Archive | March 6, 2010

Gobanimo Waa u Dhalasho

By McShariif   Waad salaamntihiin dhamaan akhyaarta warbaahinta iyo akhristayaashooduba,dhacdooyinku waa silsilad maalinba maalin waxaad arkaysaa waayo leh midabyo kala duwan oo ay noloshu keenayso waana in laga faaiidaysto dhacdo kasta oo kusoo hor marta.

Read More

Ciidanka Qaranka oo Xuduudda Somaliland iyo Djibouti Hub ku qabtay

Hargeysa (05,03,2010)Ciidanka Qaranka ayaa gacanta ku dhigay Gaadiid Hub sida dooxa Bariisle oo ku dhaw Saylac kaasoo la tuhunsanyahay in la damacsanaa in lagu kharbudo Xafladii Caleemo saarka Ugaaska Beesha Ciise ee ka dhacday Saylac.

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.