaan meesha kumaan arag.markaa ilaahay baa noo maqan.
reerkaba kamasuul ahaa eelarabay inuu isagu sahantego
Aaado Aisha dheeman,
Dumarku waxay hibo iyo haybad ku leeyihiin in ay ubadka barbaariyaan raga ay u dhexeena bariis surbiyaan ah iyo hilib la solay ku sooraan intaa wixii dhaafsan Ali-Durgiye wuu ka gaabsan doona.
aisha.
huuno ciise dhulka wuu kula degenyahay, maahin in aad iska indho tirno, waan kaga baadanahay, lakiin maba degaan ha odhan.
dadku waa dad is dhalay ciise isaaq iyo gadabuursiba, ilaahay ha inaga hayo xanuunkan qabiilka ee ina waalay, nabad in lagu wda caweeyo aya augu qaalisan.
horumarna laga fikrio, dawladeenaa somaliland wada dhisano ku kasta oo ku hoos nool, taas ayaynu aduunka wax kula qabysan karnaa.
dawladuna waa in ay dadka sisiman ugu adeegto, oo anay qof iyo qabiil midna jeclaysan.
Cali runta qaado huuno waa gadadh shankaroona Aisha adiguse han waynida/.
waxa loo baahan yahay rag , sida timacade, ama hiildan. intii aan meeshan soo galayey laba nin oo wax hogaamin kara labadaasi uun baan runtii arkay.
sidoo kale rag badan oo smaroon ah oo wax hogaamin kara ayaa ku jira.laakiin aan wali diyaar u ahayn iney bada isa soo dhigaan. oo ay samroon yidhaahdaan.ragaas qaarkood waxay ka baqayaan. in samroon oo dhami ku daba fayli waayo, oo lakala jabo. qaarkoodna waxay rajo ka sugayaan somalia oodhan iney isku timaado. qaarna kamaba ay fikirin arintaas.
cali ciise ma nebci ilma abtiyaashay oon aduunka ugu jecelahay baa ah J?Y wuxuu katafiirmay islaan la odhan jiray Caylo oo fuurlabe ahayd xataa dagaaladii sokeeyaha ninka J?Y haday iska horyimaadan nin fuulabe ah isma dilijirin dhiigiisuna xaaraan buu ka ahaa dee imkase waxaan diidanahay waxaan arkay waxaagii oo lagula sheeganayo wax ad cidlayeelatana laguu ogolayn
Walo waad i dha dahawaysay laakiin cumar qaadi ima dhalin kamase dheeri.
ceebla aniga ciise iiga sheekayn maysid jilib jillibaan u aqaan halkuu degana waan aqaan
aduguse hadaad xaqsoortahay oradoo jabuuti teg halkaasay dawlad lala xisaab tamaa joogtaaye somaliland wax layidhaahdaa majiree meeshu waa goob dagaal ilaa inta lagukala guulaysanaayo
Aisha dheemna,
ciisa ma nici kartid in aad jeclaato mooyaane waayoo dee qof beel dhan waa nacaa odhan kara ma jiro hadduu yidhaahdana waa beenaale,xaga siyaasada iyo cida degta Cabdulqaadir hadaan faraha ku saaro waxaan ka baqayaa in aad sidii Habaan dhacas Nr.10 ah igu garaacdo kkkkkkkkk.
islaanta Caylo ee aad ka tafiiranteen waa runtaa waxaa guursaday oday awoowgaa ahaa oo gacan adkaa (bakhayl ahaa) intuu ifka ku ciilay waataay ku lahay iyaado canaan iyo calaacal u dul maraysay waxay ku tidhi;waar aniga cayla-caylayday iga daa kaa caloool kacayee waa daad gaboowdee hortay guunyo mala hayne curadiyo cawaan kulaa imid canaa joogjooga digo iyo dawaan kula imid doobiyaal xoorle kkkkkkkkk.
waxaad gedabuursiga sankiisa caanoo uga listeena dee waxaa nigu jiraa dhiig ciise hadii kale waxaad iska noqon lahaydeen beera qodaal dhiig hurda leh.kaftan.com
Dumaraw cise udaga iyo madagano iskuma hayno taas cali iyo ragii ciise ka cadhaysiinaysaa naag raga ka horaysana waa ceeb arinkan aad ka hadlisina waa wixii rag ka doodi jiray yaan laga tagin dhaqanka
Colhaye Cali iyo Sahal ha soo dhawaysan waa laba mas ka hela jabka samaron nimanka beesha dhexe ayaa la qaataa oo axdi le kuwan intaanay inagu badan aan xeebta ka buufino
waa iga talo.
Godan ugaasyadii talin jiraya waad ka so jeedaaye niman kaasi balan way leyihiin balanti isaaqa ba way ka so bexeen teena maxaa diidaaya inay maxasta ino ilaaliyaan hub iyo malana nagu taageeraan
Macdanta aad idinku kasoo qaxdeen, kuwii jogayna gaajo uga dhimanayaan maxaad ugu diidaysaan cidii guranaysa ee manaafacaadsanaysa. ama idinku gurta ama dadka kale u daaya saaxiibayaal
Colhaye hadaan is fahanay kkkkk,waa runtaa waqtiga halganka lagama maarmo laakiin de yaan dhulka aad loogu xididaysan inagaba inagama badna horaa la inoo bililiqaystay reerka kaliya labada dhinacba laga riixaan nahay inagaba cidi taako inama siiso
aisha
ali sabiix iska cid kale ciise aan ahayn dulcad iyo dawaale looma ogola hadaayn imika ilbixin, waan maqlay nin ordi jiray oo jy ahaa oo hooyadii ciise tahay oo gabadh fuurlabah caruur u leedahay laakin gadabuursi kale ma garanaryo,
imisa reer oo gadabuursi ah ayaa degan bal ii soo sheeg ?
Godan waxan ka dagaamayaaba waa dulmiga lanagu hayo ciisana mar buu godob naga galay mantana waan sugaynaa bal halguu ka galo arimahan cakiran iyo dulmiga socda
Khayr ayaan inaader rajaynayaa waan ogay in halgan la galayo ilaahay quluubteena haysku soo jeediyo waxanan rajaynayaa guuuuuuuuuuuuul anigu waliba safka hore kkkk
Colhaye,
Waxaad u eegtahay nin maaquul ah ee bal waxaad ii soo sheegta mid ama labo godobta uu ciise ka galay gedabuursi eed xasuusan karto!!!!!!!
Cali aniga waad i saamaxday Colhayaad daba dhigatay waxaan sheegay waa iska kaftan ha iga xumaan lol.
Godan,
adduu waxaa tahay bisad yar oo mukur badan hadalkaagu waa laa yaduruu walaa yan fac isooo baaashaal waa halkii reer xamar jabjabeeeeeeeeeeeeee.
Af reer xamarna waad dhamaysee lol waxaanse kuu soo helay heshiiskii Gadabursi la galay Ingiriiska ee markabka dushiisa la fuulay lol waatad la yaabanayd waliba raga markabka fuulay awowgay aya ku jiray dhawan ku soo galin doonaa mukulaasha yaan yuurna waa la dhahaa lol waa jeclay mid yariisa guriga ii joogta Darina aa la dhahaa quruxley.
Ninba kiisa kaan ugu badali beerka ka ogsooni.waar qofwalba wuxu iga kasbaday uunbuu igu leeyahay.ama hadago dhulka ama yaanu dagin.ineynu dadka la xisaabtano maxaa inoo diiday? ciise siduu samaroon ka yeelay uun baynu ka yeeli. ama ha fiicnaato ama ha xumaato. samroon meesha ay uga badan yihiin siday ula dhaqmaan uun baynu ula dhaqmi. taasi miyey xun tahay.
qeyrkiin kahadhee ciise dawlad dhan buu leeyahay oo geeska Africa laga yaqaan. ilaa aduunka oo dhan.waxana ila cabdilqaadir lagu soo dajin karaa iyagoo dawlada jabuuto tidhaahdo tarmiis baa lasiinayaa ninkii ciise ee dhulkaa daga.taasise wali may dhicin haday dhacdana mid ad ogaanysid maaha.waa goor lagwaana in laga dhaadhiciyo uun dadkani dhulka kula dagaan.dhul balladhsi ayuu ciise ku jiraa
waa in laga digtoonaadaa.
Ma gabadhaan calmaydaybaa
Cidlo lagu xereeyoo
Layga celinayaaye
Cabulqaadiroow Allaa Jira
Aaway ciidankaagii…?
Heestaas uunbaan xasuustoo qalinkana la raacaye ceeb kale ma jirto. Dhulka Celibaa lehe ciise ma leh, macdantana celibaa lehe ciise ma leh. Waydinkaa.
hiildan
waxaan maqlay raga eryey waa ciise oo yidhi dhuka iyo macdanta waxaa bixiyey saylici
ma runbaa raga dhiidhiyey waa ciisee bal arintaa soo ogoow adigaa ugu dhaw dadkan ee
Reerku ciise na duulaan kuma aho, isaaq na duulaan kuma ahee warxuma tashiilka jooja, hadiise nin degaan ka ahi jidh diiday arin aanu waxba kala socon balse oodiisa la riix riixayo xaqbuu u leeyahay inuu wax su aalo hadii looga jawaabi waayana budka qaato. Kama duwano arintii warshada sibidhka. Dawladu dhukuska ha iska dayso oo shicibkeeda shikiga haka saarto balse yaan dagaal loo arkin oon dawlada been laga sheegin.
Hooda waxba kama jiraan warkaasi, shabadaka lagu soo qoray waa mucaarad, waxayna soo urursadaan warka jaqafta oo wiil yar oo mucaarad ah ayaa meelahaa Boon iyo Salal wax uga soo qor-qora. C/Qaadir waa dhul B/Celi, hadday macdan rabaan iyo hadday petrol rabaana iyagaa ka qodan kara, cid is hor taagi kartina ma jirto.
hiildan labada celi kiidegaaba waa caadi waxanse anigu ogoo
Celi iyo Ciisaan u gudboonahay oo weliba Celi caarodheeryahay ragii yidhi oo galbeedka ilaa dhambal reer dudubka iyo reer geediga ladegan inay C/qaadirna degaan utahay iyaga iyo samarookaloobadan laakiin ciise shaqo kumalaha dadkuse waxay moodayaan marhaday xariirad ciise ku arkeen tana waabaykasii shishaysaa laakiin ciisuhu xariirad galbeed buukasoo gaadhaa.
Hiildan,
Sanadkan ma’ kii B/Celidaa? Waxwalba ma B/Celibaa leh? kkkkkkkkkk Kolay ciisuhu waxay yidhaahdaan B/Cli Cudur iyo Coon uunbay Ciise u dhashaaye ee malaha sanadkan waa in uu Ciisena Fariido inaga fisho.
Calaa kuli xaal nin Saylac baan leeyahay leh in uu Cabdulqaadir sheegto waa mid meesha leeg lkn reerkan Ciise meeshii lagu qabsadaba waxad moodaa inay ku baraarugaane maad iska aamustid oo aayar macdanta iska guratid. Afartan Ciise ee shirkada eryatayna dhawrkiish ayaaba tawakhinlahayde, dee waa hadday shirkada B/Cli ledahay haddaad is-hafraysidna aday kuu gooni tahay aado
Durkiye,
Waa runtaa oo way jirtaa in Ciise u xidh-xidhan yahay SOMCABLE. Ragan Ciise ee xeebta deganina wacad bay ku
mareen inuuna xadhigani nabad ugu asnaan doonin xeebtaa bada-cas . Waxase jirta in raggii Somcable masuuliyiinta ka ahaasi ku andacoonayaan ” waa Ciisow Cable ka inigaa leh oo noo dhiibtay, dhulkiiniina inigaa u diidan, ee nasiiya percentage kii aad noogu balan qaadeen” kkkkkk halkaa sirbaa ka fakatay , xaajadiiba waxay u egtahy Ciisow Ciise ka kac.
Isku Dheh Ma Dhalashaa, Dhutiskuna Ma Qurux Baa….
Sahal,
waa runtaa warku, waxaa lagu heshiiyay marki saylac la joogay in qalabkii dhulka lagu qodaayay sida cagaftii iyo buldozerkiiba intoo meel la iska dhigu ragi ciise loo ogoolado in ay dhulka gacantooda ku qodaan si ay uga helan nolool maalmeed yar laakiin markii la maraayay lughaya ayay soo korodhay tirada dadkii shaqa doonka ahaa ka dib markii ay ku soo biireen ilkacastii reer Lugayahad wanaa marka u is maandhaafku dhacay sidaana lagu xidhay ciisaha.
reer abtigaana marka wax la qaybsan cod iyo cuduud midna ha ka sugin marka laga reebo in ay qurbaha ka doobiyaan mooyee.
Sahal iyo Cali
Sxbayaal shirkada SomCable waan ogahay in Ciise leeyahay oo uu Ismail Omer Guelleh iska leeyahay markii xadhiga lagasoo bilaabay djibouti ee uu soo galay xadka lawyacado waan ka hadlay maqaalona waan ka qoray cid dhag jalaq iisiisay ma jirto Hiildanyare waan usoo diray maqaalkaasi ka hadlaayay shirkada SomCable iyo xadhiga ay kasoo jiidayso Djabouti ee lasoo dhexmarinaayo dhulka Samaroon Hiildanyare masoo daabacin maqaalkaygii waqtigaasi dhawr bilood ka hor ayayna ahayd Ismail Omer oo ka dhex Samaystay maamulka NaasaHablood shirkada SomCable una wakiishay nin Jibriir Abokor ah oo la yidhaa Ina Aw Siciid taasi tolkay war uma hayo anuu waxaan doonaayay in Ciise iyo Samaroon wada qaataan qandaraaska cableka lkn way noqon wayday waxaana qaatay Ciise iyo Isaaq.
Waxaase fiican in ay wax fahmaan tolkay oo ay dhacsadaan cadkooda waliba si qasab ah lagu dhex marinaayo AWDAL dhexdeeda MALAAYIIN DOLAR ee la doonaayo wax kasta oo soo baxa waxaa isla raba dd gooniya tolkayna ilaahay damiirkii ayuu ka qaaday iyo damacii oo kaba qaadnimo iyo kuraas been ah ayay isku haystaan, xoolaha waxaa ku jira neef xaaluf daaq ah oo duleedka iyo dhulka la leefay ee aan daaq lahayn ku meeraysta oo aan soofin oo aan raacin xoolaha soofaaya neefkaasi waxaa la yidhaa xaaluf daaq waana sidan tolkay ee maxan u sameeyaa dhalaye? .
SAHAL, ciisaha ay B/Celidu abti u yihiin bal dhawr nin tusaale noogu soo qabo, an kula aragno inay coomo yihiine. Anaga laftarkayagu xagayaga B/Celi uu ciise abti u yahay oo taliya ama fariido ah ma ogi..kkkkkk
DARBI, isaga hadalkiisa waan ka hadhay waa ‘typical Makaahiil’.
ABDOULQADIIR WA DHUUL SAMAROON ISKA LEYAHAY..AFARTA CIISE EE KU NOOL WA LO OGOOL YAHAY INAY ISAGA NOLADAN LAKIIN INAANTA ”CEEBLAA”EE LEEY QABIYALADA ISKA DAAYA WAXBA KAMA TAAGANIID”CIISE WARAABE”WALI DHIKHIIL ALI SABIEH IYO BALBALA MA TAAGTEEY?????CIISE LALA MA NOLAAN KAROO..ADUUNKA WAX KA XUUN MA JIROOO
Shukri,
xabibtii ha noqon dameerti darkeega ka oroday ee dar kale lagu uleeyey, ciise laantii ma adaaba qurbaha Hamburger ku cuni lahaa kkkkk ciise iyo gedabuursi wali furunkay gacmaha ku kala goostaan ee adduu aado beerka ha iska xumayn intuu wiil ciise nool yahay gabadh samaroon welwel iyo wal bahaar ka dheer.
Hiildan,
Coon uu ma’ sheegine, Coon iyo cudur odayaashu sheegaan. ninka Cudurka ahina coon wuu ka fogyahay oo waa geesi geesinimaddiisa iyo caqligiisa u isticmaala inuu wax ku xumeeyo, kolkaa la soco rag rag fariido ahna waad dhashiin kkkkkkkkk aniguse maanta hor waxan u haystay wixii B/Celiya ee wargaleenaba inuu Ciise dhalay ee haddaa reeruhu iskuma tagsama.
Cali waa runtaa oo xaalku wuxuu cirka isku shareeray markuu xadhigu soo dhaafay OSOLI sobobtoo ah Ciise Salal iyo Buuni waxbay malaha sii casaysteen kkkkkk waar 50 tan qof Ilka-cas in shaqo loo siiyo yeelimayso ee Ciise warkiisa ha cadeeyo hadduu xooluhu kuwa Ciise yihiin iyo hadday ragaan jaarka nahay leeyiin.
rreer abtigay dagaalkan kuuli u dagaalanka Ciisahay u daayeen iyaguna waxay camal ka heeleen xabsiga Boorama ee Ciisaha lagu guray ee ha yaraysan reer abtigay
labadan ciise ee CHARLIE iyo CHAPLIN ma waxaad ka faa’iidaysanaysaan samaroonka is haya, damaciina waa lala socdaa,
beenta iska dhaafa ragi lughaya ee la xidhay 4 qof ciisa ah kama badnayn, taariikhdiinii dib u raaca waagi xayle salaase idin soo caysaday ee awdal iyo jabuuti ku soo jabteen yaa “adhi jabeen” waaxid…
waagii lughaya odayga sacad muuse la rabay in lagu caleemo saaro, halkuu ciise joogay ? muxuuse u difaaci waayay ?
Haboon inabti,
anigu waxan kali ah uu oo u jawaabi karaa inan Gadabuursi ilka cadaynaysa ee adoo sidan u cadhaysan kkkkkkkcela me
fait peur donc je laisse à Mr. Durkiye à vs répondre chère cousine, waaba hadduuna Calina inabti iska yeel-yeel bilaabin kkkkkk A bas la racune Haboon caddey .
sahal,
A vieux comptes, nouvelles disputes, waan ku daayay laakine beenta inaga dhaaf, la vérité est le prix de l’honneur…
sahal,
waar yaa diyaar uma ihi in aan ku dhaco dabinkii sanadkii hora oo mar kale la iga qaado mawloxo iyo mara ka fayd dhan 2000$ siddi arrintii Garbo dadar kkkkkkkkkkk.
cali iyo sahal
maya maya waan idin daayay, waa intaaso hiildan mar kale meesha naga xidhaa, waan dhaafay dagaal…
Haboon waa yahay inabti mahadsanid intaad idaysay ileen dagaalkan afka ah haddaan kula galo waa halkaa caliye waa dhamanahays dambe kkkkkkkkkkkkkkk
Beenta aan sheegay een daayana garanba maayo,haddaanse beenaale ahayna kolay adiga uunbaa habaryartay ah kkkkkkk Abeeso waxay leedahay ilmaheeguna leh sow lama odhan jirin?