HiilDan.Com

Codka DanWadaagta Awdal Iyo DanYarta Soomaaliyeed – "Gunnimmo Dhereg Leh,Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone, Hallaysla Garto, Inaan Guddoonsannaa, Gar Innoo Ahe".

Ujeedada Shirka Aqoonyahanka Samarroon: Jawaab M. Xasan Mataan

Posted by hiildan on February 7, 2010

By: Hussein A Egeh

Arrinta labaad ee madaxnimada Somaliland been buu ka sheegay Moahamd. Mohamed muu garan waxay dawladi tahay. Dawlad waxa la yidhaa Barlamaanka dalka, “ Legislative Body”. Halkaa ayaa laga fuliyaa sida dalka loo hoggaaminayo. Halkaa Samaroon 12 qof oo keliya ayuu leeyahay oo ah boqolkiiba toban ama sagaal. Hadday intuba ka baxaan golaha waxay diideen wuu fulayaa. Maxay markaa madax ka yihiin?. Malaha waxad eeganaysaa ina Rayaale oo joogitankiisu yahay nin lagu xalaashaday xaqdarrada beeshaada lagu hayo. Waad ogtahay inuu yahay nin la haysto oo dhinacna ka ah dhuuni raac sidaada oo kale Mohamedow. Danahayagii, magacayagii iyo dhulkayagiiba wuu gatay. Idinka oo kale horeba way u jirayeen taariikh xun baana ka hadhay. Idinkuna buugaas baad ku qoranteen.

 Sii Akhri:  Read  More

Leave a Reply

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>