Muqdisho – GMN – Hibo Maxamed Gudoon Hibo Nuura oo kamid ah fanaaniinta ugu magaca weyn Somalia ayaa kahadashay qaraxii dhowaan ka dhacay golihii murtida iyo madadalada qaranka ee muqdisho
Hibo nuura oo sheegtay in ay kamid aheyd dadkii ugu horeeyay ee nasiibka uyeeshay in ay ruwaayad ku dhigaan tiyaatarka qaranka waxaa ay sheegtay in aad uga xuntahay dhibaatadii ka dhacday meeshii looga farxin jiray dadka murugeysan
Waxaa ay sheegtay in ujeedadu ay tahay in la cuuryaamiyo isku dayada nuucaas ah laakiin waxey ku baaqday in aan loo hakin oo halkeeda lagasii wado howsha
Waxey hambalyo udirtay abwaan Cabdi dhuux Yuusuf,abwaan Siciid Harawo ,iyo fananka Cabdi Tahliil warsame kuwaas oo ay sheegtay in ay dhib badan usoo mareen Tiyaatarka qaranka 20-kii sano ee lasoo dhaafay
Hibo Nuura ayaa sheegtay in dadka wax dilaya iyo kuwa ladilaayaba ay Somali yihiin waxeyna ku baaqday in la wada hadlo oo la joojiyo dhiiga daadanaya.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com
Categories: Warka (News)
Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
Hibo nura noloow
Hibo Nuura iyo Nimco jaamacba waxaan kula talin lahaa in ay noqdaan siddii Faatuma Haldhaa iyo Qamar Harawo waxaa lagu jira akhiro laacib iyo wakhtigii tobta toosan la hiigsan lahaa.
ali
edooyinkeen way ina xoraynayaane daa
Mahadsanid Hiba Nuura.
Durgiye adiga bal iska aamu waxaadan ogayn haysku tuurin. Oo jar iska xoorkii yara hanoqon!.
Hanni salaan sare see tahay labadaan berri laysma maqlin aniga waan kuu fiicnay adna saas kuu rajaynaya waan is maqli doonaa.
HaniMuuf,
waxaan ku qabay in aad Xamar jajab maanta muufo iyo malay isku dhuuqayso ee wali maad joogta?
mida kale dee ha nagu noqon Ayan Hersi reer Holland waaban ka yaabne.
Salaan Gobeed Inaadeetay hibo maxmed,walee waa geesiyadayadii,waxaad isoo xasuusiyay isku qalooceed iyo maagii aan ku ciyaari jirnay caruurnimadeenii.
@Hiildan….bal inoo raadi heestii hibo ee ” ma ogtahay magaalada muqdishaynu joognaa”
@Hanni Muufo, Salaan Sare…….we miss your wit…..
Anaa Alifiyo Ayban bay baratee Ustaadkii Ada keenay baan ahay kkkk ereyadaasi waxaa iska lahaa AUN Cadi ZINIMOO oo ahaa nin Reerka ah rrta Hiba Nuura soo dhawow Edo waa fanaanad qaaliya oo Somaliyeed kolay Reer Nuur ku Hido ayay u leeyihiin Fanka oo Reer Nuur ayaa aabo u ah fanka Somaliyeed waanan ku faanaynaa Hibo Nuura iyo Ubax Fahmo.
@Cali Wiil Ciise
Daa ha heesaane fanaaniintaasi ma dambiibay ku jiraan adeer waa dumar sharaf leh maxaad ugu diidi Nimco ma ogtahay inuu soo saaray Abwaan Reer Nuur ah waa Xasan Cilmi AUN isagaa soo saaray Nimco iyo Cabdi Nuur Allaale,
Hadaan dhinaca kale wax kaa tuso Cabdi Zinimoo ayaa ahaa Aabaha fanka Somaliyeed AUN la soco waan hida soconaa
jufo
waa runta laakin kaligaa maa ahayn reer qalooceede aniguba waa kula degaan xagaa iyo maaga o waa tii markaan qaloog sokorta u soo doonto aan sii garab ma jiray barkadii weeyneyd iyo beerihii, waxaan kalo xasuustaa hartii biyaha laga cabi jirey ee maaga ku taalay, ala maxaan lo’ ku raacay miyigii, galoocna dee reer badan waan ka aqaana reer waa dhawr iyo qaar kale oo badan,
timacade tana huuno
Haboon
waad ku dhacday waligaa maaga maad tagin way kaa fakatay reer waa dhowrna deegaan halkaa kuma aha 3 reer ayaa degan waa Gabar madow,Reer gaade,iyo reer guuleed.
kayntaa qalooceed aniguba in badan ayaan xoolo daajiyay, maxaa xasuus taala meeshaasi sanadkasta waan taggaa markaasaan caanihii lo’da iyo garawgii iyo jaadkii wadanigii kasoo cuurtaa,Ilaahay ha barakeeyo,haboon laakin miyaad gasahay iskuulkii qalooceed haddaad gashayna sanadkay ahayd.
ali durgiye.
horta dumarkan ilahay toobada ha garansiiyo.
lakiin way ku adagtahay in ay dayaan fanka.
waxan aad uga naxay islaantii sahra axmed, oo walee dhacday hadan aheesaysa, aad ayaan uga naxay.
hibo iyo nimcana way ku daba jiraan lakiin way adagtahay si ay u dayaan.
labada kale ee aad kor ku xustay runtii dad goaan adag ayay ahaayeen waanan ugu hanbalyaynaynaa.
ali durkiye
miyaanay haldhaa mar xijaaban intay jabuuti joogtay jilbaab qaadan markii xerada faraaxaad ku naban ay galaysa sowtii tuurtay markay uk soo gashay dib u heestay waa mar labaadkii waxay heesaha joojisay ilaahay ha u adkeeyee,
jufo
anigu reer ahaan kama wado reer waadhawr ee odayadii qalooc girgidaha dagaan weeyi isaga iyo reer abdilaahi ducaale ee labada bah ahaa waa hadaad garanaysid, gabar madowga anaa kuu og oo reero badan oo hiraab yaa daganaa maaga,
Merci Haboon…….
haboon.
yaa wad ii dhuumatay walee lo jir iyo adhi jirba meesha way iskugu timi.
hiildan waa the best media i ever siin.
mar hadii uu iskugu keenay meesha lo jir iyo adhi jir.
anigu xagaa iyo adhiga ayaan aqaan kodhihii caanaha qaboobaa.
Timacade, iyo Godan salaan sare sweet people.
Aniga Durgiye waa i tuujihaa lakin reer Holland jambalka aad u tuureyso in aan ku eryado waan awoda oo qalbiga yar ee caruurka ah sidi naalo sibir ku dhacday u galo lakin waan iskaa cafin. Caloow ma ogtahay in Muqdisho tecnologie ga yaalahi uusan wadan African ah oolin?. Ma waxaad is ledahay online ma soo noqonayso haday Muqdisho tagto, waa iga wale Muqdisho gaari muraayado bencel ah leh ayaan ku dhex wadan laakin weli ma duulin. Fasaxi summerka lama soo gelin.
To Ali-Durgiye
ceeblaay
ala maxaan u darsaday geedkii aan maydhaxda ka diiran jiray oon xadhig kasooho, xasiidii aan duban jiray iyo mudha castii…….
Habooneey xasiid ma bahasha dhulka laga qodo ee udgoonka badan baa?.
hani huuno waan ku salaamay
xasiid waa ma’is , waa markay wali isku taalo,
idinka soor ayaad ka samaysataan
anaku shuuro marka sida gorowga loo cunna garaax baa la yidhaa iyo fara cad,
Haboon,
Miskiina gorowga iyo ma,is kulahaa hadaad rabto in aad HaniMuufo is af garantaan waxooga AFA OROMO ha moogaan kkkkkkkkkk canbuulo,masango,iyo batar uunga dheh wax kale gasi maayee.
Haniyey Xasiidna waa canbuulo markay darayga tahay ee geedkii uun hada lagao soo jaray waana la duba la soctaa beer waxbaa kama aqaan
Durgiye13
Mahadsanid bahashaas aad shegeyso waan aqaan waxan u aqaan Dhamcaso. Waa cusubtahay ama biyo ayaa lagu kariya europa anagana dabkaan ku saloolna. Laakin geed kale ayaa jiro oo dhulka markuu barwaaqo yahay laga soo qodo oo aan u naqaano Gacato ama Gocoso. Oo udgoonka aad yaabayso. Baadiyaha ayaa la inooga keeni jiray sida looska ayaa taana loogu dubaa ciid la gubay ama falfaliirka oo aan u naqaano cambuulada la gu dubo ciida kulul ee kadib laga rido diirka caanahana lagu cuno ama subaga. Xusus wacan ayaadba i geliseen. Anigu waxaan ahay ari ma raacdo ood ma jiido uskooley dhigata lakin baadiyaha aad ayaan uga war hayn jiray!. Sababto ah xoolo ayaa noo joogi jiray beerana waan ku lahayn labada wabiyood.
caliyoow
maaliintii aan is dhiibaayay ayaan ku dhacay interview oo la i waydiiyay cuntada halkaan soor odhan laha ayaan idhi shuuro waxaa la isoo tuuray negative waxaa la yidhi adigu somali nord baad tahay, intaa wixii ka danbeeyay waan bartay,
haniyeey,
horta wali jabuuti makhaayad maka dalbatay ceebla, caynaan iyo karaaciin….
cali
canbuulo waa digir brown ah iyo qaar kale oo cagaar ah etc…
ma’is ka waxay ka samaystaan daango= salool
iyo soor
kkkkkkkkkkkkkkk Habooneey askarti koonfurta ka tagtay ayaa garaacin micnaheeda nala soo gaadhay inagina qosal ayaan la waaxanay. Qoobabka in Garaacin la yiraahdo ayaa la inaloo sheegay. Shuuro Ethiopia ayaan ka maqlay oo mushaali ayeey shuuro yirahdan.
Halxiraalaha maanta waa:
Gocoso ama Gacato halaaga keeno Qaamuska Waqooyi!.
Haboon,
Digir waxaan haystay in ay tahay SHUMBORO ou bien je me suis trompe?
ali uma maleeyo inay shunburo ku jirto canbuulada
canbuulo waa digir kala nooc ah = differentes sortes graines
digir waa nom commun xagooga
digir = graine
jabuuti malaha nom comuun mid kaste magac gooni ah ayuu leeyahay
inaga hadhuunka wuxuu u kala 2 : mid fintishi oo garaw laga samayo iyo mid laxoox laga samayo iyaga hadhuunka ma isticmaalan, inaguna graines ka ay isticmaalan waqooyi lagama helo, laakin itopiya ayaa ugu isticmaal badan xaga graine(digir) il ya toutes sortes des graines
cali
gocoso soo sheeg
gocos waan maglay laakin gocoso magaranayo
HanniMuufo……Gocos mahino, waa laguu yaqaan hee..kkkkkkkkk waxan maqlay Gucus oo ah game ay reer badiyahu ciyaaraan oo aan hadda ogaaday inay sawaabiso ” base ball ka maraykanku ciyaaraan….
haboon,
gocoso waxaan goconoskii saliida timaha laga samayn jiray ayaa koonfurta somalia ka baxa sida wadamada Afrique de l,ouest.
Timacade waxaad ku qososhay ma yaree noo qarxi bal.
Hal hees ah oo francies ah ayaan soo helay.
Durgiye13 koonfurta waa Afrique inigu Saxaraawi bad tihiin anagana tropical.
timcade
gocos ama gucus waa taa aanba maqlay, gocoso mooyi
@HAnni Muufo…..waxaan isku dayey inan kuu booteeyo oo aan iska dhigo sidii waxan garanayo gocosi waxay tahay, haddana waxan is idhi hanni muufo kadh bay kaaga siin.
Hannimufo Africa ayaan tegayaa sometime in the summer, Laba maalmood baa ii qorshaysan inaan xamar tego. Haddii aad waqtigaa joogto twitter ka Hiildan baan kugu soo raadin. Ma kaftamayo.
@Haboon……maanta afarta kitaaba waad ka jawaabaysaaye waa sidee xaal. Anigu jabouti uunbaan kugu ogaaye, sawdigii ninkii Jufoo ahaa ugu xoog sheegtay Qalooc. dee malaha maalin dhowna Hannimuffo
Timacade,
Xamar goortaad tagayso iigu soo dhiib Hiilka isagaa ii soo diri. Anigu agosto labada week ee ugu dambeya ayaan jogaa Xamar. Ismoogna soo kexee hehe hadii kale waan ku rifi.
Hanni ……..Anigu waan ka horaynayaa waqtigaa, lakiin waan kula socdsiin. Ismoogna adigaa soo kaxayn haday ku yeesho…it is a deal…
Haboon….Waxan u jeeday dee malaha maalin dhowna hannimuufo ayaad xaafadihii xamar ka badin….
timacade huuno
waan fahmay, xamar ma arag laakin waan isku dhiibay xaafada hodan, muqdisho anoo rabay ayuu dagaalku dhacay,
Lovely song. Thank you.
kkkk.
anigu haboon waan u qiray maanta walee.
markay ka sheekaysay arimahaa ku ku taxan.
lakiin kodhihii iyo qarbidkii kamay sheekayn.
funny maanta ayuu ugu fiicanyahay hiildan.
@ hanimuufo.
xalxiladhahaasi waa kelamda gucus.
waxa ay ahaan jirtay nooc ka mida ciyaarta oo odaydii hore ee rer boorama ciyaari jireen, waxan xasuustaa yusuf gadhle oo ku ciyaaraya meel la iskugu iman jiray galabtii.
i think it is very close to golf.
Sodhawaw hibo nura waa fananada qaranka somaliyeed waa fananad qali ah waxan xasusta hesaha qaranka aya u qaday mantana waa la soo dhawaynaynaa hadayba XAMAR CADEY imanayso waxay soo buqanaysa GURIGE KU YALAY BAAR UBAX edo xayaka laah
@ Jufo
Waa runtaa Oo hore ayaan u samaynay Xabad joojin tolbaanahay sxb aniga iga heli maysid in aan caayo Reer Faarac Nuur oo tolkay ah hadaad sidaad doonto ii caydo oo aad halkan waxaad doonto kusoo qorto aniga xaaraan bay iga tahay in aan kuugu jawaabo reernimo oo aan caayo tolkay Faarac Nuur sidaad adigu u caayaysid Maxamuud Nuur ani iga heli maysid oo waa ceeb hadii aan is caayo.
Aniga tolka halkan ku kulmaa mid bay igu diidanyihiin waxuu igu yidhaahdaan akhyaarta kala ah Timacade,hiildan,Marunbaa,Ceebla,HanuMuufo iyo qaar kaloo badan waxay igu yidhaahdaan Reer Nuur nimo ayaad noogu faantaa oo nagu qabyaaladaysaa ana waxaan ku idhaa waar toloow Samaroon ayaan ahay ee i daaya wanigan magacan Darbi Samaroon sita taasi ayaa i cadaynaysa in aan ahay nin Samaroon ah markaasay igu yidhaahdaan iska badan anoo halkaa taagan baad adiguna hoos ii celinaysaa oo aad Reer Nuur labo iiga dhigtay waligay qofkii iigu horeeyay ee RR kala qaad qaada ayaad tahay .
waxaan ku weydiiyay hadaad reer Jufa Micidheer tahay yaa iska leh beerta jaadka ee ugu caansan dhulkaa Jufo micidheer hoosteeda dhanka xigta Ethiopia ee koonfur galbeed dhagax gaalka hoostiisa ku taal waa ayo ninka iska leh waa magacii….? bal aan si fiican kusii aqoonsadee beertaasi Jufo Micidheer aanay waxba u dhaxayn RR aad kala qaad qaadaysidna sxb Awowgay Shekh Nuur wuu habaaray cidii kala qaad qaada RR ee iska daa sxb in aad labo ka dhigto RR waana iga talo raalina noqo waxii aan is nidhi waxay iska ahayd kaftan.com cidaad doontona noqo xagayga saamax ayaad ka tahay maanta laga bilaabo waa iboo xabad joojin iyo tolnimo.
Darbi samaroon
Anigu RR Maan kala qaadin sxb ee waa qaca jira uunbaan kuu sheegay iyo siday iila muuqatay,haddana sifiican ayaad uga hadashay arinta ina dhextaala,Markaad i daadifaysay adoo tolkay ah maxaan dee kuula hadhi aniguna,sidaasay horta wax u dhaceen,runtii arinta beeraha jufada hareeraheeda inaan dee kusii talax tago waa ceeb oo dee halkaasi waxaad kasoo helaysaa Aqoonsigayga rasmiga ah mana jecli inaad halkan ku ogaato qofkaan ahay lkn nin reer faarax nuura oo reer ibraahina oo reer dadar ah ayaan ahay markaa sxb intaa in ka badan kuu dhaafin maayee tolnimadeena awgeed waan ku joojin xabada, cafisna waad iga tahay dhankayga.
Waw……We have reer nuur love in the house…..masha alaah……Every little bit helps. I hope it leads to gadabursi love and Somali love and the end of the Somali Misery.
ceeblaaay
ala maxaan caanaha kodhihii caano ku lulay oo u heesay
caanoow hiyoow heedhee
haanteydu waa ceebla
waa ceebla caga toosan
waa gabadh cas oo gaaban….oo juguc juguc ka siiyay
intoon ilmaha dhabarka ku xanbaaro haduu ooyana anoo caanihi lulaya isaga u heesay
hoobeey hobeeya
hooya maxaad la ooyi, weydeed la ooyi
hooyo ma naaskiiba gabnoobey,
gabnooboow gobo’ ka weydey
hooyo geeli baa arooray,
arooro oon ku raagay
ma aabahaa baa socdaalay…..etc
dee miyaan ku sii wadaa markaan gabdhahaygana kabada u sii samaynayo waxaan ku heesi jiray …..
karankor cunimaynoo kariba maynee,
karuur geel ma lahayaayee
gabadh kabada leehey….etc…
hibo mahmed hodoon (hibo nuura) waxaad tahay fanaanadii qarniga markastan maamus gaar ah ayaay dadweynuhu ku hayaan
Magaca fanaanadu wa hibo maxamad huddoon, ee maha gudoon.
We love Samaroon