Very Interesting……….anigaa nimanka garttoda goynayee bal idhegaysta:
Laba sharci oo ay Samaroon eedeen oo labadaba la dejiyey sometime in the early ninties oo la iska wada dhegatiray ayaa maanta laysku haystaa>
1. Sharciga awooda siinaya wasaarada arrimaha gudahai iyo governorku inay goob joog ahaadaan, xil ka qaadista mayorka waa sharrci aad u khariban, lakiin raga hadda meesha ka qalyayaa kama hadlayaan in sharcigaa la bedelo. Arrintoodu waxay la mid tahay, sharcigii lagu shaqanayey ee waligeed boorama mayor rada lagu bedelayey hadda ma qabto in shide. Haddii ay xil dhibaanada daacad ka tahay waxay wadaani, ha abaaran sharciga khariban ee xoriyadii ay degmadu lahayd hoos geeyey wasiir iyo governor aan la dooran. Hadday nimankani dan Samaroon wadaan oo ay runtii daacad ka tahay inay magaalada borama xoreeyaan, ha iska dhaafaan ina shide oo ha ” challenge” gareeyaan sharciga somaliland ee dhigaya inuu governorka, iyo wasiirka arrimaha dibadu goob joog ka ahaadan doorashada mayorka. Waxaan ogahay inaanay ku dhicin taa, waana sifaha somalidiidka oo dhami ka simanyihiin oo makala jecla sharciyada lagu gumaysto as long as mid reerkood ahi gumaysigaa uu hor kacayo….
2. Early ninties kii intaanay dawlada somaliland xoog yeela, markuu ina cigaal la doortay ayaa la bilaabay in la sameeyo, sharciyo badan oo ‘” disfranchise” ku samaynaya dadka gobolada, oo ay ka mid ahaayeen in governorka gobolka laga soo magacaabo Hargeisa ee aan laga dooran gobolka iyo kuwa kale oo ” security ga” ku saabsan. Markaa dawladda Somaliland waxay kasoo saartay wareetooyin ay leedahay dadyahaow kala doorta ina aan unitary state samayno, iyo in Co-federation wax u eg aan samaysano. Wareegtooyinka dadka laguma faafin, lakiin qaar badan oo madax dhaqameedyada iyo waxgaradka Awdall way ogaayeen inay arrintani aybilaabayso inay xoriyadooda hoos dhigaan beel kale, lakiin midkoodna kama hadal.
maanta waxa reer Awdal iyo reer borama haystaa waa sharciyaddii ay ” franchise” kooda bilaashka ku bixiyeen ee ay saxeexeen ayaan iyagii dib ugu soo noqday oo isku diraaya. DOQMAYAHOW MAAHA INAAD KURSI AAD LEEDIHIIN AAD ISKU LAYSAANE WA INAAD SHARCIYADA HOOSTA LA INDINKA GALIYEY EE GUUNTA IDINKA DHIGAY LABAATAN SANADOOD AAD ISKA BEDESHAAN. CAR BAL WAAKAASE NINAMKAA ARRINTOODU HA DHAAFTO MAYOR HA LANAGA BEDELO…..
aniga wiswis baaba ii ragaadiyey hortaa cuqaashan ha joogto in wax ka odayeeyaan ee goormay hortaa iyagaa dhexdoodu heshiiyeen saw maaha ragi isku lahaa tiinka laga dul boodi kkkkkkkkkk
Adeer Zeiylici hanoo dalacsiiyo Shide Bileh Samaroonku ilaa uu runta isku sheego wax u hirgalayaa ma jirto.Lacagata dawlada hoose ee Samaroonla Reer Reer Etjiopia ay waligoodba cunayeen yaa xisaabin jiray guryo ayaa lagaga dhistay Lafo Ciise intoo Borama laga xawilo yaa xisaabin jiray…? Tolwaa waligii Awdal wax uma qaban oo Lafo Ciise ayuu ku magaaleeyay intuu Awdal wax u qaban lahaa.Gudoomyihii hore ee Awdal ee lagu magacaabi jiray Sharon Jigjiga iyo Lafo Ciise ayuu ka dhistay qasriyo yaa xisaabiyay lacagtii shacabka Awdal dhamaan kuwaasi hore ee mudo labaatan sano dhulka soo horboodaayay waxay ahaayeen aabaha musuq maasuqa yaa xisaabin jiray…?
Anuu waxaan ogahay in ayna Samaroon lahayn awood ay ku muujiyaan straateejiyad siyaasadeed oo u gaar ah. ha ahaadeen odayadan waligoodba Siyaad Bare ku odhan jiray Subeer noo dalacsii Maxaa u diiday inay yidhaahdaan Siillaanyooy Shideh Bileh noo dalacsii….?,maanta hadii la keeno Badhasaab iyo Mayor Habar Jeclo ah raali bay ka yihiin ilayn waa dad gumaysiga iyo adoonsiga la qabsadaye oo aan waligood lahayn yool iyo siyaasad u degan Samaroon iyo gobolka Awdal waxii ka dambeeyay dawladii Adal Empire.
Mudane Cabdiraxmaan Zeiylici ayaan islahaa wax ayuu ka qaban doonaa gobolka maalmihii uu jabiyay qotada ee uu gobolka Awdal ka xoreeyay Samaroonka Ethiopia kasoo shaqo tagay ee aan waligood ka dhisin Awdal iyo nawaacigeeda wax lagu xasuusto 20 sano tolwaa ayaa noo xuurteeyay SNM oo na horboodaayay wali Suuli umuu samaynin Schooladii ingriisku ka tagay waxba lagu darrin iska daa dariiqyo iyo Sariimado casri ah ama Kawaan Casri ah dhamaan adeega bulshada waxaa ku suntan Shide Bileh iyo Prof Ismail Aar ka hor intaanu galin siyaasada Ismail Aar waxuu lahaa NGO la odhan SOSVO oo dhamaan meelkasta ka hirgallisay MCH,School,Bekedo iyo balayo ayuu ka dhisay Ismail Aar meelkasta oo afar aqal oo Samaroon ahid egan yahayba labadaa nin ee kala ah Shide Bileh iyo Ismail Aar waa rag jira cidii wax ka sheegtaana way iska hadleen oo waxa lagu mucaaridaa waa xaasidnimo kaliya.
Waxaan is lahaa waxbuu soo wadaa Mudane Qoto Jabiye lkn isagiina waa tan maanta hoos martay ee lagu cabeeyay yarkii gobolka wax u qabanaayay iyo dhamaan waxa Awdal is yidhaa wax u qabo waa la badalaa ama waa la bahdilaa ee Qoto jabiye ha isku noqdo oo yaanu jaanis siinin kuwii 20 sano dhuuqaayay lacagta laga qaado dumarka bacadka ku iibsha yaanyada,dhuxulaha,adhi jirta iyo dadka danyarta ah lacagta laga qaadi jiray mudooyinkii aan soo dhaafnay waxay ku dhici jirtay jeebka Tolwaa iyo Jeebka Qoto Samaroon ah oo Ethiopia kasoo shaqo tagtay yaa xisaabin jiray lacagta dawlada hoose ee cashuuraha Borama waxaa lagu dhisi jiray LafoCiise ayaa guryo bangalooyin ah laga dhisan jiray yaa xisaabin jiray adeerayaal Samaroonoow kiina dhiiga leh ha bahdilina.
Walaahi Ali Durgiyow afkayga ayaad ka xaday hadalkaa…Nimankani wax credibility ah oo ay leeyihiine ma jirto. Iyaguba shaaha ma wada cabaan ee siday dad iskugu soo dhawayn karaan. Gadabursi waxii ay hanti aqooneed, bulsho iyo odayadaasaa la weydiiyaa…….waana wax lagu qoslo inay weli isku haystaan inay iyaga talo ka go’do.
Reer xamarku wuxuu yidhaa Jug Jug meeshaada joog ama ina shide ha la eryo ama muumin ha yimaadee anuu ma arko wax is badalaya,xaalkuna wuxuu iila eegyahay isku jabiya gadabuursi ee masaakiinta odayaasha ah iyo dhawrkan indheer garad ee deegaanka sheeganaya waxba meesha kuma hayaane sida qayrkood u tushaday hadday tashan waayeen sidaasaa u dhaxala waligood.
Aliyow………..dadka dhulkan degani waxay ahaan jireen dad simple ah oo si fiican u wada nool oo gobanimo kuwada jooga dhulka oo dhaqan fiican oo xeeriya leh. kusigan sixirka wata ee madaxweyne ku xigeenkasomaliland ayey reer Awdal eedeen. markaa waxay dadkii ku jiraan ” prepetual election mode” iskala reeb, istus, dad kale la is tusayo, dhul sheegasho, dad badan oo la sheegto cid joojin kartaana ma jirto, waayo waxa fund garanynayaa dadkii dhulkan ka yimid ee qurbaha doolarka xasarda wata ka diraya.
maxaan Idoor ku qbsan marka Samaroon wada doqon yahay
berigii Sillanyo uu dadkiisa wax u qaybiyay ayay qaylyeen
oo shir jaraaid qabteen.
hadana ina xudhuun baa le eryay hadana shir jariid kale,
Dadbaa laga laayay shir jaraaid kale 45 cdays oo warning ah.
Markaa Samaranoow imikana ma H/Cafaan baad shir
jaraaid la soo doonateen. imika waxaba halkaa ka cad
in bahshan qolooyin kale daba dabada ka riixayaan
wax lakala qaadayo ayaaba iska yar in badan ayaan
Xamar inigaga maqnayn.
waxa la yaabay kuwii Riyo State daba ordayay oo ina Shide ka dhamaan waayay. markaa marba geer ha soo galiyaan
filmka waa la isu fahamay.
Reerka gedabuursi ma degana oo qudha Boorama ee waxaa jira gedabuursi intaa ka fara badan oo ku nool Kililka5aad iyo Djiboutiba waxayna leeyihiin odey dhaqmeed ka badan intaa joogta Boorama lamana arko wax sida reer Boorama isku hiifaayo wax walbna in Hargeysa loo nisbeeyo ilama ahaa.
Marka ma laga yaaba in ay odey dhaqmeedkan wax kala u fahmeen xoriyatul qawlka ka jirta maamulka Hargeysa ee aan djibouti iyo kililka midna lagu aqoon? sida darteedna ay kala garan waayeen shaqadi odey dhaqmeed lahaa iyo tan lagu maamulu haykalka dawladnimo!
Intaa ka sokow, waxan ku darayaa farriin an u dirayo madaxweyne SAYLICI.
Fadlan Madaxweyne Saylici, xilka ka xayuubi hanti dhawrka qaranka, oo inkasta oo hawshiisii u si fiican u gutay, hadana sameeyay qardo jeex sharciga qaranka ku lid ah, kaasi oo ah inuu golaha degaanka Boorama u qoray warqad uu ku codsanayo in xilka laga xayuubiyo Ina Shide Bile. Taasi waxay ahayd qalad weyn (Huge Mistake), isagaana ka laba ah isu dirka reer Boorama, ee xilka hallaga qaado.
Habar cafan kursigi maku fara adaygeen mise weerarki ugu cuslaaba ku so maqan welee abtiyaashay jy waan ku ogaa raganimada inay cid wal kaga qaylisiyeen waa 1.5 waxay xukunka ka maqanyihin inta mashruucay diyaariyeen waa la ogyahay waa laga sexan waayay horgaysa iyo boramaba
Abtigaa ba waa kuwan isa soo wada kaxaystay ee qabtay
shir jaraaid makadoora. waliiginba kolba kaadh la soo baxa
Gadabuursi waxa u qurux badan in xoolaha Idoor ka soo qaado aduuunyada kale ay ku doontaan lkn wax wax lala yaabo in kursiga mayaarka la isu laayo ama la isugu habar wacdo sida aad u arkayso
Derbi hadaad JIBRIILYOONIS wax ka sheegto way wada sasayaan oo awdalsate ayay kaa saarayaan ee iska ilaali
reerka jibriilyoonis waliba reer axamad kolba mashruucyar bay la imanayaan.
laakiin imika reer axamad mashruucyadoodii way soo gaba gaboobayaan oo reerrihii kale ee jibriilyoonis ayaaba ka yaaban oo arkay inaanay cidkalaba waxba u ogolayn ee ha ka welwelina mr shidana meelna uma socdo ee
kkkkkkkkkkk
laakiin waxa ugu qosolbadan reer axamad marna jibriilyoonis buu wa ku cunaa marna makaahiil maantana makadooroow bay yidhaahdeen waar ragu kaarta badanaa
alaylahe isku timiday ismana oga Aisha runtu ma fantaa
derbisamaroon waa runtiiye adiguse in nacaladu ayana waajib ahayn in qof muslin ah lagu yiraado miyaadan ogayn oo hadii uuna u qalmin qofka aad ku dhahday adiga dib kuugu soo noqonayso hihihihi Aisha farta iyo meel bugtaa is og waan garanay oon guuxnay mayar shide bile intii ka horaysay waa in lala xisaabtamaa kuwii jabkan aan ku jiro inoo gaystay waa u geesiyo reerahoodi kii wax wadanka u qabtayna wataasi ciladu udin ku wada kacsan tahay
darbi.
inaadeer mar hore ayaan ku sheegay in aad wax garad tahay wa inta malaha awoowyahaa ka soo jeedan land tan.
waxanse kugu arkay in qabiilku mararka qaarkood kaala waynaaydo, anyhow qodobo waadixa oo cad ayaad keentay qoraalkaag ku xusan xaga sare.
dhibtuse waxay ka joogtaa gadbuursi wuxu rabaa in uu is xaasido, yarkan cabdi shide waa ninka kaliya ee cashuurtii dadka wax ugu qabtay, tii markii la arkay malaha wa lacabsaday oo wixii hore loo cunay ayaa laag baqay in la soo foqo, deeto shirqool dheer ayaa laga soo sheqeeyay iyagoo ta koobad si badheedhah sheekh iyo shariifba sharaftisii meel ugaga dhacay cayna meelkasta la joogsaday.
waxa lagu haystaana waa ma ogoli horumar, ileyn dawlada ayaa sheegi lahayd ama qaban lahyd hadii uu wax dhacee, haregeisaba waataa lagu xidhayee dadka. lakiin shirqool ayay ahayd dawladuna way ogaatay.
intase ka wax qabtay la daba wado xaasidnimo raagtay, kuwii guryaah waaweyn jigjiga iyo lafa ciise kaga dhistay cashuurtii umadna wax la waydiinayn horumarkuna cirka ayuu inoo jiraa.
aaway rayaale aabihii musqmaasuqu, sowka paris iyo bangi kasta ku shubtay lacagtii umada.
shide bileh taariikhda ayuu ku suntanyahay cid maydhi kartaana ma jirto.
waanu haynayaa mayornimda waliba waanu dooran doonaa sannadka soosocdana.
inta horumarka jecelna way nagu taageeri.
Hiildanyare Maango itoobiya way soo dhiibi lahayd ee waxa la sheegay in uu dixda harawo ku dhuumanyo oo uu la joogo jabhad uu ina Maasheeyihii waalaa uu halkaa ku ururiyay
Aisha warku waa kaa langadhaynayaa asxaabul murqaan miyaad xaajo ka sugaysaa anaguna waanu u istikhaaro qaadanaynaa cabdi shide baal dahaba ayuu ku jiraa waa ninka kaliya ee wadanka raba in uu hore u socodsiiyo kuwo kale oo badana ILLAAH baanuka sugaynaa gadabuursi isku imantankooduna waa in ay fahmaan yaa u dan ah wadanka su aal baan aad isku weydiiya waar waydinka rayaale u sacabinayee maxaa boorame lagu xasuustaa oo uu ka tagay in walaalaha wada dhashay is dhalay isku diro mooyaane yaa ii sheegi kara wax wax ku oola oo uu u qabtay wadanka waa hadii run laga hadlaayo
fariid.
dee inaga uunbaa isku sharciayaynay. xor ayaynu u nahay hadii aynu hanti iyo fikrad u hurayno lakiin gadabuursi ma huro labaad.
balse dhaxal suge ayaynu ka doorbidnaa.
nin iyo kartidiii. kuweenii soo hayay 20 sano ayaynu ka sugi bal in ay kartidaa la yimaadaan.
good lucky

Very Good Point Mr Timacadde,
U malaynmaayo inay nimakaasi leeyihiin hanka ay meel kale ugu hanqal taagi karaan. Bile hallanaga badalo ayuu hadalkkodu ku gudhi.
Dhammaan suldaanadan iyo cuqaashan iyagana halla wada xidho dhammaantood, xilkana halaga qaado.

hiildan
odaygiinii SANBUURAGD ayaa ugu hanjabaad kululaa miyaanu ogayn in uu saylici wato ina SHIDE
oo b,celi diiday iyo doonayba waaku dhex jiraan
HIILDAN tolkaa
mida kale odayaashu waxay ilaabeen cabashadii abaaraha iyo hooyadii s,landta
waxakale oo ay ilaabeen caydii qorba jooga kkkkkkkkkk
Tomacade
saxiib hortaa aanu waxba waan fahmi la,ahay meeshan maxaa la isku haystaa?
ma arrin gar soor ku saabsanba?
ma siyaasadbaa?
ma tu dhaqanba?
ma xili doorasha lagu jira oo xisbiyo iyo loolanba la isku hayaa?
maxaa jira oo duqaydan ka hadliyay aanu waan isku dhex xuuraamay kkkkkkkkk.
Reer xamarku wuxuu yidhaa Jug Jug meeshaada joog ama ina shide ha la eryo ama muumin ha yimaadee anuu ma arko wax is badalaya,xaalkuna wuxuu iila eegyahay isku jabiya gadabuursi ee masaakiinta odayaasha ah iyo dhawrkan indheer garad ee deegaanka sheeganaya waxba meesha kuma hayaane sida qayrkood u tushaday hadday tashan waayeen sidaasaa u dhaxala waligood.
Aliyow………..dadka dhulkan degani waxay ahaan jireen dad simple ah oo si fiican u wada nool oo gobanimo kuwada jooga dhulka oo dhaqan fiican oo xeeriya leh. kusigan sixirka wata ee madaxweyne ku xigeenkasomaliland ayey reer Awdal eedeen. markaa waxay dadkii ku jiraan ” prepetual election mode” iskala reeb, istus, dad kale la is tusayo, dhul sheegasho, dad badan oo la sheegto cid joojin kartaana ma jirto, waayo waxa fund garanynayaa dadkii dhulkan ka yimid ee qurbaha doolarka xasarda wata ka diraya.
Hiildaan,
maxaan Idoor ku qbsan marka Samaroon wada doqon yahay
berigii Sillanyo uu dadkiisa wax u qaybiyay ayay qaylyeen
oo shir jaraaid qabteen.
hadana ina xudhuun baa le eryay hadana shir jariid kale,
Dadbaa laga laayay shir jaraaid kale 45 cdays oo warning ah.
Markaa Samaranoow imikana ma H/Cafaan baad shir
jaraaid la soo doonateen. imika waxaba halkaa ka cad
in bahshan qolooyin kale daba dabada ka riixayaan
wax lakala qaadayo ayaaba iska yar in badan ayaan
Xamar inigaga maqnayn.
waxa la yaabay kuwii Riyo State daba ordayay oo ina Shide ka dhamaan waayay. markaa marba geer ha soo galiyaan
filmka waa la isu fahamay.
Timacade,
Saxiib waxan u malaynayaa in aad dhulka ka soo raagtay oo aad ka timid berigii canbuubarka la cuni jiray ee seeraha oo nadiifa lagu dabaalan jiray.
meeshii balaayo ayaa kaaga dambeysay dadkii qabyaalad ayaa la baray qabiilo ayaa lagu sheegay wax aanay ahayn
anagaa ka badan, anagaa dhulka leh iyo cay fool xun
aad iyo aad ayaan kuugu raacsanahay kuwa qurbaha joogana
waa kuwa dadka isku dira ee Internet ama Tell balaayo la wareega.
intaa waxa dheer niman siyaasiyiin sheegta oo Hargeis dagan
oo Idoorku magacyo ugu yeedhaan soda Tolwaa iyo wax la mida ah. kuwaasina suntay faafiyaan oo dadka ayay isu diraan.
ok Timacadde,
Reerka gedabuursi ma degana oo qudha Boorama ee waxaa jira gedabuursi intaa ka fara badan oo ku nool Kililka5aad iyo Djiboutiba waxayna leeyihiin odey dhaqmeed ka badan intaa joogta Boorama lamana arko wax sida reer Boorama isku hiifaayo wax walbna in Hargeysa loo nisbeeyo ilama ahaa.
Marka ma laga yaaba in ay odey dhaqmeedkan wax kala u fahmeen xoriyatul qawlka ka jirta maamulka Hargeysa ee aan djibouti iyo kililka midna lagu aqoon? sida darteedna ay kala garan waayeen shaqadi odey dhaqmeed lahaa iyo tan lagu maamulu haykalka dawladnimo!
Waxaas oo dhami waa fartii Reer Axamadka, kullu fidma cinda Reer Axamad. B/Celi way soo jeeddaa, Muumin Gadiidna way xidhayaan.!
Intaa ka sokow, waxan ku darayaa farriin an u dirayo madaxweyne SAYLICI.
Fadlan Madaxweyne Saylici, xilka ka xayuubi hanti dhawrka qaranka, oo inkasta oo hawshiisii u si fiican u gutay, hadana sameeyay qardo jeex sharciga qaranka ku lid ah, kaasi oo ah inuu golaha degaanka Boorama u qoray warqad uu ku codsanayo in xilka laga xayuubiyo Ina Shide Bile. Taasi waxay ahayd qalad weyn (Huge Mistake), isagaana ka laba ah isu dirka reer Boorama, ee xilka hallaga qaado.
horta waxa meesha la isku haystaa maahin b/celi iyo muusafiin.
balse waxa isku haysta qolo u ololeysa daaha dabadiisa oo oo ah anti xukuumada ah iyo qolo taabacsan.
markaa tiina waa la isku fahmay, waanay iska dhamaan inshalah.
silsilad dheer oo shirqoola ayay ahayd wax la cunayna ma jirto waa kaas dee dawladii dhamayd tidhi adeer xilka noo hay, dawladuna runtii way fahmatay.
wixiina siyaasadii iyo qabiilkii ayaa reer awdal iskaga qasmay. way kala saari laayihiin.
wayse iska dhamaan.
@hiildan.
dee saylici wuuba ku hdaartay in cid aan shide ahayni qabnayn xilkaa, kan shirqoolka dhigayna waa ku waayi doonaa xilkiisa.
Habar cafan kursigi maku fara adaygeen mise weerarki ugu cuslaaba ku so maqan welee abtiyaashay jy waan ku ogaa raganimada inay cid wal kaga qaylisiyeen waa 1.5 waxay xukunka ka maqanyihin inta mashruucay diyaariyeen waa la ogyahay waa laga sexan waayay horgaysa iyo boramaba
Colhaye,
Abtigaa ba waa kuwan isa soo wada kaxaystay ee qabtay
shir jaraaid makadoora. waliiginba kolba kaadh la soo baxa
Gadabuursi waxa u qurux badan in xoolaha Idoor ka soo qaado aduuunyada kale ay ku doontaan lkn wax wax lala yaabo in kursiga mayaarka la isu laayo ama la isugu habar wacdo sida aad u arkayso
durgiye13
runta iyo caqligaan gacankuugu taagay wixii gadabuursi la odhanjiray wuxuu u darsaday dagaaladii sokeeyaha waliba kuwii waranka iyo gaashaanka ee face to faceka ahaa ninwal iyo reer walba garaadkiisa, quwadiisa, shujaacnimadiisa,tiradiisa iyo xoolihiisuba way muuqan jireen gadabuursiga dhexdiisuna wuukala cabsoonjiray matelan reero aan lagusoo dhiiranjirin baajiray maantase waxaad arkaysaa ninba nin buu isku dhererinayaa tasaa keentay isqabqabsiga. Hada waxa talo noo ah inaan horta anaku sookala miirno kiirooni reerka usoo hadho
ceeblaay
waxaan u arkaa reer borame odeyo 20 years shir jaraa’id cunaqabateeyn lagaga hayay ama inay tv ka soo baxaan, kamerada ha u kala badiyaane iska daaya…
Excuse me, Cashuurta Borama lamageyn Awbare iyo Lafa Ciise ee Hargisaa lagu qayilaa jaajuur fooqal jaajuur kkkk. Lafa Ciisuu ka yimid, Awbaruu ka yimid, kanina waa reer Saylac iyo lughaya waxtigu yaanu kaaga dhicin mar hadaanad Borama ka kaceyn karey ooy iyagu kaasaari karaan. Waar horta dadkan Gadabuursiga qaarkood Xaasidsanaa miyaaney arkey in wasiirada iyo dadkan dhulkoodii ku dulxukumaaya, hadana isku diraaya si ay ugumeystaani iney udahsheen Kililka Shanaad hadana Hargisa kaa maamulaan, maxaa kuwooga uuntusey.
Hadaad daynweydaan mashruucyada cunsuriyadeysan ee dulinimo iyo tafaaraq ini badi doona inaad ka sheekey doontiin. Hadii kale dee ragu hadal badan oon wax qabaneyn waxmataree Samaroonka Kililka shanaad ku dhaha Guura oo hadey diidaana raafa. Intaa hadii aadan sameyneyn wuxuu ragaaska tari torooroahan iidoor.I say this because we want to end useless conversation as these one. R.itoobiya Borama iyagaa ugu guryo badan, markaasaad adoon waxba ka qabsan iidoor kugu dirayaa. Mihiim maaha halka sahqsigu ku dhashey ee waxa mihiima waxa uu degaanka uu joogo utaro ama uqabto.
Shaqsina kuma waaro ogaane hadey maanta rideen kuwii meeshani keeney ma cirkey dumeyeen. Taariikhda Mayarada Boorama wey badnaayeen waxase aan xasuustaa ilaa 4 tii ugu danbeysey. Mayorka Borama waxyaalo wanaagsan iyo kuwo lagu canaantoba waa la arkey, dhinaca wanaaga waa mayarkii ugu horeeyey ee sii wada hamigii Borama oo laamiyo yeelata kuna guuleystey jidka wdanaha. Dhinaca canaanta waa mayorkii ugu horeeyey ee canshuurta Borama Hargisa laga dhaco inkastooy cadeytii loo baahan yahey.
Waaryaa wadhaa wadhaada dhaaf ninka lafa ciise ku dhashey,kan Lughaya ku dhashey iyo kan Awbare caaraankama aha iney Borama ka dhax shaqeystaan. Adigana laguuma diidana inaad dheef lawaagto dadka Itoobiya.
dad waxa ugu liita ka derbisamaroonlabaxay hadana samaroon kala qoqobaaya nacallaakuguyaal.
mardanbe afkaaga awdalstate hasoomarin
Derbi hadaad JIBRIILYOONIS wax ka sheegto way wada sasayaan oo awdalsate ayay kaa saarayaan ee iska ilaali
reerka jibriilyoonis waliba reer axamad kolba mashruucyar bay la imanayaan.
laakiin imika reer axamad mashruucyadoodii way soo gaba gaboobayaan oo reerrihii kale ee jibriilyoonis ayaaba ka yaaban oo arkay inaanay cidkalaba waxba u ogolayn ee ha ka welwelina mr shidana meelna uma socdo ee
kkkkkkkkkkk
laakiin waxa ugu qosolbadan reer axamad marna jibriilyoonis buu wa ku cunaa marna makaahiil maantana makadooroow bay yidhaahdeen waar ragu kaarta badanaa
alaylahe isku timiday ismana oga Aisha runtu ma fantaa
derbisamaroon waa runtiiye adiguse in nacaladu ayana waajib ahayn in qof muslin ah lagu yiraado miyaadan ogayn oo hadii uuna u qalmin qofka aad ku dhahday adiga dib kuugu soo noqonayso hihihihi Aisha farta iyo meel bugtaa is og waan garanay oon guuxnay mayar shide bile intii ka horaysay waa in lala xisaabtamaa kuwii jabkan aan ku jiro inoo gaystay waa u geesiyo reerahoodi kii wax wadanka u qabtayna wataasi ciladu udin ku wada kacsan tahay
darbi.
inaadeer mar hore ayaan ku sheegay in aad wax garad tahay wa inta malaha awoowyahaa ka soo jeedan land tan.
waxanse kugu arkay in qabiilku mararka qaarkood kaala waynaaydo, anyhow qodobo waadixa oo cad ayaad keentay qoraalkaag ku xusan xaga sare.
dhibtuse waxay ka joogtaa gadbuursi wuxu rabaa in uu is xaasido, yarkan cabdi shide waa ninka kaliya ee cashuurtii dadka wax ugu qabtay, tii markii la arkay malaha wa lacabsaday oo wixii hore loo cunay ayaa laag baqay in la soo foqo, deeto shirqool dheer ayaa laga soo sheqeeyay iyagoo ta koobad si badheedhah sheekh iyo shariifba sharaftisii meel ugaga dhacay cayna meelkasta la joogsaday.
waxa lagu haystaana waa ma ogoli horumar, ileyn dawlada ayaa sheegi lahayd ama qaban lahyd hadii uu wax dhacee, haregeisaba waataa lagu xidhayee dadka. lakiin shirqool ayay ahayd dawladuna way ogaatay.
intase ka wax qabtay la daba wado xaasidnimo raagtay, kuwii guryaah waaweyn jigjiga iyo lafa ciise kaga dhistay cashuurtii umadna wax la waydiinayn horumarkuna cirka ayuu inoo jiraa.
aaway rayaale aabihii musqmaasuqu, sowka paris iyo bangi kasta ku shubtay lacagtii umada.
shide bileh taariikhda ayuu ku suntanyahay cid maydhi kartaana ma jirto.
waanu haynayaa mayornimda waliba waanu dooran doonaa sannadka soosocdana.
inta horumarka jecelna way nagu taageeri.
aisha.
adigu isku xishoo qofkii naclada meesha isticmaalaha cayda waan oganahay ee isku xishoo.
darbi waa nin runtii dhiig leh, lakiin adi qabiil uunbaa ku madax maray. xaasinimana wad ku darsatay.
Aisha
Sida gabdhaha u hadal oo dhidhiibso Huuno waa maxay nacdashu…?
Horta yarkii Maango Qawrax wali ma firxadkiibuu ku joogaa Itobiya. Halla soo qabto yarkaas, waxaas oo hufo ahba isagaa kiciyay.!
lol labaatan makuhadasheen cabdi shide kahor halkan maxaad kuqorijirteen labo sanno kahorbaan halkan soo siyaartay sidaa uunbaad uhadlayseen dad nacayb iyo beelo iskudir waxayna inigagadhegtay dad ethiopia kayimidbaa naxakuma KEEBAA XAASIDA LABADEENA maidnka kuwaashay dad samaroona oo waliba deegaan ahaan uga dhow amase udhashay meeshan boorama mise aniga oo maalintii halkan iigu horaysay waxaan kufaraxsanaa samaroon isku yimid maantase waxaan abaabulayaa dagaalsokeeye marka hore oo nuuciinaasoodhan lagu nadiifiyo
waxay umuuqataa beelaha qaarkood waaceebayseen laakiin magacdiina waligiinba qarsha ilaahbaa idinla xisaabtami qaarkiina waaba lagaranayaa waana loo qayilayaa waxalagayeelaayo
Hiildanyare Maango itoobiya way soo dhiibi lahayd ee waxa la sheegay in uu dixda harawo ku dhuumanyo oo uu la joogo jabhad uu ina Maasheeyihii waalaa uu halkaa ku ururiyay
Aisha warku waa kaa langadhaynayaa asxaabul murqaan miyaad xaajo ka sugaysaa anaguna waanu u istikhaaro qaadanaynaa cabdi shide baal dahaba ayuu ku jiraa waa ninka kaliya ee wadanka raba in uu hore u socodsiiyo kuwo kale oo badana ILLAAH baanuka sugaynaa gadabuursi isku imantankooduna waa in ay fahmaan yaa u dan ah wadanka su aal baan aad isku weydiiya waar waydinka rayaale u sacabinayee maxaa boorame lagu xasuustaa oo uu ka tagay in walaalaha wada dhashay is dhalay isku diro mooyaane yaa ii sheegi kara wax wax ku oola oo uu u qabtay wadanka waa hadii run laga hadlaayo
Hiildaan,
Arintan ku xigeenka ah ayaa inagu sharciyeeyay?
markaan meelkasta la soo fadhiisano ku xigeen
miyayna ahayn 2nd class citizen.
Samaroon intuu shir jaarid qabto muxuu isugu sharaxi waayay Madexwayne.