waanu garab taaganahay halyeeyda aan ga bshada aoqoon viv ciidakayaga jamahuuriyda somaliland aan maanta shaadh qabiil lagu dumin karayn cidkastoo is hortaagta way hunayaan jjjjj viva somali land guul guulguul
Issaq hadday Hargeysa joogan iyo hadday Alaska degan yihiin waxaa ka go,an in ay calankan qabrigii sheekh Issaq ka dul bildhaami jiray naga iibshan in ay suurtoobi iyo in kale taarrikhdaan u dhaafayna oo xusi doonta.
kkk waxan layaabay dad odhanaaya cid baa id qasab ku haysata reer awdal laga iibin waamyo somali land waa mid iyaga ka soogoday gorgortana male waxan layaabaa qaar qoraalo cadifadaysan qora ku beer laxaowsadad dadka nacab cusub abuura somali nimo na raadiya kuwaa waan fahmiwayay
waxan su aalayaa dhaman walaha halka fagrada hooda kadhiibta ee qaar ba wax amin san yihiin anigu waxan ahay will slander aha dhuuxiisana aan laga badali karin wakhtidheeeer kubixiya himilada fog ee somali land haday doonto 1oo sano ha qaadato amiin ciida somali land ,,,,,waxan markaa waydiinaya dad ka amisan somlia maxad iiga hay saan maxan kulaglikaraa dadnta ku jirtaa waa maxay maxaa dhici doona hadaynu mardanbe wax qaldamaan
ok markaa waxanu leenahay somali land dii samada aad
Horta Anuu dad walaan ayaan u arkaa reerkaasi Inkastoo ay abtina ii yihiin wax hadala kuma darsadoo waa duul aan fayoobayn dhankayga qofka fayow yaa ilayn lawada hadli karaaye nimaan fayoobayn yaa la hadli kara.
Somalilandnimadan ay aaminsanyihiina anuu ma arko meel ay gaadhayso dumarka iyo ciyaalka beenta ha loo sheego raggu wuu is xaqiiq ogyahaye,Anigu ma lihi nabadu ha burburto ee lkn waxan wax dhaama umadda woqooyi ku dhaqani ha la timaado,Siyaasada Somaliya Koox aan ka taageero maanta ma jirto lkn maalinta aan arko somali fayow hormood ayaan u noqon doonaa.
qoladan reer somalia itaalxumo iyo afxumo ayey isku darsadeen, horta somalia anagaa lugahayga ugu tagnay oo ku biirnay markii danbena hadyad noomay siin madaxbanaanida ee 8 sano oo dagaala ayaanu la galnay oo dhulka la sinay dawladii kacaanka afweyne tuulo iyo magaalo aanaan xoog uga saarin oo somaliland ku taal may jirin min lawyacado ilaa iyo ceelaayo nin ragi waa ogyahay taas nacasna loo shegi maayo,
maanta somalia laba midbaa u banaan inay noo aqoonsadaan dawlad gaara gaara aqbalaana xuduudaha somaliland, ama inay isa soo bahsytaan oo nala dagaalamaan oo xoog dawlada somailand hargeisa uga saaraan illeen waeligeen is eegan maynee ama kaalaya meesha siilaanyo iyo xukuumadiisa xoog uga tuura ama dee sali calee na fasaxa.
Adeer wadankan rag baa usoo dhintay oo dhiig iyo xinjiro u qubay intaanad xabashi u basaastagin ka hor halgan baan la galay taliskii dhargiga ee Mangusitu Xayle Mariam iyo gumaystayaashii ka horeeyayba miyaanad ogeyn inay halyayo Somali ahi ku maqanyihiin sxb shib iska dheh oo SNM iyo wax shalay Ethiopia u basaasaysay hanoola iman rag baa kaa horeeyay waana kuwan ee daawo sida loo dagaalamay sxb oo dhiig madoobe rag ayaa ku maqan calanka Spomaliyeed http://www.youtube.com/watch?v=6wEKBsJTasU&feature=player_embedded#!Somali dadkii xoreeyay ayaa taladeeda iska leh la waydiin maayo SNM iyo wax taariikhdoodu ka bilaabanto 1991 xoreynta dhabta ah iyo halgankii lala galay Isticmaarkii Ingriiska,Fransiiska iyo talyaaniga dadkii gobonimadoonka ahaa ayaa ku xusan taariikhda meelkasta oo aad tagtaan waa Adal Empire,Darwiishtii Sayid Maxamed Abdulleh Hasan iyo beesha koonfur oo ay ku jireen halgamaayaashii SYL kuwaasi ayaa wax laga weydiin waxii kale waa iska dhacoodyinka is badalaaya.
Waxaasi ciyaalka uga sheekee Somalia ayaad ku biirtay oo Dhargi ayaad u basaastay in lagu garaaco waa istaahil markaad qaranka Somaliyeed Xabashi oo ay col ahaayeen u maftaalad tagtay in dhagaha lagaa tumo waad istaahishaa,Imikana hadaad la timaado wax goosasho ah Awdal State iyo Khaatumo State ayaa nool oo cashar lama ilaawaan ah kuu dhigi doona.
sheekooy shalay maantana qiiro jabaanta ay SNM ku maaweeliso shacabka Isaaqa ayaad doonaysaa inaad run nooga dhigtaan sxbyaal filimkan wuu dhamaaday nin kastaa dhulkiisa haku ekaado Awdal waxaa ka talin dadka u dhashay ee la yaqaan,sidaasoo kale meelkasta oo Somalia ka mid ah waxaa ka talin dadka u dhashay,Somali diidku hadhaco
maasha allaaaaaaaaah,, calanka blue ga ah waxan aheen cidna cid ka yeeli mayso,,somalida markay cafimad ka qabtay ee aan viruska idoor la wareegayo dadka soo gaadhin which is ,,qabiil,,
Waar warkani hay danbeeyoo Ciidankani waa kaan 93kii Cigaal ku soo daray Ee waxii diidanaayoo dhan sandulle ku soo xera-geliyaye,waxad ila Eegtaan Cali durgiyahan af-soomaaligii ku tumanaya Ee iska dhigaya nin kalmado waawayn isticmaalaya ,shalay uun buu lahaa “Col duamr la socdaan sida loo jebiyo waa lagu hiin-raagayaa,Hiin-raaggu waa maxay?imikana calankii Qabriga Sheekh Issaaq ka dul bildhaami jiray ku ye,Oo bidhaanina waa maxay?sawtan Qabriga la dul tego Ee la ag-maro bidhaantu waa wax kaa fog Oo dirqi lagu arkayo sida Gaaraan-bidhaanka,Hiin-raagna waaba la garan,si kale haddaan u sheegana Ciidankani Caliyoow waa kii damaca Jibuuti god ku riday kolkaad 90 meeyadii jabhadayseen Ee meel Aad marteen laydin waayay
Calankana muwaadin Reer Awdalaa Muhandiskiisa lahaa siday Reer Awdal Dawladnimadaas muhandiskeeda u lahaayeen ku darsoo waliba Heesta calanka waxa midheheeda lahaa Xasan Sheekh Muumin AHN!Adi cidi wax kuma waydiinayso 88 kiiba wax waad tari wayday Issaaq,xeebtiina ma haysid,Geeelaagiina ma haysid raggaagiina ma haysid magtoodiina ma haysid,Ciisena ra’yi kama waydiinayaan Samaroon Harti iyo Issaaq ama hays dilaan ama haysu yimaaddiin iyagay jirtaa,Samaroonna waa ku ceeb dawladdii uu dhisay inuu maanta dumiyo damiirkuna siin maayo.
waxaa ila caajib ah,,,ali durkiye kan kula yaaban bal wuxuu qoraayo u fiirso waxad ka hadlaysaba ma fahmaayo markasuu iska dhigaya nin wax wayn soo qoraaya subxan
Erytreeya adduu soo warayso meel ay ku dambeysay haddii dad reer Djibouti sheegan ay Gabilay ku soo qaxeen taas waan ognayhay maaha markii koobaadna ee 91kiibaa rag iyo dumar reer Gabilay ah ayaa xuduuda orod ku jiidhay sida biciida dadkaasna waxaan u naqaan franc quudayaal ee min fadlag halka ku marsuufta waa dadkiiyee kkkkkkkkkk.
Ha isku dhaq dhaqaajin maanta dhanackasta waa la idinka fadhiyaa xaalkiinu waa o maanta dhainac kasta waad ka xidhantihiin oo waa la idiin qayilay sidii Somalia aan loo kala goyn karin waa Map Road si dhib yar ayaa loo xalinayaa arintaasi wax dhib ah nagamasoo gaadhayso waan kasoo gudubnay dhibtii isticmaarka.
Hillary Clinton oo ka hadashay midnimada SOMALIA halkan ka daawo
Maxaa dad meeshan la iidooreeyey iyo iidoor dadkale iska dhigaya ka buuxa.Siiraayo xitaa wuu ogyahey in Soomaaliya isku imanayso ee wuu ku guurayaa oo waa sidii Marxuum Cabdilaahi Yuusuf Putland uga gudbey Soomaaliya.
Daarood malaha Soomaaliya ee hadii ay rabaan iney go’aan intooda oo kaliya ha goostaan intakale gacmaha kala baxaan nimanka iidoorku. Runtu waa run beentuna waa been. Way dhamaatey xiligii awr kiraale, khiyaamo iyo hadalo macaan lagu guuraayey. hada runtaa lagu guurayaa in lagu faa’iido iyo inkale ilaaheybaa og. R.Awdalbaa dhisey, oo calanka hindisey been qaawan. Marxuum cigaalbaa inyar oo kharasha usoo direy niman uu ku jirey nin R.Awdal ahi. Wuxu marxuumku usheegey Calanka reer keyga sidaa iyo sidaa u sameeya. Ma ogtahey in lacagaha Africaanka dhisaankooda laga soo dirto africa loona daabaco, hadaba waa sidaas calanka aan sheegtey.
Wax lama duminaayo ee waa la dhisayaa, beenta iyo buunbuunintaa la dhaafayaa, waqtigii dayacmaa la rabin inaanu dib udayacmin. Dadkan faanka iyo fudeydka isbadaa loo aqli calinayaa sidii ay dulmiga la qaadan karin dadka ugala fadhiisan lahaayeen.
Nimankani dhulkooda way dhisteen taasi waa wanaag, inkastooy ku dhisteen ku qadhaabsiga nidaamka beesha oo shaadhbeena loogaliyey si ay gorofka qarafada caalamka uga helaan, taasina maanta wey soo gaba goboowdey. Haloogu dhaanta in Soomaaliya aanu Daarood laheyn dhibka ay tirsanayaana la mid yahey kan Siiraanyo ku haya dadka kale mar uu isku diro.
USA waa super power ka aduunka ayagaa majaraha u haya siyaasada caalamka sida loo nolaanayo ilaahay ka sokow anigu ayaga uun baan wax ka dhagaystaa cid kale se la imarin maayo yaan dhagaystaa dee ma Axmed Siilaanyo,Xirsi dhikil iyo Maxamed Beenaale ayaan dhagaystaa miyaa….?
Abtinimooy xaal qaado waan ka xishoodaa inaan sheeg sheego Abtinimada iidoor.
Markaad ragga la kaftamaysaan Looma baahna inaad ku hadaaqdo ereyada aan haboonayn,Kula yaabi maayoo dad waalan ayaan u aqaan iidoor dadkiisa ma istaahishid inaan kuu jawaabo.
mustafe,
hadii somali midoobayso dee waxay noqon uun mid u taal soomaali, cid cid lau khasbaana ma jirto. hadii ay soomaalilnd goaansato dee cid sandule kaga dhigi mayso caalamkana waxba ugama baahnin.
balse suaasa iswaydiin mudani waxa weei caalamku ma rabaa somali midowda? waa maya wax dan ahi ugma jirto waxyabah mdeia laga sheegayo yaan la rumaysan.
hadii caalamku raboheerkaa maanta somali joogto maba joogteen.
awdalna hadaan u soo daadago awdal waa hooyada somalialnd wana ragii 20 sano iyagu u hayay siyaasada somaliland, cid diidan iyo cid ka soo horjeeda somalialnd oo reer awdal ahi ma jirto. from calan la sameeyo ilaa halkii dawlada lagu dhisay waa boorama. waanan u dhalanay somalialnd ee cida xuduudka nag talaabinaysaa iayaday jirtaa.
kuwa hada loo magcaabay wada hadalka somaliyana waa somalialdn oo dhan cid gaara maahin. kuwaas iyo int akale ee waxgaradka ah ee aynu u dhiibanay masiirka umada ayaana ka talinaya.
somaliland way dhaqaaqday waxanay noqonaysa singapore ta africa.
within next 5 yrs africa oo dhan ayaa u soo shaqi tagi, shidaalkiina waa la qodaya dhawaan, oo arimaha lag awada hadlayo ayay ku jirtaa. aduunkana loo sheegayo in loo soo bandhigo ganacsatada aduunka.
nimcaa soo socata ilaahaw na dhaafi nusaanteeda.
somalia is one ,, wixii inta ka yar cidna lagama yeelayo somalia ninkii diidaya dibada ha u guuri ,,,somalia ninkii diidaya magaca ha u daayo,,, viva saado geesiyada somaliyed
jufa
af nool wuu hadlaa eyna waa iska ciyaa sidaa ha inooogu kala joogto in aan samaroon kuu caayo oo aan wax walan ku sheego waa habeenkii xalay ahaa oo tagay ninka raga ahna uma fiicna in uu sida dumarka u tirsado ee sxb ani cirka igu soo dumi bal aan eegnee
mustafe
sxb darood dee ooda ayaan isku haynaa hadii aad darood nagu cabsiinayso hadh cad xabad kumaan rideen isagaab khaaati naga taagan oo naftiii u yaaban ee iga daa saado cali boyska kkkkkkkkkkkkkkk war manata anuu shaadh wayn baan xidhanahay markaa sxb adna soo talo markaa baan wada hadlaynaaye inta kale no more buuq
hani baan tabee meeday yadna waxoogaa snm ha yara jiidhee kkkkkkkkk aad baan ku salaamaya hanay xitaa ragan sidad u qaraacaysay waxan ka baqaa akhirka in adiga kugula soo jeestaan ……………………….
Horta wax Somaliland la yidhaahdo inayna jiri doonin maalintay soomaaliya sideedii ku soo noqotee, ragan Isaaq ma’ Gadabuursigay dhalaan habaabis biyo uga dhigayaan. Been aad ogtahay haddaad dadka run ugu ekaysiiso waa dhibaato.
Nimankan tolkayo ah waa horaan talo siinay dee rag dad dhagaystan maaha rag is-dhegaystan maahee, bal aan sugno siday u borotomaan maalinta dawlad soomaliyeed dib loo helo.
godan waxan la yabay naag idoorland ku walatay hada waali bay dhamaysay iyadiibaba ka jecel idoorkii meeshii isku magacowday somaliland ,,, ceebla somaliland bay ku khafiiftay markan ka yaabo ban soo qoraa ilahow hana walin,,
hadaan fahmay huuno mida kale adiga iyo Haboon mar walba waa is haysatiin iyadna iidoor miyaa xoogaa meesha waan la qabsan waayay aniga qabyaalada waa la iiga fiican yahay.
darbi .meer stets sxb lagamayaabo in aan dafiro guulaha reer awdal ana in aad dafirtid maha lagamana yaabo in aan adiga iyo kuwa shakhsi nacaybka wada in aan u raaco waayo waxn sxbo lahay in badan oo reer awdal ah dalkan aan joogo oo walahay gurigaan wadadganahay nagaman dhexeeyaan colaad gaara sida adigu aad uhada sho markii aan badhay kumarg nin ku wax waadiidi karaa fikir ahaan somaliya kumadiidani inaad aminto waayo waa fikirkaaga sxb hadii aad aamin santahay in aad dagaal lag sho beel kamida belah wa qooyidaga taas waay inay saamrka aad hesho dad fikir kaag aminsan waxan laga fadhyaa howl aad u baxad wayn taas oo ah sidii aad muqdisho iyo awdal isugu xirilahay waana guu sha kugu horaysa midhaheeda darbi warin kulaylkeedale snm waa gac somaliyeed lakiin way ka badalaan doontaa wayna kabaxd badndoontaa wayo dagalkan hada aad iclaminay saa waa dad doonaaya in ya xaqiijiyaan nolasha ayahooda danbe iyo mustbalka qaran madaxbanaan iyo dad cadifad nacayb qabiilhayo waxana hada ugalamidoona smaroon isaaq ahrti ciise gabooyo halka ay markii hore kahayd isaaq snm in shalaah wanu guulaysan

allaa maxaa la isku waalayaa.
war horta kan mustafe wuxuu u egyahay nin ka soo dhargay xoolihii ama cashuurtii somaliland. waa noocii lagu soo koriyay.
aderkaa riyaale shalay markuu joogay sodigii aaminsanaa. maanta waxa aad leedahay waa wax aan loo joogin. samroon ka wayn wax qolo yari kolba dhinac ula cararto lakiin saylici ayaa ka madaxweyne ah shalay rayaale. kii doonayo in uu xamar la xidho isaga ayay khusaysaa, anagu reer awdal wanu u dhiman diyaarna waanu u nahay in aanu u dhimano somaliland.
idinkuna cirka soo gujiya. adiga iyo kan darbi la baxay iyo kuwo kale oo aaminsan qurbomeer, awdal intaad rartaan geeya xamar hadii kale wadhwadha naga dhaafa.
Kkkkkkkkkkk Walee Wanlewayn waad ku qafiiftay. Wax baab la yiraah ma jiraane atraction ka Wanlewayn dheh miskiin yoho.
Wanlewayn waay duushay umana baahna dad aan riyo lahayn. Oo dhalin habaabis daba taagan cabsi allah ka sokoow. Aadane focood ah caabuda.
Deeq Iyo Slander ma arkaysaan oo isku dhex yaacay oo noqday hal qof ceebeey tacaal Samaroonoow waxa aad taageeraysaan waakaa hadaan gacan u qaadana sidaasi ayuun baan u baacsanlahaa ee iska jira Samaroonoow taageerada aad la daba joogtaan SNM waan ogahay inta Samaroonka taageerta SNM waa dadka ugu daciifsan Samaroon,Ma dagaalamaan,Damiir ma leh, Dhulkooda waxay uga yaacaan qayrkood,Waa dad sacaboolay ah ma hubaysna,Waa dadka ugu cuqdada badan Samaroon,Waa dad Samaronka afka ku taaga,Qayrkoodna sida Eyga ayay laf u tuuraan oo ay Laftaa ka daba ordaan sidaa ula soco Slande ama Deeq adeer meesha isaga bax wax aan xishoonayn baad tahee ama isku kalsoonoow oo qaado magac qudha dhidig yahow hadaan xabad iskala hornimaadnana sidaasi aad iskugu dhex yaacsantahay ayuun baad u khalkhali lahayd sidan ayuun baad iskugu dhex daadan lahayd.
Maxaa kuu diiday inaad magacqudha qaadato intaad hal comments aad labo magac u samaynaysid miyaad kaaga oo qudha ku socotid aqlabaiyadu waa Somaliweyn halkan aan wax kusoo qoreyno hadhawna waa sidaasi oo kale ee ma Oromaad u yeedhan doontaa,Samaroonka inta ku taageeraysa waa inta noogu liidata oo marka hore cod iyo ciidanba lahayn weeye oo dad shacab iska ahaa oo aan xitaa ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye waa inta aan ilaalino ee Xamasta ah ayaa hada ku taageersan lasoco, Tageero ma haysatid dhinaca Samaroonka oo hadaan cisha qudha qoriga qaato oo aan dhinacaSamaroonka inta SNM kabaha u qaada aan gacan qaado oo aan us ilaa afakay wada daboolan cid juuqtidhaana arki mayside tageerayaal kale iska raadso kuwan halkan kaa taageerayaa waa xumbo nin daad qaaday xumbo kuskay.
Samaroon aqlabiyadu waa inay yeeshaan maamul u gaar ah oo aanay SNM sii daba socon waa sidaa ee lasoco.
Marunbaa adiga in aan kuu jawaabo ma istaahishid waayo waaxaad tahay ayaan jirinba daciif.
malaha waxa quman inaad isaaq tidhaahdo intaad urur aan jirin oo waa hore la tirtiray aad ku hadaaqayso, SNM does not exist haatan isaaq noogu yeedh anaga snm nalama yidhaahdo, mida kale snm wax denbiya kama gelin gobolkaaga sidaa darteed xaq uma lihid inaad caydo oo wax ka sheegto, snm hadaad doonto ha taageerin laakiin xagayaga halyeyo ayey ka yihiin saw ma qumana markaas inaad nagu ixtiraanto anana aan sanka kaa gelin ee aanu xaafadahayaga la joogno xuskooda.
walee reer aan ogaa ma guuro horta hadal wuxu inaga dhexeeyaa iyo mid kaftanba markaad dhinac iskugu soo biyo shubataan inta kale anuu idinka uun baan idin daawan mida kale dee gobalkii qudha ee aad sheeganayseene sawkan ciise saylac goostay maaaha dee ma nus gobal ayaa qurba meer state loo noqonayaa walee waa yaab
marunbaa
sawdigan saado cali girl kabaha la dulmaray maad iska daysid ha iska kaluumaysatee kolay mid ay sii jiido waayo maysee kkkk
any way aad baan kuu salaamay kolay jilic samaroon iyo mici dheere oo ay soo canaanatay baa kula koro doonee ama mustafe qurba meer ama wasirka gaashan dhiga iyo dagaal galinya riyo state gudoon

Fannaaniintii Reer Jabuuti ee Isaaqa ahaayi, ma waxay wada noqdeen Somalilanders.?

Slander,
Calan cusub waan ogayne ma luqad cusubba tan aad soo qortaynaaaaaaa kkkkkkkkk
Horta Anuu dad walaan ayaan u arkaa reerkaasi Inkastoo ay abtina ii yihiin wax hadala kuma darsadoo waa duul aan fayoobayn dhankayga qofka fayow yaa ilayn lawada hadli karaaye nimaan fayoobayn yaa la hadli kara.
Somalilandnimadan ay aaminsanyihiina anuu ma arko meel ay gaadhayso dumarka iyo ciyaalka beenta ha loo sheego raggu wuu is xaqiiq ogyahaye,Anigu ma lihi nabadu ha burburto ee lkn waxan wax dhaama umadda woqooyi ku dhaqani ha la timaado,Siyaasada Somaliya Koox aan ka taageero maanta ma jirto lkn maalinta aan arko somali fayow hormood ayaan u noqon doonaa.
Somalilander suaalaha uu idin weydiiyay car uga jawaaba
maxaad helaysaan gadabuursow hadii xamar la tago?
mise arintiinu waa isaaq xaasid.
Wali jibriilyoonisoow oo reer axamadow ma hadaanan anagu wax ahayn waxba yaan la noqon ayaad dadka ku wadaan?
Somalilander suaalaha uu idin weydiiyay car uga jawaaba
maxaad helaysaan gadabuursow hadii xamar la tago?
mise arintiinu waa isaaq xaasid.
Waliba jibriilyoonisoow oo waliba reer axamadow ma hadaanan anagu wax ahayn waxba yaan la noqon ayaad dadka ku wadaan?
mashalah.
calankayaga iyo ciidayda ilaahow dhowr. guulaysta geesiyada gayigeena gaadhka ka hayoow guulasysta abidkiin.
kuwaanu ku diirsanoow habeen iyo maalin gaadhka naga hayoow guulaysta abidkiin. amiin.
guul somaliland.
illaahow hana waalin
qoladan reer somalia itaalxumo iyo afxumo ayey isku darsadeen, horta somalia anagaa lugahayga ugu tagnay oo ku biirnay markii danbena hadyad noomay siin madaxbanaanida ee 8 sano oo dagaala ayaanu la galnay oo dhulka la sinay dawladii kacaanka afweyne tuulo iyo magaalo aanaan xoog uga saarin oo somaliland ku taal may jirin min lawyacado ilaa iyo ceelaayo nin ragi waa ogyahay taas nacasna loo shegi maayo,
maanta somalia laba midbaa u banaan inay noo aqoonsadaan dawlad gaara gaara aqbalaana xuduudaha somaliland, ama inay isa soo bahsytaan oo nala dagaalamaan oo xoog dawlada somailand hargeisa uga saaraan illeen waeligeen is eegan maynee ama kaalaya meesha siilaanyo iyo xukuumadiisa xoog uga tuura ama dee sali calee na fasaxa.
somaliland isaaq oo kaliye u may heesin baa laga yidhi gadabuursi baa u heesay ubax fahmo, darood baa u heesay Nimco dareen, gabooye u heesay maryan musal hawiye ikraan carale ah, fanaankalo badna baa u heesay kaltuun bacado reer jabuti ah nuur dalacay, qomaal etc. gamaddiid waa geesiyo aan gabano cadawgooda gambadha ku eryada lol http://www.youtube.com/watch?v=fObfvCryCy0
Slander
Adeer wadankan rag baa usoo dhintay oo dhiig iyo xinjiro u qubay intaanad xabashi u basaastagin ka hor halgan baan la galay taliskii dhargiga ee Mangusitu Xayle Mariam iyo gumaystayaashii ka horeeyayba miyaanad ogeyn inay halyayo Somali ahi ku maqanyihiin sxb shib iska dheh oo SNM iyo wax shalay Ethiopia u basaasaysay hanoola iman rag baa kaa horeeyay waana kuwan ee daawo sida loo dagaalamay sxb oo dhiig madoobe rag ayaa ku maqan calanka Spomaliyeed http://www.youtube.com/watch?v=6wEKBsJTasU&feature=player_embedded#!Somali dadkii xoreeyay ayaa taladeeda iska leh la waydiin maayo SNM iyo wax taariikhdoodu ka bilaabanto 1991 xoreynta dhabta ah iyo halgankii lala galay Isticmaarkii Ingriiska,Fransiiska iyo talyaaniga dadkii gobonimadoonka ahaa ayaa ku xusan taariikhda meelkasta oo aad tagtaan waa Adal Empire,Darwiishtii Sayid Maxamed Abdulleh Hasan iyo beesha koonfur oo ay ku jireen halgamaayaashii SYL kuwaasi ayaa wax laga weydiin waxii kale waa iska dhacoodyinka is badalaaya.
Waxaasi ciyaalka uga sheekee Somalia ayaad ku biirtay oo Dhargi ayaad u basaastay in lagu garaaco waa istaahil markaad qaranka Somaliyeed Xabashi oo ay col ahaayeen u maftaalad tagtay in dhagaha lagaa tumo waad istaahishaa,Imikana hadaad la timaado wax goosasho ah Awdal State iyo Khaatumo State ayaa nool oo cashar lama ilaawaan ah kuu dhigi doona.
sheekooy shalay maantana qiiro jabaanta ay SNM ku maaweeliso shacabka Isaaqa ayaad doonaysaa inaad run nooga dhigtaan sxbyaal filimkan wuu dhamaaday nin kastaa dhulkiisa haku ekaado Awdal waxaa ka talin dadka u dhashay ee la yaqaan,sidaasoo kale meelkasta oo Somalia ka mid ah waxaa ka talin dadka u dhashay,Somali diidku hadhaco
Halkan ka daawo farxadii Somali independence Day 1960 gobanimadii Somalia siday dadku u wada faraxsanaayeen.
Somali independence Day 1960
Somali independence Day 1960
maasha allaaaaaaaaah,, calanka blue ga ah waxan aheen cidna cid ka yeeli mayso,,somalida markay cafimad ka qabtay ee aan viruska idoor la wareegayo dadka soo gaadhin which is ,,qabiil,,
Waar warkani hay danbeeyoo Ciidankani waa kaan 93kii Cigaal ku soo daray Ee waxii diidanaayoo dhan sandulle ku soo xera-geliyaye,waxad ila Eegtaan Cali durgiyahan af-soomaaligii ku tumanaya Ee iska dhigaya nin kalmado waawayn isticmaalaya ,shalay uun buu lahaa “Col duamr la socdaan sida loo jebiyo waa lagu hiin-raagayaa,Hiin-raaggu waa maxay?imikana calankii Qabriga Sheekh Issaaq ka dul bildhaami jiray ku ye,Oo bidhaanina waa maxay?sawtan Qabriga la dul tego Ee la ag-maro bidhaantu waa wax kaa fog Oo dirqi lagu arkayo sida Gaaraan-bidhaanka,Hiin-raagna waaba la garan,si kale haddaan u sheegana Ciidankani Caliyoow waa kii damaca Jibuuti god ku riday kolkaad 90 meeyadii jabhadayseen Ee meel Aad marteen laydin waayay
Calankana muwaadin Reer Awdalaa Muhandiskiisa lahaa siday Reer Awdal Dawladnimadaas muhandiskeeda u lahaayeen ku darsoo waliba Heesta calanka waxa midheheeda lahaa Xasan Sheekh Muumin AHN!Adi cidi wax kuma waydiinayso 88 kiiba wax waad tari wayday Issaaq,xeebtiina ma haysid,Geeelaagiina ma haysid raggaagiina ma haysid magtoodiina ma haysid,Ciisena ra’yi kama waydiinayaan Samaroon Harti iyo Issaaq ama hays dilaan ama haysu yimaaddiin iyagay jirtaa,Samaroonna waa ku ceeb dawladdii uu dhisay inuu maanta dumiyo damiirkuna siin maayo.
Salal,
maalin horaan ku lahaa,ninba yidhi waxaan aad iyo aad u cadhooda markaan arko dhurwaa dhurwaa kale ka gar daran,
ana waxaan garan waayaa waxaan ku hadlo markaan arko nin gedabuursi ah oo difaaci dibira dhacsigaa reer sheekh Issaq salal waxaad doonto soo qor isku afkaar noqon maynee.
waxaa ila caajib ah,,,ali durkiye kan kula yaaban bal wuxuu qoraayo u fiirso waxad ka hadlaysaba ma fahmaayo markasuu iska dhigaya nin wax wayn soo qoraaya subxan
well done salal
aad baad u mahad san tahay waayo reer awdal waa reerka calnaka ilaa heesta ilaa dawladaba dhisay aad bayna ugu mahas san yihiin
hiildan sxb isaaqu meel kasta oo u joogo waa reer somaliland ee samaroonka taas ka soo dhaadhici oo iskala qaadka iska dhaafa dheh abtiyaal anuu inila yaabyee dadku yuuna idinla yaabin
jufo somalidu waxay tidhaahda inan yar oo abti loo yahay baa edeb darada laga bartaa markaa xishoo oo hooyadaa hoos u eeg haday dhab kaa tahay lkn waxa jiraa samaroon badan oo isaaq baa i dhalay faan u haystee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ali durkiye horta eretariya maxda kala yeesheen dagaalkaasi maalintuu dhacay gabilay baan joogay oo qixiinii baa meel walba qabsaday ilaa borama lkn reer somaliland waa goob oo xuduuda ma xidhaan oo waliba gurmad iyo canbaaray baan isku darnay eretariyaa lkn bari way so noqone dee daba casay oo toori sidatee bal waa cidi aad u soo oydaa sheekadii binu ahmedna way dhaamaateee…………………….
salal, galbeedi.
waad ku mahdsantihiin sdiaad hadala u dhigteen eed raga boodhkka ugu qariseen.
wadaniga dhabta ah allow dhowr, somaliland nimadu waa muqadis, wixii kale waa iska sheeko.
ninka wxa ka sheega waa in laga soo saara sharci qabanaya.
somaliland allow dhowr.
Galbeedi,
Erytreeya adduu soo warayso meel ay ku dambeysay haddii dad reer Djibouti sheegan ay Gabilay ku soo qaxeen taas waan ognayhay maaha markii koobaadna ee 91kiibaa rag iyo dumar reer Gabilay ah ayaa xuduuda orod ku jiidhay sida biciida dadkaasna waxaan u naqaan franc quudayaal ee min fadlag halka ku marsuufta waa dadkiiyee kkkkkkkkkk.
Ha isku dhaq dhaqaajin maanta dhanackasta waa la idinka fadhiyaa xaalkiinu waa o maanta dhainac kasta waad ka xidhantihiin oo waa la idiin qayilay sidii Somalia aan loo kala goyn karin waa Map Road si dhib yar ayaa loo xalinayaa arintaasi wax dhib ah nagamasoo gaadhayso waan kasoo gudubnay dhibtii isticmaarka.
Hillary Clinton oo ka hadashay midnimada SOMALIA halkan ka daawo
well done darbi ,, we also believe in a unified somalia,,,macnaheedu waa waxan rumaysanahay somalia oo mida
darbi samaroon
waxba hays xiijin sxb adiga iyo naagta halkan aad soo dhigtayba waxba laga waydiin maayo midnimada aad ku hadaaqayso .
somaliland waa wax jira jirina doona weligeed manaha wax cid ama koox yar wax laga waydiinayo .
Maxaa dad meeshan la iidooreeyey iyo iidoor dadkale iska dhigaya ka buuxa.Siiraayo xitaa wuu ogyahey in Soomaaliya isku imanayso ee wuu ku guurayaa oo waa sidii Marxuum Cabdilaahi Yuusuf Putland uga gudbey Soomaaliya.
Daarood malaha Soomaaliya ee hadii ay rabaan iney go’aan intooda oo kaliya ha goostaan intakale gacmaha kala baxaan nimanka iidoorku. Runtu waa run beentuna waa been. Way dhamaatey xiligii awr kiraale, khiyaamo iyo hadalo macaan lagu guuraayey. hada runtaa lagu guurayaa in lagu faa’iido iyo inkale ilaaheybaa og. R.Awdalbaa dhisey, oo calanka hindisey been qaawan. Marxuum cigaalbaa inyar oo kharasha usoo direy niman uu ku jirey nin R.Awdal ahi. Wuxu marxuumku usheegey Calanka reer keyga sidaa iyo sidaa u sameeya. Ma ogtahey in lacagaha Africaanka dhisaankooda laga soo dirto africa loona daabaco, hadaba waa sidaas calanka aan sheegtey.
Wax lama duminaayo ee waa la dhisayaa, beenta iyo buunbuunintaa la dhaafayaa, waqtigii dayacmaa la rabin inaanu dib udayacmin. Dadkan faanka iyo fudeydka isbadaa loo aqli calinayaa sidii ay dulmiga la qaadan karin dadka ugala fadhiisan lahaayeen.
Nimankani dhulkooda way dhisteen taasi waa wanaag, inkastooy ku dhisteen ku qadhaabsiga nidaamka beesha oo shaadhbeena loogaliyey si ay gorofka qarafada caalamka uga helaan, taasina maanta wey soo gaba goboowdey. Haloogu dhaanta in Soomaaliya aanu Daarood laheyn dhibka ay tirsanayaana la mid yahey kan Siiraanyo ku haya dadka kale mar uu isku diro.
Xasan
USA waa super power ka aduunka ayagaa majaraha u haya siyaasada caalamka sida loo nolaanayo ilaahay ka sokow anigu ayaga uun baan wax ka dhagaystaa cid kale se la imarin maayo yaan dhagaystaa dee ma Axmed Siilaanyo,Xirsi dhikil iyo Maxamed Beenaale ayaan dhagaystaa miyaa….?
GALBEEDI IIDOOR FARGOD
Abtinimooy xaal qaado waan ka xishoodaa inaan sheeg sheego Abtinimada iidoor.
Markaad ragga la kaftamaysaan Looma baahna inaad ku hadaaqdo ereyada aan haboonayn,Kula yaabi maayoo dad waalan ayaan u aqaan iidoor dadkiisa ma istaahishid inaan kuu jawaabo.
mustafe,
hadii somali midoobayso dee waxay noqon uun mid u taal soomaali, cid cid lau khasbaana ma jirto. hadii ay soomaalilnd goaansato dee cid sandule kaga dhigi mayso caalamkana waxba ugama baahnin.
balse suaasa iswaydiin mudani waxa weei caalamku ma rabaa somali midowda? waa maya wax dan ahi ugma jirto waxyabah mdeia laga sheegayo yaan la rumaysan.
hadii caalamku raboheerkaa maanta somali joogto maba joogteen.
awdalna hadaan u soo daadago awdal waa hooyada somalialnd wana ragii 20 sano iyagu u hayay siyaasada somaliland, cid diidan iyo cid ka soo horjeeda somalialnd oo reer awdal ahi ma jirto. from calan la sameeyo ilaa halkii dawlada lagu dhisay waa boorama. waanan u dhalanay somalialnd ee cida xuduudka nag talaabinaysaa iayaday jirtaa.
kuwa hada loo magcaabay wada hadalka somaliyana waa somalialdn oo dhan cid gaara maahin. kuwaas iyo int akale ee waxgaradka ah ee aynu u dhiibanay masiirka umada ayaana ka talinaya.
somaliland way dhaqaaqday waxanay noqonaysa singapore ta africa.
within next 5 yrs africa oo dhan ayaa u soo shaqi tagi, shidaalkiina waa la qodaya dhawaan, oo arimaha lag awada hadlayo ayay ku jirtaa. aduunkana loo sheegayo in loo soo bandhigo ganacsatada aduunka.
nimcaa soo socata ilaahaw na dhaafi nusaanteeda.
qabiil nacayb iyo qaranimo kala saara asxaabta.
somalia is one ,, wixii inta ka yar cidna lagama yeelayo somalia ninkii diidaya dibada ha u guuri ,,,somalia ninkii diidaya magaca ha u daayo,,, viva saado geesiyada somaliyed
jufa
af nool wuu hadlaa eyna waa iska ciyaa sidaa ha inooogu kala joogto in aan samaroon kuu caayo oo aan wax walan ku sheego waa habeenkii xalay ahaa oo tagay ninka raga ahna uma fiicna in uu sida dumarka u tirsado ee sxb ani cirka igu soo dumi bal aan eegnee
mustafe
sxb darood dee ooda ayaan isku haynaa hadii aad darood nagu cabsiinayso hadh cad xabad kumaan rideen isagaab khaaati naga taagan oo naftiii u yaaban ee iga daa saado cali boyska kkkkkkkkkkkkkkk war manata anuu shaadh wayn baan xidhanahay markaa sxb adna soo talo markaa baan wada hadlaynaaye inta kale no more buuq
hani baan tabee meeday yadna waxoogaa snm ha yara jiidhee kkkkkkkkk aad baan ku salaamaya hanay xitaa ragan sidad u qaraacaysay waxan ka baqaa akhirka in adiga kugula soo jeestaan ……………………….
Gudoon inaadeer waan ku salaamay halkana waxaan ku nacay sheekada aan dhaafin Gadabursi Isaaq iyo ciise is eryada daku ma daalaan.
Horta wax Somaliland la yidhaahdo inayna jiri doonin maalintay soomaaliya sideedii ku soo noqotee, ragan Isaaq ma’ Gadabuursigay dhalaan habaabis biyo uga dhigayaan. Been aad ogtahay haddaad dadka run ugu ekaysiiso waa dhibaato.
Nimankan tolkayo ah waa horaan talo siinay dee rag dad dhagaystan maaha rag is-dhegaystan maahee, bal aan sugno siday u borotomaan maalinta dawlad soomaliyeed dib loo helo.
Gudoon inaadeer mar walba waxaad soo qortaa ilaahow ha na waalin maxaad ka wadaana kkkkkkkkkkk.
godan waxan la yabay naag idoorland ku walatay hada waali bay dhamaysay iyadiibaba ka jecel idoorkii meeshii isku magacowday somaliland ,,, ceebla somaliland bay ku khafiiftay markan ka yaabo ban soo qoraa ilahow hana walin,,
hadaan fahmay huuno mida kale adiga iyo Haboon mar walba waa is haysatiin iyadna iidoor miyaa xoogaa meesha waan la qabsan waayay aniga qabyaalada waa la iiga fiican yahay.
Galbeed
sxb mashruucii snm iyo isaaqowgu wuu dhamaadee ma haysaa mid cusub. Adigu waxad wadaa sheekadii aheyd anagu hadaanu iidoor nahey waanu baxney oon soo galney dhulkana anaag wada leh. Dhulkana cidii sheegataa waa cid ilaahii ku dul abuurey ku kufridey waayo waxey dadku yiraahdaan intii degaa masiirka dhulka leh.
Waxan filayaa inaad Daarood utaaqo masaakiinta Buuhoodle iyo Lascaanood iniiga taag weydey inaad uga baxdaane. Daarood waa ka aad qaran dhan oo la odhan jirey Jamuuriyada Soomaaliya oo Hawiye, Dir, Daarood, Xamar Cad, Samaroon, Ciise iyo Digil leh aad beel kaliya uga baxsateen.
Anigu walaal uma jeedo beesha inta aqligoodu fajow yahey adiguna inaad sika dhigeen tahey iyo inkale aniga iima taalo anyway laakiin waxan arkey kiinii Kililka ku dhashey, Kii America iyo Yurub, kii Djibouti oo dhamaantood wada barooranaaya. Oo marka waxan aad ugu yeedheen s.land lasoo hadal qaado maroora dilaacaya. Inigoo soomaalida kalena u isticmaalaya kala jajabin iyo dabino aan shaqeyn karin. Markaan waydiiyo waar qaran xumaadey waa la arkaayoo aduunkuu ka dhici jirey tusaalena waxa inoogu filin arintii Ruwaanda 1994. Maxaad ku dudeen? dee nuxurkii wuxu noqdey Siyaad Barre, waayahey hadaba Barre maanta ma joogo. Mida kale kuwan Kililka shanaad eedka callaacaleysaani maaney aheyn Ogaadeen Kablalax, kuwan kale eed Putland leedihiini maaney ahey Harti.
Ceeblay inaabti adiga waan isku soo dhacney? waa runtaa maaha in la qasbo dadku iney dantooda raadsadeen dayaxan ha ka doontaane, laakiin waxa la rabaa iney intooda ku ekaadaane cida intaa fahmi karina dee iyadaa cirka roobku oge markuu u curto waxba yaaney naga siin. Ceeblay hadaad nimankan xidideen iyo hadii aadka dhalatey ceeb maaha. Waxa ceeba xumaantoo la difaaco runto duug layiraahdo kkk.
iidoorku miyaaney aheyn kuwii degaan iyo dad iniigu dhawaa kuwan aad dadkoodii mastaafurka dariiqyada ku gowracdeen? kuwan aad Lowyacado odayada Soomaaliyeed ee baadiyaha iy djibuuti ugu gudba aad cashuurt beenta ah inamada yaryar eeney xitaa mahmeyn naxwaha af-soomaligoode ee yaroowe algakeeney duldhigteen? miyaaney aheynd kuwan aad buuqa iyo fidnada kula dhex wareegeysaan sidii aad barwaaqo ku gaadheysaan.Miyaanad aheyn kuwii 60 xubnood ee siyaasiyiin, madax dhaqameedyo, ulamaa udiin leh ee yiri wallaalayaal anagaa xalka keeni ee naga warsuga hadana yiri R.Borama calankiibey buluugey boholo ku heysteen ooy lasoo baxeen. Oo kaaley goormaad gaaadheen in aad beelaha kale masiirkooda siyaasadeed ay iniga inisii maraan.
darbi .meer stets sxb lagamayaabo in aan dafiro guulaha reer awdal ana in aad dafirtid maha lagamana yaabo in aan adiga iyo kuwa shakhsi nacaybka wada in aan u raaco waayo waxn sxbo lahay in badan oo reer awdal ah dalkan aan joogo oo walahay gurigaan wadadganahay nagaman dhexeeyaan colaad gaara sida adigu aad uhada sho markii aan badhay kumarg nin ku wax waadiidi karaa fikir ahaan somaliya kumadiidani inaad aminto waayo waa fikirkaaga sxb hadii aad aamin santahay in aad dagaal lag sho beel kamida belah wa qooyidaga taas waay inay saamrka aad hesho dad fikir kaag aminsan waxan laga fadhyaa howl aad u baxad wayn taas oo ah sidii aad muqdisho iyo awdal isugu xirilahay waana guu sha kugu horaysa midhaheeda darbi warin kulaylkeedale snm waa gac somaliyeed lakiin way ka badalaan doontaa wayna kabaxd badndoontaa wayo dagalkan hada aad iclaminay saa waa dad doonaaya in ya xaqiijiyaan nolasha ayahooda danbe iyo mustbalka qaran madaxbanaan iyo dad cadifad nacayb qabiilhayo waxana hada ugalamidoona smaroon isaaq ahrti ciise gabooyo halka ay markii hore kahayd isaaq snm in shalaah wanu guulaysan
darbi .meer stets sxb lagamayaabo in aan dafiro guulaha reer awdal ana in aad dafirtid maha lagamana yaabo in aan adiga iyo kuwa shakhsi nacaybka wada in aan u raaco waayo waxn sxbo lahay in badan oo reer awdal ah dalkan aan joogo oo walahay gurigaan wadadganahay nagaman dhexeeyaan colaad gaara sida adigu aad uhada sho markii aan badhay kumarg nin ku wax waadiidi karaa fikir ahaan somaliya kumadiidani inaad aminto waayo waa fikirkaaga sxb hadii aad aamin santahay in aad dagaal lag sho beel kamida belah wa qooyidaga taas waay inay saamrka aad hesho dad fikir kaag aminsan waxan laga fadhyaa howl aad u baxad wayn taas oo ah sidii aad muqdisho iyo awdal isugu xirilahay waana guu sha kugu horaysa midhaheeda darbi warin kulaylkeedale snm waa gac somaliyeed lakiin way ka badalaan doontaa wayna kabaxd badndoontaa wayo dagalkan hada aad iclaminay saa waa dad doonaaya in ya xaqiijiyaan nolasha ayahooda danbe iyo mustbalka qaran madaxbanaan iyo dad cadifad nacayb qabiilhayo waxana hada ugalamidoona smaroon isaaq ahrti ciise gabooyo halka ay markii hore kahayd isaaq snm in shalaah wanu guulaysan
allaa maxaa la isku waalayaa.
war horta kan mustafe wuxuu u egyahay nin ka soo dhargay xoolihii ama cashuurtii somaliland. waa noocii lagu soo koriyay.
aderkaa riyaale shalay markuu joogay sodigii aaminsanaa. maanta waxa aad leedahay waa wax aan loo joogin. samroon ka wayn wax qolo yari kolba dhinac ula cararto lakiin saylici ayaa ka madaxweyne ah shalay rayaale. kii doonayo in uu xamar la xidho isaga ayay khusaysaa, anagu reer awdal wanu u dhiman diyaarna waanu u nahay in aanu u dhimano somaliland.
idinkuna cirka soo gujiya. adiga iyo kan darbi la baxay iyo kuwo kale oo aaminsan qurbomeer, awdal intaad rartaan geeya xamar hadii kale wadhwadha naga dhaafa.
mustafe.
huuno anigu isaaq xidid iska daaye, kama soo galo meel. lakiin waxa ka wayn waxkasta wax wada lahaanshaha iyo qaranimada inaga dhaxaysa.
maamul isaaq leeyahay m aarag lakiin mid umadu wada leedahay ayan arkayaa. adiguse mooyi meel wax kaaga sanqadhayaan.
sowdigii arkayay reer boorma siai ay ugu mashquulsanyihiin demoqoraadiyad asomaliland. sowdigii arkaay in usha cirk alo tuuraa aanay dhul u dhacayn.
sowdiga adigu c/raxman awcali u ololeynaya, hadan sowdiagn riyostate ku xiiqay.
dhinac uun iskugu leexda.
waji ha la idiinku soo hagaago.
Jufa mici dheer. Walee mici dheeri way kugu taalaa. Maanta raga nimadaadii ma waxay kula gashay in aad hooyadadii dhuux iyo dhabarba kugu qaaday aad ka xishooto in aad ku faanto ood waliba cayna ugu dartay. Jufo micidheer hooyadiiyeey raali ahaw ragii dhalayoowna raali ahaada. hooyooy la aantaa, aduun yadu hubaashii, habeen kama baxdeenoooo. Ragu ha is rigaaxo laakiin isir cayga hala dhaafo. Mustafe, idinka dhibta idin haysataa waxa weeyi xitaa hadii aad isku daydo inaad is qariso in daarod dhagta wax kuuu soo qabtay, kalmadii ugu danbaysay ayaa wali carabka kaaga taal. iidoor kullahaa. Samaronka dhabta ahi wuu ka xishoodaa kalmadaas. Daarood dhamaantii waad u abtirisay isaaqna intii xaqiraadiibaad ka soo qaa datay. Markaa miyaanad Mustafoow u muuqan nin la soo fariimeeyey. Raga midig taada kula dagaalan oo luuqadaada kula xafiiltan oo dib u gurashada naga daa sale calee yaa Awdal.
Ceeblay, kooxdaa inaga irdhawday malaha baabkii walawayn baa wali ku sii jiree, Kartidaada la kaashoo, haka joojin karbaashka. Nin waashay walaal kii baa u miyir qabee, dabiibka waan la dabajoogaynaa.
Marunbaa,
Kkkkkkkkkkk Walee Wanlewayn waad ku qafiiftay. Wax baab la yiraah ma jiraane atraction ka Wanlewayn dheh miskiin yoho.
Wanlewayn waay duushay umana baahna dad aan riyo lahayn. Oo dhalin habaabis daba taagan cabsi allah ka sokoow. Aadane focood ah caabuda.
Ila daawo filimkan intaadan afkaaga waaxan Reer Wanlawayn gaadhsiin!.
Slande
Deeq Iyo Slander ma arkaysaan oo isku dhex yaacay oo noqday hal qof ceebeey tacaal Samaroonoow waxa aad taageeraysaan waakaa hadaan gacan u qaadana sidaasi ayuun baan u baacsanlahaa ee iska jira Samaroonoow taageerada aad la daba joogtaan SNM waan ogahay inta Samaroonka taageerta SNM waa dadka ugu daciifsan Samaroon,Ma dagaalamaan,Damiir ma leh, Dhulkooda waxay uga yaacaan qayrkood,Waa dad sacaboolay ah ma hubaysna,Waa dadka ugu cuqdada badan Samaroon,Waa dad Samaronka afka ku taaga,Qayrkoodna sida Eyga ayay laf u tuuraan oo ay Laftaa ka daba ordaan sidaa ula soco Slande ama Deeq adeer meesha isaga bax wax aan xishoonayn baad tahee ama isku kalsoonoow oo qaado magac qudha dhidig yahow hadaan xabad iskala hornimaadnana sidaasi aad iskugu dhex yaacsantahay ayuun baad u khalkhali lahayd sidan ayuun baad iskugu dhex daadan lahayd.
Maxaa kuu diiday inaad magacqudha qaadato intaad hal comments aad labo magac u samaynaysid miyaad kaaga oo qudha ku socotid aqlabaiyadu waa Somaliweyn halkan aan wax kusoo qoreyno hadhawna waa sidaasi oo kale ee ma Oromaad u yeedhan doontaa,Samaroonka inta ku taageeraysa waa inta noogu liidata oo marka hore cod iyo ciidanba lahayn weeye oo dad shacab iska ahaa oo aan xitaa ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye waa inta aan ilaalino ee Xamasta ah ayaa hada ku taageersan lasoco, Tageero ma haysatid dhinaca Samaroonka oo hadaan cisha qudha qoriga qaato oo aan dhinacaSamaroonka inta SNM kabaha u qaada aan gacan qaado oo aan us ilaa afakay wada daboolan cid juuqtidhaana arki mayside tageerayaal kale iska raadso kuwan halkan kaa taageerayaa waa xumbo nin daad qaaday xumbo kuskay.
Samaroon aqlabiyadu waa inay yeeshaan maamul u gaar ah oo aanay SNM sii daba socon waa sidaa ee lasoco.
Marunbaa adiga in aan kuu jawaabo ma istaahishid waayo waaxaad tahay ayaan jirinba daciif.
darbi samaron
malaha waxa quman inaad isaaq tidhaahdo intaad urur aan jirin oo waa hore la tirtiray aad ku hadaaqayso, SNM does not exist haatan isaaq noogu yeedh anaga snm nalama yidhaahdo, mida kale snm wax denbiya kama gelin gobolkaaga sidaa darteed xaq uma lihid inaad caydo oo wax ka sheegto, snm hadaad doonto ha taageerin laakiin xagayaga halyeyo ayey ka yihiin saw ma qumana markaas inaad nagu ixtiraanto anana aan sanka kaa gelin ee aanu xaafadahayaga la joogno xuskooda.
Darbi damiin Mustafa iyo Jufo mici dheer ku daba fayla iyagaa la inuugu qaatee intiina kale waxba meesha kuma haysaankkkkkkk.
walee reer aan ogaa ma guuro horta hadal wuxu inaga dhexeeyaa iyo mid kaftanba markaad dhinac iskugu soo biyo shubataan inta kale anuu idinka uun baan idin daawan mida kale dee gobalkii qudha ee aad sheeganayseene sawkan ciise saylac goostay maaaha dee ma nus gobal ayaa qurba meer state loo noqonayaa walee waa yaab
Muufoy waxaa guun baan kugu amaanee maxaa dhacay ood baabka uga booday. Somaliweyn haday boodo iyo haday wali bowdada ka jaban tahay midna dhibteeda iyo dheef teeda kuma jiro. Sidaan hore kuugu sheegay, xamar jacayl iima hayo hadiise ay nabad la yimaadaan kama xumi oo Axmaaro way iga xigaan laakiin wax jacayla in aan xagaas u guuro iima hayo.Muufoy baab kaaga iy baroortaada la jiifoo inan yahay nadaa, nada nada nadaa.