Hargeysa-(BNO) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Axmed Xaddi Sidci oo maalmihii u danbeeyay hawlo shaqo u joogay caasimada Somaliland ee Hargeysa ,ayaa xalay xaalad caafimaad loola cararay dhakhtarka weyn ee ADNA Hospital.
Hadaba maar aan saaka ku soo booqanay dhakhtarka uu ku jira ayaa sida uu noo sheegay uu aad u fiican yahay kuna rajo wayn yahay in uu maanta ama bari ka soo bixi doono,gudoomiyaha oo aan waydiinay xanuunkan ku soo booday ayaa sheegay in uunan ahayn xanuun sidaas u sii wayn oo uu ahaa mid sahaala ah.
Si kastaba ha ahaatee gudoomiyaha ayaa u eekaa mid aad u fiican marka laga reebo tabcaan iyo daal xoogan oo ka muuqday wajigiisa, tanina waa markii labaad ee uu xanuun kadis ahi ku soo boodo gudoomiyaha oo ku guda jiro shaqada uu u hayo qaranka Somaliland.
Anaguna hadaan nahay bahwaynta Booramaonline Xafiisyadooda Boorama ,Hargeysa, Burco waxaan alle uga baryaynaa in uu caafimaad degdega alle siiyo Gudoomiye Axmed Xaddi Sidci oo ah shakhsi daacad u ah shaqadiisa.”
Wixii warar ah ee ka soo kordha gadaal ayaan idinkula soo socodsiin doonaa haduu alla idmo.”
Reporter;C/risaaq Sh/Cilmi Mixile
Hargeysa/Office/Somaliland
booramaonline@hotmail.com
Categories: Warka (News)

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska
Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Alaah ha caafiyo badhasaabka awdal, iyo dhamaan inta muslimka ee jiran amiiin yaaa rabi
Allah ha ku caafiyo camu,kuu soo wada ducaynaynaa dhamaantayo.
Alla ha caafiyo Badhsaabka Awdal.
ilaahay ha caafiyo isaga iyo islaamkaba.
inshalah caafimaad degdega ah.
Godan, adiga waxa laguu qaatay in aad Ceebla raacdo.
bal eeg riyo state waxay adeerkaa kala bakhayleen in ay
caafimaad u rajeeyaan.
Fariid waa is maqalay aad u fiican yahay adeer aniguse reerkan gadabuursi ayaan soo saluugaya inaan cidna wax inoo gaysan ii soo cadaanaysa ee inaga is baabiinay dalka ay naga sheeganayaan taako kasta intaan la dagnaan ugu talinay ma oga markaasay leeyiin xageed dagtaan
godan.
adigaaba maanta gobolkii oo dhan maamula oo badhsaabkii ah. maxaa dhacay sxb warkaasi waa iska intii yarayd ee hoose, ha u joojin waxaas cid kaa wadanisani ma jirto.
madaxdii gobolkaa tihiin.
Ceeblaay waxaa iga soo dhow inaan idhaahdo Somali land way duushay sidaada kkkk.
Godan,
Turkiga waligoodba wax la waydiin jiray xaga xafiiska dhiisigana way ku kalihi jireen subaxa hore.
In la noo qariyaan moodayaye sowdiga cadeeyay walee nin dhiiran kkkkkk imika noo geeya turkigan xamar dhisaya aan abtirsanoo saylac ha dhisaane waliba ugaas nuur xidhiidh fiican lahaayeen hadyadana is dhaafsan jireen kkkkkkk
gudon.
waxa la isku haystaaba waa intaa qolo waliba waxay raadinaysaa waa kursigaa, dee anigaba hadii la iga qaado kursiga mayorka cirkaan gali, soomaali oo dhani waxa ay isku haystaa waa kursigaa adeerkaa ku fadhiya gobolkasta.
markaa adigu in aad adeerkaa u hiiliso ayay ahayd lakiin dee malaha waad ka beensheegaysaa cidaad tahay.
mise waxaad tahay qolodan odaygii dhanaa ee aqoonyahankii ee qurbaawigii u bixiyay xadi oromo ee yidhi kursiga waa loo qaldamay, ma xuma in aad mowqif yelataa, lakiin soomaali waa kursi jacayl uune mowqif ma leh.
madaxweyne mar i dhaha, adiga dee adeerkaa aya ka madaxweyne ah gobolka.’
hada laga bilaabo u hiili aderkaa, hadii kale cidaada noo sheeg.
anigu boortaqiis ayaan maqlay in ay hido wadaagaan mase maqal turki waase barsho wanagsan.
in la noo qariyaan moodaye sowdiga shaaca ka qaaday walee nin dhiiran kkkkk hadaan abtirsanayna oo turkigan xamar dhisaya u tagaynaa saylac ha dhisana waliba ugaas nuur xidhiidh fiican lahaayeen/.
Awowgay wuxuu dhintay isagoo le carab sharfaan ayaan ahay aniguse makayldheerahaan ku xidhnay iyo makaahiil nimada kkkkkkkkk/.
makayldhere wa run,
lakiin xaga boortaqiiska ma sheeko jirtaa mise waa iska uun xanxantii gadabuursiga.
Dila waxay u burburtay waa Borama difaaceeda markaasaad nin ka yimiday Xero Geel la horwadaan dhawaan ayaan idiinsoo jesanaynaa 20 sano ayaan suuxsanayn hadaan anay Reer Nuur Gadabuursi galbeedoow wada gawso xumayde waa in aan shaqo idinka qabanaa dhawaan kaba qaad ayaad ka bixi waydeen intaan suuxsanayn ee aan ku jiray koomada siyaasadeed ayaad nagala dhamaan weydeen SNM oo aad noosoo horboodaan iyo gunnimo aad noo horseedeen ninka Dila soo mara waan qarxinayaa dhawaan ninkastaa ha usheego siyaasiga la dhashay ee beeshiisa ah digtoonaada hadaanan Dila dhigan isbaaro laga wada caago,Xeeb ayaad kasoo wareegi doontaan hadaanan meydkiina wadhin inta uu dhaxaysa Dila to Borama shaqdiinii hadaan fahmay.
Ceeblaay waa warka gadabuursi yaa garan anigase soomaalida waxay i yidhaahdaan ma reer xamarka cad cad ayaad tahay kkkkkkkkkkkkk
godon.
adan naga kala daa faanka. sidaas uma wada quruxbadnidinee, qaar aad u quruxbadan waa idinku jiraan qaar aad u madmadow o kaba madow samronka oo dhan waa idinku jiraan kkk.
adiguse kuwa quruxda bdan ayaad ku jirtaa ayaan umalayn. lakiin africada galbeed u egina way idinku jiraan.
darbi.
waa sidee ninku miyaanu ahayn nin samaroon xaqna u leh awdal, mise sharciyo cusub ayaad inoo dhigaysaa. kkk. walee anuu garan maayo xaalka gadabuursi sida uu ku danbayn.
dadku waa iski diir ha dhamado takoorku, kanaa ethopia ah iyo kan ayaa awdal ah.
Waa kuwaad dhashaan laakiin kuwa iska dhalka waxbaa ceeblaay huuno ku jira waxaan xasuustaa markaan yaraa xamar daganayn uu noo yimaadeen labo awoowayasha ah dadkii reer koonfurkii jaarka waxay lahaayeen niman talyaani u soo dagay reerka kkkkkkkkk
Ceebla waa kuwa aad dhasheene kuwa iska dhalka waxbaa ku jira been maaha inkastoo dadku isasoo badalayoo la dhex galayo samaroonkii qorax iyo dhagax jooga mad madoobaa
Ceebla
Adeer Samaroonkii u dhashay Somalia ayaa wada noqday xoolo iyo kaba qaad maxaa noo keenay nin Ethiopia kasoo shaqo tagay oo aan dagaalna ila galaynin inuu aniga i basaaso mooyaane aan wax kale ii tarayn ha tagaan dhulkooda ilmada yaxaaskana ha ila dhaafaan anaa isku filan oo difaacaaya waligayna difaaci jiray ninkaan ahayn Samaroonka Somalia ha tago kililka 5aad Reer Djaboutina dhulkooda ha u noqdaan oo ha samayntaan xisbi waan ka quustay anuu runtaanan inii sheegayaa ninkastaa ha u shaqo tago meeshii uu u dhashay baroor uma baahni iyo calaal ama basaas nimo iyo kabaqaadnimo waa la isku soo jeestay waana iga run ee ninkastaa ha difaacdo dhulkiisa hana kasoo baxo oo xisbiyo siyaasadeed iyo kuwa hubaysan ba ha yeesheen lkn Awdal cid aan Reer Nuur ,Reer Maxamed,,Xeebjire iyo Jibraacin BAHAR MUUSE kama talin doonto kii u dhinta ee loo dila Awdal daraadeed ayaa iska leh dheefteeda nin kale oohintiisa iyo basaasnimadiisa um baahni waxaan reerahaasi ahayni kama talin doono ha iskaga baxaan inta gooriu goor tahay waana digniin waayo iyagaa cadwga naga xun cadwga hortiina waa in la iska sifeeyo basaasiinta.
kkkk.
maahin gudon.
kuwa dhagax/qorax joga ahi wa dad cascas, ee kooxda oogada ee shuurada adka u cunta ayaaa madmadow. waxa ku nidhaah waxa ilkaha waa weyn ee shuurada cuna yah wuxu madmadoobaa kkk.
lakiin de kuwana qaar aya ka madmadow kkk.
darbi.
kuwa ethopia ha noqdaan ayaad tidhi, kuwa kale ee iyagu ahayn ee awdal ah ee idinkaga badan degankana xaged kaynaysiin, hadii aanay dagaalamin waa sidaad hadalka u dhigtaye.
anagu muusafiin ahaan cid u dagaalantay sidaan u dagaalanay maba jirto ayaan aaminsanahay waliba soo ma jeestayasha dagaalka ayaan aaminanahay.
meesha aanu ka dagaalano maba naqaan in aan ka soo jedsano, waliba waa naga dhashay ninkii ku ducaystay in 100 nin waranqaaada gadabuursi u dhasho. wuxuuna ahaa sh.makaahiil sh. cabdi, waana ninkii gadbuursi dhulka maanta uu degenyahay ka riday isaaq iyo ciise.
waan iska soo tuuray intaas waa maqli jiray bes ma kala aqaan samarone fariidna bomb intuu dhiguu baxsaday inaan ka xumaanayu moodaya waxaas uma joojiyo aniga dadkan boqol sano ka hor naga hoos baxeen waan ogay taariikhda awoowayaashay proud to be rer ugaz kkkkkkkkkk
Ceebla
Waxan aad sheegaysaa ma duulaan waligoodna ma duulin intaan dagaalamynay 1989 ilaa 1991 sagaashankii Borama ayay nooga mashraxaradi jireen waligoodna waxaa lagu yaqaan dagaalka Samaroonka dhexdiisa iyo dagaalka Jagooyinka ee Borama la isku hayo waa keeb la yuurur haday Samaroonka dhexdiisa tahay hadayse tahay arimaha dibadaha ee dagaalda Sokeeye googarad ayaya qaataan mana istaahilaan in ay Awdal ku dhex noolaadaan dhamaan reerahaasi aan soo sheegay waxay yaqaanaan dagaal shaanshiyeedka waa iska nooca shaanshida oo kale.
Muusa Fiin
Reer Axmed
Cusmaan Guulo
BaharBar Celi
Reer Faarax
Reer Maxamuud
Kuwaasi u daa cuqdada Samaroonka dhexdiisa cadawgooda sida goodirka ayay uga yaacaan dhiirigalin iyo waano waxba uma tarto waana in ay ka dhex baxaan Samaroonka oo loo bixiyo magacaan kale waanan u raadinayaa magac aan u bixiyo erey bixintooda waan ku jiraa.
reer axamadkii cududa samaroone ahaa ala maxaad iska hadashay xageedse ku ilowday geesiyadii rer ugaz kkkk
Waxaan u rajaynayaa caafimaad degdeg ah Insha Allah Badhasaabka Awdal.
asc wr wb alaha caafiyo badhasaabka gobolka awdal aamiin ,
DARBI SAMARON MAXAD ISKA HADASHAY REER NUUR MARKA LABO LOO QAYBIYO QAYB WAA ETHOIPIAN OO WAA MID CAD , BASASNIMO HADAY NOQOTANA NINKII UGU HOREYAY LABO BAABUUR LABADA QACMOOD LOGU XIDHO KADIBNA LAKALA JEEDE REER NUUR AYUU AHAA OO COOPKA BASASNIMO AYAAD SAMARONKA U QADEN OO TAARIIKH
MARKAS AYAAD BAHABER CELI IYO MUUSAFIIN OO ASALKII AWDAL AH AAD BASASNIMO IYO ETHOIPIA KU SHEEGTAY KKKKKKKKKKKKKKK
BAHABER CELI WAA HOGAANKA IYO HORMUUDKA IYO XADARIYINTA SAMARONKA WAA CUDUD GALBEED KAGA JEEDA EE HAYSKU SOO JEEDIN DILA YAANEY KUGU IMANE
samaroon maanta ayuu ugu fiican yahay.
qolo kasti markay tiri anaga te best ah.
waan bislaanaynaa hadaan sidaa u socono.
kkkk.
horta malaha gadabuursi isma yaqaan ayaad odhan markaad aragtid odhaahdooda kala duwan.
all the best
Salaan ka dib, Darbi Samaroon, saaka maxaa kugu dhacay?ma reer Xareed ayaad hadalkoodii ahaa waa lanagu dhaxjiraa aad rumaysatay? mise Abdiqani ayaad u dan leedahay oo adeerkaa booskii ka riixay? bal warka balbalaadhi, waxani warkaagii maahee.
Badhasaabka iyo cidkasta oo muslim ah Alla ha caafiyo.
Ducada yaana lagaga bakhaylin.
Cali Dable
Doqontan oo dhan baa ka buuxda Samaroon ilaa adiga oo kale la xasuuqana waxba u hagaagi maayaan Samaroon waxaad ka mid tahay kuwa aan doonaayo in aan ka horeysiiyo SNM oo aan mid mid u toogto toogto markaasi ayaan meel iska saari doonaa SNM.Cishadii SNM Dila ay soo gashay ee ay taangiyadii dhargiga noogusoo daba dhuunteen anagu waan ku dagalanay dumarkayagii waana difaacnay oo anagoo soo jeedna oo dagaalamyna ayay ninkasta xabadu ka qabsatay fooda iyo shafka anaguna wax badan oo SNM ah waa galaafanay loomana galin deegaanada Reer Nuur ee Burdi,Seemaal Ruqi,Jaarahorato Walaalgoo,Baki Ceelbardaale,Buqdhada,Kaxda iyo Ceeriga ama dhamaan dhulkaayaga ee Dila waalanoo qariyay.
Taasina waan ku dagaalanay oo rag badan ayaa difaacay Xamastii Reer Dilaad ayagoo dagaalamaya anagu kamaanu yaacin haweenkayaga waa ku dhimanay argu ayagoo dagaalamaya ayay Aw Bare sidaa ku galeen gabadh Reer Dilaad ahna SNM ma kufsan lkn Reer Borama dumarkooda way ka yaaceen oo xaalkoodu waxuu ahaa cigaaloow col hortii jabay oo haween badan ayay Borama SNM ku faro xumeeyeen Cali Dable laftiisa inuu dumarkaa ka mid ahaa ayaa suurtagal oo SNM bikir jabisay isagoo nin ah sidaa darteed ayuu u difaacayaa ilaa maanta.
Samaroon hanoolaado ilaa aan dhiiga basaasiinta SNM daadiyo ilaahoow ha idilin aamiin ha dhaco kaba qaadku ha dhacaan basaasiinta Samaroonka ee SNM ha guulaysto Samaroonka inta dhiiga leh
hiildanyarow kala dooro inaad commentiska ka dayso sidan ragna caydooda iyo fikradahooda dhidiga ah ayaad soo daynaysaa anagana waad naga masaxaysaa kala dooro inaad commentiska wada xidho ama aad sii dayso wax kasta,
Walaalayaal iga raali noqda meelaha qaarkood waxaa igu dhacay error typing waxaan u jeedaa lacag u dira dhalinyarta wadanka joogta qurba joooga Samaroon ee degan wadamada hore u maray sida UK,USA,Canada iyo Yurubta kale waa inay wadanka ka dhex sameeyaan kooxo dhalin yar ah oo ee Jooga Gabiley,Borama.Dila,Boon,Zeiylac iyo Lughaya waa inay sameeyaan kooxo loo iibiyo hubka fudud oo khaarajiya basaasiinta Samaroonka ee ina cadibay inoo gumaynaaya SNM doonayana in la ina rarto.Walaalayaal wax aan qarsanaa inooma yaalo cabsina inaga reeba cabsi waata ina dishay ee halkaa ina dhigtay maanta Somali inaga ugu liidana taasina waxaa og Somali dhamanteed wax inoo qarsoon oo aan ceb ahaynini ma jirto.
Bari toole waxan maanta socda wax ka daran ayaa iman doona hadii aaynaan is badbaadin ka Samaroon ee noolaan doona ayaa ba’ay hadii sidan aan isku dhaami wayno waxaa inoogu nasiib fiicnaan doona ka dhinta ee aduunka ka taga ee aan u joogin ceebta ina haysata kaasi aduunka isaga taga ee ka dhashay Samaroon ayaa noqon doona ka inoogu wanaagsan waxaa inagusoo coda xaalado ka daran tan aan maanta ku jirno waxaa soo socda in walaashaa ama xaaskaaga hortaago lagu fuulo oo aad waydo awood aad iskaga dhiciso waxaa soo socda in laguula dhaqmo si aan banii aadam loola dhaqmin waxaa soo socda wax laga dhinto oo aan nin rag ahi istaahilin inuu aduunka ku noolaado.
Anuu toloow waxaan arkayaa waxa soo socda colaad hurin igama ah hadii SNM ay wanaag inagula degan yihiin oo aan colaad hurinaayo waan qaldanahay lkn waad la socotaan siday wax u socdaan iyo wax soo socdaba wa ogtihiin in dhiig madoobe rag inaga maqanyahay oo xeer iyo xero midna inoogu jirin inagiina aan leenahay hooyada Somaliland baan nahay iyo sodohda SNM aan sheeganayno oo aan SNM ukala badinayno waan baahanahay looma bahalo cuno,ninka maanta masaariif iyo biil u shirqoolaaya dantiisii guud ahaaneed ee Samaroon dhulkiisana ku iibsanaaya munshahar yar oo uu caruurtiisa ku biiliyo doonayana in Samaroon lagu rarto munshaharka ay SNM Siiso waa qalaldanyahay waxuunu istaahilaa in isaga iyo caruurtiisaba la xasuuqo waayo caruurtiisa miyay ka sharaf badantahay tan Samaroon ee uu shirqoolaayo walaalayaal Samaroonka qurbajooga ah ee waliba degan wadamada hore u maray ha badbaadiyaan dhulkooda iyo gobodooda oo haka qabtaan cadawga hororka ah ee u basaasaaya SNM aan ka gaadhno oo aan badbaadino jiilka soo koraaya si ay ugu noolaadaan nolol sharaf iyo karaamo leh inaguna aan noqono gogol xaadh jiilka soo socda badbaadasiisa oo dhiigeen iyo xinjiraheena u hibayno jiilka soo socda ee Samaroon ayaa ka qaalisan nafteena anuu diyaar baan u ahayn in aan dhiigayga iyo dheecankayga iyo xinjirahayga u qubo jiilka soo socda ee Samaroon diyaarna waxaan u ahayn in aan naftayda u sadqeeyo jiilka soo socda ee Samaroon si ay ugu noolaadaan sharaf karaamo iyo ciso ilaa waligood qayrkoodn ay sare uga maraan oo aan waligood la haywaysan taasi ayaa iga go’an yaa igu raacsan…?
ILLAAHAY HA U GARGAARO CAAFIMAAD SAREECANA HA SIYO ISAGA IYO UMADA NABI MAXAD INTII TABAALEYSANBA.
inshaa allaah waynu uducatnaynaa badhasaabka waanu caafimaadi doonaa inshaa allaah lkn ducada ha lagu daro oo isna ha loo duceeyo inuu ilaahay xasidka.xiqdiga ,iyo nacasnimada ka saaro dhedig samaroon .waa ninka maanta isagoo cimrigaa jooga ku baaqaya in samaroon samaroon layso
.
darbi samaroonow
waxaan rabaa maanta inaan waxkuu iftiimiyo waxna kuwaydiiyo
balse raali ha iga ahaadaan cidii dhibsata hadalkayga. Waar horta waxad kadhamaan laadahay gadabuursaan difaacaa iyo dad kililka5 kayimidbaa shaqo igaqaatay su aasha koobaad waxaytahay kuwa kililka kayimid waa ayo kililku muuna ahayn dhulkaagii oo isticmaar kalaqaybiyey adeeradaa mayna kamid ahayn? ma ogtahay isaaqa ka kililka5 jooga iyo hargaysa joogi inay ragwada isaaqa uunyihiin ee doqonniimadan iyo xaasidnimadan gadabuursuunlagu arkay.
taasi waataa ta difaacay noqotay adeer shalaad dhalatee waa lashubijiray reerka nninba dhinucuu kadeganyahay buukadifaacaa waxaa jirtay wakhtiyo waran lagudagaalami jiray oo dhulka dawlad lagu dacwoodaajiri. hadaba ragiimarkaa kudifaaci jiray ma reer nuurbay ahaayeen?tusaale waxaajirtay raga Ciisuhu (raali ahaw Calidurkiye)ninka anan nin dilin la odhan jiray waxaagan dhiigii hooyadiidhiigkudarid markaasnna aysoo durdurnjireenilaa iyo meel gadabuuri joogo iyagoo dhimashada iyo nolosha kalajeclayn lacoco qaybta2aad–
Aisha
Samaroonka Ethiopia waxay ahaayeen hore dagaalyahano lkn waqtigan casriga ah gacmaha ayay ka laabtaan tolkood reer nuur oo gawracaayo waxaanay yidhaahdaan iyagoo si jees jees ah u hadlaaya reer xareed ayay iska celin kari waayeen reer nuur iska daa reer xareede anagu sacad muuse iyo waliba qurbajoogooda ayaan uga quus goynay in ay dhulkayaga soo xalashadaan sacad muuse oo qurbajoog iyo dawlada SNM wata ayaan mee iska saarnay markaa hadii aan hiil iyo hoo ka waayay Samaroonka Ethiopia maxaad ii daba wadaa ee ay tolnimad afka ahi ii taraysaa huuno Aisha?
Marwo hadal xun maan gaab nin keed maqashaba dhaanta
Muslinimo ninkaan kugu dhaqayn muumin khaasa
Gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaama
Walaalkaan mishaawiro lahayn ma lihi baa dhaanta
http://www.youtube.com/watch?v=4pPjK2Z6KVg
Darbi
umajeedo ciisuhu wuu naga xoogbadnaa laakiin dadku jaahilbay ahaayeen dhamaan qasata ciisuho waxay kudhaadan jireenn wax BAAL layidhaahd ooninka nin dila waa nin baalqaatay micnihii waa nuu bilad oo kale waala is layn jiray geelbaa lakalaqaadan jiray madheerayn shalay bay ahayd hadaba ragii reerka difaaci jiray yey ahaayeen? metelan
Geedi Haame
Geedi Malable
Geele Jidgoo
Geedi ILyare iyo
Geed kii Afdeeb marka lagudaro Bookh Qalalow iyo boqolaalkaleoonanhalkan kusaakoobi karayn bal xabad reernuura ka arag. ninyahaw marka lagareebo dagaalkii snmta oo anaguba oonloo kalahadhin dhinacwalbana reerka kagasocday waxaad is haysaani waa jilib hoose gadabuursoodhan baa idinka dartiin isku bahdilay oo
maalinwalba shirjaraa id oo oohina uqabta reer an noodhigmin baan isla sinay idinka dertiin waxay ahayd inaan sugno markuu isaaqa kale inii sooraaco. ta qolooyinka aad tidhi kuwan uunbaa reerka difaaca waad lawayday kuma jiraan ragiilaguyidhi
Cad hadii lacuni meelcad baa laga cantuugaaye
waa ciise waydii waxaad celiyoow layseene iyo
ragiiyidhi
hadaan wiiltaliyaaya oo tubta reer cumarkuula oo
tumo reer ugu joogay maanta turturqay aabahay taliyaa iyo tabimaayo xigaalkay.
waxaase kulaahay doqonsamaroonoow derbi matihid
raali ahaw C/durkiye majecli wax labadareer ee isdhalay waayo hore dhexmaray inaansoo qooto laakiin doqonkaasaa igakeenay
DARBI
INADER ALAHA KU CAFIYO
Alle ha siiyo caafimaad mr.xadi
MARKA HORE ALAH HA CAFIYOO GUDOMIYAHA INKASTOO UU DAMBII KA GALEEY AWDALSTATE OF SOMALIA……XIDH XIDH BASASNIMO SNM IYO FALAL KALEEY OO NOCASII AAH MARKA QOF WALIBAA OO GADABURSII AAH OO AWDALSTATE AQABAAD KU NOQDAA …..WALAHI ILAHAY BA JOOJINAYA(MAYEER BILE ,DR MAHAMED RASHIID IMIKANA GUDOMIYEY XAADI) ODEYASHAA SIDAA SULDAN SAMATAR IYO SULDAN DHAWAAL IYO SULDAN SANBURAAG WA THE NEXT…LASTE NA WA CEEBLA IYO HILDAN IYO AFARTA XASIID EE AWDALSTATE KA XUUN……ALAHAYOOW ROOB NO KEEN NAGA DILAA DOQMAHA GADABURSII AAMIIN AAMIIN AAMIIN
gudoomiyaha gobolka awdal waxaan uga rajaynayaa eebe in uu caafiyo kana kor yeelo wixii dhib iyo dheefba, waa badhasaabka gobalka haya hawlaha wadaninimada iyo qaranimada somalil;and markaa majecashahay haduu sharciga iyo nidaamka dawladeed uyeeel in uu kagudbo
oo uu noqdo mid bulshada iyo odayaasha uun raaca ,waa siyaasad cajiib ah oo ah in wax ay kuu qarsoonaadaan maaha in aad mawqifka kasoo wixii laiska ga hor imanayo kaana kaxaynaya xilkaaga