Ilaahay Ka Sokow: Dhulka Iyagaa Iska Leh, Iyagoo Isaaq Ah.!
Posted by hiildan on February 7, 2010
Samarroon Baarlamaanka Somaliland kama aha boqolkiiba sagaal (09%), golayaasha kale ee qaranka, ciidamada iyo shaqaalaha dawladdana, waa sidaa iyo si la mid ah ama kaba sii daran. Madaxweynuhuna waa shaqaale loo doortay inuu ka shaqeeyo danta Isaaq oo kaliya. Sidaa daraadeed waxba kuma tihid ‘Somaliland-Isaaqland’, waxadse ka tahay shaqaale tiro yar oo xadidan oo iyaga danahooda u adeega. Ilaahay ka sokowna Somaliland oo ku kooban Hargeysa iyo degmooyinka kale ee Isaaq, waxa iska leh Isaaq, Inta kalana waa u markhaati.
Haddii ay KULMIYE ku heeseen ‘dhulka saw anigu ma lihi?’ dee waa runtood, waxayna ka tarjumayaan dhammaanba asxaabaha kale ee dalka iyo qoowmiyadda reer Sh. Isaxaaq, oo qabiilnimo ku qotomiyay Qaranimo. Inakastooy tahay hees la sameeyay wakhtigii dagaalkii 1977 ee Soomaalida iyo Xabashida, oo looga dan lahaa inaanu Isticmaarku dhulka Soomaaliyeed lahayn, ee Soomaali leedahay. Hadana waxa ku xigtay in dagaalkaas kadib, heestaas loo adeegsado xafiiltanka sokeeye ee Soomaalida dhexdeeda. Horeybay Isaaq ugu heeseen Siyaad Barre oo soo booqanayay Hargeysa, ‘Dhulka Soow Anigu Ma Lihi’, dhulkana way ka qaateen. Imikana waxay uga jeedaan Daahir Rayaale, oo ay ku leeyihiin dhulka anagaa leh oo kuu dhiibanay, ee markaan ku weydiisano aayar iska soo dhiib.
Xaqiiqda ma guuraanka ahi waxay tahay, dhulkan Somaliland loogu magac daray, inuu yahay ’Isaaq-land’, haddii an dhegaha iyo indhahaba layska qaadayn. Qabiilooyinka kale ee woqooyiguna mid waliba dhul baaxad ballaadhan ayuu leeyahay kuna fadhiyaa. Su’aashuna waxay tahay, haddii adigu ad tahay Samarroon, miyaad samaysatid WESTSOMALILAND, ama NORTHWEST SOMALILAND amabase AWDALLAND?. Haybad Waxad ku leedahay, dhulkaaga Hooyo.



















Mohamed Abdi said
You are absulately right Somalilnad is Isaaq land. Samaron do not have a voice to approve or deny any thing in the country. according to Somaliland constituation Gudabiirsi is a minority tribe. Habar Y. Habar A. Habar J and Jibriil Abokor are the majority in the country.
that’s is the truth. MR. slow down or Jibriil Abokor will take care of you. they know how!!!
BARKHADLE(WARAABE-CADDE) said
iidoor wagaasheye iyo kufriga wacad allaa u yaalle, ummaddu soomalaaiyeed waa labo.
1. ibka dhal
2. awaare ka dhalay.
1. ibka dhal waa inta la garanayo dadkii dhalay qawmiyadaha kala duwan ee soomaaliyeed, sida ciisaha , gadabuursiga, daroodka, hawiyaha,maymayga, sheekhalta, gabooyaha, madigaanka, madhibaanka, kuna abtirsada sal waxay ahaa jireen, iskuna kalsoon, islaanimada, soomallinada,mumininada waafaqsan, had iyo jeerna ummadda xumaha ka dharwta, samahana isku waanisa, kala dambeyn le, ismaqlle wax ay kala jiitaan waa jirtaa,
2. awaare ka dhalku waa kuwo aan lahay meel ay ka yimaadeen , kuwaasi had iyo jeer waxay raadshaan sidii ummadda walaalaha ah ay fidnad u dhex dhigi lahaayeen, waxay raadshaan isir ay sheegtaan,waxay qoraan abtirsiin aan jir dhul iyo cirtoona , kolba geed bay la fuulaan, sida 960kii isaaq waxay ku farxaan dhibta ummadda muslimka haysata. waxay raadshaan
barkhadle. (Waraabe-cadde) said
isir waxay u leeyahiin, iidoor dhul ma le , dhulkan uu degan yahay waxaa le samaroon, ciise iyo darood intuba waxay ku aasan yahiin maydh iyo xiis, iyagu waa awaare ka dhalka aan sheegay oo kolba meeshii ay is yiraahdaan wax baad ku heli bay sheegtaan, sida bani israaiil oo haddda cusub, kuwii hore oo duugoobay sida binu axmed binu haashim carabay wax kaga dooni jireen, deed waxa u kaceen 1988kii xasan iyoi hussein oo iraan bay afka saareen si ay wax uga helaanmarka wiilkan yar ee sare ee le dhul baanu leenahay taariikhdii ha la socdo uun baan u jeedaa waxdhib ah uma jeedo, shalay baan soo qorey yaa inbu faahiye nuur haad war cad laakiin wuu qaban waayey netkaagu hadda se uma hayo time…..
aan ugu jawaabo kan la baxay maxammed ee magaca ka sineysanaya…
nabad gelyo
Isaaq boys said
Waxaan layaaba ragan waawayn ee samaroon een wallala nahay waxay donan iska sooqooraya. warsowtii alga heeshiya ,een waxad noogaysateen anu idinak samaxanay hadhcad ,waliba madaxa idiinka dhiganay waa maxay waxanooo callool xuma ahi.
Hadan case idiinku qaadno waxa fliyaa ina waxa badan ka qooma moon lahydeen wallal waxa hore hana xasuusnine ilahba iskeen bade dhulku waa inga dhaxeyaa waana inagagu wada filanyahee aanwada ilashano,ingabadane oo sidan horumra uu gadhilayn an kawada shaqayno walallayal oo awdal iyo hargiesa sanaag wa isku mide ,iska dhaafa xanuunka aniga damqanay marka cabataan oo naba hore xasuusanaye ,hadan idiin samaxee ax ax maxa wil iga dhintay ALLAH HA UNAXARISTO . walalayal marka aniga oo la idhibay baa ku jecele maxad idii oo waliab kule hadan itali ,shaqaladawladaiyo cidamadana isha allaha iyana waxa rajaynaya in aad kusoo birii doontan idinkaba is qorin sida la isheege wilashina askarta soo qoora ,shaqal doqladaiyo hay ada calimigana idiinkaba hasta walal hada melaugu wacan waan idiinku han balyaya nayna , igaday xumaanta aan bari hore dhafe jamhuryada curdinka ha igaga ciyariina ee an hora marino, waxan ladhalaya inta samaroon somalialand ka soohorjeda samxa ba tihiin wadana ka amina inta somalialadn jeclee samarana waxan leyay an maalo hasheena mandeeq walal isku midbaynu nahaye
MR isaaq Garxajis