By McShariif
Waxaan Halkan xaalka siinayaa Tolkay Samaroon dhamaantii gaar ahaan Tolkay iyo walaalahayga HabarCafaan Samaroon kadib markaan akhriyay faalo kusoo baxday Maanta/Shalay websiteka Harowo.com ciwaankuna ahaa “Habar Cafaan Waa Hadhka Jibriir Yoonis”taasi oo lagu aflagaadaynaayo bel dhan oo Tolkay ah laguna xajiimaynaayo walaaltinimada,Wada dhalashada,Tolnimada iyo is dhexgalkaba bulshada run ahaantiina waxaa qorey qof xataa aan meelna kasoo galin tolkeen Jyoonis lkn aan u malaynaayo in uu yahay nin kusoo dhex korey/dhashay oo aan isagu is garaynin cida uu yahay.
Laakiin lagu yidhi waxaad tahay JYoonis kaliya cadhona hayso doonayana in Samaroon baaba’o,Hadaba Shaqsigan cunsuriyada doonaaya in uu kala dhex dhigo walaalaha HabarCafaan iyo JYoonsi jeclaadayna in ay kala shikiyaan beelo Ab” iyo Isir wadaagaa oo qarniyo ka hor soo wada noolaa siina wada noolaan doona qarniyo inta aduunka ka hadhay waxba ma yeeli karo cuqdad la miiro iyo qalin sumaysan toona waxaa bulshada ku dhex jira Xeeldheerayaal soo daawaday ruwaayado badan oo socon waayay heegana ugu jira bulshada Samaroon kana baadbaadin kara mixnadaha xun ee lasoo dersa,Nin doonaaya in dagaal ka dhex dhaco Samaroon ayaan u arkaa kana xun wada noolaanshaha guud,Qofka sameeya dambi isagay saamaysaa kunasoo noqotaa aakhirka,Cidii doonaysa inay maryo dhiig leh kala furtaan tolka wada dhashay ka yeeli mayno,Shaqsigan oo isku magacaabay Muuse Xasan Cali wuxuu ku gafay bulsho dhan oo ka mid ah Samaroon inay dabka kala qaadan waayaana doonaaya, ma taageersanin hadaan nahay inta jecel wanaaga Samaroon waanan ka xunahay hadaan nahay Tolka waxan uu soo qorey ninkan waa iska cuqdad haysa kaligii una gaar ah isaga kamana madhna isku dir iyo kala dil walaalaha Tolkeen ee maanta u baahan midnimo iyo isku kalsoonaan buuxda oo ka dhex dhalata maadaama ay yihiin bulsho maanta halis daaqaaya dhamaantood huuri qudhana wada saaran hadii ay badu ku kacdona si qudha isku badbaadin doona ama si qudha u wada qarqoomi kara.
Uma malaynaayo in laga xanqaadan doono mana istaahilo in dabaday loo jawaabo cidkastaana way ogtahay in Aduunku yahay maanta dimuqraadiyad cid cidkale gumaysan kartaa ma jirto,Qabiil qabaiil ku hoos noolna majiro horena umaysoo dhicin waxan uu ka sheekaynayaa xataa wax u egna hore umasoo dhicin waana been cad oo uu ka sheegaayo walaalaha iyo tolka wada dhashay,Samaroonkii hore qabiilkay doonaanba haka ahaadeene waxay ahaayeen dad jeclaa diinta dulmigana way necbaayeen waligoodba siday u dhacdaa in lasoo dulmay bulsho dhan…? Suurtagal matahay in Samaroon oo waligiiba ka dhawr sanaa xadgudubyada dagaalada jaarkiisana kulasoo dhaqmi jiray wanaag in ay dhacdo waxan iyo taariikhdan cuqdadu hadhaysay ee uu inooga sheekaynaayo ninkan bilaa macluumaad ka ahi.
Tolku waligiiba waxuu soo ahaa ul iyo diirkeed ee dhawaanahan ayaa lasoo dhex galay waanan ka xumahay in ay inagu dhex noolaadaan dad sidan oo kale ah oo ay ka suushay akhlaaqdii iyo anshixii banii aadanimo waanan ka xumahay in aan akhriyo maadaama aan jecelahay in aan subax kastaba helo wararka dalka Hooyo maadaama aan kayara durugsanahay wax yar,Mareegaha tayada lehna waa looga fiicanyahay in ay indhahaagu ku dhacaan waxa aan ahayn warar tayo leh iyo faalooyin laga faaiidaysto,Inta fidmoolayasha ah ee aan jeclayn horu marka tolka waa in aan iska qabanaa hadaan nahay Samaroon sabatoo ah guul kaa dheer inta la isku keen dhufanaayo sida qorahan oo kale oo adeegsanaaya weedho gaboobay oo lasoo minguurshayna nooga dhigaayo xaqiiq dhab ah iyo dhacdooyin lasoo maray.Tolkay Samaroon iyo HabarCafaan oo tolkay ahna waan ka raali galinayaa kumana taageersanin waxan waanan ka xumahay in lasoo daabaco maadaama wax aan ahayn cuqdad iyo caabuq laga faaiidaynin hanoolaado Samaroon iyo inta jecel midnimadooda.
Nooli kulantee
Mahammed Abdirahman Sharif
Categories: Jawaab

Jawaab Ku Socota Ceeleeye Giirreh, Oo Ku Dooday Inuu Jiro Heshiis Dhexmaray Beesha Ciise Iyo Boqortooyada Britain.
Xildhibaano, Cuqaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Gobolka Saylac, Oo U Caqli Celiyay Xil Cali Aareeye
Faallo: Dayrkii Makaad Sheegiye Dunidaaba Ololi, Haddii Samaroon Ku Raaco Isaaq, Xil Ka Xayuubinta Madaxweyne Saylici.
Sayliciga Maanta Ee Somaliland Iyo Saylicigii Shalay Ee Djibouti, Midkoodna Dhiig Ma Daadin,Waana Daacad.
Jawaab: Waa kuma Cumar Cabdi-lugweyne oo ku soo baxday meertada …( www.harowo.com).aanu qorey nin la dhaho A/kareem Faarax
Wariye Hyena: Rayaale Adiga Wuu Ku Xidhay, Saylicina Xilbuu Ku Saaray, Midkeed Xurmayn Lahayd?
Sxbyaal dhamaantiinba waad salaamantihiiiin,
maqaalka uu qoraagani ka jawaabayo waan arkay runtiina waa mid ka fog akhlaaq diineed iyo mid dadnimo ahba, waana ceeb in umad dhan wax laga sheego waanan ka soo horjeedaaa,
Mida kale ee hadana maqaalkan aan ku arkay baa waxa ay tahay in uu isna la qastay oo si personal ah u caayey taasoo iyadna noqonasa midi midi ku taag, waxa ka fiicnaan lahayd inaad ucaqli celiyo yarka si uuna mar danbe ugu noqon,
Talo Guud cayda reeraha waa xaaraan qofku shakhsi wax waa ka sheegi karaa lakiin Umad waa wax laga xumaado, Aaan yara kaftamee hadaynu(Samaroon) qalin isku qaadano iskuma tudhno oo madaafiicda ugu waawayn baanisku isticmaalaa markay noqoto meel in mid guud laga hadlana waa is wada gaabinaa ma fahmin macnaha.
Midnimo Guud Hanoolaato.
Waxa wareeriyay Deegaanada Samaroon ka dego Itiooobiya,Nin Amxaara ah Hooyadiina Jibriil yoonis tahay,ninkaas waxa la gartaa keliya kolka Ay nin jibriil yooonisa is qabtaan,marka ay cid kale is haleelaanna waa Jibrii yoonis,Ogaada haddana waa BAaddari lkn kuwa doonaya kala shakigu iyagaa daali,Mc shariifna Waa Halyay way ii muuqataa ciilka iyo cadhada haysi lkn sideenna ayinka Beeshu garba-duubeen..
Ha Samaato
Asc
SHariif waad mahadsantahay dadaalka aad ugu jirto tolnimo,iyo ladagaalanka
nacabka dadka kala dila,
Niman kaa Nacabka ah oon haybtooda la aqoon waxay baryahan ku soo
badanayaan inay wax xun ku soo qoraan websaydhyada awdal badhkood,
iyo qaar kaloo ubaahan nacabka sida Hadhwanaag,markaa waxaa inala-
gudboon in dhinac looga soo wada jeesto,lana ceebeeyo.
muj… aad baan kuu salaaman, dhamaan waraka waan la socdaa, laakiin hawl xoogan baan ku jiraa oo tolnimo, todaabkii waxaan maraa ilaa 1200km.. dan ii gaar ahna uma maro intaa, cid magac iyo adduun aan kaga rabona ma jirto cid aan rabo waxaan waddona in ay ogaato ma rabno. ilaa inta aan isku mabda’a aan nahay kaliya?????????????????????????? .. waan ujeeday maqalka uu qorey ninka xamasta ahi, in loo jawaabna uma qalmo sida aad adba sheegtay, waxaase ka liita ka u jawaabay ee sita Cumar Daahir iyo kii netkiisa soo geliyey qormadaa , waxaana dembiga iska le khaliif sheekh faarax ( oo loo yaqaan hadda..Ahmed sheekh faraax). OO AH MAGACII UU QAXOOTIGA MARAYKANKA KU GALAY MARKUU KA DOOFEY DJIBUUTI….oo ah mulkiilaha webka harowo. com.. waxaanan qabaa ninka sita cumar daahir ee u jawaabay een ku arkay web siteyadda qaarkood…..
way quman tahay in la kaftamo laakiin shakhsigu hadduu garan waayo birimageydda waa nasiib daro waana kuwii la yakayn jirey…..
Muj… qormo nin bukaa qorey uma malaynayo in ay tol kala fogeynayso amase ay wax micno ah sameynayso tolka dhexdii, qormooyinka u dambeeyey inkastoo waqtigu igu yaraa hadana guud ahaan waan la wadda socdey, dhamaanna waxaan u arkayaa kaliya goobaabo iyo toosin iyo iyo nin kasta fikirkiisa uun uu difaacayo..fikirkanana in lagu kala duwanaadda waa mid meesha taal, muhiimkuse waa in dhanka loo badan yahay la isku raaco oo kii fikir gooni ah le uu arko in aanu kiisu wax anfacayn ee uu raaco dhanka loo badan yahay……ummad wadda mmucaarad ahina ma jirto sidoo kale bulsho wadda muxaafid ahin ma jirto waana ta loo baahan yahay……..
siyaasad Bare .. markii Cabdullaahi Yussuf ka soo ciyey Ethiopia… ee rag moodayey in majeerteen cagta la marinayo…Afweyne Xaaskii iyo wiilashii Cabdullahi Yussuf wuu biilin jirey, walaalkii oo Dhiigsokeye ahina wuxuu badhasaab ka ahaa Gobolka Mrko-Caday.. nin afweyne saaxiib ay ahaayeen oo aad ay kaftami jireen oo reer xamarkii ay soo wadda koreen haa baa yiri madexweyne sidee wax yahiin .. waa maxay mucaaradkan aad ilmahiisa biil.. suu qoslay oo yiri.. ma waxaad waddaa ( Daanadaano dalkiisii gee.. Daaroodna Doonta saar).. MIYAAD WADAA CAMAL..KKKKKKK…. Waa maahmaah caruurta reer xamarku ku odhan jireen daaroodkii talyaaniga u rufyaani jirey 1945kii intii ka hreysay…. waxba hadal yuu ila gudbine….. wiilasha qurbaha ku afbartay… ee masaasadii lagu anqariyey wali guriga taal waxba hooyooyinkayo na caysiin maayaan iyo tolkayo………