UDUB Dhiil an buuxsamin, UDUB Dhallaan Qadiso, UDUB Dhagaraysan, UDUB Dilaal Dhuuntay,UDUB Dhali weyday…iwm… Dee UDUB taasi way dhammaatay, oo waliba dhaadhacday, oo hadana dhacday. Balse, su’aasha xusidda mudan ee sanadkani waxay tahay: KULMIYE Isla dhumucyo wayne, KULMIYE Kaadibaan usoo dhammay, KULMIYE car yayna ku Dhaafin, KULMIYE isbadal Dhaliye, KULMIYE Biixi Loo Dhiibay, isaguna ma dhisnaan doonaa, and for How Long?.
Categories: Dood (Debate), Warka (News)

Mr. Siilaanyo Thank You and Congratulations but Never Surrender Our Sovereignty
Beesha Habar Xuseen(B/Celi) Oo Marti Qaaday Ugaaska Beelaha Gadabuursi.
Hodan C/Raxmaan Dheere, Waa Fanaanad Qaran, Oo Ay Dhaleen Fannaaniin Qaran: Maxaa Ku Jaban Hadday Ka Qayb Gasho Xuska 18-ka May?
Todobaadkan Iyo Sheekadii Ugu Hadal Haynta Badnayd UK: Dr Siilaayo, Xirsi, Dr Maxamad vs Jaalliyada Awdal UK
Maanta Waa Maalin Khayr Badan: Soo Dhawoow Ugaas C/Rashiid
Professor Axmad Ismaaciil Samatar: CANARY IN THE COAL MINE (Somalia)
KULMIYE dhaxal loo siiyay Ina Biixi, inuu xisbigaasi dhisnaan doono?, I doubt it…!!!.
Midna waa iga sii digniin iyo dardaaran, maalinta ay dhacdo in Reer Nuur iyo iyo Habar Muuse iyo Baha Samaroon u codeeyaan Muuse Biixi, inay maalintaasi tahay maalinta qiyaamaha ee Gadabuursi ay dhacayso. Waa iga digniin.
hey sxb hiildan, ma dhulka kala guurka lagu jiro ayad hadal haysa udub iyo kulmiye lool
umadu maanta indhaha waxey ku haysa taleex iyo waxa kaso bixi doona.
Bal macaamisha hiildan.com ha ka faalodan shirka khatumo2.
Darwish state iyo awdal state ma keeni doonan midnimadii somalia sidey horeba u keenen xoriyadi sland??????? after awdalstate waxa soo socda darwish state hadaba ma laga yaaba iney burco state ku daba xigi donto???? mise madaxtinimada ayey haystaano waxa kaso horeyni hargeisa state iyo sacad musaha????
UDUB way dhacday waanay u dhamaatay.
ururada hada soo baxayaa waa wadani, nasiye iyo rays.
kuwii hore waa laga tagay ciiida ayaa lagu qasayaa.
shirka khaatumo wax ka soo baaya ama jiraan. dhulmahante isagaa ayaa iska wareersan, ee waa in ay walaalahood isaaq wax la qaybsadaan.
kolayse somaali waa loo wda taliyaa cidaa u talisa uunbay talo ka go’daaa , waa beesha caalamka, oo ethopia ugu horeysa iyo kenya africa unoin. markaa kuwaasi waxay ugu taliyaan uunbaa ka soo bixi.
dhmaan somali waa sidaas, ilaahow sharkooda na areer mari, oo sanwayn iyo wax la mida carodayda ha keenin.
somaliland nabadaa iyo barwaaqadaa ilaahow noogu wad amiin.
Dhulbahante aya wareersan… sido kale samaronka awdalstate wey wareersan yihin…. bal waayahee ma issaq aya hagaagsan????
Mida aad tidhi somali waa loo wada taliyaa been kumad sheegin, silaanyo iyo reyaale 2daba xabashi ayey ka amar qaadan jireen.
Shirka Taleex xabashi aya amaanka sugeysa waa sida waxa ay la aamusan yihin sland or issaq lakine mida iga yaabisey madaxdi dhulbahante ee xukumada ku jirtey wey aamusen.
madaxda awdalstate hadii boon ku shiraan walee kuwa ugu horeeya ee qori qaadan laha waa samaroneka diidan awdalstate.
SUBAX WANAAGSAN BAHDA SAMAROON,
WAXAY ILA TAHAY CABDIQANIYAW IN AY AANU MAANTA KA FIKIRNO MUSTAQBALKA
UMMADDA SAMAROON EE DUNIDA DAAFAHEEDA KUKALA DAADSAN UDUB, KULMIYE IWM WAXAY ILA TAHAY IN AANAY WAX NOOYAALA AHAYN EE AY TAHAY SIDII LOO XOOJIN LAHAA AWDALSTATE IYO WIXII DAN U AH UMMADAN DULMIGU RAGAADIYAY. MA OGTAHAY IN LANOO BIXIYAY LOOMA OOYAAYANKA WAQOOYIGA.HADDABA FAALOOYINKAAGA KU BAYSGAREE WIXII TALO FIICAN KA SOO BIXI KARO.
WAAD MAHDSAN TAHAY.
Udub waa meel hoosee somaalilaand ku sheegii ayaa afartii lugeed ee kursigu ku taagnaa sadex laga hoos qaaday siina turaanturoonaya ayaan dhowna afka u dhici doonta ee maalintaa ayaa rukun u noqon? Dhulbanahante waa dad aayahoodii ka tashaday maanta iyagoon cidkale dantooda u hoos fadhiisan iyagoo wax noqon kara tashan kara wax aay isaaq ama cid kale u hoos galaanba waa hoos isku dhig umadu marka aay iyagu horta iskaga bilaabaan in aay wax noqdaan damacna nolosha aay ka yeeshaan gartaan halka aay taagan yihiin halka aay u socdaan oo aay jiho u helaan mustaqbalkooda aay waxa aay jaarkooda la qaybsankaraan iyo waxa dan ah ee aay wadaagi karaan aay ka fikiraan ee ha ku habsaamina landkan sii libdhayee tiina iyo aayihiin u tashada udub,KULMIYE, UCID dad baa iska leh ee wax aad idinku leedihiin in aad ka tashataan ayaa ka mudan una ducaaysataan israac iyo midnimo dhexdiina in aay ka dhalato ilaahayna balaayadana idinka xijaabo.
abdilaahi, dhulmaante wuu warersanyahay oo maanta somalida waqooyiga somaliya degenayd ama somaliland iyaga ayaa ugu liit iska da wax kale xataa biyo macaan oo la cabo ma haystan, waxbarsho iyo horumar kale daa warkii, taasina waxa keenay siyassiyyintooda oo aan dhinac isku raacin oo aan tashan. marna puntland marna somaliland ayay racaan.
gadabuursi iyo isaaq labduba way saxsanyihiin markii ay nabad qaateen mowqifn aaay qaateen in ay dawlad dhistaan isla mar ahaantaanna horumarka dhulkooda ka shaqeeyaan.waand aragtaa maanta alxamdulilaah dhulkeenu in manta la tartamayo wadamada horey u maray. inagu waxaynu k afikrinaa jaamcado la dhistay, dakhtaro waweyn, kuwaas oo geeska africa ugu sareeya.
dhulmahantana jabhad iyo dagaal. ilaahay ayaan uga baryayna ain dantooda gartaan wa walaladeen. but they are in wrong time in wrong situation.
awdalstate na waa sida ay rabto, hada 21 century jabhado la bilaabo, xiligiii samaro, waa nin reer nabibia ahaa oo jabad ahaa portquese iska xoreynayay. lakiin xiliyadaa ma jogno. waanan ka foojiganahay.
huuno horumar aan hiigsano balantu wa sidaas!!!!!!!
naa heedhe tan ceebla sidata maxaa ka galay dhulmahantahan ay ku wareertay adiga ma waxa aadtahay dadka ka soo hore jeeda ina dadku aayahooga ka tashadaan maxaad uu diidaysaa inay dantooda ka hadalnaa mise waad ka naxday shirkooga naa waxa kaa galy ayaa iska yar ee iska aamus hadii aadtahay naag ii doorna calool xanuun ayay kugu hayaan saw maaha umalayn maayo inaadtahay naag reer awdala ee iska dhaaf dadka aad qabiiladooda aad sheegaynaysid midkle inaad wiil tahay iyo inaad gabadhatahay maba la yaqaano lakin aniga siday ilatahay waxa aadtahay qof aanan ahay samaroon ee iska sheegaynaaya inta badan hadaladaadan marka aan akhriyo waxaad ku hadashaa afka beesha dhexe ee bal horta isasoo cadee waxa aadtahay maxaad isku qarin hadii aad naftaada kalsooni aad ka qabtid
dumarkan waxay kaga dhegtay, ma tihid cidaas iyo wax la mida, naa naagtii haysa dood caafimad iyo fikir wax ku ool ah welcome.
hadiise aand hayn wax aad ku taageerto qurbomeerstate dee maxabad ku adli.
jabad aan noqono oo aan burburino dulkeena waa ta ugu fikirka fiican.
ta kale waxay ku odhan ha noolaato qurbomeer.
intaa wax dhaama la yimaada.
waa la diiday jabad waa la diiday qax, dib u dhac. hormar weeyi falantu, waa in awdal noqotaa tiriig ka dhex nuuraya geska africa haday ayayba tahay.
lakiin inta xumaha jecel wanaagu dhibo ayaa markasta ku talisa jabhad silic iyo rafaad.
fadxiya cuamr ayaa ugu roon waxa meesha wax kusoo qora, oo iyada waxoogaa justification ah la timaad.
lakiin kooxda ubax,gudoon shugri iyo inta la midka ah. warkooga waa ha noolaato kkkk.
Wallaalayaal marka hore sallaan marka labaad Samaroon sadex arimood ooney wax dan ahi ugu jirin beynu ku daaleen sanado badan. Sadexdaa arimoodna waa kuwan:
udub, Kulmiye iyo Somaliland
dadka inta tashata ama fikiradooda adeegsada qalad iyo sax oo la xagxagto iyadoon wax badala iyo talo kale aanan lagu darin. Awdalstate reerbaa leh, sscna reer baa wada fikiradaasi dhaamtood waxey lagu soo habeeyaa Hargisa.
Arinta sadexaadna waa ta tidhaahda Soomaaliland Boramaa lagu dhisey iwm. Taasoo kusoo koobmeysa in Gadabursiga lagu guuro. Shirka Taleexna malaha waa kii wadey talada W.Soomaaliya iyo Soomaaliyaba. Laakiin wali makala cada in Siiraanyo ku dhexjiro iyo inkale. Waar maanad arkey nimankan siyaasiyiinta ah ee aan rabin in dadkale noolaadaan intooda mooyee? Miyaanad arkeynin dadkan kii 100 jirsadey, kii Diinta daliilinaayey dhamaantood ku leeyihiin Borama iyo Hargisa lama kala goynkaro, Lascaanood iyo Burco lama kala goyn karo. Hadana hilmaansan in Boosaaso iyo Lascaanood la kala jarin karin, Gaalkacayo iyo Baladweyn lakala jarin karin sidaa daraadeedna aan Xamar iyo Hargisana kala jari karin waa cimaaro aduunoo reerkani waa mid siyaasiyiintii snm jaha wareeriyeen.
salamu calaykum, waxan HANBALYO U DIRAYAA BEESHA DHULMAHANTE,,waxan leeyahay well done,umad waliba ayaheeda inay garato iyada leh halka ka wada waxan idin rayanaya inad maamul goboleed ku dhawaaqdiiin la yiraahdo DARWIISHLAND waan idin garab taaganahay hadan reer awdalstate nahay ilahay ha idin garab galo darawiish waxay ahayeen kuwii dhulka ingriis ka xoreeyey sayidkii ilaahay janada ha geeye taleex wa halkuu halkan ka bilaabay imikana we need somaliwayn darawiish baa laga sugaya inay somalia mideeyan isha allah as dalays said noo muda calankii midnimoo ,aan usoo noqdo xusbiyada idoorta ind mustafow waa sidad u dhigtee wax inooga shan iyo tobana baa iska yar xusbiyada wakhtigoodi dhamaday kulmiye udub iyo qarkaloo badan waxaba idor baa leh who cares, xusbigeena waa awdalstate of somalia kaas aan wada duulino ka midho dhalino somaliwayn baa dhalanaysa alshabab way u dhamatay wadanki waa laga xoreeyey idoor gabalkoodi wuu dumay oo idoorkaliya meshi kusoo hadhay oo waakuwa maanta aqalkii moorgan dhexdisa isku cunaya markaa guul ban leehaya viva awdalstate waa bilowgii burburkii dowlad iski magacowday somalialnd lakin waxan la yabaanahay kuwa aan wali quusan ee ka sheekaynaya xusbiyo ,,,god bless awdalstate