SSC vs SNM:Dood Xiisa Badan

SSC  vs SNM

Waxan xusuustaa Idaacaddii SNM ee la odhan jiray KULMIS, oo aad iyo aad u dhaliili jirtay xukummadii Xaaji Maxamad Siyaad Barre (AUN), waxaybaaha qosolka badan ee ay idaacada kulmis odhan jirtay waxa ka mid ahaa, eryo  odhanaya sida, ‘Ma tukade Xaaji Maxamad Siyaad Barre’, ‘Taliska malo awaalka ah’, iwm.  Bal hadaba imikana dhegaysta Idaacada Ogaal, u fiirsada kalmadaha qaarkood ee wariyuhu ku hadlayo, maxayse iska shabahaan kuwii Kulmis?.  Allaylehe Jabhadiba Jabhad keentay,  tii SNM, tan SSC ayaa ku xigtay.  Jabhadaa laysku dhaafaye, aniguna an keeno JABHADDII BUURAYLAYDA IYO BADDA CAS (JBBC)..!!!!

. Halkan ka Dhagayso

About these ads

Categories: Dood (Debate)

16 replies »

  1. Hadaanan Hadaanan.
    Dhamaan Huga Xaaska.
    Haylaha Maryahayga.
    Hashuumka Humbuuca.
    Sariirta Hambaadha.
    Waxaan Tacabhaysto.
    Hadaanan Xaraashin.
    Waxay Hanti goyso.
    Intaan Hub u siiyo.
    Dadkayga habaynin.
    La soo Hadhin Guusha.
    Ninyahow Hadalkaygu Hawaawi dhacweeyi.

    Ereyadaasi lagu xardhay kicinta iyo abaabul dagaal waxa ay ka mid ahaayeen erayadii Abwaan Hadraawi ee uu kagasoo horjeeday dawladii dhexe ee Somaliyeed taasi oo uu kagaqaybqaatay abaabulkii colaadeed iyo dagaaladii sokeeye,hadaba fanka Saado Cali Warsame ee ay ku dhiiri galinayso mucaaridka SSC waa caadi maxaa ku jaban adeer dhinaceega hadii ay intii kagasoo hagaagtay ay ku cabirto fankeeda kuna muujiso qaladka jira,ABWAANIINTA IYO FANAANIINTA REER AWDAL HADII AY KASEEXDEEN OO AANAY KALMAD KA ODHAN DILKII 7/11 AANAN WALI CIDNA LOO QABAN IN KASTA OO MAR LA SHEEGAY NIN LA YIDHAA QARXIYE IN LOO QABTAY IN LASII DAAYEYNA AY SYYRTA GAL TAHAY MAXAA LOOSOO QANAB WAAYEY DADKII LAAYEY MUWAADINIINTII REER AWDAL, maanta waad arkaysaan in la xakumay kuwii lagu tuhmay dilkii taliyihii aaga bariga ee lagu dilay laascaanood dilna lagu xakumay kuwii loosoo qabtay xakunkaasi oo ka dhacay Berbera todobaadkii ina dhaafay,Haye shacbulaahi mukhtaarbaa reer Gabiley iyo dad qalatadoodu miyaanay haboonayn in maxkamad lasoo taago ina Mujrim Gacan ku dhiigleh Maxamed Maxamuud Raage ee soo abaabulay dilkii 7/11 maxaa dhacay ee loogusaari waayey gudi maxay saxaafaduhu u dabagali waayeen cidii fulisay dilkii 7/11 sirdoonka Somalilandna waa cadowgeena koowaad waana in la laayo oo la khaarajiyo dhamaan inta ka hawlgasha ee ah sirdoonka Somaliland gobolka Awdal waayo waa inan gumeedyo dhamaantood awoodna uma laha in ay dabagal kusameeyaan kuwii xasuuqay muwaadiniintii xsuuqday ee jidh dil nafta kaga qaaday marxuumiintii reer Awdal.

    Waxaan idiin sheegayaa hadii aad tihiin reer Awdal ka baxa warka Saado Cali ee isku daya iyada iyo SSC Vs Isaaq hawl inoo taalana maaha Dahir Rayalana inama matalo inaga ee waa nin maanta u taagan sidii uu Hargeiysa u difaaci lahaa shalayna waxa uu joogay oo difaac adag kaga jiray Laas-caanood oo ay qabtii ugu dhacday markii Siyaad Barre loogu xoogsheegtay Muqdisho Dahir Rayale waxa uu markaasi difaac adag kaga jiray Laas-Caanood waana arin cajiib ah oo aan la ilaawi karin waxyaabaha uu Dahir Rayale samaynaayo isaga oo aan waxba ugu filayn gobolkiisa ama bulshada uu ksoo jeedo waana mid lagala xisaabtami doono mustaqbalka dhaw iyo kan dheerba

  2. Sallaan dhamaan, shariif waxaad sheegtey dhamaantood waa wax jira. Sirdoonka aad sheegtey inuu yahey Cadowgeena kowaaad shiki kuma jiro oo waa lawada arkayaa. Fariinta la inoo soo dirayaa waa mid cad oon caadsaarneyn waxey leedahey R.Awdalow dadkiinu waa digaag kaayaguna waa dahab. Laakiin reer Awdal uma wanaagsana iney laayaan sirdoon iyo iwm ee waxey sameykaraan arin ka dhib yar taas oo ah. In Reer Awdal isku raacaan horta in takoor lagu hayo, maxaanse ka sameynaa. Waxa haboon in mowqif cad la yeesho kaaso ah wallaalkayow kuma aamineyno ina kala kecee somalinimada, Jaarnimada iyo xidiku ha inaga dhexeeyo. Dhulkaaga ku ekoow ana keygaanku ekaan. Waayo horeba bani’aadan cadaalad daro u diid anana yeeli meyno. Inagoon cidna dhibaateyney nidaamka ma uga guurnaa? Cadaaladkumo mooyee koley waxba inaguma seegidoonaan.

    Riyaalena aan iskaba ilowno oonka dhigno nin naftiisa u safradey. Imika waxa xitaa soo hordhey munaafiqiin soo adeegsanaaya ama iska dhigaaya dad aaneyka dhalan. Tusaale booqo Hadhwanaagnews waxad arki qof iska dhigaaya Samaron oo kule Riyale dadka kalbad u siticmaali yirey. Cinaawnka maqaalkuna waa RUUN CAYDA RIYAALE AYEYKA CADHOOTEY. Munaafaqa caynaasoo kale ahi isagaaba wax is yeelaaya inuu isleeyahey cidkale waxyeel. Waxa la isweydiinkaraa oo markii Kalbada la adeeganaayey mar hadii aad aragtey dee adigii baaba danbi isku markhaati furey.

  3. ruun xadiyeey waxan ka yabay wax aan ku qusayn siduuku damqay ayseh kuu damqi wayday dilkii ragii lagu layay jidka hadad tahay fananad qaran ama mid reer waydal ah runtii taas ayaa ku damqilaheyd oo haboonayd inaad heesta aad sheegayso eed sado usoo wado ku badasho inaad kaga hadasho rageenii lagu gawracay jidka ee sida xoolaha loo layay , ey wax magaradka sida xoolaha u dhaqmaa ayku layeen anoo qurbe ku koray ayay idamaqday dadka xaqdarada lagu layay ee adiga sayku damqi wayday waa iga suaal .

  4. Ruun wajigeedaad ka garataa in aan aqli ku jirin.
    Cayna ha iga ahaateee.

  5. Waan idiin salaamay dhalinyaraw, mujaahid shariid, runle iyo bilan bishaaro, dhamaantiin waxan u arkaa dad damiirle kana damqanayaa dulmiga, tacadiga , darxumada , waxase la yaable kuwo inala dhiig ah, inala dhashay aan isku haybnahay oo ku farxayaa dhibta dadkooda lagu hayo,…….
    waxaad isweydiisaan ina rayaale muxuu yahay, maxaa keenay, muxuu qabtaa, muxuu u fadhiyaa meesha, muxuu ku hamiyaa………
    waxaad ka hadleysaan jidkii dila waa mee kii dilay wiilka yar ee aan qaan gaadhin ee ku diley gadabuursi dhexedii intee jiraa ma la is wediiyey , waxaa la dhahaa wuu xidhan yahay waa been dalkiisii buu joogaa, waana mujaahid dilay canaasiir ka soo hor jeeda soomaliland bilad geesi baa loogu toley…..
    kuwii lag dilayna baroor bay la taagan yahiin….
    dhalinyao maxaa keenay ha la soo qabto, maxkamad ha soo joogo iyo hadalo rakhiis ah oo waxba tarayn, waar qoriga qaataa oo jidka fadhiistya u dhexeeya gabiley iyo kalabaydh iyaan cidi marin intii iyo in kabadan laaya… markaasu iman xal waraa laakiin inta aan la fadhino soo qabta ayaad leedahiin soo qabta, maxaad ka dooneysaan qabasho kuwan idinku xeeran dhegta dhiiga u dara…….
    joojiya nabadsugidaan shaqeynayn dadkii dadka laga laayey ciidanka saw ma ahin in ay horgalaan si ay u aar gutaan, nin hurdaa doonayaa in uu cid kale dambi aanu lahayn marmariyo waar dambiga inaga le.. intaaba inaga ayaa is gaarsiiney cid kale waxba inooma dhimin maantra waa waa toban bilood iyo todoba maalmood intaka soo wareegtay fal dambiyeedkii waxshinimada ahaa ee dhacay, maleesiyadda ina raage waa guuleysteen ……..
    haddii aan ilaa maalintii ri gees laga ridin maxaynu is weydiin ……….maxaynu labo gabdhood oo hadal is weydaarsaday u kala sheegi, ruun iyo saado waa haween laakiin waa labo aan al is barbardhigi karin mid dadkeedii iyo dalkeedii u damqatay iyo mid ina adeerkeed u damqatay oon dad iyo daltoona waxba ka galin , maxay u damqan weydey maalintii dhiigmadoobayaalkii la saafey ee ay maanta ugu jawaabtay , gabadh dadkeeda iyo dalkeeda difaacaysa oo le lana gumeysan maayo, waar hadalka la kala oran og, hadalkuna kala hufan , waar meesha ka kaca oo beenta la iskula meereysanayo joojiya.lana yimaadda qorshe ama yaayuultankan joojiya……..

  6. Soomaaliyaa ninkii diidayaa dibadaa haaw guuroo soomaaliyaa ninkii diidayaa magaca haw daayoo yaa salaam Saado Cali walee waxay mudan tahay bilad geesi iyo taash in loo xidho.

    Hadaabaa reer Hargeysa maanta cadho iyo ciil ha u madhaan ama dibadaa ha u guuraan kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Weger, Adeer inantan la yidhaahdo SAADO, dee dadkii waabay ka wada hadlisaye, waxan idin weydiiyay muxuu Fayal Cali Waraabe arrintaas ka yidhi?. Wallee jabbuu la maaggan yahaye aynu waxyar sugno

    kkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Dee muxuu odhan karaa Ali waraabe marbaa hadaay Ruun ay leedayhay xusul baruurbaa xusul baruurbaa la tusaa?

    Mida kale Hiildanoow adaa wariye ehee maxaa ka jiraa in ay Binti gacal labaa heesood oo cusub soo wada Saada Alina ay aad iyo aad u hambalyaysay oo odaygii ina Nuur Alaale habar dumar oo dhan ay isku gaashan buuraysteen cajab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. War ninyahow Cali, waxad yeeshaa waligoodba Cabdinuur haysku xoqaane, dee yaaba isaga ka nasiib badan, hadday isku babadalaan, waab ajanno janno ku suge..kkkkkkkk.

    Anigu waxan soo wadaa heesta la yidhaahdo:
    Koow iyo tobankii Luulyo,
    Laabi mayno
    Liqi mayno,
    Laali mayno,
    Laadi mayno,
    Lalin maynee waa,
    xusuus nagu lammaan.

    LA SOCO, xitaa laxan macaan iyadoo wadata,

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. aar gedabuursiyoow Ilaahinaa ka baqaa oo islaantaan(RUUN) iska qaabtaa sawtaa gaal iyo ciisabaa nigaa reebaysaa hadaad sidaa ku eegtaan walee waan suuxay sidaa ay u heestaay INA SAMATAR CALIYEEEY KU LAHAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK BLA BLA BLA BLA BLA BLA BLA BLA

    mise waa yaabee Nimca Yaasiin waxay noqotay reer sheekh Isaaq Ruun Xadina ma waxay si sagootin rabtaa reer sheekh Samaroon la baran doonaa sheegada biyo dheceegaa.

  11. waleee waa wager walee waala ogaan walee daahir taariikh ku dhig buuga sland rayaale namad iyo naacaw buu kaga tagi sland.

  12. Indeed speechless. This is a solution to the ills and evils of Somalia. Change is happening, and things are moving to fast in the right direction.

    HALKAN KA DHAGEYSO HEESTII DAL QUDHA IYO SAADO CALI
    http://www.aminarts.com/

  13. Akhyaareey, gabadha Ruun Xaddi iyo qolyaha wax la soo macmalay ma Saadaay caayayaan mise dad iyaba qabiil ah oo waqooyiga wax ka dega,weliba Hargeysa xoog ku leh, golayaasha maamulkana laga yaabo inay dad ku leeyihiin (representatives)? Ma laga yaabaa in halkaas dacwad kululi ka dhalato?

  14. keenadiidaw, hadalku wuu ku jiidhay, dhankii laga hadley waad ka dhacday, qolo la soo macmalay meesha ma jirto iyoi qolo asal ahi, waa labo gabdhood oo wda hadlay, waad aragtaa webkan in qaar racsan yahiin saado qaarna raacsan yahiin ruun oo waliba Ruun ay xigto yahiin, cid ceydayna ma jirto ,idinkuse ilaa makhbaarad iyo waa qaad wadde iwm. anaga oo saado ogeyn caasinimadeeda iyo habdhaqankeeda waa noo saami waydey anshaxu in aan ula hadalo sidiina, bal fiiri(sawirka heestii c/naaser ay la qaadeysay djibouti, muuqeedaa Balse hadaan barbaartii ,baxsanaw daraadaa uga soo banaan baxay cidloo ha igu baylahin)kkk..idinkuse waxaad gaarteen Ruun waxaa laga keenay xiro qaadkii oo ay iibineysay, waligayo ma arkin rag waxaa ku hadla , billaa calayke bal fur webka reer bariga raggii baa gabadhaiiba ka soo dheereeyey, fur http://WWW.raxanreeb.com. eeg coment ka waxay ku hadlayaan reer tolaa rag iyo dumar…. anagu gabdhaha lama tirsanno haddii ay qaldantona waa sax uun baanu dhahnaa kama hoos qaadno sida hartiga aad sheegan….
    ka qayb qaadashada golayaasha iyo anshax xumada ay wadaani waa kala labo, wali soomali lama arag nin hees gabadhi tirisey u jawaabay oon ahayn harti bari….kkkk….
    dhanka kale iidoor baa illaahay idin saaray ku xamdiya idinku iidoor hadduusan jirin iga wallee lama arkeen darood dalka laqan ku le..kkkk.
    waad ogeyd in darood dhamaantii habar gidir oo sacad ah waliba badda idinku gurtay, markii iidoor yiri waan goosanay ay dagaalkii idinka joojeen, maalintaa daroodka dalka joogey boosaaso kama sokeyn intii badu liqdey ma ahinee intii kale, (ahmud rabak) iyo iidoor …daroor wax sheegta waxaa ugu horeysay shirki qaahira ee labada odey is dabo socdeen kaasna waad ogeyd kaliya in hawiye lagu heshiisiiney, maantana daroor oo waliba majeerteen ahi in uu leeyahay beeshu magacbay ku leedahay dalka iyaan la ilaawin, sameynta dawladda ha laga fiirsado iyo banaan baxyo aan la garaney dhankey ku jeedaan ..
    ma adigaa sheegan karo raganimo jilib hawiye ayaad dalka uga guurteen maantana iidoor baa idin soo celiyey illaahay iyo iidoor ugu mahadnaqa…..
    intaas oo dahn iyo in kale oo aanan soo koobi karin baa jirta… qabiilna kama hadli kartid saa waad ogtahay reerkaad tahay,

  15. Inaadeer Barkhadle,

    Waxaan ka baqayaa in adiga hadalku ku jiidhay aanad fahmin waxaan ka hadlay. U fiirso intaanad falin, waxaan idhi Qolyaha (wax la soo macmalay) waana hees ku sheegta waxa la soo macmalay een ka hadlayo, markaa ma doonayo inaan ka jawaabo baddan aad dhex dabbaalatay iyo inaan reer Soomaaliyeed oo sharaf iyo haybad leh u aflagaaddeeyo dartaa, haddaad tahay nin reer Samaroon ah. Aniga agtayda qabiilku faaiido badan kama laha, waase laga yaabaa haddii xaq darro iyo dulmi lagu horjoogsanayo in si wacan loo adeegsan karo. Tusaale ahaan, haddii qabiil is urursado kuna heshiiyo inay dulmi qabaa’il kale kula kacaan, waa markaa ayaan filayaa inay bannaan tahay in qabiil laga horgeeyo iyadoo lagu saxayo een ujeedadu ahayn in dulmi kale lagu galo. Ruun Xaddi anigu ma caayin, hasahaatee, uma baahna daraasad dheer iyo fikir badan (critical thinking) inaad fahamto inay iyadu heesteeda ku caayayso kuna liidayso dadka Cali samatar reerkiisa ah, waxaana aan tilmaamay in dadkaas Soomaaliyeed yihiin dad Soomaaliyeed deegaan xoog leh ku leh Hargeysa. Haddii marka qolyaha Isaaq aad ka hadlayso ka heleen heestaas waxay muujinaysaa sida ay u takoorayaan una liidayaan dad Soomaaliyeed oo la siman oo muslim ah. Bal dib u akhri qoraalkaygii, and let me know your feed back.

  16. TOLOW DHULBAHANTE MA WAALAN YAHAY? MA MIYIR QABAA? JAWAABTU WAA WAALI U DAA SIDAA WAXAA LAGA HAYAA NINKII SIRTOODA HAYAY EE INA ACABDILLE XASSAN NINKII KA MIDKA AHAA MAAMUL GOBOLEEDKII HINAASAHA QABIIL KU YIMID EE PUNTLAND OO WIXII LAGU WALAAQAAYEY MEESHA YIDHI DADBAA ISKA LAHAA CAJIIB BAL ILA EEGA
    Wareysi – Ex president Mohamed Abdi Hashi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: