Asalaamu Calaykum Waraxmatu Laahi Wabarakaatu, Dhammaan maal qabeenada , baayac mushtarka , aqoon yahanada , wax garadka , iyo dhammaan shacab weynaha ka soo jeeda Gobolka Gabiley, dibadda iyo gudahaba.
Archive | February 17, 2010
Dear Dr Tani please cure us all
Cabdalle Faarax Sigad I would like to invite Dr Tani to read an article written by someone who seems to be close to the people who are organizing the Minnesota conference, for the hope that the doctor will review his findings.
BAAQ AAN KAGA SOO HORJEEDNO BEDILAADA TABABARAHA KUBADA CAGTA EE GABOLKA AWDAL MUDANE: SAMAROON C/LAAHI CILMI.
Anaga oo ah dhalin yarta ka soo jeeda gobolka awdal. waxaan xagan ka salaamaynaa dhamaan dadka xiiseeya ama tagera horumarka sportiga awdal iyo masuuliyiinta gobolka awdal. Waxaan lee nahay hadanu nahay dhalin yartii awdal. hada maha wakhtigii hoos loo dhigi laha sumcada sporiga awdal ee waa wakhtigii kor looqaadi laha horumarka sportiga awdal.
















Falanqayn: Comments