By Xasan Cabdi Aadan
waa murtida waraysi uu ila yeeshay bishii noofembar ee inna dhaaftay
(novembre 2007) mudane Maxamed Xuseen oo ay warfidiyaha shabakadda iyo
radiyooga KULANKA (www.kulanka.com, oo laga maamulo magala-madaxda
dalkan Canada).
Warraysigani wuxuu la xidhiidhsan yahay socdaalkii dheeraa ee uu noguu
yimid Ottawa, nov. 2009, Mudane DAAHIR AXMED FAARAX (oo ku magac dheer
DAF (u akhri “daaf”)) madaxweynaha xusbiga MRD (Mouvement pour le
Renouveau Démocratique).
Waraysigii, halkan ka daawo:
http://www.youtube.com/kulanbadeed
Waraysigaa iyo kuwo kele ka daawo, ka degeyso, ama, ka akhriso:
1. http://www.youtube.com/kulanbadeed
2. http://www.djiboutii.net
3. http://www.kulanka.com/ (soomali, faransiis)
4. http://www.lavoixdedjibouti.com/ (soomali, faransiis, carabi)
Xasan C. Aadan.
hassan.aden@ncf.ca
















Falanqayn: Comments