By Rigaax Awliyo Reer Boon Mujaahid Madaxweyne Cabdiweyne/Ing Saylici/ suldaanka guud Dugsiiye Horta marka hore waan ducaynayaaye AAMIIN dhahada; belaayo hore rigaaxan, belaayo dhexe rigaaxan, belaayo danbe rigaaxan, belaayo hoose rigaaxan, belaayo sare rigaaxan, belaayada cirku rigaaxan, belaayada dhulku rigaaxan, belaayada buuruhu rigaaxan, belaayada baduhu rigaaxan, belaayada dhirtuna rigaaxan, belaayada JUG SOO DHACAY rigaaxan, belaayo [...]
SHIRKA MINIAPOLIS WUU QABSOMAYA LOONA JOOJIN MAYO MANAFAQIINTA NAXLIGU UURKA BUUXSHAY
munafaqu dawaarkuu u rogay duulkan samaroone diinlawe wuu kala jabshaa duul waloolo ah e ina rooble deel qaafka iyo doodu warinayo samaroon dantiis mahin iyo nabad kusii daaqe waa dabin tolkii uu udhigay daalin xoogsadaye By Mujaahid Farxaan
Shirka Minniapolis waa muftaaxa furi doona ‘Container’-ka ay ku dhex siriireen reer Awdal.
By McShariif Talaabooyinka leh horumarka ee ay wadaan qurbajooga USA ee reer Awdal iyo shirka la hadal hayo ee dhawaan ka dhicidoona Minnianpolis waa guul usoo hoyatay reer Awdal inkasta oo ay dadka qaarkii sii hor cararayaan ulbooc ahna ugu tukubayaan sidii ay kolba u kala firdhin lahaayeen bahda dan-wadaagta reer Awdal ee jecel inay dadkooda dhinac ka [...]
Shirka Minnesota cidii danaha Awdal lexejeclo ka qabti ha ka qaybgasho ninwalba siduu wax u arkana ha ka dhexsheego. Laakiin waxba yaynaan iskugu iman waxbana yaynaan qabsan, arin maaha
Khatumada ha seegina Ragyahaw khayrka diidaayi Khalkhalkii abuurmina Tolkuu khaayis galiyaaye Hadaydaan khiyaamada kujirin Nala khilaaweeya By CABDALE AW-FAARAX SIGAD
DAAHFURKA SHIRWEYNAHA GADABUURSI IYO DURUUFAHA KU GADAAMAN: 2
Hordhac: markaan arkay jawaabahii laga bixyey qormadii hore. Markaanu guur galay danaha gadabuursi meeshay ku jiraan. Markaan arkay saxaafada gadabuursi oo u gacan gashay budhcad. Markaan arkay danta gadabuursi oo u gacangashay ma naxayaal Markaan arkay danta guud oo la hor marinayo tan gaarahaaneed. Markaan arkay in ay meesha ku [...]
WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO
By farhan adan warsame Waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahir Rayaale oo codsaday in lagaga hadlin waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan [...]
Rayaale oo ku Hungoobay Gobolnimada Buuhoodle: Miyuu Lughaya Siiyo Gobol?
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin wuxu ku hungoobay hammigiisii ahaa inuu degaanada Bari u badiyo gobolnimo iyo dakhliba, si uu uga kasbado taageero badan. Taasina waxay dhacday kadib markii aynu xalay ka fiirsannay UNIVERSAL TV, Gobolka Buuhoodle oo ka mid ahaa goboladii uu madaxweynuhu dhawaan magacaabay, oo dadweynihiisii intay isku soo baxeen dusha saareen calanka buluuga ah, [...]
Tacsi: Marxuum MX Mataan (AUN)
Anigoo ku hadlaaya magaca ururka Somaliland Democracy Shield waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaalada, ehelka, qaraabada, iyo xigaalka uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo ku geeriyooday magaalada London, maanta oo Isniin ah 29/03/10.lagu aasi doono Magaalda Boorame oo loo qaaday. Waxaan tacsida u diray Soomaliland guud ahaan, si gaar ahna Gobalka Awdal [...]
Minnesota Tol Convocation Will Go Ahead Next Week And It Will Neither Be Fruitless Nor Collapse Just Because Specific Group Of People Is Missing
By Samaron Robleh Hassan PRAISE BELONG TO THE ONE I will start with my pen welcoming this upcoming historic Tol-convocation of the great Samaroons in the city of minnesota within the next few days that will happen to change and save the future of Adal generations in the short and the long term against [...]
Abwaan Maxamad-Gacan iyo Heestii, Hadduu Guurku Calafyahay, Caashaquna Muxuu Noqon
Waa hees ka waramaysa kala duwanaanshaha dookha iyo calafka . su’aashu waa hadii guurku calaf yahay hadaba waa yaabe caashaquna waa sidee kana kawarama ay qof walba sida ay ula muuqato
Heestii Baadi Goob: Abwaan Maxamad-Gacan
Qaybta wiilka Barashadu sarseeriyo hadimada badhkeediyo boqno goynta idilkeed inan yahay badhaadhaha kuma soo baxaysoo baashaalka noloshana bildhaanteedu maahee goormaynu beernaa
SHIRWEYNAHA DAAHFURKA GADABUURSI IYO DURUUFAHA KU GADAAMAN
Qore.A. Barkhadle. I Waxaa wax lagu diirsado noqdaytay war murtiyeed ka soo baxay xarunta aqoonyahanadda gadabuursi ee Minesota, hadal lagu diirsaday, kii furuq hayeyna ka soo bogsoodey, kii calaacali jireyna ku diirsaday, kii dhan xun wax u wadi jireyna ka xumaaday.
Majaajilada Maanta: Walaal Guriga Xaaji UDUB Rayaale Xaaji Somaliland, Halkuu Ku Yaallaa?.!!!!
BAL HAROWO WEYDII? READ MORE..
Mucaaradka Djibouti oo Sheegay Inay Ku Dayanayaan Jabhada FRUD (Dhageyso Wareysi)
Ahmed Reyale Kiev, Ukraine (RBC Radio) Hogaamiyaasha isbahaysiga mucaaradka ee Dalka Djibouti AYAA shaaca ka qaaday à Ay raaci doonaan wadada ay ku socoto jabhada FRUD ee ka dagaalanta waqoyiga Dalka Djibouti halkaasi oo ay ciidamada dowlada Kula dagaalamaan. Hadaba, hadalkaasi iyo kulamo ay xubnaha mucaaradka Djibouti dhowaanahan ay ku yeelanayeen wadanka Belgique Ayaan wareysi [...]
Tacsi: Marxuum Maxamad Xasan Mataan (AUN)
Annagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ke qoran yaihiin waxaan tacsi qiiraysan u diraynaa dhamaan reer xasan mataan geerida ku timid saaxiibkayaga qaaliga ahaa ee MOHAMED HASSAN MATAAN oo dhowaan ku geeriyooday magaalada London. waxaan illaahay uga baryaynaa marxuumka inuu jannadii ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo …aamiin.
Boorama iyo Tallaabo Taariikhiya: Xukummaduse Miyay Ku Taageeri Doontaa, Mise Way Kala Tuuri Doontaa?
Waxa laga wada warqabaa weerarkii qarsoonaa ama qayaxnaa kolba sidii loo dhigo, oo xukumadda somaliland mudada dheer ku hor taagnayd, walina ku curjinayso, dhismihii garoonka loogu magac daray Abwaan Xasan sh Muumin (AUN). Waxa kale oo imika lays weydiinayaa, sobabta kalliftay inay xukummaddu u dirto wufuud culus woqooyiga Ameerika, halkaasi oo wada xaajoodyo ay isugu [...]
Xildhibaanka Kaliya Ee Beesha CIISE Kaga Jira Somaliland, Oo Cambaarayn Kulul korka Kaga Xaadshay Xukummadda UDUB
Xildhibaanka kaliya ee beelaha Ciise ku leeyihiin golaha wakiilada ee Jamhuuriyadda Diimuqraadiidka ah ee Somaliland, Xildhibaan AAREEYE, ayaa si kulul ugu eedeeyay in xukumada wakhtigan jirta ee ka talisa Somaliland ay tahay mid ku dhisan dheel-dheel iyo dhalanteed lagu dhaka faarinayo bulshada Somaliland. Haddii xusbiga iyo xukumada talada dalka haya ee UDUB ay sidaas ku [...]
Qaybta 4aad: SNM Jidkeebay Usoo Martay Dumistii Qaranka Soomaaliyeed
Qore.. A.Barkhadle.I. Waan idiin salaamay akhyaarta akhristayaasha webkan mutaxan ee wiilka waayo aragi leeyahayaw, ku soo dhawaada qaybtii 4aad ee ku saabsanayd soo ifbaxa xornimo doonka qaaradda Africa ee soomalina ka midka ahayd qarnigii 20aad.
Tacsi: Marxuum M X Mataan
Anigoo ku hadlaya magaca reer Cumar bille oo kala ah Abdirahman, Cabdirashiid , Canab, Cabdiwahab, Faysal, Cabdirisaaq ,Foosiya iyo reerahooga iyo magaca dhamaan reer Bille Dharaar meel kastoy joogaanba waxaaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay walaalkayo Maxamed xasan mataan oo shalay ku geeriyooday magaalada London.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN: Marxuum Maxamad Xasan Mataan- AUN -
Bahda HiilDan iyo AllBoon, waxay dhammantood tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaan ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii iyo dhammaanba ummaddii uu ka baxay Marxuum MAXAMAD XASAN MATAAN, oo maanta ku geeriyooday magaalada London, ee dalkan Ingiriiska. Ilaaha Raxmaanka iyo Raxaiimka ah, waxan ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamad ka waraabiyo NAXARIISTII JANNO, dhammaanteena uu inaga siiyo SAMIR iyo [...]
JADWALKA: WADA XAAJOODKA WAXGARADKA GADABUURSI, ee WOQOOYI AMEERIKA
Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine, Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede, Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu mitamiyaaye, macaluul wax kaagama taraan, maal laguu guraye, midigtaadu waxay xoogsataa, maydha kaa jara e’ , Abdillahi Suldaan Maxamed ( Timacadde), 1971 SII AKHRI: READ MORE (pdf)…
Doqoniimada An Xuduuda Lahayn, Dawo Ma Loo Heli Doonaa?
Dadka qaarkood ee ka tirsan beelaha Samarroon, ee doqoniimo daraadeed la waalanaya mar kasta oo ay maqlaan inay shirayaan dad ka mid ah bulshoweynta Samarroon, maxaa lagu dabiibaa?. Waxoodu waa doqoniimo an xuduud lahayn, oo mar walba daba taagnaata uun reer tolkood, oo labadii meel ku shirayaba shar dhex dhigta. Shirka Woqooyi Ameerika, waxa [...]
Hambalyo Aroos: Axmad Xaashi Aadan iyo Kaltuun Siciid Aw-Gamboole
Dhammaan dadkan hoos magacdoodu ku qoran yihiin, adkaas oo wada jooga wadanka Canada gaar ahan gobolka Alberta magaalo madaxdiisa Edmonton waxay tahniyad iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawda u marinayaan Axmad Xaashi Aadan iyo Kaltuun Siciid Aw ganboole oo 12 kii bishan March aqalgaloodu ka dhacay magaalada boorama waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad [...]
















Falanqayn: Comments