Awdal Waa Dhulkaygoo, Dhabtii Aan U Jecelahay


About these ads

Categories: Suugaan(Somali Literature)

64 replies »

  1. Codka gabadhaas heesaysi runtii waa Dahabi, ma garanayo qofka ay tahay, balse waa fannaanad aad u cod macaan, laxan wanaagsan ayay heestu leedahay. Aad baan u salaamayaa inantaas iyo ciddii laxanka, iyo midhaha hal abuurtay.

  2. Masha allah codka dahabiga wanan soo dhawaynaynaa Awdal waa dalkaygi nacam waa dalkagi wanan ku mahad celinayna fananita hestan

  3. maasha allaaaaaaah ,, dhiig niman laheen baa damiiirki dhaqaaqine awdalwaa dhulkaygii dhabti aan u jecelahay waaw

  4. awdal state intaasay isku maaweeliyaan, xafladan la qabto 18 may ee somaliland loogu dabaal dego qurbuhu waabay waashay somalidii kale oo dhan oo hada nin walba tuuladiisa ayuu calan u samaystay 2 fanaan wuu kiraysanayaa halkaasuu ka dhaanisaay habeenkii oo dhan somaliland waxay noqotay laga barayaaba laga badi kkkkkkkkkk

    bal ila eega umuuratn xafalad qurabaha looga dabaal dego 18 maybaa u horaysay sanadwalba waa la qaban jiray si ictiraaf raadinta kor loogu qaado oo meelaha lagu qabto lagu marti qaado masuuliinta dawladaa sida xildhibaano iwm

    malaha 2009 wixii ka danbeeyey kumanaan maamul goboleed ayaa calamo samaystay oo iyana sanadwalba ciyaara qaarkood sida kastuumo iyo awdal state waxayba uga jeedaan somaliland ku xumayn halka kuwa kalena ay ku dayasho waalan ka tahay. somalida fartay somaliland dhaqaajiaba way dhaqaajiyaan,

    1 abhadbaanu samaynay siyaad barre la dagaalanta somalidii oo dhanbaa jabhado samaystay aan meel loo raaco lahayn oo wadankiiba boobay

    2 dawladbaanu samaynay aan somalia ahayn oo calan iyo lacag iyo ciidanba leh iyo dastuur, puntlandbaa nalaga daba keenay oo intii aanu samaynayba samaysay oo copy garaysay maba xumaynbee puntland baa yaabtay markii galmudugna ku dayatay ee gaalkacyo laba loo kala gooyey, galmudug ayaa sii yaabtay markii ay maamul goboleedyadii tarada ka bateen ee ximin iyo xeevbna iskeentay.

    3 somailandbaa ugu horaysay meel madaxweyne samaysata siyaad barre dabadii layaab may lahayn oo somalia hadaanu ka g,onay khasabay ahayd in aanu madaxweyne ama ra,iisul wasaare miduun yeelano si aanu dal jira u noqono, bal maamul goboleedyadan midwalba dhowrka madaxweyne leeyahay maxay uga jeedaan illeen yagu madaxweytna waabay qabaan oo shariifbaa u ahe?

    4 xafladii yarayd ee aanu ku tuman jirnayna waa kuwaa somalidii dhabqiyey ee midwalba mixerka iibsaday calankana toshay, mudaharaadkii ictiraafka lo dhigi jiray qaarbaaba hada soo baxay naga daba mudaharaada oo waxaanu sheegno wax kasoo horjeda yaguna sheega sida ay ku dhaqaaqeen kastuumo iyo awdal state kkkkkk.

    yaaab

  5. hiildan waan kusalamay inadere fananadu maa ogiid iney qalikutahaye awdal state iyoo intii uhalgantaa marwoo sharaf mudaane weyaan inader lakiin ficiilba istradeka keeney waa hoyoo samaroon .
    waad iin aad uhabalyesaa inadere .

    Hambalyoo Hambalyoo Samiya Hassan Robleh Masha allah
    Amin amin amin

  6. Mahadsani Ayaan, magacaas fannaanada ayaan raadinayay – SAAMIYA HASSAN ROOBLEH. Waxan u hayaa 19 heesood oo Awdal ku saabsan iyo Riwaayad buuxda.

  7. mashaa alaah saamiya magaca hajiro aad ban uga helay heestan iyo murtida aay xanbarsan tahay awdal state guul

  8. hiildan ma 19 awdalstate mise awdalsomaliand taadi ah bad u haysaa waxan awdalstate aheen ka yeelimayso fananadan la soco

  9. kuwan dance wali may ku jiraan. ilaahay ha u hanuuniyo.
    dawlad dance ku khaatumaysatay. dawlad wax dhista ayaan arki jirnee tu dance uun ku jirta wa kow. cimragaga oo raagaa geel dhalay ayuu ku tusaa. 2years dance.

    • CEEBLA JALOUSE DHIMO WAX JIRA BANAD AHAYN.ISAQA KU WAASHEY ”WEBSITEDADA SAMAROON”KUWINA TAGAA..FANAANDA WEYN QAALIGA AAH EE SHARAFTA IYO KARAMADA MARWOO SAMIYAA HASSAN ROBLEH INADHEER DAHABOOOOO NOLOOW CADAWQAA HAA JABOO HA DHINTOO NOLOOOOOOOW SAMIYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA

  10. dawlada cirka lagu dhisay oo doorkan waxoogaa dad ah ayaa cake iyo sharaab ka soo cabay ayaan maqlee. walee dad dhoohan weeyaan kuwaasi. adeer surmi ayay dad u goeen dhulkii ee u dira kuwaas ayaa wax idiinka baahane. hana ka xishoonina hadii aad fail garowdeen dee waxkasta way dhacdaa. lakiin ha is odhanina failed hadaad tihiin ku celceliya same mistake again and again.
    waan ognahay in ay socon wayeen waxaad u socoteen lakiin maahin in aad wali xaflad ku jaahwareerisaan supporterskiina waxan idin odhan lahaa qirta oo iska jojiya waxan waa wax aan loo dulqaadan karine.

  11. ceebla cunsurnimada ka weeynow oo dadka tolkaaya waa hadaad garan ood wax wadaag idinka dhaxeeyo kala hadh durmaanka towrinimada ah ee laguu dhiibay waa dad dareen iyo damiir leh oo ka go’antahay in aay durmaankaa kula qaataan caga dhigo ceeblaay kuwii kaaga xiinbadnaama ka quuste taad u qayline. Laba daanmood ayaad kala dagatihiin waanad kala war la’dihiin ee ha ku dheeraan maalin baa iman doonta sida aad wax moodayso noqondoonin.

  12. samaroonstate will never fail,ahmed bullshit. waad iska hadashay we will never fail waanad arki doonta anagoo awdalstate calankeeda ka taagno caro gadabuursi waxan balan kugu qaadaya in aan goor ay noqotaba dhulkayga idoor ka sifeeyo shaqadeedina aan wadno marka wax bilaman ama system bilaamo it takes time idoor 8 year or more bay ku qadatay inay hargaysa iyo burco galaan awdalstate ha sugi waayin very soon idoor iyo daba dhilifkooda waa la karbashi doona ,,hadii nabad la wayana nacas igama libin helo naxriisna uma galao ,,, god bless awdalstate

  13. walee gadabuursi baan turub baran waar bal yar eega
    dadka wadhan Calixaydh ilaa Baki haddii inta xsaflada lagu dhagay gargaar loogugeynlahaa Walaahi waxbay tari lahayd.
    bal u fiirso kolba qof lagu marti qaadayo aduunkiina oo kaa sii liita oon lahayn damiirkaa naxaya oo ku xusuusinaya marba halyey Gadabuursi lahaa oon waxba u qabanin.wuxu yidhi Abdi kaamil allaha ha u naxariisto.maxaa ka danbeeyey heestiisii uu midha iyo laxankaba lahaa in maxaase loogu abaalguday.

  14. fathia.
    inaadeer anigu wali waxan fahmi la’ayhay xaga ay awdalstate u socoto ma hawiye oo xataa jufo yar oo ka sii hoosaysa muruursade shan loo qaybiyo kuu haysta in aad ka yartahay. maxaad ka heli maxayse somaliweyn kuu soo wadaa, xagayse joogtaa somaliweyn, waxadse ka wayday somaliland miyaad ka heli somaliweyn,
    shantii soomaliyeed maanta somaliland ayaa fikriyan waxa xor ah jirta maanta.
    nimankan daarood ee ku leh siday buuhoodle u gubaynayso u gubo cidii wax ka qaadata aya ka liidata. waad aragtaa ssc waxay joogtaa halkii aynu joognay 1991, ma halkaas ayaan dib ugu noqonaa???.
    caqliga caadifad ka madaxbanaani wuu garan karaa. halka ay u socoto. balse reer awdal state ha ka jawabaan.

  15. durdura geel baa ku jaba eey damacina waa xunyahayey dantuna waa lama huraan ,,, hani heesta isoo raadi sis,somaia ha noolato somalia ha is raacdo ilahay siyaad u naxariiso

  16. samaroonstate wax la yidhaa ma jirto, awdal ciise ayaa ku nool, gabooye, gadabuursi , iyo waliba isaaq.
    dulmi diid dulmi doon ha igu noqon.

  17. ninkaa ciise dhageyso qoladan aaminsann samaroonstate

    • CEEBLA MA HAJIGAGII BA KANI KKKKKKKK????WALEE XUMAANTA KUGU JIRTAA CIISE WARABAN SO DHIGTEEY MEESHA..CIISE DAGSIIN BU KU LEYAHAY DHUULKA GADABURSI WAX KALEEY LA IIMO CEEBLAHAY???DJIBOUTI WAXA KU NOOL 300.000 OO SAMAROON AAH 150.000 OO ISAQ AAH 400.000 OO CIISE AAH 500.000 OO AFAR AAH IYO 50.000 OO ARAAB IYO DAROOD IYO HAWIYEEY AAH.MARKA MAMUULKANA WA CIISE .MARKA AWDALSTATE OF SOMALIA MAMUULKISAA SAMAROON BA ISKA LEEY SHICIBKU WA KU NOLAAN GARAA.UN POINT CEST TOUT WAX KALEY MA AHAYSAA.CIISE WARABE ANAGA KA NAQAANA MADAME MII??????

  18. ceebla waxan ku dhaaran in aad idoorad xun oo is qarinaysa tahay lakiin noocaga uma joojino nagu dhex walo kolba wax kaa nixiya mooye wax kale gadabuursi kala kulmi maysid. ma hadad caro samroon idoor iyo ciise siisay yaa kalba ma xishotid ee orod idoortiini u tag,samaroon wuu kacay oo idoor danbe walee cashuurta dumarkayga suuqa shaah ku karinaya ka guran maayo waxaa inoo balan ah dagaal gadabursi kama yara idoor hadii aan idoor daba cayuun iska celin wayno markaa hana gumaystaan hadii kale ilaa geed deble waan ka xoraayn idoorta taasa balan ah adiga wax laala googoosto uma qalantid lakiin markad bilaa edebnimo noola timado in lagu jwaabo weeye

  19. wax xunoo idoorland ku asaasaqay ma yara,somaliwayn is onthe way siilaanyo sakhraan wuu wareeray ougost 4 bilood ba ka hadhay waa qasab miss clinton said ,, we believe in unified somalia>wax ka yar somaliwayn cidna lagama yelo thank god darawishtii baaba kacday ingriska diray raga gaal cad wadanka ka diaray idoor dabo cayuun ma u daahaya,, guul awdalstate of somalia

  20. gudoon dalka baro,
    cida kula degen hadii kale waa dulmi diid dulmi doon.
    ninkaa ciise wuxuu sheegayana dhageyso. in qabiilku sii kala furfurmi. waa gadabuursi 3 state yeelan

  21. tana kuraaxaystahttp://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=O8chwYlOw38

  22. gadoon iyadiibaa gadoontay gudabiirsinan mawada godoon bayka dhigay saaaaaaaaaaaa hadii aad isaaq lacalowdo xagee somali umaraysaa bal iswaydii anigaa isaaqa samaroon manebci waa walaalahay markasta dadka waan iska xignaa lakiin adiga iyo qaarka loobadan fikrkiinu ma aha kii samaroon lagu yaqaanay waxna u dhimi maysaan guusha samaroon ku leeyahay somali land ,, anigu waxaneelayahay guulaysta waligiin somali land guul

  23. waanu lada gaalamaynaa hadii anu hay dwlda somali land qurbameer fikir majeerteen takana kama ogolin dhulka somalind ilaa inta laga aqoon saqnayo haidiikale waa la iskaga nolaan guul somaliland

  24. gadoon borame dawlada dhexe cashuuri ka am sooga sho dawladii daahir haystay gabilay baa kabijirtay oo lacagta looga soo qadi jiray lakiin saylici iyo siilanyo waxay ka dhigeen hada meel isku filan oo dha qale heedu isbixiyo laakiin gobolkale lacag laga ma qaado lasoco min dhaa waxay ku dah heen borama lacag laga qadaa waa been meel lacag laga qaado waxa jirta barbara goboladu banki bay lee yihiin markaa wll cid cid gumay sata manu arag adigu hadaad somali ubugto ad aniga wala shay xamar bay dagentahay waxana kala amin sanahay laba dowladood lasoco somali land way guulaysdanay saa

  25. hani moofo ma guda biirsibaa mise waa hawiye ileen waxay sheegataa hawiye hadana reer ha gudabiiri way u kala hiili saaaaaaaaaaaaaaa waan ka yabay jawaab ayaan suga yaaaa?

  26. inanta gabyeysi waxay tidhi “qoridaba ninkii sida kaladilaaya samaroon amakii ildabaayee dan ugaarasoofsaday alow dawga garansii dambigiisa nagaqabo”
    Awdalstate hanoolaato.

  27. Bal isku eeg farqiga u dhaxeeya Gudoon iyo Timacade…….

    Cali Durkiye ayaan ka xanaaqi jiray markuu lahaa Samaroon rag ma leh oo dumar bay leeyihiin,Arintaasina maryo dhiig leh ayaan ku kala furan gaadhnay Cali Durkiye Sanado ka hor lkn waxaa ii muuqatay in ay Ciise run sheegayaan markaan tixraaco dacaayadaasi ay ku lafjabinayaan raga Samaroon ee ah in dumarka Samaroon ka karti iyo karaamo badanyihiin raga Samaroon waa sax Wiil Ciise maanta ayaan ogaaday intii hore oo dhan been ayaan u haystay dumarkayaga ayaa na dhaama oo naga karti iyo karaamo badan maanta.

    Gudoon waxay aaminsantahay maadaama dawlad Somaliyeed maanta aanay ka shaqayn gobolada woqooyiga iyo gobolada bari ilaa gobolada dhexe ee Somalia waxaa taasi badiil u noqday in reerkastaaba samaysto dawlad yar oo maamul goboleed ku meel gaadh ah (Transition state) ah inta la gaadhaayo dawlad buuxda oo Somaliyeed waa sax oo ma xuma maanta waanad arkaysaan in reer kastaa samaystay sidaasi oo kale maamul goboleed matala danta deegaan kasta iyo dadkiisa degan lkn waxay nasiib daro ku dhacday raga Samaroon oo aaminsan in ay Isaaq u damaba fadhiistaan wax kasta xitaa Tacsidii Cabdillaahi Yuusuf waxaa ay Samaroon sugayeen inta horta ay Isaaq tacsiyadaynayaa markii Axmed Siillaanyo tacsiyadeeyay ayay ayaguna sidii shimbirtii Baqbaqaa ka daba hadleen oo ay tacsiyadeeyeen aygoo hadana hoostaa kayara baqaya oo isleh aar maa lagu sanifaa nina kuma dhiiran karo wax aan Isaaq go’aamin waana ceeb in dhulkeena oo ah deegaan balaadhan Lawyacado ilaa Gabiley aan u habrano oo aan Isaaq ka sugno maamulka dhulkaasi iyo maareytiisa oo aan Awdal State ka raacno SNM.

    Adigoo sugi inta ay dawlad Somaliyeed dhalanayso maxaa kuu diiday inaad maamul gaar ah samaysato intaasi oo dhan oo Isaaq maamulkooda aad u ogolaan in dhulkeena la inala maamusho koodana ay noqdo mid ayaga u gaar ah,Ayagu waxy qaybsadeen keenii iyo koodiiba sheekaduna waa kayga anaa iska leh kaagana kula lihi taasi ayay dumarka Samaroon ka dhiidhiyeen oo ay doonayaan in Samaroon yeesho maamul u gaar ah si aan Somali ula sinaano reerkasta marka wax la qaybsanaayo,

    Timacade haduu Samaroon yahay waxuu aaminsanyahay dan ay diidantahay Fudoon oo haweenay Samaroon ah sxbkay Timacade waxuu doonayaa in ay Isaaq inaga masul noqdaan wax kasta xataa dhulkeena ay ka masuul noqdaan oo hadii cadaw kale soo weeraro waxaa difaacaaya Isaaq ayaa ka dhaadhacsan waxaa ka dhaadhacsan haday Timaad dawlad Somaliyeed in aan sidaan hada u daba fadhino SNM aan sidaasi inagoo aan huuq odhan ku tagno meel lagu qaybsanaayo dawlad Somaliyeed waana qalad dee hadhaw waxaa lala hadli doonaa uun SNM ee adiga wax ba lgau weydiin maayo sababtoo ah waxaad timid adigoo SNM kuu hadlayso SNM ayuunbaa wax lasiin markaasina Muusiga naxdinta ayaa kugu qaylyi doona cidna kuu joojin mayso.

  28. Darbi brother mawqifkaygu sidaa wuu ka duwanyahay, miyaanad ogayn xalay intaad huruday inaan aniga iyo Gudoon….guul Awdal State mar kaliya wada nidhi…….kkkkkk

    Adiguna haddii aad magaca aad sheegataa run yahay, qaraabo inaan nahay baa laga yabaaye dee inaad ka marqaati furto gadabursinimadaydaa laga yabaaye is jir…….kkkkkkkkk

  29. Timacade

    Adeer waxba iskuma nihin ee ha ila qabsan qaraabona manihin adigoo kale ilaa aad waxay dumarku diianyihiin aad ka hadho xataa hadii aan meel iskasoo galo oo aan qaraabo nahay isma naqaan waayo waxaad tolkaa u qaadayso waa wax liitinimo inoo hordeedaaya.

  30. waar kuwan qurbaha ku waashay. waqtiga ha iska ridina
    Hargeisa Samaroon meel laga maro ma laha.
    odayashii Samaroon ee jidadka dhisayay Jabuuti ayay joogaan oo Isaaqa Jabuuti ayaa lacag u uririnaya. markaa dadku waa walaalo. naagahan qurbaha ku waareeray shaqo kale ha raadsadaan.

    Gudoon, ?Borama tag dadka jooga way kula yaabi. waxay dhihi waar gabadhan goorma ayaa dhulka ugu dambeysay.
    waliigiinba computerka buuxiya. Samaroon iyo Isaaq midna iniima oga. Gudoon intaad key board xoreyn lahayd watigaaga wax kale ugu faaiidayso.

    Shukri, Adigu waxaad u baahantahay in mentally lagu baadho.
    qof waalan ayaad tahay waxa aad ka hadlayso waa wax aan jirin.

    Fathia, no comments for you.

    • MOHAMED OW!!!! ANIGA ”SNM NECEEB”XANUUN LA YIDHADO AYA II AYAA IYO WALII ”AWDALSTATE IYO MIDNIMOO SAMAROON’LA YIDHADOO AYA II AYAA ADIGA MAXA KU AYA OOD WEBSADADA GADABURSI ”KA SO DOONTEEY???WA YAABEEY..DJIBOUTI NA ..BEENTA WEYAAN LACAG LA URURINAYOO MA JIRTO .JE SUIS UNE DORIGINE AWDALSTATE NEE A DJIBOUTI MARKASII BEENTA IYO DICIFNIMADA JOOJII.VIVE AWDALSTATE LONGUE VIE AWDALSTATE QUE DIEU PROTEGE ET BENISSE AWDALSTATE AAMIN AMIIN AAMIIN .GUDOON INAHDEER NOLOOW HALGAMA WEYN .FATHIA HALGAN WAN KU SALAMEEY.HIILDAN AWDALSTATE WAN KU SALAMEEY ADIGANA

  31. Darbi…..Waxan tolkay u rabaayi waa wax xaq ah oo aan nabadgelyo ku heli karo, oo tolkeena inoogu dhaw ee isaaq inagu xidha, oo tolkeena ku xiga ee darrod inagu xidhi kara oo tolkeena kusii xiga ee hawiye inagu xidhi kara oo Somali oo dhan inagu xidhi kara. Waxa aad adigu raadinaysaa waa inaan colaadsano kuwa inoogu xiga, lakiin aan soo dhawaysano cid kasta oo kale. taasina saxiib ma shaqaynayso. Qaraabanimada aan sheegayeyna waa dhinaca Isaaq, lakiin dee malaha waabad dafirtaa inaad isaaq qaraabo tihiin…..kkkk

    The road to Strong Somali union goes through Gabilay and HArgeisa and Buro. hablaheena Sharfta leh ee ay gudoon ka mid tahay anigu taladaydii waa taa , waxan kuleeyahay igu soo daba fayla, anigaa rasaasta isku dhigiye. Adiga iyo kuwa Awdal State wataa waxad rabtaan inaad walaaheen, hooyooyinkeen, gabdhihii aan dhalay, inaad safka hore dhigtaan, oo aad lacagtooda yar ee ay caruurta u save gareeyeen aad ku qayishaan, rasaastana iskaga dhigtaan. Waxba ha beerlaxasan, hablaheena anigaa kaaga lexejeclo badan saxiib.

  32. Tom iyo Jerry iyo asxaabta dhan salaan sare,

    Maanta Muqsdisho qarax baa gilgilay. Dagaal iniguma ogi. Hadii kale bahalaha aan morelka lahayn ayaa ubadka iniga duufsanaya. Oo heer waxaytagaysa Hooyada saygeeda soo dil la yiraahdo janadaad aadiye. Inankana aabihii. Iyagoo la soo drogeeye ayeey naftooda qaliga arin raqiisa ku waynayaan. Brathers and Sisters ka jooga dagaal aag laysu galo, afka kaliya iyo dadaalka ayaa inagu filan.

    Dhisa Gobolka dekedo iyo airportiyo lacagtad qori ku iibsanaysaan. Hadii la inaga diidana dacwo ilaa heer calami ah ku ooga cidi ini hor istaagto. U ogolaada Gobalka in ganacsigu afrika oo dhan ku fidsamo. Ka fogaada sheekhyada aan la garanayn ee leh diin baan inii wadna. Diinti awowayashiin iniiga tageen baa inigu filan.

  33. darbi samaroon thanks huuno adiga iyo anigu isku mawqif baan nahay goor ay noqotana waan xoraysan doona dhulkeena,,timacade show fulay baad aheed waxad rabta wax aan nabadgelyo ku hesho somalidu nabad ma fahanto qori caaradii iyo raganimo baa la fahmaa maxaa hada lagu haystaa dhulbahante iyagoo dhulkoodi jooga maxaa loola dagalamaya maxaa idoor ka maqan, ayaa idoor waqooyi somalia masuul uga dhigay? sow maha waan idin leenahay meelna ma mari kartiin african ma fahmo wax dagaal ka yar markaad karbashto waa lagu ixtiraami lakin intaad nabad rabto waa lagu adoonsan,kasoo qaad in heshiis la galay ahaa in aan nabad ku wada noolano waa laga noqday heshiiski sidii lagu heshiyey wax uma socdane dee wan ka noqonay heshiiskii baa la yidhi iyo kama noqon kartin ,, iyaga idoor sow somaliwayn waan ka baxnay ma laha maxaa markaa dadkale u diidayna inay meshan isku magacowday somali land ka baxan mida kale waxad tidhi jidka somaliwayn loo maraa hargaysuu dhex maraa somaliwayn hawadaba waan u maraynaa or iskeen wan isku taagi karnaa waxwalba oo dowlad lagu noqdo waan leenahay ee sidaa ula soco,, timacade adiga iyo samaroonka kula mida ilahay xaqa ha idin tuso waxan anaga arkayno ma arkaysiin which is too bad,,god bless my awdalstate

  34. Guddoon……….fule aa, Walee Guddoney imabada taqaanide, in libaax sanka taabte ayaa la i yidhaadaayoo, iga walee hadaan dagaal galo inaanay cidi iga badinayn…..kkkkkkkk
    The choice is simpe, anigu nabad baan wax ku raadin, haddii aan ku waayana aniga ayaa dagaalka galiye adiga walaashay gudoon ah kuu diri maayo inaad dagaal tegto. Darbi, waxuu raboo inuu isgau adiga kuu heeso, oo uu ku dagaal galiyo, lacagta yar ee welfarekana kaa cuno, dabdeedna uu cagaha wax ka dayo ama kugu daba dhuunto.

  35. Timacade

    Adeer horaan kuugu sheegay waxba isku nihin tolnimadii Samaroon ayaa isla fahmi la’nahay markaasaad iila imanaysaa tu SNM iyo Isaaq adeer anuu Isaaq meelna kama soo galo ma aqaan wax SNM ah oo aan wax isku nahay majiro anigu Samaroon Samaroon dhalay ayaan ahay waliba hadaan hoos usii socdo Reer Nuur Reer Nuur dhalay baan Nuurun calaa Nuur ee waxba aniga ha igu beer laxawsan mocoyday baa ah Suuban Dhaaweed iyo sheeko aan soconaynin hadaad tan Samaroon ee tolnimo igu xidhiidhinayn oo aanad ila fahmaynin halganka aan ku jiro iyo xoreynta dhulkeena ay SNM haysato dee igala tag qaraabanimada SNM ee aad sheeganayso bada kula dhac/

    HaniMuufo

    Aad baan uga xumahay abaayo qaraxa maanta ka dhacay ee ay fulisay naagta xun ee xijaabka qadhmuunayd, walaahi sawirada aan halkaa ka arkay waa naxdin ma dhooftaa baa i qabatay oo askarta dawlada magashaa oo Alshabaab gam maka siisaa lkn hadana waxaan xasuustay Alshabaabka woqooyiga ayaa horta ka horeeya kan koonfur waayo idinkaa kaasi ku filan waana idiinku duceeyay inaad ka sifaysaanargagixisaa wadanka anagana nagu daaya kuwan woqooyiga ee SNM ayaan dhawaan ka xoreyn doonaa dhulka.

  36. ninka maxamed kulahaa odayadii samaroon ee dariiqa dhisaayey jabuutay ka dhawrtaysanayaan hadaad xaq ku hadlayso maxay ku dhacday in mucaawinadii wadankan somaliland sheegta loogutalagalay hargaysaiyo berbera iyo burco lagu qurxiyo reer awdala soo dhowrtaystaan
    taadakale waan ognahay mucaawinada soomaaliya soogaadha inaa %40 somaliland lasiiyo waliba maqarsataane waad noogu faantaan idinkoole Saudi Arabia Kuwait baa nagu caawisay
    nacasnimada reer awdal inimaba yidhaahdaan waar ma sadexdanmagaalo unbaa kuqoraa mucaawinada
    teedakale Gabilay ma ogtahay inaa bari dhawayd malyano lasiiyey oo walib tvyada laga sheegaayey binina boorama lasiin waanasiib waxanse layaabaa sidaa dadka inigagaraaliya malaha waysixranyihiin.

  37. Aisha,

    Marka hore ma odhan cid baa qarafaysanaysa.
    Marka labaad waxan kaaga jeeda dadku waa wada walaalo.
    Mucaawinada ibtiinii waad heshaan Saylici Iyo Amakl Mizan ayaa la idiinku soo dhiibay.

    Dalku waa nabad buuqa ka daaya.
    intiina halkan wax ku soo qortaa horta soo heshiiya ka dibna
    Beesha dhexe soo hor fariista. ma garatay.
    Samaroon=Oromo waana run marka soo kala dhamaada.
    Nikiiska London ha la joojiyo.
    Riyo Statena magaca ha laga bedelo.
    Tolwaa ula baxa.

  38. Mr. Caateye

    wxa lagu soo eedayay dambiyo badan.

    1. Riyo State samaynteeda in aad adigu bilowday ka dibna aad
    ka muquuratay.
    2. ku yar oo Canada joogayna aad u balan qaaday jago Ugaas
    ka dibna kaga baxday.
    3. Ceelka laga qoday Libaaxley in aad ugu balanqaday in laga
    qodo Harowo lkn aad leexisay
    4. Samaroonka meesha soo gala u kala eexato adigoo
    isticmalaaya 1+Saylici=Samliland
    5. Dadka ka soo jeeda qawmiyada kale oo aad tuurto.

    • Mr Mohamed aad baad u mahadsantahay your Honour..!

      Hadii an iska difaaco dacwadahaas laygu soo oogay, marka hore garyaqaankaygu waa aniga laftarkayga.

      - RiyoState anuu waan ku riyooday laakiin riyadii run way noqonwayday, oo subaxii markii an soo toosay ayuunbaan arkay anoo London Jooga. Markaasaan iska istaaqfuralaystay.

      - Ugaaska waxan u ballan qaaday haddii uu Saylac dagayo inuu noqonayo ugaaskanaga, laakiin reer Harawaa jiitay, sidaasaan uga baxay

      - Ceelka laga qoday Libaaxlay laga qoday waxan ku ballan qaaday in Harawa laga qodo, laakiin shuruud ayaa ku xidhnayd oo ahayd in shabakada Harowo dhammaanba joojiso adyadaha iyo af-lagaada qaawan. Shuruudii way kasoo bixi waayeen sidaasaan uga leexiyay

      - Samaroonka meesha soo gala waan u kala eexdaa, sobabtoo ah iyaguba halkan masoo wada galaan iyagoo gacmaha is haysta oo wada jira. Sidaa daraadeed kolba intii Saylici taageersan ayaan u eexdaa maadaama aanay iyagu marka horaba isu ujeedo ahayn.

      - Dadka qoowmiyadaha kale kasoo jeeda shabakad deeqda uma hayo. Shabakadaydu way yartahay….

      Your Honour I am Guilty As Charged…!!!

  39. Derbi,

    Waad ku mahadsantahay tacsida aad u dirtay umada laysku qarxiye. Bro dagaal horta ama waa la gala ama waa laga jogaa wax u dhexeeyo waa maraxnimo.

    Cudud millitery oo inigu filan ma haysaan?, Ileen cudud millitery oo Samaroon oo dhoola tus samayhayso indhaan leehay ma sarine. Hadii in dagaalka in uu idiin fududaato aad rabtaan ciidana haysataan. Xiriir wacan la yeesha Khatumo. Habeen barna ku bilaawa xabada horay iyo gadaal.Waqti uu reerkan isku diyaariyo ma helayo oo wuu kala figigixeyn. Laakin hadaad af waaxato ood dagaal iclaamiso adoon ciidan kuu ratibnayn waa dhibaato inteeda la eg. Reerkani isagana hoosta ayuu kaa guraya. Bal hada ilaah un baa og waxyeelada hoose aay inii gaysanayaan iyo shabaqyada aay inii dadiyeen. Ilaa aad Awdalstate ku dhawaqdeen. Marka weligaa afdaboolan dahab baa la yiri. Waxaad maagantahay waa lagu dhaqaqaye lama baafiyo.

  40. Mohamed,

    Dadku wax way isku doonan karaan, waxna waa la istari karaa, laakiin waxanan isqabanayn Gagadabuursi baa Boorama ka kicitimay si’ay Isaaq wax u waydiistaan, waxayna u dhaqaaqeen xaggaa iyo Djibouti kkkkkkkkkkkkkkk tani Hani han u dayno.

  41. raali ahaw waxaan ku moodaayey nin iidoora laakiin imika waxaan ogaaday inaad dabadhilf iidoorkaliitatahay.afkaagana adaa kayidhi djabuutaa isaaqa jooga la iniiga qaadhama

  42. HaniMuufo

    Halkan ka daawo sidii qaraxii maanta u dhacay tiyaatarka muqdisho waakan aad baan uga xumahay.

  43. snm somali bay u dalamay say haldaayo xoriyadii wala hayaaye laakiin hada magac kale ayaa lalbaxayaa hadii jawigu isbadalo

  44. darbi sxb cid laad ka xiiqday maxad xamar u tagiwaday markahor xamr soo xoree kadib halkan aad u dhaltay dayuurad u samee xamar aad ku aadid ileen aniga colaad baad ii hay saaye

  45. SAHAL,

    Anuu mafahmid naxa la iidaynayo?

  46. انا لله وانا اليه لراجعون waxa an aad uga xumahay qaraxa maanta ka dhacay muqdisho intii ku dhimatay waxaan leehay alle haw naxariisto intii ay ka tageena samir iyo imaan inta dhaawaca ahna cafimaad sareecana alla ha siiyo umada kalee ku nool iyo intii maant dhibaadada ka badbaadayna illaah cadawga ha ka qabto Amiin…

  47. aadbaan uga xumahay dad k soomaliyeed ee maanta ku geeryooday qaraaxaas waan uga tac siyadaynayaa ilahay how naxariisto inta dhimatay inta kalena ilahay ha caafiyo amiin amiin maalin baa iman doonta laxisabin doono dadkaa iyo kuwii diyarada ha lala dhcayba

  48. snm garbage baa tahay waa dagalki aad adiga bilowday wadankoo dhisan baa qashinkiina soo gashen dumiseen waa midhihii geedkii aad beeerteen baa ilaa manta la guranaya waana la idinla xisaabtami doona marka dowlad somalliyed oo xoog leh dhalato kuwa diyaaradha lala dhacaynna adigoo idoor ah baa dadkaga usoo jiiday in diyaarado lala dhaco sidii xoolaha baad hargaysa oo dagan soo gashay markasa adiga iyo abaha iyo duqaaydii la gubay wana istaahishiin in sida la idiin galo, siyaad did a good job ,hadii dowlada maraykanka aan joogo jabhad hubaysan soo gasho dowlada waxa masuul ka saran yahay in jabhada lala dagalamo lana karbasho marka dowladii somaliyed shaqadeedi bay qabsatay ha iska dhigin dad wax fahmi kara waxa tihiin jaahil aan aduunka wax badan ka fahmayn good bye and god bless awdalstate

  49. noolow samiya awdal wanu imani o qori ayanu sdana o wanu xoreyni doona
    abari way dhacdey lakin dadku waxay doortay silanyo iyo saylici waxbana uma qabanayan o ka kuwi geyay xamar dadkn xaflada sameysanayana way u so socdan dalkoda iyo dadkodaba

  50. Waar kani derbi myuu waalan yahay?Sawkan Reer Nuur dhulkiisii haysta EE loogu iman laaya’ay Jibriil abokorna ku dhammeeyay Ceel-bardaale,waa ayo cidda haysata Ee uu sheegayaa?sow hadday Snm haysato beerahaba lagama kiciyeen?Waar rag Alloow kaas fahma?shalay bay ummaddii wax uu maqaal ku sheeegay Oo af-barad ah kula yaabbanayde Sharafta ha naga dilina yaa dheha Waar yaa Reer nuur ah Oo ninkan waalan naga qabta?

  51. Guuddoon mayna ahayn tii shalay lahayd lacagta Aan xafladaha ku qabsanno annagaa shaqaysannay,markii lagula taliyay inay dadka abaaruhu hayaan ay ku cawiyaan,tani waaba Jibriil yooniskii shalay markii Rayaale-mayd meesha fadhiyay afka goosanaysay waxii Sl soo hadal-qaada,Een yaan lala sheekaysan

  52. Masha allaha ABDIRAZK Xamaal allaha kudhawra wadaniga xaqaa guud iyo gabonimo awdal state iyo besha samaroon guud Amin amin

  53. Gudoon.salal baa sheegay sidanaad wax u wado. Ninka snm labaxayna waad u gaftay shacabkiisa isaaqa shalay waxay u kaceen waxay ahayd iyagoo meel ay u baxsadaan waayeen. hadii aynu inagu kunoolayn nabad,isaaqu nabad ma haysan.isaaqu dadka ugu wadanisan ayay kamid ahaayeen dawladii siyaad barre. markii iyaga loosoo jeestay ayey naceen. horta taasi waataa.
    tankale. isaaq dagaal ka lagu baabiyay ee uu sheegayo . waa inuu dareemaa maanta inuu dadka dhulbahantaha ku hayo.taariikh duna waa raad. waana in wixii adigu aad dhibsatay.dadka kale aanad kusamayn. isaaq wuxu marlabaad ku dacwoonayay in dawladii siyaad barre aan waxba laga siin. maanta iyagu yay waxka siiyeen?

  54. gaal dil gartiisana sii. waxa qofku ku xunyahay sheeg. wanaagiisana sheeg. hadii aad isu duubto waxba kama sool baxayaan.

  55. Salal Darbi waa nin dhiiran runtana aan ka gaban idinkuse badankiin cabsi ayaa idin haysa kan Walo bal eeg ee dad aan u qabin oo gumeeyay amaanaya moodayana unuu run ka hadlayo ala ciilkiinaa i dilay idinkaa isku xoog wayn waar sidan isku dhaama hadii kale dhediga waxba ma dhaantaan.

  56. Godan, anigoo ah nin samroon ah cidina gun igamay dhigin. igamana dhigi karto.samaroon baa maanta iska dhigaya gun.hadii aw hadalkaygu ahaa amaan iyo haduu ahaa cayba. wuxu ahaa midkasoo jeeda taariikhdii soomartay wadanka.In isaaq dawladu leyn jirtey,iyaguna ka kaceen. aanay markii hore dadwadani ah ahaan jireena waa taariikhdhacday. hadii ay taasi kugu qaloocatayna waxaad ka samayn karto sxb maleh.
    iney iayaguna imika sidii loo galay dhulbahante u galayaana waa taariikh kale.
    markaa kala baro xumaanta iyo wanaaga.

  57. fananda qaran ka samiya mahaed rooble wa fanand samroon laxanka muusiga midhahana waxa samysay raaxo mahamuud gudaal labaduba wa ilmdr noolada ba nileenahay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: