Waa wakhtiyadii ugu adkaa aduunka umada ku nool dad badan oo somali ahina dhulkaas gaajada ugu dhinteen. in the west, they call it the Depression era Somaliduna waxay tidhaa Sanadkii karmiiciga. My older uncle who was in the Italian fascist army told me about it all. Waxayna ahayd xiliyadii Talyaanigu taash ka yurub siday faransiis iyo Engiriisna aaga laga caydhiyey.
Waa runtaa Marunbaa wakhti adagbaa lagu jiray. reer Jabuuti qaarbaan ogayn in talyaanigu mar eryaday faransiiska iyo xitaa Ingiriiska.. Taasi ma dhicin ayay ku odhanayaan.
waxaa Djibouti uun loogu raftaa Talyaani wuxuu galab qudha mayracday meeshan lagu magacaabi jiray somaliland ragi ingriisna waxay u firxeen xaga iyo magaalada cadan ee dalka yemen.
Mapka halgan ku sawiran soo min guuri Hiildanoow si aad ugaato in xitaa Boorama iyo Bonn intaba Talyaani cacamiyey siina dhaafay ila saylac ,Lughaya Bula xaar iyo dhamaan xeebaha Awdal.
Gees marka laga eego Ingriis,Fransiis,iyo Talyaaniba midna rabitaankeena kuma iman ciida hooyo kumanaa joogan ila maanta.
Marka gees kale laga eego Talyaani intuu joogay way ka yareid intaay joogeen France iyo Britain hase yeeshee aanu waxaan qabaa in u Talyaani ka roona marka la barbar dhigo meelihii u geeska afrika ka guumeystay gaar ahaan magaalooyinkii u dhisay sidaa Xamar iyo Casmara labadan dal ee kala ee intaas oo muda ah joogay maxay ka dhiseen Hargeysa iyo Djibouti oo lagu xasuusan kara?
Walaahi aad ayaan ugu faraxsanahay in aad sawiradan helo oo ay ka buuxdo taariikhdii Djibouti oo tafaqyo tiran sida loo dhacay ninka canfariga ah ee Axmed DINI waxaa ka daran sida Samaroonka loo cabay markay Ciise Samaysteen xisbigii Xasan Guuleed AUN ka ahaa madaxda iyo waliba sida Siyaad Bare iyo halgankii 5 Somliyeed loo dhawaacay waqtigaasi.
Halkana waa taariikhda Tareenka Djabouti-Ethiopia iyo wacdarihii ku dhacay Samaroonka markii Ciise la heshiiyay Xabashi iyo Fransiika waana waqtiga ay u dhamaatay Samaroonka Djibouti ilaa maantadaasi aan joogno.
Durkiyoow Djibouti wadan kii la odhan jiray Talyani wuu qabsaday wakhti badana wuu haystay o marsada hara muus ka dhisan isaga ayaa dhistay uguna tala galay in kaarayaashiisu ka soo baxaan. Sidoo kale magaalada Ali Sabier buurta waqooyi kaga dadban wuxuu ahaa saldhigiisii uu waynaa walina godadkuu qotay way ku yaalaan. Taariikhda djibouti wax baa ka qaldan dadkuna inay bartaan ba ma jeclo. Cali wuxuuna ogayn in qayb djibouti ka mid ahi Somaliland ahaan jirtay qayb somaliland ka mid ahina Djibouti ahaan jirtay.
aanu waxaan jeclahay wixii taarrikh naga qarsoon ee dhulkeena ka dhacay hadaad haysoo noo soo bandhig waa inuu faaiddo laakiin sheekada gambada dumarka ah ee yaraa gedabuursiyaysan aduu beerka ku qaboojisoo adeer.
Talyaani in u geeska afrika ka odayayn jiray cidba la warsan maayo Djiboutina ma qabsan oo ma guumeysan waa sidaad sheegtaana laakiin waxaa jiray in dalka fransiiskaba la qabsaday oo loo dhiibay dabadhilif la odhan jiray VICHY marka talyaani muxuu u dhisan dekad cusub tii dhisnaydba waxaa u hayay maamul Pro talyaani ah oo Jarmal soo dhistay.

http://en.wikipedia.org/wiki/File:somaliland_Italian_invasion.png
Ali, here is the Italian Invasion of Somaliland…. Waa markuu Ingiriisku baxsaday ee xitaa Eeydiisii uu la cararay..
Walaahi sawiro taariikhi ah ayaad keentay maanta Hiildanyare thanks sanado ayaan xasuusta dib u celinaynaa bal kuwana ila dawada waa sawiro ah Souvenir de DJibouti oo ina tusinaya dadkaasi waqtigaa noolaa,gaadiidka la adeegsan jiray iyo dharka qaabka loo labisan jiray rag iyo dumar qaabka timaha dadka ayaa aad ii cajabiyay waxa kale oo aad ka dhuuxi kartaa sawirka dadku way yara kala ilbaxsanaayeen waxayaabo cajiib ah ayaa ka buuxa sawiradan . Kan waa sawiro qadiim ah.
http://www.youtube.com/watch?v=qQBrFEZDX9s
Halkan waxaa laga yaabaa inaad ka aragataan Cali Durkiye oo awr kasoo wada xagaa Ethiopia videoga 4 aad markuu soo galaayay Djabouti
in kasta oo ay la socdaan Videoyadan dhaqan xumo uu fransiisku samaynaayo waanan idinka raali galinayaa.
L’histoire de Djibouti 1
L’histoire de Djibouti 2
L’histoire de djibouti 3
L’histoire de Djibouti 4
Hiildan,
Gees marka laga eego Ingriis,Fransiis,iyo Talyaaniba midna rabitaankeena kuma iman ciida hooyo kumanaa joogan ila maanta.
Marka gees kale laga eego Talyaani intuu joogay way ka yareid intaay joogeen France iyo Britain hase yeeshee aanu waxaan qabaa in u Talyaani ka roona marka la barbar dhigo meelihii u geeska afrika ka guumeystay gaar ahaan magaalooyinkii u dhisay sidaa Xamar iyo Casmara labadan dal ee kala ee intaas oo muda ah joogay maxay ka dhiseen Hargeysa iyo Djibouti oo lagu xasuusan kara?
Darbiyoow,
Ma og tahay in awrku ahaa aniga hortay sidaa gaadhi faraska Diredhaba oo kale oo magaalada Djibouti biyaha loogu dhaamin jiray?
waana sawirka ugu xiisa badan ee dadka reer Djibouti ogaynba waxaa kale waxba isma badalin dadka iyo nooloshu waa isla sidii ay ahayd 100 sano ka hor.
Cali Durkiye
Walaahi aad ayaan ugu faraxsanahay in aad sawiradan helo oo ay ka buuxdo taariikhdii Djibouti oo tafaqyo tiran sida loo dhacay ninka canfariga ah ee Axmed DINI waxaa ka daran sida Samaroonka loo cabay markay Ciise Samaysteen xisbigii Xasan Guuleed AUN ka ahaa madaxda iyo waliba sida Siyaad Bare iyo halgankii 5 Somliyeed loo dhawaacay waqtigaasi.
Halkana waa taariikhda Tareenka Djabouti-Ethiopia iyo wacdarihii ku dhacay Samaroonka markii Ciise la heshiiyay Xabashi iyo Fransiika waana waqtiga ay u dhamaatay Samaroonka Djibouti ilaa maantadaasi aan joogno.
Darbi,
Awoowo inoo dhamaane calaalka inaga daa, maanta intuu Cali cirka eegaayey ayaynu ganacsigii yar-yaraa ee Djibouti gacanta ku dhignay.
Niman sxb baday ah ayaan ku idhaa “Abti naga daaya is-cawlaynta sidii odayga hebel”, waa oday yar xoolo Allah siiyey, markastana is cawleeyaya; markaasay walaahi qosol daataan.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Durkiyoow Djibouti wadan kii la odhan jiray Talyani wuu qabsaday wakhti badana wuu haystay o marsada hara muus ka dhisan isaga ayaa dhistay uguna tala galay in kaarayaashiisu ka soo baxaan. Sidoo kale magaalada Ali Sabier buurta waqooyi kaga dadban wuxuu ahaa saldhigiisii uu waynaa walina godadkuu qotay way ku yaalaan. Taariikhda djibouti wax baa ka qaldan dadkuna inay bartaan ba ma jeclo. Cali wuxuuna ogayn in qayb djibouti ka mid ahi Somaliland ahaan jirtay qayb somaliland ka mid ahina Djibouti ahaan jirtay.
marunba,