Maxaa Ku Cusub Xafladaha Awdal State?


About these ads

Categories: Warka (News)

97 replies »

  1. Doorkan Guddoon ayaa kusoo biirtay oo xafladda ku jirta….kkkkkkk

  2. mashaa allaaah…qofkii soo galiyow thanksss…waxa ku cusub waxa ka heesaysa fanaand yar oo qiimo badan cod macaan aadna loo jecel yahay oo samaroon saciid ah. waxa kale oo ku cusub ragbadan oo samroona ayaan u jeda awal dumarka badnaa this is great next year will much better,, ka naxoow aday ku talaa god bless awdalstate of somalia

  3. Mr. Rashid, Madax-weynaha Awdalstate mahadsanid adiga iyo inta kale. Awdalstate stand for justice and free speech. Awdalstate Allow hadafkeeda caafimaadka qaba halkey la rabaan nabad iyo barwaaqo ugu gee.
    Cishaba mafanaan cudub tani waa Hodan Cadirahman Dheer.

    Maalinwalaba taageeraa Awdalstate usoo kordheysa waa wax aad loogu farxo. Gabadhaa heeseysana waanu uhanbalyeyneynaa. Waxa la gaadhey xiligii Awdalstate qulbaha laga rari lahaa ee Awdal la geyn lahaa baan filiyaa.

  4. Guddoon

    Fannaanada yar magaceed, meeshee laga helaa?, meeqa sano ayay jirtaa?

  5. kkkkk, Ctey taasi waa private adiguna adeerbaad ugu toosantahey.

  6. Gudoon

    markaa waxad leedahay kilba xaflada dambe uun iska suga oo waxaad dadka u haysaanba waa tuways iyo heeso?

    hadaa saar hayo iyo islaantii saar hayo ayaan udaynaynaa Awdalstate

  7. hiildan fananada yar waa hodan cabdi raxmaan waxa laga helaa in usa la soco lakiin malaha wad dhali kartaa i thinks,,no hard feeling

  8. maya nin jira xaflada danbe waa inoo borama dhexdeeda waxan galaynaa gobolkii very soon la soco

  9. Mustafe

    Haddii ay tahay Hodan C/Raxmaan, waxan nahay ilma adeer (labadayada Aabo waa walaalo), uma ahi adeer kkkkkkkkkkk

  10. hiildan amina cabdilaahi inanteeda ma noqon kartiin ilmader ind

  11. Guddoon miskiin baad tahay, B/Celi uun ma nihin ilma adeer.. Maxaad isu tihiin qofka adiga aabahaa iyo isaga aabihii ay kala dhaleen laba hooyo oo walaalo ah?.

  12. i got it hiildan halkaba kama fikirin

    • Waxan u jeedaa qofka labadiina Aabo ay kala dhaleen labo hooyo oo walaalo ah…. Kolleyse waad fahamtay, anyway igu salaama Hodan. Bal xafladaha danbana wax cusub kusoo bandhiga oo an ahayn qoob ka ciyaar iyo heeso..

  13. xafladaha idoorta dhigaan for last 20 years maxaa qaab ka ciyaar aan aheen ee ay samayeen.?.xaflada awdalstate somali oo dhan baa kasoo qayb gasha waxan ku gudbinaa waxa reer awdal boqolkiiba 90% Rabaan oo ah midnimo somaliyed in aan waqooyi oo dhan ayna rabin in somalia inta xorta ah la qaybiyo, in qadiyadaa idoor kaliya ku egtahay,, sheekh shariif wuxu yidhi hadii aad rabtiin reer awdaloow in aad maamul goboleed aad noqotiin somalia ka mida ,,gobolkiini gala markaa that is waxa hada ugu wayn ee aan wadno insha allaaaah way rumoobi waana la arki doona very soon,,

  14. Guddoon

    Hadda ayaan ka fiirsanayaa Universal TV isla xafladaas iyada ah,,kkkkkkkkk

  15. gudoon.
    hadii aanad tagin xafladaas, taageeradaadu ma wayna. runtii waxan u arkaa in aanad naga dheerayn reer somaliland ahaan.
    qolooyinkan riyostate dee anigu ma arko wax nagu cusub ama ku cusub intii yarayd ee jimicsigii uun weeyi oo dee sanad ayaa ka so wareegtay.
    wax strategic ah oo y leeyihiin ma arko.
    simple organization ayaa leh planning balse dawlad dance uun ku eg maan arag.
    lakiin dee aduunku hada joogo waxkasta la arag. tana waynu u joognay dawlad lagu dhisay cikr hadana wax ay qabtaan noqday dance.

    • CEEBLA SILIC KU NOOL”’SANADKA DAMBEEY 2013 INSHA ALAH BIID MILAHI KARIIM WA INO FAGARAHAA BORAMA IYO BARTI LUGHAYA IYO FARSO LAGU XIDH..DABALDAGUU WA BOON ILA SAYLAC ILA XUDUUDADA LOWYACADOO

  16. ma aragtaa hiildan awdalstate way duushay

  17. xaflada somaliland.
    dee waxa loo dhiga waa mission la gaadhy, ama hormar laga gaadhay arin ama wax dad hiigsanyeen.
    somaliland ayaa la sameeyay calan leh, dal dawlad is aqoonsan. umad horumar sameysay, dhinac dhaqale dhinac siyaasadeed, nabad iyo arimo kale o badan. aduunkan runtii u khushuuco. taas ayaa loo dabaal degaa. lakiin dad meel ay socdaan wali garanayn, oo leh cirk ayaanu dawlad kunahay, maxay u dabaal degi.
    teeda kale haa hadii aad joogtaan meesha aad u dabaaldegaysaan dee waa wax suurto gal ah.
    malintaas ayaan idiin eegi.
    laakiin maad naga hubtaan in aad sidii snm injri idiin gali xornimada aad rabtaan????. mise waa iska dance.

    • CEEBLAA”WAXAN UU MALEYAA INAD”IDOOR”TAHAY KA SEXAN WAAYEY AWDALSTATE WAAYO MAANTA MA JIRO RUUX REER SHEIK SAMAROON AAH OO SIDAA UU FANIYAA ”ISAQLAND”OO KU SHEEGA”CALANKA SNM”EE LAGU DILEEY DADKEENI”CALAN DAWLADEED

  18. ceebla horta ma rumayni in aad tahay samaroon hadii hooyada ku tidhi samaroon baa tahay waxba ka qaldan DNA iska qaad waxan filayaa dhiig kalaa kugu jira ,, waligay ma arag qof samaroon ah sidaa waxan somaliand la yirahdo ugu qafiifay xataa hiildanka markuu adeerkii kursiga labaad fuulay nagaga baxay ku dhahoo walaaly u need in aad dhakhter u tagto waali wad dhamaysay waxan somalialnd la yiraahdo adiga ma lihid dadbaa samaystay waxad leedahay baa lagu fanaa wax ninkale samaystay waa wali waxan sacabka ugu tumaa ,, for example hadii saxiibaday aqalkeeda qurxiso ma in aan aniga ku faana waxay saxibaday qabsatay mise waa in aan kayga qurxiyaa kuna fanaa marka waxan idoor sacabka ugu tumo ma arko anigu mar hadii dadkaygii ay gaajo iyo abaro la ildaran yihiin wixii aduunku ii keeny ayna hargaysa soo dhaafayn ma arko anigu waxad adiga aarkayso ee waxan ku odhan laha isla xishoo oo sidan aad tahay wax ka badal,,jaw

  19. gudoon.
    horta sxb shaqsi waxba lagam sheego lakiin doodaa uun la imo iyada oo aanad ku darin wax buunbuunisa.
    bal waxaad qabteen noo sheega, mudo labo sano.’
    hadaan arko wax meel u socda dee waanigii horey u sheegay oo anaaba ugu hor hanblyayn.
    lakiin dee dance ma dadka abaaruhulaayeen ayuu wax u tari, teeda kale hadii ay ka naxayaan dee may lacagta ay darood iyo hawiye iyo somalida koonfru oo dhan ku cashaysiinayaan, dee may dadkooda hal kiontiinar oo rashina ugu iibiyan waa hadii ay dub naxa leeyihiin.
    lakiin waxan u arkaa uun in ay leeyihiin madaxweyne ku xigeen ii magacaaba, kana uu yahay nooc ka mida campaing ka oo cusub, balse dad badani hadhow samayn doonan.
    it is a new type of campaing abour somali parties

    • Ceebla,

      waa runtaa oo waxa muhiim oo haboon la la yidhahdo maxay qabteen awdalstate? anu keliya waxa igu filan in samarone yeeshey maalin u dabaaldego, unu yeeshey calaan u gaar ah. runtii aniga intaasi aya ila weyn waaayo hadii intaasi anu helney 100sano kadib runtii waa farxad.

      bal hadaba adu 20sano waxad oo sheegta waxay dowlada sland u qabatey awdal?? doodi aad rabtey waaniga noo furee bal si cilmiyeysan oo xaqiiq ku jirto noogu jawaab

  20. waar heedhee miyanay ogayn gadoon in ahad loowadahadlyo sland iyo somaliya oo xataa shariif ka xi shooday in uu ku dhiirado in uu ku soodaro ergadiisa qof isaaqa ama samaroona halka uu warsan gali iyo dhulbahante daarood ahaan ugu soodarya nacab soke uun baad ka had shaa waa maxa somalida aad a ku aorday so

  21. Sorry to say but I can count more Dulbahante and other community members than Samaroon runtii. Kolba xaflad aan waxba ahayn meel ku qabta oo waxan idin waydiiyey, islaantii Saado may idin nacday mise waxad is tidhaahdeen Ceebla iyo Marunbaa baa idinka daba qaadan. Kuwani fula nimaday kagaga dareen. Ilayn maalina meeshay sheeganayaan waa laysku soo sawiraa qarsoodina ha ahaatee.

  22. abdilaahi.
    huuno runtii somaliland maamulkeedu waxa uu qabtay ama awadal u qabtay wax sacab lagu qarin karo ka weyn, balse sida cadceeda ayuu u cadyahay.
    hadaan ku soo qaado kuwo aas aaska u ah wa kow nabad iyo kala danbayn, waayo hadaanay dawladi meesh ka jirin dee nabadi iyo nidaam midna jiri maayo.
    labo aniga oo aan xukuumadiii hore sheegayn balse tan oo kaliya tusaale u soo qaatay waxay qabatay ama reer awdal qabadeen iyaga oo nidaamka maamul ee jira kow ka yahay, jidad aynaan lahayn waligeen, tan iyo xukuumadii 60 kii, maanta mashalah waadiga arkaya waxa laamay ah ee boorama leedahay, halka somaliweyn yasid la ina yasayay soomali oo dhan la inaga reebay in aynu jid laami ah yeelano halak gobolkasta oo ka tirsan dhulki somaliya la isku odhan jiray yeeshay jid.
    waad aragtaa jaamadaha, schoolada baadiye ilaa magaalo loo sameeyay dadkeenii.
    dee waxa waxaas lagu gaadhay waa nidaamka iyo kal danbaynta.
    lakin ogow hadii maanta qolodan awdalstate la baxday timad borama ama samaroonba isku raaco, in wa ka yar sannad hadana samaroon isku kala qaadi reer reer. waayo dee bahasha qabyaladu ma dhamaato ilaa labo walal ahi kala tagaan.
    ogowna hadii aad isaaq ha orodid qabiil dartii adan bari boorama aad damo u kala samaysan oo aanay joogsnayn qabyaaladu.

    • Ceebla Slandaad ku riyaaqi ma taa kuwii isku habraha ahaa ee kaadi baan u soo cabnay ku baani jiray injirta aad
      sheegaysana u soo gashay xuluufaha isku qaadaybaa mise waa rioyostatekaagii oo wali waad hurudaa? bal hada sawiirkaa sifaheeda soo bixi. Horurmarka Awdal gaadhay haddii aay jidad tahay ama caafimad tahay ama jaamacada tahay waa mid umada reer Awdal gacantooda ku keensadeen kartidii lagu yaqaanayna ku qurxisteen dhulkoodee ha ka siin dad aan u ogayn una ogoleeyn in aay xaq ku leeyihiin waxaa iyagu isku bal-balaadhiyeen ee bal jacaaylkaa xad dhaaf ka ah ayuu indha sarcaad kugu noqon.

    • CEEBLA!!SCHOOLADA IYO JAMACADAHA !!REER SHEIK SAMAROON YAGA ”ISKA WAX UU GABSOO”KU DHISTEEY BEENTA ISKA DA.A…….DADQALATOLAND WAXAD KA ARAGTEEY OOD UU FANIINAYSAA WA YAAB WANA ARIIN DHEER…BAL IS SHEEG YA TAHAY????ODEYGAGU WAYOO??YA KU QAABA???CARUURTADUU WA QOLOMA????KUWA SAMARONA MAHIIN BAY ILA TAHAY..HADI KALEEY SIDA ANAGA O KALEY AYAD HALGANGII AWDALSTATE BILABILAHAY…

  23. waan idin salaamay dhamaan gaar ahaan gudoon iyo inta awdelstate taageerta aad baan ugu faraxsanahay HIILDAN oo maanta soo gali yey xafladii quruxda badnayd ee sanad guuradii awdelstate
    waxaan lee yahay ka naxoow naftawaa
    spmalidiidoow silic u dhimo
    ninka isaaq wax ka sigayoow arag siday iyagu isku cunayaan
    CEEBLA
    waa digniine is daryeel oo dadka soo raac
    saacad iyo xaqa dumariyuo rag
    samaroon wuu isku duuban yoo dan iyo hawlwadaag baa loo dadaalayaa
    diidayoow inuu kala dilaali doobi u qaataaw
    waadadkaagii doqon yahay
    waa dalkaagii dabaal yahay
    cuqdada xaafada hoose iska dhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaf

  24. hoodo.
    gabadhan la baxday wax aad ku hadlayso lama fahmaayo.
    lakiin reer awdalstate ma tamar daraa marka qofku dood xalaala la yimaad in ay personilty ku soo meeraystaan.
    ceebla ma gaadhi kartid bal sida ay hadalka u dhigtay iyo adigu waxaad ka hadlaysid isku fiirso oo dib u akhri.
    waxa la idinku taageero la yimaada oo iska dhaafa hadaldan bilaa dhadhanka ah iska hadal uun looma hadlo.
    waxba meesha kuma haysaan ragiinuna waa fulay aan waligood awoodin in ay awdal xataa hawadeda soo maran.
    somaliland kii diida wuu ka haajiri kii iswaalana waa la dheengadayn.

    • AXMED NUR
      qofku sheekada uu xiisaynaayo ama aamin san yahay ayaa ku socota
      adiga iyo ceeblafadhiid waxaad isku raacdeen qalad markaa
      afkaaga ka jeedi HOODO
      oo maawalada aan runta ahayn iyo difaaca SNM la taga hargaysa iyo meek baas midakale dadka aad leedahay haajira xagay u haajiraan ma dhulkoodaad ka raraysaa waxaad iila muuqataa nin maalayacni ah oo indhala aan ku taageera naagtan
      CEEBLA ee xiqdigu ka buuxo

  25. Gedabuursi warkiisu waa sidaa Hiildan iyo Gudoon(exHufan)

    dhawr sano ka hor Gudoon waxay u qaylin jirtay 18 Mai Hiildana wuxuu ku cabsiin jiray calanka buluugga ee soomaaliyeed iyo wax la odhan jiray awdalland, maanta maxaa nagu cusub oon ka ahayn in ay iyaguu is kala badaleen barina Hiildan wxuu mucaaraddi doona maamulka Hargeysa Gudoona waxay ku soo noqon doonta 18 Mai sidaana ay gedabuursi saacadu ugu dhici doonto is daba wareeg iyo iska camuudee arrintaasna waxaa ka faaidday reer Hargeysa oo maanta leh awood dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ay mustaqbalka dhoow koonfur ku hoggaamin karaan.

    • la durkiyow danbi baad gashay ma anigaa hufan soo qaadan jiray walaahi waa magaca ilaahay in aanan waligay hufan soo qaadan ilaa inta aan garanayo waligay idoor ma difaacin umana doodin taas ilaahay ba ka marqati ah waligay somaliwayn baan u dooda iyo danaha samaroon kaliya ee danbiga iska daa// ok bye now ,, god bless my awdalstate

  26. Durkiye maxaad inaabti reerka daristay waa sidaad sheegtay iyagaa is baabiinaya oo cawdal qaatayaal u badan jirjiroolayaal meel loogu soo hagaago lahayn aqoon badan uma lahayn reerkan aan ka dhashay halkan ka hor the more aan u ffiirsaday the more aan ka jeclaaday beesha dhexe oo ah dad meel iska soo saaray aniga waxaaba iga soo dhow
    inaan ceebla raaco kkkkkk

  27. waa guul iyo badh waan kufarxay ha noolaato awdalstate
    doqmaha kusheekaynaaya maxaadqabateen waxay rabaan marka waxwalba loodiyaariyo inay isasooxaadiriyaan
    waa fulayaal waafadhijecel dadkay rabaan inaydabada kariixaan oo iyagoo gumaysi kujira iskana ridikarayn ayey iskadhigayaan inay sidaaraali kuyihiin horaa loo yidhi waxaanad helayn waxaanad doonayn baa laga dhigaa

  28. sanadahan waxyaabo badanbaa is bedelay waxaa la arkay hooseeye saree cid aan talin jirin ba way talisaa cidla gumaysanjiray way xorowday waxaa kamida Maraykanka madaw oo isgu utaliya wadankaa imika waayana baskaba loo ogolayn kursigahore
    maxaadse umalayn reero heer boqortooyo gaadhay haday kajeefsatay waayadan danbe waysoo keceene karaamadooda iyo quwadooda markay gilgishaan sidii geel dhardaday alaha usahlo reeraha darifyada iyo doqmaha kadhashay samaroonee

    kudhexjira

  29. Horta maxaad ‘State’ ula baxdeen?, reer Awdal inay Soomaali ku hogaamiyaan aqoon ayay ahayd oo wax cusub soo bandhigaan. Haddii soomali oo dhami maanta af-soomaaligii dilayaan oo la baxayaan magac qalaad, sida ‘state’, ‘Land‘, ‘Region‘ iyo wixii la mid ah. Miyay reer Awdal waxaas wax dhaama u furaan, oo magac af-soomaaliyaysan iyo mabaadii soomaaliyaysan la yimaadaan?.

  30. Hiildan yare
    dee kuwan aragnee aaway cabdilaahi lug buur iyo odaygii eedanka maxaa ka horeeye lahaa ee wada xikmada ahaa mise 18ka may bay sugayaan

  31. ceeblaaay

    ma celcelsid hadalkoo
    runta kama cabsootidee…..noloow ceblaay

    hufan iyo qaar kalo badan shaadirka ka tuur…..

  32. Gudoon, Fathia iyo reer Riyo State

    si fiican u dhiibta doodiina. lam xanaaqo personalkuna ma fiicna. MPLS dadka isugu yimid 90% Dhulbahante ayay hayeen
    Gadabuursiga magaalada jooga cid tagtay ayaaba iska yar
    xitaa waxa jira kuwii xafladii sanadkii hore joogay sanadkan way diideen in ay yimadaan. bahashu Aroos danceba way ka bixi ladaahay. Gadabuursi iyo Awdal ma matalaan reer Riyo state.
    Kii shalay SNM u dhimnayay ayaa maanta shaadh kale oo Riyo State ah soo xidhay. gabdhahana waa gabdho brain wash lagu sameeyay.
    hadii Samaroon inta uu isugu yimaado wadankii wax lgu heshiinayo sida dhulbahante ma xuma raginimo. lkn qoob ka ciyaarku = 0000000000

  33. Gudoon, waa duushay wali badaad ma laha

  34. faridoow

    midnimo ma rabaan dadkani way duushay baa ka soo hadhay,
    dilaal iyo malaal = gudoon iyo godan

    shalay salal bay ahayd maantana awdal baa meles laga iibinayaa,

    diyaarad hawaada ku maqan dusheedaan saaranahay, ileen show duuliyihii la kacay habkii dajintuuna baran

  35. alidugiye.
    ninkaas ciise ee aan abtiga u nahay yaa runta us eegay abtiyaashii.’mar hadii kuwii shakay 18 may dabada u lulay uuni mantana awdalstate yihiin.
    dee waxay ka dhigntahay SNM lam haysto ee gadabuursi uunbaa is hayta oo kolb amid uunba ka kale ku xumayn.
    dadka kalena way inaga faaidaysan doonan markasta.
    ilaahay ha inoo sahlo.

  36. SOMALI GLADIATORS: A WONDERFUL GADABURSI WAR DANCE (Wilwile)
    Posted by Admin on June 26, 2011

    One of the most striking dances in the Somali(Gadabursi) repertoire, called the “Boroma-Boromsi” dance. Surrounded by an ever-restless chanting chorus of spearmen, the two combatants — one attacking fiercely with cutlass, the other defending desperately with his small Somali shield — seem to be in grim and deadly earnest, and none would believe them to be at play.

  37. waa dalkaagee doqonyohow
    waa dadkaagee dabaalyohow
    waa diniine waadignineeeeeeeeeeeee is daryeeloo
    dadka sooraaaaac

  38. Ceebla, Maanta weerar cir iyo dhul ah ayaa lagugu soo qaaday. had waa kaligaa, Fathia, Gudoon, Shukri, Hoodo Aisha iyo Asli dhamaan si fiican baad u riftay. una sheeg in aad Borama ku sugayso iyaga iyo riyadoooda.

    • fariid maxay rifi .. iyada waan rifnee orod adiga dirac soo xidho aad wax ku difaacdo, shalay markan wax kusoo qorayey ma moodeen in aad sick tahay show wad xanunsanaysay oo xanuun awdalstate la yirahdo baa ku hayae sorry intan wax kusoo qorey i took it back ,, ilahay cafimad haku siiyo amin dheh ,,bye and awdalstate is flying high

  39. Reer abtigayo ma’ ogol yihiin in aan u kala garqaadno ileen sidan haddaad ku sii socotaan anigu gabadh 3 aad reerka ka soo dooni maayo. Sobobtoo ah aniga iyo wiilashaydaba “abtixumo” sidduu nooleeyahay ayuu ninkan Cali Durkiye kafeteriaga nagaga caydhin.

  40. fariid.
    dee huuno maabay iman karaan boorama, qurbaha ha iskaga dance saan. boorama way ka haajireen, ilaa ay somaliland ku soo heesaan ma soo gali karaan xuduuda.
    doorashashooyinka danbe ayay rogaal celin soo samaynaya lakiin markana shuruudo ayaan ku xidhi.

  41. Samaroon ha midoobo ha is raaco Awdalstate na waxaan u rajaynayaa guul dag daga.

  42. Sahal, in aanan wax la kal doonin ayaaba inoo qurux badnayd
    ilaa imika ma arag nin Samaroon Ciise dhalay oo geesiya.
    waxa la ii sheegay Xaaji Diide in aanay ciise dhalin.
    balaayo wada naban oo in ay Ciiseba yihiin laga garan ayaa xagiina ka yimaada.
    Hiildaan, Ha dhibsan wixii aan arkay uun baa sheegayaaye.
    Bal Ciisaha Jabuti ku qabsadaan maxaa Borama ku soo naanabiyay.

  43. awdalstate.
    way dhacday, mar hadii ay labo sano aroos ku jiraan. wax ku dhaceen siyaasadii.
    badala ayaan odhan lahaa siyaasadaa oo gaadhiga isterinka ka badala.
    anigu waxaan ahay dadka ku abtirsada awdalstate groupka la baxay makahiil. lakiin wax ha laga badalo qaabkan wax u socdaan

  44. Sahaloow waa lagugu sugay kugu fiican tahay kkkkkkk,ana jawaban kaa sugaa kkkkk adiga aamus lagaa waayay ninyow Durkiyaa ka akhyaarsan jag bara skojar kkkkkkk

  45. godan

    no more dilaal danbe
    maantana ma awdal baad meles u wadaa, imisa tolkaa ah ayaad rabtaa inaad visa uugu heshid, awdal ceebla u talinaysa

  46. ceebla.
    wali jawaabtii waxa lagaa sugayaa somaliland waxay awdal u qabatey.siday dumarka kale sheegeen. jaamacadaha, hospitalada, iyo wadooyinka. waa wax qaadhaan lagu dhisay. oo samaroon dhexdooda iska ururuiyay. ilaa shoolada miyiga ku yaal
    anigu waan kuu sheegi karaa waxa samaroon u qabtay. somaliland

  47. Waxaan fahmi waayay awdashaan Meles loo wado see camal maxaa laga wadaana……….

  48. Awdal dadkii usoo halgamay ayaa maantana u kacay cid kale waxba laga weydiin maayo sacaboolayda marka horeba ma tirsanayn oo waxay iska ahaayeen riciyad intii hore u dagaalami jirtay ayaa maantana lala tashanayaa cid kale waxba la waydiin maayo dadka hore usoo difaacay waa kuwan hadaad iska dhex hesho thanks hadii aad iska dhex weydana ilaahaga u meherad doono oo halkan bootada kala bax.

    Reer Nuur
    Reer Maxamed
    Reer Dudub
    Xeeb Jire
    Jibraacin
    BahaBarMuuse

    Intaas ayaa Awdal wax laga weydiin karaa waxa kale waa iska xashiish dhawaan ayaan xaadhaynaa waligiinba iska hadla waa la idiin soo socdaa habrayahow.

  49. darbi.
    xageed ku ilowday ragii
    baho samaroon
    dhegeweyne
    muusafiin waqooyi
    abrayn
    iwm.
    mise adigu jibraacin iyo reer nuur uunbaad garan.

  50. Ceebla

    Waxan aad ka sheekaynayso wax waran gal leh kuma jiro waa dad iska ah masaakiin waa dadka aan gaadhka ka hayno habeen iyo maalin ee aan u dhafaray daraadood ma hubaysna waa iska shacab waayo waa dad aan waligood qaadin wax duulaan ah waa dad id dhiibay.

  51. kk.
    haday saas tahay, dee raga cashir u dhiga.

  52. gadabuursina ha idinku daba faylo.

  53. Hadaan fahmay arintaasi waa in aan dhoofaa oo aan Dila,Borama iyo Gabiley dhexdooda ka ugaadhsadaa naagaha oohinta badan ee aan wax kale ii tarayn igu daa Ceebla u sheeg Tolkaa yaanay soo marin dhulkaa

  54. ceebla, inaad iska horkeentaad rabtaa miyaa samroon si adiga lagaaga jeesto.hadii tolkay idifaacayaan diyaar baan u ahay. shacab baanan ahaanayaa.samroon badhna waa maamul badhna waa militari.

  55. laakiin wali jawaabtii baan kaa sugaynaa? suaasha ha ku xasuusiyo waliba. s/land samaroon maxay u tartay? anigu waan kuu sheegayaa samaroon wxuxu u taray dawladan isaaqe.

  56. reer ugaas maxaa loo ilaaway

  57. This is a small part of Mr. Rashid’s speech which had taken more than 50 minutes with strong words.
    Madex weynaha Awdalstate markaan daawadey qudbadiisa waxa ugu mihiimsanaa. In Soomaaliya ku burburtey cadaalad xumo, qaraabo kiil iyo sharciga oo inta buugaag waaweyn lagu sameysto hal odhaani ka qaayo weyntahey. Iyo in maanta soomaalidu helaan cadaalad buuxda oo gaadhsiisan ilaa heer shaqsi.
    Rashid: nimankaas aanu jaarka iyo gacalka naheyn waxaan ka codsaneynaa inaaney lugooyin afarta SNM isla markaana ciidama beelood yadooda si dhaqso ah ugala baxaan degaanada Awdalstate hadii taa la waayo Awdalstate waxey isticmaali doontaa xuquuqda loo yaqaano self-defence; at the sametime, we are here for peace.

    Waxan markaati ugua dhigeynaa guud ahaan umada soomaaliyeed in snm ka guurto degaanada aaney ku nooleyn beelaha SNM.When you see Mr. Rashid Awdalstate president his body language he is ready for taking risks. Thinking risks to free you people was Awdalstate was lacked. Awdalstate is confident more than ever and ready to take root inside Awdal.

  58. No good happen without taking risk and no business can be seccusfull without taking risks. Taking risks can be good and bad but considering Awdals sitution; there is no other avenues then taking risks toward self-defence. But if SNM communities leave us alone, we can live together. I think it’s the time every Awdals take risk to have freedom of all kind. Freedom of Speech, freedom to live their towns and freedom to pick what is good for them.Freedom to say no an so on. It’s also over for SNM like it or not what is next?

  59. awdal state alaah guuleeyo kii kanaxay oow imika naftu ha ka ahadaafto ilaahay idinkii guul awdal state

    ex rooble afdeeb

  60. fariido wax aad yeeli karto awdal state iyo dadkaad ku shaabadaynaysaba ader waxba ka qaadi kari mayside calool xanuun j/yoonis ayaa ku diliye waanad ku dhimane aayar iska fadhi wali xor ma tihide awdal state aytaa ku xorayne hadaad badhi weyn lee tahayna iidoor u niiki 18 may wey dhaw dahaye

    ex rooble af deeb

    • guuleed jy 20 sano baa la necbaa oonad ogeen ma hadad ogaatay dadbaa xanuunkii jy ku noqday chronic aan la dawayn karin markaa haku daali idoortay kaa jecelyihiin dadkan ilahay ha bogsiiiyo aaminka an badino.lakiin in la xoreeyo weeye haday diidan idoorka dhulkooda ha u guuraan ..dhulkan ragbaa leh viva awdalstate of somalia

  61. darbi yoo w adna inder wax baan kuu sheegayaa kuwan halkan commentiga soo qora waa iska dhigayaal samaroon iska dhigaya oo iidoora markaa hadalada tolka ka fiirso doqonbaa run moodaysa oo intaas hoosta ka qoslayse , aniga laftarkayga mid iidoora magacayga qaatay oo iska kay dhigay oo comments uu qoray arkay shalay ee ka fiirso tolkaana nabad gali

  62. goan inadeer adna ma waxaad walaalo tihiin dage iyo canbe mise canbe iyo fiitamiin, kkkkkkkkkkkk fiitamiin igu salaan sxbaanu ahayne

  63. godan baan sheegayaa magacaaan halka hore ka qaldaye

  64. waa wada habartaase hay s raamsado ma aragteen habartii jeclo oo habar tii yoonis ku dur durisay shalay kkkkkkkk garbay u lee tahay habartaa habar jeclo iyagaba ilaa yagoori bay habar yoonis gaysaye

  65. War toloow saaxiibkay Darbi miyaa la dardaray?, Waan ka xumahay

  66. waar hablaha ceyda kadaaya. oo reeraha fadeexada kadaaya.hiildan meesha waxka qabo cafaariidan meesha cayda u soo galaya.

  67. godan waa godan, cumar qaadi?

  68. DARBI SOW TII SNM DILA SOJIIDHAY EE SII JIIDHAY DUMISTII WAQOYI DILA HA UDANBAYSO LAGU YIDHI SOW KAN REER XAREED HURDO KUDIIDAY SOW KAN DUHURKA CAD RAGAAGII LA GAWRACAYO SOW TAN BILKASTA DHAWR REER NUUR WIG LAGASIINAYO FAAN MA ISAGA MEESHA INIYAAL REER NUUR SAMARON ISAGA U MISKIINSAN OO MAANTA DHUL IYO MAAL IYO DAD LAQABA HADANA FAAN KUJIRA DOQONI TOLKED IYO NIMAY TAQAAN KAMA DHAMATO , HADAD FAA*ĂŽIDO LEE DIHIIN BORAMA DHANKIINA LAGAMA SO GALEN

  69. cali dable reer nuur waxba haka sheegin waa la yaqanaa dhowr sano bay idoor hor fadhiyeen waa kuwa ugu geesisan samaroon dhamantii hiil iyo tol usoo gurmaday wayen adiga wadigi qaxay ee dumarka raacay markii dila la soo dhaafe u bettter shut up ,,idoorna way si yaqanan xabada reer nuur ee la dilo laba ama sadex idoor ah baa loogu aara labana isma waydiiso ilaahow reer nuur noo daa… waakuwa awdalstate in ay ka midho dhaliyaan u kacay ilahow la qabo amiin/god bless awdalstate

  70. Guuleed

    Waxaad tahay nin Borama U DHashay oo deaagn ah waliba waxan u malayn inaad joogto wadamada hore u maray sxb please wadanka aan badbaadino oo aan iska xoreyno inta SNM u fataasha ee Samaroonka inagula abtirsata hadaan layno kuwaasi SNM warka u gura oo aan iska dhex sifayno SNM ayaagaa iska yaaci doona oo markay arkaan in kuwii la shaqaynaayay la laayay ayaguba way baxsan doonaan oo Gabiley ayay sare u dhaafi doonaan.

    Sxb Guuleed dhiig yeelo hadal waxba inoo tari maayo aan nafteena iyo maalkeena u hurno dhulkeena hadaan dhulkeena nacno ilaahayna wuu ina nici hadaan dhulkeena jeclaanona ilaahay wuu ina jeclaan inta qurbaha joogta e degan wadamada hore u maray ayaa maanta ay saarantahay masuuliyada wadankeena iyo goboladeena hub iibsha lavaf dira o dhalinyarta badaha isku biimaysnaysa ka horjoogsada oo lavag ay hub ku iibsadaan u dira amarna ku siiya inay xasuuqaan Samaroonka SNM u basaasa walaalkay miyuu noqdo,Adeerkay miyuu noqdo inta Reer Nuur ee SNM u basaasta ninka Samaroon ah ee khaarajiya waa walaalkay kaasi aya i xiga oo walaalkay ah,Walaahi ma ciyaaraayo hadii ka iigu dhaw ee SNM u basaasaaya ninka dila waligii waan xidhiidhin wanan soo dhawysan

    Ama ninkasta oo Samaroon ah ka u dhaw ee SNM u basaasaaya ha dilo oo dhagoorka haka toogto si aan qabiilna qabiilka kale u odhan nin baa nalaga dilay,Ninka Reer Nuur ha dilo ka u dhaw ee SNM u basaasa ee Reer Nuur ha khaarajiyo sidoo kale ka jibriir Yoonis ka dhaw ee Jibriir Yoonis ha khaarakiyo ka Maxad Case ka u dhaw ee SNM u basasa ha dilo.

    Walaayaal aan dhulkeena xoreysano sidan waa gunimo waxaa la inoola dhaqmaa si aan dumarka loola dhaqmin walaalayaal dhiigeena maxuu yahay? maxaa inagu dhacay ee aan qayrkeen u hoos fadhinaa maxaa sidan inoo bahdilay/. waan yaabanahay toloow xabada qaado oo dhimano ama aan noolaano ilaahay ragbuu buu inaga dhigay sxb oo is xoreeya mid u toogta basaasiinta SNM hadii kale caruurtaada ayaa sidan maanta aan ku jiro ka liidan doonta sxb dhulkan maanta waan in aan xataa Samaroon ahaan isku xoog sheegano oo ka qaldan ee SNM u basaasaaya walaakaana ha ahaadee fooda aad fooda ka toogato,Ninka Reer Nuur ah ee SNM u basaasaaya sxb anaa kuu fasaxay ee qurba jooga waliba inta degan wadamada hore u maray waa inay sameeyaan group dhalin yar ah hubna loo iibiyaa waliba hubka fudfudud sida bastooladaha iyo qoryaha fudfudud oo ay si gaadmo ah ku laayaan inta SNM u basaasaysa taasi ayaan ku gaadhaynaa horumar oo aan caruurteena kaga badbaadin karnaa hagardaamada anaga na haysata colaada maanta aan kicino waa inoo wanaag inaga iyo jiilka soo koraayaba.

    Waan in aan badbaadino jiilka soo koraaya haday sidan ku waynaadaa ayagana si sidan ka daran ayaa loo gumaysan doonaa anuu ma aaminsani nabdan aad ka sheekaynaysaan ma aaminsani waxan uu samaroon aamisanyahay ee ah nabad baa jirta xasuuq baa loo baahanyahay ka daran ki ka dhacay Ruwanda waan aan dhiig ku faro xalanbo si aan isku badbaadino maah maah farasiis ah ayaa tidhaa Si tu veux la paix, prépare la guerre oo macnaheedu yahay hadaad doonaysid nabad dagaal isku diyaari.

    Samaroon haguulaysto
    hadhacaan basaasiinta SNM ee Samaroon
    Ha noolaado Samaroonka inta dhiiga leh

  71. hiildanyarow kala dooro inaad commentiska ka dayso sidan ragna caydooda iyo fikradahooda dhidiga ah ayaad soo daynaysaa anagana waad naga masaxaysaa kala dooro inaad commentiska wada xidho ama aad sii dayso wax kasta,

  72. Walaalayaal iga raali noqda meelaha qaarkood waxaa igu dhacay error typing waxaan u jeedaa lacag u dira dhalinyarta wadanka joogta qurba joooga Samaroon ee degan wadamada hore u maray sida UK,USA,Canada iyo Yurubta kale waa inay wadanka ka dhex sameeyaan kooxo dhalin yar ah oo ee Jooga Gabiley,Borama.Dila,Boon,Zeiylac iyo Lughaya waa inay sameeyaan kooxo loo iibiyo hubka fudud oo khaarajiya basaasiinta Samaroonka ee ina cadibay inoo gumaynaaya SNM doonayana in la ina rarto.Walaalayaal wax aan qarsanaa inooma yaalo cabsina inaga reeba cabsi waata ina dishay ee halkaa ina dhigtay maanta Somali inaga ugu liidana taasina waxaa og Somali dhamanteed wax inoo qarsoon oo aan ceb ahaynini ma jirto.

    Bari toole waxan maanta socda wax ka daran ayaa iman doona hadii aaynaan is badbaadin ka Samaroon ee noolaan doona ayaa ba’ay hadii sidan aan isku dhaami wayno waxaa inoogu nasiib fiicnaan doona ka dhinta ee aduunka ka taga ee aan u joogin ceebta ina haysata kaasi aduunka isaga taga ee ka dhashay Samaroon ayaa noqon doona ka inoogu wanaagsan waxaa inagusoo coda xaalado ka daran tan aan maanta ku jirno waxaa soo socda in walaashaa ama xaaskaaga hortaago lagu fuulo oo aad waydo awood aad iskaga dhiciso waxaa soo socda in laguula dhaqmo si aan banii aadam loola dhaqmin waxaa soo socda wax laga dhinto oo aan nin rag ahi istaahilin inuu aduunka ku noolaado.

    Anuu toloow waxaan arkayaa waxa soo socda colaad hurin igama ah hadii SNM ay wanaag inagula degan yihiin oo aan colaad hurinaayo waan qaldanahay lkn waad la socotaan siday wax u socdaan iyo wax soo socdaba wa ogtihiin in dhiig madoobe rag inaga maqanyahay oo xeer iyo xero midna inoogu jirin inagiina aan leenahay hooyada Somaliland baan nahay iyo sodohda SNM aan sheeganayno oo aan SNM ukala badinayno waan baahanahay looma bahalo cuno,ninka maanta masaariif iyo biil u shirqoolaaya dantiisii guud ahaaneed ee Samaroon dhulkiisana ku iibsanaaya munshahar yar oo uu caruurtiisa ku biiliyo doonayana in Samaroon lagu rarto munshaharka ay SNM Siiso waa qalaldanyahay waxuunu istaahilaa in isaga iyo caruurtiisaba la xasuuqo waayo caruurtiisa miyay ka sharaf badantahay tan Samaroon ee uu shirqoolaayo walaalayaal Samaroonka qurbajooga ah ee waliba degan wadamada hore u maray ha badbaadiyaan dhulkooda iyo gobodooda oo haka qabtaan cadawga hororka ah ee u basaasaaya SNM aan ka gaadhno oo aan badbaadino jiilka soo koraaya si ay ugu noolaadaan nolol sharaf iyo karaamo leh inaguna aan noqono gogol xaadh jiilka soo socda badbaadasiisa oo dhiigeen iyo xinjiraheena u hibayno jiilka soo socda ee Samaroon ayaa ka qaalisan nagteena anuu diyaar baan u ahayn in aan dhiigayga iyo dheecankayga iyo xinjirahayga u qubo jiilka soo socda ee Samaroon diyaarna waxaan u ahayn in aan nagtayda u sadqeeyo jiilka soo socda ee Samaroon si ay ugu noolaadaan sharaf karaamo iyo ciso ilaa waligood qayrkoodn ay sare uga maraan oo aan waligood la haywaysan taasi ayaa iga go’an yaa igu raacsan…?

  73. Asalaamu calaykum inaadeer waxaa la yidhi dharigaba waxa karka ka keena waa kuleeyl adna waxa gaas iyo kabriid iskugu dartay waa ficilxumo kuu muuqata ood ka dhiidhiiday waxaan naftaada iyo teeyda walaal ku dar-daraarayaa in aad midnimo samaroonimo ku dadaasho oon cadhado kaa sayid caleeyn sidii aay iskugu soo dhaweeyn lahaayd folowgeed qabataa, hadalka xumi wuxuu fogeeyo mooye wax ma hagaajiyo ee dulqaad iyo samir u yeelo tolkaa tusmadana khayr ku day awdal guul ayaan u hibeeyay adna duco ugu dar.

  74. afladii u horeysay dadkii ka buuxay maanta halkay ka baxeen,
    ala maxaan maalintaas gabdho badan ka gartay….

  75. dadkii badnaa ma gudoon iyo godan bay u naceen ? kolay ina aw nuur looma nicine, ha iska noolaado waa nin tol ehe…

  76. laydin salaan, darbiyoow arinkaa waan ku jiraa inaan horta daba dhilifka dabar jarno waanaa dadalaynaa nsha laah. wuu soconaya halgangu adna halkaas ka wad, insha laah

  77. fathia omar geesiyada ialaha idin dhawro adiga iyo gabdh ah kalee tolka cadowgiina ha jabo noolada halkaas ka wada ka nixiya cadowga markasta iyo goob kasta insha laah

  78. haboon kkkkkkkk waxay kala yihiin labo xafladood midi waa canada midna waa minisota wax ahaysku qaldin

  79. kkkkkkkkkkkkkkkkkk AwdalState kkkkkkkkkkkkkk
    Waar nimanku damiir adkaa Rashiid ma daale waligaaba u dawladee Dumarka iyo Shisheeyaha kkkkkkkkkk
    Samaroon wali wuu hurdaa ,Laakiin kooxdan 40-50 qof ayaa dadka ka qabta duamrkiibay guryahoodii ka saareen.
    North America iyo Europena dawlado ayay leeyihiine dadka ka fadhiista tuulo joogyohoow miidhani.
    Awdalstate,somaliland iyo somaliyaba midna ma taageero waxa kaliya ee aan sugayaa waa maalinta samaroon mid u noqdo dantiisa,

  80. Samaroon maalintuu midoobo waa maalin fandhaal iyo xeedho kala dhacday imikaaba la liic liicayaa alla ha sahlo jufo.

  81. Jufo
    mihiimu maaha waxa lagu midoobaayo ee waa waxa keenaaya midnimada oo la taageero. Hadaanad Awdalstate, Snm state iyo Soomaaliya midna taageersaney soo micnuhu maaha bilaa hadaf. Samaroon hadii aad midowgiisa rabto hadafka faa’iidadu kasoo galeysaad taageeri lahey. Mida kale hadaladaadu waa kuwii aan odhan jirey waa la iidooreeyey. Samaroonkuna maanta mid hadalka ka iirooroobey, mid joobka ka iidooroobey iyo mid maskaxda ka iidoorobeyba wey leeyihiin.JSheekadaadu waa jufooy wax midnimo ah dani kaama haysaan umaleynayaa. Hadaanad aheyn kuwii wallaalahayo ee midnimadaba Samaroon uheystey Ugaaska oo kaliya. Ugaasku wuxu ka midyahey alaabada midnimada Samaroon ee maaha albaabka kaliya.

    Awdalstate baa ah hadafka kaliye ee lagu midoobi karo. habase ahaatee arinkan hala khaarajo ninka Samaroon ee ushaqeeya SNM dhulbahantey soo daalisey. Taas waxa inooga wanaagsan in horta loo digi, iskiin ushaqeysta namana batashaan la yiraa. Intaa hadey diidaan hadana isbaadhooyin loo dhigo lagana madnuuco iney yimaadaan magaalooyinka Dilla, Borama, Boon iyo Saylac. Intaasoo dhan hadey diidan markaas waa in loo diro dad ka shaqeeya oo ah kuwa dad ugu dhow. Waa in xididada loo saaraa nidaamka qaybi oo xukun, jufooyinka Samaroona hoos loogu soo degin waayo taasi waa ta maanta keentey in iidoorkastaa jufo Samaroon magaceeda isticmaalo kuwo samaroon ah oo waxma garato ahina moodaan iney yihiin dadk ay yihiin. Taasi waa ta keentey in Darbi Diiqada dhex bariiiiiiiiiiiiiiiqsado. Nimanka SNM danta ugu weynee ay leeyihiinbaa ah isku jeedi hakaa jeestaane.

  82. Mustafe No jawaab adiga waxaan ka hadlay maad fahmin,tuushkaad carartay

  83. Godan

    Godaneey Caqliga iyo garashadu waxay kamid yihiin nimcooyinka rabi ku galado aadamihiisa,haddaan si fiican loo isticmaalina waa musiibo,waxaan taa uga jeedaa Kooxdan Awdalstate la baxday oo aan runtii anigu aad u darsay wax badana ka ogaaday ayaa aakhirtaankii waxaa iibaxay in arintani ay dhantahayba 40-50 qof oo weekendka Teleconfrence ku kulma dabadeedna rashiid madaale maaweeyliyo,markaa wuu qaadan waayay caqligaygu inaan waxaas iyo wax lamida taageero maxaa yeelay sharafta beesha samaroon ayay nimankani waxyeelayaan, Hadafkayguna waa samaroon ha midoobno horta markaasaan meel iskuwada raaci doonaa,inta ka horaysa se banaankaan ka ahay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: