HiilDan.Com

Codka DanWadaagta Awdal Iyo DanYarta Soomaaliyeed – "Gunnimmo Dhereg Leh,Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone, Hallaysla Garto, Inaan Guddoonsannaa, Gar Innoo Ahe".

Archive for February 9th, 2010

Dhulka Anigaa Leh, Doorashada Gadabuursi Gefbay Ku Tahay SNM

Posted by hiildan on February 9, 2010

Qore. A. Barkhadle.I. (Waraabe-cadde).

 Dhulka  soow anigu ma lihi?. Kii dhoof kuyimbay geeridu dhibeysaa, waqtigii dhamaayoo…

 Waa heestii lagu soo dhaweeyey siilanyo, cajeeb waa himilada iidoor waa halakay ku curatay snm.waa halkii la rabay ilaa 1982dii bilawgii burbur ummadda soomaaliyeed, waa ujeedda xaqiiqda ah ee iidoor, ama doon ama diid kii rabaw….  Maxaad  ka muuqda  halkaa, maxaa idiin ifaya  , maxaad dhadhansateen, maxaad fileysaan, maxaa idiin yaal, Allaa.. haddii la warhelay xaajadaan waayo hore sheegay..

Read the rest of this entry »

Posted in Warka (News) | 4 Comments »