HiilDan.Com

Codka DanWadaagta Awdal Iyo DanYarta Soomaaliyeed – "Gunnimmo Dhereg Leh,Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone, Hallaysla Garto, Inaan Guddoonsannaa, Gar Innoo Ahe".

Archive for February 3rd, 2010

Haddii Talada Meeshaan Ku Wado, Cidi….

Posted by hiildan on February 3, 2010

 Qore. A.Barkhadle.i.(waraabe-cadde)
 
Aqoonyahanada ku shiri doona waqooyiga america  ee reer awdal iyo salal waxaan leehay xaal qaata, waa xumaheenii, waa xaasidiinteenii, waa xaajadii talada reer boorame een fulunfuulka dhaafeyn,  waxaan leenahay haddii aanu  nahay qurba joogta  bahda reer awdal iyo salal ee ku dhaqan gacanka carabta hiil iyo hooba waanu idinla barbarjoognaa.

Posted in Warka (News) | 2 Comments »

HiilDan iyo Heesta Todobaadka: Qayayaabay Aniguye…QAAHIRA…!

Posted by hiildan on February 3, 2010

Anna Kaa Qatooboo, Qaydhin iyo Bisaylbaan, Wada Qaadan Waayaye: 

Yaa Salaam , Waaa CabdiSalaam Nuur Allaale Iyo Xabiiba-

 

Posted in Suugaan(Somali Literature) | 1 Comment »