Archive | February, 2010

Aqoon Raadiska Somaliland, Wali Ma Loo Kitaab Furay: (Very Interesting Article)

In cabaar ah marki uu dhagaystay, ayaa waxa uu ka faa’iidaystay “hadii bulsho ama qoys meel wada dagani ay is callool xaadhaan, oo waxa uurkooda ku qarsoon ay isku sheegaan, in uu Ilaahay waxa dhib haysata ka qaadayo.” Qawlkaa sheekha ka soo yeedhay, ayaa Aw cabdule qalbigiisa gilgilay, waxuuna aaminay in hadalkaasi dhab yahay. Halkii [...]

Read More

Ciise Oodda Soo Jabi; Al-xudhuuna Soo Dhaaf..!!!!

“Xaqiiqatan waa wax aan la yeeli karin, anigaanba yeelayn inay yimaaddaan oo qofna ma yeelayo shaqadaada ha qabto, laymana soo sheegin. Sababtoo ah, Madaxweynahaa ila soo hadlay, aniga ayaanu ii xil saaray hawsha amniga ilaa ay dhammaanayso hawsha Caleemo-saarku. Waxaanan u xilsaaranahay Lawya-caddo ilaa Saylac oo ah inta la soo marayo.”

Read More

Beesha Ciise oo ka Biyo Diidday Hadalkii Suldaanka Guud, ee Beelaha Samarroon: Suldaan Samatar

Sida qaalibka ah,  Boqorka ama Ugaas dhaqmeedka guud ee bulsho-weynta beelaha Samarroon wuxu ka yimaadaa beelaha Makaahiil Makadoor Samarron,   gaar ahaan kuwa degaankoodu yahay Itoobiya.  Balse suldaan dhaqmeedka  guud ee isla bulsho-weynta Samarroon wuxu ka yimaadaa curadka Makadoor Samarroon, oo ah Bahabar Abokor -Maxamad Case -Makadoor-samarroon, oo degaankiisu yahay Soomaaliya. 

Read More

LA MOOD , NOQONSE WEYDAY..

Tuug ayaa ii galay jidkii, aniga oo socda ayuu yiri joogso, waan joogsaday, suu yiri ookiyaalaha siib, aan siibay, uu yiri, shaatiga siib aan siibay, uu yiri, saacada siib, aan siibay, uu yiri garanka siib, aan siibay,uu yiri  hoos guntiga siib, aan siibay, uu yiri kabaha sib, aan siibay,ee uu igu hadhay kaliya kastoomihii ama [...]

Read More

Baaq: Qaylo-Dhaan Abaar

                                             By Cali Maxamuud Qayaad HALOO GURMADO  DEEGANKA  AAFADU KA DHACDAY  EE KOONFURTA IYO BUURALAYDA DEGMADA SAYLAC.                                                                     

Read More

KULMIYE iyo UDUB Maxaa Kulmiya, Maxayse Heshiis Ku Yihiin?

‘Wadaadoow Alif wax maleh iyo waxbuu leeyahay, adaa lagaa wada hayaaye,  anagu abiidaba maanu dafirn soomaalinimo, Ilaahaybaa nagu og, Ingiriisbaa nagu og, Faransiisbaa nagu og, Talyaanibaa nagu og, Amxaaraa nagu og,  Isticmaar oo idilbaa nagu og, Adduunyadaa nagu og.    Alla Yaa Raboow, Reer Saylacbaan nahay, Alla Yaa Raboow, Reer Axmad-Guraybaanu nahay, Alla Yaa Raboow, [...]

Read More

Tacsi: Marxuum Sh Ibraahim Xaaji Xasan Macalowle(AUN)

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilehi Raajucuun.  Anigoo ah Cabdale  Aw Farah Sigad  kuna hadlaya magacayga kan xaaskayga iyo  guud ahaan magaca reer Aw faarax sigad oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala jooga waxan tacsi tiiraanyo leh u diryaa dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Macalowle oo dhawaan ku geeriyooday magaalada [...]

Read More

Qaabka aas-aasiga ah ee ciyaartoyga loo xulo

By Mahdi-Ghandi

Read More

ILAAHAY TALO U DAA.

By Maxamad Siciid – FINLAND marka hore waad salaamantihiin dhamaan bahda hiildan iyo akhyaarta kale ku xidhanba. Waxaan rabaa in aan gabay yar oo tilmaaamaya sida aysan waxba u ogayn dadkani aan ku muujinayo oo uu ilahay uuni taladooda hayo laakin aanay ayagu waxba ka warhayn.   waxaa layidhaahdaa tixdan ilaha ytalo udaa.  Waatan tixdii wuxuu yidhi: [...]

Read More

Samaroon wuxu ka liicayaa, dhanka Maxad Case !!!

By Rigaax Awliyo Reer Boon Anigu waxan rumaysanahay in Gadabuursi reen badan yahay, Isaaqna riyo (hawaawi) badan yahay, Ciisana ruqaansi badan yahay. Samaroon baanse imika ka hadlayaa oo  an qalinka  iyo haraga u qaatay anigoo  an jeclayn in reenkayga  la maqlo, laakiin mar-mar iska yar reema, kuna reema reer tolkay. 

Read More

TACSI: Marxuum Farxaan Maxamad Aadan (AUN)

Anigoo ah suldaan Muumin suldaan Caateeye suldaan Faahiye kuna hadlaya magacayga, magaca qoyskayga   magaca reer Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, magaca suldaanka guud ee beesha Maxad case suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ,waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Maxamed Aadan Ducaale  (Candha-Goo) oo ku nool agaalada Ottawa ee dalka CANADA 

Read More

Ciisuhu Ma Leeyahay Suldaan?

 McShariif Hordhac.  Ugaas,Boqor,Sudaan,Garaad waxay ahaan jireen hogaamiye dhaqameedyadii xakumi jirey bulshada iyo qabaailka Somaliyeed intii aanay soo gaadhin geska Africa ama dhulka Somalidu degto dawladii Cusmaaniyiinta ee Turkiga taasi oo dardar cusub iyo horumar balaadhan oo la taabankaro u horseeday Ugaasyadii ay ugu yimaadeen dhulka Somalidu degto oo ay ka mid ahayd Zeiylac.

Read More

UDUB iyo Ugaaska Ciise

HABAR YOONIS UNDER THE MICROSCOPE..! Qayb kale oo ka mid ah lacagtaasina waxa lasoo werinayaa in lagu muujin doonno dhoolatus Milatari oo ballaadhan. Dhoola tuskaasi oo ay beelaha dhexe gaar ahaan jilibka GADH XAJIS/H/YOONIS ay ku muujin doonaan inaan Ugaaska ciise shimbiri dul mari karin, isla markaana ay iyagu Awdal  ku haystaan awood.

Read More

DanYaroow Ma Hadashaa?

DanYaroow ma hadashaa? Daranyada ma diiddaa? Dalagana ma qodataa? Beeraha ma u dareertaa? Badaha dihin ma dhurataa? Dahabiyo ma gurataa macdan?

Read More

Bal inay Kas Beeleen, Komishanbay Isku haystaan

Ani uunbaa kardhaniye Malaha waa kala guure Bal inay kas beeleen Komishanbay isku haystaan.

Read More

Malaha Waan tafaafulannahay, Talaba Waa Yaabe.!

Tan iyo intii Daahir-Abaar Taajka la noo saaray Awdal taahiyo kama bixin Tiihiyo dhalandhoole

Read More

Wasaarada Maaliyada Somaliland oo ka bilowday cashuuro Qayru sharci ah xeebaha gobolada Awdal iyo Salal,

Cumar-xadaari (Freelance Journalist – Hargeysa) Hargeysa(HiilDan); Waxaa waayadan soo baxaayay warar sheegaya  Wasaarada Maaliyada Somaliland oo ka bilowday dhaq dhaqaad lacag  ururin ah  oo khayro sharci ah xeebaha gobolada Awdal iyo Salal. Kaasi oo dadka degaanka iyo gaadiid layda bagaashka uqaada xeebaha iyo kuwa dhiida ee u gudba xaga jabuuti ayaa waxay ka mujinayaan cabashooyin [...]

Read More

Abaaraha Awdal: Waa Ayaantii ARDAA iyo Maal-qabeenada Awdal.

Saylac Media  iyo dhammaan saxaafadda Awdal inta u sara kacday inay ogaadaan  aafooyinka iyo abaaraha ka jira Awdal, aad iyo aadbaan u salaamaynaa uguna mahad celinaynaa. Aalaaba ma maqalno maal-qabeenada Awdal oo hormuud ka noqda ama hogaankaba u qabanaya, qaadhaan ururinta abaaraha Awdal, waxase la sheegaa iyagoo isu mashquulinya sidii ay maal ugu bixin lahaayeen [...]

Read More

Ogeysiis: Qaadhaan Ururin Eheladii Timacadde

Asalaamu Calaykum Waraxmatu Laahi Wabarakaatu, Dhammaan  maal qabeenada , baayac mushtarka , aqoon yahanada , wax garadka , iyo dhammaan  shacab weynaha   ka soo jeeda  Gobolka Gabiley, dibadda iyo  gudahaba.

Read More

Dear Dr Tani please cure us all

Cabdalle Faarax Sigad I would like to invite Dr Tani to read an article written by someone who seems to be close to the people who are organizing the Minnesota conference, for the hope that the doctor will review his findings. 

Read More

BAAQ AAN KAGA SOO HORJEEDNO BEDILAADA TABABARAHA KUBADA CAGTA EE GABOLKA AWDAL MUDANE: SAMAROON C/LAAHI CILMI.

 Anaga oo ah dhalin yarta ka soo jeeda gobolka awdal. waxaan xagan ka salaamaynaa dhamaan dadka xiiseeya ama tagera horumarka sportiga awdal iyo masuuliyiinta gobolka awdal. Waxaan lee nahay hadanu nahay dhalin yartii awdal. hada maha wakhtigii hoos loo dhigi laha sumcada sporiga awdal ee waa wakhtigii kor looqaadi laha  horumarka sportiga awdal.   

Read More

Bililiqaysigii Jaziiradaha Awdal, Waxa Xigey Bililiqaysiga Qalabkii Ka Hadhay Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Waa Dhammaadkii Somaliland – THE END OF SOMALILAND – Arintani waxay meel ka dhac iyo sharaf daro u tahay kuwa Muxaafid iyo mucaarad ahba iyo Xukumada ee loo yaqaano (GAWSAHA) ,maantana been bay noqotay Wadaniyadii lagu sheegayay Somaliland waxaa kale oo la isla dhexmaarayaa in xukuumadu u ogolaatay Ethiopia in saldhigyo ama fadhiisimo ciidan ka [...]

Read More

Ma Runbaa Inuu Rayaale Ka Raaridayo Salaadiinta Samaroon, Soo Dhaweynta Ugaaska Ciise?

Madaxweynuhu ma wuxu ka rabaa Salaadiinta Awdal, inay iyagu  ogolaadaan ama diidaan  Soo dhaweynta Ugaaska Ciise, oo amarka iyagu yeeshaan? Mise, Madaxweynuhu isaga ayaa ka raba ama ku amraya Salaadiinta Awdal inay soo dhaweyaan cumaamad saarka Ugaaska Ciise, oo dawladda ayaa awoodda iska leh? 

Read More

Samarroon Uma Baahna, Saddexda Xusbi iyo Xansharaadkooda Toona.!

‘Maxaa Xusbi Kaa Galay?, Maxaa Gooni Kuu Xidhay?, Gunnimmadda Ku daba  dhigay?,  Garo tolkaayoo, Gargaar ka dhigo, Garaad ka dhigo’

Read More

Maansadii Sooyaal

By Maxamad-Gacan (AsadZare)   Sooyaal Waa gabay ka hadlaya marxada somalida xaalad ay ku sugan tahay maanta taabanayana heerka somalida aay maanta marayso ,  Adiga marka qof somalia aad tahay sideed isku aragtaa sidee aduunyahad kale kuu aragtaa , Aniga oo  tareen saaran ayaa waxa isoo agfadhiistay oday wayn waxa uu i waydiiey adeer africa [...]

Read More
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.