Qaybta 5 & 6aad: Gabagabada Qormadii SNM Jidkay u Martay Dumistii Qaranka Soomaaliyeed

 Qore.   A.Barkhadle.I.

Qaybta 5aad

1960kii waa jirtaa isku darkii labada gobol in uu dhacay qaladaad , wax cidi inkiri karto ma ahin, taas micnaheedu ma ahin cid baa waqooyi wax u dhintay ee waxaa ka masuul ahaa hogaamiyaalkii markaas taagnaa saa maxa yeelay iyaga iyaa bilaa shuruud geeyey dalkoodii kuna biiriyey gobolka aan walaalaha nahay, laakiin micnaheedu ma ahin koonfur baa na xumeysat ee masuuliyiinta waqooyi baa ka masuul ahaaa.

Golahii munaayaalka wakiiladda wuxuu ahaa 121 xubnood, waqooyi wuxuu lahaa 33xubnood, taas macnaheedu ma ahin waa la dhacay, dalku wuu kala weyn yahay wuu kala dad badan yahay , wuu kala dhaqaale badan yahay , ma oaran karo waa la dhacay ., dawlada markaa jirtay afka lagu xakumayey wuxuu ahaa afka ingiriisiga koonfuri ma aqoon luqada ingiriisiga, dhamaan madexda dalku waxay ahayd iidoor shaqaalaha sare ee dalka 80% waxay ahaaayeen iidoor , ciidamadda 85% waxay ahaayeeen iidoor, maamulka 99% waxay haayeen iidoor, wasiiradda dalka baa ahaa intii ka horeysay 1969kii iidoor afar, afartuna kuwa ugu muhiimsan dalka ayay ahaayeen sida gaashaandhiga, maaliyadda, arimaha debeda, iyo waxbarashad. Maxaa ka maqnaa dalkii.

Kacaankii 1969kii iidoor waxay ku layaheen 25kii xukunka la wareegay afar halka dadkii soomaliyeed oo dhan ay u hadhay 21 xubnood, dhamaana soomaliyi way ku qanacsanayd markaa, labada xubnood ee ugu sareysay kacaanka waxay ahaayeen labo nin oo iidoor ah, halka afweyne oo kaliya ku jirey hogaanka sare. Wasiiradda waxay ahaayeen dalka 18wasiir, iidoor waxay lahaan jireen 9 ka mid ah wasiiradda .

Bani aadaamku haddii uu wax aan jirin iska dhaadhiciyo, been iyo hadalo aan meesha qabanna isku maanweeliyo waa sida iidoore , runtana is hareer marsho qudhun iyo xumaanna iska buuxsho, ubadka soo korayana lagu ababiyo waxaan dhici iyo waxaan jirin looguna macneeyo soomalibaa ina xasuuqday , meel baa la inooga soo wada jeestay, oo dayuuradaa la inagu garaacay lama daweyn karo.waa xanuun aan dawo lahayn.

Dalka soomaliya shilinka soo gala iidoor wuxuu laha dawladii afweyne sagaal kambo, soomali waxaa u dhaysay kaliya hal kambo, iyadda oy taas jirto baanay ku qancin oo ay ka door bideen in ay dalkii dumiyaan cadawga soomaliyyedna ay heshiis la galaan, cadawga soomaliyeed waa cadawga muslimka, waa cadawga islaamka cadawga eebbe.

 Dagaalkii 1977kii wuxuu sobobay inn dalkii kala furfurmo saa ciidan dagaal galay sidii loo dhaqmi lahaa dawladu ma garan, dawladi haddii ay dagaal gasho ooy ku guuleysan waydona waxaa hubaal ah in ay ka baxdo meesha , caqli xumaanta afweyne wuxuu diiday taladaas, ciidankii oo la soo laabtay edeb xumo , tamar xumo shaqo xumo , amar qaadasho laan na dalkii buu ku soo laabatay, halkii ay ahayd in la kala sifeeyo waxaa la kor loo sii qaaday ma shaqeystahii, sakhraankii, googeyskii, kii dhaxantu iyo dagaalka u heegnaana waa laga tegay, waxaa kale e ku jirey reer waligoodba aad moodo in ay iyagu dalka leehii oo ay dahaxl u heleen, 1977kii awaxy laayeen askartii dalka kii diida kacdoonkooda , dawlad meesha haystayna kuwaas bay ku kalsooneyd laynayey saraakiisha ciidan, ugana dhigayey in ay amar diideen, 1978kii waxay qabiilkaasi sameeyeen afgambi tiro 23sargaal oo ciidan ah, labo sarkaal baa ahaa qabaailka akle 21 waxay ahaayeen majeerteen , kaas wuu dhicisoobay, qabiilkii wuu baxay oo wuxuu aaday itoobiya , si ay ula dagaalamaan maamulka, waxaa bedelay isaaq qabiilkaa baxay saraakiisha ciidan ee la geeyey goboladda askartaa cadhootey waxay dhamaan ahaayeen isaaq,.

Saraakiishii isaaq ee joogay goobahaasi waxay xalaaleeyeen haweenayda ninkii qabay u talaabay itoobiya in ay furan tahay lana guursan karo, tii diidana xoog lagu fuulo, waxay waxay aaseen barkadahii waxay sumeeyeen biyahii xoolaha , duurjoogtii, way ku dhamaadeen, dadkiina way ka guureen goobahas 1978, 1979kii iyo 1980kii .cudurka SNM markaas bilaabeeen iyaa ka masuul ahaa.                      

    Qaybta 6aad:                                                 

1981kii waxaa ka bilaamay magaladda Hargeysa is abaabul , diidmo dawlada markaa meesha ka talineysay , kolba waxay doonaan ha ku sheegeen, dadweynahi hargeysa degana ha u badnaadeen ardaydii dugsiyadda ee oo markaa ka cabayay gudoomiyaha waxbarashada gobolka dhgaxtuur aan qolo lahayn markaa, laakiin ay ku qarsooneyd kacdoonka qabiilo ee gacankudhiiglayasha SNM,  ila 1982 bilawgii dawladu ha dhacdo SNM waxay ku bedeshay darood h dhaco, markaa dadkii soomaliyeed way ka baxeen , waxa hadhay iidoor oo dagaalkii halkii ka sii wadey,.

1983kii waa is bahaystay saraakiishii gacankudhiiglayaasha  SNM, waxay aadeen adis-ababa, dawladii itoobiya oo lahayd illaahaw cadawgaaga cadaw ku bixi bay gacabn saar la yeesheen, itoobiya way dhexdhexaadisay sidii ay u heshiisiin lahayd iyaga iyo ururkii ka horeeye, waa qabiil wax damacsan way diideen, waxayna u ogolaadeen itoobiya waxkasta oo surta galin kara una adeegaya danah xabishida markaa, waxa adkaysan waayey ururkii ka horeeyey kadib markay arkeen in SNM ayna dooneyn kaliya in afweyne meesha laga qaado oo ay rabaan wax u dan ah itoobiya oo ah kal goyn dalka hooyo ee ayna rabin wax soomalinimo ah, taas baan ka cadheysiisay ururkii ka horeeyey dabadeedna ay dib ugu soo laabteen dalkii hooyo, saraakiishii ururka SSDF, waxaa loo soo bedelay Hargeysa saa iyaga ayaa garanaya qawlaysatadda dalka debeda ka jira si ay u sheegaan, dhagarqabayaashu uma jeedin in dal iyo dad soomaliyeed ay maamul ka bedelaan ee waxaa ugu jirtay in ay xasuuqaan qabaailka degan dalka,baabiiyaan ilaha xayawiga ah, dadka cadaadiyaan, laayaan xasuuqaan,  xanuun iyo naxlina kala dhexdhigaan naxli, xumaan dhib joogta sa soomalinimo uma bixin. 1984kii waxay bilaabeen beelahii deganaa waqooyi in ay dagaalku bilaabaan , dadkana u laayaan si qarsoodi ah, si loo yiraahdo waxaa laysay dawladda, waxay ugu sii daraayeen qaabilka degan galbeedka dalka qaar waxay dhaheen waxaan isku nahay isku  qabiil la dhaho binu axmed oo la sameeyey sanadahii 1986kii lacagna ay ku bixiyeen,

Waligeedba waa jirtay SNM in uu raadinayey abtirsiin ilaa 1939kii waxii ka dambeeyey shan jeer bay bedeleen meesh abtirsiin ahaan ay ka soo jeedaan tani markii afaraad, 1987dii waxa dagaal dhuumaaleysi ah ku qaadeen xeebaha gobolka awdal oo ay ku laayeen dad iyo duunyo waxii joogey markaa , waxayna geysteen xasuuq dhan, 1988kii waxay la soo galeen magaalooyinka hub , iyaga oo dhufeyska dhiganaya caruurta, haweenka iyo waayeelka, gurikasta waxay la galeen rasaas, kii dariiqa maraya way dileen dadkii , caruurtii way diideen in ay ka baxaan magaaldda saa waa dhufeyskoodii, dawladii dalka ka talineysay waxay ka masuul tahay in ay ka saarto gacankudhiiglayasha iyada oo saraakiisha joogtay aanay khibrad u lahayn dagaalka magaalooyinka bay si khaldan ugu fureen rasaas , dad badana ku dhinteen, yaa ka masuul ah dadka dhintay ma dhagar qabayaasha SNM ee hubka la soo galay carruurta ta, misa maamulka dalka?

 SNM. Waxay bilaabeen in caruurta iyo dumarka dabadda geliyaan rasaasna ciidanka kaga soo rideen , deed caruurtii qaxaysay eey qaxiyeen iyagu kuwii ay laayeen bay ku sheegeen dawladii baa laysay, dayuurad baa lanagu qaraacay, miyaanay ogeyn dawlad kasta in hub ay ku qaraacayso argagixsada soo gasha dalka ? iyaguse maxay filayeen marka magaalo ay hub la soo galaan iayga oo argagixiso ah? Ma waa la idiin dayn bay lahaayeen maxay dadka ku madadaaliyaan?

Ilaa bilawgii SNM, gacankudhiiglayaashu  ma dhicin meel ciidan joogo ay la dagaalamaeen, waxay waligoodba la dagaalami jireen shacabka soomaliyeed , ciidankana way ka baydhi jireen,1991kii bishii jan, tuulo ka mid dalka ma joogin markii uu jirey maamulkii dawladii soomaliyeed haba yaraatee.

Dalku wuuu dhisnaa 1991kii bishii jan, waxa ka horeeye, dugsiyadu way shaqeynayeen dhismayaalkooduna wuu dhanaa, soo galitaankii SNM, wayfadhateysteen waxay la baxeen daaqadahii, iridaahii, marmarkii, jiingaddii waxayna ku magaabi jireen afweynaa lahaa,ilaa maanta waxaa jira dugsiyada intooda badan waxaa lagu xereeyaa xoolaha, caruuri waxbarasho way ka caageen , wadooyinkii dhisna maalintii dawladii burburtay 100% maanta 1% ma jiraan way dumeeyn  mejerefad ciida lagama qaadin 1991kii , isbitaaladu way shaqeynayeen, daawadu way taal dalka , shaqaluhu wuu dhanaa, waxkasta waa la helayey, wasaaradaha dalka oo dhami way wada shaqaynayeen, dhamaan arimaha xayawiga h oo dhami way wada shidnaayeen lambadi kama dunsaneyn dalka maanta waxay marayaan ( heestii cabdi ee ahayd soo barri galay, laankuruusar gaddo guuxiisa mood gob inaad ku tahay geeska afrikaw). Qaybta dambe baynu ku falanqayn dhibtii ka dambeysay ee SNM DHACDOOYINKII UGU WAAWEYNAA..

 

                  Qore.   A.Barkhadle.I.

About these ads

Categories: Warka (News)

12 replies »

  1. Barkhadle ma wuxu leeyahay dhibtii dadka isaaqa ah lagu sameynayey waxay ahayd sharci. Waxan fahmi waayey ujeedada ka danbaysa qoraalkan badan ee duqu soo daabaco. Danbigay geysteen hasheegii laakiin dafiraada dhagar tii shicib kamida laga galay wax aqli ahaan la qarin karo maaha.

  2. haldoor ma waxanu nkaa dhegaysanaa SNM ciidankii dowlada way ka baydhaysay oo shacabkay la dagaalamaysay,
    laba jirku ma kaa dhegaysanayaa taa.
    dawladii yaa eryey oo burburshay mee cidankeedii
    miskiin qoraal baad iskaga dhafartay oo aad ku indha beeshay aan mijiyo madax toona lahayn ma magacaaga uun baad na baraysaaa.
    ilayn dhexdhexaad maaha histori dad kaa mutacalisan iyo dad kaa garasha dheeri intaa qorayaan ayaad warqad yar rabtaa inaad ku nasakhd ma kaa soconaysaabay kula tahay taariikhda snm ee maktabadaha calmaka taalaa. w
    waa war loo noqon.

  3. sxb barkhadle malahaa reer koonfurbaa kusoo diraye shacabka reer isaaq waxa lagu sameeyey waxay ahayd wax islaamnimada ka baxsan sida ay yihiin yuhuud ayaa diyaarado lagu rusheeyay isaaq hadii uu xuquuqdii dadka kunool waqooyiga soo celiyay maxaad ugu diganaysaa waxaad tahay qaran dumis ee qabiilka isaaq wuxuu mudan yahay bilad sharaf eeeee ha inagu dirin snm sxb hadii aan janada u hayo waan wada galin lahaa isaaq qabiil ka wanaagsan helimaysid

  4. asc marka hore waxaan salamaayaa dhamaan dadwaynaha reer somaliland gudo iyo dibadba waxaan kuxigsiinayaa maamulka wepsite ka hiildan waxan kahadlayaa arintan uu kahadlay barkhadle waxxaan islaha dadka wadda dagan somaliland waa qirsan yihiin waxai kadhacay waqooyiga barigi afwayne , aad uga xumahay in nin wayni sidaa u hadlo se laakiin af aadan lahayn lama qabto. anigu waxan kuleeyahay barkhadoow sxb waxba waxba kubiirin maysid waxiii dhacay waxbana kadhicinmayside dadka wada dagan somaliland ee walalaha ah kadaaya balaayada kadhex hurinayso wepkan hiildana ha cebayn in waxa oo kale lagu qora mafiicna waayo waxyaabahani wepka sumcadiisa hoosbay udhigayaan waxanaay kadhigayaan wepsite qabill waad mahadsantihiiin ok dhamaan dadwaynaha aaan aad ujecelahay ee somalilanderka ah

  5. kuwan la baxay . haldoor,maxamed iyo cabdulcasis waxaan filayaa waa hal nin oo kolba magac soo xidhay. iidoor wax la yeelay ma jirto wax uu isagu is yeelay ma ahin, baroortu naysha ka weyn bay ahayd xaalkoodu, iayaga oo ayna cidi dilin bay lahayeen waa lana laayay, kuwo aan dhiman oo nala jooga baa la yiri waa la laayey taasna markaanu waydiiney eey been noqotay dagaalka ay kula jireen dawladii xalaasha ahayd ee soomali, dayuurad aan jirin bay sheegeen ooy yiraahdeen caruurtii hargeysa ka qaxday baa lagala dabo tegay oo lagu garaacey, taasna been bay ahayd. haddii hiildan saamaxo qormada dambe ayaad ka arki dambi snm. ay ka gashay. snm iyada ayaa dadka ku dhex dagaalantay, deena iyadii baa cabaynasay, saa maxaad u soo gasheen magalooyinka saw ma ahin int dadka aad leyseen aad cidkale marmarisaan, dawladii idinku ma aydaan ridin labaatan snno oo cuno qabatayn ah baa riday dawladii, beenta aad la meereysanaysaan ilaa 1960kii joojiya, dalna sidan lagu dhisi maayo, hargeysan labo dawladood noqon mayso, xamar iyo hargeysa waa isku dawlad iidoornimada joojiya 20sanno wax idiin dhismay ma jirto wax idinka dhacay ma ahine, mise waxaad wadaaan heestii khadra daahir, ( Ma riyaan soojeed ka dhigan, ma dhibaan raaxo moodaayaa, hor guulaad marti u ahayden, maantase axmaar baad marti noqon) hadalkii ahaa reerkii kaa dulguura baydin wadaan wali, mise waa xaalkii wadha tada kkkk.. qormoouinka dambe ka fiiri sidii snm dadkooda u xasuuqday…

  6. Mudane DR CADDE,

    Sida ad la socoto dhawaan ayaa waxan ku heesay: SOOMAALIDA BADHBAA SILLOONOO, SUN IYO LOO BADHXAYNA WAABAY, OO QOFKII WANAAG KU BAAQABA, SHAYDAAN BURINAYA KU NOQDEE. Ujeeddo fog ayaan midhahaasi gaarka ah ee heestaasi an ka lahaa, oo soomaali oo dhanba saamaysa. Caqligaagu kuma siin karo (You can’t imagine), in mar kasta oo an wax qoraba ay jiraan canaasiir yaryar oo habaar iyo cay iyo hiif iisoo marisa hawada, iyagoo baal marsan xaqa iyo xaqiiqda. Adigana waxan ku odhan lahaa, dheg ha u dhigin intan ku dhibsata, oo wixii ad waayo arag u tahay khibradna ad u leedahay waligaa haka bakhaylin inaad soo qorto.

    Intaa ka sokow, waxan aamminsahay in Soomaali godob iyo gefba kala galeen oo ay gubeen geyigoodii uu GUULLE siiyay. Waxase maanta ugu ayaan daran oo in loo ooyo ah, walaalaheen Koonfureed gaar ahaan BANAADIR. In iyaga loo gurmado oo la badbaadiyo ayaa ah waajib saaran qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah.

    Hargeysa guul iyo horumar ayay gaadhay, balse wuxuse kadabkood haawan doonaa marka ay is bar-bar dhigaan Xamar, ee ay yidhaahdaan anagaba waalla na dilay, anagaba waalla na dulmiyay, anagaba waalla na xasuuqay iyo wixii la mid ah. Horey u socda ayaan leehay reer SOMALILAND, oo badbaadiya Qaranka Soomaaliyeed oo dhan, haddii kale idinkuna waxa idinku dhici doonta QAYRKII LOO XIIRYOOW, SOO QOOYSO ADIGUNA, oo gacanta shisheeye ee gubaysa Koonfur Soomaaliya, innagana way innagu soo maqan tahay.

    Ateyeh

  7. waxaan la yabay nin dhan oo sheegtay doctor caqli yaraantiisa uu ku yidhi snm waxy ahayd gacan ku dhiiglayaan banaystay dhiiga dadka,waxa iga su’aala yaa ka masuul aha inay kacdo oo ay goni u goosad noqoto?
    se shacabkii lagu duqeeyay laguna gumaday magaalooyinka hargaysa,burco,barbara,ceerigaabo,boorama,gabilay iyo meela kale o badan yaa loo raacayaa.
    waxaan filayaa inaad ka mid ahayd lana qabto fikir ka ahaa gumaadka shacabka ,waxaa dhab ah inaadan si fiican u daraasadayn taariikhda iyo waxii dhacay ee ahaa banaysiga dhiiga umada muslimka ah.
    take isaaq goorma ayuu jagooyinka intaa leeg ee aad afkaga ka sheegtay lahaa.

  8. Waan idiin salaamay,khadra waan garanwaayey meesha ay ka hadli, ma waxay dhalatay intii dalku is hayey mise intii snmtu waashay, ma kuwii snmta ahaa baa dhegta wax ugu sheegay, saa gabadh snm kaaga horeysay ooy been u sheegtay lama garan karo…
    anigu shaqaale ayaan ka ahaa dalka , hargeysa waan joogay dhagartuurkii u horeeyey, siduu ku bilaamay iyo siduu iskugu bedelay duriyadda,
    iidoor dayuurad lagu garaacey ma jirin, meel snmtu joogtay baa lagu garaacay dayuuraddaha beentii ay shubayeen baad ku gashay miyaa… dawladu wax dambi ah ma lahayn dalka iyo dalkaba iyada ayaa ka masuul ahayd snmta in sun naabal ah lagu shubey ahayd saa iyagaa dalka soo galay, marka ha la yaabin taariikhda taariikhduna waa wax jira baal dabah ah ay ku qoran tahay haddii aad tahay iidoorad ood dafireyso anigu kum darin…..haddee wiil iyo gabadhba khadar waa la dhaha ee hadduu wiil yahay sikalaan ugu dhigi ….

  9. waxan filayaa odaygan barkhadle laba mid weeyaan inuu asaga laftiisu ka mid ahaa dadkii dhibay shacabka somaliland ee bililiqada iyo fadhatada u gaystay wwadanka.iyo inuu yahayba gacan ku dhiigle ka baxsaday dagaaladii ay mujahidinta snm kula jireen nidaamkii caada qaataha ahaa ee afwayne, barkhadle waxaan ku leeyahay diinta islaamka xagay kaa maraysaa adiga bal dib isugu noqo.adeeer
    nin wayn oo hadal ka dhacay waa geed qolofi ka dhacdayee… website ka sida ka muuqta magaciisa waxaa uu ka turjubayaa odhaahda khalad ah ee barkhadle

  10. adeer marka hore inaad adeegsato kalamado hufan isku day gadaanad kala aqoon nin iyo naag waxaad la hadlayso waa mid ragga ku ceeb ah hadaad tidhi khadar nin iyo naag waa loo baxshaa taas may dhicin dhaqanka somalida iyo ka somalilandba anigu hadaan ahay idoor waa magac ana ku caano maalay bal adigu is cadee ,snm waxay ahaayeen ragii aas aasay dawladii somaliyeed hadana markii ay arkeen dhibka ay ku hayso shacabkooda iyo shacabka somaliyeed ka guntadeen dhibkaas adigu nothing ayaad tahay laaluush qaate ah mana tihid qof kala garan kara wanaag iyo xumaan hadaan dhashay intii ay snm la dagaalamaysay dawlada dhargiga ahayd ,waxan ahay nin kaa caqli badan oo aanad aqoon iyo ragga nimo toona ku gaadhayn oday bidaarta waxa kaa soo saaray waxaan moodaayay cilmi iyo aqoon balse waxa waaye fikir iyo dhafar aadan waxba ka dheefin oo aa ku goblantay iska qabo waa hor dhac yar eeeee

  11. qolooyinka snm waan ogahay oo xaqiiqdu idinma marto dr kana waxba ha aflagaadaynina run buu ka hadlayaa =snm waa hasha geela cuntee cabaada =waxaad doonaysaan inaad dulmi aad gaysateen dadka kale dusha ka saartaan waxaana sharaf xumo idiin ah inaad noqoteen kuwii loo adeegsaday burburinta wadankooda ee fuliyey dream kii itobia ee ahaa kala qaybinta somalia taariikhdiinana aad doonaysaan inaad ku qortaan dhiiga somalida ,intaad xishootaan ama si wacan u dooda ama iska aamusa aamuskaad kuwacan tihiine, midda kale snm ama isaaqu shiicaday shabahaan iyagaa 1400 sano xuseen beerabuur ugu ooyayey ,runtii dinkaa somaali u dulmi badan ,ugu cunsurisan,ugu caqli xun,

  12. dadwanaha beesha samaroon waxa aan ahay nin reer nuura waxa aan aqaan isaaqa xumaan tooda ,waxa aan inyar kataabanayaa waxa yaroo sir ah oon kahela snm 1991waxa ay go aan ku gaadheen inay waqooyiga ka tirtiraan bela waynta samaroon waxa ayna u heshiiyeen inay dawla isaaq uun leeyahay helaan markaa mabandina ay xasuuqaan beelwaynta beelkamida oo layiraa reer nuur ah dadkii iska difaaca snm kkklll

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: