Waxynu hoos ku eegi doonaa kaliya in ka mid ah maanta goobo ka mid ah kuwii dadka lagu xasuuqeen iyo goobahii ay ku xasuuqeen ururkaas gacankudhiiglaha ah ee SNM: (GARGAARA GALBEED. CALIWEECI, GEESDIIR, JIDHI, FIQI AADAN, CARO WEYNE, GEERISA, WARAQA DHIGTA, FARSA XIDHKE, DABO DILAAC, RIIGA KAROORE,GEERISA, GARGAARA BARI,CABDULQAADIR, HABAAS,XARIIRAD, AROORSEEL, CEEL BAXAY ), oo intuba ka tirsan gobolkii awdal kana xigga waqooyi tiradda dadka ay xasuuqeen oo ku dhaw (180.000-500,000) oo qof goobkasta iyo godkasta intii lagu ridey waa tan. 1988kii cali weeci oo ku tal geesdiif waxay ku laayeen safar gadabuursi ah oo tiro dhan 36wiil, oo aan sidan wax hub ah, xoolo gaadhayaa 300 neef oo geel ah, 150neef oo lo, ah, 500 neef oo adhi, una wadey djabouti.
Qore A.Barkhadle.I(Waraabe-Cadde)
Ururkasi markii uu bilawday 1982kii wuxuu ku bilaabmay cunfi, kala dil kalageyn ummadda walaalaha ee isku diinta ah, isku dadka ah, isku dalka ah, dhiiga daadanayaa ilaa 1982kii waxaa ka msuul ah ururkaa gacankudhiiglaha ah,waxay kala dhex dhigeen iin, uurkutaalo le kuna saleysan isnaceyb iska horkeen kala qaybin uguna aabbo yahay cadawga soomaliyeed meelkasta oo uu joogo, gacanna kaga heleen sidii ummadda soomaliyeed u dhamaan lahayd. Waa dad sameynta beenta eebbe u dhibyareeyey sida yuhuuda oo kale borobagaandada, taas oo hide u leeyahiin, iyaga oo bilaabay in dadka ay dabar gooyaan, cadawga islaamkana ay u noqdaan dabo dhilif, caadil qaate ah, kuna soo hogaamiyey dalkii muslimka ahaa oo aad maanta aragtaan meesha uu ku dambeeyey oo iidoor ka masuul yahay if iyo aaakhiro illahayna ogyahay , beenta ay la meereysanayaan eeku doonayaaan ictiraaf aan geedna loo soo marin oo ay rabaan jamhuuriyad iidoor leeyahay kun qariyan xasuuqii banana ee ay geysteem sannadkii 1983kii-1994kii., kuna andacoonayaan in la xasuuqey, iyaga ayaa xasuuqey dhamaan dadkii ay ugu yimaadeen dalka markii dawladii dhexe ka baxdey dalka bishii jan, 1991kii, canbaareyn iyo ceeb aanay ummadda soomaliyeed lahayna u sameeyey lan akaashadey cadawga islaamka, kalana jajabeyey dhiiga maanta daadanaya ilaa 1982kii eebbe iyaga waxka waydiiyo..
Iidoorku waa dad inla muuq ah, waa dad la moodo inay inala diin yahay, waa dad lamoodo in ay muslim yahiin, waad la moodo in ay soomali yahiin, waa dad la mood in dad qalbigoodu madawyahay lana moodo mislaan, mumin ah, wayse isku eekeysiinayaan , waa dad la moodo inay asal soomali yahiin aanse ahayn,taas waxaad ka garaataa maalinkasta way doonaan abtistiin kolba meel ay fooda u sareen ilaa 1910kii waa dad ku farxa dhibta muslimiinta, waa dad ka naxa wanaaga muslimiinta.wa dad maalinta dhaawac arkaan tukadda.iskuna hambalyeeya dhibta dhacdey
Iidoorku(ama SNM)tu waa dad munaafiqiin oo kuwii eebbe weyne ku sheegay quraankiisa, waa dad jecel xuma ummadda muslimka, waa dadka jecel dhibta muslimiinta, waa jecel xaaraanta, waa dad jecel gaalnimadda , waa dad jecel gaal garab jooga, waa dad aad isku dhejiya khawaajaha . waa dad xaaraanta jecel , xalaashana neceb.
Waxynu hoos ku eegi doonaa kaliya in ka mid ah maanta goobo ka mid ah kuwii dadka lagu xasuuqeen iyo goobahii ay ku xasuuqeen ururkaas gacankudhiiglaha ah ee SNM: (GARGAARA GALBEED. CALIWEECI, GEESDIIR, JIDHI, FIQI AADAN, CARO WEYNE, GEERISA, WARAQA DHIGTA, FARSA XIDHKE, DABO DILAAC, RIIGA KAROORE,GEERISA, GARGAARA BARI,CABDULQAADIR, HABAAS,XARIIRAD, AROORSEEL, CEEL BAXAY ), oo intuba ka tirsan gobolkii awdal kana xigga waqooyi tiradda dadka ay xasuuqeen oo ku dhaw (180.000-500,000) oo qof goobkasta iyo godkasta intii lagu ridey waa tan. 1988kii cali weeci oo ku tal geesdiif waxay ku laayeen safar gadabuursi ah oo tiro dhan 36wiil, oo aan sidan wax hub ah, xoolo gaadhayaa 300 neef oo geel ah, 150neef oo lo, ah, 500 neef oo adhi, una wadey djabouti.
Isla 1988kii bashii sept, waxay goob an waxba ka fogeyn oo la dhaho gargaara galbeed ku laa yeen safar ka soo baxay Djibouti ii sita kaliya awrtii oo sigaar sida tiro dhan 58wiil iyo xoolahoodii kobtaas bay ku laayeen wali maydkii wuu uuqdaa.waxaana ka masuul ah general jidhif oo jibriil abokor ahaa SNM.. la soco qaybta saddexaad , waa ilaa 10 firqadood ….
















Haddii laxasuuqey 180,000 oo gadabuursi ah, maxa hadhey marka.Ma la tirtirey gadabuursi sida Barkhad sheegaayo. Waa arrin fool xun dilka dad aan hubeysneyn, ciddii geystayna la hor keeno sharciga, haseyeeshe aan caqligal hadalno.
R.H.Ali
kkkkkkkkkkkk illaahayba malaha Gabiirsi waa illaabay, subxaanallah. Sheekooyinkii laga sheegi jiray ayaa sannadka soo baxaya laakiin kolay ummad kasta dad wanaagsan waa ku jiraan laakiin inta xun ayaa wax waliba ku soo dheearysa.
Runta laakiin iskuma sheegaan malaha, yaa rabi, illaahow xaq dhiqis iyo xaq dilis ayan ku waydiisanay, Gadabiirsina jidka toosan ku soo rid.
bal u fiirso wararka websityadooda marka laga reebo mid iyo laba oo aan is idhi malaha waa inta toobada illaahay waafijanayo.
Isaaq iyo Ciise midna waxba kama qaadi kartaan, ee la nooladaan intaad kartaan.
Horta salaan sare ayaan usoo dirayaa
dhamaan bahda tolka ee Hiildan.com
horta dadkeenii ay xasuuqeen dhagar qbayashii SNM ee daalimiinta ahaa waxa ku jiray walaalkay oo isagoo arday ah inta aya qabteen ay gawraceen Boorama waxay ku dileen oo ay ku xasuuqeen dad rayid ah oo gaadhaya 382 qof oo ubadan dhalin yar dumar iyo caruur magaalad dila waxay ku xasuuqeen oo publition keedu dhamaa 5743 qof waxay ku xasuuqeen tiro dhan 186 qof waxa dhaawac ugu dhintay dhexda ilaa Eth dad gaadhay 103 qof oo xamas ubadan daawo la’aan iyo hoy la’an iyadoo gumaysigii manaxaanka ahaa ee taageerada siinayay SNM uu uhaystay xamasta samaronka mid cadow u ah Ethiopia Sida laga dhaadhacshay dabedna ay dadkeenu kala kulmeen naxariis darno iyo xasuuq kale oo horle qaxootigii uqaxay iyadoo awalba la iska dhabay cadowga iyo dugaaga dariska inala ah ee habeen iyo maalin ku taamaya sidii uu xasuuq kale ugu gaysan lahaa bulshada saamaxa badan ee ay ugu danbaysay dadkii ganacsatada iyoaqoon yahanka ahaa dhexda lagu gawracay udhexaysa DIla iyo Gabilay.
hadaba waxaan kasii yaabay Culamadii Isaaqa iyo waxgaradkoodii iyo ganacsatoodiiba waxay isku raaceen inay dadkii kale oo dhan ay kadhigaan faqash iyaguna mmujaahidiin waxa kadhacay magalada Doha nin sheekh sheeganaya oo Aadan Siiro layidhaa ayaa yimid wuxu qabtay shir wuxu dadkii iskugu yimid mesha ka dhaadhicinayaa inay SNM mujaahidiin xaq kudirira ahaayeenoo culamadooda ay ku tageren halgankii, markaa waxa haysan kari wayay inan Tolka ah ku yidhi waar waxaad noo sheegaysaa inay SNM mujahidin ahaayeen ee dadkii ay laayeen ee shacabka ahaa ee ay xasuuqeen maxay noqonayaan iyagunu. kkkkkkkkkkkkkkkkk yax yax ayay ku noqotay ninkii sheekha sheeganayanayay hadaba maxaa ku dhacay inaga xaq ku dirirkeenii dhulkiisan inta loogu yimid la lahaa aan ku qabsado oo adoon ii noqo walaahi hadaan dadkeena la khiyaamin waligood masoo galeen borama ee mar idage alle hadago mar labaad degana anaa is dagay inaadeer halkaa halganka ka wada Hiildan salaan sare tolka soo baxay .
waa waqtigii xisaabtanka waayo mar hadii ay calool xumo jooojin waayeen waa inay tashadaan dadkeena wadanka lale nimankaa isku arka inay somali land inay iyagu leeyihiin oo dadka kalena ay ku dangadhayan waliba dhulbahante warsangali iyo gadabuursi aya loosoo socdaa markaa intaan la inagu aqoonsan yuhuudaa yar yar waa in laga hortagaa .
ka kacaay kama kama yimidee ka kacay somaliyay gubeena ka kacaykacay
way inoo kaba galiyeene ka kacaay
kadaba iyo silicbay ina badeena ka kacaay intii karan leey ka kacay kaskii ninkuu ushaqaynayow ka kacay
MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA BAHDA HIILDAN.COM MARKA LABAADNA MR A BARKDLE [ WARAABE-CADDE ]
RUNTII BULSHADA SOOMAALIYEED WAXAY KALA GALEEN DHAGAR IYO WAXUU ILLAAHAY INAGA REEBAY. MEELWALIBA OO UU AQAL SOOMAALI AHBA KATAAGANYAHAY AMA GAYIGEENABA WAXAA KADHACAY GULUFYO COLAADEED, MOORA-DUUG, UMULLO-DOOX, DHULBALAARSI, BARAKICIN BAAXADWEYN, GOWRAC AAN LOO KALA SAARIN MAATO IYO MAXAAS, RUUX WEYN IYO MID YARBA, CULUMO, AQOONYAHAN, WAXGARAD, SIYAASI, IYO DHAMAAN HORMUUDKA BULSHA WALIBA AMA QABIIL KASTA OO DEGAN DHULKAANU SOO SHEEGNAY, KOLKAA INTAASI OO GABOOD-FAL AH MAJIRAAN MEEL SI CAD LOO GU HESHIISIIYAY DADKAA AMA GARSOOR DAACAD LAGA YAHAY OO CIDWALIBA WAXAY SUGAYSAA MAALIN KU HABOON IN LAWADA HADLO SIDII CAADADA AHAN JIRTAY.FIKRADAYDA ANIGU WAXAY ILA TAHAY HADUU MR WARAABE-CADDE. KAHADLAY DHIBAATOOYINKA LOO GEEYSTAY QOOMIYADA GADABURSIGA MA’AHAN IN LOO ARKO WAX QALAD AH WAAYO SOOMAALIDAA TIDHAAHDA GEED WALIBA INTII GUBATAA HOOSTAAL, BEELAHA GADABUURSI WAXAY KAMID YIHIIN UMADDA DHIBAATADA LOO GEYSTAY KUWII LOO GAYSTAYNA WAXAA KAMID AHAA XASUUQEY GEESTEEN BEELAHA KU ABTIRSADA SNM- WAXAA KALOO XASUUQ LOOGU GAYSTAY DJIBOUTI OO WAA MID TAARIIQDA KU XUSAN DEE MARKAA WAXAAN ODHANLAHAA RUUXA FAALADA KA QORAYA MAQAALKAN ADIGUNA DHIBKAAGA KAHADAL OGOOWNA SIDAAD UGA DAMQAYSA WAAYAHA KU SOO MARAY INAY CIDWALIBA HAYSATO,
WAXAAN KU SOO KOOBAYAA GABAY UU TIRIYAY ISMAACIIL MIRE ISAGOO KAGA HADLAYA DAGAALKII DHEXMARAY DARAAWIISH IYO HUWANTII KASOO HORJEEDAY KALANA AHAA INGRIIS, TALYAANI, HINDUU, AFRICAN, XABASHI, IYO BEELO SOOMALIYEED OO LAWADA GARANAYO CIDEEY AHAAYEEN, KUNA SHARAXAYA DHIBKA KALA GAARAY LABADA DHANBA, WAANA KAN
GOB NINKII AHAAN JIRAY WAXUU GIBIL MADOOBAADAY
GIDIGIIS NAFLAA’IGA WIXII GOBOLBA MEEL AADAY
DAYUURADAHA GOWLIYO WAXII SAMADA GUURAAYAY
DAARIHII GALGILINTA NOQDIYO GABIYADII CIIRAY
WAXII GUUL DARIYO HOOG KADHACAY DUNIDA GUUDKEEDA
GEMBIGA IYO JIHAADKA ARLADA GADEY WIXII JOOGAY
GAALO IYO DARAAWIISH WIXII UUNKA KALA GAARAY
KALIGAY MAWADA GEYSANINE LAI’SKU WADA GEERYOOYE
WAXBA HA IIGURREYNINE DANBAAD GALABSANAYSAAYE
GARTAA MA’AHAN NAAGYAHAYINAAD II GILGILATAAYE
GASHI KAAMA QABO OO MALLEYN GABANADAADIYE
GAMBANA KAAMA FURANIN BAAN U FILI GULUFYADEYDIIYE
NAA HOOY GAFKIYO BEENTA DAA YAADAN GALI GODODKII NAAREEDE
Dahir Rayale ayaa kaga qudbadeeyay Barlamanka Ingriiska in SNM ahayeen Mujahidiiin. Samarona Faqash ahaa.
waar wax xishoonaya ma tihidine sharafta ha naga dilina malaa ma tihidin dadkii reer booramee.waxaaan umalayanyaa inaaad tihiin dad ku soo dhex gabanaya bulshadayada reer awdal anagaa ah reer awdal una dhalanay difaacayna somalilanda la jira. ha dhaco tuuga ku dhex dhuumanaya bulshada reer awdal