Ogeysiis Ku Saabsan Website-ka Cusub Ee Camuudnews.com
Waxaan dhamaan dadwaynaha sharafta mudan ee reer Somaliland ku wargalineynaa in uu warbaahinta S/Land ku soo biirey website cusub oo lagu magacaabo Camuudnews.com
Shabakadan cusub ee Camuud News Network waxaad kala socon doontaa warar sugan oo xaqiiq ah, waxayna inta badan diirada saari doontaa oo ay xog ogaal u noqon doontaa arrimaha la xidhiidha Waxbarashada, Ciyaaraha, Suugaanta I.w.m
Maamulka iyo dhamaan hawl wadeenada shabakadan cusub ee Camuudnews.com waxey diyaar u yihiin in ay idin raali galiyaan, Fadlan wixii intaas dheer kala xidhiidh ciwaanka shabakada oo ah Camuudnews@gmail.com
Allaa Mahad Leh
Camuudnews Centre.
Categories: Ogaysiis
Ogeysiis: Gobnimada Gadabuursi Iyo Gegida Heathrow Iyo Soo Dhawaynta Madaxweyne Saylici..
Ogaysiis Jaaliyada Gobolada Awdal Salal Gabiley ee ku dhaqan dalka Sweden.
Ogaysiis: Reer Boonoow Iskaa Wax U Qabso Wararka Noogu Soo Dira
Ogeysiis Ogeysiis: Appeal Project
Ogeysiis: Golaha Hoggaanka Tolka (TOL Leadership Council (TLC)) wuxu qabandoonaa Shirka Wadatashiga Tolka Gadabursi:
O G A Y S I I S * H I I L Q A R A N