Video

BOORAMA: Midnimada Somaliland Waa Muqaddas

17 Comments on “BOORAMA: Midnimada Somaliland Waa Muqaddas”

  1. shukri maxamed warsame
    January 23, 2012 at 4:05 pm #

    KKKKKKKKK !!!AFARTA MUKULASHA AAH EE TOODIBA MEEL HUULA…WAKASIYEY ”HILDANOW”SHICIBKA MEESHA JOOGA HA LAGA MAQLOO”’HA NOLATOO SOMALILAND”WA AFAR CARUUR AAH IYO WALIDINTOOD OO SHAQADAA YARE LOGU CABSI GALIYEEY INA LAG EERYI..GADABURSI MAANTA 100% WA AWDALSTATE.RUUN MISE BEEN.HA NOLATOO AWDALSTATE.MUKULASHA MEESHA JOOGTA (CALI NUS,GEDOOLE CALOOL)MA MATALAAN SHICIBKA REER AWDALSTATE

  2. Dhool
    January 23, 2012 at 4:26 pm #

    Asc all Tolkay haduu damiir leeyahay calankas dusha iskamay sareen.Iyagoo 45cisho ee lagu amusiinayeyna ku dul dhamatay,may sameeyaan mudaharaad ay dareenkooda kumuujinayan weligoodba ma dad uunbay dabo joogayaan .Ilaahayow dantooda tus meelna ka soo wada jeedi aamiin

  3. asma
    January 23, 2012 at 4:34 pm #

    waa runtaa shukriyeey inader waa afartii qof ee snmta miishaharka ka qaadanaysay iyo caruurahoogii oo walba caruurta waala soo qasbay aniga ayaa jooga magaalada boorama oo maanta cidna iigama waramayso waxa meesha ka socday iyo sida ay ugu khashifmeen lakin se waxa aan la yaabanahay wiilkan hiildan sida uu ugu orod badanyahay inuu waxa somaliland soo qoro waa waxa kale oo ka fiican waxan aad meesha ku soo qortid ayaa jira hadii aad taageeri wayday awdalstate bal horumarka gobolka ka shaqee oo waxa aanay dan kuugu jirin oo danbi uun aad ka qadaysid iska daa dadka reer awdal ee ku nool gudaha wadanka maanta 100%waa awdalstate oo daraad markii ay lacagta daadaadinayeen afartii daba dhilif waatii xataa wax agtooda ka wareega iyo wax lacagtooda uu hunguri ka galo la wayay lakin in yar oo dantii samroon waydaarsatay dan yar oo gaara ah ayaa meesha yaacyaacayay lakin maantaba way ogaadeen xaqiiqda meesha taala ee inader adiguna hiildanaw umadaada meela ka raac xataa hadii anad rabi awdalstate qof fikir gaara uu leeyahay ee bal sikala ba uugu hiili tolkaa kolay waxa aanahay dad wada dhashay oo meel kala tagimaynee xumaan iyo samaanba waxa aad samaysid wiilkayagii ayaadtahay oo sina nooga gu,imaysidee,se waxa aan kuu sheegayaa hadii aan nahay haweenka awdalstate ee gudaha wadanka ku nool walalhi naftayada iyo maalkayagaba waan u horaynaa meesha ay ku jirto danta samaroon inta ay caroortayadu ku noolaan lahaayee gumaysi.
    se.inta maanta wiilka iyo gabadha reer awdal ayna fikirkooga ayna ku cabriayna sida aya rabaan ee cabudhinta lagu hayo yeeli mayno aduunkan waa laga baxay cabudhi iyo waxaasi ee waan diidaynaa aniga oo ku hadalaaya magaca haweenka reer awdalstate ee gudaha ku nool diyaar ayaan u nahay wax walba oo aan ku helayna xaqa kamaq caruurtayada
    adiga se mid ayaan ku waydiiyay waa wiilka hiildanaw ma waxa aad rali ka tahay in maanta dadka reer awdal hilbahooga la googoyo maalinba in oo ayna hadlinba bal iiga jawaab adiga oo raliya
    GOBOLKA AWDAL CAASIMADIISA BOORAMA

  4. Darbi Samaroon
    January 23, 2012 at 4:59 pm #

    Basaasiinta ka lacag qaata SNM way soo dhamaatay oo ay soo gaabatay hawshoodii waxaana soo gaabiyay oo sangaabta soo qabtay Madaxweyne garyaqaab Rashiid Aw Nuur Xirsi oo jarka ka tuuray wax alla waxii kasoo horjeeda danta Reer Awdal State kadib markii uu sameeyay dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo lagu diirsaday.

    Dhalinyartan hoos joogta faardaaca kasoo burqanaaya horgalada SNM way la yaabanyihiin shacabku maadaama uu bilaabmay dhaqdhaqaaqa isbadaldoonka Samaroon waxan ay wadaana waa iska doqoniimo iyo nacasnimo ka gashay caloosha oo ay raga qaarkii sejisay caydhii ay ka qaadan jireen qurbaha kanasoo tagay si ay dadkooda u wiiqaan waxay ka helaan ayay leeyihiin hadii ay ka waantoobi waayaan waxa ay faha kula jiraan ee ah hagar daamada shacabkooda ah Victim-ka mudo badan.

    Ragan kasoo tukubay Hargeysa way iska daalanyihiin wax alla wax ay ka badaleena ma jirto shacabka isbadaldoonka ee reer Awdal waanay kusii karaar qaateen.

  5. Haboon
    January 23, 2012 at 5:36 pm #

    darbi m/weeynihiinu ma harawuu xoreynayaa maxaa jigjiga geeynaya ?
    awdalstate ma kilinka 5aad ayaa laga xakuma waa yaabe mise dilaa guuraysa ?

    • shukri maxamed warsame
      January 24, 2012 at 8:53 pm #

      HABOON!! AWDALSTATE WA AWDAL/SALAL/GABILEY WA GADABURSI LAND…MADAXWEYNAHA SHARAFTA IYO KARAMADA LEEY EE AWDALSTATE MUDANE GARYAQAAN RASHIID AW NUUR XIRSII KA JEEDI AFAGAGA XUUN WAD EEDEB DARAN TAHAY

  6. cabdi
    January 23, 2012 at 6:07 pm #

    malaga yaabaa in boorame sfudud kudunto tolkayow qarandumiska joojiya wax aad hargaysa kanaqon wayday xamar kanaon may saan

  7. Mustafa
    January 23, 2012 at 6:26 pm #

    Horta sxbyaal dhamaantiin waad mahadsantihiiiin,
    Inta ka dib Inta kale ha inoo danbaysao lakiin kalmadan MUQADAS ayaan jecelahay inaan in yar ka hadlo,
    Horta Muqadas micneheeu waa lama taabtaan waxaanan u aqaanaa lama taabtaan Diinteena islaamka ee suuban, lakiin waxana qabaa in wax kasta oo kale laga gudbi karo lana badali karo markaa isticmaalka kalmadaa anuu qalad baan u arkaa iyo weedh aan ku habooonayn meehaas, waxa iga xasuusin ah oon jeceelahay dadka aadka u taagersana JSL haday somailand iskeed ula soo noqotay madaxnabaanideeda iyadoon cidna kala tashan oo ognahay taasi waxay dhaxalsiisay ee ah Godoon siyaasadeed oo in ka badan 20sano lagu hayo, maxaa diidan in Gobolo ka mid haday saluugeen saamiqaybisga ay iyana kal noqdaan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!,
    Isku soo wada geeyoo waxaan ku soo koobayaa qoraalkyga waxaan aad ugu xumahay xilaafka soo kala dhaxgalay Madaxwayne Saylici iyo Budhytoriile iyo mr xabeeb taasina waxaan ku usinaysaa in meesha kala danbayntii iyo isxushmadayntii ka baxday mesha oo yar iyo wayneba wuxuu rabo samaynayo, waxaan inii sheegayaa meeshasi in kala danbayntii ka dhamaatayba oo biy meel godan bay isku yimaadaane ay cid iskugu biyo shubatay.
    Allow midnimada iyo wadajiraka noo wanaaji si aan howumar iyo badhaadhe u gaadhno.

  8. idil
    January 23, 2012 at 7:52 pm #

    waxaan la yaabay cali xaamud oo inaadeerkii aleel 2habeen kaga soo qabtay jabuuti oo lagu eedeeyey onlf ayaa gaadhigiisa ka kiraystay cidna ma uu dilin cidna ma dhicin bariiska caruurtiisa ayuu u shaqatagay maantana waxa uu ku xidhan yahay madheera waxaana lagu xakumay 15sano oo xadhig ah cawer xareedna jabuuti ayuu bil iyo dheeraad joogaa marka cali xaamudwaxa uu ka dhawaajay cali khaliif galayr waa qaswade. galayr waa nin dadkiisii u dadaalay oo u diiday in uu nin qayrah oo aan nasab iyo raganimo dheerayn in uu sida cali xaamud kabaha u baalasheeyo

    • shukri maxamed warsame
      January 24, 2012 at 8:54 pm #

      IDIL WA RUNTA!!!XAMUUD CALI JIBRIIL WA BAHAL DHUNII GATEEY AAH OO CIDNA UU RONEEYN

  9. Mustafe
    January 23, 2012 at 10:37 pm #

    Isaaqland/Somalilland Galbeeeeeeey Ku kale Moyeeeee. Ingriiskiibaa xitaa qirey inaanu soconeyn beelka mid ah kuwa Woqooyi inaaney kaligeed dowlad noqon doonin waana takeentey in shirka London yimaado. Awdalstate waa iney la xaajooto Kilinka shanaad sida ay xamarba ay ula xaajoodeen. Maaha in Sidii snm aan Axmaaro usoo kaxeyno laakiin waa inaan taageero meelkasti ugalnaa si aan dulmiga iyo gumeysiga uga dulqaadno dadkeena iyo dhulkeena.
    Awdalstate iyo Khaatumo States ha ku dadaalaan ka qayb qaadashada shirka london. Dadku waxey sugayaan Awdalstate oo si dhakhso leh dhulka ugala waayo dadku mudey samraan hadiise la waayo iney dhaqaayaan sikastiba ha udhaqaayaan maamulka Awdalstate dadka qaarbaa laga yaabaa iney xalkale raadiyaan. Markase laga duulo taageerada balaadhan ee dadku hayaan una sugayaan hadii aaney degdeg uhanan Awdal waxa dhici karta in dadku iyagana ka tashadaad. Koleyn dadka intooda badani waligood waantaageeri Awdalstate laakiin xaalada dadkeenu kusugan yihiin dhaqdhaqaaqooda waa in la arkaa mudo gaaban.

    Dadku markey kugu kacaan ilaahey mooyee cidkaa reebtaa majirto taas waxa daliil ah markii cagaha dhulka looga qaadey duulaankii haybeysnaa ee snm in xaalkoodu kusoo ururey hargisa iyo burco. Caalamkuna waa ogaadey beentii 20 sanadood ay caalamka ku haleynayeen in ay maanta noqotey haad aan geer uuku dego haysan kadib markii Awdalstate iyo Khaatumo States of Somali mawqifkooda cadeeyeen.

    Waxa lasoo ogaadey in dhimashada iyo dhaawacyada tiro beeley ee Laascaanood ka timid markii Siiraayo yiri Xaabsade oradoo taageerada Isaaq caalamka tus. Taas markii bulshada khaatumo State gaashaanka ku dhufatey ay isku dayeen iney Burco Dumarka beelaha Isaaq baaruuk kaga daamulaan si ay uga mudahaaraad Laascaanood. Dadkiibaa diidey markaa mashruucan loosoo dhiibey Cabdirasaaq Cismaan (Xabeeb) Aare duli iyo Geedoole Gacalku dharag iyo ninkan Mr.Nus wasiir iney iyana sidaas sameeyaan. Kadib markeyka war heleen Laaska lana diidey waxey afar qof midkiiba makarafoon horkeene.

  10. Cismaan Muuse
    January 23, 2012 at 11:30 pm #

    Waxaan taageeraynaa shacabka reer SSC mawqifkooda Soomaali waynta.
    kuwan mudaharaadka wadaana waa dad la haystoo canshuurna waa laga-
    qaadaa mishaharna waa lasiiyaa markaa waa ku khasban yihiin wax kasta.
    Kalsoonidii shacabka way lumisay dawladan SNM markay laayeen dad-
    aan waxba galabsan waliba difaaceen gacan kudhiiglayaashii markaa-
    hadhaw marka la aqoonsado maxay samayn doonaan,ka fikir adba.
    midda kale hanjabaad iyo khasab khasab baaba bilaabantay-
    dhulkiina xoogbaa lagu qaadanayaa waa dhul Isaaq maalin dhaw
    Somali landan la sheegay bari waa isaaq land runtii.

  11. Aar Harawa
    January 24, 2012 at 4:50 am #

    Ha noolaato Awdalstate, madaxweynaha waxaa lagu soo dhawaynayaa Araabi oo xarun looga dhigayaa inta la diyaarinayo ciidankii SNM-taiyo dabadhilifka ka saari lahaa dhulka Samaroon.waxaan hambalyo u soo jeedinayaa guud ahaan taageerayaasha awdalstate, gaar ahaan gabdhaha, walaalahayga kalana waxaan leehay dhulku waa dhulkiinii anagu bari haddii Illahay yidhaahdo inin odhan mayno faqash ayaad ahaydeen sida Isaaqa ee, waxaan idin odhan lahaa ka waaya arag qaata waxa ka dhacaya aduunka. waxaa la yidhi ninkaan garan waxa soo socda waxa jooga ma garto.walaashayda tidhi ma dilaa guuri, waxaan leehay walaal maya ee rageedii ayaa u soo socda eh, fadlan soo dhawee waxba lagu yeeli maayo eh.
    Awdak state ha noolaato.

  12. Haboon
    January 24, 2012 at 6:10 pm #

    Aar harawo salaan iga gudoon
    Hadalkaygu nin buu ku socday darbi la baxay oo baryahan qabyaalad cad u tafaxaytay.
    Adigase su’aal snm gartay dabadhilifku waa ayo laga saaraya awdal ?

  13. gudoon
    January 24, 2012 at 7:09 pm #

    dabadhilifku waa kuwa u ugu horeeyo ina xaamud jibtil iyo kuwa la socda la soco

  14. Haboon
    January 24, 2012 at 8:19 pm #

    ok gudoon waa jawaab fiican, mas hadii la dilayo madaxa laga dilaa sow maaha, ina xaamud hadu dabadhilif yahay dee Saylicina waa dabadhilif, ina xaamud iyo saylici geed kamay dhalan e dad bay la dhasheen ama ay ka dhasheen, tol bay ku tiirsan yihiin abtirsiina kule awdal ee adna la soco. gudoon 45 cisho way dhamatee gormaad burta koreysaan adi iyo darbi, ma tolkiin uun baad wadna u leedihiin ?

  15. Haboon
    January 25, 2012 at 4:27 pm #

    gudoon sowdigii jawabta hore la soo booday adigo oon ku weydiinin, ma tiinkii baad gashay markaad dagal maqashay ? cawar xareed iyo kooxdiisi markay jabuuti ka aba baxaan waxay ku dagayaan gurigii daahir riyaale Paris maxaa ka jira ?

Leave a Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s