‘Maxaa Xusbi Kaa Galay?, Maxaa Gooni Kuu Xidhay?, Gunnimmadda Ku daba dhigay?, Garo tolkaayoo, Gargaar ka dhigo, Garaad ka dhigo’
Archive | February 15, 2010
Maansadii Sooyaal
By Maxamad-Gacan (AsadZare) Sooyaal Waa gabay ka hadlaya marxada somalida xaalad ay ku sugan tahay maanta taabanayana heerka somalida aay maanta marayso , Adiga marka qof somalia aad tahay sideed isku aragtaa sidee aduunyahad kale kuu aragtaa , Aniga oo tareen saaran ayaa waxa isoo agfadhiistay oday wayn waxa uu i waydiiey adeer africa [...]
Ogeysiis: Shabakad Cusub
Ogeysiis Ku Saabsan Website-ka Cusub Ee Camuudnews.com Waxaan dhamaan dadwaynaha sharafta mudan ee reer Somaliland ku wargalineynaa in uu warbaahinta S/Land ku soo biirey website cusub oo lagu magacaabo Camuudnews.com
















Falanqayn: Comments