Archive | March 1, 2010

Bahabar Celi Ma Shirine, Sheeko Kale Ma Haysaan? !!

Saxaafadda qaarkood ayaa lagu soo qoray in beel weynta HABAR XUSEEN/MAXADCASE/SAMARROON, oo lagu naanayso BAHABAR CELI,  ahna reerka ay ka dhasheen hogaamiye siyaasadeed- dhaqmeedadii ugu caansanaa bulsho-weynta beelaha Samaroon. Raggaasi oo ay ka mid ahaayeen Xaaji Diide (Governor of Adel/Djibouti), Jaamac Saylici (President of Djibouti), Faahiye-Gadhacase (very First Sultan of Borama), Xaaji Kuul iyo rag [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.