Image

Gabaygan Waxa Tiriyay Muhandiska Awdal State(The Architect Of Awdal State of Somalia), Mudane Samaroon Rooble Xasan

Be Its Reason to Stand Alone

 

Believe it, please believe so
Believe awdalstate in deep,
Believe it for it’s a true belief
From the depth of the great awdalland cliff’s
So as from the people’s bottom hearts,

please, believe it please
please be with it or in it.

after all,
If we all got down on our knees
And plead with you not to leave
To cause its reason to stand alone,
Would you still walk out the struggle,
knowing we need you so
Would still turn and go?


When we say awdalstate
we mean it and meant us all
would you then ignore it
while you Still feel it????

If dreamt about being awdalstate
And all gave their souls to it
like the way you inspired us all
Don’t you still have a heart
Why it wouldn’t make sense to you?
.
When it comes to start
And all is ready to star
If it is left without steering
sooner or later all will stare

And no one will be able to pause on the stair
Shouldn’t it be certain then
The heartache will start.


But if I call on you awdalstate
As a prayer in my words
And you then, see that it was awdalstate
For you and for us all
And for the entire awdalites
Would you still ruin that dream?

I will cry then as much as it takes
If it helps to prevent .
Would you again leave me with my tears?


 

12 Comments on “Gabaygan Waxa Tiriyay Muhandiska Awdal State(The Architect Of Awdal State of Somalia), Mudane Samaroon Rooble Xasan”

  1. hiildan
    January 25, 2012 at 10:52 am #

    Samaroon Rooble Xasan waa ‘The Architect of Awdal State’, ninkii hadlayiba hayska hadlo Samaroon yare wuxu ku jiraa dadaal aad u weyn, wuu ka caqli badiyay odayo waaweyn, waxa loo baahanyahay boqol Samarroon ah oo Samaroon la mid ah.

  2. A.Barkhadle.I.
    January 25, 2012 at 12:27 pm #

    Waan kugu raacsanahay halyey samaroon,sidaan kuwado waa musuuliyiinta ugu sareysa dawlad goboleedka Awdal state waanna wasiir ku xigeenka wasaradda warfaahinta iyo hanuuninta dadweynaha, waana gacan yaraha abdulwahab she. othman qalinle oo ah wasiirka wasaaradda warfaafinta… soo dhawaadda walaal ama adeerreer halkaad furtaan eed ugu talisaan baanu idiin raaci, haddii aanahay dadweynaha goboladda galbeedka somaliyeed,samaroon geeddi la guuraaba dhibtiisuu leeyahay , noqda kuwii aan ka daalin, ku dadaalla sidii aad uga mudho dhalin lahaydeen halgankeenna, wax badan baanu maqalay kaadideydaan u soo cabay, hadda waa in aan dhahnaa dheecaankayagaan u qubnay, wax badan baanu maqalay mujrimiintii oo mujaahid lagu sheegayo, waa in aan maqallaa mujaahidiin dhah ah oo xalaal, magacana u qalma, waa in aan hella hogaan hagga tolka sida aad ka dhawaajiseen, madexdu kaligeed waxba ma qabato haddii aanu dadweynuhu wax la qaban , waxaan ku ballan qaadaynaa in aan hiil iyo hooba idinla barbar taagan nahay habeen iyo dharaar, casar iyo maqrib, cishaa iyo subax inta u dhaxay …
    samaroon wuxuu ku jira inta yar ee farkutiriska gadabuursi ee ka daacadda ah hawlaha gadabuursi, waa nin jecel nabadgelyadda, waa nin jecel horumarka dalkiisa iyo dadkiis, waa aqoon yaahnka qarniga, waa abwaan murti shiil ah ..
    Eng.. samaroon waa dhalintii loo baahnaa ee dawladda soo ifbaxday qarnigan aan joogno, waa hanuuniye wacan , waa hal abuur dacaad ah, dadnimole .. waan ku hambalyeynaya xilka uu tolkii u hayo, waxanan eebbe uga baryayaa in ku garab gallo hawsha ballaran ee uu xilkeedda hayo…
    Waxaan ku soo gunaanadayaal guuleystayaal geediga wadeey, wadaay wadaay, ina cali la diley oo dhiig qulquley ma laguu waran….Allaaw yaa mar daawadda sida teenan oo kale…..GUUL IYO GABANIMO AYNAAN CID U DABBO FADHIISAN BAAN EEBBE IDINKA BARYEY, KUWII UMMADDA GAADHSIIYA IN AAN NOQOTAAN…….AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIINN

  3. Darbi Samaroon
    January 25, 2012 at 4:53 pm #

    Waa erey-yo iyo weedho suugaaneed dhaxal gal ah yaa u sheega Samaroonkan yar yar ee ilaahay nagu saliday hadaan gacan u qaadnana waxaa la odhan doonaa way u xoog sheeganayaan reeraha yar yar.Oday baa laga hayay waa af salax kula dhag waxan ka dhex socda Samaroonka waaweyn iyo reeraha yar yar ee Axmed LaanGadhe nagu diray sanadka lkn waan u dul qaadanaynaa waa tolkaya oo kolay gacan u qaadimayno hadii aanay aakhirka nagu qasbi doonin.

    Croyez-le, s’il vous plaît crois
    Croyez awdalstate en profondeur,
    Croyez-le pour lui est une véritable croyance
    De la profondeur de la grande falaise awdalland
    Alors que des coeurs en bas de la population,
    S’il vous plaît, croyez-le s’il vous plaît
    s’il vous plaît être avec lui ou en elle.
    après tout,
    Si nous étions tous à genoux
    Et vous supplie de ne pas laisser
    Pour provoquer sa raison de rester seul,
    Voulez-vous encore marcher sur la lutte,
    sachant que nous tant besoin de toi
    Serait encore tourner et aller?

    Quand nous disons awdalstate
    nous l’entendons et nous tous signifiait
    auriez-vous alors l’ignorer
    alors vous avez encore le sentir????
    Si rêvé d’être awdalstate
    Et tous ont donné leur âme à elle
    comme la façon dont vous nous a tous inspirés
    Ne pas vous avez toujours un coeur
    Pourquoi il n’aurait pas de sens pour vous?
    .
    Quand il s’agit de commencer à
    Et tout est prêt pour jouer
    Si elle est laissée sans direction
    tôt ou tard, tous seront regardent
    Et personne ne sera capable de faire une pause sur les marches
    Ça ne devrait pas être certain alors
    Le chagrin d’amour va commencer.

    Mais si je vous demande awdalstate
    Comme une prière dans mes paroles
    Et vous alors, voir qu’il était awdalstate
    Pour vous et pour nous tous
    Et pour l’ensemble awdalites
    Seriez-vous toujours la ruine de ce rêve?
    Je pleure donc autant que cela prend
    Si cela peut aider à prévenir.
    Voulez-vous encore me laisser avec mes larmes?

    أعتقد ذلك ، أعتقد ذلك يرجى
    نعتقد awdalstate في العميق ،
    أعتقد أنه لانها اعتقاد صحيح
    من عمق الهاوية العظيمة awdalland
    وذلك من القاع قلوب الناس ،
    من فضلك ، نعتقد أنه من فضلك
    يرجى أن يكون معها أو فيها.
    بعد كل شيء ،
    لو حصلنا على كل ذلك على ركبنا
    ونطلب معك على عدم ترك
    لسبب وسبب لتقف وحدها ،
    هل لا يزال الخروج من الصراع ،
    مع العلم أننا بحاجة لكم ذلك
    وبدوره لا يزال وتذهب؟

    عندما نقول awdalstate
    ونعني به ويعني لنا جميعا
    كنت ثم تجاهله
    بينما كنت لا تزال تشعر بها؟؟
    إذا كان يحلم يجري awdalstate
    وأعطى جميع النفوس لأنه
    أحب الطريقة التي ألهمت لنا جميعا
    لا تزال لديك قلب
    لماذا لا معنى بالنسبة لك؟
    .
    عندما يتعلق الأمر لبدء
    وكل شيء جاهز لنجمة
    إذا ما تركت دون توجيه
    عاجلا أو آجلا سوف جميع التحديق
    كما لن يتمكن احد من وقفة على درج
    لا ينبغي أن تكون على يقين من ثم
    سوف يبدأ وجع القلب.

    ولكن اذا كنت أدعو awdalstate
    وصلاة في كلماتي
    وقمت بعد ذلك ، نرى أنه كان awdalstate
    بالنسبة لك ولنا جميعا
    وعلى كامل awdalites
    هل الخراب لا يزال هذا الحلم؟
    سوف أبكي ثم بقدر ما يأخذ
    إذا كان يساعد على منعها.
    وكنت مرة أخرى مع ترك لي دموعي؟

  4. shukri maxamed warsame
    January 25, 2012 at 5:11 pm #

    WASIIR SAMAROON ROBLEH WA GEESI !BOQOOL RAAGA UU DHIGMAAAAAAA.GUUL AWDALSTATE

  5. Haboon
    January 25, 2012 at 6:25 pm #

    darbi faan badanidaa maxaad gacanta ugu qaadiwayday reer xareedkii ? 45 cisho way dhamaantee maxaad sugaysaan ?

  6. Haboon
    January 25, 2012 at 6:53 pm #

    20 sano isaaq wuu noo wanaagsanaa ee sanadkan ayay M/Casihii isaaqii nagu direen, eesh calaa geraar, ilaahoow reer xareedka yar yar naga hay oo nagu soo daa M/Caseha waaweeyn waa ducadasanadkan 2012, iloowsho dhawaa ma umul baaaaa

    Sidaa tolkaa loolama hadlo lama huraan waa caws jilaal eedo,
    isaaq 2 maaha waa mid waxba ha kala jeclaysanina adu waa isku dhadhan

  7. xamse ad
    January 25, 2012 at 7:18 pm #

    haboon reer isaaq waxbaa laguu saare qaar badan aaan ku aqoonba ayaa jira isaaqa dega ceerigaabo/sanag kumaba yaqaano markaa haysku darine magacna hanaga wasakhayne jibriil abokorkaa ama aan fogeeyee sacad muuse yaad googaalaysataan wa ayo isaaqa kale ee aad is aragteen samaooney bal \sheega?

  8. Fathia Omar
    January 25, 2012 at 8:13 pm #

    Asalaamu calaykum dhamaantiin

    Samaroon salaan qaaliya gudoon qiimaha iyo qaayaha aad dadkaa iyo dalkaaga aad u hayso shucuurta aad kula hadashay ayaa turjumaysa inta aay leegtahay waxaan rajeeynayaa in aay dulucdaa aad u soo gudbisay dhagahoodo maqlaan dareemaana waxaad ka hadalayso inkastoo wali aay jiraan qaar wali isku meereeysanaya oo intooda ma dhaafta ah dhawaaqa qof iyaga ka mid ah sugaya sidii aay iskugu muujin lahaayeen ka ay ab-iyo isirba wadaagaan ooyna u muuqan dhooqada ay dhex hawaaraana inta aay leegtahay doonayna in aay dareemaan kana doorbiday inay gudahoodaba dhaafin waxa joogana ka indhala oo subeer dalacsii somaliland waa muqadas ku badaly fiintu baridhaw ku ciyi doonto iyagoo sidaa u jaha wareersan, hadana rajadu aad iyo aad ayeey u sareerysaa oo maalin aay maanta ka fiicantahay ma jirto sidaa uu xaalku yahay iyo wakhtigaa adag ee lagu jiro oo waxaa badan halyeeyada samankan noo soo kacay sida Samaroon oo kale kana hurgifi doona boodhka magacii awoow yaashood ee muddo qarni ku dhow aasnaa doqmihii magaca naga bahdilayna nooga hiilin doona ee sooma jeesta yaashow geediga wada balan teenuna waa Buurtii Sow iyo Sog-Sogleey iyo samoow Boorama!!!!!!!!!!!

    Cabdiqani inaadeer aad iyo aad aayan ku salaamayaa igana gudoon mid dhalasho iyo dheef wadaag leh oon hawada kuu soo marinayo igana gudoonsii heestan hadyada ah een u soo xulay gabaygaa Samaroon.

    http://youtu.be/ZKSGwJ06NXI

  9. Mustafe
    January 25, 2012 at 9:49 pm #

    Yes Awdalstate Guuuuuuuuul iyo Gobanimoooooooo
    Yes we know Awdalstate is ours
    Yes we will support until we make it work
    Nothing will stop us from getting what we want
    Awdalstate is our given rights
    We won’t beg for anyone for Awdalstate
    Not even Siranyo and SNM
    Not even other Somalis

    You have made us proud at the time of mourning
    At the time of sadness, at time of hapiness
    We are with you all the way until we cross the finish-line
    Until Awdalstate flag put up every city and town in Awdal region
    You are in the middle of making great history
    History that would be look back centuries

    The few people used against us
    They just don’t like to work for mad-men
    Only few dollars fooling them
    But they know they work for others
    They will be sorry, if they don’t act
    One day they asking for rewending the time
    The time won’t be put back, Awdalstate will be everywhere

    Now they have the opportunity
    To leave racism behind, support their Awdalstate
    Like they had never gone this way
    They would say, we wish we knew better
    Where 10 innocent lives lost
    People waiting for justice where there was no justice
    They ask for support, where innocent bloods stil can feel

    There won’t be revenge, rather be welcome
    Verbally and physically, no faqash or Mujaahid called
    They can run Awdalstate same like other Awdals
    This is their rights no one can’t take away
    Join Awdalstate before too late

  10. Aar Harawa
    January 26, 2012 at 5:19 am #

    Subax wanaagsan, Hambalyo haldoorka samaroon, waa ragii dhabta ahaa ee la raadinayay ee ku sifaysnaa aqoonta, daacadda. shaqo qabad, hogaan toosan IWM. walaalayaal maanta waxa ka ifteemay gobolada galbeedka Soomaliya waa cusub oo mudo badan duugnaa,dad badani way ka cabsi qabeen haddii dayaxaasi ka iftiino galbeedka in ay dhinacoodu mugdi noqonayaan,inta badana way sugayeen, markaa waa waqtigii bilaal adeenka kkor u qaaday ee la yidhi kuna ha ku kufriyaan, kuna haku muslimaan ee Awdalstate waa cadceed u soo baxday Soomali oo dhan ee hala bakhaylina ducada ee wax kale la idinkama rabo ee u deeya.
    Illaahayaw iftiinka noo soo baxay wanaagiisa wada tus Soomali oo dhan gaar ahaan beeshada Samaroon. AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN

  11. gudoon
    January 27, 2012 at 10:30 pm #

    . we have to believe it awdalstate inadeer samaronow waa ku mahadsantahay guubada aad wado dadkeeni dhibaato wayn baa haysata uma maleeyan in gadabuursi meel kalidii istaagi karo ama tashan karo waxay iska dhaadhiciyeen in iyaga ilahay u abuuray in loo taliyo oo mishaar yar uun sugaan inay meel istagan dhaqaalo samaystan is xoreeyan waa loogu taag laayahay lakin laga daali maayo hadal iyo guubabo waan ku wadaynaa ilaa inta ay wax fahmayan inay rag yihiin oo raga kale ee somaliyed waxba dheerayn laga dhadhicinaayo,anigu waxan ka yaabay bal waxa dhulmahante oo jilib samroon ah leeg ka adkaday bay reer awdal ka baqayan subxanalah/// imika oo galbeedka idoorta lagaga dhuftaa fiicnaan lahaydaa,,

  12. Nine Alle
    January 28, 2012 at 3:21 am #

    Awdal state Waa riyo, Waa Dhalanteed, Waa Habaw iyo Salaw been ah oo ay dhalinyaro iyo Odayaal Qurbaha ku raagay dhoobdhoobteen.
    Hadaanu nahay Reer Awdal waanu idin ka diidnay waxa aad maleegaysaan…

Leave a Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s