Gobolkee Soomaaliya Ugu Gabdho Qurux Badan?

Gobolada Soomaaliya way badanyihiin oo kaliya kuma koobna gobolada ku yaalla waddanka soomaaliya, waxa soo raaca gobolada Jabuuti, Itoobiya, Kenya iwm.  Hadaba gobolkee ayaad is odhan kartaa waa gobolka ugu gabdho qurux badan?:

About these ads

Categories: Dood (Debate)

129 replies »

  1. Aniga waxay ila tahay gobolka Jabuuti

  2. Kolaba gabdhaha reer waqooyiga qurux laguma gaadho waxaana soo raaca raxanweynta.

  3. Ismoog, woqooyi waa gobol ballaadhan ee degmadee ayaa ugu sidata quruxda ayaad is leedahay? sida Hargeysa /Boorama/Gabiley/Burco/Boosaaso/Ceerigaabo/Laascaanood..iwm.?

  4. Inaadeer walee ka kala dhacaan dumarka waqooyigu waxaan xasuustaa muqdisho sida looga daba dhici jiray gabdhaha ilka casaa ee waqooyiga ka iman jiray,banaadiga ayaga waan ka reeboo waa dad carab gala mala hiildan maad arag gabdhaha baydhabo iyo buur xakaba iyaguna ma yaraystaan waa top.

  5. Salaan sare dhamaan,

    Horta Somalida dhan ayaa gabdho qurxoon leh. Jufo walba ee Somali ah hadii la baaro gabdho cajiib ah ayaa laga dhex helayaa laakin meesha waxaa ka taagan social control oo gabdhuhu ma awoodaan in ay quruxdooda shaaca ka qadaan. Maskaxda ayaa laga gumeystay!.

    Laakin Gabdhaha aan gacanta u taagay dare to show yourself waxay ka dhasheen Majeerteenka. Weli ma arag cid ka gabdho xuriyad badan. Waa in aan ku dayanaa reerkaa hadaan donayno in waxaan hayno banaanka la soo dhigo.

  6. Hani salaan waan ogay Super modelska Iman Iyo Waris Dirie laakiin hada way bateen iskuguna jiraan soomaaloo dhan hada yarta Yasmin ee Canada waa rer waqooyi.

  7. Ismoog salaan sare sis,

    Yasmin kaliya sow maaha, habluhu way badan yihiin laakin cabsi lagu abuuray awgeed. Ma awoodan in aay debada u soo baxaan oo model ama waxay ku fekerayaan shegaan. Wagaan Italia joogay wakaalada hidaha iyo dhaqanka ee Italia marar badan ayeey isku dayday in aay Hablaha Somaliyeed ku casuumaan TV ga iyo Model laakin waa baqi jireen oo way ka gaabsan jireen. Laakin hablaha MJ waa Hablo Xoriyad badan haysta iskuna kalsoon. Waxa ugu wacana ma aqaan.

    • Asc dhamaan inta ku hadashey meeshaan waa wadasalaamatihiin marka laga reebo dogon ismoog dumarkeena xuriyada aad ladoonayso ilaahey ayaa ka manacey

  8. Cida aragtay a dark skin Tunni girl weligeed ag mari mayso somali inteeda kale. Bal an eegno inta qof ee meeshan ku jirta ee tunni garan karta iyo meesha ay ka deganyihiin somalia.

    Anigu Gadhihii Tunnida, waligay ma arga cid ka qurx badan.

  9. Timacade tunni toorre ama shangamaas waa laguu yaqaan marna waa reer dhoobey madow marna reer baraawe gibil cad asxaab badan ku leeyay kuwa gibilka madow waa dhaadheer yiin dhuuban yiin waxaana lagu gartaa indhaha waawayn laakiin adiga malaa way kaaga dhacdaye raxan wayntaa igala qurxoon.

  10. boram runtii anuu maan arag meel ka hablo qurxoon

  11. Dee shariifo iyo Nimco oo aan high shoolka wada dhiganay, they were gorgeous. Hadda one of my male friend is Tunni and he is taal, dark and handsome. Markaa waxan u qaatay inay tunni oo dhamio qurx badanyihiin.

    Hannimuufo, Models laguma doorto qurux ee wax lagu doortaa, boday shape, waa inaad slender ahaataa, inorder word, waa inaad jidhka naagaha cad yeelataa. Systemka selctionku waa ethnically biased. Somaliduna sababta ay modelka ugu badantahay, waxan nahay slender ay baahidu inoo keentay ee hadaan haysan lahayn muufo inagu filan, maashaa alaah baan ahaan lahayn.

    Imaan qoorta mooyie, inteeda kale waa plastics las isku dhoodhoobay. believe me anigu center foldkii play boyga arkay iyadoon waxba sidan. Lakiin mid aad jecelahaa ku jirta kuwa modelka waan idiin soo dhejin, although aaanan aqoon cida ay tahay.

  12. hehe xagaa layla aaday!

    Anigu ma oran MJ baa qurxoon ee waxan ula jeedaa. Awood beey u leeyihiin in aay isku kalsoon yihiin!.

    Aniga ahaan madaama aan Somalida aad ugu fiirsaday waxay ila tahay in aay Jufo walbo hablo balaayo ah geesiyaal ah qurux badan afminshaar ah isku filan leeyihiin. Laakin shacbiga ayaa culeys ka saaran yahay oo waxay yihiin daaha dabadiisey ku yihiin. Gare, Tuni, iyo Gaaljecel Xawaadle. Hablohooda sarajoogad ka dhici quruxdooda. Waana Irir Samaale gebigood. Laakin baa meesha taal ilama ahan in jirka europianka kaliya qurxoonyahay cadaantuna qurxoontay. Cadaan qurux ma ahan ee Chocolate ayaa qurux ah!. Dherer ka iyo dhuubnaanta ruuxu isla simanyahay sida Masaia. Waa leedhay Somalida badankeed!. Xitaa waxaa jira dad La yiraahdo Tutsi oo ayagana central Africa ku nool oo sida Somalida u qurqurxoon Madaxwaynahooda ayaan ba caashaq la dabaqabsaday hada ka hor kkkkkkkkkkkkkk.

    Inan Hutu ah oo deriskayga ahayd ayaa intaay indhaha igu cadayseey i tiri ma ninkaas ayaadba hawaysatay oo indho adkidaa waa nin Bahal ahe. Markaas ayaan ku iri bahal nimada waan iska leenahay aragiisana i deeqay waa wagaan gabadha ahaa. Saa inantii yaab ayeey la istaagtay lolz. Ciyaalasuuqnimo meeshan ka gaaray.

  13. Timacade, Gabdhaha Tunida iyo Biyo maalka marka ayaan ku arkay mar aan joogay aad ayay u quruxbadanyihiin.

    Borama, Hargeisa,Burco, Lascaanood, Baledweyn, Muqdisho
    Marka. waar inatiisiba ma kala dhacaan.

    Djibouti way naaga badantahay markaa gabdho badan oo quruxbadan ayaa isugu yimiday. inkastoo lugaha inkaari kaga dhacday

  14. Hada maxaa laysla dhaga tirayaa gabdhaha waqooyi galbeed qurux lagu gaari maayeekkkkk.mida kale dadka Tutsigu asalkooda waa Soomaali oo ayagaaba sheega hada ka hor aan la kulmay gabadh Tutsi ah waanay ogyiin inay xageena ka guureen waayo hore.Timacade adna hadaad jacayl ka bilowday Tunnida maha inay dadka ka qurxoon yiinkkkkkk waxan kaloon fahmay inaad dumarka madow la hayso ana cadaantaa iga badatay saad wax yeelayso aday kuu taalaakkkkkk.Hani hada Tunida iyo Garaha waa digil Irir samaale armay ka baxeen ayaga iyo Galadigaba .

  15. Waqooyi Galbeed, gabdhahu marka ay yaryihiin waa ay qurux badanyihiin lkn marka ay yar wayndaan aad ayay isu badalaan. culays badan ayaa dul fuula.

    Koonfurtuna ka daran guntiino waxa ay qarinayaso ayaaba iska yar.

  16. Fariid waa runtaa xagaa waqooyiga soomaali way isku wada raacday inay dumar qurxoon yihiin laakiin waxan la yaabay saad u agmarteen Raxanwaynta mise waydaan aqoon.

  17. ”danaakilaba (canfarta) waa laga helaa duul la daawado e (qurax badan) alahaw dumar xumaa ciise”

    intaasi waxay ku jirtaa tuduc gabaya oo aan beri meel ka bawsaday wuxuuna gabyaagu si ba,an u weeraray dumarka ciisaha oo uu foolxumo u nisbeeyey,

    anigu hadii aan fekerkayga shakhsiga ah cabiro waxaan quruxda u hibeeyey dumarka ogaadeenka iyo dhulbahantaha kolay hadaanu iidoor nahay dumarkoodu kuwayaga ka quruxbadan waana sababta aanu aadka uga guursno dhulooska iyo ogaadeenka.

    waxaanse qirayaa in gabdhaha ciise iyo sacad muuse ay aad uga ilbaxsanyihiin gabdhaha somalida oo dhan inkastoo aany ka quruxbadnayn taasna waxaan u daynayaa ninkii hargeisa ku noolaa ama jabuuti oo makhraatigaa ii furi doona ama igu diidi doona.

  18. Ismoog.Been maad sheegin dumarka darka skin ayaan jeclahay. My ideal beauitful color for somali girl ee aan qurux ka dhex arkaayi waa colorka khadra dahir ee aan hoos kusooo dhehejiyey.

    kulucow anigu waligay intaan yaraa iyo intaan weynaadayba, waxan maqli jiray dumarka reer burco cid gaadhaaya ma jirto xaggaa quruxda. Runtiina, inta dumar ah ee reer burco ee aan aqaanaa way wada qurux badnayihiin. Maxaa ka jira arrintaa.

  19. Kuluc tii qurux badan ba waa somali balse gabaygu meesha ma qabtee maxaa dhacay. Dumar badan arkay tuni iyo tuulo lake joogba. reer waqooyi u daa qurux dumar balse inta badan dumarka reer borama ayaan inyar u janjeedhin lahaa. Reer burco sidoo kale laakiin ilkahaa ka yar duloobay. Quxux iyo ilko casi way kala baydheen.

  20. Fariidow………..Lugaha inkaar baa kaga wada dhacday dumarka somalida.loooooooooool.

    Guntimmadana, anigu waxaban rabaa inaan buug ka qoro waayo waxan u haystaa inay tahay wax ilaahay usoo dejiyey teenagerska somalida, waayo dee sexuality gaygu waxay ka billabantay, taking a peak at the side view of gabadh guntiimo sidata, What an unforgetable view…..kkkkkkk

  21. timacade

    quruxdu kuma yara gabdhaha reer burco laakiin badawnimadaa biyo dhigtay iyo qalafsanaanta, dabeecada fiicana quruxda waa ka badh,

    anigaa reer burco ah ee i weydii inan reer burco ah hadaad barato xabiibi xitaa ku odhan mayso iska daa jacayl iyo wax kalee, ninka reer burco naagtiisa inaadeerey waxaan ahayn haduu ugu yeedho way la yaabysaa oo dhibsanaysaa xitaa haduu 10 ka dhalay.

    hargeisa huuno iyo qalbi sida laguu leeyahay ayaad godlanaysaa iga wala kkkkkkkkkk dumarka reer galbeedka ilbaxnimo udaa!!!!!

    sool todheer ilaa mudug badawnimo u daa dumarkooda, xaragana jilbaabay ka sitaan weyn,

  22. Ismoog. waa runtaa reer Baydhabo hada ayaan la ahay asxaab raxanweyn/liisaan aad ayay u gabdho quruxbadanyihiin una degan yihiin. cunta karinta xaga hore.

  23. Hiildaan. laba cisho meeshan kama soo agwareegin meeshan qolooyin baa isu eryanayay maxay State. iyo wax loo joogin

  24. Ismoog….anigu cadaanka waan jecelahay, lakiin quruxda badankeedu, waxay khubaradu isku raaceen maba ah color ee waa “Symmetric” ga qofka.

    Anigu waligay reer boorama intan joogay seddex gabdhood uunbaan arkay wax qurux , lagu sheegi karo. ilama aha dumarka samroonku inay leeyihiin qurux saaid ah oo ay dadka kaga dhex muuqdaan. Seddexda dumar ahna dee mid uun baa publicly u sheegi karaa oo waa Khadiijo Qalanjo oo ay somali oo dhami wada taqaan. Bal ha la isheego, adigoon magacaabin, inta dumar qurux leh ee reer borama ah eed taqaan. Anigu waxan qabaa dumarka samroonku waa ilbax, lakiin qurux warkeeda daaa.

    hablaha hawiye iyo hani muufano waan usoo socdaa.

  25. Timacade, Gabdho badan oo qurux badani way jireen lkn
    xasuuso heestii Caalin ala ha u naxiirste eh,
    halkaa dhafin maayo hadii kale Ismoog ayaa hada sas qaadi.
    marka ay galabtii guryaha hortooda fadhistaan ee ay soo marsadaan huruuda indhodaraandar. waayo waayo
    xasuuso subaxdi marka aad u socoto sheekh cali jawhar
    iyo balcadii aduunya kaleba iyo gabdhokaleba ina ay jiraan uma malaynaysid. waliba magacyada ayaa i dilay

  26. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  27. quruxda dumar somaliyed waxa usita awdal gaar ahaan reer zaylac eesh cala dumar

  28. Magaca gabdhaha reer boorama ugu badan waa sacaada markaa kuwaa huruuda marsan kolaba dhowr Sacaada ayaa ku jiray.

  29. Fariid….Seddexda aan sheegay bay ku jirtaa…kkkkkkkk

    Coincidently Seddexduba waa jibril yonis, bal hadda ha laygu eedayo inan Jibril Yonis ahay., which I will neither admit nor deny…..kkkkkkkkkk

  30. gabdhaha reer somalaind ayaa ugu gabdho qurux badan . waliba habalaha reer awdal waa wax kale.
    sabankan hada l ajoogo hablaha rer awdal u kacay waa xuurar cayn. gabdho dhaadheer, oo indho waaweyn. dhamantood 90%.
    waa suuxaysiin hdaad tagtaan boorama.
    idinku numberada waweyn uun eega. lakiin waa wax aad looga yaabo hablah rr boorama quruxdoodu mashalah.

  31. Heestii caanka ahayd ee dhuuxii Boorama gabadhii loo qaaday yadba qurux ma yaraysan alla ha u naxariistee kolayba waa ka mid sadaxdaas Timacadow.Aad ayaan u aqaanay daadax dumar ahayd.

  32. Timacade, horta waa runtaa waa wax dhici kara lagana yaaba
    in aynu ahayn different generations lkn aniga qolooyin kale
    ayaaba ku jiray. Ismoogiyo xaga hore ayay kaga jireen.
    iyagu colorkayba wax ku qaldaan!!!!

    raguna quraxdu isu si uma wada arkaan markaa xita gabdhaha
    qaarkood qabiiladoodii ma garan karo hada. xitaa qaar baa macalimiin noo ahaa lkn macalimadaada sideed ula hadli karta
    waa aduunyo hore waxa aan ka sheekaynaya.

    marka inan qurux badan dibada laga soo doono inimadu kale waxay maalintaa ku qayili jireen Faysal Cumar dadka kala
    labeeyay qurux lahaanshdeeday iyo maxaa iga galay danyare
    haduuna duunyaba lahayn miyuu raga iga xigaa!!

  33. Ismoogay……Iscadee, sidaad borama u kala garanyso, iyo sidaad reer gabiley iyo reer muqdisho iskaga dhigaysaayi isma laha.

  34. Timacade…Hooyaday waa reer axmadkii Borama marka sheekada Booramana dushaan ka hayaa mida kale gabadhaas qurux badan Muqdisho ayay nala joogtay qudhaada waan ku aqaan anigukkkkkk.

  35. Fariid…….waa runtaa oo ismoog iyo qoladooda iyaga waa in catagory gooni ah loo furaa, waayo dee waa lagu jiraa.

    Faysal Cumar heestisa waa maqlay, lakiin ma arag gabadha oo waa generations hore sidaan filayo.

  36. Lacageey,lacageey

    Raga kala labeeyay
    Liitaha gargaaray
    dumar lahashadeday
    Liibaanta joogtay
    hadana lagama maarmay liibaanta joogtaay

  37. Ismoogay anigu awal waxan ku odhan lahaa it next to impossible inaad i taaqaano, lakiin sidaad hada wax u kala falisayso, wax waliba waa suurtagal oo waa laga yaabaa inaad i taqaan. Bal waan kuu fiirsam hadda kadib, ilayn waadigan sidaa ceebla informationka qadhiidhayee.kkkkkkkkk

  38. Ismoog,

    huuno intaa ha dhaafin reer axamad dhalay. dad dictionary ah
    ayaa Borama jira waxaadba moodi in xisaab bahasha ku soo barteen lkn Borama adigaaba naga badiyaba. walee mar dhaw adiga ayaan sas kaa qaadaynaa. waadiga isgoyskii banadir nala gaadhay.

    Ceebla, waa runtaa numberada yar yar ee dambe caadi ma ahan.

  39. Timacade…Waan kula kaftamayaa kuma garan karo runtiina reer Borama ma ihi ee waa sheekooyinka aan dadka ka maqli jiray mida kale gurigaan ku soo barbarnay aad aya loogu soo dagi jiray sheekoyinka Boramana badanaa dadkaas martida ama ehelka noo ahaa ayan ka bawsaday sheekadii guntiinadana waxan ka fahmay sababtaad dumarka koonfurta ugu waalantay.

  40. Fariid labadeenu dad is garanaya ayaan nahay waan ogay waliba si fiican anigu waxan leeyay shayga la yidhaahdo koonfurta garab daar afkeena waqooyiga kuma aqaan waxaan uga jeedaa waan dareemaa wax kasta ayadoon waxba lay sheekin walee aqoon ayaa iigu kaa dhiman.

  41. Ismoogeey, anigaba maalin dhaw kaa sasaya ama xamar ku dhalo ama meel kale walee real saylici uunbaad dib ugu noqon. haa in aan is garanayna shaki kuma jiro

    Ceebla, iyada amaan ayaa laga helayaa Somaliland iyo arimeehaga faraha ha la soo galin.

  42. Fariidow in dhawaydba waan kula socday halkaa ka wad mar labaad barasho wanaagsan inaadeerkaygii qaaliga ahaayow walaashay qaalina salaan iga gaadhsii.

  43. Ismoog, mahadsanid inadeertaydii qaaligii ahayd.
    what a small world. Timacadow waligaaba dhado isu qari
    adna haday ku soo heli. waxay lledahay waxa reer xamarku
    ugu yeedhaan garab daar

  44. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  45. War reerki Typical Somali topic ayuu bilaabay. Waligey ma arag jufo ama qabiil Somaliyeed oon meel walbo ugu heer sarayn, qurux hadii laga sheekeyo jufo walba waxay leedahay anaa u sita! Gobonimo jufo walba waxay leedahay anaa u sita!
    Dagaal iyo geesiyaal jufo walba waxay leedahay anaa u sita!.

    Lacag hadii laga hadlo Jufo walba waxayleedahay anaa u taajirsan! Xataa hadii laga hadlo kuwa naarta galayo waxaay jufo walba la soo boodaysaa anaa naarta u badan kkkkkkkkk.

    Dadoow waxaad hilmaamteen in Gabdhaha gabooyo ugu qurux badan yihiin Somali. Jareertana aay ku xigto kkkk.

    Waligiin Somaliyeey dad aad ka reebtaan Somalinimada ayaa jirto xitaa aadan in aay naarta ama janada aadan aadan u ogolayna.

  46. Hiildaanoow waa sidee miyaanad warka Saylici aabihii helin wali.
    May allaah Bless his soul. Abdilahi Wadaad passed away according to brief info I just reiceived.

  47. Hannimuufo……..hablihii hawiye ee dhuudhuubnaa, ee dhaadheera, ee lahaa the silky dark skin ee reer magaalka ahaa, xagaad ku ilawday. Dee anigu gabdhii u horaysay ee aan odhan karo waan saxiibnay waxay ahay hawiye, dee ilaa maantada aan joogna waa ku burbura dumarka hawiyaha, markaa miyaan la odhan karin, waxbay igaga tegtey. Horta dee way ka sheeko fiicanyihiin dumarka reer woqooyiga, kamana cabsoodaan raga, way furfuranyihiin, hadday ku afgaranwayaana kama gabadaan runta ee wajigaagay kuu saaraan. markaan weynaaday dumar oo kala duwan waan date gareeyey oo gaalo iyo somali, nooc kasta leh, lakiin, wali tii yarayd ee hawiye wax romance ku gaadhaya ma hayo ilaa hadda, meel ay joogtana garan maayo. markaa quruxdu maaha uun wejiga oo waxaba layidhaa ” beauty is in the eye of the beholder”, lakiin personalityga qofka dumarka ahi waa qayb quruxded ka mid ah. Rag badan oo aan anigu ka mid ahayn, personality bay dumarka ku jeclaadaan.

    • Timacade,

      Horta hadaan reer Banadiri nahay markaan sodonka madaxa la galno waxaan ku kaftana rag iyo dumarba. Wixi aan jacayl iyo xiriir soo maray hadaan isku xiriirsho waan ku wardin karaa sidi tusbax kkkkkkkkkkkk.

      Meeshan waxaad arki qof afartanki gashay oo kuleh waxna ma arag waxna ma urin kkkkkkk.
      Tan dumarka Hawiyena hawiye anigu u carari maa wanaagoda iyo xumaantooda oo waxan ogahay in aay 22% Ama hawiye yihiin ama relate Hawiye. Hawiye bahalo gorille u egna waa leeyihiin kuwo quruxdoodu debada iyo gudahaba ka ifaysana way leeyihiin. Dad dominant ah in aan afka isaga daaliyo ma jecli waxaan jecelahay in aan dadka la inkiro ama laga tiro badan yahay duuliyo. Ama umada dhanba wanaagooda sheego. Sababtaas ayaan kor ugu xusay labadaas cid ee Somaliyeed.

      Gabadhaan Hawiye ee ku suuxisay bal hadaad ii qarxiso ood warqad ii soo dirto in aan soo helo u badi mesheey ku dambeeyso.

      Hadase Gabadhaan Asian bloed ka leh ee Samaroon yeeynaan ku rifin way hinaasi badantohee bal yara aayarso. Wax tegay tiigsimaad malehe hada mix taan bal maalintaad sidaha la qabaneyso eed Europa soo garayso Twitter bal noo soo dhig kkkkkkkkkkkkkk.

      Kaftan Wanaagsan,

  48. Timacade…Kaligaa maaha jacaylka u horeeya lama ilaawo qudhaydaa maanta soo xasuustay waay waayo inkastoonan sidaada dibada u soo wada dhigi karin oon qof dumara ahay waxan ku rajaynaya inaad gabadhaa maalin is aragtan sidaa qalbigaaga u qaaday.

  49. Jaw berri is maqli doona.

  50. Borama girlfriend/boyfriend ma jirin aad ayay u adkayd beryihii
    hore hada ma garanayo. dadka ceeb ayay ku ahayd.
    qofkii qof wuu jecelyahay lakiin waqti sida la isuma helaa aad
    ayay u adkayd. habeenkiina go yaal ayaa la huwan jiray
    sida aad gabdhaha u kala garaana way adkeyd.
    gabadhu sida ay reerkooda u joogta ayaa la soo doonan jiray.

  51. Abdilaahi ismaciil wadaad aya maanta geeriyooday ilaahay ha u naxariisto. isaga iyo inta muslimk ahba.
    waa sidee madaxweynihii qaranka aabihii ayaa dhintee tacsidii wali kaam hayno. hiildan????

  52. timace, ismoog, fariid.
    qolyihiinan reer xamarka ah. boorama sidaad moodaysaan maahin.
    hablaha reer awdal date wax la yidhaa ama saaxiib ma yaqaanan, waa hablo gurigooda laga soo doonto. waliba waxay jecelyihiin wiil aanay arag iyadu balse isagu sheeda uun ka ilaashanayay in ay guursdaan. markasta waxay ka doorbidaan guurk ala yidhaa arrange marreige. ama doonista. hebaalyo waa la soo doonay ayay ku qancaan.
    markaa hablo aad qurux u leh plus sharaf badan.
    reer xamarka iaygu miday arkaanba way ku laaban.
    12 yrs markay yihiin 2 nin ayaa soo furay. kolay waa dhaqankooda.
    lakiin faraq ayaa noo dhexeeya. hani muufo ha igu xanaaqin. lakiin waa xaqiiqo.

    • Ilahay ha u naxariisto marxuumka Ceebla. Reerkuu ka baxayna samir iyo imaan.

      Walaalo aniga kaa xanaaqi maayo oo waa dhaqankayga, culture shock ayaa la yiraahda. Waxaad la yaabantahay anigu waaba ii faan iyo xoriyad aan gaaray.

      Wax loo jeedo oo iska cadna anigu ma daabooli karo marka waa ha iska socoto arintu. Iyo Nin walba dooqi iyo wuxuu dantii mooday.

      Anigu koleyba nin meel lagiigu soo xareeye oo aanan garanayn umaba kacsadeene waa moral dilaaci lahaa. Saqda dhexe ayaana ka soo baxsan lahaa ama kow ayaanba ka siinlaha oo sun baan rashinka ugu dari lahaa.

  53. Ceebley……..Jar ha ka boodin, Hablaha reer xamar, sheeko uubay yaqaanae, wallahi way ka conservative sanyihiin kuwa reer woqooyiga. Waana street smart , oo walaahi inaanad waanku jecelahay ku beerlaxawsan karin. Romance ka aan ka hadlayaana, maaha wax baan samaynay ee waa uun sheekaysi an friendliness.

    Teeda kale, dhulkeenu xaafada gaara oo magacyo leh oo lagu baadhiyo ayuu leeyahay, lakiin xamar malaha. Hablaha gadabursigu haasawaha ma yaqaanaan ha ka xaaqin, huuno.

  54. Shaqisgan sita Culuc maba fahmin mawduuca markaasuu lasoo ordayaa arimo aan loo joogin sida tii gaaroodi. Hablaha Gaaroodi baa ugu qurux badan kkkkk. Quruxi waxey tahey baan dadku iskuba raacsaneyn. Barigii hore Soomaalidu quruxda waxey uheysteen midabka iwm. Taasi beenbey noqotey oo bani’aadankaa kala dookha. Goboladana dhamaantood waa laga halee gabdho qurxoon iyo kuwo aan farlooga darin. Anigu waxan ku sifeeyey quruxda dharkan qorad hadii ay buuxiso:
    dhererka ugu yaraan 5 feet and 10 inches
    culuska ilaa 160 lb
    ilkaha cadaan, afka mid aan balaadhneyn
    jidhka mid siman oon dhinacna ubuurney
    Sanku waa inuu yahey mid shuban oon balaadhneyn
    midabku waa inuu yahey mid aan caseeyn
    Xuruxdu waa ta ku timaada natural beauty oo kaliya.
    Ismoog, ilkaha casi maaha qurux ee waxa la yiri waaba xanuun ilkaha ku dhaca, dadbeyse dookooda tahey baan filayaa.

  55. tun hadaan kuu sheego reer xamarku marka ay sheeko baan yihiin ma smart. hadiiba sheeko badato maxa la filayaa.
    way guur badan yihiin waanay sheeko badanyihiin.
    anaga guurkayagu waa mid sheekduna 99% ma yaqaanan habluhu. balse waxay doorbidaan guurka la soo doono gabdhaha. lakiin ma odhan wax xun ayay samayeen, balse isku dhaqan ma nihin. inkasta oo hada alshabab waxooga aka badashay lakiin kolay dee dhaqano kala duwan ayaa l aleeyahay.
    meelkasta qof xun waa joogaa, bulshadana waa laga dhexyaqaan.
    runtaa weeyi hablaha gadabuursiga ma yaqana waa iska misaakiin. tas darteed ayay u dorbidaan doonista.
    dee waligeedba nin lama sheekaysan.

  56. Timacade, qaadis iyo jiidis waa isla gurigayntii uun.
    Doonida ayaa ka sharaf badan marka gabadhu kolba mid la sheekaysato. balaayo iyo beenale oo dhan ayay afka gabdhuhu uga galaan.

  57. Salaan ka dib, hadda waxa dhibaato ka jirtaa wixii la odhan jiray quruxda, hablaha, Soomaalidu waxay u taqaan gabadha quruxdeeda ta joog dheer,cabaadhyo leh, tina xaad leh,bastoolada leh,badhi dhaxdhexaad leh, kub wacan,ilka cas, maariin dhalaalaya,timo dheer leh,markay socoto laafyoota, waa taas gobalkay doonto ha joogaane. waxase nasiib daro ah in maamta noocaas dad badani oo dhaqan gaalo yeeshay aanayba aqoon.gabdhahaas inta badan waxa laga helaa indhihii basaasoo Boorama ma aragtay.

  58. Odayaal beryo dhawayd dood loo furay ku saaabsan mawduucan Oo kale ayaa si ba’an u qaaddaa-dhigay,
    waxayna ugu danbayn libinta siiyeen,Oogaadeen iyo dhulbahantekkkkkkkkkkk,iyagu waa waayeeloo dee dhaqan hore Oo jaahili ah bay ka duulayeen,kollay inta gabayga tiqiin
    waayihii hore Reerohooda ayay ka shidaal qaadanayeen sababtoo ah ,Reer Waqooyiga xagga galbeed sii xiga kamay gabyi jirin inta badan,lkn marka dhan kale laga Eego dhawr gobol u daa bahashaas.
    1.Awdal
    2.W/galbeed intax agga Awdal soo xigta inta kale gaagaab bay u badan yihiine
    3 Bay iyo bakool
    4Marka iyo Baraawe

    Banaadiri wax ka fulaysan ma Aan arag lkn cuntada waa Top sidaan maqlayna waa Midgaha Yementa laga yaso waligayna kama raadsadeen!

    Haddaba waa jira shay qurxoon Oo kolka Aad u hillowdo wax xuni kaaga soo baxo,Ee yaan la illaawin xagga nasabka,Akhlaaqda,diinta i.w.m Waana sifaha wanaagsan Ee Reer lagu noqon karo.

    Raalli ahaada raacana xagga heesaha jacaylku u badan yihiin.

  59. Waar bal anigu dhinacaan ka joogo kasoo joogsada, hablaha jabuuti nooc walaba iyo naqshad walba way leeyihiin, kuwo madaw oo sabuurad u eg, kuwa cadcad oo tamaashiir u eg, kuwo gaagaaban oo muuse gaab la moodo, kuwo dhaadheer oo geri la moodo…. Haddii ad maalin ka hor maalinta ciidda ah ad suuqa Jabuuti u dhaadhacdo, indhahaa ku soo baxaya, waaba xurul cayntii Janada oo Jabuuti usoo xagaa baxday….kkkkk

  60. Hiildaan. Fasaxyada ayaad Djibouti tagi jirtay
    soo eeg Lafaciise iyo Jig jiga waxaad odhanaysaa
    gabdhihii aduunyada ugu qurx badnaaba halkan ayay joogaan.

  61. gabdhaha soomalida oodhan qurux kolay gobalada qar baa aad logu tilmama wa gobalada waqooyi gabdho quruxbadan oo hanan wangsan wa jiran gobalada somali dagto lakin gobalada ugu qurxoon ani say ila tahay wax ka mida
    waqooyi galbeed
    sanaag
    burco
    awdal
    afartas gobal aya xatee kalsii horeyo laki gbadho qurxbadan lagama wayo

  62. s/c maanta gabdhaha waa wada qurux badan yihiin waayo quruxdii oodhan dukaamaday yaaliin balse barigii hore hablaha dhulbahante ayaa ka sheeganaa hablahaasi waqooyiga waa ay ka sheeganaayeen

  63. Asc dhaman aqiyarta waat salamantihiin teeda kale af somali aa meesha ku heysan iyo qiyaali nin jecleysiga ha la dhaafo hablaha ugu quruxda badan somaliya qabiil ahaan waxa ugu horeeyo xawadle baladweyne second liisaan raxanweyn,dhulmahante iyo dadka reer baraawe iyo tunida in digada waaye lalaabta qaladna yaan ley fahmin aqiyaarta

  64. la sheeg oo shaki kuma jiro inay ugu dumar wacanyihiin gobolka awdal balse halka ay inkaartu kaga dhacday baa ah dhinaca ragga Markaa Eebe waa isku dheeli tirayaa oo halkii uu dumarka top ka dhigay buu raggiina dambas ka dhigay mahadsanidiin

  65. hiiraan lee ma ahoooo indhaha maaleestiraaa xeeraa kayaalo taas xasan adanaa kaheesee’k

  66. Nin is fanshay wa r’i isnugty nin walbo iyo nag walbo meshe kaso jedo yonan fansan marka waxa idin dhihi laha inta dhaheysn gobol hebel waxa idin dhantay somali o idil wey qurxan yhn inad dhahdan wan owoda inan dhaho somalia balad weyna u gabdha qurxon lkn ta ma qurxano in ladhaho quruxda gumar wa diin asc

    • Hablo jalaqsan iyo qaar ku hagoogta quruxdaba tii looga hadhayeey HARGAYSAAY, HabLo xuural cayno hufano amaan liyo hoodo dhala hargeysaay, bustaan dharabku maydhaay bidhaansiga kalgacalkay xaraamki qurdaay hargeysaay. Iyo qaar kalo badan hargeysa magaalo ka hablo quruxbadan waa la wayay mashalah

      • Burca ku xigtaa lakin way yara buurburanyihin borama ma hablo fool xuma lakin hablaha gaagaban ayaa ku badan, marki quruxda somalia gacaanki siyad bare la qadayna gabadh reer hargeysa ah ayaa ku gulaysatay oo hada london degan magaceeduna faiza hadji ali ayuu ahaa, lakin gabdhaha somaliyeed makala dhacaan mashalah

  67. Asc marka hore waad slamantihin slan kadib aniga waxa ila gabdho qurxoon gabdhaha rer madina aya ugu quruxda bdn man arag gabdho ayaga lamid ah mel walba way kufcnyihin haday ahan lahayd dhanka enternetka wa gabdho masha’allah weye

  68. waxan aamin sanahay gobolka uquruxda badan hablaha soomalida waa gobolka hargaysa

  69. ascw waxaan idin oran lahaa waxa quruxleh gabadhii alle s/watacaalaa uuislaamka dhigay hadana xijaab qaadatay eeimaana alle weyne ku irzaaqo sidaana alle weyne ugu naxariisto sidaasayey tahay xaqiiqada runta ah waan ka baxay wasalaam

  70. Waa sual is waydin mudan lkn ra yigaygu waxan is dhihi lahay quruxada dumarka waxay ubadatay g/hiraan ama/g/baay

  71. Aniga waxaan idinka hubaa ogaden wax ka hablo quruxsan car soo hela!

  72. ASC, horta somalidu waa dad wada qurxan waadna ogtihiin taas, lakiin shaqsiyan gabadhii iigu quruxda badnayd ebid aan arko waxaan ku arkay baledweyne mar aan shaqo u tegey magaalladaas 1999 kii meel branch tellefonada dibada laga dirsado bay taagnayd, unfortunately malintaas ayaa iigu dambaysay aan arko. gabadhaas, waxay u dhaxaysay.

  73. asc aqiyaarey horta quruxda ninba si uyaqaan lkn waxaa muhiim ah waayo aragnimo qofka kuifilan kahadlayo quruxda anigu ma arag gabadha habrgidir gabdho kaqurxoon waliba saruurka hadaad tagteen xaradheere waxaad arki kartaa gabar marka aad indhaha saarto ma isku qarxisaa xitaa ay ku qabaneeso

  74. ninkii iska hadlayaaba hayska hadlee somaliland meel burco ka gabdho qurux badan male somali oo dhami hay isu tagto waa wada ogtihiin

  75. qurux somaliyey baydhabay taashayee meshaa u doontaa

  76. Waa ina salamay akhyaarta sharafta leh horta aan ina xasuusiye quruxdu maahan in la isticmalo cosmetics lkn waa qofka leh dinta xijaabana taasna laguma gaaro gabdhaha reer bariga

  77. kuligiin waad kudhacdeen ee waxaa uqurux badan gabdhaha somaalida ogadeniya

  78. Hiiraan !b/weine ayaa ugu qoruuxbadan

  79. Waxaa ugu qurux badan gobalka hiiraan ee magalada baladweyn

  80. asc magacayga cnasir oo ku nool bosaso aniga wxn ugu quruxbadan ayan dhihi karaa gabdhaha rer hargaysa qlbqaboojiye@gmail.com

  81. anigu waxaan dhihi lahaa waxaa ugu gabdho qurxoon gobiolka karkaar

  82. Asc dhamaan aqristayasha wabsetkan marka aan ka hadalo rayigeyga waxey ila tahay gobalka ugu gabadhah quruxda badan wa gobalka hiiraan cidi taqano ayaa taqaane marka wa sidaas jwbta sxada ah wan mahada santihin inti aqrista yaasha by

  83. Asc aragti hablaha ugo qurax somalia waa gobalka banaair wana mid xaqiiqada ah maadama eey kunool yihiin soomalia oo idil halkaas bey taal quruxda hadlaha somalia ee dawasho wcn k.k.k.k.

  84. Asc aragti hablaha ugo qurax somalia waa gobalka banaair wana mid xaqiiqada ah maadama eey kunool yihiin soomalia oo idil halkaas bey taal quruxda hablaha somalia ee dawasho wcn k.k.k.k.

  85. asc maasha allah mathore gabdha somaliyeed dhan weey qurux badan yihiin aniga waxee illa tahay adoonka xataa in aay ugu qurub badan yihiin somalida dhan laakin laka qaado somalida waxaa ugu quruxbadan gabdhaha gobalka banaadir hadii daacad u hadlo cml kkkkkkkkkk

  86. qurux meeshii koobka uqaaday anaga na waydiiya waa xagee? waa gobolka Qoraxey ee badhtmaha ogadenya midaa isla qaadanay ee xagee soo raacda, waxaa sooraaca degmada aware ee gobolka dhagaxbuur nambar sadex waa hargiesa

  87. war caasha nuux may daan arag iyo umusalama? labadaa gabdhood ba waxay kunoolyihiin xaafad ceelxaar magaalada q/dahare ee gobolka qoraxey…..

  88. sxb wlahi wan wada akhriyey lakin waqoyiga ama somaliland aya dadku u badanyiin..iyo dadka mesha ka hadlayey inay u badanyiin maan garane..waxaa soo raaca gobolka hiiraan oy u dhalatay beerlula oo ah gabadhi hadraawi ka yaabay marka bal anigu somaliland ban ahay mase kala jecli somaliye guurkana wan rabaa inaan qolo uun ka guursadee wan sahantagayaaye wa ino sanadka danbe

  89. Marka hre salaan sare
    ra igeyga hadan wax ka dhibto wxa ugu gabdho quruxsan qabilka la yirahdo biimaal ooo daga marko cadey

  90. Mawduucan oo iska ahaa miduun an si fudud u furay, imika wuxu noqday mid akhriskiisu aad iyo aad u batay. Bal aynu doondoonno Gabadha ugu quruxda badan Soomaaliya:

  91. Waxaa ugu gabdho qurux badan waa gubolka hiiraan siiba nawaaxiga baladwayne waxaa sooraaca dhankan boorama ilaaa

  92. asc dhamaan wan adiin salamay aqyara meshaa jawabaah kabixinayo su.aasha tagan walal waxan adiin dhihi lahaaa waxaa laga fican yahay in wax barnamijka mesha an quseyn in laag hadlo kolee sida ay aniga ila tahay qofkasta fig radii ayuu ka hadlay iyo kobolka uu asiga kasoo jedo ama jufidisa taas waa wax ad iyo ad loga xumado mesha gobol ayaa laga hadlaayy hadanan anigu qadaneyn ee laga hadli meynin waa kaa iyo waa keer aniga waxaan figarad ahaan qabaa gabdhaha somaliyeed meel kasta oo ay jogaan in quruxdoda ay tahay mid an la dheyleysan karin hadii si xaqiiq ah loo hadlo sida ay aniga ila tahay waa walalaheen waqoyi somaliya wayo waa gabdho isku darsaday lixaad iyo qurux intaba kuwa ku soo xigo waa hablaha bay iyo bakool banadir shabelada hoose siba rer marko iyo rer barawe agas ka radi gabar sida basasha oo gale u gaduudan

  93. aga aga warhww see wax ujiraa hablha ogaadeen absame ma taqaanaan
    run ahantii way qur xoonyihin waxaa soo raac dhulbahante iyo ciidagale

    • Fadlan xaqiiqda kahadla anigu abidkeey maarag dumarkaqurxoon gabdhaha ogaadeenka , abaskuul , dhulbahante, warsangari , gari cade ,yonis,garxajis ,barawani,xawadle ,tumal iyo qarkale oonan halkankusookoobikaraynin osomaliyeed wsc

  94. waxaa uGu gabdho qurux badan gobolka sanaag siiba xingalool

  95. Alla maxan nawada u darsanay wadankena waxa dhibaatada u kenay allow qawo

  96. Aniga waxaan arkay jabuuti, kilil shanaad gaar ahaan gobalka jigjiga oo ay isuguyimaadaan dhamaan gobolada soomaalida itoobiya gabdhahoogu , iyo hargaysa iyo awdal waxaana intaa aan arkay u hablo quruxbadan gabdhaha awdal ama boorama

  97. Waxn leyahay reer waqoyi wax qurux kugaro malehe e aan udhafno masha allah lakn raxanwayn aya so labeyso nabaday

  98. asc waan idin salaamayaa dhamaantiin quruxdana meel ayaad uga dhacdeen ee qurixi waa gabadhii diin iyo derejo illlaaheey siiyey lixaadkeeduna u dhanyahay ee ma ahan gabar inta gaalo isa soo hortaagtey oo isqaawisey ayadoo aan indhahaba qof xishoodaahi deyi karin isu heeysata in eey tahay mida aduunka gaalada ayaa ku fogeeyneeysee illaaheey u laabta kuwiina gobol degmo iyo tuulo ku sheegaya qurux ,’
    walaalayaal qof qaar qaawani ma qurxoona ragana waxaan ku waanin lahaa in aad ka fiirsataan gabdhaha qaarka qaawan oo aad u beeydhaan kuwa asturan waayo kuwaas ayaa dantiinu ku jirtaa , maxaa yeelay haween,nimadu waa coowrada qarsoon ee hadeey kula fariisato ayadoo surweel gaaban ama nigis wadata ma dalool uunbad ka raadineeysaa jirka qarsoon ayaa la damcaa laguna raaxeeystaa ee qaawanaani waxba iskuguma taal taasna waxaa iiga marqaati ah dhlinyarada soomaaliyeed ee joogta qubaha geer ahaan wadamada gaalda wcs by Abdinasir

  99. Waxaa ugu qurux badan gabdhaha ogadenka ah runti waa qurux nutural ah saa ula socda

  100. waxaa ugu qorux badan boorama iyo holaans

  101. dhamaan baaha waaynta samroon waxaan ogaysiinaya ama aan u sheegaya in la gaadhay waqtigii loo baahnaa isku xidh ka iyo is abaabulka danhaa gaar ka ah ee danteena waxan ku baaqaya ina la colaysto oo cadaw waba yihiin laga dhigta dadka cadowga ingu ah ee maanta beeenta hargaysa ay ku hayaa ee maawlo u ah wax aan jirin maanta waxaa la samaynaya amba isaaq samaynyaa si aan wadankooda dhibaato uga dhicin waxay dhibaato ka ridayaan salal iyo saylac lakiin way dhamaantoon taa tani waxba maha ninka u socoda ka dhigta saxiib isaaq waan nin siran lama odhan karo ee waa doqon shalay daahir rayaale saxiib bu ka dhigtay oo wuxuu baabinayay tolki iyo dadkiisa u ka dhashay way maanta halku ku danbeeyaay lakiin waxaan idin sheegaya waar mid danbow ka foojignow oo ha odhan dadka walaahay inala dagan ilahay uun baa dhigay meesha lakin yuhuuda way ka xunyihin maxaa yeelay yuhuudu way badheedhay waa yuhuudi qarsoon samroon waxaan u sheegaya meel kasto joogaan waar is jecelaadaa waar ha is ximanina aduunka waxa wax lagu gaadha jacayaal iyo mid waar isku hiilayaa isku fikira intaad dad kale u fikaraysaan, dadka qurubaha waxan ogaysiinayaa inaan samaynay sanduuq lacag uruuris ah oo lacagtani tii qaadhanka maha wa tu lagu dhisayo qaran samaroon nimo wan ka baxanbay isku xidhaka 20 sano beenta samroon ha noilaado samroon ha nolaado waxa maanta faraxad ahay sidaan uu noolnahay taasina waa tu ilahay lagu xamdiyo ilahay baa mahad leh , ta kala salaadiinteeni waxay maanta
    ku dhawaaqeen inaan meel ka satoo aan joogno dhulkeena dufaacano waar waa xaq ninka dhulkiisa dadkiisa iyo diinta ba difaacya dhinta abaal marin buu leeyahay akhiro , waxaan u sheegaya dadka aqoon yahnda iyo masulyiinta haweenka iyo caruur iyo ciroole baa maanta wixix dhacya wuu qoranyahy lakiin yanan dad aan moodayno soomali wallaal oo an ahyn an u garno inay yihiin yuhuud ,kuwana jazaaiygoogu waa la yaqnaaaaa , ascw

  102. Asc wr wb salaan kabacdi somaalida hadii su’aal la waydiiyo hOrta dee anagoo dhan baa soomali ah mana isku ceeb asturi karno ee waxa faa’ido ama qasaaro nooGu jirta waa iNaaN isku sheeGnaa somaalidU 100/90 waxay u badanyihiin dad qabiilka aad u jcl aniGa run ahaantiiNa masii faahfaahin karo soomalida iyo dhibatadeeda waayo khudbad meesha kama jeedinayo run ahantiiNa hadaan usoo laabto su’aasha nala waydiiyay aniGu horta somaaliya kuma soo barbaarin wax saas ahNa kama aqaan lkn mar ama labo waan tagay waana kasoo laabtay hadaba aniga fikradayda waxa weeye gabdhaha majerteenka gbdho aad u wngsan weeye oo rUntii quruxdooda I cajab galisay qabyaalad na kama wado waayo aniGa nin majeerteen ah ma ihi lkN gabdhohooda ayaan iska yara jeclaystay

  103. waa.goboka qabridahar somalida itobiya

  104. hadii lafiirsho gobolkee ugu gabdho qurxoon oona laga saaro meesha soomalia waxaa gabdho qurxoon Ethopia lkn soomalia hadii lagu daro waanka gabdho quruxbadan nahay

  105. Gobolka soomalida ethiopia

  106. Waxan isdhìhi kara gobolka hiiran gar ahan dhanka bari magalada

  107. Waa warey waa warey dee nag wa un nag quruxna waa dabecad iyo diin naag naag ka siil macaan miyaa jirta

  108. Ader hadan aragtideyda ka dhibto Hablaha ugu qurxon ee Gobolada somali anigu waxan ka qeyliyey Hablaha Reer Gado iyo Kismaayo cjb lkn qaali ayey balayo ku dhigeen maxey kaga talaaa Dollar maheysa ayaa ka so horeyso Yac waxasa qurux ilaah ugu deeqey

  109. Asc mgc wa nasro
    aniga waxan qba in gbdhaha mj eey yhn gbdho an la mid eheyn gbdhaha kale madama eey puntland nbd tahay

  110. Waxa uu gabadho qurxbadan waa kilika shanad ee itobiya

  111. Asc akhiyarta somalay rer waqoyi iyo rer kofurba ani waxa ila tahay waxa ugu gabdha qurxon gabdha rer muqdisho firi ikran carale quruxleyda hadana gabdha qurxani wa galgadud firi farhiyo kabayare khalanjo iga dheh de o fiska jaloco de quruxdas galgadud gabdha dhaqanki heystiyo habka lagu koriyay dintena hadafka dher e jaladka qurana walagod xaraf ma jabin muqdisho lo maqsuday naw ha ka reban hargeysa habla labiska lo maray.

  112. waxa ugu gabdha qurxoon hadan dhankasta ka eegay hargeysa

  113. Asc dhamaantiin horaa loo yiri hadal badan haan ma buxsho gabdhaha soomaaliyeed wxa ugu quruxbadan (xamar weyn xamar jabjab shangani marko cadey walaweyn daafeed iyo goobaha ee ka so jedaa baraawe bye

  114. Waxa ugu qurux badan magaalada muqdisho

  115. wa gobolka waqoyi bari kenya wayo waxadega qabilka darawa oo kamid ah qabilka garre

  116. Aniga waxay ila tahay gabdha reer Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: