ilaahay ha u naxariisto xasan sheekh muumin iyo galbedi iyo dhaam muslinkooo dhan,, xasan sheekh muumin abwaan somaliyd buu ahaa in taalo loo dhiso buu istaahilaa maxuu murti ka tagay ..cajaladaha caasho haysto waa tariikh waa in qofkastaa dalbadaa si aan dhaman u barano halkan ka soo jeedno iyo tariikho badan oon laheen oo aynan garanayn adunka wadamada hore u maray tariikjhdooda way qoraan lakiin inaga nasiib wanaag book gii ood dhagaysan karto ayaaba la hayaaa waa wax lagu farxo,, midnimo ana god bless awdalsgtate of somalia
kkkkkkkkkkkkkk Durgiye, aniguba waxan is lahaa waar miyay LIbaaxlay rag ka doontaan…. Aadbuu u qaboowyahay una dheeryahay wilwilahani, malaha waa kii Harawo lagu yaqaanay..!
Hiildan adnaa ma xaga iyo Harawad isku dhaafisay aanu adaaban ku dan laha walee rag is guraayee bal kii Aar Harawo isna ha soo mudaharaado in u sidaan yahay Wilwilahoogu

Wilwilihii lagu xusay Abwaan Xasan Sh Muumin Iyo Taliye Arraweelo oo is haysan kari waayay..kkkkkkkkk
Ciyaarta midkii la huri waayiyoo ninkii u horeeyee mooyaane intaa kale looma hagar baxe,e
ciyaar waa,waa nabad waa,naba waa,waa nafta waa,nafta waa ,waa nolool waa oo diihaam oo diihaaam aaax waan jibooday
aar ragu wilwile qabooba may mid ama labo wiil oo reer Geedi ah soo baryaan.
kkkkkkkkkkkkkk Durgiye, aniguba waxan is lahaa waar miyay LIbaaxlay rag ka doontaan…. Aadbuu u qaboowyahay una dheeryahay wilwilahani, malaha waa kii Harawo lagu yaqaanay..!
kkkkkkkkkkkk,
Hiildan adnaa ma xaga iyo Harawad isku dhaafisay aanu adaaban ku dan laha walee rag is guraayee bal kii Aar Harawo isna ha soo mudaharaado in u sidaan yahay Wilwilahoogu
Durgiyoow, Waa hadalkaagiiye, ‘markaan arko dhurwaa dhurwaa ka gardaran ayaan cadhoodaa’… Marka Ciise wilwile ugu faanaan Gadabuursi ayaan cadhoodaa…kkkkkkkkkkk
Hilidan,
waa runtaa oo waa iska xaal aduunyo,laakiin saw wax laga cadhoodo ama lala yaabo maaha markaad aragto gedabuursi gundhatee ku xaragoon ciisana qaawaan ku caayaa kkkkkkkkkk.
Gadabuursiyoow dib danbe ciise ha ugu caayina qaawani, idinkoo gundhate ku xaragoonaya. Caliyoow taasi waa gardarro dib danbana u dhici mayso, raalli galin buuxda ayaan ciise ka siinnay.