mashalah mashalah,
waa taas demoqoraadiyadii geeska africa. il iyo cawriba la’ow.
madaxyanahygii hore rayaale. madaxwaynayashii ka danbeyay siilaanyo, saylici. rag dheh.
dee bal wakaase maxay ku hadlayaan intii wanaga ka nixi jirtay. bal ha sheegaan dal africa ku yaal oo sidaasa.
aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga guri.
ilaahow somaliand noo ilaali.
waxnaga maqani maba jiraan, ictiraafna anagaa is ictiraafsan.
guul iyo gobanimo.
ceebla,
Sheekadan faraha badan ee aad ku cel celinayso, dimoqradiyada, iyo somaliland naga yaree. waad naga badbadisay. codkaagu wuxu u egyahay sidii waxad ku taageerayso.saylici dartii. ama ku xumayn dadka kasoo horjeeda saylici.
marka ugu horeysa dimoqradiyada wadamadii soo saaray ayaa ku dhaqmi karila, dimoqradiyada ayay kamid tahaye, ma ogoshahay nin ninkale qabaa inuu madaxweyne inoo noqdo.ma ogoshahay gabadhaada iney gabadh kale guursato. ilaahay kuguma keeno. laakiin dimoqradiyada taasi ayaa kamida.
tan labaad diyaar maw tahay in madaxweyne reer nuur ah ama jibriil yoonis ama habarcarfaan ah somaliland ad ku taageerto?
garab anaa jibril yoonis ah,,waligayna ogolaan maayo in qabiil ila mida ii taliyo dhimsha ka xignaa taas,waxan somali wayn ka wayay idoorland kama helaayo aan aduunku aqoonsanayn e la soco awdalstate samaroon baa wata leh hada way shaqaynaysaa wadankiina sidii loo xorayn laha ii idoor looga xorayn lahaa waa bilaabantayte jibril yoonis dhulmahante qabana ma jirto hal mid soo sheeg name one, isama soo gaadhno reerka waxanan lenahay dhulbahante ilahay hala jiro masha alllaaaaaaaah viva awdalstate of somalia
Waxaan la yaabay dadkan bilaalihii kor loo qaadaba qabiil ka dhex eegaya.Hadday reerkooga ka uriyaan ama ay ka dhex arkaanna daba dhaqaaqaya. Haddii ay reerkooga ka dhex arki waayaan ama ka urin waayaanna dhabarka u jeedinaya. Wax kasta oo la soo qaadana cabirkaa aan sheegay la daba taagan ee ku miisaamaya. Xataa qoraalka qof soo qoray, intaanay akhriyinbay hubinayaan qofka soo qoray cidduu yahay (beeshuu ka soo jeedo).
Arrintani waxay ka mid tahay habaarada Soomalida lagu saliday ee ay qoob la rogi laadahay.
Qof qarankiisa wadaninimo ugu hiilinaya ama ugu gurmanaya ayaa waxa la gala hor imanayaa dood caantayn ah oon sakaaro ka fiirsan, oo odhanaysaa: “maxaa kaa galay eed u taageeraysaa, ma hebelbaa jago ka haya aawadeed?”.
Alla muxuu wax soo malmaluuqay!.Intuu nud ka soo qaatay You tubeka, ayuu deetana intii dhexe ka masaxay markaasuu ku leeyahay Waaheenbaa soo qortay. Mida kale qof inuun lexejeclo ka qabaa dalkiisa iyo dadkiisa balo uma yeedho. Anigu waligay intaan jiray dad rag iyo dumarba leh oo dadkooga balo u sahadiya ma arag kuwan ka hor! Adduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban!
Wax waa la mucaaridaa, waxna waa la diidaa,, balse dalkaaga iyo dadkaaga balo looma horseedo. Balo kaa maqanna looma gacan haadiyo.
waxaasi waxba kama jiran waa iska dacaayado, waa sidii la lahaa maalin dhawyd xeebaha ayaa ciidan ka soo degay. way isk dhacdaa in dacaayado caynkaas ahi faafaan. lakiin xaqiiqadu wa marka dawladu ka hadasho wixi jira.
dadka reer awdalna wa dad nabada jecel. wax ka suurto galayaana ma jiraan in ay dagaal wakhti xaadirkan galaan. iyadoo dadkii muqdisho joogay khati ka joogaan kuwaas ayuu dagaal wax u tari lahaa. hooyooyinka reer muqdisho maanta dhibta iyo faaiidada dagal leeyahay kuwaas uunbaa fahmi kara.
qolyahan casiirk ku cabaya westernka ee durbaanka colaada qaraacaya wax idiin dhaama ayaa jira o aad dadka uga wacyi kartaan lakiin nin heater iyo cooler u socdo fridge kana shan jeer furaya waxba yaanu misaakiinta cadceeda fadhida u tumin durbaan qax iyo dhibaato u horseeda.
ilaahay umada inta dhibta jecel tus wanaaga.
Awdal state ciidankeeedii waa samaysay dhawaanna waa bilaabayaan hawlgalkoodii…. kuwan wali somaliland iyo sheeko gaaban meesha ku hayaaa waar dadkiina dhinac ka raaca ama iidoorta noo soo raaca… oo warkiina soo cadaysta….
Waar bal u kaadiya Adeerayaal Maxaa Idin dawakhiyay, Bal horta Maanta yaa og In Gadabursi Wax ka Maqanyahay ? Waa iga Su’aal taasi.
Takale waxay tahay Ma Gadabuursi ayaa Dablay lagu sheegay oo Jabhadaynaya,aad ayaan uga xumahay in reerka Intaa leeg wuu jabhadaynayaa la yidhaahdo.Am so Sorry.
Dadkiinan meeshan wax ku soo qorayoow Sheekadiinii waxay noqotay, ”Ridu” dabo Ma leedahay Mise Malaha ? Jawaabteeda ah Hadday Dabo leedahay Dubkeeday Ku qarin lahayd,waxaanan usoo qaatay taasi Ku farxi maayo Daahir iyo saylici iyo siiraanyaa kulmay,maxaa yeelay waa kulan iidoor u qurxiyay Beentay Caalamka u sheegayeen ee ahayd Dimuqraadiya.
Mida kale Ku farxi maayo Gadabuursibaa Jabhadeeyoo Wax Afduubay, Arintaasi Meeqaamkii Samaroon Qabiilada Soomaliyeed ku lahaa ayay hoos u dhigaysaa ,ka samaroon ahaana waa inagu ceeb in magaceenii jabhad loo adeegsado.
Waar haddaba bal xafiltankan yar ee caantaynka ah ee qayrkeen inaga reebay Sideen uga baxnaa ?
Ta kalena waxay tahay Sideen Umidayn karnaa Samaroonka AwdalState taageersan Iyo kan Somaliland Taageersan ?
Markaan Intaa ka Gudubno Maxaa Inoo xigi Doona ?
FG. Cid ama koox Adigoon sheeganayn soo gudbi fikirkaaga ku aadan Qodobada Halkan yaala.
Waxaad Is waydiin kartaan Ninkani waa ayo ? Yaanay wakhti idinka qaadane waa Walaalkiin Oo Reer Nuur Galbeed ah .
Jufooy, Adiga maxaa kuu diiday Inaad Dowlad noqotid ee aad iidoor u daba joogtaa ilaa 1991, Hadii SNM ay Gabolka Awdal Qori caaradii ku qabsatay Xabad ayaa lagaga Saarayaa,, Isaaq inta uu nabad kugu yeelo colaad kuguma yeelo waad og tahay marka camu madaxa kor u qaad Dowlad Waa Noqon kartaa…. From bulaxaar ilaa lowyacado iidoor daba cayuun yuunan kugu talin… Viva Awdal State of Somalia qudhmista iyo shisheeye kalkaalku ha dhacaan
Ceebla malinkasta waxad ku soo celcelisa dimuqradiyada somaliland xagee ku aragtay dimuqradiya waxay somalidu ku maahmaahda waxa jirtay habar indha beshay waxii ugu dambeyay ey aragto Bakayle ma leeg yahay marka wan ka xumahay inay adigan riyadas oo kale madaxa kaga jirto
waxa lalayaabo maaha in ay isku yimaadaan seddexdan masuul waayo waa siyaasiyiin siyaasadu dan joogta ah bay leedahya ee sxbtinimo joogta ah malaha markaa shacabkan ama dhalinyarada isku haysta somalland iyo awdalstate waxan odhan lahaa mid waloba ilaahay ha u barakeeyo meesha uu jecelyahay,
Kuwa somaliland kecel allow u barkee, kuwa awdalstate jcelna allow noo barakeee,
waxaan ku soo koobayaa an kala saarno Qabiil iyo Qaran, Mawqif iyo Maadaysi, Rag iska dhicin iyo rabi ka cabsasho,
Nin ku yidhi sinaan mayno adiguna diid sarayntiisa. waa halkudhiga ay in badan oo aan ka mid ahay adeegsadaan,
sadaxda oday iyo sidaay u labisteen;silaanyo waxaad mooda seeman reer waqooyi ah oon ku arkay magaalo la yidhaahdo Bremen oo maalin sabti suuqa ALDIGA ka tukaamaysan.
; Wararka ka imanaaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dhakharkii hore ee maamulka Beesha dhexe kula kulmay Ahmed Siilaanyo Villa Morgan Ayna kawada hadleen arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka beesha dhexe kula jirto Maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia iyo Maamulka Awdal state.
Madaxda iyo cuqaasha maamulka beesha dhexe ayaa Daahir Riyoole ku amaana sidii wanaagsanayd ee maamulkooda kor ugu qaaday dhanka kale dadka ka soo jeedaga deeganada maamul goboleedka Awdal state ayaa iyaku fikir kaas ka duwan qaba
Waxyaabihii ugu waaweynaa ee ay ku xasuustaa shacabka reer Awdal Mr Daahir Riyoole waxaa ka mid ah, inuu sameeyay ciiden beeled ka soo jeeda beesha dhexe iyo qaybintii deeganada Awdal sida degmada Wajaale iyo Kalabaydh oo uu hoos geeyay Gabiley iyo mashruucii uu gadhwadeenka ka ahaa ee Ceelbardaale oo inta badan loo Aaneeyo inuu fulinaayay awaamiirta xagjirnimada ku dhisan ee Uruurka SNM.
Dadka reer Awdal State ayaa u arko isku dayganigu u daneebaya ee uu Ahmed Silaanyo ku doonaayo inuu ku wiiqo halganka loogu jiro maamulka Awdal State in aysan waxba ka badeli karin arimaha siyaasada ee ku wajahan sidii gobolada Awdal loo gaadhsiin lahaa maamul goboleedka Awdal State of Somalia.
Gudaha iyo Dibbadaba Waxa ka go’an shacabka reer Awdal State sidii ay meel wanaagsan loo dhigi lahaa aayaha iyo masiirka isla markaasna xididada loogu siibi lahaa maamulka gabalkiisu sii dhacaayo ee Naaso hablood.
La soco qaybaha danbe.
Dahir Rayale waa laga maarmi waayay oo dhinaca la dagaalanka argagixisada ayaa si gaar ugu xidhnaa waxaana la shaqaynaysay beesha caalamka gaar ahaan Ethiopia,Djibouti,Kenya iyo Yemen sidaa darteed madaxda wadamadaasi aan soo sheegnay waxay warar sir ah ka heleen sirdoonka aduunka waliba kuwa ugu tunwen ee CIA iyo MOSAD waxaana lagu wargaliyay dhamaan safaaradaha Reer galbeedka ee wadamadaasi in aanay la shaqaynin oo aan wax sir ah lagu aamini karin Axmed Siillaanyo iyo xakuumadiisa maadaama la cadeeyay in Xirsi Tooriile iyo wadaado alqaacida xidhiidh la leh ay ku jiraan xakuumada Axmed Siillaanyo sidaasi darteed ayaa looga maarmi waayay Mudane Dahir Rayale Kahin iyo Cawil Cali Ducaale.
Anigu Odayaashan sawirkooda hadaan sharaxaad ka bixiyo waliba qaybaha uu ka shekeeyay HiildanYare ee ah “Body Language”, ama sida ay u labisanyihiin aniga waxay iila muuqataa aan kaga bilaabo Zeiylici.
1- Markaan sharaxno Odaygan Zeiylici ee caloosha haysta, Zeiylici waxuu leeyahay gaajaa i haysa oo wali wali ma dhargin ee ninkan iga dheeree yaanu inoosoo dhawaan hadii kale kursiga ayuu iiga qaadayaa Makaahiil.
2- Siillaanyo isna labada gacmood ayuu haystaa isagoo ay is dulyaalaan,isaguna waxuu leeyahay gacmahaasi ayaan idinkaga shaqayn oo waan idin layni hadaad heshiisaan ma arki karo Samaroon heshiis ah oo wada socda.
3- Dahir Rayale waxuu leeyahay isagoo labadiisa gacmood dhaadhiciyay ayuu la hadlayaa isagu Axmed Siillaanyo kaliya uma jawaabaayo Zeiylici ee fariintiisaasi ah Ishaaradu waxay ku wajahantahay Siillaanyo waxuu ka leeyahay kabahayga ayaad la midtahay.
waa kaas warkii waxbay awdalstate samaysay, in aanay waxba ka jirin waxa beeniyaya awdalpress, shabaka deegaankaas. beenale markhaatigiisa ayuu fogeeyaa.
lakiin runta waa xaqiiqada, rag reer nuura ayay ahaayeen, dadkii deegaanka uunbaan ku yidhi isk ataga oo dadkii dadka seemaal layay keena, reer awdal sidaan horey u sheegay waa dad nabadeed, lakiin inta qurbaha joogta ee jecel balayada mididooda ayaa calooshooda ku jabtay sida dadkan xaga sare wax ku soo qoray.
reer awdal waligeed lagama yaabo in ay dagaalaman forever. waa xaqiiq. sidaa ula socda.
reer somaliland way ogyihiin dhamantood. in awal tahay hooyada somalialnd.
mansha allah sawir qurxoon si ilbaxnimo ahna loogalay madaxda ilahay hadayee sawir jawi iyo goob fican lagu galuu umuuqda
wanaan ku qoslay dadkan meeshan wax ku qoray kkkkk afkaab xanuunaya hadanay isaaq ka ahdal qabyalad iyo wax laga baxay un bay wadan waliba rag bay u badanyiin lakin wax layidhi caqligii wanagsani aqoon inuu karoonyey bal eego u firsada ama hadan si kale u dhigo caqligii wanagsan ital inuu karoonyey bal eegoo ufiirsada waxan kawada
ceebla waxay isku fuuqsatay inamadaa fikrada yar ee hoose soo tabinayey iyadoo si aad u daran hawada ugu dirtay bal eeg ina hadaba gabadhaa aka caqli iyo aqoon badisay raga ceebla kuma tagerayo somaliland bay tagertay lakin ratigaygan ka hadalaya nin kuleh beel heblaya i ahysata una socda meel inuu kasii yarado intuu imika yahay moyee an waxba uga kordhay iyo mid colaad iyo maleesho usacab tumaya dadkiisiina waxay 20 soo dhisteen burbru lajecel iyo gabadha ku cananaya oo leh waxa aad u tageraysaa saylici bad isku hayb tiin intiiba intay u jawabtay ayey walib si xigmadaysan ula racday laga yabee raga waa cirrolayal aad u dawayn oo ah kuwa computerka timeka ku lunsha ee caydha qata hayeeshee xasarad iyo inay dadkii dib u celiyan u tagan qoralka wan dheereye waxn leyey ceebla gabadh aqoon iyo caqli leh badtay waxkasoo mabdagu yahay xitaa hadad bari kamalin somaliland kasoo horjedsato waxad u eegtay gabadh caqli iyo aqoonteeda mabdaeeda si xeeldhee kumeel marin karta hanbalyo
CEEBLA WALI RIYADA ISAAQland kama dhaman waxan umalaynayaa inanad waxba ka ogayn xaladaha ka jira waxanan umalaynay in maskaxdada hal qaybi shaqaynayso qaybtan lagu dubuy waxa lagu magacabo somaliland teeda kale Awadalstate lagala tashan maayo NAAG AYAAD KA TAHAY INKASTOO SHAKI IGAGA JIRO NIN IYO NAAG WAXAAD TAHAY BAL NOO KALE CADEE?? Manin aya tahay mise naag?????
jicimbir.
rag ayaa u nool somaliland iyo awdalba, lakiin adi xaarka iska weeci, hadaad nin tahay ee ood isku haysato in lagu gumaysto dee sia raga u qaado qoriga oo oohinta dumarka iska dhaaf.
adiga oo aan ku ogahay in aanad il ka ridayn neef ayaad halkan iskaga dhigtaa wax kale, waan is naqaan gadabuursi.
ninka ragi hadii uu cadysto dee sidii SNM ayaa loo galaa duurka oo injir ayaa la yeeshaa quda in xafladaha laga dance gareeyo. magacii gadabuursi ayaad sharaftii ka qaadeen.
ama iska aamusa ama siada raga u hadla.
anigu waxan ogahay in aydaan dance dhaafayn.
danbina ha igu ahaato lakiin waad igu celcelisay yarkoow.
aniguse waxan jeclahay in aan wax wanaagsan dadka u sheego xumahana uga digo. dadka reer awdalna way ogyihiin darajda nolosha tii u sareysay in ay ku noolyihiin adiguse aad rabtid sida xamar in aad ka dhigto boorama, habeen xalay ahaa oo tagay ayayy ka dhigantahay riydaadu.
hibaaq
walashay hibaaq aad ayaad u mahadsantahay.
lakiin damiirkaygu wuxu isiin waayay daka colaad raba hada qrniga 21 century, ee waliba raba in ay daka barikiciyaan hadan dhuumanaya ee westernka casiir ku cabay.
waxan u hadlaynaa intayada wanaaga jeceli inta danyarta ah ee aan waxba ka ogayn colaada iyo qaxa aad la rabto. kuwas ayaan u hadlaynaa. adigase dadka colaada garacaya, waxa u muuqda kursi.
madaxweyne mar i dhaha .
awdalstate naagaha laama tashadaan laakin lacagtooda way qataan sow maaha…
adeer hiil iyo hooba naagbaa laga helaa, hadeynaa naag fariidihi ku daba joogin heer ma gaadhaysid, ceebla waa naag geesiyad ah sidaa u la soco, faraska waxaa jeedalka loogu dhiftaa waa ha dheereeyo…
ceebla waa REAL LANDER, hadii bal awdal faraha laga qaado ooo tiina laydiin raaco qurba meeraw o laydin yidhaa waataasi ka taliya meesha laakiin bishuruud meel isaaq dego cag ha dhigina halkaad awdal geyn lahaydeen ma dayaxgamceedbaad ugu adeegi lahaydeen ma maraakiib waaweynbaad u samayn lahaydeen ma somalia ayaad ka go,i lahaydeen what is your plan?
hada qorshihiinu waxa weeye hadii isaaq isna somalia kunoqdo laakiin hadii aanu diidno oo sidan ku adkaysano qorshaha awdal state muxuu yahay ma futadaad ku jiidaysaan awdal waa ayo se qofka samaroon ee caqliga saaxiibka u ah oo waxan aad wadaan idinku taageerayaa?
marka hore asc marka labaad dadka caadifadbaa wada qaadatay runtii
waxaan aad ula yaabay in gabdh la gu ogaa guriga iyo sharafteeda iyo ta dadka ay ka dhalatayba inay dhowrto inay rag dhex boodo meel an munasab ahayn iyo qaab munasab ahayn ee alaha dhowro wa hablaheeniiye
ta labaab waxaan aad u salmayaa mr hiildan ninkaa maskaxda iyo garashada u saaxiibkaa
salanta ka dib hadaan fikir ka bixiyo hadalada aad qorteen oo dhan in badan waa wax laga xumaado inta ini jawabaysa ee reer soomaliland ahna waan ka xumahay wayo waxaad dan modeen meel gacanta laga doorbido dahabka ku xidhan in lagu goosto agteedana waxba kama tihid
fikirkaygu wuxuu yahy wa run inanan mansabkeni iyo cadkeniiba aan ka haysan dawladan lakin intad rag wax ku darsato jabhadbaan noqonaya wa nuqsaan ha na bahdilin ee raga soo horfadhiiso walalkaana garabkisa istaag si wixiin gacmo wada jir aad u heshaan ragana la dooda adoon xiiqin hadii kale baabuli ska tag oo jaarkaagii looska iskala cun iyo xasiida ilkuhu ka ku soo baxaane wax kale ini odhan maayo indhana yeesha dhalintaay
Daahir wuxu u xiisay Kuraastii uu ku fadhiisan jiray ee kala ahaa kursiga Madaxweynaha iyo Kursiga madaxweyne ku xigeenka. Labada jagaba wuusoo maray, laakiin kuraastii waxbaa iska badalay…. Maxaa iska badalay?, u qaata laylis guri (Home work). Waa inoo berrito..Insha Allah
mashalah mashalah,
waa taas demoqoraadiyadii geeska africa. il iyo cawriba la’ow.
madaxyanahygii hore rayaale. madaxwaynayashii ka danbeyay siilaanyo, saylici. rag dheh.
dee bal wakaase maxay ku hadlayaan intii wanaga ka nixi jirtay. bal ha sheegaan dal africa ku yaal oo sidaasa.
aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga guri.
ilaahow somaliand noo ilaali.
waxnaga maqani maba jiraan, ictiraafna anagaa is ictiraafsan.
guul iyo gobanimo.
ceebla,
Sheekadan faraha badan ee aad ku cel celinayso, dimoqradiyada, iyo somaliland naga yaree. waad naga badbadisay. codkaagu wuxu u egyahay sidii waxad ku taageerayso.saylici dartii. ama ku xumayn dadka kasoo horjeeda saylici.
marka ugu horeysa dimoqradiyada wadamadii soo saaray ayaa ku dhaqmi karila, dimoqradiyada ayay kamid tahaye, ma ogoshahay nin ninkale qabaa inuu madaxweyne inoo noqdo.ma ogoshahay gabadhaada iney gabadh kale guursato. ilaahay kuguma keeno. laakiin dimoqradiyada taasi ayaa kamida.
tan labaad diyaar maw tahay in madaxweyne reer nuur ah ama jibriil yoonis ama habarcarfaan ah somaliland ad ku taageerto?
madaxda qaran ka man sha alaah dahir ,siilnyo saylici cadoga somali land down down banu leenahay
Saylici waa nin kolna ilmader anahay kolna adeer ii ah.laakiin ceeblaay anigu taasi waxay ii tarayso malaha. maxamed case ayaa xukunka haystana ku taageeri maayo somaliland.waxaan taageeradayda siinayaa. qofkii cadaalad iyo wanaag tusa reerka samaroon.hadii reerkeena laga qaldan yahayna waan difaaci. ogolaana maayo in ay dadku xadgudbaan. jawaabtaada ayaan bal eegi
Walo
Ana waxan ahay nin Jibriil Yoonis ah
Hadii ay ii gudboomaan nin Jibriilyoonis ah oo koonfur usocda iyo Madaxweyne kuxigeenka SL Mud. Saylici anigu saylici ayaan taageerayaa
waayo ma garanayo waxaad xamar ka helaysaan ee aad hargeysa ka weydeen
ruyada awdal statena dumarka wada qaar bay dhulbahante qabaane ha ku dagane iska hubso yaanay ku hodine
garab anaa jibril yoonis ah,,waligayna ogolaan maayo in qabiil ila mida ii taliyo dhimsha ka xignaa taas,waxan somali wayn ka wayay idoorland kama helaayo aan aduunku aqoonsanayn e la soco awdalstate samaroon baa wata leh hada way shaqaynaysaa wadankiina sidii loo xorayn laha ii idoor looga xorayn lahaa waa bilaabantayte jibril yoonis dhulmahante qabana ma jirto hal mid soo sheeg name one, isama soo gaadhno reerka waxanan lenahay dhulbahante ilahay hala jiro masha alllaaaaaaaah viva awdalstate of somalia
anigu saylici qabiil kuma taageerayo, rayaalena qabiil kumaan taageeri jirin lakiin madaxda dalka ayaan u hayaa ixtiraam.
dadkayga iyo dalkayga ayaan jeclahay.
la soco taas walo.
Waxaan la yaabay dadkan bilaalihii kor loo qaadaba qabiil ka dhex eegaya.Hadday reerkooga ka uriyaan ama ay ka dhex arkaanna daba dhaqaaqaya. Haddii ay reerkooga ka dhex arki waayaan ama ka urin waayaanna dhabarka u jeedinaya. Wax kasta oo la soo qaadana cabirkaa aan sheegay la daba taagan ee ku miisaamaya. Xataa qoraalka qof soo qoray, intaanay akhriyinbay hubinayaan qofka soo qoray cidduu yahay (beeshuu ka soo jeedo).
Arrintani waxay ka mid tahay habaarada Soomalida lagu saliday ee ay qoob la rogi laadahay.
Qof qarankiisa wadaninimo ugu hiilinaya ama ugu gurmanaya ayaa waxa la gala hor imanayaa dood caantayn ah oon sakaaro ka fiirsan, oo odhanaysaa: “maxaa kaa galay eed u taageeraysaa, ma hebelbaa jago ka haya aawadeed?”.
Intiina madaxweneyaal magac u yaal ah samaysatay, madax noo daaya. Oo amaanka noogu dadaala.
Carraale
Correction: Inttiinna madaxweyneyaal magac u yaal ah samaysatay, madaxda noo daaya.
Maleeshiyo Gabilay ku af-duubtay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka
Waxay sheegteen inay ka amar qaataan kooxda Awdal State, waxaanay la tageen Buuralayda Gacanka Madow iyo Geed Diqsi
Gabilay(Waaheen) koox Dablay ah ayaa shalay ka af-duubatay meel Gabilay kaga beegan Koonfur laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka oo la kala yidhaahdo Naasir Maxamud Cumar Ina”Cagajiid”, oo ah Taliyaha Guutada 29 aad ee ciidanka Qaran iyo Aadan Ismaaciil Ceelaabe ‘’Shiine Cawtar”, oo ah Taliye Ururka Guutaada Sagaalaad.
Labadan Sarkaal ee ay af-duubteen Kooxda isku magacawday inay ka amar qaadato Awdal State ayaa la sheegay markii ay qafaasheen inay la tageen deegaanka Buuralayda ah ee Gacanka Madow iyo Geed Diqsi oo Waqooyi kaga beegan Dilla.
Sida uu Waaheen u xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka oo magaciisa ka gaabsaday waxa ay labada Sarkaal ka tirsan yihiin Ciidamadda Qaranka ee Gobolka Sool hase yeeshee waxa uu sheegay inay fasax ku joogeen Hargeysa.
Saraakiishan oo markii danbe la soo daayay waxa ay kooxdaasi kala hadhay gaadhigii ay wateen iyo Hubkii ay siteen ilaa hadana ma jirto talaabo ay xukuumaddu ka qaaday kooxdaas oo ay ku soo qabatay.
Dhacdadan ayaa ah mid cusub oo khatar ku ah Amniga Deegaankaasi isla markaana shaki ku abuuraysa isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha maadaama ay u badheedheen inay kaxaystaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka.
Short URL: http://waaheen.com/?p=33098
Good news Waa in isla goobtaasi lagu bireeyo, ama dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamasiaaa
Alla muxuu wax soo malmaluuqay!.Intuu nud ka soo qaatay You tubeka, ayuu deetana intii dhexe ka masaxay markaasuu ku leeyahay Waaheenbaa soo qortay. Mida kale qof inuun lexejeclo ka qabaa dalkiisa iyo dadkiisa balo uma yeedho. Anigu waligay intaan jiray dad rag iyo dumarba leh oo dadkooga balo u sahadiya ma arag kuwan ka hor! Adduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban!
Wax waa la mucaaridaa, waxna waa la diidaa,, balse dalkaaga iyo dadkaaga balo looma horseedo. Balo kaa maqanna looma gacan haadiyo.
Carraale
wawawa the best newss aan maqlo ,, masha allaah samaroon ha is xoreeyan idoortii way u dhamatay labadooda gobol haku ekaadan…
waxaasi waxba kama jiran waa iska dacaayado, waa sidii la lahaa maalin dhawyd xeebaha ayaa ciidan ka soo degay. way isk dhacdaa in dacaayado caynkaas ahi faafaan. lakiin xaqiiqadu wa marka dawladu ka hadasho wixi jira.
dadka reer awdalna wa dad nabada jecel. wax ka suurto galayaana ma jiraan in ay dagaal wakhti xaadirkan galaan. iyadoo dadkii muqdisho joogay khati ka joogaan kuwaas ayuu dagaal wax u tari lahaa. hooyooyinka reer muqdisho maanta dhibta iyo faaiidada dagal leeyahay kuwaas uunbaa fahmi kara.
qolyahan casiirk ku cabaya westernka ee durbaanka colaada qaraacaya wax idiin dhaama ayaa jira o aad dadka uga wacyi kartaan lakiin nin heater iyo cooler u socdo fridge kana shan jeer furaya waxba yaanu misaakiinta cadceeda fadhida u tumin durbaan qax iyo dhibaato u horseeda.
ilaahay umada inta dhibta jecel tus wanaaga.
Awdal state ciidankeeedii waa samaysay dhawaanna waa bilaabayaan hawlgalkoodii…. kuwan wali somaliland iyo sheeko gaaban meesha ku hayaaa waar dadkiina dhinac ka raaca ama iidoorta noo soo raaca… oo warkiina soo cadaysta….
Waar bal u kaadiya Adeerayaal Maxaa Idin dawakhiyay, Bal horta Maanta yaa og In Gadabursi Wax ka Maqanyahay ? Waa iga Su’aal taasi.
Takale waxay tahay Ma Gadabuursi ayaa Dablay lagu sheegay oo Jabhadaynaya,aad ayaan uga xumahay in reerka Intaa leeg wuu jabhadaynayaa la yidhaahdo.Am so Sorry.
Dadkiinan meeshan wax ku soo qorayoow Sheekadiinii waxay noqotay, ”Ridu” dabo Ma leedahay Mise Malaha ? Jawaabteeda ah Hadday Dabo leedahay Dubkeeday Ku qarin lahayd,waxaanan usoo qaatay taasi Ku farxi maayo Daahir iyo saylici iyo siiraanyaa kulmay,maxaa yeelay waa kulan iidoor u qurxiyay Beentay Caalamka u sheegayeen ee ahayd Dimuqraadiya.
Mida kale Ku farxi maayo Gadabuursibaa Jabhadeeyoo Wax Afduubay, Arintaasi Meeqaamkii Samaroon Qabiilada Soomaliyeed ku lahaa ayay hoos u dhigaysaa ,ka samaroon ahaana waa inagu ceeb in magaceenii jabhad loo adeegsado.
Waar haddaba bal xafiltankan yar ee caantaynka ah ee qayrkeen inaga reebay Sideen uga baxnaa ?
Ta kalena waxay tahay Sideen Umidayn karnaa Samaroonka AwdalState taageersan Iyo kan Somaliland Taageersan ?
Markaan Intaa ka Gudubno Maxaa Inoo xigi Doona ?
FG. Cid ama koox Adigoon sheeganayn soo gudbi fikirkaaga ku aadan Qodobada Halkan yaala.
Waxaad Is waydiin kartaan Ninkani waa ayo ? Yaanay wakhti idinka qaadane waa Walaalkiin Oo Reer Nuur Galbeed ah .
Jufooy, Adiga maxaa kuu diiday Inaad Dowlad noqotid ee aad iidoor u daba joogtaa ilaa 1991, Hadii SNM ay Gabolka Awdal Qori caaradii ku qabsatay Xabad ayaa lagaga Saarayaa,, Isaaq inta uu nabad kugu yeelo colaad kuguma yeelo waad og tahay marka camu madaxa kor u qaad Dowlad Waa Noqon kartaa…. From bulaxaar ilaa lowyacado iidoor daba cayuun yuunan kugu talin… Viva Awdal State of Somalia qudhmista iyo shisheeye kalkaalku ha dhacaan
Sawirkan waxaan u arkaa Siiraanyo labada gacmood ayuu isasaaray,Daahirna waa laalaadiyay, saylicina caloosha ayuu qabsaday, maxaa loo qaadan karaa?
siday ila tahay
1.Siiraanyo waxa uu leeyahay labadoodiiba gacantaan ku dhigay.
2.Daahir waxa uu leeyahay waxba meesha kama jiraan oo faray ka baxday.
3.Saylici waxa uu leeyahay calooshaa la iga hayaa oo xanuun ayaa ihaya.
Jufi micidheer waan ku raacsanahay fikirkiisa ah in Beelaha Samaroon lagu sheego Jabhad, waqtigii Jabhadaha lama joogo nin walba meeshiisa isagaa u taliya.
Aar Harawa aadbaan kuu salaamayaa, aadna waan ugu qoslay faaladaada. Laakiin anigu si kale ayaan u dhigi lahaa, oo waxan u malaynaa inuu:
Silaanyo leeyahay ‘anigu waxan ahay Samaroon’..!
Daahirna wuxu ugu jawaabayaa iska hadloow ina Maxamad..!
Saylicina wuxu leeyahay,’ waan ka xumahay’..!
Laakiin kuraastii waxa iska badalay ayaan idiin sheegayaa, waxa iska badalay, dee Somaliland imika ma leh laba kursi oo madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen ah, waxay leedahay kursi saddexaad oo labadooda kala dhex yaalla….!
Kulankan dhexmaray dahir iyo silaanyo iyo saylic waxa kali ah lagaga hadlayay markay wareren silaanyo iyo saylici ayay dantu ku khasabtay inay waydistan siid xaga khibrad ah u uga siin lahaa Dahir rayale qarankan been aburka Godka uku sii dhacayo taasna waa taku khasabtay inuu silaanyo way disto dahir tageero inuu ka siiyo arimaha bariga somaliland waan wada ognahay xalada mamulka SNM halka u maraayo inu qarka u saran yahay bubur waxba ha u riyaqina maamulka qudhmista
Ceebla malinkasta waxad ku soo celcelisa dimuqradiyada somaliland xagee ku aragtay dimuqradiya waxay somalidu ku maahmaahda waxa jirtay habar indha beshay waxii ugu dambeyay ey aragto Bakayle ma leeg yahay marka wan ka xumahay inay adigan riyadas oo kale madaxa kaga jirto
waxa lalayaabo maaha in ay isku yimaadaan seddexdan masuul waayo waa siyaasiyiin siyaasadu dan joogta ah bay leedahya ee sxbtinimo joogta ah malaha markaa shacabkan ama dhalinyarada isku haysta somalland iyo awdalstate waxan odhan lahaa mid waloba ilaahay ha u barakeeyo meesha uu jecelyahay,
Kuwa somaliland kecel allow u barkee, kuwa awdalstate jcelna allow noo barakeee,
waxaan ku soo koobayaa an kala saarno Qabiil iyo Qaran, Mawqif iyo Maadaysi, Rag iska dhicin iyo rabi ka cabsasho,
Nin ku yidhi sinaan mayno adiguna diid sarayntiisa. waa halkudhiga ay in badan oo aan ka mid ahay adeegsadaan,
sadaxda oday iyo sidaay u labisteen;silaanyo waxaad mooda seeman reer waqooyi ah oon ku arkay magaalo la yidhaahdo Bremen oo maalin sabti suuqa ALDIGA ka tukaamaysan.
Daahir Rayaale labigiisa iyo da,diisu isma leh waxaabad mooda ciyaal yoow xaraguuba is qaloocin sidii reer abtigii oo dhuxul iibin kkkkkkkkkkkk.
Al Xaaji Saylici sawirkiisa iga dheh uun jaadleh reer Djibouti oo bandarad dhisan kuugiilina ay yoomiye ka suganyaan eesh calaa afar jeeble
; Wararka ka imanaaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dhakharkii hore ee maamulka Beesha dhexe kula kulmay Ahmed Siilaanyo Villa Morgan Ayna kawada hadleen arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka beesha dhexe kula jirto Maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia iyo Maamulka Awdal state.
Madaxda iyo cuqaasha maamulka beesha dhexe ayaa Daahir Riyoole ku amaana sidii wanaagsanayd ee maamulkooda kor ugu qaaday dhanka kale dadka ka soo jeedaga deeganada maamul goboleedka Awdal state ayaa iyaku fikir kaas ka duwan qaba
Waxyaabihii ugu waaweynaa ee ay ku xasuustaa shacabka reer Awdal Mr Daahir Riyoole waxaa ka mid ah, inuu sameeyay ciiden beeled ka soo jeeda beesha dhexe iyo qaybintii deeganada Awdal sida degmada Wajaale iyo Kalabaydh oo uu hoos geeyay Gabiley iyo mashruucii uu gadhwadeenka ka ahaa ee Ceelbardaale oo inta badan loo Aaneeyo inuu fulinaayay awaamiirta xagjirnimada ku dhisan ee Uruurka SNM.
Dadka reer Awdal State ayaa u arko isku dayganigu u daneebaya ee uu Ahmed Silaanyo ku doonaayo inuu ku wiiqo halganka loogu jiro maamulka Awdal State in aysan waxba ka badeli karin arimaha siyaasada ee ku wajahan sidii gobolada Awdal loo gaadhsiin lahaa maamul goboleedka Awdal State of Somalia.
Gudaha iyo Dibbadaba Waxa ka go’an shacabka reer Awdal State sidii ay meel wanaagsan loo dhigi lahaa aayaha iyo masiirka isla markaasna xididada loogu siibi lahaa maamulka gabalkiisu sii dhacaayo ee Naaso hablood.
La soco qaybaha danbe.
Garab nacasbaadtahay awdalsate ragbaa aasaasaymadaxna u ah maxaad dumarka karabtaa maax wax kalood kudiidantahay sheegtit ama dhulbahante haqabo ama Jamaican haqabo naagtii damiir lihi dalkeeda way uhalgami.
Midse ma ogtihiin somaliland waxay ahayd fuudkii hilibka lagu sugaayey gadabuursoow madax dhego la baad sidaan 08/2012 wixii kadanbeeya waxaa la dhisayaa dowlad dhexdhexaada oo soomaaloodhan lagamaamulo dawladgobalaysi baana looga qayb galayaa Isaaqna isagaa uhoraynaaya reerka keliyahee waxoogu reerkale kulamaan waa inaga maxaa hadaba inoo tala ah.
iska ilow adeerkaybaa imika talo kaqabtay iyo anagu weli waansugaynaa iyo idinku markaad xukumayseen ama rayaale joogay waad taari jirteen waar waxaasoodhami waarun laakiin waxay ahayd sidaan kor kusoosheegay salaad casarjoogtay dee imikana waa cishaai madhicigarayn inaan cishaai uboodno inakoocasarjoona
hankuusii fasilo waxaan ujeedaa markaa hore majirin meel lagutiirsado Muqdishana rasaasbaa kadhacaysay waxakaloo dadku moodayeen inaa waxa beelaha dhexe kusheekaynayaan ee ah waalana oqoonsanayaadu runtahay hadase warku waacadyahay bal iisoosheega reerkan halkaad ugutalogasheen ilayn dooda iyaan la igagabadin meel inama gaadhsiinaysee
NINBA WARKA MEEL AYUU KA HELAA EH, WARARKA KA SOO BAXAYA SHIRKAN WAXAY SHEEGAYAAN IN LOOGA DAN LEEYAHAY SIDII SNM XOOGEEDU U SII JIRI LAHAA OO LOO WIIQI LAHAA HALGANKA AWDALSTATE, HASE AHAATEE RAG ISGURAAYAY.
HIILDAN FASIRKA KALE EE SIIRANYO WAA BEESHA DHEXE, DAAHIR IYO SAYLICINA WAXAY MATALAYAAN BEELAHA DARIFYADA OO KALA AH MUXAAFID IYO MUCAARID.
Dahir Rayale waa laga maarmi waayay oo dhinaca la dagaalanka argagixisada ayaa si gaar ugu xidhnaa waxaana la shaqaynaysay beesha caalamka gaar ahaan Ethiopia,Djibouti,Kenya iyo Yemen sidaa darteed madaxda wadamadaasi aan soo sheegnay waxay warar sir ah ka heleen sirdoonka aduunka waliba kuwa ugu tunwen ee CIA iyo MOSAD waxaana lagu wargaliyay dhamaan safaaradaha Reer galbeedka ee wadamadaasi in aanay la shaqaynin oo aan wax sir ah lagu aamini karin Axmed Siillaanyo iyo xakuumadiisa maadaama la cadeeyay in Xirsi Tooriile iyo wadaado alqaacida xidhiidh la leh ay ku jiraan xakuumada Axmed Siillaanyo sidaasi darteed ayaa looga maarmi waayay Mudane Dahir Rayale Kahin iyo Cawil Cali Ducaale.
Anigu Odayaashan sawirkooda hadaan sharaxaad ka bixiyo waliba qaybaha uu ka shekeeyay HiildanYare ee ah “Body Language”, ama sida ay u labisanyihiin aniga waxay iila muuqataa aan kaga bilaabo Zeiylici.
1- Markaan sharaxno Odaygan Zeiylici ee caloosha haysta, Zeiylici waxuu leeyahay gaajaa i haysa oo wali wali ma dhargin ee ninkan iga dheeree yaanu inoosoo dhawaan hadii kale kursiga ayuu iiga qaadayaa Makaahiil.
2- Siillaanyo isna labada gacmood ayuu haystaa isagoo ay is dulyaalaan,isaguna waxuu leeyahay gacmahaasi ayaan idinkaga shaqayn oo waan idin layni hadaad heshiisaan ma arki karo Samaroon heshiis ah oo wada socda.
3- Dahir Rayale waxuu leeyahay isagoo labadiisa gacmood dhaadhiciyay ayuu la hadlayaa isagu Axmed Siillaanyo kaliya uma jawaabaayo Zeiylici ee fariintiisaasi ah Ishaaradu waxay ku wajahantahay Siillaanyo waxuu ka leeyahay kabahayga ayaad la midtahay.
waa kaas warkii waxbay awdalstate samaysay, in aanay waxba ka jirin waxa beeniyaya awdalpress, shabaka deegaankaas. beenale markhaatigiisa ayuu fogeeyaa.
lakiin runta waa xaqiiqada, rag reer nuura ayay ahaayeen, dadkii deegaanka uunbaan ku yidhi isk ataga oo dadkii dadka seemaal layay keena, reer awdal sidaan horey u sheegay waa dad nabadeed, lakiin inta qurbaha joogta ee jecel balayada mididooda ayaa calooshooda ku jabtay sida dadkan xaga sare wax ku soo qoray.
reer awdal waligeed lagama yaabo in ay dagaalaman forever. waa xaqiiq. sidaa ula socda.
reer somaliland way ogyihiin dhamantood. in awal tahay hooyada somalialnd.
Aisha, haduun baad coomanka kuu sacab tuma ee lacagta kaa urursada sirtoodii sheegtay. Reerku sidaas uma liitee ceebta nagala weeco. Beesha dhexe eed ku dhago hadlayso cabsiyi nagama hayso oo dagaal iyo daris wadaagba waan la neenahay balse fariid nimadaada Aishay waxaad ku hadashay eeg. Muqdishuu daggaal ka socdoo waan is yaraynay balse hada Saado Calaa noo nool miyaa sheekadaadu. Isaaq hadaan xumaan iyo wanaag ba waan isku afgaranaa markaa hadii Xamar xiiso kuu hayo, xagaas iyo Jinac sani u sii mar walaykaa tahay inaanad hargaysa sii maray. Samaroon cida u talisaa intaas iyo in ka sii liitaba ka badan kana aqli badan. hadii aan meel wax ku darsanayno, gobolka somalida Ethiopia xamar nooga dhaw caasimaduna waa Harowo. Awdal Belongs here not there.
mansha allah sawir qurxoon si ilbaxnimo ahna loogalay madaxda ilahay hadayee sawir jawi iyo goob fican lagu galuu umuuqda
wanaan ku qoslay dadkan meeshan wax ku qoray kkkkk afkaab xanuunaya hadanay isaaq ka ahdal qabyalad iyo wax laga baxay un bay wadan waliba rag bay u badanyiin lakin wax layidhi caqligii wanagsani aqoon inuu karoonyey bal eego u firsada ama hadan si kale u dhigo caqligii wanagsan ital inuu karoonyey bal eegoo ufiirsada waxan kawada
ceebla waxay isku fuuqsatay inamadaa fikrada yar ee hoose soo tabinayey iyadoo si aad u daran hawada ugu dirtay bal eeg ina hadaba gabadhaa aka caqli iyo aqoon badisay raga ceebla kuma tagerayo somaliland bay tagertay lakin ratigaygan ka hadalaya nin kuleh beel heblaya i ahysata una socda meel inuu kasii yarado intuu imika yahay moyee an waxba uga kordhay iyo mid colaad iyo maleesho usacab tumaya dadkiisiina waxay 20 soo dhisteen burbru lajecel iyo gabadha ku cananaya oo leh waxa aad u tageraysaa saylici bad isku hayb tiin intiiba intay u jawabtay ayey walib si xigmadaysan ula racday laga yabee raga waa cirrolayal aad u dawayn oo ah kuwa computerka timeka ku lunsha ee caydha qata hayeeshee xasarad iyo inay dadkii dib u celiyan u tagan qoralka wan dheereye waxn leyey ceebla gabadh aqoon iyo caqli leh badtay waxkasoo mabdagu yahay xitaa hadad bari kamalin somaliland kasoo horjedsato waxad u eegtay gabadh caqli iyo aqoonteeda mabdaeeda si xeeldhee kumeel marin karta hanbalyo
CEEBLA WALI RIYADA ISAAQland kama dhaman waxan umalaynayaa inanad waxba ka ogayn xaladaha ka jira waxanan umalaynay in maskaxdada hal qaybi shaqaynayso qaybtan lagu dubuy waxa lagu magacabo somaliland teeda kale Awadalstate lagala tashan maayo NAAG AYAAD KA TAHAY INKASTOO SHAKI IGAGA JIRO NIN IYO NAAG WAXAAD TAHAY BAL NOO KALE CADEE?? Manin aya tahay mise naag?????
jicimbir.
rag ayaa u nool somaliland iyo awdalba, lakiin adi xaarka iska weeci, hadaad nin tahay ee ood isku haysato in lagu gumaysto dee sia raga u qaado qoriga oo oohinta dumarka iska dhaaf.
adiga oo aan ku ogahay in aanad il ka ridayn neef ayaad halkan iskaga dhigtaa wax kale, waan is naqaan gadabuursi.
ninka ragi hadii uu cadysto dee sidii SNM ayaa loo galaa duurka oo injir ayaa la yeeshaa quda in xafladaha laga dance gareeyo. magacii gadabuursi ayaad sharaftii ka qaadeen.
ama iska aamusa ama siada raga u hadla.
anigu waxan ogahay in aydaan dance dhaafayn.
danbina ha igu ahaato lakiin waad igu celcelisay yarkoow.
aniguse waxan jeclahay in aan wax wanaagsan dadka u sheego xumahana uga digo. dadka reer awdalna way ogyihiin darajda nolosha tii u sareysay in ay ku noolyihiin adiguse aad rabtid sida xamar in aad ka dhigto boorama, habeen xalay ahaa oo tagay ayayy ka dhigantahay riydaadu.
hibaaq
walashay hibaaq aad ayaad u mahadsantahay.
lakiin damiirkaygu wuxu isiin waayay daka colaad raba hada qrniga 21 century, ee waliba raba in ay daka barikiciyaan hadan dhuumanaya ee westernka casiir ku cabay.
waxan u hadlaynaa intayada wanaaga jeceli inta danyarta ah ee aan waxba ka ogayn colaada iyo qaxa aad la rabto. kuwas ayaan u hadlaynaa. adigase dadka colaada garacaya, waxa u muuqda kursi.
madaxweyne mar i dhaha .
jicimbir