Darbi kkkkkkkkkkkkkk, walaahi sxb haddii qof xaaladiisa caafimaad laga dayrinayo waxa runtii laga dayrin karaa qofka waxaas soo qoray..
Waan u fiirsaday aadna waan u akhriyay, dee C/Samad inuu ka sheekaynayo ayaan moodayay oo waxan is lahaa bal imika awoowgaa la hadal malaha wuu xanuunsadaye…Laakiin markii an sii akhiryay, waxa ii soo baxay uun Saylici, Cabdi Malow, Faqash, Huunno,…iyo wax wada noocaas ah oo wada Doolli Da’ ah….!
Waar ninkani barlamanka sheeganayi waa nin labba wajiila ah markuu isaaq lajoogana sheegta somaliland markuu reer konfurta la joogana sheegta awdal state ha ku daalin warkiisa waxaase la yaabay wasiirkii maliyada awdal state oo wariye isku badelay ma Tasaa ummad mateli karta?
DerbiSamaroon salaan gobeed dheh. Hiilka eeboow duqa gurmad caafimaad ma u diraa minoow cimrigu xagasha u liicshay. geriatrician medicine voluntarily. Anaa meel ku og London agteeda ah taarka Iphone maku hogaamiya si uu duqa ugu gurmado?.
Reer ki buufiska qabay ee SNM na yuu i rifin oo igu oran waa kaliya koonfur dhibtu ee halayga sii qabto intaan soo laaban.
Ninka alifay heestan waa gob waqooyi inantuna waa geesiyad Somali. Hablahana koofiyadiini madaxa inii sarneed ha ahaadaano waligood. Xataa Ceeblo dahab. Oo dowlada Somalland lagu eryan. Haday Somaliwayn is wadato u timaadna dhabarkay ku qaadi lahayd, iyadoo Askariyadana weligeed aag ugama baxdeen guutadaay ka tirsantahay.
Inteey baalal yelateey ku dul wareegilahayd hadii ciidankeedu go’doomo xitaa.
Dood wanaagsan tuujiskana yaan laga xiisin kkkkkkkk.
Weeel madhan baa la isku haystaa ee horta ma la dayey wax ku jira dhexdeeda?
Halka uu maanta Prof Nageeye garab kale ka sameeyey waxaan ka jeclaan lahaa inuu ka fikiro sidii uu wax ula qaban lahaa si loo gaadho himilada u mada, lakiin hadii laala socon waayo oo laisku dul qaadan wayo saw la wada hadhi maayo,
waxa wax walba ka daran websityadan caadaystay inay laka saftaan oo colaad iyo kala kaxayn hor leh mar walba abuuuraan,
Qujeednet.com ku daydan odhan laha dhamaantood oo xumaantad ku jirtaa ka baxa Quljeed.com mar bay waxay soo qortaaba ahayd qashin iyo qadhmuun hada waa shabakad caadi ah,
Ninkii xuni wa is garanayaa ee ilaahay ka cabsada.
barre waan ku gartay ninka dhuumanaayee dhabarku muuqdoow waa dharaar lagu dhawrayaa bal sheekada wiqiyada iyo qabiilka yar ee hoose halkaad ku gaadho ayaan ku sugi shakaduna waa sidayu bilaabantay inta aan snmta la igaadhin waa in la iska nadiifiyaa canaasirya samaroonka kala gaynaya eeku soo dhex tuuray NAGEEYE oo la yaqaan waxa uu galo iyo waxa uu gudo waxaanan ku leeyahay BARRE cabdilaahi ma gaadhid laba wajiile l adigaa ah cabdilahi magaalada ee uu dagan yahay waxaa u hanjabay niman isaaqa oo ku yidhi baabuur ayaan ku jiidhsiinaynaa haduu isaaq u nacamleeyo looma hanjabeen waxaan kuu sheegayaa ceebta aad wado kala dhexbax sokeeyaha.
salaan iga gudooma ama bacad waxa nagu maqaalo ah in wasiirka maaliyadu tahay ruux dumar ahoo la yiraado ina janaale ingiriiska joogta. dumarkaasi waxay lacagta u ururiyaan ina aw cali faarax oo la rao inuu kusoo noqdo madaxnimada somaliland. bare ma sheegi karaa qofkuu yidhi waa wasiirka maaliyada wairyaha noqday?
wiilkan daahir calasaw waan nin maaryaana oo aan isagu waxba ka xishoon wuuna fiicanyahay inuu qofku uu sidaa isku cadeeyo ee waxa ka daran kuwan hoosta kaga jira ee la anigu waxa aan iska dhigaynaa dad soo jiita samaroonka oo ka shaqaynaaya midnimadii ee samaroon ayaaan iska dhigaynaaa marka aan rabo inaan cayno qofka mid ha samaroonkana ama qabiil ka mid ah dahir calsaw ayaan ku hoos dhuumanayanaa waar waxaasi waa damiir xuma inta aaad nin sidaada ah aad ku hoos jirtid bilaa damiir ayaadtahay ee ka soo hoos baxa oo sida raga u hadal waxa aan sheegayaana nimaka sheegaynaaya awdalstate garabka rashiid. iyo midnimo samaroon ayaan raadinaynaa waxaasi waxa iniga soconaaya maaha bal saaka qoraalka uu soo qoray waagacusub ee imikana uu doobinaayo wiilka isku sheega darbi samaroon maaha darbi samaroone waa darbi anigu aan fahmiy wayay waxa ay saakan yidhaahdeen afhayeenka awdalstate ee qaarad yurub sahra jibriir oo ah ehelada abdisamad ayaa sheegtay inuu caafimaad ahaan dhinac maskaxad ay soo foodsaartay aniga waan ka yaabaya sida ay wax u wadaan qoladaasi sahra jibriirna eheldaasi maaha ayaana sheegay inay eheldaasi tahay waxaasi waa been cad oo aan geedna loogu soo gaban sahra waa gabadh habarcafaana markaasi maadama aytahay gabadh qabiilkaasiya ma eheladii abdisamadbaaa hadii aad sidaa loo wado wax walhi waa cajiib sahra inta lagu boodaayo waxa jira wiilal uuga dhaw oo ku jira garabka rashiid ee maa kuwaasi la sheego ilayn beentu raad male ku darsadoo sahra hiildan ayaaba uga dhaw inta lagu boodayo habarcafaanimad walee ninkaasi dahair calasaw cid wax u sheegaysa ee hoosta kaga jirti waxba ma dhaanto ku snmta hoosta kaga jira ee wehelka ka dhiganaaya iyguna sidaa uun bay ninkan wehel uga dhigteen waa dad aan kalsooni isku qabin bal may webbkooga awdalstate.com ayay leeyihiin ee ay siday doonaa waxa uga sheegaan abdisamad
war ha is cadeeyo ninka qora xeego ee cabdilaahi maxamed ku sheegay nin aan la aqoon hadii habaryeesi yahay iyo haduu muusafiin yahayba qoladan cabdi samad qabiilka ku raacda waa dad nin waalan oo suuqa isagoo qaawan ordaaya durbaan iyo sacab u tumaaya calashaan raali ka ah foolxumada uu samaroon la dhex joogo
Galbeedi, saalan sare sxb.Nin leh ayaa doobshay miyaanay ku soo gaadhin? Ha cabanine iska tiiri shaqalada.Oo saxiibadaa Callaydh iyo xagay ka dhaceen ma seefta la tegtay oo kuwaad u doodayso?
dhaamantiin waad salaaman tihiin, intaa ka dib, qoladanxeegowaxaan weydiini lahaa qolada martida ah ma waxaad u jeedaan kuwii canada ka yimid ee rahiid aw nuur ku jiro mise qabiilbaad u jeedaan,anigu yaabaye,sidaanu dhadhan satay sheekadiina waxaad u jeedaan qabiil markaa hays qarine oo dadka dab hakala dhex dhigina e si raganimoku jirto isku cadeeya wax yaroola soo duubo oo hees la soo galiyaa raganimo uma arko ee dhuumashada ka baxoo i cadeeya oo dhaha anagoo hebelaha reer hebelna ah sidaasaan rabnaa taas ayaa raganimo ah,mid na aan idiin sheegee samaroon dhexdiisa intayna meelokale u kala boodin iyagu hakala hadhaan oo qolada marti lagu tilmaamay kabaha halala dul maro si ay u ogaadaan inay marti yihiin hadii kale dhuumashada inaga dhaafoo ku nafisa heesaha iyo reer hebel waa marti,hadii uu j/y ama makaahiilluu booramamarti ku noqday waa inhabar cafaan kabaha lamartaa ooo ay dhuumashada ka soo baxaanooyi dhaahdaan waana kan iyagoon dhuumanayn hadii j/y marti loo yahayna waa inay talaabo qaadaan iyaga iyomakaahiilkakale m.casehadii marti loo yahay iyagana waa inay dhuumashada iska dhaafaan oo rag iska dhigaan si ay kuwa kale u ogaadaaninay marti yihin marti dhamaanweydayeoo waxay noqotay wax reero dhanku dagaal galaane hayska cataystaan intay dhuumanayaan
Timacade…Meesha sidaan uga baxnay way aamustay mise anaa mooday dadku malaa inagay ina dhagaysan jireen yaabay anigu cidba waan laayay mise weekend maaha subax wanaagsana.
weel madhan oo ninba dhinac jiidanayo iyaga ku kal adoodaya biyaa iigu jira.
waabu madhanyahay, waxan odhanlahaa hadii aad axil rabtaan ordoo wadankiina taga kartina la yimaada taas ayaa idiinku dhow in aad wax noqotaan. lakiin weelkan madhan waxba ka gaadhi maysaan.
ha noolaato somaliland.
baarlamankaa dhac, waa ku halkee ka dhisan baarlamanku kkkk. kiiyaraa ee reer jabouti ee magacda yeedhiayay ayaaba roonaa kkkkkkkkkkkk.
bal idinkuna magacda yeedhiya kkkk.
somailand way dhaqaaqday.
xagii dawlad wanaga iyo horumarka yay u jeedsatay.
Some people like Nageye can’t accept defeat. Waxey ka mid tahey turur turooyinka Awdalstate looga baahan yahey iney ka gudubto oo Siiraanya tani ka masuula. Ma ninka 1000 doolar oo musharyada laga qaadey madal la buuxo yiri ha la iisoo caliye ee madashiiba laga saareybaa Awdalstate wadi kara? Kunkaasi siduu ugu weynaa bey lacagtu ugu weyntahey waanu iibsan waxkasta.
Gadabuursi runta iney iskusheegaan baa haboone inaga daaya Nageeye. I think Nageye need help because what he got himself is a mess and people know see him as a child in a suit. He is after Mr.Siranyo’s financial and we need to let him get if that’s what he wants. Other than that, he need to run Awdalstate chair again when it comes.
Madex hadii la iska noqonaaya dadkuba waa wada madax. Waxa uga habooney inuu yiraahdo waxan ahey madaxweynaha SNM.Yaan lagu habsaamin Nageeye Nasteexaa loo baahan yahey. Awdalstate shaqsi gaar uma laha, reer malaha, jufo gaar ahi malaha. Xilkana waa loo siman yahey ninka hunguri ka galaana waa inuu isasoo sharaxaa oo nasiibkiisa ka qaadaa.
Dastuurka Awdalstate wuxu doortey Rashiid Awnuur mudo labo sanadood ah ilaa sanad iyo badhbaa uhadhsan. Hadiisa dadka uu xilka u hayaa dhaliilaan xilka waa laga wareejinkaraa iyadoo la tixgalinaayo dastuurka Awdalstate iyo nidaamka dimuquraadka ah ee lagu aas aasey. Intaas wixii dhaafsani waa iska dhaliil iyo dano kale.
Awdalstate waxa looga baahaney yahey iney dhaqaale raadiyaan dhulkoodana galaan waayo faa’iido gaadhi maayaan hadii ay dibada ku ekaadaan.
Dee joovane waan ahaye, lakiin numberskayga ma hooseeyan, actually din baan u dhacaye, igala soo xiriir titlka khaatumo, hadii kale Hiildan wuu ina qabsane.
Odaygan waan maqli jiray waxana maqli jiray oo kaliya inuu yahay oday sharciyada aad u bartay balse maalintuu is taagay shirkii somalida ee london ayaan ka naxay. Wax kale maahee waxan moodayey nin dibadaha wax ku bartay oo luuqada talyaaniga ama English ka wax ku bartay laakiin hadal ciyaalna kuma hadlin oo nin cilmi lihi dee ogyahay meesha uu taagan yahay oo madalaha qaar kood iskuma maqiiqo balse xaajigu haduu rugtii Awrkiraale state ba soo galay waa mooge is maqiiqaya. Nageeye uma qalmin in waysadu halkan kaga jabto hadii ayna tab iyo xeelad Awrkiraale state baabii isleh ahayn.
Marunbaa……ma ogi meesha aad joogto, lakiin dad badan oo north America joogaa, way la yaabeen sida somalida Ingrisska joogtaa ayna ingrissiga ugu hadli karin. Wan u fiirsaday, dadkii meesha ka hadlay badankooda luqada wadanka ay deganyihiini way ku adagtahay. Hadaad north America joogto, dee dadka somalidu fluent english bay ku hadlaan oo si fiican loo fahmi karo. markaa waxa is idhi mala ingriiska luqada wuu kala bakhaylay somalida.
Waan kugu raacsanahay Awdal State wax weysada la iskaga jabiyo maaha.
Somalida Ingriiska joogta cidna luuqad kalama baqayline, iyagaa doortay in aay doqon iska dhigaan si cayrtu aaynan uga kala go’in. Somalida badankeed jooga wadamada cayrta laga bixiyo sida, Ingland, Norway, Holland, Denmark, Sweden iyo kuwo kaleba. Waxay isku dhibaan in aay dagaladi ku soo washeen oo aay mental ilness qabaan. Dowladahanina waxay u diraan dhaqatiir. Dhaqatiirtana sida looga raayo waa in habeenkii oo dhan inta la qayilo iyadoo madaxa lagu socdo indhuhuna cas yihiin loo tago oo lagu hor baroorto lana yiraahdo xalay maan ladin. Waxaan ku riyoonaye dagaaladii igu qabsaday Muqdisho oo waxaan soo xusuustaay kuna qarwayey Qabiilkayga kolkii la madaxyo goynaye ama inta la safo rasaas ooda lagaga qaadaye!.
Anigu abarihii 1998 ilaa 2002 waxaan ahaa Turjubaan. Xafadaydaa layga soo wici jiray in aan dhaqatiirta iyo xafiisyada qaxootiga dadka yimaada aan u turjubaano. Aad ayaan uga nixi jiray cawaaqib xumada aay Umada Somaliyeed naftooda u horseedayaan!
Laakin waligaaba waxaad qarsato way ku qarsadaan oo maanta iyagaa arkaya in aanayba wadankay jogaan kaba mid ahayn.
Arinta Nord America waa American dream xoogaaga ayaad malaysaa been been kuma nolaan kartid!.
Wakaa filmkaan cisho dhawaydna soo tuuray xaalka Somalida qaxootiga joogtahi waa sidan. Xitaa hadeey schoolership ahaan jireen waxay isku dhibaan in aanay waxba qori aqoon. Aniga runtaan iska sheegay kolkaan is dhiibaye oo waxaan sheektay waxaan garanaye. Waxaan xusuustaa in markii ugu horaysay Netherland xaafad layga siiye tuulo laga hayaamay oon meelwalbo aan baskiil ku aadi jiray oo dumarkuna i oran jireen naa maxaa ku saaray baskiila sirwaalkana kuu xiray maad xafiiska caydha tagtid waxay kuu jarayaan bas lacag la’aan ah magaalada waadba ka dheertohoo 9 km ka badan beey kuu jirtaaye!. Ana intaan qoslaan dhihi jiray sidanaan ka helay dadki wadanka lahaaba wakuwaa baaskiilada ku cararayee maxaan u dawarsi taagaa.
Ila fiiri filmkan!. Waxaan ka tacajibay sida caruurtan yar yari hooyadood copy uga sameeyeen!.
HanniMuufo……..Waa daawday aan it is shocking to say the least. Dee horta marykanku walaahi waxuu kugu qasbayaa inaad isku filaansho gaadho. Cid aad isku halaysaa majirto. Dawladu meel ay joogtaba ma jirto. Dadka qaxootiga ah ee maraykanka yimaada marka hore schock baa ku dhaca, waayo dee waxay maqleen dawlado ayaa qaxootiga qaabila oo noloshaadu waa secure, lakiin marka ay yimaadaan, ee lagu yidhaa dawladiba war kuuma hayse ee ama banaankaad seexan ama waad shaqa tegi, waaalhi sanad kabacdi waxad arkaysaa kuwii shaly yimid oo laaan cruiser wata oo highwayga dhinac khalada us socda…….kkkk.
Arrinta kale ee jaadka iyo soo jeedka waa funny waayo jaadku withdrwals buu leeyahay oo dee haddad weydo habeenkii oo dha waxbaa ku eryanaaya..very funny.
Okay Hanni Muufo….I saw the second Video tape….wallahi waanan shaqan kari laahay qosol daraadeed. Dadkii ila shaqaynayey way yabeen waxa sidan iiga qoslayey…..bye now and thank you. dib uma eegyo ilaa intaan shaqada ka baxayo…….kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
ASMA
cabdisamad dadkii ehelka u ahaa wey qaban waayeen foolxumada uu dadka la waxa dhex socdana wey ka qaban waayeen kuwa aad leedahay rashiid bay la shaqeeyaana talo mahayaanoo waa nimanseexday oo aan awoodin in ay khilaafka soo afjaraan marka hadaad ka naxayso ninkan la adeegsanaayo ama lagu shaqaysanaayo miyaad qabatid ood ka reebtid inamana yaryar ee u dhali karo ee sida ayga ugu shaqaysanaaya
ASMA hadaanad naftaada runta u sheegin waxaad noqonaysaa naftiisa hafar khiyaali ku nool
habaryeesifna haday qaban waayaan ninkaa cabdisamad ahsamaroona iyo habarcafaan waxay ka dhex noqon tuke canbaarleh
HaniMuufo aadbay ugu mahadsantahay inay nala wadaagto cajaladahan muuqaalka ah ee ku salaysan fikrada ay dhalinyarada ku barbaartay qurbuhu ka qabaan nolosha guud ee qooysaska Soomaaliyeed. Waa qisooyin aad u qosol badan, oo xaqiiqdii la odhan karo waxbaa ka jira, balse runta kama wada hadlayaan.
Waxay ila tahay inaynu mawduuc gaar ahaaneed soo bandhigno, oo ka hadlaya nolosha qurba jooga soomaaliyeed iyo sida qof waliba u arko. Oo aynu waxaas oo Video clips ah isugu geyno kadibna ka wada doodno.
Waa very funny cajaladaha qaarkod, balse ma wada aha very truthful… Bal ila fiirsada cajaladan oo boqolaal kun oo jeer la fiirsaday, aadna u yaab badan
Waa idin salamay dhaman sxb ninka isku magacabay darbi samaroo sxb waa la yaqan habar yesif sxb adaa laan gab ah wanad is qarisay hadad rabto inaad nageye werarto waa nin kula mid ah iska dhici maxaad noo xag xagan adigu reer nuur nimad u hadlaysaa ogow ninkani waa idinka qaylisayay waan wada tagersanahay awadalstate mid ah aniga wan ka soo horjeda garabka nageye lakin habar yesif haku ooyin sxb hana na aflagaday wan naqan jawabta xun inan ku siino sxb raali galin ka baxi haddi kale waxad heli jawaab kulul teda kale awdal state wanu tagersanahay dhiigena aya ku shaqeya sxb mar wan ku aqaan anigu wanan ka xumahay inaad waxas qorto sxb
Harowo waxay ku heestay ‘Inta Anad dhibweyn taransan, an talo ku siinnee, waar hooy timir lafbaa ku jirta’….!
Xeego waxay ku heestay ‘Kolna taagtaa kolna tamartaa, iigu taamoo hana ii tudhin’…!
Anna waxan ku heesayaa: ‘Adduun waa wareer, war iyo sheekaa ka hadha’.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ANANA WAXAAN KU HEESAYAA WAA DIGNIINI IS DARYEELOO DADKA SOO RAA DAACAD IYO XAQA DUMAR IYO RAG SAMAROON WUU ISKU DOOBANYOO DAN IYO HAWLWADAAGBAA LOODADAALAYAA
DIIDAYOOW INUU KALA DILAALO
DOOBI U QAATAAW WAA DADKAAGII DOQON YOWHAW
WAA DADKAAGII DABAALYOHAW
WAA DIGNIINI DADKA SOO RAAC
Naageeye oo laga dayriyay xaaladiisa caafimaad halkan ka akhriso war bixintaasi oo faahfaahsan.
http://waagacusub.com/news/15.03.12.2nageye.htm
Darbi kkkkkkkkkkkkkk, walaahi sxb haddii qof xaaladiisa caafimaad laga dayrinayo waxa runtii laga dayrin karaa qofka waxaas soo qoray..
Waan u fiirsaday aadna waan u akhriyay, dee C/Samad inuu ka sheekaynayo ayaan moodayay oo waxan is lahaa bal imika awoowgaa la hadal malaha wuu xanuunsadaye…Laakiin markii an sii akhiryay, waxa ii soo baxay uun Saylici, Cabdi Malow, Faqash, Huunno,…iyo wax wada noocaas ah oo wada Doolli Da’ ah….!
Darbiyoow sxb naga daa ‘Waaga Cusub’. Samaroonbaa murmayee, Mooryaan looma baahna’..
Waar ninkani barlamanka sheeganayi waa nin labba wajiila ah markuu isaaq lajoogana sheegta somaliland markuu reer konfurta la joogana sheegta awdal state ha ku daalin warkiisa waxaase la yaabay wasiirkii maliyada awdal state oo wariye isku badelay ma Tasaa ummad mateli karta?
Salaan sare asxaabta dhan,
DerbiSamaroon salaan gobeed dheh. Hiilka eeboow duqa gurmad caafimaad ma u diraa minoow cimrigu xagasha u liicshay. geriatrician medicine voluntarily. Anaa meel ku og London agteeda ah taarka Iphone maku hogaamiya si uu duqa ugu gurmado?.
Reer ki buufiska qabay ee SNM na yuu i rifin oo igu oran waa kaliya koonfur dhibtu ee halayga sii qabto intaan soo laaban.
Ninka alifay heestan waa gob waqooyi inantuna waa geesiyad Somali. Hablahana koofiyadiini madaxa inii sarneed ha ahaadaano waligood. Xataa Ceeblo dahab. Oo dowlada Somalland lagu eryan. Haday Somaliwayn is wadato u timaadna dhabarkay ku qaadi lahayd, iyadoo Askariyadana weligeed aag ugama baxdeen guutadaay ka tirsantahay.
Inteey baalal yelateey ku dul wareegilahayd hadii ciidankeedu go’doomo xitaa.
Dood wanaagsan tuujiskana yaan laga xiisin kkkkkkkk.
Hadaan dhan walba eegay evaluation sameeyey. Hablaha Somaliyeed inantan ayaa u hadashay!. Ragoow maxaad ka dhihi lehedeen?
Weeel madhan baa la isku haystaa ee horta ma la dayey wax ku jira dhexdeeda?
Halka uu maanta Prof Nageeye garab kale ka sameeyey waxaan ka jeclaan lahaa inuu ka fikiro sidii uu wax ula qaban lahaa si loo gaadho himilada u mada, lakiin hadii laala socon waayo oo laisku dul qaadan wayo saw la wada hadhi maayo,
waxa wax walba ka daran websityadan caadaystay inay laka saftaan oo colaad iyo kala kaxayn hor leh mar walba abuuuraan,
Qujeednet.com ku daydan odhan laha dhamaantood oo xumaantad ku jirtaa ka baxa Quljeed.com mar bay waxay soo qortaaba ahayd qashin iyo qadhmuun hada waa shabakad caadi ah,
Ninkii xuni wa is garanayaa ee ilaahay ka cabsada.
Hamud, sxb adigu imisa magacbaad kusoo gashaa…..illeyn dadka reer Norway waxa ka wajiyo badan dadka reer Sweden…kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
barre waan ku gartay ninka dhuumanaayee dhabarku muuqdoow waa dharaar lagu dhawrayaa bal sheekada wiqiyada iyo qabiilka yar ee hoose halkaad ku gaadho ayaan ku sugi shakaduna waa sidayu bilaabantay inta aan snmta la igaadhin waa in la iska nadiifiyaa canaasirya samaroonka kala gaynaya eeku soo dhex tuuray NAGEEYE oo la yaqaan waxa uu galo iyo waxa uu gudo waxaanan ku leeyahay BARRE cabdilaahi ma gaadhid laba wajiile l adigaa ah cabdilahi magaalada ee uu dagan yahay waxaa u hanjabay niman isaaqa oo ku yidhi baabuur ayaan ku jiidhsiinaynaa haduu isaaq u nacamleeyo looma hanjabeen waxaan kuu sheegayaa ceebta aad wado kala dhexbax sokeeyaha.
salaan iga gudooma ama bacad waxa nagu maqaalo ah in wasiirka maaliyadu tahay ruux dumar ahoo la yiraado ina janaale ingiriiska joogta. dumarkaasi waxay lacagta u ururiyaan ina aw cali faarax oo la rao inuu kusoo noqdo madaxnimada somaliland. bare ma sheegi karaa qofkuu yidhi waa wasiirka maaliyada wairyaha noqday?
ninkii hadlayaaba ha iska hadlee
ha noolaado saylici
samaroon alaah ha u sahlo
sir ma qabee raxmaankoow adigaa u sahanee waxbaa muu samayninee,
gardaradu ma socotee sareediyo samir iyo lugooyaan kali saari waaye siday noqonba mooyee….
wiilkan daahir calasaw waan nin maaryaana oo aan isagu waxba ka xishoon wuuna fiicanyahay inuu qofku uu sidaa isku cadeeyo ee waxa ka daran kuwan hoosta kaga jira ee la anigu waxa aan iska dhigaynaa dad soo jiita samaroonka oo ka shaqaynaaya midnimadii ee samaroon ayaaan iska dhigaynaaa marka aan rabo inaan cayno qofka mid ha samaroonkana ama qabiil ka mid ah dahir calsaw ayaan ku hoos dhuumanayanaa waar waxaasi waa damiir xuma inta aaad nin sidaada ah aad ku hoos jirtid bilaa damiir ayaadtahay ee ka soo hoos baxa oo sida raga u hadal waxa aan sheegayaana nimaka sheegaynaaya awdalstate garabka rashiid. iyo midnimo samaroon ayaan raadinaynaa waxaasi waxa iniga soconaaya maaha bal saaka qoraalka uu soo qoray waagacusub ee imikana uu doobinaayo wiilka isku sheega darbi samaroon maaha darbi samaroone waa darbi anigu aan fahmiy wayay waxa ay saakan yidhaahdeen afhayeenka awdalstate ee qaarad yurub sahra jibriir oo ah ehelada abdisamad ayaa sheegtay inuu caafimaad ahaan dhinac maskaxad ay soo foodsaartay aniga waan ka yaabaya sida ay wax u wadaan qoladaasi sahra jibriirna eheldaasi maaha ayaana sheegay inay eheldaasi tahay waxaasi waa been cad oo aan geedna loogu soo gaban sahra waa gabadh habarcafaana markaasi maadama aytahay gabadh qabiilkaasiya ma eheladii abdisamadbaaa hadii aad sidaa loo wado wax walhi waa cajiib sahra inta lagu boodaayo waxa jira wiilal uuga dhaw oo ku jira garabka rashiid ee maa kuwaasi la sheego ilayn beentu raad male ku darsadoo sahra hiildan ayaaba uga dhaw inta lagu boodayo habarcafaanimad walee ninkaasi dahair calasaw cid wax u sheegaysa ee hoosta kaga jirti waxba ma dhaanto ku snmta hoosta kaga jira ee wehelka ka dhiganaaya iyguna sidaa uun bay ninkan wehel uga dhigteen waa dad aan kalsooni isku qabin bal may webbkooga awdalstate.com ayay leeyihiin ee ay siday doonaa waxa uga sheegaan abdisamad
Anigu waan ku dawakhay Awdal State, waxan ka idhaadana ma garanyo ee I hope inay topic kani dhakhso noo dhaafaan.
war ha is cadeeyo ninka qora xeego ee cabdilaahi maxamed ku sheegay nin aan la aqoon hadii habaryeesi yahay iyo haduu muusafiin yahayba qoladan cabdi samad qabiilka ku raacda waa dad nin waalan oo suuqa isagoo qaawan ordaaya durbaan iyo sacab u tumaaya calashaan raali ka ah foolxumada uu samaroon la dhex joogo
hiildan
dee sidan ma cadaalada gadabuursibaa maxad dadka qaarna qoraakooda u soo daysaa iyaga oo wada xajiimaysan qaarna aad uga saartaa meesha?
mise ninii samaroon la hadlaa waa xadhig?
Galbeedi, saalan sare sxb.Nin leh ayaa doobshay miyaanay ku soo gaadhin? Ha cabanine iska tiiri shaqalada.Oo saxiibadaa Callaydh iyo xagay ka dhaceen ma seefta la tegtay oo kuwaad u doodayso?
Carraale
haboon.
waa sax heelada inoo tuma dheh, inagu waa saylici allow daa. aabo saylici waligaaba hay, hay hay hay. aabihii garshada gayigyagoow.
wixi is hayta qushigood.
dhaamantiin waad salaaman tihiin, intaa ka dib, qoladanxeegowaxaan weydiini lahaa qolada martida ah ma waxaad u jeedaan kuwii canada ka yimid ee rahiid aw nuur ku jiro mise qabiilbaad u jeedaan,anigu yaabaye,sidaanu dhadhan satay sheekadiina waxaad u jeedaan qabiil markaa hays qarine oo dadka dab hakala dhex dhigina e si raganimoku jirto isku cadeeya wax yaroola soo duubo oo hees la soo galiyaa raganimo uma arko ee dhuumashada ka baxoo i cadeeya oo dhaha anagoo hebelaha reer hebelna ah sidaasaan rabnaa taas ayaa raganimo ah,mid na aan idiin sheegee samaroon dhexdiisa intayna meelokale u kala boodin iyagu hakala hadhaan oo qolada marti lagu tilmaamay kabaha halala dul maro si ay u ogaadaan inay marti yihiin hadii kale dhuumashada inaga dhaafoo ku nafisa heesaha iyo reer hebel waa marti,hadii uu j/y ama makaahiilluu booramamarti ku noqday waa inhabar cafaan kabaha lamartaa ooo ay dhuumashada ka soo baxaanooyi dhaahdaan waana kan iyagoon dhuumanayn hadii j/y marti loo yahayna waa inay talaabo qaadaan iyaga iyomakaahiilkakale m.casehadii marti loo yahay iyagana waa inay dhuumashada iska dhaafaan oo rag iska dhigaan si ay kuwa kale u ogaadaaninay marti yihin marti dhamaanweydayeoo waxay noqotay wax reero dhanku dagaal galaane hayska cataystaan intay dhuumanayaan
waad salaaman tihiin dhamaantiin
waxaan jeclaan lahaa kuwa marti ah inaan dhakhso u ogaado iyaguna ay iskuugaadaaninay marti yihiin
Timacade…Meesha sidaan uga baxnay way aamustay mise anaa mooday dadku malaa inagay ina dhagaysan jireen yaabay anigu cidba waan laayay mise weekend maaha subax wanaagsana.
weel madhan oo ninba dhinac jiidanayo iyaga ku kal adoodaya biyaa iigu jira.
waabu madhanyahay, waxan odhanlahaa hadii aad axil rabtaan ordoo wadankiina taga kartina la yimaada taas ayaa idiinku dhow in aad wax noqotaan. lakiin weelkan madhan waxba ka gaadhi maysaan.
ha noolaato somaliland.
baarlamankaa dhac, waa ku halkee ka dhisan baarlamanku kkkk. kiiyaraa ee reer jabouti ee magacda yeedhiayay ayaaba roonaa kkkkkkkkkkkk.
bal idinkuna magacda yeedhiya kkkk.
somailand way dhaqaaqday.
xagii dawlad wanaga iyo horumarka yay u jeedsatay.
Some people like Nageye can’t accept defeat. Waxey ka mid tahey turur turooyinka Awdalstate looga baahan yahey iney ka gudubto oo Siiraanya tani ka masuula. Ma ninka 1000 doolar oo musharyada laga qaadey madal la buuxo yiri ha la iisoo caliye ee madashiiba laga saareybaa Awdalstate wadi kara? Kunkaasi siduu ugu weynaa bey lacagtu ugu weyntahey waanu iibsan waxkasta.
Gadabuursi runta iney iskusheegaan baa haboone inaga daaya Nageeye. I think Nageye need help because what he got himself is a mess and people know see him as a child in a suit. He is after Mr.Siranyo’s financial and we need to let him get if that’s what he wants. Other than that, he need to run Awdalstate chair again when it comes.
Madex hadii la iska noqonaaya dadkuba waa wada madax. Waxa uga habooney inuu yiraahdo waxan ahey madaxweynaha SNM.Yaan lagu habsaamin Nageeye Nasteexaa loo baahan yahey. Awdalstate shaqsi gaar uma laha, reer malaha, jufo gaar ahi malaha. Xilkana waa loo siman yahey ninka hunguri ka galaana waa inuu isasoo sharaxaa oo nasiibkiisa ka qaadaa.
Dastuurka Awdalstate wuxu doortey Rashiid Awnuur mudo labo sanadood ah ilaa sanad iyo badhbaa uhadhsan. Hadiisa dadka uu xilka u hayaa dhaliilaan xilka waa laga wareejinkaraa iyadoo la tixgalinaayo dastuurka Awdalstate iyo nidaamka dimuquraadka ah ee lagu aas aasey. Intaas wixii dhaafsani waa iska dhaliil iyo dano kale.
Awdalstate waxa looga baahaney yahey iney dhaqaale raadiyaan dhulkoodana galaan waayo faa’iido gaadhi maayaan hadii ay dibada ku ekaadaan.
Hiildan…Meesha, waa sidee laydhkii miyuu ka damay.
HELLO….
HELLO ANYBODY HOME .
Timacade…salaan sare…………
Ismoog…..I think malaha meeshu way xidhnayd baan filayaa.. Salaan sare iyo nus saxiib.
Waan u malayn aniguba iska waran.
Dee caawa waa sidee mood kaagu
Yartan heesaysa farxiya fiska aad ayan u jeclay ma maqashay heesta ay leeday qalbigay dhag le dhag dhag aad u cod macantay.
Wan fiicnay kana gudbay cadhadii kkkkkk.
Dadku caawa aad ayay u yaryiin,xagiina wali waa maalin ayan filayaa.
Weligay ma maqal ee bal miyaad isaaritid caawa
Hanimuufo kaga dalbayaa beri xoga copyga igu adagyay wali,iyo kuwo kale badan aan jeclay.
Waana quruxley london ku arkay decenber mar an tagay.
Waaar maxaad haysiiin?Issaaq baa nin u hanjabay lahaa,Oo gaadhi ku jiidhsiinaynaa yidhaahdeen Aaa?Oo ma hargaysaa meeshu,car wa kaase ha jiidhaan!
Salal waxaan u qaatay meeshu waa qurbaha halkana lama ooyaan ku noqonay baabuurta la jiidhsiiyo very sad.
Waryaa Salal dee warbaa ku dhaafayey sownigii shalay haboon kuugu duceeyey. Ilayn iyadana, bahalkan gabayga ah wayba ku sheekaysaaye
Thanks ka waran codkeega waxay ka mid tay dadka shida hada london.
I am going out to play soccer with my friends. We are talkikng about geriatric soccer…kkkk. I will talk to you tomorrow.
Codkeeda iyo qurxdeduba waa heer sare, waan maqlay magaca hadda ka hor, lakiin hadaa iigu horaysa.
Ok jaw.
Nin joobane ah kuu haystaykkkkkkkk.
Dee joovane waan ahaye, lakiin numberskayga ma hooseeyan, actually din baan u dhacaye, igala soo xiriir titlka khaatumo, hadii kale Hiildan wuu ina qabsane.
Odaygan waan maqli jiray waxana maqli jiray oo kaliya inuu yahay oday sharciyada aad u bartay balse maalintuu is taagay shirkii somalida ee london ayaan ka naxay. Wax kale maahee waxan moodayey nin dibadaha wax ku bartay oo luuqada talyaaniga ama English ka wax ku bartay laakiin hadal ciyaalna kuma hadlin oo nin cilmi lihi dee ogyahay meesha uu taagan yahay oo madalaha qaar kood iskuma maqiiqo balse xaajigu haduu rugtii Awrkiraale state ba soo galay waa mooge is maqiiqaya. Nageeye uma qalmin in waysadu halkan kaga jabto hadii ayna tab iyo xeelad Awrkiraale state baabii isleh ahayn.
Marunbaa……ma ogi meesha aad joogto, lakiin dad badan oo north America joogaa, way la yaabeen sida somalida Ingrisska joogtaa ayna ingrissiga ugu hadli karin. Wan u fiirsaday, dadkii meesha ka hadlay badankooda luqada wadanka ay deganyihiini way ku adagtahay. Hadaad north America joogto, dee dadka somalidu fluent english bay ku hadlaan oo si fiican loo fahmi karo. markaa waxa is idhi mala ingriiska luqada wuu kala bakhaylay somalida.
Waan kugu raacsanahay Awdal State wax weysada la iskaga jabiyo maaha.
Salaan Sare Timacade,
Somalida Ingriiska joogta cidna luuqad kalama baqayline, iyagaa doortay in aay doqon iska dhigaan si cayrtu aaynan uga kala go’in. Somalida badankeed jooga wadamada cayrta laga bixiyo sida, Ingland, Norway, Holland, Denmark, Sweden iyo kuwo kaleba. Waxay isku dhibaan in aay dagaladi ku soo washeen oo aay mental ilness qabaan. Dowladahanina waxay u diraan dhaqatiir. Dhaqatiirtana sida looga raayo waa in habeenkii oo dhan inta la qayilo iyadoo madaxa lagu socdo indhuhuna cas yihiin loo tago oo lagu hor baroorto lana yiraahdo xalay maan ladin. Waxaan ku riyoonaye dagaaladii igu qabsaday Muqdisho oo waxaan soo xusuustaay kuna qarwayey Qabiilkayga kolkii la madaxyo goynaye ama inta la safo rasaas ooda lagaga qaadaye!.
Anigu abarihii 1998 ilaa 2002 waxaan ahaa Turjubaan. Xafadaydaa layga soo wici jiray in aan dhaqatiirta iyo xafiisyada qaxootiga dadka yimaada aan u turjubaano. Aad ayaan uga nixi jiray cawaaqib xumada aay Umada Somaliyeed naftooda u horseedayaan!
Laakin waligaaba waxaad qarsato way ku qarsadaan oo maanta iyagaa arkaya in aanayba wadankay jogaan kaba mid ahayn.
Arinta Nord America waa American dream xoogaaga ayaad malaysaa been been kuma nolaan kartid!.
Wakaa filmkaan cisho dhawaydna soo tuuray xaalka Somalida qaxootiga joogtahi waa sidan. Xitaa hadeey schoolership ahaan jireen waxay isku dhibaan in aanay waxba qori aqoon. Aniga runtaan iska sheegay kolkaan is dhiibaye oo waxaan sheektay waxaan garanaye. Waxaan xusuustaa in markii ugu horaysay Netherland xaafad layga siiye tuulo laga hayaamay oon meelwalbo aan baskiil ku aadi jiray oo dumarkuna i oran jireen naa maxaa ku saaray baskiila sirwaalkana kuu xiray maad xafiiska caydha tagtid waxay kuu jarayaan bas lacag la’aan ah magaalada waadba ka dheertohoo 9 km ka badan beey kuu jirtaaye!. Ana intaan qoslaan dhihi jiray sidanaan ka helay dadki wadanka lahaaba wakuwaa baaskiilada ku cararayee maxaan u dawarsi taagaa.
Ila fiiri filmkan!. Waxaan ka tacajibay sida caruurtan yar yari hooyadood copy uga sameeyeen!.
HanniMuufo……..Waa daawday aan it is shocking to say the least. Dee horta marykanku walaahi waxuu kugu qasbayaa inaad isku filaansho gaadho. Cid aad isku halaysaa majirto. Dawladu meel ay joogtaba ma jirto. Dadka qaxootiga ah ee maraykanka yimaada marka hore schock baa ku dhaca, waayo dee waxay maqleen dawlado ayaa qaxootiga qaabila oo noloshaadu waa secure, lakiin marka ay yimaadaan, ee lagu yidhaa dawladiba war kuuma hayse ee ama banaankaad seexan ama waad shaqa tegi, waaalhi sanad kabacdi waxad arkaysaa kuwii shaly yimid oo laaan cruiser wata oo highwayga dhinac khalada us socda…….kkkk.
Arrinta kale ee jaadka iyo soo jeedka waa funny waayo jaadku withdrwals buu leeyahay oo dee haddad weydo habeenkii oo dha waxbaa ku eryanaaya..very funny.
Okay Hanni Muufo….I saw the second Video tape….wallahi waanan shaqan kari laahay qosol daraadeed. Dadkii ila shaqaynayey way yabeen waxa sidan iiga qoslayey…..bye now and thank you. dib uma eegyo ilaa intaan shaqada ka baxayo…….kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
ASMA
cabdisamad dadkii ehelka u ahaa wey qaban waayeen foolxumada uu dadka la waxa dhex socdana wey ka qaban waayeen kuwa aad leedahay rashiid bay la shaqeeyaana talo mahayaanoo waa nimanseexday oo aan awoodin in ay khilaafka soo afjaraan marka hadaad ka naxayso ninkan la adeegsanaayo ama lagu shaqaysanaayo miyaad qabatid ood ka reebtid inamana yaryar ee u dhali karo ee sida ayga ugu shaqaysanaaya
ASMA hadaanad naftaada runta u sheegin waxaad noqonaysaa naftiisa hafar khiyaali ku nool
habaryeesifna haday qaban waayaan ninkaa cabdisamad ahsamaroona iyo habarcafaan waxay ka dhex noqon tuke canbaarleh
HaniMuufo aadbay ugu mahadsantahay inay nala wadaagto cajaladahan muuqaalka ah ee ku salaysan fikrada ay dhalinyarada ku barbaartay qurbuhu ka qabaan nolosha guud ee qooysaska Soomaaliyeed. Waa qisooyin aad u qosol badan, oo xaqiiqdii la odhan karo waxbaa ka jira, balse runta kama wada hadlayaan.
Waxay ila tahay inaynu mawduuc gaar ahaaneed soo bandhigno, oo ka hadlaya nolosha qurba jooga soomaaliyeed iyo sida qof waliba u arko. Oo aynu waxaas oo Video clips ah isugu geyno kadibna ka wada doodno.
Waa very funny cajaladaha qaarkod, balse ma wada aha very truthful… Bal ila fiirsada cajaladan oo boqolaal kun oo jeer la fiirsaday, aadna u yaab badan
Waa idin salamay dhaman sxb ninka isku magacabay darbi samaroo sxb waa la yaqan habar yesif sxb adaa laan gab ah wanad is qarisay hadad rabto inaad nageye werarto waa nin kula mid ah iska dhici maxaad noo xag xagan adigu reer nuur nimad u hadlaysaa ogow ninkani waa idinka qaylisayay waan wada tagersanahay awadalstate mid ah aniga wan ka soo horjeda garabka nageye lakin habar yesif haku ooyin sxb hana na aflagaday wan naqan jawabta xun inan ku siino sxb raali galin ka baxi haddi kale waxad heli jawaab kulul teda kale awdal state wanu tagersanahay dhiigena aya ku shaqeya sxb mar wan ku aqaan anigu wanan ka xumahay inaad waxas qorto sxb
@Hamud, sxb adigu imisa magacbaad kusoo gashaa…..illeyn dadka reer Norway waxa ka wajiyo badan dadka reer Sweden…kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waar waalida reer maxamuud nuur dadka ha laga qabto kuwaasi umadii ayay wareeriyeene waa dad yar oo fudud oo wada fukucle rag ah yaa ilaahay yaqaan oo dadkan naga qabta sidani waa sidee ninkan ina awnuur laaqe umada halaga qabto alaa ya khaliik