Sida qaalibka ah, Boqorka ama Ugaas dhaqmeedka guud ee bulsho-weynta beelaha Samarroon wuxu ka yimaadaa beelaha Makaahiil Makadoor Samarron, gaar ahaan kuwa degaankoodu yahay Itoobiya. Balse suldaan dhaqmeedka guud ee isla bulsho-weynta Samarroon wuxu ka yimaadaa curadka Makadoor Samarroon, oo ah Bahabar Abokor -Maxamad Case -Makadoor-samarroon, oo degaankiisu yahay Soomaaliya.
LA MOOD , NOQONSE WEYDAY..
Tuug ayaa ii galay jidkii, aniga oo socda ayuu yiri joogso, waan joogsaday, suu yiri ookiyaalaha siib, aan siibay, uu yiri, shaatiga siib aan siibay, uu yiri, saacada siib, aan siibay, uu yiri garanka siib, aan siibay,uu yiri hoos guntiga siib, aan siibay, uu yiri kabaha sib, aan siibay,ee uu igu hadhay kaliya kastoomihii ama [...]
Baaq: Qaylo-Dhaan Abaar
By Cali Maxamuud Qayaad HALOO GURMADO DEEGANKA AAFADU KA DHACDAY EE KOONFURTA IYO BUURALAYDA DEGMADA SAYLAC.
KULMIYE iyo UDUB Maxaa Kulmiya, Maxayse Heshiis Ku Yihiin?
‘Wadaadoow Alif wax maleh iyo waxbuu leeyahay, adaa lagaa wada hayaaye, anagu abiidaba maanu dafirn soomaalinimo, Ilaahaybaa nagu og, Ingiriisbaa nagu og, Faransiisbaa nagu og, Talyaanibaa nagu og, Amxaaraa nagu og, Isticmaar oo idilbaa nagu og, Adduunyadaa nagu og. Alla Yaa Raboow, Reer Saylacbaan nahay, Alla Yaa Raboow, Reer Axmad-Guraybaanu nahay, Alla Yaa Raboow, [...]
Tacsi: Marxuum Sh Ibraahim Xaaji Xasan Macalowle(AUN)
Inaa Lilaah Wa Inaa Ilehi Raajucuun. Anigoo ah Cabdale Aw Farah Sigad kuna hadlaya magacayga kan xaaskayga iyo guud ahaan magaca reer Aw faarax sigad oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala jooga waxan tacsi tiiraanyo leh u diryaa dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Macalowle oo dhawaan ku geeriyooday magaalada [...]
















Falanqayn: Comments