Boorama Oo Dab-Damis Lahayn Iyo Ciidamada Dab Damiska Dallaayaddaha Ku Booda Ee Awdal State Oo La Sugayo..!

Kadib dab xooggan oo qabsaday kaalin shidaal  ayaa waxa magaalada Boorama aad looga dareemay baahida loo qabo qalabka iyo ciidamada dab damiska. Dadweyne aad u fara badan ayaa arrintaas ka gadooday kana muujiyay mudaharaad cadhaysan.

Dadka qaarkood ayaa waxa lagu soo warramayaa inay cirka eegayaan  iyaga oo sugaya  ciidamada dab damiska dallaayadaha ku booda ee Awdal State oo diyaarado ku soo daga, kana damiya dabka!.  Halka qaar kalana ay ka eegayaan dhinaca Hargeysa iyagoo maamulka Somaliland ka sugaya dab damis deg-deg ah, oo dhulka dushiisa soo mara.

About these ads

Categories: Faalada Warka (News Analysis)

20 replies »

  1. Aad ayaan uga xumahay Dahabshiil oo iibisa gawaadhi tickniko ah oo lagula dagaalamo Buuhoodle Axmed Siillanyo oo isna doonaaya inay sii gubtaan reer Awdal State,Zeiylici Abu Maqas oo isna aan ogayn meel koob shaah ahi marayo rageedii ayaa u maqane Awdal State ayaa lagasugayaa inay si deg deg ah u qabtaan dhulka Samaroon si loo badbaadiyo Shacabka,

    Waa inay heegan u galaan Reer Awdal State inay ayagu majaraha u qabtaan dhulkooda si ay ugala dabashaan mixnahada soo socda iyo kuwan joogaba,

    Waliba daawo Videogan ayaa kasii naxdin badan kan

    • Darbi, Miyaanad ogayn in isla maanta Boorama laga furay xarun lagu iibiyo baabuurta markii ugu horraysay? Waxafurtay reer Xaaji Miisaan, martida madashaan ka qayb gashayna waxa hormuud ka ahaa saaxiibkaa C/Raxmaan Tol waayay…kkkkkk. Boorama cirka ayay maraysaaye, Maashaa Alaah dhaha

  2. Dumis samaroon. marka geela loo heesaad gorayada u heestaa. Maxaad mawala awaal ugula kacday xaalad xaqiiqo ah oo meesha ka taagan. Waxase la gaadhay wakhtigii reer boorama aqli xumada ka gudbi lahaayeen ee ay kala saari lahaayeen shaqada iyo halista ay keeni karto. Ninbaa suntii aduunka ugu khatarsanayn iyo qoyskiisa guri ku wada oodaya hadii jaarku ka ashka toodana dawlada u tagaya.

  3. waar kuwana xalfaladaha ku waashay, ee dawakhaadstate la baxay bal miayay dab damis yar usoo iibiyaan dadkooda, miyaanay oagayn in mehaaradah gubanayaa ay ka gubnayaan shacbigan msikiinka ah ee ay rabaan in ay khalkhaliyaan.
    kolba islaan daarood ah intay kaalay noo niiki leeyihiin adeer dadkiina shilink ayar ee caydha ah hadii uu idinka idins oo dhaafo wax ugu qabta oo baaiyhah aasaasiga ah isda tan oo kale u iibiya.

    • CUMAR WARSAME HALKEY LO MARIIN NAYAA BABUUR DAB DAMIIS AAH??MA OOGASHAHAY ”SNM”TUU INA BABUUR LAGA DAJIYOO DEKEDAA BERBERA.MARKA ADIGO WAXBA OOGEYN AFLAGA DADA KA DA.A ISMAMUUL GOBOLEEDKA SHARAFTA IYO KARAMADA LEEY EE AWDALSTATE OF SOMALIA..MARKA LABADAA MEE DAWLAADA KA TALIISAA EE LAGU TAAGERO MARWALIBA QARANIMADEEDA.EE SHALEEY AFARTA ”MUKULASHUU”KA QAYLINAYEEN BARTAMAHA BORAMA EE ”QARANIMADA SOMALILAND”LAHA…SABATUU WA MAXAY EE DAWLAADA KULMIYEEY AY BURCO BERBERA HARGEISA IYO GABILEY 8 IYO 4 BABUUR OO DAB DAMIIS AAH UU SIISAY EE GOBOLADEENA LO SIIN WAAYEEY..???ADIGU NIIN ”SNM”AYA TAHAY MARKA TIINA AYAD KA HADASHEEY..VIVA AWDALSTATE…

  4. i am so sorry ,gadabuursi waxa haysta ee hadana ay isku diganayaan waxa lanaga dhadhicinayey in meesha 21 sano dawlad ka jirtay hadan hal gaadhi oo dabka lagu damiyo aan la laheen shacabka samaroon intay kafayn karaan schoolada iyagaa dhisay dhakhterada iyagaa dhisay jamacadaha shacabka dhistay waxa hadhay wixii dowlad laga heli lahaa oo ah wixii masiibooyinka lagaga hor tagi lahaa,hadii dowladii somaliyed jiri laheed waa lala xisaabtami lahaa lakiin qabiil dowlad ku sheeganaya dhaqaalhii gobolkan loogu talagalayna ee aduunwaynuhu ku deeqay dhul kale lagu dhisaayo waa ayaan daro,awdalstate one day way iman doona wadankana way xoreen, wax walba maalin babilaaba ayayna ciyaar awdalstate idin la noqon daba dhilifkana waa lala socdaa state of israel 8ninbaa hindisay bilaabay wayna hirgashay markaa waxan laga hadhin walee way socon doonta cidna la cafin maayo markay isku dubo dhacdo waxan tacsi u diraya dadka gadabuursi ee dhibaatadu soo gaadhay ilahay ha idin gargaro ban leyahay ,, god bless awdalstate

  5. Ok Toloow Raali Noqda Dhamaantiin waliba gaar ahaan Timacade oo aan afgaran la’ay ilaa hada si kastaba ha ahaatee anigu waxii aan qalad ka galay dhinacayga ha i saamaxa toloow waanan ka xumahay in aan si qaldan ula hadlo tolkay dhamaantood cadho ayaa i madax martay markaan xasuustay wax yaabaha qaarkood iyo dhacdooyinkii hore ee ahaa sooyaalkii taariikhdii xumayd ee soo martay Samaroon.

    Toloow idinkuna joojiya shisheeye kalkaalnimada aad wadaan ee aad diidantihiin maamul uu yeesho Samaroon hadaan yeelano maamul way fiicantahay oo waa danteena lkn hadii aad ku qanacdaan maamul dad kale inoola yimaadeen maaha inaad sharaf u yeesho oo aad qiimayso shisheeye kaagiina iyo tolkaana aad ka cararto oo aad ku qanci weydo fikradaha tolkaa aad qiima tirto,Iska weynaysiiso,Jeclaato Shisheeye,Nacdo ka aad huranayso joojiya commentisyada aad ku duraysaan tolkiin iyo halganka la wado,Dhiirigaliya tolkiin oo niyada u dhisa,

    Waana inoo halgan ee aan joojino yuuska aad ka dabayuusaysaan kolba kii dhaqaaqa ee aad doonaysaan inaad suuldaartaan aan isku ogaano in aan si wax u wada aragno si aan uga baxno mixnadaha soo socda hadii kale midba mid ayay inoo dhiibi,Jiilba jiil ayuu kasii bahdilaan doonaa hadiise aan wax ka badalo sida ay wax yihiin jiilkeena soo socda ayaan u gogol xaadhaynaa si ay ugu noolaadaan beead fiican oo sharaf leh iyo straateejiyad nadiif ah oo ay ku noolaadaan si ayanay ayaguna kabaqaad ugu noqon jiilasha beelaha kale ee soo socda allow Samaroom quweee.

  6. hiidan adiga iyo saylici ayaa la idinka sugayaa diyaaradaha aad sheegayso ilayn waxaad tahiin madaxdii dalkee kkkkkkkkkkk

  7. Reer Allaale Allahaw gargaaro

  8. Salaan sare dhamaan,

    Anigu waxaan qabaa fikrad ah hadiiba arintu saa tahay inteenaan halkan kawada bootaynaysa aan lacag qaraano oo aan ku iibino Deb Damis second hand ah waan iibinkarnaa hadii daacadi jirto. Maxaan u eednaa ragan NGO yadaa ee Somalia cad cad u jaranayo. Ileen inagii baa shacbigii Somaliyeed ahe dhulal horay u maray joogna ahe.

    Waxaan aad ula yabaa in Shacbiga Somaliyeed ay wax ka sugaan wax ay ka wada dheregsanyihiin. Power of the people madaan maqlin waligiin?. Dhulka dadkiisaa u cideyee siyaasiyiintu waa nin daar ku jiraa daruur ma arkee ileen xalay roobku wuu da’ay!.

    Waana dunida oo dhan siyaasi dheregsani hadaadan tusin in uusan waxna ahayn. Ee aadan tusin in aad tahay shaqsiga leh dhulka miyuu kaa nixi?.

    Waxaan jeclaan lahaa in umada Somaliyeed aayan waxna ka sugun siyaasi ku sheegyadee aayba ka maseeyrsiiso oo dadka aaminka ah ee shacbiga sida dhabta ah ugu shaqeeya aanan u helin xaq in ay dhulka maamulaan. Wixii loo baahanyahay loogu dhiibo Danyarta Somaliyeed.

    ruuxii igu raacsana bal halaga doodo arintan,

    Waxaan jeclaan lahaa in meelaha lagu soo qoro Bahda Hiildan yare iyo aqrista yaashoodo is xilqaamay Debdemisna geeyey Suuqa Boorama!.

  9. waxaan xasuustaa markii daahor riyaale madaxda ahaa mar ay sidan oo kale u gubatay waxay dadku ku dhawaaqayeen cabdilaahi yuusuf cadho awgeed waxaan aka soo wareegtay malaha 7 sano waa halkii uun bay joogaan ree borama markaas ayay dadkale danbigooga saarayaan marxaa dawladka sugu ood maxay damdamis u keenilaadahay u odhan maxay yagu dibad iyo gudaba lacag iskaga ururin layihiin oy yagu iskuta shadan . markaad adigu wa x iska dhig waxaaga hagajiso haday wax kaa dhinaana markaa dawlada utag oo intaan hyaaye halayga caawiyo dhe lakiin dawladaan ka sugayaa taas macna samaymayso

  10. Hiildan Ahahahahahahahahahahahahahahahaha Oo Dallaayadaha kuwa ku boodaa ma daruurahay soo shubayaan mise sarbeebtu waa Skystate.

    Shugri niicda kala bax,halaky ka soo dejinayaan ku te,haddaanad kalsoonidaa qabin laxooxdaada iska dubo annagu ma baqno Oo Kaba-shaagle ma nihine.

  11. Hani-muufo habadh jirta wallee Reer Nuur ha loo dhiso ayaan odhan lahaa Oo jiiddaas ha la geeyo,col ay dumari al socdaan ma jabee.

  12. ninkan darbi la baxay,
    inta aad leedahay raali galin bixinayaa, ood waliba leedahay qaladka aan ku jiro ayaa wadayaa isma qabato.
    marka hore hadaad raali galin bixso ka bax qaldaka.
    ku tali in gadabuursi isku yimaad tashado.
    mar sddedexaad dadkii dakan danbiyda ka galay la horkeeno tolka, markaa ama tolku ha saamaxo ama ha mariyo abaalkooda.
    adeer rag ayaa 20 sanno jeelasha lagu gurayay ragbaa beerka ku hayay dhulka oo koob shaaha ka dhadhamin somaliland, ragbaa siyaasiyiin dibad wareega habeen iyo maalin lagu ciqaabay. dhulkoodiina lagu dul maamulanauau. markaa arimo foolxun ayaa meesha horey uga dhacay hadana socda markaa waxyaabaaas ayaa ka horeeya. in la isk calool xaadho.

  13. Saylac bro

    Habadh ma ihi doqonkiyoow jabhad baad tahay dumarkana aan xushmayn. Hadaan ogahay marfash agahayga in aad fadhido intaan kuugu soo galaan Buud kugu laadi lahaa.

    hehehe kaftan.

    War i dhegeyso nin na idinka dooni mayee haygu dirin umada.

  14. Inta la helaayo 800 oo naftood urayaala sifiicana utababaran oo Boorama habeen madow soo gala diyaarna u ah iney ilaa Gabiley socdaan waa inoo doqoniimo kuwaasoo inaga reeba jabhada SNM waa inoo yuus iyo doqoniimo. Soomaalidu waxey ku maahmaah daa odeybaa wax aanu heleyn utaaha. Aar laba Gadabuursoow/Samaroonoow kala daaya:
    Awdalstate baan wadnaa dibada weyka hirgashey hadana 800 oo dagaal yahano ah oo si fiican loo tababaro keeni meyno
    waxan rabnaa dabdamis, dariiqyo iyo dekedo inaan dhisano, hadana dadkan 20 sanadoo dhuunta nahayaanu saaxiibo lanahey oon walaalo iyo darisku sheegnaa
    waxan rabnaa inaan si xor ah oo xalaala dalkeena ka talino, hadana ma rabno in aanu dhimano
    waxan rabnaa in dadkii dadkeen duhur iyo habeen xasuuqey ilaa 1991 to Dec 5, 2011 in cadaalad la horkeeno, hadana ma rabno inaan qoryaha qaadano oon Harowo isku tababarno soona galno Borama oon si toosa oo cad uxoreyno
    waxan rabnaa inaan midowno, hadana waxan rabnaa inaan qadno fikirka SNM.

  15. Waar kan Mustafe ee iska riyoonaaya daawo adeer inan yar baad tahaye is deji SDA ayaa sidaasi ku xoodh xoodhay oo ruyadii shimbiraha ku saqiirtay adiguna waad iska riyoonaysaa ee is deji Harowaan isku tabaraynaa ku lahaa horta yaad tahay bal shan daqiiqo yar aamus oo naftaada run u yara sheeg oo is waydii Su’aalahan sida qolamaad tahay…? Xageed degantahay..? Yaa kula jaar ah ? Yaa Tolkaa Ah…? Siday Yihiin…? Maxaa Ku dhacay…? Kadib jawaabaha aad naftaada ka hesho ku qanac oo aayar biyo baraf ah iska cab oo seexo kadibna ducayso oo shaydaanka iska naar sxb waa iga talo Mustafoow soo bar baar oo iska dhaaf qiiro jabaanta.

  16. Hani kkkkkkkkkkkkk Maxaan ka ogaa in lagu qabo,hortay baaba laguu duceeyee u ducee baan lahaa hadday gabadh tahaye maxaa ku daaray ,aniguna ma ihi qolyaha masfrishyada ka qalaaweeyee hay ceebayn dee kkkkkkkkkkk

    Jabhadna waligay ba waan ahaa inta taako dhul ihi iga maqan yahay Ee u xabashi igaga maqan yahay.

  17. mustafe.
    adigu adigoo wali kuwii xasuuqay daka ugu yeedhaya mujaahid ani ha i odhan SNM ayaan iska xoreyn.
    ragu adkaysi ayay leeyihiine is xaji.
    SNM ayaa shan taalo boorama looga dhisayaa, hadii aad dadka waxaas ugu sheekaynayso way dhamaatay riyadaas.
    marka aad danbiga ad ka gashay tolkaa iyo kumanankii la xasuuqay aad cafis waydiisato ka hadal wax kale.
    Niic iyo net ka dagaalan ayay ka dhamaan laayihiin.

  18. Ninka uga wakiil ah SNM-ta Boorama waxa uu yidhi bishaa bisheeda ayaan idiin keenaynaa, mana odhan haddii Illahay yidhaahdo, markaa saw maacnaheedu maaha waxba meesha ma jiraan. Dab damiskana haddii Illahay yidhaahdo dhawaan ayaad arkaysaan iyadoo xaafad xaafad u jooga oo Awdalstate ayaa goaaan ka qaadatay arrintan.
    fadlan hala bakhaylina ducada ee uu duceeya in ay guulaystaan.
    ninkan leh ina miisaan ayaa gawaadhi keenay Boorama fadlan dadku yaanay kula yaabin? waayo wixii leh waa la ogyahay oo waxa leh Shaybe oo beelaha dhexe ah,

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: