Categories: Dood (Debate)
Related Articles
-
Sidii Samaroon Looga Qaaday Djibouti, Si La Mid Ah Ma Looga Qaadi Karaa Saylac?
-
Siyaasi Maxmad Jaamac Abgaal Vs Cali Aareeye
-
Ciisoow Meel Kasta Waan Idinkaga Badanahaye, Maxaad Yeeli Doontiin?
-
Burco Waxa Meeyar Cusub Ka Noqday Habar Jeclo, Saylacna Waxa Meeyar Ka Noqday Habar Xuseen: Miyayna Taasi Ahayn Isbadalkii KULMIYE Doonayay?
-
SNM: Qaranimaan Qaadanaye, Qabuurihii Hanagu Celinina..!
- Siddeed Bilood Ka Hor Iyo Siddeed Bilood Kadib: Caddaaladda Somaliland, Markeebay Saxan Tahay?!


Timacadde Said: “@ Hiildan……Ninkan maxay isku yihiin the black american actor ” Morgan Freeman”. Ninka Tikidh degdeg ah ha loo gooyo lacag badan buu hollywood ka samayn as a ” double” for Morgan Freeman”. s
Timacadde, isuma eeka ayaan filayaa haddii aniga laftarkaygu an okiyaallo u baahnayn. Balse markay hadlayaan waxad mooddaa inuu codkoodu isu dhawyahay.
Anway Morgan FreeMan inuu cosbitaal ku jiro ayaa iigu war danbaysay oo shil baabuur oo aad u culus uu galay. Waxa kale oo an ogahay inuu yahay ninkii jilay filimkii danbiga badnaa ee uu iska dhigayay ‘GOD’ (Bruce Almighty). Malaha danbigaas ayuu shilka ku keenay..
aniga argtidayda aad bay isugu eeg yihiin
HIILDAN
WAAN KU SALAAMAY
TIMACADE odayga meel ayuu kaga dhacay isuma eka waaba nin sanweyn hadii laga tagi waayo xaga midabka
Hooda
Sanka wayn ma ceeb baa?. Aniga Morgan Freeman in meel looga dhacay aayan aminsanahay. Marka laba kala bariday kala war la!. Haduu jilay Film Bruce almaghty la yiraana hadi waa danihiisa iyo howlaha maraakiibta. Isagaa lagu xisabin inaga xil nagama saarna. Ninkani Nuurcade iyo ninki UN ka u qabilsanaa Somalia magaciisa ma garanayee ee Sudanka ahaa ayuu u egyahay. Waana mix complicate half bloed sidi HaniMuufo anuu xigtadayda yahay Morgan Freeman.
Hani kkkkkkkkk, hawlaha maraakiibta…. Nuur cadde wuu gaabanyahay, afkuuse uga eyahay. Bal sawirkaaga adna noo dir inaad meel iskaga egtihiin
kkkkkkkkkkkkkk Hiildan in layfa adkaado maad dooni naag fuqay bararay ah hade ma cid baa u joojinaysa. Imika waxaan ku asturanahay waa in aan la garanayn saan u ekehay. Hadiise reer waqooyi i ogaado sow gudhuu sankadhudhi iyo belo oo dhan laygu oran maayo markaan fikrad dhiibto?
Kaliya Ismoog iyo Timacade unbaan gurmad ka heli. Waa lay diiran.
Ninka UN ka aan sheegayo magaciisa ayaan soo helay waa Weled Cabdala. Hiildanoow adaan facebook gayga ku siin ee hay qarxin. Kaliya wajigayga soo arag uun. Kadibna ka shekee saan u ekahay laakin waxaan ka cabsan in aad kabtaa igu soo dhejiso ileen dhalo cadeey ayaad tahay kkkkkkkkk.
Hani FaceBook Addresskaaga iigu soo dir
hiildanyare@yahoo.com
Runtii anigu waligay ma yeelan FaceBook mana aqaano sida loo galo. Balse adiga daraadaa ayaan u baran dooonaa..
Cid ku caayi kartaa ma jirto intaan anigu halkan joogo, ee ha cabsoon waligaa..kkk
Kalmada ugu danbaysa ma fahimin ee ‘Dhalo Cadeey’ iyadna ma hawlaha maraakiibtaa?
kkkkkkkkkk Hiildan reer koonfurka dhala cadeey waxay dhahaan ruuxa waxa uu ogyahay shaaca ka qaada. Dhalo waa qaruurad cadeeyna waa mida wixi lagu shubo laga dhex arko ama daaqadaha europa laga sameeyo ama babuurta lagu xidho ee waxa ka dambeeyo laga dhex arki karo.
morgan freeman waa actorada aan ugu jeclahay filimada.wxuna runtii aad ugu dheereeyaa civil rifgts movementka Northcarolina ninkii wweyi intuu kaxaystay madaw kale ku hor banaanbaxayay in laga dejiyo calanka loo yaqaano confederationka saarnaa guriga caasimada ua ah North carolina. waa nin usoo jeeda danaha dadka mdaw ee maraykanka.filimkii ugu caansanaa filimadiisu wuxu ahaa Lean On me.markaa xudhuun haduu yahay civil rights activist. waa isumid. laakiin morgan freeman waa nin aftahan ah.
ina xudhuuna wuxu kaga fiican yahay waa nin ilaahay yaqaana.
calanka confederationku waa calankii. kala qaybinta maraykanka ee ay koonfurtu doonesay iney uga go’do barriga. taasna aad buu uga soo horjeeday morgan freeman
Mr Walo, Morgan Freeman waxa kale oo matalay filimkii Nelson Mandela, waa aqoonyahan iyo jilaa aad u culus, oo an aad u qadariyo.
Hani waan helay emailkaagii waanan kuu soo jawaabay, adna ii soo jawaab oo ii soo farsamo sheeg sida loo samaysto FaceBook,?……… woooooooooow Aadbaad u qurux badan tahay bilaa calayk,,,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
runtii markaad aragto aragtid hore labda oday way isku dhowyihiin. si ayay isku shabahaan. waa actor weyn oo caana runtiina dadka madow in baan u orda, ogaana halkii ay soo mareen ama xanuunkii midab kala sooca ee ka jiray america still la arko raadadkisii, sida hadaba ka socota wiil ka yar trayvon ee ninka cadi dilay, sida badeedhka ah.
xudhuuna waa nin isagna aad looga yaqaan somaliland waana halgamaa weyn oo ka soo qayb qatay walaaleyntii somaliland gar ahaana xeebaha wuxuu ahaa qofkiika dhaliyay nabaa maanta lagu joogo, waxana odhan karnaa xushuun ayaa ka sii wadanisan aad u soo ciyaray role muhiima, midho lagu guulaystayna dhaliyay.
ilaa hadan la hadhsanayo.
bravo xudhuun.
keep in mind he is not spokes person but he is a millitary man.
Hiildaan………waxan aqaanaa nin somali ah oo jimidh yar oo tima adag oo aanay naagii waligii maxaad haysaa ku odhan, markaasaa hadana markuu arko qof kale oo afrikaan ah waxuu odhanayaa, waar kuwaa afrikaanka ah bal eega foolxumadooda. Marka aad isaga weydiiso cid uu yahay, waxuu ku odhanayaa, waar anigu ma ahi sangadhuudhi. Markaa somalidu waa iska caadi oo waxay u haystaan inay dadka kale oo dhan ka fiicanyihiin.
Lakiin anigu waxan odhan lahaa bal qof wal oo ku jira qolkan ha sheego qof actor ah oo uu u ” feature” dhowyahay ama u egyahay. Anigaa isku bilaabaya oo dadka maraykanka cadaanka badankoodu waxay igu yidhaahdaan, waxan u ekahay odaygii actorka weyn ahaa Richard Burton ee elizabeth Taylor qabi jiray……….. Dee waan raadiyey odayga sawiradiisii markuu yaraa aadna wxanan ohaaday inaan aad isgu egnahay, especially, markaan ahaa in my 20′s. Mana kaftamayo.
Hanni Muffo huuno anigana iisoo dir sawirkaaga cidna tusi mayee…..
Waar tolow waxan U Jeeday ” Burt Lancaster” ee uma jeedin Richard Burton. Dee islaanta elizabeth Taylor way odayo badnayd oo ragii waan isku khalday. Bal Hiildan soo daa sawirka Burta lancaster markuu middle ageka ahaa gabdhaha imaginationkooda aan galee……kkkkkkk
Teeda kale Odaygan ina xudhuun, ilaa waqtigii aan daawaday God Almighty, markasta oo aan sawirkiisa arko, waxaa madaxayga soo gala Morgan Freeman oo dhar cad sit oo leh ” I am god Almighty”. markaasaan haddana istaqfurulah idhaahdaa.
Timacade, waad iga nixisay markaad Richard Burton tidhi waad se isasaxday hada. Anuu waxan shabaha oon u eekahay actor kii waynaa ee Awkadleeye walina inaan madaw u qurux badanahaan isku haystaa. Somali maraykan dhibta haysata ayaa u badan iyagoo isku haysta in madawga American ka ku nooli ay xoriyada qaxotinimo ku heleen sidooda. Way u dhinteen, u halgameen inakuna waan ku raaxaysanaa laakiin maah maah Canfareed baa ahayd. Somali dhergay Alxamdulilaah ma taadhigeee. Anuu actor waxan jeclaa film kiisii ugu horeeyey magaciisii waan ilaaway ee uu islanta Sister ka ah u shaqaynayey. Time Cade will remember. very first movies and it was in my high school essays.
HaniMuufo
Hanumuufo cidna sawir aad leedahay ha u dirin,Waliba Timacade ha u dirin sawirkaaga kkkk kulahaa sawirkaaga isoo dir “Waar ilayn idhoole ma laqanyoodo”Timacadoow Waar gabadhu waa Marwo xaas ah oo la qabo oo caruur leh maxaad ka doonaysaa sawirkeeda,HanuMuufo Is jir meesha qaar Alshabaab la shaqeeya ayaa ku jira cidna sawirkaaga ha u dirin imikaba wan kuu sheegay hiildanyare kaliya u dir sababtoo ah isagu waa aamin oo lagayaabaa inuu sirtaada kuu xafido lkn kan isku magacaabay Timacde iska jir waxuu kugu beerlaxawsanayaa sawirkaaga isoo dir cidna tusi maayee huuno Timacade sawirkaaga hadaad u dirto waxii halkaasi kaasoo gaadha adigaa masuul ka ah
HanuMuufo
Hadaan nahay Reer Yemen Sanca waa kuwan fanaaniinta Jaaliyada Yemen gaar ahaan Sanca oo baroordiiq hees u sameeyay qaraxii dhawaan ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho aad bay u mahadsantihiin fanaaninta Jaaliyada Somaliyeed ee Yemen halkan ka daawo
Aad ayaan kuu salaamay shariif , fanaaniitan mid maahee intooda badan ma garanayo waxaan filayaa waa reer ADEN ama MUKALA. calaa kula xaal waa hees aad qiiri badan.
Timacadde, Is this Burt Lancaster?.. Inaan filimadiisa daawaday ayaan filayaa, balse magaciisa ma galin maskaxdayda. Jilaa weyn ayuu ahaa
darbi nacayb qabiil xiqdi kaabuuxa itaalyaraan fataadhug ayaadka dhamaan laadahay hanimoofo maxad ka jeclaatay ileen waa reer xamar ismana gadhaan dila iyo tulada la dhoho himin ismaga dhaan dhul dheer baa u dhaxeeya markaa waa kuunacasnimo in aad malin walba naag walawayn aha aad amaantid reerka magacooda meel hakaga dhicn
Hiildan….Ninkii Timacade raba siduu u egyahay waa ninkaas burt lancaster oo madaow….kkkkkkkkkk at least that is what the Americans are telling me.
lander
kolay anu ma arkayo wax khalada oo u ninkasi sameeyay
laakin waxan filayaa inaad meelkale ka qaniin san tahay
Morgan Freeman he is man with his own Classic lakiin Ina Xudhuun he is nothin Waa Iska Qudhmis SNM iyo Silaanyo u Shaqeeya… Viva Awdal State of Somalia, iyo Gadabuursiga Xornimada Jecel
Darbi……….Waar ninyahaow dhaqankii carabta ayaad wadataa ee dumarka laga dhigayey wax qof leeyahay. Dhulka aan anigu joogo dumarku power bay leeyahay, xuquuqdooduna waa la mid kuwa ragaa, qaarkoodbaa aniga madax ii ah. Anigu markaan qof dumar ah la sheekaysanayo, qof ahaan baan ula sheekaystaa, ee wax kale madaxayga kuma jiraan. Adiga markiiba waad ” esclate” garaysay oo waxad u bedeshay sidii ” predator VS Prey”. Hannimuufo iyo gabdhaha kale ee meesha ku jira anigu qof ahaan baan ula sheekaystaa and I respect their intellect lakiin dee adiga madaxaaga shuqul carbeed baa ka buuxa oo ” skirt” kooda ayaad ku mashquul tahay….Hase warwerin intaa aan meeshan kuwada jirno Jamacada Timacade ayaan ku galin, adigoo qofkale ah ayaad is arki sanad ka bacdi, ilayn conversationsku waa ” transactions”.
Here is my favourite clip….. I am the One…!
Mr. Lancaster Jilaa weyn buu ahaa, Elizapeth Taylor na waxay tidhi isagaa ayaan u jeclaa raga soo maray oo dhan.
hiildan , nin yohow gabdhahan sawirkooda la boobaya muxuu ku akhriyay?
Walo Don’t be Jealous… Habluhu aniga way i garanayaan oo macayga oo buuxa ayay yaqaanaan iyo masuuliyadda an hayo. Adna inay ku gartaanbaa marka hore loo baahanyahaye, dee isu soo sheeg sxb.
Waliba Hani Muufo haddaad quruxdeeda aragto, fannaaniinta qaranka ayay mid walba qayb uga egtahay, sida Qalanjo, Nakruuma, Saynab Laba Dhagax, Ubax Fahmo, iyo Saado…. Oops… af-dhacay..kkkkkkkkkk
Timacade iyo DerbiSamaroon hehe,
You too are may sweethearts in aad is riftaana inii ogolan maayo.
Waa in aan ini kala qabtaa. Timacade aniga iyo asaga siyaasad ayaa naga dhexeyso. Kuwi is arko oo kursi soo wada fadhiisto ayaa nala yirahdaa. Derbi ninkan aniga jacayl naagnimo igama rabee siyaasad baa naga dhexeyso Alshabaabna ma ahan oo marhoraan ogaday. Laakin adiga iyo isaga xurgufta idinka dhaxayso in aan xaliyo ayaan diyaar u ahay. Kalfadhiguna waa caawa saqda dhexe markaan howsha soo dhamaysto.
Waa Maxkamad albabada u furanyihiin civil Justice. Waxaana ku gorfayn donaa arimihiina. Sababtoo ah waxaan u haysta in aad both of you bitting about the bush. Aad is afgaran la dihiin idinkoo isku arin ah. Waxaan soo bandhigi donaa midwalba oo iniga mid ah fikradan ka haysto iyo waxtarkiisa iyo meesha uu ka liito.
Haye asxaabta waa inoo caawa iyo kala gorfaynta labada nin ee walaleheen ah.
Hiildan,
Facebook meeshan ka biloow magaca jornalkadana isku bixi in aad jornaliste tahayna ku qor.
Umadu waxay heleysa news kaada waayo waxaysku xidhmayo news Hiildan iyo face waxaad qorto waxay sii adayaan face kkkk meshaa aan ka sii dhanteeyno kkkkkkkk dhantadu dhimatee dhulkey ku dhacdee dhantada dhulka maad ka qadaan ayaa meesha ka dhici. Asxaab kala duwan ayaa dhanka fikraadaha ku soo biiri doonta.
Hadal intuu afkaaga ku jiruu amaano leeyahay xitaa afwalbo ayaa meesha lagu hadli wixi mix ah iyo wixi jengeli dhalad ah ayaa meesha isugu iman. Xitaa Somalidi hore ilmihi aay dhaleen ee aay dadka ajnabiga ah ka dhaleen ayaa meesha soo geli oo waa laysla muusoobi kkkkkkkkkkkkkkk welcome face bro.
http://www.facebook.com/index.php?stype=lo&lh=Ac9MeIkEDjizADDo
HaniMuufo
Thanks Huuno waad mahadsantahay dhexdhexaadinta aniga iyo walaalkay Timacade adiguna aad baad u mahadsantahay walaalshay,Anigu waxaan ka doonayaa kaliya Timacade inuu taageero halganka Awdal State wax kale oo na dhex yaalaa ma jiro hadii uu intaasi iga aqbalo waa walaalkay wax kalena isku diidi mayno kaliya waxaan noqonay kala aragti Awdal State,Isagu waxuu doonayaa in aan baabiino wax maamul ah oo Samaroon leeyahay oo aan ku daba faylo SNM ilaa Xamar iyo Somaliweyn,Ana waxaan leehay waar Somaliweyn ha inoo dambaysee aan horta samaysano maamul Samaroon ilayn reer kasta oo Somali ahi waxay leeyihiin maamul u gaar ah sida soo socota.
Isaaq-Somaliland….
Dhulbahante-Khaatumo State…..
Majeerteen-Puntland State….
Sacad HabarGidir-Galmudug State……
Ceyr HababGidir-Ximin iyo Xeeb…..iyo Waliba Ehlu Sunah Waljamaaca
Hawiyihii kale-TFG….
Kismanyo iyo Ogaden-Azania
Markaa aniga oo Samaroon oo sumadii igu taalo bal maxaa i sakhraanshay oo diiday maamul gaar ah ee daba dhigay maamulka SNM oo kaygii Awdal State looga yaacayaa waa intaa kaliya waxa aniga iyo Timacade na dhex taala.
Waayaha Aduunyada Ku Waxqaadan Meysidee Ruux walaal kumooda hadii uu kuweheshado ood wacad kadiidaa-warankaad kutuurtaa kugu weecan doonee- jacayl kuma wareystee waa igu waa bariistee halboowluhu mawado dhiig wadnahana masiiyee bugdhige hanoqoninee hadaad adigu wacantahay ani wey iraacdee sidaan waalanahay baa laigu wiirsadaayee wadar iila taliyaan waanadisa diinee adigaa iwiiqdee hadal aan wadaalniyo waayahay aan kaa helo
darbi uqadad iska saar aqoonsi laqoonsado qurbameer stet waay noqonaysaa sayad ridhuka siaday qabaan raga mA SHEEYE DUGSIYE INA WNUURKA AYLACAGTA AY KA DHAMEEYAEEN WAANA DAD COLÖAAD JECEL MANA JACLA IN AY JIMADAAN DHULKAN LAISKAUHAYO OO HADAKA WALAALAHA AH LA HE SHIISIIYO MISE MAMAUL GOBOLAEED BAAD ISLEEDAHAY WAXBAA LAGU HE SHII SINAYAA WAA TA UGUDAR WADAGAAL QABIIL TEEDALAE HA DAFIRINA CIISE IYO GABOOYE GURGURE INTUBA GOBOLKA OWDAL WAYDAGAAN DARBI LIINTAA YABANTU KU SIINJIRTAY MA CALI CABDALA SLAX BAY RAACDAY ILEEN WADGAN HADALAY DAAHIR DABADII ARMAXAA KABAXAY TAGEE RAYAA SHII DAAHIR CALOOL JILICSAAN URRADA KU BIIRA OO ISMUUJIYA AMA MUXAFID NOQDA DOWLADA QABSADA