Oohintii C/Raxmaan C/Qaadir:Waryaadhaheen Somalilanderbaan ahay, Waryaadhaheen Siiraanyaan dhabarka uga jabay, waryaadhaheen waad aragtaan halkay Somaliland ku danbaysay. In lay xoog sheegtaybaan u arkaa, Somalilandbaan magan uga ahay, xaq darrada waan la dagaalamayaa…..
Categories: Warka (News)

Khudbaddii Taariikhiga Ahayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Saylici Ka Jeediyay Fagaaraha 18-ka May ee London
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Waryaadhaheen ma argataan waxa ninkan oohin ka dhacday?, dee hadduu sidaas u ooyayo, miyuu markii horaba iska aamusnaado, oo xisbigiisa asluub ku taageersanaado?.
hiildan
hadii la dulmay oo waliba xoogiisii iyo xoolahisii inta kursi lagu fuulay hadana la jidh dilay in uu calaacalo ma ceebaa
mise hadii kulmiya wax laga sheego waxa kuu soo baxaya in saylici la sheegay
arin aad u murugo badan baa ninkaa ku dhacday in lagu digtana maaha waa nin daacad ah oo musuqa reer siilaanyo ayuu diiday qalad muu sheegin
HIILDAN
IINA CABDILQAADIR OOHINTIISA INTA AAD ISAKA DHAAFTO WAXAAD KA WARANTAA SEEMAAL RAGII MA MAGTII AYAAD QAADATEEN MISE OOHINTIINU WAA TODOBAADKA HORE
ANAGA IYO H,JECLO WAXA NAGA DHEXEEYA SIYAASAD IYO HOOSKA TUUR EE RAGIINA SIDA ALSHABAAB KA WAX U QALAAN LOO QALAAYO KA TALI WAXBA SHEEKI HA KA DHIGANINA H.YOONIS IYO H.JECLO DAGAAL IYO SIYAASADBA ISLA SOO MARAY
WAAR SIFIICAN BAAN ISKU NAQAAN RAGAN
WAXAAN FILAAYEY IN AAD SUBAXIIBA LOO AARI NASIIBDARISE MAY DHACIN
Jabhad wax maamsha waa kaa taladeed ee ninkii sugayow ku cibro qaado midan maanta ina cabdiqadir lagu sameeyey maaha mid isaga ku ekaan doonta ee waa mid u taala cid kasta oo runta u sheegta ama ka hortimaada maamulka siilaanyo, Haduuu siilanyo abaal laawe sidan ula dhaqamayo ragiii habeen iyo maalin u soo jeeday siduu kurisagan ugu fadhiisan lahaa kii kale talow halkuu joogaa!!!
Somaliland xaaleegu waxa weeye Ama sacabooolay noqo ama sidaa ina Abdiqadir daaqada halagaa saaro adoo waliba garbaha lagu jiiidayo.
Anagu Kulmiyaanu nahay, qofkii naga maarmana waanu ka maarmi karnaa….
Hiildaanow,
qayrkii loo xiiryow soo qoyso, meeshaan Idoor ayaa isu hirdiyaya markaa ama adigu qurxi oo wax kale ku shaabadee
cid Gadabuursi wax weydiinaysa ayaaba iska yar.
Xisbiyadu waa wada idoor. markhaatiguna waa inaka.
Ina Cabdiqaadir oo la kala tuuray dhabarkii la soo kabay, oo dhakhtarka la geeyay
Written by Qaran News
Apr 15, 2012 at 10:09 AM Hargysa,(Qaran news)-
kulmiye xisbiga ugu dimuqraadisan hadii qofku kalagarn wayo mucarid iyo muxaafid deee waa alosahal markaa nin kan xisbiga hadaan laga qaban wuu ladagayaa mantana waa la dhaafiyay viva kulmiye
Hambalyo BoramaNews oo Video-gii ugu horreeyay ee dhacdadan ku saabsan soo duubtay.
walee tanay qabyaaladi ka dhamaan. Muuse Biixi Madexweyna raba iyo Mohamed Kahin ku xigeen. Saylici Borama ayuu ku noqon. Hiildaana wuu badali siyaasadiisa.
waxan waa xayawaan in ay xadiiqadii xaywaanka joogan waxan aheen idoor fooqal idoor sida isku cuna awalba xoola ahaydeen,,
Guddoon, kalmadahaasi waa xaaraan inaad ku hadasho. Iidoor ma aha Xayawaan waa Binu-Aadam sharaf leh, oo Ilaahay abuuray. Cabasho, caloolyoow iyo cadho, ciil kaama bi’iyaan. Fadlan ha u noqon erayada noocaas oo kale ah…!
Maxaa Iiga gidhiisha?
Guddoon bal cajalad iska duub adooo sidaas u hadlaya deedna yutube-ka soo gali!haddii kale iska Aamus Issaaqna wax kuuma dhimine adaa gacantaada isu gawracay markaad shalay tolkaa u soo raacaysay SNm iyo Xabashi eh.
Salaan sare dhamaan, waaba arinta dedejinaysa in Calanka Blue ga ah la hoos iman doono.
maasha allah jecliyaa calanka blue ga ah waxan kaa aheen ima maraayo ,the real one thankss hani
hani meesha waxa ka socota dood somali land wadahadlka somali iyo sland waxa somaliya soo dirsatay nin kii hore u cadeeyay in uu aqoon san yahay sland adiga maxaa kuu meelyaal mi in aad samoroon iyo isaaq ukal shee kaysid wadigan daleye reer awdal kun jeer kulahad le alakiin waad in dho agtahay yab moof
Gudoon, Baadhidii xalay ka waran
godoon midii A-state. meesh waad shidaa mar kaliya ayaa lagugu soo wada booday. difaac adag ayaad ku jirtaa ha u bixin
fariid lol sowtan ku sheegay xalay waxbaa ka dhacay hadan garanayo si loosoo galiyo awdalnation clip ku jirta ayaan halkan soo dhigi laha ,,, fariid gal awdalnation samaroon wuu midoobay si fiican baa looga soo qayb galay ,, hal hal baa loo soo hoobanaya//god bless awdalstate
waxa aan aad uga xumahay ninka ina cadilqaadir sida loola dhaqmay
waxa la yidhi siraanyo ayaa ku yidhi ina biixi ayaanan ugu iman meesha ee ka saar ilayn huteelka siiraanyaa lacagta bixiyeye
kursigiisiina ina kaahin baa la siiyey waar mwwsha cadaalad ma taal
Hiildaan, kolba kaayagii taraara, ama dabarka goosta sidaa u xakamee. Meeshan qofna xaq uma laha inuu beel dhan oo sheekh iyo shariifba leh intuu afka kala waaxo wuxuu doono, daldalo oo sunta iyo waabayda hadba dhan u saydho.
Qofka caaytamaa ha ogaado inuu isagu wax isku dhimay ee anu cidna waxba yiili karin. Waayo dadka halkan soo galaa si kalle kuuma yaqaanaan, ee waxay kugu qiimaynayaan hadba sidaad u cabirtid fikirkaaga iyo asluubta odhaahdaada.labadaas shaybaa ah muraayadda laga dheehan karo dadnimadaadu waxay tahay.
Mida kale Somaliland ugumay horayn gole la is faro saaro. Miyaydaan xasuunayn bishii Oktoobar, 2004, magaalada Nairobi ee dalka Kenya, markii la dooranayay Cabdillaahi Yuusuf Axmed (aun), in baarlamaankii idlaa ee Soomaaliya inta laag iyo feedh la iskala daalay, kadibnaa kuraastii ay ku fadhiyeen la isla dhacay.Kuwiina caytamayow, dhacdaada miyaad ilowdeen? Mise maalintaa qaan gaadh maydaan ahayn?
Aadaabata, anshaxa, asluubta hadalka iyo doodaha quman ee hufan, een turxaanta lahayni dadnimada waa ku badh.
Murti Carbeed oo guun ah ayaa tidhaa, “Alhuduu muruu’atu rijaal, wal xayaa ziinatu nisaa”. Murtidaa af soomali ahaan macnaheedu waxa weeyi sida tan: daganaashuhuu (aan fukucle ahayn) waa raganimada ragga, xishoodkuna waa quruxda haweenka”.
caraale idoor aniga kaliya ma necbi somali oo dhan baa sanka ka haysata la soco
nin ka yaabay raadcadada siiraanyo iyo say ayaa yidhi
aafada siday noo heshuu ololku noo taabtay
amadka iyo hadhuudhkii ma baxo aawanaan jira
waalaga afgodayaa ninkaad ubaxa saarteene
ayax bahal kadaran baa ilaa oodahii cunaye
ilahuu dhaqaalahulahaa la iska wada oodye
waataad ilaahy dartii udub ku diideene
umad inkaarlagu ridaa ma ashahaataan
uueridhabanka geeli kuma dhalo aradadeeniiye
waataad albaabada janada orod ku dhaafteene
abtirsiimo waataad gasheen odayna sheegteene
waa qabyaaladii isaaqa iyo dhaqan xumada siiraanyo ku soo kordhiyey dalkii iyo dadkii
Gudooneeeeey guuuuuuul Awdalstate Huuuunoooo.
godaneey huuno waxba ka dhacay guul awdalstate..god bless awdalstate
Waad mahadsantahay Hiildan in aad qabato dadka sida ciyaalka u caytamaya ,meeshana waxa soo gala dad fara badan waxana soo gali kara fikradna ka dhiiban kara dad aan Gadaguursi aheyn Gudoon hadey kaa dhabtahay kibirkan adoo saas aad u soo qortay Cayda youtube uga dheh,sharafna ma lihid wax dhimataan kuu aragnaa.Back to the link Silanyo 2 sanaa u hadhey hadaanba impeachment lagu sameyn.
gudoon hadaad necebtahay maxaad ku samynkartaa reerkaas aad sheegayso keliya inaad meelahan wax lagu qorqoro ka caytamtid only
ta kale hadii soomali oo dhani necebtahay horta yaa jecel xagaygase maxaay ka yihiin .
faqash.sangadhuudhi.wenlaweyn.jareer iyo qaar kaloo badan kuwaas necaybkooda iyo jacalkooda toona uba baahnid hayska noolaatdeen wax kale oo ay yihiin ma jirto iyaga iyo adigu wax aad samaynkartaan ma jiro .
Waar gabadha ka hadh, xorbay u tahay afkeedda, iidoor wagaasha iyo kufriga wacad allaa u yaalle, miyaad ilawday, mise iyaddaa tidhi….. naar quutayaal iyo kufraad nabiyo moodeene nacallu kuwuu raacay baad dabbo nashleyseenne , naagawtahiin faranjigii nabasta dheeraaye…
Caraale iyo s/lander ma waa loo hanjabaa baa la yiri gabdhaha… gudooney si wacan u soo geli youtube. ka ama aniga iigu soo dir Email..ka bal waxay falaan aan eegee.. saa waan sugayey in aad soo gelisee,…waar anagaa neceb illaa yoomuldiin… yalcan waalideyn…..
waa la ogaa in uusan iidoor meel gaadhayn , waa la ogaa in uu iidoor waqtiga iska luminayo..
waa la ogaa ion iidoor isagoo is eryenaya uu ceebgaab iska xaadiriyo iy isku raran , waberi, hawlwadaag, wardhiigley, shibis, xamarjajab..k
waa la ogaa iidoor in uu u kala dheereynayo canbahii jamaamiyoo, canbe jilib ku taalle…waahwaah.. waxas …
Nin laga dhex ciyayo, oo nin waa hore dhintay ka dhex ciyayo waqti iskama lumiyo.
XASAN IYO CARAALE
MA IIDOOR AFKU DHOGOR LAA MA HADHAAGII MINGESTEEXAYLE MARYAN BAA
WAAR CALAACALKA ISKA DHAAFA AAD HABEEN IYO MAALI WADAAN UMADA SOMALI WEY IS DISHAY QABIILKASTANA DADBAA KA DHINTAY KALIGIIN MAAHA
WAALANA DILAY YAA IDIN DILAY OO DAGAAL BILAABA IDIN YIDHI
CALISAMATAR WAXA UU DIFAACAAYA WADAN KIISA AAD XABASHIDA UGU YEEDHEEN SOMALIDII KALE WEY IDIN FAHANTAYIN AAD WADANKA U GACAN GALINAYSAAN XABADHI
MAANTA SOMALI IDINKAA UGU CALAACAL BADAN OO WAXBAA LANAGA DILAYDUUN HAYA DADKAAD DISHEEN YAA LOO HAYSTAA
hiildanyarow kala dooro inaad commentiska ka dayso sidan ragna caydooda iyo fikradahooda dhidiga ah ayaad soo daynaysaa anagana waad naga masaxaysaa kala dooro inaad commentiska wada xidho ama aad sii dayso wax kasta,
dhedig samaroon comments ku dhisan xikmad iyo aragti soo daa lkn calaacal iyo aflagaado ilaa yawmu diin ah waa ku khasaare iyo sharaf dhac boggan hiildan inuu soo daayaa ,
inaad sida haweenka u calaacashaa laga roon mr dhedig samaroon
xasanoow laxyahay badhida adhiga lehi sida raga u hadal nin dhan baad dhedig ku sheegaysaa oo dhidhiibso xishoo adhiyoow