Nimco Muxumad Ibraahim oo Loo Doortay Madaxa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada ee TNN

Maamulka shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN , waxay ku war gelinayaan dhamaan asxaabta sharafta  iyo qadarinta naga mudan  iyo dhammaan shacbiga Somalilandba,in aanu u magacawnay Qoraa yadda  weyn ee Nimco Muxumed Ibrahim , inay  noqoto Madaxa  Barn aamijyada Arrimaha Bulshada ee Timacade News Network TNN.
Nimco,waxa ay muddo dheer ku soo jirtay,kana hawl gashay saxaafada Somaliland qaybaheeda k ala duwan, waxaanay qayb laxaad leh ka soo qaatay, isku dubbaridka, soo diyaarinta, soo ururin ta  iyo isku soo habaynta Barnaamijyada  sida weyn u saameeya bulshada Somaliland,sida caafim aadka, aafada AIDS ka , tahriibta dhalinyarada iyo kuwa kale oo ay daraasad dheer ay ku  samey sey , una gudbisay saxaafadda Somaliland.

addanu nahay dhammaan hawl wadeenada shabakadda Timacade News Network TNN, waxaanu u rajaynaynaa  Nimco ,  in ilaahay  hawshaa loo xil saaray u fududeyo  , kana midho dhaliso.

 
Hambalyo Hambalyo Hambalyo  Nimco Muxumed Ibrahim

Maamulka Timacade News Network TNN

One Comment on “Nimco Muxumad Ibraahim oo Loo Doortay Madaxa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada ee TNN”

  1. djama
    April 25, 2011 at 2:58 pm #

    hambalyo nimco xilka laguu doortay waayo waa gabadh u qalantaa xilkaas
    oo khibrad iyo waayo aragtinimo u leh

    hambalyo !!!!!!!!

Leave a Comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

Gravatar
WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.