Allaha U Naxariisto Axmad Xasan Nuur

Inaa Lilaahi Wa-Inaa Ileyhi Raajicuun

Aniga oo ah Cabdiqani Yuusuf Caateeye kuna hadlaya magacayga, magaca  xaaskayga iyo carruurtayda, magaca qooyska reer Caateeye Faahiye iyo magaca bahda HiilDan. Waxan Tacsi  tiiraanyo badan dhammaan u dirayaa qooyskii iyo ehelkii iyo qarabaadii uu ka baxay marxuum Axmad Xasan Nuur. Marxuunka iyo qooyskiisa oo an ahayn axsaab qooys(Family Friends) iyo daris muddo dheer,  aad baan uga naxay geeridiisa, tacsidana waxan si gaar ah u gaadhsiinayaa Xaaskiisii Safiya, caruurtiisa, hooyadii iyo walaalihii (sida Saleebaan Xasan, Faadumo  Xasan..iwm.)

Ilaahay marxuum Axmad haka waraabiyo naxariistii Janatul Firdoowsa, dhammaanteena haynaga siiyo Samir iyo Iimaan

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Ateyeh

About these ads

Categories: Tacsi(Condolences)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: