Dila Uma Baahna Durbaano Qurbaha Looga Tumo, Dib U Dhisbay U Baahantahay.!

Degmada Dila  waan soo maray, wali daaraheedii badhbaa dunsan, dadkeediina badhbaa dayacan, dib looguma soo wada noqon oo wali dadbaa ka jooga bannaanka, way soo aragtay dagaal iyo nabad labadaba, waanay u diyaar tahay labadaba kolba midkii dani ugu jirto. 

Balse wakhtigan xaadirka ah Dila waxay rabtaa dib u dhis inta wali dunsan, dib u casriyayn  inta wali dhisan iyo dib u dejin inta ka joogta dibada.  Kuwiina qurbaha durbaanka uga tumayoow, horta soo dega Dila, kana qayb qaata horumarkeeda, durbaanada joojiya, dhagasyta dareenka dadkiina.

Imika iyo haatana caawiya qooysaska Danyarta ah,  ee Dila iyo degaan kasta oo Awdal ahba ku nool, joojiya durbaanada iyo dalabaad ciyaarka ad qurbaha ka dayaaminaysiin.

About these ads

Categories: Badheedhe (Editorial)

6 replies »

  1. Waa wareey iyaa loo dhisaa dila ma kuwii dumyey ee haddana qabuurahii ragii ay galiyeen laga dulgeeraari baa loo dhisaa ,walle ninkan warkan keenaw loo noqon doonnee..kkkk..waxaase la yaab le iidoor kilinkii shanaad dadki shuftadda ahaa ee ku xadgudbay dal anay lahayn ee hubka lagalay buu ka dabo barooran xaqdaradii ay galeen ooy xal u raban, gadbuursina kii diley buu durbaanka u tumi, uu leeyahay anagu SNM BAANU NAHAY WAAR HADALKU AFKA KA WEYNAA…. kkkkkk
    waxaase la yaable ninkan weyn ee reer Dilaad ee le anagu somaliland baanu nahay..kkkkkk..

  2. cidii dumisay ha dhisto dila… snm baa loo bahanyahay in lagala xisabatamo,kuwii dumiyey bay waliba u heesayan subxnalah aduunkan laguma waarayo maaalin baa laga dhaqaajinaya armay ku fiicnayday adoo idoor ku jahaadaya in aad dhimato xataa daraha laga dumiyey bad u aari laheed,,,

  3. Aduunka waxa ugu liita ninka aaminsan inaanu kali istaagi karin dadka nuucaasi waligood horumar magaadhi karan ee waxay kudhamaystan dulinimo iyo hoog intay jiran hadaba sideed kuhelaysa sharaf iyo wanaag adoo raba inaad nuucaa kunoolaato shekhow mid iga hoo dila dhisideda iyo duminteda haku mashquulin ee ama halganka kawad dibada ama gudaha kolba kadjogto ama iska xinaysto anuu waxan shakhsi ahaan wacad kumaray inaan kaqaybqato dhismaha cudud ciidan ay yeelato oo wax kayar malin galinked kaga sifeeya dhulka awdalstate snm iyo kuwa u naageeya hadaba dilad shegaysaye haday hargaysa soodhaafaan anaa kaalita viva awdalstate

  4. faan badana dadkani oo shalay markii 4 nin la gowracay maad aarsatiin – fuloow marbay guuli ku dhaweeyd

  5. AWDALSTATE YADA AYA DHISII DHUULKEEDA AY SNM DUMISEEY.TAASI WA BALAN MARKA HORE DADKA REER SHEIK SAMAROON EE GUMAYSIGA KU JIRAA HA LA XOREYOO.VIVA AWDALSTATE.KI DIIIDA IYO KIDDONA BA AWDALSTATE WA GADABURSILAND.

  6. waligeeey marna kuma seexan kumana so toosin in maantoo kale iman dooonto, waayo SNM iyo doorkeey ku lahayd burburintii magaalda dila,
    waxa aan markhaati ka ahaa maalintii gantaalada lala dhacayey magaaldaa dila oon kunoolaa in kastoon dadaydu aad uyarayd hadana waxay ka mid tahay maalmah aaanan iloobin nolodhayda,
    waxaanan hadii ilahaya yidhaahdo maxkamad mar uun hor keeni doonaa mujrimiintii laayey dadkayaga sida arxandarada ah,
    ilaahay ha unaxariisto mujaahidiintii maalinti geeriyootay oo uu hogaaminayey Hogaamiye Kadleeye Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin iyo intii kale ee ku dimaya gacanta dhagarqabayaasha SNM

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: