Archive | February 24, 2010

ILAAHAY TALO U DAA.

By Maxamad Siciid – FINLAND marka hore waad salaamantihiin dhamaan bahda hiildan iyo akhyaarta kale ku xidhanba. Waxaan rabaa in aan gabay yar oo tilmaaamaya sida aysan waxba u ogayn dadkani aan ku muujinayo oo uu ilahay uuni taladooda hayo laakin aanay ayagu waxba ka warhayn.   waxaa layidhaahdaa tixdan ilaha ytalo udaa.  Waatan tixdii wuxuu yidhi: [...]

Read More

Samaroon wuxu ka liicayaa, dhanka Maxad Case !!!

By Rigaax Awliyo Reer Boon Anigu waxan rumaysanahay in Gadabuursi reen badan yahay, Isaaqna riyo (hawaawi) badan yahay, Ciisana ruqaansi badan yahay. Samaroon baanse imika ka hadlayaa oo  an qalinka  iyo haraga u qaatay anigoo  an jeclayn in reenkayga  la maqlo, laakiin mar-mar iska yar reema, kuna reema reer tolkay. 

Read More

TACSI: Marxuum Farxaan Maxamad Aadan (AUN)

Anigoo ah suldaan Muumin suldaan Caateeye suldaan Faahiye kuna hadlaya magacayga, magaca qoyskayga   magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, magaca suldaanka guud ee beesha Maxad case suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Maxamed Aadan Ducaale  (Candha-Goo) oo ku nool agaalada Ottawa ee dalka CANADA 

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.