Somaliland Oo Ku Biiraysa Soomaaliya Shirka London: Allaylehe Karbaa Dhacay..Viva Awdal State..!

About these ads

Categories: Warka (News)

54 replies »

  1. Wagar salaan sare dhamaan,

    Unate state of Somalia. welcome back brothers and sisters. Waligeen kalama tegin balse waan kala caroonay. Waana fahmi karaa wixi dhacay in ay yihiin wax naxdin iyo caraba leh.

  2. waa heesihii aanu dhegaysan jirnay maalmihii xasuusta gaarka ah ku lahaa quluubta shacabkayaga ilaahaow ku daa sahra halganeey.

    hani muufo waxaa jirtay maah maah uu ina cigaal ugu maahmaahay c/risaaq x hussein oo ay siyaasada isku hayeen oo uu yidhi.
    waxa jiri jiray nin dhoobi ah oo reer geel badan u raacayay mudo dheer intii uu reerka la joogay ayaa wuxuu dhalay wiil 20 sano ka dib ayaa odaygii dhoobiga ahaa tii alle u timi reer geela lahaana geeloodii ayay ka xaysteen inakii oo 20 jir ah una haystay inuu geelan isagu leeyahay ayaa u qaadan waayay ileen waa geelii uu ku dhabar jabay ee raaci jiri markaas ayuu khafiifayba oo ka jaqaafiyay dadkii ogaa ayaa inanka ayaa u bixiyay gabgable oo yidhi gabgablow geeli meeeeee.
    iminka reer somaliya sheekadoodu waa gabgablow geeli mee ilaahay xaqa haydin tuso ,
    maanta inya hadhay u taliya oo isku hayaa hadii kale sheekadiinu waa nimaan quus aqoon naftiisa ayaa quus ah..

    • muuse yusuf,

      Mahmaah daada tabcaanka ah ma ahan mid ani i qusayso ee waa mid jabhada SNM ku quman. Aduunbaa isu jawaabay. Ninka aad sheegeysaahina Taariiqdiinuu u egyahay. Weligeed Somali Somaliyaa lahayd adna wixi Ingiriiska gumaystahaa kugu soo aqriyay waguu ku gumaysan jiraad weli maskaxdaada ku qunfulan. Free ure maind. Waayo waad aragtay in Ingiriiskii adi ku gumaystay ugu baryayo aan dowlada Somaliwayn kula garab galo oo uu wufuud ii soo diranayo adoonkaagaana dee cidina kuma garanayso.

  3. HiildanYare. ma taasaad keentay lol

  4. waligay waan ogaa inayna kuwan naasahablood meelna gaadhayan ooy akhirka soo laaban doonaan, ee waxaan rabaa inaan arko kuwi doqmaha ahaa ee Samaroon ka dhashay ee hoos joogay maamulka naasohablood ee laha “Somaliland ayay dan noogu jirtaa” maxay odhan doonaan waaka Isaaq dib uso laabtay maantee? kkkkk doqon waligii waa la wadan sii socod iyo soo socod.

    Guul AwdalState.

  5. Isaq boy,
    Imisaa marduuf oo qaad ah baad u bahantahay si aan kuu waydisano in aad Somaliwayn boqnaha u dayso. Ileen Yibir baa tohoo yibiradana waa laga ducaystaaye?. Anigaa shaqsi ahaan rabo in aad noo ducayso qabana qarashka ducada ku bixi doona. Waxaana donayaa in walalkeen Timacade na kala guro ani iyo adi.

  6. @Hanimufo

    Habartii walawayn u waynayd ayaa isaaq ku waalatay …..waxaaga wax la raadso malaha suuqaa kaa xidhmeee………Isaaq waa dad nasab lehe ee ma hawiyahan kabkabkaa ee shalay sheekhaal lagusoo daray iyo gaaljecel ayaad moodaysaa kkkkkkkkkk

    hadaan hadal danbe kaa maqlo …is jir

  7. Oo Awdal State hadii ay Somaliweyn noqdeen Khaatumo State na hore ayay meesha go’ooda uga qaateene Iidoor maxuu ka qaban meesha wuu iska lacag doonan ilayn Gadabuursi inta meesha SNM dabo fadhidana looma joojinayo oo dad muhiim ah maaha intii muhiimkii waa kuwaa la baxay Awdal State.

    Arintana Waa arintii lagula dagaalamay gadh xajis ee 1994 lagu laayaya Somaliweyn ayaan ku biiraynaa ee Habar Awal ka diiday weerarna lagu qaaday ee la qaxiyay,Shaw ilayn gadh xajis waa dad iska xoolo ah oo aan damiir lahayn siday Habar Jeclo uga yeeleen waxii lagu laayay ayaga?

  8. HaniHawiye lol

    Soomaalinimo ayaan rabaa iyo qof fiican baan ahay baad la meeraysataa umad dhana cay baad ka dhigaysaa magacoodii..
    Yibruhu waa dad muslim ah ee maxaad dhaantaa adigu??

    Miskiinad baad tahay..

  9. Isaq Boy,

    Waraabe walbo muslim buu ku ga gabaa kolka indhaha basbaas looga shubo. Dee anigu wax xun kama sheegin Yibirada kolka la ducaysanaya wax baa loo qaybaa oo waa dad la ga ducaysto. Waaban ku amaanayba madaama aad soo yuucantahay kolwalbo ood habaar Somalinimada la daba taagantahay waxaanba islahaa Odaygan kolwalba soo yuucan duco uga qaad Somaliwayn.

    hehe HaniHawiye maad ii bixisay. Waa adi iyo doqonimadaa.
    Oo ruux liito oo caqli yar kolkaad la doodaa goobtuu yaal buu ku dhigaa. Marka xalaal caleeg in aad qabiil iigu magac darto anoon weligeyba xuquuqda bani adamka u dooda.

  10. Qawdhan 1
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk si fiican baad ugu tuftay habarta walawayn kkkkkk waad iga qoslisay walaahi

  11. Isaq Boy iyo Qawdhan 1,

    Horta in aad rag u liidatiin habkaad u hadlaysaan baa laga fahmayaa. Hadaan habar ahay iyo hadii kaleba mid xitaa kabo sid kaa dhigan lahayd ma ihi. Nimanka noociinoo kala markaan arko hunqaacaa i soo dhaafto. Waxaad qoraysaan ayaan ka aqrisan karaa in aad aad u liidatiin. Jonky aad tihiin waana noocaad u badantihiin kolkaan suppermarkt ka ka soo adeeganayo oo aan noociina arko waxaan is irahdaa kuwana waxaa ku soo lugooyay dhulakan in ay sidii arigi dhulkooda iska joogaan cawskoodana iska daqaan baa loo qaatay. Foolxumada inigu taalo iyo sidaad u tabaalaysantihiin waxaan is irahdaa marmar kuwan yaa geeyo xarunta quudinta derbi jiiftayada.

  12. HaniHawiye lol

    Habraha walawayn lama haasaawo huuno
    sorry.

  13. Ignorens Boy inkastoo boy nimanka qaniisyada ah lagula kaftamo hadana waxaan ku leeyahay. Naag wanle weyn debaday dhigtaa Jonky barafku haku dilee.

  14. Hiildan thanx bro,

    Si kal iyo laab ah ayaan u qoslay. Waligayba tanoo kale ma arag. Somalidu waxay ku mahmaahdaa “Nin aduunyo jogoow maxaa aragti kuu laaban”. Ileen qoladani wax walbay isku dayday. Isaq Boy waan baahanahay baqti looma cuno.

  15. HiildanYare

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk anagaa ingiriiska la sheegayaba iska lahayn.. oo ka celinay jarmalka iyo talyaaniga iyo japiiskaba lol.. oo soo korinay waxaba iyagoo agoomo ah oo masaakiina
    waa naf qaxara oo majaajilayste ah kkkk

    wataa degi wayday intaanu ka maqnayne.
    Anagaa barayna hadda sida la isku maamulo ee bani aadam loo noqdo.
    Saylicina jagadiisa wuu haynayaa ee laa tawarwar adigu “Safe” baad tahay looool

  16. hayee somalidiidow maxa ku hadli
    issaq waay raban weli in caasimada laga dhigo hargeisa taasina socon meyso.
    hoos hoos aya looso galaya maaulka awdalstate lool
    waxan sugaya dadkii oo bodboodi jirey sland waxa a ku hadli doonaan

    • Abdilaahi: Awdal State of Somaliland iyo Hargeysa State of Somaliland iyo Sool State of Somaliland waxay isu noqon doonaan goboloda midoobay ee woqooyiga Soomaaliya, oo xaqooda la qaybsan doonaa Soomaaliya. Waxay samaysan doonaan saami qaybsi buuxa. Dhinaca Awdal Stete of Somaliland waxa madaxweyne u noqon doona C/Raxmaan Saylici

      • kkkkkk hiildan sxb bal waxad ku hadleyso micno u yeel fadlan
        awdaltate of sland iyo hargeisa state iyo sool state….. fadlan hadalkaaga toosi waayo gobolada aad sheegeyso wax jira mahine. dad ku midoobey sland oo dowlad dhistey waan ka aqbali balse waxan kale sxb wakhtiga haa inaga lumin
        awdalste iyo khatumostate maanta dadka sameeyey waxey diyaar u yihin somalie iney mideyo. ee maxad ka tidhi hirka london ee somali lagu mideenayo iyo suldan ka issaq ee hambalyeey khatumo state mantase hadu sul. dhawal amba samatar ambase sul. saleeban hambalyeeyan khatumostate halkey ku sugnaani lahayeen?? adeero saylici ma ka aamusi laha mise jeelka ayu u diri laha??? adiga oo runtu ida ay kula tahay ku hadlaya ka jawaab fadlan

      • MAYAA TAASI MAJIRTOO..QAABIL WALIBA GURIGISAA AYU LEYAHAY..AWDALSTATE OF SOMALIA WA GADABURSILAND..WELCOME WELCOME TO SOMALIA

  17. cabdilaahoow.
    somaliland inaga reer awdal ahaan dan ayaa inoogu jirta, somaliweyn wax dana oo inoogu jirtaa ma jirto xataa hadii la midoobo.
    marba halkii kuu dhow uunbuu dufankeedu ku soo gaadhi, lakiin waxan qabaa hadii la isku noqdo in ay boorama u dhamaan oo sidiisii gadabuursi xamar ka wada jeexan villo.
    dhaqaale ahaana dee gadabuursi waa la cunoqabatayn oo isaaq sida loo laaluushaayo inaga wax yar ayaa iana soo gaadhi.
    hadiise somaliland la ictiraafo jano yar ayaynu galaynayaa.
    markaa ilaahow somalina u gargaar, somaliland ictiraaf sii si aan u galno janadii aduunka.
    hadii somali modowdo dee inaga sylici uunbaa ina matali doona oo shacabku doortay.
    awdalstate iyo waxaas cid dhigaysanaysaa ma jirto.
    taana niyada ku haya.

    • cumar warsame

      walaalo riyada ka kac fadlan aniga aya walalka oo runtii riyada aad ku jirtayii ii damqeysa. aqaonsi sland sxb adunku hore iyo dambeba u diidey ee ma khiyaaliga ayad rabta?? xamar oo dab iyo dagal miidhan ah aya la diidey in la aqonsado sland ee ma maanta oo nabada aya la aqoonsani?? mida kale sowdigan arkaya silaanyo iyo suldanadii issaq iney somaliwey u jeedan maxa adigu sland kugu dhegsiiyey
      hore inagu aaminsan dowladii siyad AUN ayey nagu dur burbutey dowladi maanta ma inagu ku dhaaranayaa sland ayad rabta iney somaliwey isku timaado??
      mida kale maanta mahine maanta ninka baarashka iyo ninka profosorku 2duba siyaasada wax bey ka garanaya ee shaleyto dadku wax siyaasada mey rabin.

      gadabursga xamar iyo hargeisa villo ka dhisanayaa runtii waa dad qaldan hore iyo dambeba wey jiri doonaan. ee ka firso waxad aaminsantahay sxb

  18. subxanalah wali ictraaf ba la sugaya cumar wake up hurdada ka toos somaliwayn waa la ictirafsan yahay meeshi isku magacowday somaliand dayaxeedi wuu dhacay waxa hada la smaynayaa ama caalamka ka jirta one somali ah hal wadan oo somali ah oo calan blueg ah leh,, calankiina dhowrka nuuc ah wad iska haysan kartiin becouse ciyaarah aduunku calano kala gaara way leeyihiin sida usa gobolkasta calan gaara buu leeyahay ka usa dusha laga wda wdaaga markaa astaanta somalia iyo calanka somalia waa ka bluega ah idinka calaniina xabaalaha wad is haystan kartin.. 18 gobol ee siyad bare ka tagay baa wax lagu qaybsan doona cidwalboo shacabka gobolkaasi doortan baana gobolwalba hogamin doona ka quuso riyadii iyo maamul goboleedkii la baxay somali land wuxu noqday ciyigii waa ka baryey bye waa inoo 23 feb iyo london,,

  19. gudoon inaadeer horta adigu qof dumara ayaad tahay in aad kuugu jawabo ma jecli.
    lakiin hadii ayaan ku idhi xataa somali mid noqoto, inaga ka awdal ahaan dee saylici uunbaa ina matali doona oo awdal u taagan.
    markaa qolodan awdalstate la baxday ee qurbo meerka wax iyaga la waydiin ma jirto. waayo dee waa afar qof oo meelahaas ku habsaamay.
    dawldi TFG duna way diiday in ay wax ka dhagaysato iyaga oo socdaalka intaas leeg ee biimada ah.
    reer awdal cod dheer ayay ku sheegeen sida ay dawlada somaliland u taageersanyihiin. waa digii arkayay khayriyada ilaa ottowo.

    • stop qabiilka la dhex wado dadka samarone. ma adiga oo weliba dumar u jawaabaya ayad qabiiil ka hadleysa??
      stop beenta aad ka sheegeyso awdalstate iyo dowlada somaliyeed warba uma haysid heeshisyada dhex marey dowlada iyo awdaltate
      stop beenta aad leedahay reer awdal waxay tageeran sland. sxb dhamaan prof iyo doktorada samarone waxay rabaan somali mideysan oo waba lagu xamta.
      mida kale dadka samarone danta iyo dagaalada xamar ka tagnaa unbey ku dhiseen sland ee marka runta laga hadlo waxey diyaar u yihiin somaliweyn

  20. hadiiba ay dhacdo hogaamiyaha awdal waa saylici kaas uunbaa sharciyan shacabku doorten jecelyihiin.

  21. anigu ma odhan ma dhici karto waayo siyaasadu waa wajiyo badantahay, lakiin mid ayaan kuu sheegi hadiiba ay dhacdo dee saylici ayaa inooga masuula lakiin qoladaa dibad wareega ah nam amatalaan hadaanu nahay shacabka.
    dadwaynaha reeer awdal hadanu nahay codkayaga kor ayaanu u qaadnay somaliland ayaanu aminsahay tagersanahay.
    lakiin somali oo dhan ayaa dusha laga xukumaa somaliland maadama aanay hada ictiraaf haysan waa la mid. hadiise umada reer somaliland isku raacdo de si wada jira uunbaa lagu midoobi.
    gadabuursina waa saylici madxweynahagu

  22. adeer waxan aad ka sheekaynayso ee awdalstate reer nuurbaaba diiday oo somaliland u wada yaacaya aniga madaxwayne ku xigeen iga dhag ku soo ururay arinkoodu markaa iga daa warka beenta ah iyo huuhaada.

  23. Waar heedheh, kan Cabdilahi waxan u maleeyaa waa aqli gaab yadii Saado Ali Boys ugu firfircoonaa. Quud aanan jirin baan qoryahaw gurtee weeyi heestiisu. Imisaa somali shir loo qabtay oo imisaa madax wayne la doortay halkee se ku danbeeyeen. Somaliweyn doqoniimadooda kolba nin qayr koodaa shir u qabta hadana kaba sii darane rajadii Ilaahba waa laga quustoo tii ingiriis baa laga hormariyey sidii ay wax kasta gacanta ku hayaan. Bal kan Saado cali boys kamida ee Cabdilaahi waxa hiiq iyo hiinfaadh ka dhacaya daawada. Khaatumo State waa dad qabiil ahaan daarood dabada ka soo wado si Isaaq loo carqaladeeyo oo nabada somaliland loogu ciyaaro. Caqli xumadooda waxay moodayaan hadii somaliland baabado in qabiil kaliyihi wax u noqon doono balse waxan waydiiye Saado cali Boys taageerahan sawirkii Dibad meer la galay Shariif maxaa loo soo galin waayey mise xishoo saaqidiinta sawir lama galnaa lagu yidhi marlay waan hubaa oo way isku dayeene. Samaroon Somaliweyn wax wanaaga oo ugu jiraa ma jiro waxase uga qiima badan in somaliland qaxooda ka helaan gaar na loo aqoon sado. Sidii nin hore yidhi, jaamacadahiinu buulal bay isku badali doonaan maalinta somaliya laysku geeyo waa hadiiba ay dhacdee.

  24. ninkan doqoniimadu ka muuqato ee leh maamulka naasohablood ayay dan noogu jirtaa oo Xamar nooga roon, doqonyahow Somaliland 21 sano ayay jirtay maantana magaaladaadi madax ee Borama waxa laga waayay dab damis oo dabka wax lagu damiyo ayaa lalaayahay bal aaway dantan kuugu jirta Somaliland? maamulka naasohablood ka hor Awdal nabad ayay ahaan jirtay maantana waad aragtaa dilka gaadmada ah ee reer Dilla mar walba lala eegto aaway dantu hayee? airportkii aad lahayd xaguu ku dambeeyey kadib markii maaulka naasohablood la asaasay?

    dantaadu waxay ku jirta AwdalState iyo Soomalia. kuwani mirqaansan rajo haka sugin ayagiibaa jaahwareersanee.

  25. Waar xayraan baa madashii helay ,kani muxuu ahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk?

  26. Akhyaarta meesha ku jirta, waxan samaynayaa saadalin siyaasadeed, maadaama ay arrimaha woqooyiga somlia cakiran yihhin oo ay jahawareer ku jiraan:

    Shirkan Somalia ee ingriiska ka dhacayaayi, qadiyaddi somaliland ee gooni isku taaga dib looma maqlaayo meel lagu hadal hayo oo wey ku daysay, lakiin waxa laga yaabaa inay somaliland oo isaaq hogaaminayo, oo labaatan jeer ka xoog badan sidii hore ay kasoo baxdo, waa haddii ay reer binu isaaq, cards kooda siyaasadeed si fiican u ciyaaraan. Hadduu tafaraaruq ku yimaado isaaqa dhexdiisa, waa cafaray figigix oo woqooyi oo dhan waxa kusoo fool leh gumaysi si dadban u xukuma oo darood hormuud ka yahay.

    Qaar badan oo reerkan samrron ka tirsani waxay u haystaan, inay somaliland baabayso haddii ay somalia ku biirto. Siyaasada somaliland weligeedba laba weji ayey lahayd. Wejiga hore oo aan ugu yeedhi jiray”ku qabso ku qadi maysida” oo ay murtidiisu tahya inay somaliland isku daydo inay ictiraaf hesho goonisku taageeda, lakiin haddii ay ictiraaf weydo inay hesho international forum ay kula gorgortanto caalamka iyo somalia.

    Maanta waxa aad arkaysaani waa gababadii wajigii hore oo ee ku qabso ku qadimaysid oo socn waayey, lakiin, dhalinyaroy ciyaari waa galin dame. Haddii ayey bilaabantantay wajigii labaad ee geedi socdka siyaasada somaliland. Wejigan ay hadda gashay somaliland dadka aan meel fog wax ka aragini waxay u malaynayaan inay gacanttodu jilicday, lakiin ma jilicsnao gacantoodu waayo waxay haystaan organization, iyo strucrue ayna cid kale oo somali ahi haysan. Addunku waxuu isku afgartaa waa organizationka ee nin meel iska socda cidina lama hadasho.

    Hadday somaliland political cards kooda si fiican u ciyaaraan, wejiga seddexaad waxuu noqon doona inay somalia iyagu leaders ka noqdaan ayna resource iyo leadershipka somalia gacanta ku dhigaan.

    Somaliland oo dhaaleheedu yahay soddon milyan oo dollar ayyd arkaysaan sida ay meelaha qaarkood horumar u maray, maxaad u malaynaysaan somaliland oo dhaqaalahi one billionka ah ee somalia lagu bixiyo ay gacanta usoo gasho.

    waxad ogaataan dhaqaalaha uu aduunku bixiyo haddii aanu dadku lahay infrastructure iyo ” capacity” ay ku absorb gareeyaan inuu dib ugu noqdo, deeqbixiyayaashe laftood. Somaliland capcitgeedu wuu ka wada sareeya somalia inteeda kale markaa iyagaa ” inherit” garaynayaa resourceka somalia.

    Samaroon halkuu xaalkoodu ku dambayn> Samaroon seddex qolo ayey kala ahaanayaan oo aanu midina awood iyo itaal toona lahayn, xalkooduna wuu kasii liidan doonaa sida uu hadda yahay.

    Samroonka, TFG ku jiary ee Towaayey ee ah hadhhaagii SDA oo qarkood, retire gareeyeen, garkood geeriyoodeen, qarkooda, shahiideen, jiika hadhayna ayna awwod sare lahayn. Lakiin waxay leeyihiin ” Platform” ayna gadbursiga intiisa kale lahyn oo haddii la dardar galiyo lagu heli karo special political dispensation. by the way, Qolyaha Awdal State rumaysani waxay aakhirka la midoobi doonaan kuwan.

    Samroonka Somalilanderska ah ee aan maqam siyaasadeed samaysan labaatankii sanadood ee ee u haystay haddi ” political stablishment” gadabursi ah la sameeyo in daahir amd ina a cali ama saylici dullan lagu yahay, waxa qaadaya daadka wax alaaliyo waxay helaayaani ma jirto, marka laga reebo inta Saylici la socto waayo saylici organization buu wax ku helayaa.

    kuwa ugu ” lose” sana waxay noqonayaan Samroonkii intellectually daafici jiray gooni isku taaga somaliland, oo iyagu cidlo kusoo dhacaya.

    mar haddi la diiday in meel uu gadabursi wada fadhiisto oo uu wax wada yeesho, dee waxynu ku heeshiinay inay wax kala yeelano markaa nin walowba sidii caddaada inoo ahayd raacdo qola cusub oo aad kabaha u qaado.

    Alallaha ha u naxariisto samroon, dhinac kasta oo laga eegaba waxaynu ugu dambaystii helnay waxan uu shaqaysanay oo ah isxumayn, saasidnimo, iyo baabba, hantideednii aqooneed, dhaqaale iyo hogaanba.

  27. Somalidu ninkay adhiga kala quusato ayay geela u dirtaa,Reer Awdal gaar ahaan Samaroon yaanay isku seegin siyaasada mar hadii la wareeray oo aan dhinacna la isku raacaynin anigu waxaan taageersanahay Muj.Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax in uu noqdo hogaamiyaha Samaroonka mustaqbalka soo socda Adeer Cabdiraxmaan Zeiylici Abu Maqas oo H/J ku dhex dhago barjoobay oo isagii wax haynin munshaharkiisana u adeegsada in uu Samaroon ku kala dilo oo isku dir iyo reer hebelbaa ina haysan jiray uu aan ka hayno.

    Maxuu Somaliweyn wax la qaybsan Zeiylici halkaasi oo Majeerteen V s Hawiye iyo Isaaq ayaa ciyaari doona siyaasada aakhirka final kana waxaa soo baxaaya Hawiye oo noqonaaya Super Powerka Somalia.

    U diran mayno ZeIylici ee Muj.Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa kaga fiican dhamaan Samaroon markay sidan oo kale noqoto ee ay xaajo murugto waalaa Hiilqaran waalaa Ilma Samatar, walaa kuwo is dhiibay oo Isaaq ku yidhi koonfur nageeya oo yidhaa Isaaq ayaan koonfur u raacaynaa isxambaar ahaana ugu dhoofaaya Muqdisho kkkk horta kuwa isxambaarka Muqdisho Isaaq ku raacaaya ayaa Samaroonka ugu Liita ee Zeiylici hogaaminaayo,Haye nagu qaada Isxambaarka aan aragno waxaad keentaane waxba masoo kordhin doonaanee Muj.Cabdiraxmaa Aw Cali aan raacno sidaasi ayaan anigu u arkaa maadaama ay dhabaqday xaajadu ee Cabdiraxmaan Tolwaa aan iska saamaxno Toloow hadii la doonaayo in Samaroon soo noqoto karaamadiisii tolnimo.

  28. Darbi……In Aw Cali, isagoo idhihiisu shan yihiin ayuu Dahir Rayaale ka xufay talada, Dahir rayaalena isagoo indhihiisu shan yihiin ayuu saylici u xoog sheegtay oo uu doorasho kaga qaatay kursiga, markaa miyaanay ahayn inuu Saylic ka xoog badyahay Abdi Rahman Aw Cali……..kkkkkkkkkk

    if A is beaten by B
    and B is Beaten by C
    Then, A is beaten by C as well

    Aniguse haddii wax uun la isku raacayo, wax aan ka qabi laahyi ma jirto, xitaa hadday noqoto ina aw cali, dahir rayale saylici.etc

  29. Timacade

    Waa runtaa oo meesha markaa ilaa intii lagasoo gaadhaayay Dahir iyo Siillaanyo xaaladu way fiicnayd ka hor lkn Argagixisada kusoo dhexdhuumatay ayaa baabiisay waxkasta oo hadii is reeb reeb la iskaga xayuubiyay dimuqraadiyad araa jirtay ayaan odhan karnaa,

    Zeiylici cod Samaroon iyo Mid Isaaq toona kumasoo bixin ee meesha waatii lagu shubtay ee aan iska kadibna si xaal mastuur ah xilka loo wareejiyay.

    Dee hadaanad kolba meesha ku fiican taageero aanad taageerayn qadiyad malihid miyaan ku idhaa..?

    Toloow Muj.Cabdiraxmaan Tolwaa aan iska saamaxno anigu waan saamaxay oo if iyo akhiroba saamax ayuu iga yahay waanan la shaqayn doonaa mustaqbal waayo waa oday og wax yaabo badan oo aynaan garanaynin halka uu maro ayaan mari anigu oo siyaasadiisa haduu Somaliland aan la go’ayno iyo hadii aan Somaliweyn isku raacno halka uu maro ayaan maridoonaa anigu mustaqbalka lkn iska saamaxa Samaroonoow waa iga talo.

  30. Timacade.

    Saadaalintaadu guud ahaan waa “Spot on”. waana macquul waxaanan odhan karaa si fiican baad u akhriday waaqica siyaasadeed ee hadda taagan iyo marxaladihii hore ee laga soo gudbayba. Waxa kaloon odhan karaa waad fahantay -qayb ahaan- siyaasadda qabiilaysan ee xulafada iyo danaha soke ku dhisan ee soomaalidu ku socoto ee ay keentay is aamin-waagii laga dhaxlay guumaysigii cadaa iyo nidaamyadii kala gedisanaa ee ka soo arimiyay Soomaaliya. Waxa kaloo iyana muuqata inaad ka war hayso habka ay “Bulshada Caalamku” u eegto arimaha Soomaalida

    waxaanse kugu diida karaa hal-laba qodob:
    In ay kuwa Samaroon – waa sidaad tidhiye – “ ugu ” lose” sana waxay noqonayaan Samroonkii intellectually daafici jiray gooni isku taaga somaliland, oo iyagu cidlo kusoo dhacaya”
    sidaan u arko anigu kuwaa aad xustay waxa ay isku route marayaan uun Isaaqa ku dhagan gooni isku taaga.. waana pragmatics -kuwaa aad xustay- si fiican ula leexleexan karaya –iyagoon ka dhacayn- laamaha siyaasadda jiridda adag ee Somaliland ciyaarayso.

    Xagayga kuwa ugu ujeedada dhuuban ee fikir ahaan ugu liita Samaroon waa:
    kuwa ka duday sida Kulmiye u qaybiyay saamiga ee leh cadhada nahaysa xamar baanu la tagaynaa. Sidii oy saami ka badan ka Somaliland Xamar ka helayaan.

    Iyo kuwa aan si fiican u daalacan wixii dhacay tan iyo burburkii Dawladii dhexe ee wali u haysta in ay Xamar ka xigto Hargaysa.

    Kuwase iyagu kuwaa aan sheegay kaba sii “lose” garaysan – waa sidaad hadalka u dhigtaye- waa kuwa raba in ay hadda bilaabaan ciyaarihii 20 sano ka hor dhamaaday ee Jabhadaynta.

  31. Isaaq Boy….Gadabursiga TFG ku hadhay siyaasadoodu waa hore ayey kala miirantay, waxayna u kala fadhiyaan, seddexdii dhadhaar ee samroon,

    1. Dahadhaarka Maxaad Case Waxa hormood ka Mujaahid ceelaabe iyo Mujaahid Casoowe. Dawladana waxa ugu jira Casoowe oo barlaamaanka ku xigeen ka ah,

    2. Dhadhaarka makaahiil waxa u jooga Mujaahid Jamac Coofle, iyo Muaahid Abdiraman Dirir, waxana hadda ku biiray mujaahidka weyn ee Xaamud Maasheeye isagaana siyaasada ugu jira oo Wasiiru dawlaha arrimaha dibada ah

    3. Dhadhaarka Habar cafaan iyagaa u gu khasare badan oo ay meesha kaga geeriyoodeen aabihi SDA (xasharo) iyo general talan. Inta hadda ku hadhay waxa hormood ka Mujaahid Abdikarim Egeh iyo Mujahiid Abdi Ismail dawladana waxa ugu jira cabdixakiim cige gulled oo ah wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibada.

    Markaa inamada awdal state ee xamar tegay hadda waxa la weydiin qolada ay yihiin dabadeedna laynkaa dheer ee jilibkooda ayaa dabada kasoo qabsada lagu odhan. Dee haddi sida la sheegayo labada nin ee tegay ay labaduba reer nuur yihiin, laynkaa makaahiil ee uu xaamud dawlad ugu jiro ayey dab qabsanyaan. wasalaama calaykum.

    Dhibta kale ee qolyaha Awdal State rumaysani waxa weeyi, qolyahan hore ee Samroon ee TFG ku jiraayi waa siyaasiyiin ruugcadaaya, kamana soo horjeedani Somaliland ee waxay diidanayeen xaqbursiga iyo go’itaanka. madaama ay Somaliland kasoo noqotay go’itaanki waxba kuma aha iyaga laftoodu inay political arrangement la galaan somaliland. taas oo markaa cidlo u saaraysa qolyaha dhawaan xamar tegay.

    Anigu waxan saxiib la ahay, niman badan oo lawdada yaqaan oo u badan intellectuali ka gadabursi ee somaliland aad u taageera, waxana mar walba ku muranaa, waar haddi uu ictiraaf iman waayo, then what?. marka iyaga iska daa ictiraaf baa la waayayae waligood kuma seexan somaliland baa somalia ku biiri karta, dee markaa waxaan u jeeda waa niman aan paragmatic ahayn oo caqligooda waxbarasho badn yahay lakiin an paragmatic ahayn, waxanan ka baqayaa inuueart attack ku wado dhaco.

  32. Timacade,

    Si aad oo wayn ayaan u qoslay markaan aqriye Sadaalinta siyaasada cusub ee nagu soo fool leh. Laakin hal ayaan doonaya in aad ka yara nasiso. Darood iyo Gumeysiguu la maaganyahay Samaale. Samaale hadaan miisaan saaray dhan walbuu Somaliya ka yaalo. Waa lax walbo meeshey is dhigtaa lagu gowracaa. Aniga gumeysiga Darood soo wato waan acapt gareeyey. Sababtoo ah bal inagu aan muraayad isku fiirino oo aan flash back samayno. Waxaa noo soo baxayso hadaan daacad nahay in aan inagu isugu wacnayn.

    Laakin cabsida kugu habsatay inagoo dhan bay nagu wada habsatay ee la soco. Samaalaha koonfureed siiba Hawiye isagoo shaarbaha ka dhunkanayo Darood ayuu gaarna ka haya. Daaroodkuna sidoo kale. Meeshan kuma sheegayo sida ay noo saamaysay Siyaasada laydha la socota ee aan sanka ka qaadanay oo waa mid aan la aamusayo laakin si aad oo Wayn bay noo asqaysay caqliga Daarood hadana waan fiiksanahay oo in ay gaaska dadka dilo nagu noqotaanba ka yara baqaynaa. Wax ay mar dhaweed nagu dhigeen oo aannan sheegeyn maalinti iyo sababti waxay ahayd deidly iyo in rug cadaa lagu xir xiro layskagana gooyo. Mana fogayn maalintaa.

    Marka arintu si walbaba ha ahatee. Waxaan taganahay ( sidee xeero lagu xagtaa ilkana ku nabad galaan). Anoo og in Samaale xoolo ahi noo aadi donaan goobtaas hadana waxaan ku yara ducaysanayaa in ceebteenu sida Hilaaca aan samada laga arag.

    Tan ku saabsan Isaaqna yeelkadii ileen awalba Somaliwayn dhinac buu isugu xaaray iskana dhigay victim isagoo ciyaartana la dheelayay foosha xumaatay. Kaliya adanaha dunida ee sida Isaaqa u dhaqmaahi waa reer Bin Israel. Gartoodana gar gardaradoodana gar. For ever victims but same time big criminals. War jiraahi cakaaruhuu iman.

    Eebeheyna umada tabaalaysan ee caruurta, hooyooyinka iyo wayeelka u badanina haka soo gaaro. Oo vatal game ka haka saaro. Dhan walba. Riyadeyda ugu wayni waa in aanan mar dambe arag dad Somali ah ee badi soo tuftay iyo kuwo mujaaco u dhimanaya!. Doqon baa laga yaaba in ay i tiraahdo Isaaq ma gaajoono baduna sooma tufto hehe Holland bay ku tabaalaysan yihiin iska daa dhul kale.

  33. Mid baan kuu ogahay, isaaqa shalay intay hargeisa isugu tegeen ku heshiiyey inay shir somaliyeed ka qayb galaan, waa isaaq siyaasadiisu bislaatay, markaa khayrkiisa iyo sharkiisaba wuu leeyahay, waxayna ku xidhantahay sida ay dadka dantu iskaga xidhantahay ay u maamulaan. Anagu isaaqu waxay noo xuleen kuwii noogu liitay siyaasad ahaan oo ay madax nooga dhigeen, lakiin dee cidina qori madax nagama haynin ee waa diidi kari lahayn lakiin isku duubni baan jirin. markaa waqtina waxaa la joogaa tartan waqtina in wax la kala bartaa fiican. Isaaq somali oo dhani waxa weeyi inay wax ka barato. Lakiin ogow, isaaq sida somalida kale waxuu leeyahay Fault Lines, oo habraha iyaga laftooda dabadood mar mar isku urta, lakiin sida ay hadda ku socdaan way fiicanyihiin.
    Somalia hddi ay sideedii hore ahaan lahayd oo darood micna badan ma yeesheen, lakiin jawiga hadda waxa bedelay ethiopia iyo ONLF oo heshiiyey. hawiya anigu waxan qabaa meel aanay somalida kale gaadhin ayuu gaadhay, markaa hadda wixii ka dambeey, kor uunbay siyaasadiisu u soconaysaa, lakiin waxa loo baahanyahay, in la helo hawiye-ree woqooyi alliance si loo dheeli tiro daroodka somalia iyo kuwa ethiopia. Haddy hawiye iyo Isaaq ku heshiin lahayeen inay dhisaan dawlada kadib jabkii darood ee 1991, maanta cidina darood kama werwerteen. maanta fursad cusub baa jirta, waxana loo baahanyahay in lasoo cusboonaysiiyo ” Samaale” lagana faaiidaysto structureka somaliland.

  34. HaniMuufo….Isaq Boy waan qaaday gartiina, wuuna aqbaly inuu videoga ninka isaaq ee ingriiska sheeganaayi isaga yahay..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • thanx dear Timacade,

      Waad ku mahadsantahay in aad ani iyo Isaq boy nakala gurtay, waad na ku mahadsantahay fikradada saliimka ah. Dhanka Isaaqa bislaaday hadoo game dheelayo dhanka Hawiyaha iyo Samalaha haysu badiyo waxaan se ka baqi in uu jooqsado uu kaligii iyo karinkii iska dhigo. Hadii uu dhanka Samaale u jaleecdo Darood booskiisu ku soo noqon oo Samaloo Isaaq walaalnimo tusay dhan Darood ma eegayaan. Dhanka kalena wax aan laga shekeeyn karin baa Hawiye horyimi kolkuu AUN Siyaad Bare ka ruqaansaday dowladnimadii. Ayagii ayaa sidi unugyoda jirka ee cell ka loo yaqaan markay is garan wayaan isula diriraan oo ay isu cunaan isu cunay. Sababtaa ayaan Woqooyi oo dhan ugu samaynay (neglect) xiriirki walaaltinimo. Hadii madashaan loo socdo laysku cafiyo waxay noqonaysaa albaab cusub oo iftiin badan iyo horumar noo furi doono. Inagoo dhan ayaa wada bislaanay dhulka Somaliyeed oo dhana wuxuu noqonayaa mid la soo hirto oo loo soo shaqo tago. Daroodna for ever brothers and sisters. Dhulkaan isla wada dhisaynaa inagoo gacmaha is haysana midina gun u ahayn kan kale. Order and progres ayaa imanaya.

  35. darbi, dhulbahante wuxu soo quleeyaba ssc, nsum iyo qaar kaba soo horjeedayba aakhirkii waxay ku biyo shubateen aan wada tashano, wali hadana calan may samaysan

    awdalstate wada tashi horteed calan iyo dowlad bay samaysteen, waxaan xasuustay marku lahaa m/weeynaha djibouti sld buudhigii ayay dameerki ka hor mariyeen sow isla sidii maha, ileen tolku inuu wada tashado ladiidye

  36. kkk haye samaronow ma imika ayad wax aragteen? balse sidan arkaayo weli il keliya ayad kala furteen ee 2da indhood kala furo oo arka sida wax ay u socdaan.
    waxan arkaya dad iyaga oo waxba ogeyn iska hadlaaya kuwaasi waxan leeyahay sxbyal awdalstate intey muqdisho joogtey siyaasi iyo xildhibaan samarone ee joogey halkaasi wey la kulmeen. saylici iyo reyaale iyo ina aw ali toona leader noqon maayo ee waxa leader ka noqonaya kuwa 21sano muqdisho ku sugna.
    dhawan xildhibana TFG wxa lagu amri iney mii weliba gobolkiia iska soo sharaaxo halkaasi waxey quus u tahay xil-madhibaanada slannd ku sugan. ina aw ali iyo sayliciba mustaqbalkoogu aniga waa ila modow ee allaha u gargaaro

    dhanka kale waxan la yaabanahay dadki odhan jirey sland waa muqadas oo hada hoos hoos u hadlaaya

  37. Haboon good point, very good. Calan iyo wasiiro iyo madaxweyne iyo madaxweyne xigeen, waa buudhigii oo laga horrasiiyay faraskii..kkkkkkkkkkkkkk.

  38. waan idin salamaydhaqmaan inta kala artida duwan e halkan isku waydaaraday fikirkooda.
    mudo dheer k adib, dadkan halkan wax ku soo qoray ee leh somaliya ayaa laga biiraayaa huuno ciyaal ayaad tihiin aan siyaasada wax kala socon. ee socod barta.
    somaliland way tagaysaa shirka london waana talaabo horumar oo ayqaaday xukuumadu, ujeedad a loo tagyaana waa in aan cidi u turjumin somaliland iyo beesha caalamka.
    waa in caalamka loo sheegaa sida ay dawlada somaliland u samaysantay iyo horumarka inkasta oo ay ogyihiin hadan awaa in loo celceliyaa waa lagama maarmaan madama oo aynu nahay umad aqoon raadis ah.
    ta labaad waxa la inoo casuumay inaga si officail ah oo aan la mid ahayn sida kooxahah ku hirdamaya somaliya. taasina waa inoo sharaf oo waxa aynu kala mid nahay aduunwaynahahka soo qaybgalaya.
    ta saddexaad waxaanu aduunka u sheegaynaa in somali somaliland la’aanteed aanay heshiinayan ilaa inag ala inagaa tashado waxkasta aqoonsina lana siiyo si aanu aduunka uga caawina dhibaatada somaliya haysta.
    in aynu ku biirino fikrad waayo aragnimo iyo sidii aynu u yagleelnay xukuumaan iyada oo aanay cidi aduunka inaga caawin.

  39. huuno somaliland 21 sano ayay jirtaa maain qaran cidi dhayal ku dumin karto. aduunyadana way ianala socotaa cidina wadan burbursan wadan kale oo horumar gaadhay ku darimasyo. cidina cid ma khasabto.
    markaa ilaahay umada somaliyeed ee dhibaataysan aha u gargaaro. inagana horumarkaa aynu gaadhnay ha inoo siyaadiyo.
    somaliland guul

  40. Welcome back ceebla, guul somaliland oo somalia ka mid noqotay.

  41. thanks timacade.
    laakiin sidaad mooday maahin. somaliland somaliya kama ay mid noqon. wadan yar oo ictiraaf raadinaya waxa la gudboon in uu albaab walba garaaco.
    wax intaas dhaafsiisan ma jirto.
    inaguna reer awdal ahan wiilkaa cumar warsame ee ku ku xusay hadalka ayaan fikirkiisa taageray.
    ha degdegin huuno.
    somaliland aduunka ayaa u arkaya tusale iyo laydh ka baxaya geeska africa. somalina waxa la odhanayaa ka qaata somaliland tusaalahaas.
    waa intaas warku.

    • Laydha iyo horumarkay gaadhay Jabhada SNM tu ma in ay beebe yaashi qaran ku sheega in Buuhodle looga furtay!. Ama umad ardaagoodi huruda lagu qasho?. Somaliya fat ama ha fadin waa lagu fadsiinayaa adigoo waliba abaal lagaaga hayn. Ma ingiriis baa modaa in uu xigsanaya jabhad dawarsi udubadeedu ku taaganyahay?. Labadi qabiilaay u siid calayn jirtay oo ay ugu faani jirtay in ay qariidad wayn ka masuul tahayna sidan kor ku soo xusay ka dhaxaysaahi?. Hadii SNM dowlad madax banaan noqonaysaahi cidina kama xigto dowlad nimee ha noqdaano. Ingiriiskuna xuduudaha derbiyo wawaayn ha ugu dhisho oo kuwa Yahuuda aay falastiin ka dhisatoo kalaa.

  42. kkkkk hahahaha marba sheeko cusub ayey la ymadan snmtu
    anaga si gaara aya lanoo casuumey kkkkkk dadkan malaha beenta waa u xalaal

  43. kkkk.
    abdilaahi kolay adigu waxaadka tahay kuwii mushaarka somalilkand ku koray. waxa ay daraasadu cadaysay dadka maanta reer awdal ee somaliland ta ugu necebi in ay yihiin kuwii ku soo koray mushaarka somaliland.
    markaa iska cay somaliland adeer. ama SNM ku sheeg ama wax kale.
    anagu hadaanu nahay dadka reer awdal ee majorityga ah somaliland ayaanu taageersanahay.
    markaa ama diid ama doon waad ku khasbatahay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: