Mashruucan biyo soo saarista aad baan u taageersanahay, wixii qaybtayda qaadhaan igu soo hagaagana diyaarbaan u ahay. Dhammaan Habar Xusueen meel kasta oo ay joogaanba waxan ugu baaqayaa inay gacan LIbaax ka gaystaan buurta Libaaxlay
waxaan ahay samaroonka ku dhashay muqdisho waan jeclahay dhulkeena,nasiibdarose waxaan garan laayahay halkay ku taalo buurta libaaxley?waa iga daacad ha la ii soo sheego..
Miskiin, bal ninkaas 47 jirka sheegtay tamar la aanta ka muuqata iyo hadalka soo baxayaa isma leh. Waxanahay umad macaluul ku dhalata kuna dhimata. Waxse idin waydiiyey, maalin bay wadadaad arkay saan samaysteene bal qiyaas todobada abtirsiinood ee uu sheegay hadii ay fahmi lahaayeen in horow marku ku jiro muruq ama tacabka ibnu aadamka. Waa hubaal in sky highways ay maanta wajale iyo lughaya isku xidhi lahaayeen hadii muruq maal la wada noqdo oo hogasha fuusha xunle dabiib loo helo.
mashalah ilaahay ha u kadbo.
dadkaa haraad ayay la dhibataysan yihiine.
bal saylici kuwo kalea ha soo diro oo deegand qar ayaa la il daran biyo laane..
Runtii shaqo joojistii saylici faayido ayey kentey mar hadii ceel biyo ah lanoo qodayo. waxan xasusta markii reer hargeisa ka banabaxeen riigba loo wada borama kkkkkk
saylici waxa uu u bahanyahay dad la taliya oo kaso jeeda awdal iyo salal oo qurbaha ka tega. waxana igu maqaala in dadka ku xeeran saylici ay yihin issaq.
reer saylac iyo guud ahaan maxamad casaha waa iney isku diyaariyan sidii cadaadis loo saari laha sillanyo iyo saylici si gudomiyaha salal loo magacaabo dadka majority ga ah ee deegaan kasi
MASHA ALAH BUURTII LIBAAXLEY EE GUUD AHAAN SOMALILAND UGU CAANSANAYD AYAA MAANTA BIYO LAGA QODAYA WAN SOO DHAWAYNAYA KUNA FARAX SANAHAY CEEL IYO SEDEX CEELBA DADKA BUURTA LIBAAXLEY IYO DEEGAANKA KA HOOSEEYA WAY U BAAHAN YIHIIN

Waxay ku taallaa Boon
thankz hiildan,waan maqli jiray boon iyo xariirad.
libaaxlay waan maqlay uun lkn ma arag waana xaqiiq meel aad uqurux badan markaan daawaday video,,,,horta ma leedahay dahab sida afcas mise waa meel iska qalalan ,,,kkkkkkkkkk