hiildan.
sharciyan waa waa sidaad shegtay ama wasiirku sheegay. lakiin canasiirta ka daba yuuda haysa ee adeerkaa soo fuulaysa ayaan ka yaabay.
iyo wlaiba qaar loo soo dhiibayo hanjabaad iyo bug.
waxan filayay in ay qabtaan odaygan gadiid, ileen awalba mayor kuxigeen buu ahaaye.
waxa loo qaban kari laayahay saylici madaxtooyada ha ku dhex xidho.
adigu london ka soo afuuf bahasha, anaguba waanu ka soo afuufi jirnee ilaa canada.
guul shide bile
maxaa niga run ah ma shaqsi jacaylbaa warkiinu mise waa qabyaalada gaamurtay ee reer boorama jilbaha u laabtay.
Ma arkeyseen habeen horaa mar u mayeer Shide waraysi dhiibaayay waxaa xaga dambee laga maqlaayay sacab iyo sawaxaan aad moodo in ay meesha joogan dad loo qodbeyn,cajiib halke lagu arkay qof masuul ah oo la waraysan hadana loo sacaba tumi walee meesha Boorama waxba ka soo salaq-salaq leh.
OK Ceebla. warkii oo kooban, waxan farayaa taliye Arraweelo inuu xabsiga u taxaabo dhammaanba 14kii xildhibaan ee ka hor yimidday mudane Bile isla markaana sharciga dalka jabiyay.
Ceebla……………Anigu waxaan qabaa lagamaba qaadi karo mayor nimada ina shide, waayo haddii laga qaado silsilada aanan rabin inaan halkan ka sheego ayaa furfurmaysa. Ilama aha inay dawlada somaliland leedahay awood siyaasadeed oo ay beelaha qaarkood kaga xanaajiso, especially habar cafaan.
Malihi Habar cafaan beelaha kale ayey ka awood badantahay, lakiin sida uu hadda, maanta xaalku yahay, dawladu malaha awood siyaasadeed oo ay ku fuliso bedelida mayorka. Bilo ka dib haddii uu jawiga siyaasadu is bedelo waa laga yabaa.
hadii ina shide mayor danbe boormama ka noqdo waa lagu kala guuri baaa la yidhi waa sidan shekada ku maqlay ,,b.c baa la xajin laayahay baa la yidhi.midkii roon baa reerka u hadhaya,,
HIILDAN
runtii sidani waa wax cajiib ah in b,celi ay inshide u dhaarato oo saylicina uu difaaco waa su,aal daweyn oo madaxa daalinaysa gadiid maxuu ku diiday saylici uu shide ku jeclaaday mida kale qoraaladayda qaarbaan ku cajabin miyaa
Gudoon….Dee miyaan kuu jicliyaa anigaaba kuu sheegay inaanay dadka ka xoog badnayn, lakiin,” hadda” baan ku idhi, dawlada Somaliland malaha awood siyaasadeed oo ay kursi kaga qaado nin habar cafaana. Hadday ka qaadana way eedi.
habar Cafaan awooda siyaasadeed ee ay kuleedahay Awdalna dee waa la wada ogyahay ee maaha wax aan anigu u baahanahay inaan sharxo. Ogow, awooda siyaasadu maaha Kursi dawladeed ood ku fadhido.
Arrinta Musuqmaasuqa, waxan ku weydiiyey ma dawlada aad mucaaridka ku tahay ee aanad rumaysnaynba jiritaankeeda ee aad sheegayso inaanay caadil ahayn ayaad leedahay maalinta ay nin muusafiin ah eedayso xaq weeyi.,……….dee waxaagu waa pick and choose……Haddii logic aad u isticmaasho somaliland lagu sameeyo ” extension” waxay jawaabtu noqon lahayn, meeshu meel nin Samaroon ahi gar ku heli karo maaha. Arrintani waa nuxurka waxa lagu haysto kuwa Awdal State rumaysan ee sanad ka hor Somaliland u nacamlayn jiray ee markii dawladdii rayaale meesha ka baxaday calamada hoosta kala soo baxay………adiguna maanta waad ku markhaati furtay…..
Musuqmaasuqu waa xaaraan, waana in qofka qaata la xidhaa ama ina shide ha ahaado ama ina rayaale ha ahaadee, lakiin dee waa in maxkamad qofka la hor keenaa oo dacwad lagu soo oogaa, waa in uu qofka waqti u helo uu isku difaaco, markaa haddii maxkamadu xukunto cidina ka hadli mayso.
timacade ,,somaliland ma rumaysni mana odhan somaliland ha xidho lakiin tuuga in jail la dhigo buu istaahjila ban ku idhi,, lakii ma somaliland baa ina shide dooratay mise odaydan xilka ka xayuubiyey ,cashuurta awdal laga qaado in awdal loogu shaqeeyo bay aheed lakiin inu hargaysa geeyo oo siduu doono u isticamalo maheen awood mesha ma soconayso boramana laguma kala badna sidan filayo awood kale oo ay leeyihiin ma ogi aniga h.c waxa lagula yaaban yahay nin tuuga oo xoolaha intaa leeg xaday oo hadana sacabka loo tumayo waa mid subxnalah,,b/ c hanjabaysa oo wanu dilaynaa leh ina shide waxan ka dawaday subulaha news hiildan halka kala dawo xana mana mahee
Mid kale an idiinku daro oo ah anigu shaqsiyan waxan rabo inay dhacaan, oo ka baxsan qof iyo qooys iyo qabiil jeclaysi.
Taasi waa marka an iska laalo qaraabo iyo wixii la mid ah, oo an ku noqdo xusbiyadii siyaasadeed
Waxay ila tahay in dhammaanba taageerayaashii UDUB laga badalo maamulka degmada Boorama, oo loo dhiibo taageerayaashii KULMIYE. Bile iyo Gadiid labaduba waxay taageereen UDUB, waxayna kasoo jeedaan isla xusbiga UDUB. Hadday imika labaduba taageeraan KULMIYE oo si cad u sheegaan waalla saamixi karaa, balse layskuma hallayn karo inay berriba taageeri doonaan xisbi kale wakhtigan xaadirka ah, ilaa ay calooshooda soo faqaan. Waar bal ragga ka hadlisiiya oo ha hadlaan oo halla sii dhagaysto ayaan odhan lahaa, waxbaa laga baran doonaaye, doodda iyo duryanku ha socdo hana loo fasaxo inay shirar jaraa’id qabtaan, faa’iido ayaa ugu jirta reer Kulmiyee.
Guddoon……..Dee yaa xidhi markaa, ilayn awood kale oo dawladeed oo kale meesha ma jirtee. Anigu waxa boorama ka socda waqti badana kuma lumiyo, waayo waa dagaalkii qaboobaa ee is huwanta meelna ma gaadho, waxna ma dhacaan, ilaa intaa noolaa sidaa uunbaa la isku jiidayey…….lakiin dee bal bahabar celida hanjabaysa aan soo dhegaysto, Subuluhuna muxuu yahay ( waa qoloma)………kkkkkkkk
timcade mayaanu policeka boorama wax xidhi karin without idoorta qofka danbi gala yaa xidha horta dowlad idoor imika meelna kama shaqayso idoor baba diiday inay is maqlaan markaa ilaahow dowlad umad u keen,mida kale subuluhu waa maxadcse malaha lol
Marka degmada Boorama laga hadlayo waxaan ka mid ahay dadka ugu deegaanka badan Ee Degmada Borama Koonfur iyo Bariba ka dega Beeshaas oo ah Beesha Reer faarax Nuur.
Ina shide bile maxaa lagu cunayaa Anagii deegaanka u lahayn boorama ayaaba ogole Waar Samaroon yarka halaga hadho,Maalin kasta Iidoorbaa Xoolaha Uu aduunyada Magaciina kusoo qaato ku cunay hargaysa Taasi miyaad ka hadashaan Adeerayaal Taaha yaraysta dhe canaasiirtan wiilka ka daba qaylyaysa.
odaygan gadiid waa lagu dulayaa.
lakiin mid baa jirta one week ayaa lagag qaadi o j/y aya aka qaadi.
lakiin chanis ka wayan iyo posiotion kan ka wayn ayaa u soo baxay h/c waxaanu helaynaa gudoomiya gobolka awdal, badhsaabka.
hadii moyr shide lag adayn waayo juqojuqaynta dee badhasaabnimo ayaa noo taal miiska, taas oagada.
gudoon adi waxba ku odhan maayo ina shide tuugna maahin xoolihii dadkana wuxuu wax ugu qabtay waa la arkaya oo ishaa macalina lakiin waa shirqool. kuwii ka horeeyay waxay ku qabteen cashuurtii aya la wadyiin.
intii rayale joogayna dee cidii uu u gayn jiray ee amarka soo siin jirtay aya al aogyahay wan arayaale iyo islaantisiii Huda. kuwaas aya la xidhan.
hadase wax lagu ogyhaay iyo wx dawladi ku haystaa midna ma jirto.
Jufo.
adigu waxan eed sheegi mooyi, reer nuur reer aya ka dega somalland kaasina waa jilibka degen dilla. lakiin reer nuur meel kale ka soo gala awdal maanu maqal. jilibka labadna waa awbare
hadaase noo sheegi, mise dhulkak jibraacinka ayaad isku tirinasyaa waadiga sita magacii degeenkii ibraacinkee.
Marka reer Nuur iyo J/Yoonis sheegto Boorama, ee aniga igu yidhaahdaan sheego Libaaxlay, ayaan diintaba ka bixi gaadhaa…Istaaqfurallah…kkkkkk
Awoowgay Suldaan Faahiye Gadhcase markii Ingiriisku u aqoonsaday inuu yahay suldaanka sharciga ah ee Boorama ka taliya, halkay joogeen dadkan imika Boorama sheeganayi?
Waar labaataneeyo awoow ayaan ku tirsadaa Boorama oo xag Aabo iyo xag Hooyaba leh oo dhammaantoodba ku aasan nawaaxiga Boorama. Waxad yeeshiin aniga war iga dhura, cid kalana ha dhagaysanina…
Walaahi ceebla reer nuurkii borama deganaa oo dhami waxay ahaayeen reer faraax nuur, waliba reer waadhawr…kkkkkkkkkkk Wana xarfaan reer magaala, lakiin kuwan reer maxamuudkaa hadda meel walb isbaaro u dhigtay oo kama muuqdaan dhulkii….
dhowr xaafadood oo boorma degen lagama hadlayo, waxaase laga hadlayaa waa degeenka, degaankase reer nuur waa ii mid hadana dee sidaas ayay kala yihiin.
anigu waan aqaan miyaana i arag marka uu darbi awdal ka hadlaayo kuma dhereeyee in ay dhulka ila leeyihiin ayaan ogahay, waa dilla/awdal kkkk.
kkk.
jufo.
inaadeer mid aan kuu sheego dhulku dhul imka la qaybinayo maahin ama hada la dagayo.
camoud oo kale muusafiin iyo b/aadan ayaa ugu badan beeraha. beeraha ku soo wreegsan beertaas ayaad ka soo gashiin.
siiba muusafiin. hal beer ayuu ku leeyahay reer nuur barkhad aadan. meel kale adaa noo sheegi.
qoorgaab, dee wxa degen sdioo kale muusafiin, bal beeraha ay ku leeyihiin noo soo sheeg iyagna muusafiin wxa ku leh, cabdi dheere, reer awaadan, jirska xuur, soomane, iyo beero kale oo habaryeesif ah. sida caasha dirira, hadan laga tagin mid reer nuura aya ku jirta. magaalo cad ee waa magaalo jibracin since 1960 waxay ku ragister garaysnayd magaalo jibraacin magceeduba. reerna dadgaalkii xabashida ayay waxoogaa ku so degeen.
dhulka kalena hadaan sii kala qaadqaado waa sidaas oo kale.
lakiin hdaad tidhahdid wajaale waan ogolahay in aad degaan ku so gashiin lakiin tiina isaaq ayaad uga timadeen.
mid baanse kuu sheegi maanta boorama gadbuursi wuu wada degenyahay. from ethopia gunteed ilaa harawo ilaa saylac kii ka yimi.
50,ooo eed sheegtay boorama waxa lagu qiyasaa dadk ku nool 100,000. awdal oo dhana 180,000.
markaa tiradaa aad sheegaty waxn u malayn in aana dka fiirsan.
Waad is difaacaysaa Qofkuna markuu difaaca ku jiro dee wax walba wuu kugula doodi karaa, sidaad hadalkaygii ugu jawaabtayna maaha wax qoraalkaygii jawaab u noqon kara.
Sababtuna waxay tahay ,Bal CEEBLA ahaan adigu halkaad degmada borama kasoo gasho iyo cidda aad tahay soo sheeg oo sidaydaa Faahfaahin buuran naga sii.
Inta tuulo ee aan soo sheegayna Anigaa ka ah ”Head Tuulo”
Bal adigu halkaad boorama ka sheeganayso ama tuulo kamida dhulkaad igu haysato oo aad madax tuulo xataa ka tahay soo sheeg.
Gartana tolkaa qaadi Inkastoo aan loo garqaadin rag iyo dumar haddana adigaa fagaaraha is keenee iska xamil haddii aan Biqilka kugu goosto.
jufo.
kkkk.
inaadeer horta runtii ma jeli in gadabuursi ku doodo ana ka badan iyo anaa halkan dega, waayo waxa wanaagsan maahin.
aniguse galbeed iyo waqooyi ayaan ka degaa boorama.
degmada booramana cid aas aastay ayaan ahay ee loogu yimi.
hadaan ka soo dego dee ka bilow airport ka boorama, oo aan lahaa beerta laga gooyay airport baaerii daahir dibiile. oon ugu deeqnay dadwaynaha, ilaa saw qaylo sii jeed iyo soo jeed cid kale naguma taraxdo, holhol ilaa degmo laqas. xagan shcoolka sh.cali jowhar beerta ku taal waa tii daahir galde, oon ugu deeqay schoolka, faarahyo, laas dhiig kidiile, xirsi fariid, cadaad, weeraar , fadhixun, ilaa xuseen meesh la yidha waa dhul aad u kala fog degaan ahaan.
xagan gobolka ila durdurcad ilaa ka soo rog camoud u soo dhaadhac.. qoor gaab waanigaa kuu tiriyay beeraha cida ku leh ilaa laga gaadhayo goroyo cawl.
dhulka gadabuursi degenyahay intaas ayaan ka degaa. aado.
in aad garanwaydo dhulka qaar ayaan ka baqayaa kkk.lakiin adaa codsaday. reer nuur iyo muusafiin runtii la isma barbardhigi karo, waayo dee degmada dilla ayay ka degenyihiin lakiin muuafiin ilaa xeeb ayu gadhay. ilaa xududkak dharwanaje ayuu dhanacan ka soo noqdaa, kolyse cidii dhul kala taqaan ayaa garan.
xaga doodana dee anigu beerihii ayaaban hebel iyo hebel ku idhi, camoud oo kale lakiin adigu bal i soo sheeg beertaas barkhad aadan wax aan ahayn ood ku ledihiin.
magaalo jibraacina waa dee magacega ayaa ii markhaati ah.
waase wada tol uun badiyaaba waa bahdeen
Qolo kasta oo gadabursi ah way degan tahay oo dee reer faarax nuur dabcan way ku leeyihiin dhul degaan, lakiin afartaa qolo ee dusha ku qoran murankama taagna inay dhulka ugu badan boorama hareeraheeda leeyihiin.
Magaalada Borama,markaan anigu ogaa, dee musafiin baa u badna, lakiin hada sidaan maqlay samaroon wuu soo wada barkacay oo cid ka maqaniba majirto. Abaaraha hadda dhacay sanadkanina way kasii darayaan oo intii ku hadhay baadiyana waxay imanyaan magaalada.
@Ceebla wali jawaab kaamaan helin sax ah laakiin waxaad ku gabanaysaa qof beer igu dhex leh taasina degaan laguma noqdo, Anyway Dhulkan ninba waa intii ilaahay ku beeray anigu dadka iskama dhisayo lkn kalsooni badan ayaan isku qabaa,ninka manaafacaadsan doonaana waa aniga ee maaha ninka afka ka sheeganaya,
Bari hore ayaan nin muuse fiina kaftanoo waxaan waydiiyay bal iisheeg 50 Aqal oo Muusafiina oo boorama degan,Wuu awoodi waayay inuu iisheego oo walaahi ah,Beentaana maahoo Muuse fiin dee inaad bar bar dhigto reer nuur adigay kugu ceebtahay,Afkaagana xaal kaa siin maayo,dhulka J/Y Inaad sheegataana waa wax kuu banaan,Abtinimada ayaa sahlaysa in aad dhulkayaga ku murantaan.
@Timo cade……..sxb Dhulkan ilaahay dad ayuu ku beeray Waligay intaan noolaana maan maqal reerahan hoos aad ku xustay oo boorama lagu sheegayo marka laga reerbo Reer AXAMED oo iyagu galbeedka boorama ah,Baribaa aan usoo joogay Gobolka oo la qaybsanayo Shaqaalihii Goob doorashooyinka awdal oo la qaybinayo,waxaana maalintaasi lagu qaybsanayay Xafiiska maamulka gobolka,markii la qaybsaday ee deegaan wixii lagu qaybiyay ayaa qaybtii u badnayd waxaa helay maakaahiil iyo maxadcase ,dabadeed beesha habarcafaan oo dhan oo uu hogaaminayo Dirawal dhawal ayaa isku shubay xafiiskii gudoomiyada awdal,aad ayay ugu botoriyeen gudoomiyihii wuxuuna ugu jawaabay aan ku siiiyo shaqaalaha aad ku ooyaysaane halkeed degtaa ee aan kuugu magacaabaa shaqaalaha,odayadii talo jiqbay ku tidhi iyagoo aan jawaab u helin hadalkii badhasaabka ayay hoolkii isaga baxeen,Anyway ama shir xeego qabo sxb ama dhul aanad lahayn wado ka samee waa kuu wax la’aantii uun.
Dee jufo laba isku helimaysid inaad gadabursiyow gar noo qaada tidhaa aniga iyo ceeblaq, gartii markii la qaadayna aad ka biyo diido….dee markaa garidiid baa lagu odhan……kkkkkk, Anigu labdiina qolo midna maahi, markaa qof aniga iga dhexdhexaadsan heli maysid saxiib………
jufo.
inaadeer sowdiga is maray ee suldankaygii dhanaa caayay.
anigu suldaanada waan sharfiyaa shaqadoodii horena waxba kama sheego, suldanada qaar inkasta oo ay shaqooyin ka xun tan ka soo shaqayn jireen hadana waxba ka sheegi maayo waase la is ogyahay.
Adeer Aw Bare iska xaadiri halkaana ka votee sanadka cid aan ahayn Muuse fiin iyo Reer Axmed iyo inta soo raacda ayaa Borama ka votayn doonta waxii kale waa harowo ilaa zeiylac gabiley Borama waa lagu waashay sawtan habar kastaa usoo kaadi tagtay dadkii reer borama jufo itoobiyaan baad tahay ee wadankaaga iska xaadiri waxba borama haku buquujin dadka
Dhalin yaro xaalkiinu ma ku qabso ku qadimeysid baa….. Borame maanta qollo ma le…waa udubdhexaadkii ….dhalinyaro martida ha la ii nabadgelyo….
ninka suldaanka ku sheegay dirawalku ma cayin ee waxaa uu sheegay shaqo uu hayn jirey ama uu tilmaamay, dee shaqadda sharaf baan ku ogaaye goormay noqotay ceeb?
dee in wax walba wax laga dhigo ma ahin…..
Hadalkiinii oo dhan waxaa isku fuuqsatay Hanifoofo, fadlan isla xishooda,Soomalidu waxay ku mahaahmaahdaa
Seddex ayaa rag ugu liita:-
1. Ma toshe
2. Ma tashade iyo
3 Ma tashiishe
Samaroon sedexdaasba way haysataa maanta ee ka fikira sidan si dhaanta.
Darbi Mustafa Jufo mici dheer waxaan u qaatay inaad raga Samaroone halkan soo gala ka aftahan santihiin waan fahmi laayay sababta tolka aan bartee yaa ii jawaabaya ilma adeerayaalkkkkkkkkk.
Maanta waan kaa daynayaa rasaastii kululayd ee aan kugu dhuftay doorkii dhawayd,Hadda bal waxbaan isku reerbane ma waxaad adkaynaysaa hadalkii adeerkaa ISMAACIIL LUGYAR Ee waagii uu UNDP ushaqayn jiray la waydiiyay ee la yidhi Deegaanka reer faarax nuur ee degmada Borama ka tirsan maxaa la yidhaa ayuu ninkii cadaanka ahaa waydiiyay.
Markaasuu ismaaciil ugu jawaabay waxaa weeye” Dilla Area”
Adiguna maanta tii baad adkaynaysaa waan ku garanay.
Laakiin tolka ha ku qaldin magaca aad sidato ee aad tidhi darbi samaroon ayaan ahay , reer faaraxnuurna waan xaasidayaa dee midaasi waa Mid Subxaanala.
Qoladan degmadii boorama imika sheeganaysana dee dhulkaa horaa loo kala dagay ee hadda lama kala qaybsanayo,iska nasta ilmaadeerayaal beero haddaad rabtaan waan idiin jaraynaa oo dee Maxamed Doodiba waan siinay isagoo Ciida gale ah, idina soo dhawaada Qoodi qoodi waad helaysaane.
Jufo mici dheer Meesha la yidhaa horta yaa jibraacin dejiyay dadku haddaanay kala aqoon Jufada jibraacin ku magacaaban yahay anaa idiin sheegiye isha fura waa mida la hyidhaa ” Jufo gililay” jufada miciga dheerle waxa afarta jiho ka xiga ee ay qabuurahoodii tahay waa reer faaraxnuur,jufada miciga dheerle maaha deegaan ee waa buur,deegaanka afarta jiho ka xigana waxaa la yidhaa,
Dhagax gaalka
Muuse irgin
Magaalo qalooc
Odax
Mar dambe yaanay ishaydu qabanin dad iga daba yooyootamaya sidaasna ku fahma tolkoow.
Samaroon nimimadu waa mid muqadasa dhinac loo dhaafo ma jirto anigaa u baahan iskaashiga samaroon,laakiin dee markay joogto dhexdeena waan is hoga tusaalaynaynaa,ee isma colaadinayno indr sidaa ula usoco xaajadayda.
Magtii Seemaal anigu shaqo kumaan lahayn ee waxaa iska leh masuuliyadeeda Ex Darbi Samaroon,haddana ah Darbi maxamuud ninkaasi kala xidhiidh iyagaa Suldaankii guud ee Beesha daba furay oo dilla uga sacabiyay Snm.
Mida kale anigu reer dilaad ma ihi,arintaasi waa mid reer dilaad hadda u taala,reer xareed hadday meel naga saari waayaana dee ragoodu googarado ha qaateen oo ha u tageen ina raage qaate.
C/raxman shide bile waa nin wax u qabtay gobolka markan shakhsi ahaan ka hadlo masoo marin mayar la mid ah in kaston anan tagin wadanka hadana wan la socona wadanka haduu lacag dhaco Haragaysa malayin dolar aya lagu lunsada ninkas odayga lacagta SNM TA hadu xata qaato Qanimo waaye Hacuno ee halaga leexdo ninka dhaca xolaha SNM ta loo gayn lahaa waa libax waxan dhahi lahaa waku amanan yahay xataa hadu lunsado hanti bobka maamulka Axmad Abaar meelkasta waka jiraa
Ceebladaydii aaway?, caawaba an faanfaannee, farxadeenii weeyee…!!!
Barbarka Muusafiinbaan Bisinka u hayaa….kkkkkkkk
hiildan.
sharciyan waa waa sidaad shegtay ama wasiirku sheegay. lakiin canasiirta ka daba yuuda haysa ee adeerkaa soo fuulaysa ayaan ka yaabay.
iyo wlaiba qaar loo soo dhiibayo hanjabaad iyo bug.
waxan filayay in ay qabtaan odaygan gadiid, ileen awalba mayor kuxigeen buu ahaaye.
waxa loo qaban kari laayahay saylici madaxtooyada ha ku dhex xidho.
adigu london ka soo afuuf bahasha, anaguba waanu ka soo afuufi jirnee ilaa canada.
guul shide bile
Hiildan&Ceebla,
maxaa niga run ah ma shaqsi jacaylbaa warkiinu mise waa qabyaalada gaamurtay ee reer boorama jilbaha u laabtay.
Ma arkeyseen habeen horaa mar u mayeer Shide waraysi dhiibaayay waxaa xaga dambee laga maqlaayay sacab iyo sawaxaan aad moodo in ay meesha joogan dad loo qodbeyn,cajiib halke lagu arkay qof masuul ah oo la waraysan hadana loo sacaba tumi walee meesha Boorama waxba ka soo salaq-salaq leh.
durkiye.
maxaad sidaas u odhan waxqabadka iyo horumarka wadanka ayaanu u hiilinayna.
dadkuna way ku taageersanahayihiin waana dadkii boorama.
OK Ceebla. warkii oo kooban, waxan farayaa taliye Arraweelo inuu xabsiga u taxaabo dhammaanba 14kii xildhibaan ee ka hor yimidday mudane Bile isla markaana sharciga dalka jabiyay.
hiildan.
wakaas taas ayaa lagaa rabaa.
halkaa kaga hay.
Durgiye aad baad sxb noo daristay, Boorama waa hooyga guulwadaynta iyo nacamlaynta, hadana waa hooyga waxbarashada waa wax an is wada qaban karin. Waa kuwii qaarkood garamada u toshay Xirsi iyo gaboose. Imikana hadday qaar kale u sacab tumaan Bile maba xuma, isagu waaba ciyaalkii xaafadda…kkkkkkkk
Ceebla……………Anigu waxaan qabaa lagamaba qaadi karo mayor nimada ina shide, waayo haddii laga qaado silsilada aanan rabin inaan halkan ka sheego ayaa furfurmaysa. Ilama aha inay dawlada somaliland leedahay awood siyaasadeed oo ay beelaha qaarkood kaga xanaajiso, especially habar cafaan.
Malihi Habar cafaan beelaha kale ayey ka awood badantahay, lakiin sida uu hadda, maanta xaalku yahay, dawladu malaha awood siyaasadeed oo ay ku fuliso bedelida mayorka. Bilo ka dib haddii uu jawiga siyaasadu is bedelo waa laga yabaa.
timacade ,,ina shide waa tuuug xilkana already waa laga qaaday in jail la dhigay aheed lakiin ilahay tuugada wuu xarantinimeeyey oo canalaydii uu xaqooda cunay ilaahay baa ka jaraya h.c dadka kama badna kamaba xoog wayna… waa yari darteed waa waxay isku uruursadeen markaa hadad habercafan weeye tuug lagu difaacayo idinkay idin tala lakiin no more cashuur hargaysa la geeyo iyo xatooyo xoolo dadwayne danbe waxan ka yabay umad dhan oo waxban xadnay ku fanaysa subxaanalah…
hadii ina shide mayor danbe boormama ka noqdo waa lagu kala guuri baaa la yidhi waa sidan shekada ku maqlay ,,b.c baa la xajin laayahay baa la yidhi.midkii roon baa reerka u hadhaya,,
HIILDAN
runtii sidani waa wax cajiib ah in b,celi ay inshide u dhaarato oo saylicina uu difaaco waa su,aal daweyn oo madaxa daalinaysa gadiid maxuu ku diiday saylici uu shide ku jeclaaday mida kale qoraaladayda qaarbaan ku cajabin miyaa
B/Celi waxay taageersantahay Meeyar Bile… Saylici wuxu taageersanyahay sharciga iyo Ina Shide Bile.Wixii kale ee la sheego, waa iska uun ‘Sheeko xaannaa mannaa xaarbaa nin dilay’..iwm..kkkkkkkk
Gudoon….Dee miyaan kuu jicliyaa anigaaba kuu sheegay inaanay dadka ka xoog badnayn, lakiin,” hadda” baan ku idhi, dawlada Somaliland malaha awood siyaasadeed oo ay kursi kaga qaado nin habar cafaana. Hadday ka qaadana way eedi.
habar Cafaan awooda siyaasadeed ee ay kuleedahay Awdalna dee waa la wada ogyahay ee maaha wax aan anigu u baahanahay inaan sharxo. Ogow, awooda siyaasadu maaha Kursi dawladeed ood ku fadhido.
Arrinta Musuqmaasuqa, waxan ku weydiiyey ma dawlada aad mucaaridka ku tahay ee aanad rumaysnaynba jiritaankeeda ee aad sheegayso inaanay caadil ahayn ayaad leedahay maalinta ay nin muusafiin ah eedayso xaq weeyi.,……….dee waxaagu waa pick and choose……Haddii logic aad u isticmaasho somaliland lagu sameeyo ” extension” waxay jawaabtu noqon lahayn, meeshu meel nin Samaroon ahi gar ku heli karo maaha. Arrintani waa nuxurka waxa lagu haysto kuwa Awdal State rumaysan ee sanad ka hor Somaliland u nacamlayn jiray ee markii dawladdii rayaale meesha ka baxaday calamada hoosta kala soo baxay………adiguna maanta waad ku markhaati furtay…..
Musuqmaasuqu waa xaaraan, waana in qofka qaata la xidhaa ama ina shide ha ahaado ama ina rayaale ha ahaadee, lakiin dee waa in maxkamad qofka la hor keenaa oo dacwad lagu soo oogaa, waa in uu qofka waqti u helo uu isku difaaco, markaa haddii maxkamadu xukunto cidina ka hadli mayso.
timacade ,,somaliland ma rumaysni mana odhan somaliland ha xidho lakiin tuuga in jail la dhigo buu istaahjila ban ku idhi,, lakii ma somaliland baa ina shide dooratay mise odaydan xilka ka xayuubiyey ,cashuurta awdal laga qaado in awdal loogu shaqeeyo bay aheed lakiin inu hargaysa geeyo oo siduu doono u isticamalo maheen awood mesha ma soconayso boramana laguma kala badna sidan filayo awood kale oo ay leeyihiin ma ogi aniga h.c waxa lagula yaaban yahay nin tuuga oo xoolaha intaa leeg xaday oo hadana sacabka loo tumayo waa mid subxnalah,,b/ c hanjabaysa oo wanu dilaynaa leh ina shide waxan ka dawaday subulaha news hiildan halka kala dawo xana mana mahee
Mid kale an idiinku daro oo ah anigu shaqsiyan waxan rabo inay dhacaan, oo ka baxsan qof iyo qooys iyo qabiil jeclaysi.
Taasi waa marka an iska laalo qaraabo iyo wixii la mid ah, oo an ku noqdo xusbiyadii siyaasadeed
Waxay ila tahay in dhammaanba taageerayaashii UDUB laga badalo maamulka degmada Boorama, oo loo dhiibo taageerayaashii KULMIYE. Bile iyo Gadiid labaduba waxay taageereen UDUB, waxayna kasoo jeedaan isla xusbiga UDUB. Hadday imika labaduba taageeraan KULMIYE oo si cad u sheegaan waalla saamixi karaa, balse layskuma hallayn karo inay berriba taageeri doonaan xisbi kale wakhtigan xaadirka ah, ilaa ay calooshooda soo faqaan. Waar bal ragga ka hadlisiiya oo ha hadlaan oo halla sii dhagaysto ayaan odhan lahaa, waxbaa laga baran doonaaye, doodda iyo duryanku ha socdo hana loo fasaxo inay shirar jaraa’id qabtaan, faa’iido ayaa ugu jirta reer Kulmiyee.
Guddoon……..Dee yaa xidhi markaa, ilayn awood kale oo dawladeed oo kale meesha ma jirtee. Anigu waxa boorama ka socda waqti badana kuma lumiyo, waayo waa dagaalkii qaboobaa ee is huwanta meelna ma gaadho, waxna ma dhacaan, ilaa intaa noolaa sidaa uunbaa la isku jiidayey…….lakiin dee bal bahabar celida hanjabaysa aan soo dhegaysto, Subuluhuna muxuu yahay ( waa qoloma)………kkkkkkkk
timcade mayaanu policeka boorama wax xidhi karin without idoorta qofka danbi gala yaa xidha horta dowlad idoor imika meelna kama shaqayso idoor baba diiday inay is maqlaan markaa ilaahow dowlad umad u keen,mida kale subuluhu waa maxadcse malaha lol
Gudoon………Waa arkay videoga……hanjabaada B/C waa qunbulad duriye/dagaal baan qaadaynaa buu ninku leeyahaye waa sidee oo JY iyo HC toodu shiid ooda layskaga qaado ayuunbay ahaan jirtaye,………..kkkkkkkkkk. Dee anigu bahabar celi reer magaal ah oo fanka iyo suugaanta balaayo ku dhigay uun baan arki jiraye, tan dagaalamaysa ma garanyo, malaha waa kuwa ciisaha la dega oo way bahaloobeen……kkkkk
timacade ,,way dagalamayan xagaa iyo ciisaha u diraynaa haday dagal rabaan waa inay jidka isbaarada ciide dhigtay ka qaadan waaba gesiyal ma kaftamayan
Cabi yare Shide Bile waa Muqaddas Maayernimadiisu
Marka degmada Boorama laga hadlayo waxaan ka mid ahay dadka ugu deegaanka badan Ee Degmada Borama Koonfur iyo Bariba ka dega Beeshaas oo ah Beesha Reer faarax Nuur.
Ina shide bile maxaa lagu cunayaa Anagii deegaanka u lahayn boorama ayaaba ogole Waar Samaroon yarka halaga hadho,Maalin kasta Iidoorbaa Xoolaha Uu aduunyada Magaciina kusoo qaato ku cunay hargaysa Taasi miyaad ka hadashaan Adeerayaal Taaha yaraysta dhe canaasiirtan wiilka ka daba qaylyaysa.
odaygan gadiid waa lagu dulayaa.
lakiin mid baa jirta one week ayaa lagag qaadi o j/y aya aka qaadi.
lakiin chanis ka wayan iyo posiotion kan ka wayn ayaa u soo baxay h/c waxaanu helaynaa gudoomiya gobolka awdal, badhsaabka.
hadii moyr shide lag adayn waayo juqojuqaynta dee badhasaabnimo ayaa noo taal miiska, taas oagada.
gudoon adi waxba ku odhan maayo ina shide tuugna maahin xoolihii dadkana wuxuu wax ugu qabtay waa la arkaya oo ishaa macalina lakiin waa shirqool. kuwii ka horeeyay waxay ku qabteen cashuurtii aya la wadyiin.
intii rayale joogayna dee cidii uu u gayn jiray ee amarka soo siin jirtay aya al aogyahay wan arayaale iyo islaantisiii Huda. kuwaas aya la xidhan.
hadase wax lagu ogyhaay iyo wx dawladi ku haystaa midna ma jirto.
Jufo.
adigu waxan eed sheegi mooyi, reer nuur reer aya ka dega somalland kaasina waa jilibka degen dilla. lakiin reer nuur meel kale ka soo gala awdal maanu maqal. jilibka labadna waa awbare
hadaase noo sheegi, mise dhulkak jibraacinka ayaad isku tirinasyaa waadiga sita magacii degeenkii ibraacinkee.
Marka reer Nuur iyo J/Yoonis sheegto Boorama, ee aniga igu yidhaahdaan sheego Libaaxlay, ayaan diintaba ka bixi gaadhaa…Istaaqfurallah…kkkkkk
Awoowgay Suldaan Faahiye Gadhcase markii Ingiriisku u aqoonsaday inuu yahay suldaanka sharciga ah ee Boorama ka taliya, halkay joogeen dadkan imika Boorama sheeganayi?
Waar labaataneeyo awoow ayaan ku tirsadaa Boorama oo xag Aabo iyo xag Hooyaba leh oo dhammaantoodba ku aasan nawaaxiga Boorama. Waxad yeeshiin aniga war iga dhura, cid kalana ha dhagaysanina…
Walaahi ceebla reer nuurkii borama deganaa oo dhami waxay ahaayeen reer faraax nuur, waliba reer waadhawr…kkkkkkkkkkk Wana xarfaan reer magaala, lakiin kuwan reer maxamuudkaa hadda meel walb isbaaro u dhigtay oo kama muuqdaan dhulkii….
dhowr xaafadood oo boorma degen lagama hadlayo, waxaase laga hadlayaa waa degeenka, degaankase reer nuur waa ii mid hadana dee sidaas ayay kala yihiin.
anigu waan aqaan miyaana i arag marka uu darbi awdal ka hadlaayo kuma dhereeyee in ay dhulka ila leeyihiin ayaan ogahay, waa dilla/awdal kkkk.
Ceebla
Deegaanka Degmada Boorama Inta Reer Faarax nuur ka daganyahay ayaan kuu sheegayaa Ee Indhahaaga sifiican u fur oo waliba ku camal fal.
Waxaan ka bilaabayaa Magaalada Boorama Daanteeda Bari anaa dega, Halkanna waxaan kaaga sii amba qaadayaa Inta deegaan ee aan anigu gaar u leeyahay waana sida tan,
1- Qoorgaab.
2- Caro Qoolaab.
3- Camuud.
4- Walaal Goo.
5 Goroyo Cawl.
5- Shirwac lagu baanay.
6-Tulida.
7- Baal dheere.
8- Sh.Nuur.
9- Odax.
10-Qalooc.
11-Maaga.
12-Jufo Gililay.
13-Magaalo Cad.
14-Garbo Haadlay.
15-Old Camuud.
16-Old Baki.
17-Tuugo ku balanti.
18-Cali iyo Sugaal.
Intaa aan soo tiriyay waa Goobaha degmada Boorama ay ka degantahay Beesha reer faarax nuur.
Dadka jaahilka ka ah dhulka samaroon siduu ukala deganyahay halkan ha ka bartaan.
Haddaba inantaa Ceebla Bal ciday tahay iyo halkay iyadu dagmada boorama kasoo gasho ha noo sheegto.
intaas oo goobood markaan Ka codeeyana waxaan keenaa waa ugu yaraan ”50,000” cod.
Haddaba tolkay Samaroon haddaanay mumaafaqadi ku jirin Garta ha noo qaadaan Beelahan Boorama nagula murmayaa.
kkk.
jufo.
inaadeer mid aan kuu sheego dhulku dhul imka la qaybinayo maahin ama hada la dagayo.
camoud oo kale muusafiin iyo b/aadan ayaa ugu badan beeraha. beeraha ku soo wreegsan beertaas ayaad ka soo gashiin.
siiba muusafiin. hal beer ayuu ku leeyahay reer nuur barkhad aadan. meel kale adaa noo sheegi.
qoorgaab, dee wxa degen sdioo kale muusafiin, bal beeraha ay ku leeyihiin noo soo sheeg iyagna muusafiin wxa ku leh, cabdi dheere, reer awaadan, jirska xuur, soomane, iyo beero kale oo habaryeesif ah. sida caasha dirira, hadan laga tagin mid reer nuura aya ku jirta. magaalo cad ee waa magaalo jibracin since 1960 waxay ku ragister garaysnayd magaalo jibraacin magceeduba. reerna dadgaalkii xabashida ayay waxoogaa ku so degeen.
dhulka kalena hadaan sii kala qaadqaado waa sidaas oo kale.
lakiin hdaad tidhahdid wajaale waan ogolahay in aad degaan ku so gashiin lakiin tiina isaaq ayaad uga timadeen.
mid baanse kuu sheegi maanta boorama gadbuursi wuu wada degenyahay. from ethopia gunteed ilaa harawo ilaa saylac kii ka yimi.
50,ooo eed sheegtay boorama waxa lagu qiyasaa dadk ku nool 100,000. awdal oo dhana 180,000.
markaa tiradaa aad sheegaty waxn u malayn in aana dka fiirsan.
Ceeba
Waad is difaacaysaa Qofkuna markuu difaaca ku jiro dee wax walba wuu kugula doodi karaa, sidaad hadalkaygii ugu jawaabtayna maaha wax qoraalkaygii jawaab u noqon kara.
Sababtuna waxay tahay ,Bal CEEBLA ahaan adigu halkaad degmada borama kasoo gasho iyo cidda aad tahay soo sheeg oo sidaydaa Faahfaahin buuran naga sii.
Inta tuulo ee aan soo sheegayna Anigaa ka ah ”Head Tuulo”
Bal adigu halkaad boorama ka sheeganayso ama tuulo kamida dhulkaad igu haysato oo aad madax tuulo xataa ka tahay soo sheeg.
Gartana tolkaa qaadi Inkastoo aan loo garqaadin rag iyo dumar haddana adigaa fagaaraha is keenee iska xamil haddii aan Biqilka kugu goosto.
Cadayntayda oo kale ayaan hadda kaa sugayaa.
jufo.
kkkk.
inaadeer horta runtii ma jeli in gadabuursi ku doodo ana ka badan iyo anaa halkan dega, waayo waxa wanaagsan maahin.
aniguse galbeed iyo waqooyi ayaan ka degaa boorama.
degmada booramana cid aas aastay ayaan ahay ee loogu yimi.
hadaan ka soo dego dee ka bilow airport ka boorama, oo aan lahaa beerta laga gooyay airport baaerii daahir dibiile. oon ugu deeqnay dadwaynaha, ilaa saw qaylo sii jeed iyo soo jeed cid kale naguma taraxdo, holhol ilaa degmo laqas. xagan shcoolka sh.cali jowhar beerta ku taal waa tii daahir galde, oon ugu deeqay schoolka, faarahyo, laas dhiig kidiile, xirsi fariid, cadaad, weeraar , fadhixun, ilaa xuseen meesh la yidha waa dhul aad u kala fog degaan ahaan.
xagan gobolka ila durdurcad ilaa ka soo rog camoud u soo dhaadhac.. qoor gaab waanigaa kuu tiriyay beeraha cida ku leh ilaa laga gaadhayo goroyo cawl.
dhulka gadabuursi degenyahay intaas ayaan ka degaa. aado.
in aad garanwaydo dhulka qaar ayaan ka baqayaa kkk.lakiin adaa codsaday. reer nuur iyo muusafiin runtii la isma barbardhigi karo, waayo dee degmada dilla ayay ka degenyihiin lakiin muuafiin ilaa xeeb ayu gadhay. ilaa xududkak dharwanaje ayuu dhanacan ka soo noqdaa, kolyse cidii dhul kala taqaan ayaa garan.
xaga doodana dee anigu beerihii ayaaban hebel iyo hebel ku idhi, camoud oo kale lakiin adigu bal i soo sheeg beertaas barkhad aadan wax aan ahayn ood ku ledihiin.
magaalo jibraacina waa dee magacega ayaa ii markhaati ah.
waase wada tol uun badiyaaba waa bahdeen
Juffo, saxiib…….Deegaanka Boorama dadka dhul ahaan ugu badani waa sidan:
habar yeesif
Muusafiin
reer axamad
xeebjire
Qolo kasta oo gadabursi ah way degan tahay oo dee reer faarax nuur dabcan way ku leeyihiin dhul degaan, lakiin afartaa qolo ee dusha ku qoran murankama taagna inay dhulka ugu badan boorama hareeraheeda leeyihiin.
Magaalada Borama,markaan anigu ogaa, dee musafiin baa u badna, lakiin hada sidaan maqlay samaroon wuu soo wada barkacay oo cid ka maqaniba majirto. Abaaraha hadda dhacay sanadkanina way kasii darayaan oo intii ku hadhay baadiyana waxay imanyaan magaalada.
@Ceebla wali jawaab kaamaan helin sax ah laakiin waxaad ku gabanaysaa qof beer igu dhex leh taasina degaan laguma noqdo, Anyway Dhulkan ninba waa intii ilaahay ku beeray anigu dadka iskama dhisayo lkn kalsooni badan ayaan isku qabaa,ninka manaafacaadsan doonaana waa aniga ee maaha ninka afka ka sheeganaya,
Bari hore ayaan nin muuse fiina kaftanoo waxaan waydiiyay bal iisheeg 50 Aqal oo Muusafiina oo boorama degan,Wuu awoodi waayay inuu iisheego oo walaahi ah,Beentaana maahoo Muuse fiin dee inaad bar bar dhigto reer nuur adigay kugu ceebtahay,Afkaagana xaal kaa siin maayo,dhulka J/Y Inaad sheegataana waa wax kuu banaan,Abtinimada ayaa sahlaysa in aad dhulkayaga ku murantaan.
@Timo cade……..sxb Dhulkan ilaahay dad ayuu ku beeray Waligay intaan noolaana maan maqal reerahan hoos aad ku xustay oo boorama lagu sheegayo marka laga reerbo Reer AXAMED oo iyagu galbeedka boorama ah,Baribaa aan usoo joogay Gobolka oo la qaybsanayo Shaqaalihii Goob doorashooyinka awdal oo la qaybinayo,waxaana maalintaasi lagu qaybsanayay Xafiiska maamulka gobolka,markii la qaybsaday ee deegaan wixii lagu qaybiyay ayaa qaybtii u badnayd waxaa helay maakaahiil iyo maxadcase ,dabadeed beesha habarcafaan oo dhan oo uu hogaaminayo Dirawal dhawal ayaa isku shubay xafiiskii gudoomiyada awdal,aad ayay ugu botoriyeen gudoomiyihii wuxuuna ugu jawaabay aan ku siiiyo shaqaalaha aad ku ooyaysaane halkeed degtaa ee aan kuugu magacaabaa shaqaalaha,odayadii talo jiqbay ku tidhi iyagoo aan jawaab u helin hadalkii badhasaabka ayay hoolkii isaga baxeen,Anyway ama shir xeego qabo sxb ama dhul aanad lahayn wado ka samee waa kuu wax la’aantii uun.
jufo.
mala maad akhriyin aad u akhri qoraalka.
cadayna wan kuu tiriyay dadka leh maclaa beerihii lakiin adigu waad ka gabanysa. waayo dee waxbanad is la hayn.
1960 degmada boorama waxa ks oo baxay.
cabdi xasan buuni. xeebjire.
aadan isaq. reer axamed
yusuf cilmi nacayo. muusafiin
dadkan kale maba jirin. rer nuurna x.ibrahim nuur oo dilla aha.
markaa taariikhdu way qorantahay.
xiligii rayaale ee dhul doonkii wuu dhamaday.
lakiin ogow samaroon hada boormaa waa wada degenyahay.
Dee jufo laba isku helimaysid inaad gadabursiyow gar noo qaada tidhaa aniga iyo ceeblaq, gartii markii la qaadayna aad ka biyo diido….dee markaa garidiid baa lagu odhan……kkkkkk, Anigu labdiina qolo midna maahi, markaa qof aniga iga dhexdhexaadsan heli maysid saxiib………
Jufo……….dee ninka habar cafaan oo dhami Suldaan u dooratay, maaha inaad Dirawal Dhawal ugu yeedho, maaha qayb ka mid ah doodeena, waana dhaqan xumo.
jufo.
inaadeer sowdiga is maray ee suldankaygii dhanaa caayay.
anigu suldaanada waan sharfiyaa shaqadoodii horena waxba kama sheego, suldanada qaar inkasta oo ay shaqooyin ka xun tan ka soo shaqayn jireen hadana waxba ka sheegi maayo waase la is ogyahay.
Jufo
Adeer Aw Bare iska xaadiri halkaana ka votee sanadka cid aan ahayn Muuse fiin iyo Reer Axmed iyo inta soo raacda ayaa Borama ka votayn doonta waxii kale waa harowo ilaa zeiylac gabiley Borama waa lagu waashay sawtan habar kastaa usoo kaadi tagtay dadkii reer borama jufo itoobiyaan baad tahay ee wadankaaga iska xaadiri waxba borama haku buquujin dadka
hakumormina boorama boorama waxay kutaal XOOGA XIRSI MUUDE soobaadha qabiilkiisa ciduu ahaa ayaa iskaleh dhul ahaan magaalo ahaanse waa caasimadoo cidwalba way joogtaa imika
Habaryeesif baa boorama kagabadan reer Nuur!!!!!!!!!!!!!!!!
taasi waa dagaalka qabaw ee imika reerihii shuruudaha qabiilnimo buuxin kariwaayey markii beelqudha la iskaga dhigay hadana dalbalaadhsi iyo dadbalaadhsi hoosta gawadaan
waxaan arki jirnay dal balaadhsi hadana waxaa labilaabay dadbalaadhsi oo waxaalasameeyaa intoo tiro an jirin afka laga sheegto sanduuqyada foodka lagushubto h/c reer abtigay intay siyaasad ku hirdamayeen labada beelood ee makadoor ayeyka faa iidaysteen
Dhalin yaro xaalkiinu ma ku qabso ku qadimeysid baa….. Borame maanta qollo ma le…waa udubdhexaadkii ….dhalinyaro martida ha la ii nabadgelyo….
ninka suldaanka ku sheegay dirawalku ma cayin ee waxaa uu sheegay shaqo uu hayn jirey ama uu tilmaamay, dee shaqadda sharaf baan ku ogaaye goormay noqotay ceeb?
dee in wax walba wax laga dhigo ma ahin…..
Salaan sare asxaabta,
Jufooyin magaalo isku sheeganaya anaa leh maya anaa leh anaa u badan. Kor uga kaca aduunka dhan baa isu furan. Magaaladana inti ku jirtaay calafkood tahay. Aawayse waxan iniga sugaye Millitery agende Samaroon ah. Mase arinta wax baa iska bedelay?.
jufomici
geedkii jiridlehba xarbaa jabiyee jibraacin ma y baxay jufada dheer
magaca aad wadataa waa qalad labax walaalgoo iyo diladililiq
mida kale waan kuu jeedaa oo waxaagu kaftan baaha waa cuqdad iyo xiqdi kugu raagtay
doodaadu waa mid caadifad iyo caloolxumo aad tolkaa samaroon weyni uqabto waana tan kugu imtixaantay reer abtigaa reer xareedxagato
habarcafaan dhul waad u diiday ma cirkaydagaan markaa oo waa curka soo dhac bal aan hadlkaagii hal ka xuso
timacada reerahii uu tiriyey waxaad ka soo qaadatay reer axamed masidaas baad ku caafimaad qabtaa
midakale dhulkan aad soosheegatay dadkii lahaa ma kaneecaa dhamaysay
waxaan la yaabay
1.tuli ayaa daga jibraacinkii ma ka raaftay
2.gorayacawlr reermaxamed musafin makhaylreeraxamed ma daadbaa qaaday
3.camuudreeraxamed,musafiin.reermaxamed.habaryeesifma sunaabi baala tagtay
4baki waxa y badan waa reer maxamed musafiin iyakana ba tuufaanbaa la tagay waar anigu ku odhanmaayo reernuur ma dagao dhulkab aad tirisay laakiin waalawada dagaa
meel nin u gaar ahi hada ma jirto ee xaqsoor noqo oo qabyaalada iyo caadifada beenta ah dadka ka dhaaf
BAKI IYO RUQI reernuur markuu dhulkiisii inanlayaal iyo yaradku bixiyey ayuu soo dagay dhulkaad xaqa u lahayd oo dhan maad sheegay
1 wahaale
2.geedaha isasudhan
3.qadaw
4 kalabaydh
dhulkaa xoog baalagaaga qaatay oo waad qarisay in aad ka hadasho ilayn samaroonka ayaad eryan taqaanaane
waxa la isku raacay in raga maalinkasta bilaa sobobta loogu dilo beerahooda iyo gur yahooga haday samaroon hal idinka dililahaayeed aad dabqabadsiin lahaydeen boorama sidii aadbeertii xaajigaba aad xooga ugu qaadateen
JUFO MAGACA ISKA BADAL OO DHULKAAGA MAGACOODA QAADO
PLZZZZZZZZZ
Hadalkiinii oo dhan waxaa isku fuuqsatay Hanifoofo, fadlan isla xishooda,Soomalidu waxay ku mahaahmaahdaa
Seddex ayaa rag ugu liita:-
1. Ma toshe
2. Ma tashade iyo
3 Ma tashiishe
Samaroon sedexdaasba way haysataa maanta ee ka fikira sidan si dhaanta.
Darbi Mustafa Jufo mici dheer waxaan u qaatay inaad raga Samaroone halkan soo gala ka aftahan santihiin waan fahmi laayay sababta tolka aan bartee yaa ii jawaabaya ilma adeerayaalkkkkkkkkk.
Godan Ismoog, yaa u jawaabi kara, waa shaqsiyad iga yaabisay.kkkkkkk
Hiildan waa runtaa waan ku salaamay.
Darbi Samaroon
Maanta waan kaa daynayaa rasaastii kululayd ee aan kugu dhuftay doorkii dhawayd,Hadda bal waxbaan isku reerbane ma waxaad adkaynaysaa hadalkii adeerkaa ISMAACIIL LUGYAR Ee waagii uu UNDP ushaqayn jiray la waydiiyay ee la yidhi Deegaanka reer faarax nuur ee degmada Borama ka tirsan maxaa la yidhaa ayuu ninkii cadaanka ahaa waydiiyay.
Markaasuu ismaaciil ugu jawaabay waxaa weeye” Dilla Area”
Adiguna maanta tii baad adkaynaysaa waan ku garanay.
Laakiin tolka ha ku qaldin magaca aad sidato ee aad tidhi darbi samaroon ayaan ahay , reer faaraxnuurna waan xaasidayaa dee midaasi waa Mid Subxaanala.
Qoladan degmadii boorama imika sheeganaysana dee dhulkaa horaa loo kala dagay ee hadda lama kala qaybsanayo,iska nasta ilmaadeerayaal beero haddaad rabtaan waan idiin jaraynaa oo dee Maxamed Doodiba waan siinay isagoo Ciida gale ah, idina soo dhawaada Qoodi qoodi waad helaysaane.
Jufo mici dheer Meesha la yidhaa horta yaa jibraacin dejiyay dadku haddaanay kala aqoon Jufada jibraacin ku magacaaban yahay anaa idiin sheegiye isha fura waa mida la hyidhaa ” Jufo gililay” jufada miciga dheerle waxa afarta jiho ka xiga ee ay qabuurahoodii tahay waa reer faaraxnuur,jufada miciga dheerle maaha deegaan ee waa buur,deegaanka afarta jiho ka xigana waxaa la yidhaa,
Dhagax gaalka
Muuse irgin
Magaalo qalooc
Odax
Mar dambe yaanay ishaydu qabanin dad iga daba yooyootamaya sidaasna ku fahma tolkoow.
HIILDAN
waan ku salaamay inaabti shalay qoraalkaba waad iga joojisay
WAAYO, sabab
Suldaan cabdiraxmaan jaamac dhawal sidaan u magacaabay xaalbaan ka bixiyay raali ahaada tolkayoow qalinkaa ila taraaraxay oo waan iloobay suldaanimadiiye thx intaad i xasuusiseen,waxaana sababay inaan iloobo muddo yar ayuu xilka hayaa waanan la qabsan wali.
Raali ahaada
jufamici ex walaalgoo
waxaan moodaayey in aad reernuur iyo wax ka sareeye aad u doodayso ma reerfaarax ayaa bansiinku kaaga dhamaaday
waa ayaandaro
magtii seemaal ragii lagu laayey ma soo qaaday inkastoo smaroon uu aduunka meelkastaba ka soo diray lacag oo aan islahaa malaha lacagtaa reernuur hub ayey siisan doonaanoo ragaa qaaliga ahaa wey isoo aari doonaan
Hoodo
Samaroon nimimadu waa mid muqadasa dhinac loo dhaafo ma jirto anigaa u baahan iskaashiga samaroon,laakiin dee markay joogto dhexdeena waan is hoga tusaalaynaynaa,ee isma colaadinayno indr sidaa ula usoco xaajadayda.
Magtii Seemaal anigu shaqo kumaan lahayn ee waxaa iska leh masuuliyadeeda Ex Darbi Samaroon,haddana ah Darbi maxamuud ninkaasi kala xidhiidh iyagaa Suldaankii guud ee Beesha daba furay oo dilla uga sacabiyay Snm.
Mida kale anigu reer dilaad ma ihi,arintaasi waa mid reer dilaad hadda u taala,reer xareed hadday meel naga saari waayaana dee ragoodu googarado ha qaateen oo ha u tageen ina raage qaate.
Samaroonimadu waa Muqadas Horeyna waan ugu dhintay haddana waan u dhimanayaa.
away ismoog taasaan hayaye. ma godan bay soo qaadatay.war ileyn. samroon dhulkii baa idinku soo yaraaday. way dinkan magaalada borama isku wada haystee?
mayorka hadii lagu soo oogay wax dhac . sow inlaga sugo maaha inta maxkamadu kusoo cadeynayso dambiga.
jufo.
suldaanku waa suldaanka guud ee somaliland. markaa reer somaliland oo dhan ayuu suldaan u noqonayaa adna waad ku jirtaa .
markaa hada laga bilaabo iska jir.
yaan lagaa maqlin deel qaaf danbe.
suldaanka guud ee somaliland suldaan c/raxmaan jaamac dhawal.
xagaa hargeisaad ayaa looga doortay. in uu hogaamiyo suldaanada somaliand.
Ceebla
Maan moodayn odaygu ilaa halkaa inuu gaadhay waan ku hambalyaynaynaa Inkastoo anuu aanan aaminsanayn Somaliland, Awdalstate,iyo somaliyada gubanaysaba Anyway wixii aad u doortaanba waan ku ixtiraamaynaa Suldaanka.
C/raxman shide bile waa nin wax u qabtay gobolka markan shakhsi ahaan ka hadlo masoo marin mayar la mid ah in kaston anan tagin wadanka hadana wan la socona wadanka haduu lacag dhaco Haragaysa malayin dolar aya lagu lunsada ninkas odayga lacagta SNM TA hadu xata qaato Qanimo waaye Hacuno ee halaga leexdo ninka dhaca xolaha SNM ta loo gayn lahaa waa libax waxan dhahi lahaa waku amanan yahay xataa hadu lunsado hanti bobka maamulka Axmad Abaar meelkasta waka jiraa
Ismoog waxay ku qurux badnayd magacii hore ee Ismoog. Magacan Godan ma fiicna..kkkkkkkkkkkkkk
RUNTU DHAN .GAYDO BENTA KA DHEEROW.
DAADKU YUU KU QAADIN ..Awdal Jirjir
Tariikhda dib uraac maxaad ka ogtahay? siyaasiyiintii beelaha _xeebjire ee ( Cafaan)
Raysal Wasaare Ku Xigeeenkii Dawladii Somalia 1960 Ilaa 1964
Name – Cabdi Xasan Buuni
Clan – Xeebjire (Habar Cafaaan)
…
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cuna Kaydinta Somalia
Name – Sheekh Muuse Jaamac Goodaad
Clan – Xeebjire (Habar Cafaaan)
Agaasimaha Guud Ee xanaanada Xoolaha Iyo Dhirtiyo Daaqa Somalia
Name – Xasan Xaaji
Clan – Xeebjire ( Habar Cafaan)
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dalxiiska Somalia
Name – Mixile
Clan – Xeebjire (Habar Cafaan)
Gudoomiyaha Maxakamad Bad baadada Somalia
Name – Ileeye
Clan – Xeebjire (Habar Cafaan)
Xisaaabiyihii Guud ee Ciidamada Qalabka Sida
Colonel Xuseen Cismaan Waaberi (Ina Jodhob)
Clan – xeeb jire ( Habar Cafaan )

Somaliland
Musharax/M/wayne /x/ Ucid
Name: Dr.maxamed rashiid sheekh xasan
ah_na w/arimaha dawlaha s/land
Clan xeebjire (Hbar Cafaan)
W/ isku xidhaka gola_yaash
Name: Xuseen caynaan
Clan Xeebjire( Habar Cafaan)
G/ku xigeebka G/guurtida
Name: sheekh muuse jaamac goodaad
Clan Xeebjire Habar Cafaan
Maayir+ Badhasaab markaliya
Name:maxamed muuse barkhad( Sangoor)
G/Awdal,Gabilay iyo salal ee X/ Ucid
Name:X/Abiibokar Xuseen miicaad( shiine dheere)
Dalka _Jabouty.
M/ku xigeenkii xisbigii macaardaka
Name: captain Good
ah_na la taliyahay w/arimaha dibada imika.
Clan Xeebjire ( Habar Cafaan )
Xildhibaan
Name: kartoon
Clan Xeebjire (Habar Cafaan)
Xildhiban
Name:siciid
Clan Xeebjire ( Habar Cafaan)
 
Ethopia
wa so wadanaa………..