Rayaale Iyo Taageero Ka Raadinta Reer Gabiley
By Abdillahi maxmed cismaan (XAQ U DIRIR) Waxa is waydiin leh xukuumada somaaliland ee daahir madaxaka yahay taageero intee leeg ayay ka raadinaysaa reer gabilay ?
Madaxda Jabuuti, Maxay Uga Soo Degi Waayeen Madaarka Hargeysa?
Madaxda Jabuuti haddii ay aqoonsanyihiin qaddiyadda iyo qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, waxay ka soo degi lahaayeen garoonka diyaaradaha ee caasimada dalka oo ah Hargeysa, halkaasi oo loogu qaabili lahaa si heer qaran ah. Balse, dawlada Jabuuti mar hore iyo mar danbaba ma aqoonsana dal la yidhaahdo Somaliland oo ka go’a Somaliweyn. Sidaa daraadeed ayaa la [...]
DHULKII QARNIGA 21 LA HELAY, EE AAN DADLAHAYN
By Farxaan wasiirada ku abtirsaada buni axmed kii lasameeyay 1988 waxay shalay saxiixeen dhul xeebeedka gobolka salal ee aan dadka lahayn kasi oo mulkiyadiisa aay ku wareejiyeen dawlada jaarka ee djibouti dhulkan oo lahayn dadkii dagaan ahaan kasoojeeday amase tariikh ahaan ku abtirsan jiray boqortoyadii katalin jirtay dhulkaas ee awdal inbayer amase isir ahaan [...]
Meeyarka Boorama, oo Madaxtooyadu ku Dhacday Hargeysa.
Warkan oo ad ka akhrisan doontiin AwdalPress ayaa xaqiiqdii wuxu noola egyahay mid aad iyo aad u xiisa badan, marka laga eego sida bugta iyo been abuurka ah ee loo sheegan karo af-hayeenka Madaxtooyada iyo sida meeyaradu mar walba lacag ugu sii sidaan maamulka Hargeysa. Xaqiiqatan, Meeyarku wuu il-duufay ayaa la odhan karaa, inuu isagoo shandad [...]
Djibouti’s invasion in Somaliland soil makes Rayaale a traitor and bigotry liar.
By Cabdale Faarax Sigad Today is Selel, tomorrow is sool and Sanaag, and until Rayaale’s belly matches Gelle’s belly things will continue if we don’t stop these greedy dictators. In his latest press conference Mr Rayaale insisted only his government has the legitimacy to decide anything that goes within its border and he vigorously [...]
Hambalyo Meher: Boqor Naasir iyo Boqorad Faadumo
Dhammaan jaaliyada gobolada awdal salal iyo gabilay ee dalka switzerland waxay tahniyad iyo bogaadin hawada umarinayaan Boqor Naasir Maxamad Bashiir iyo Boqorad Faadumo Yaasiin Bashiir,oo manta oo aybishu ahayd 21/01/2010 meherkodu kadhacay magalo madaxda gobolka awdal ee borama dadka tahiyada diraya.
Barbarkay Ka Baxdaa, Waa Bakaylo Qaleen
By Mc Shariif Inbadan ayaan hadalay dhamaanteena waynu ka wada dharagsanahay shirqooladan qorshaysan ee hareeraha gobolka Awdal kaga soo sinqaya marba marka ka dambaysa hadii aynaan waxka ka qaban oo aynaan samayn kacdoon hubaysan oo lagaga hortagayo gulufkan colaadeed ee inasoo galay ma maanta inaga oo nool ayaa wasiir xun oo habar awal ahi iyo [...]
Chief Caaqil Saxane iyo Dhammaan Odayada kale, Deg-deg Halloo Sii Daayo
Bahda DanWadaagta Awdal iyo DanYarta Soomaaliyeed (HIILDAN), waxay dalbanayaan in si deg-deg ah loo sii daayo dhammaan cuqaashii iyo odayadii sharafta lahaa ee xukummada xagal daacaysa ee Daahir Rayaale ku xidhay xabsiyada Boorama. Waxan leenahay xukummada iyo dhammaan inta xaaraanta iyo indho la’aanta ugu adeegta; ogsoonaada dadkan ad cabudhinta iyo caga juglaynta ku haysiini, waa [...]
Haddii Daahir Loo Soo Mari Karo Dillaalka iyo Duminta Awdal; Duqaytida Awdalna Ma Waxa Loo Soo Mari Karaa Ducada Axanka Awdal?
Sida qaalibka ah, Jamhuuriyadda Somali-Land (JSL) waxay ka dhalatay burburkii ku habsaday qaranweynihii Soomaaliyeed ee loo yaqaannay, Jamhuuriyadda Diimuqraadiga Soomaaliya(JDS). Udubada Jamhuuriyaddan curdinka ah ee Somaliland lagu qotomiyay ee dawladnimo lagu gaadhsiiyayna waxa lagu hindisay heshiisyo dhex maray beelaha dhulkaasi ku wada nool. Kuwaasi oo ay mar walba hormuud ka ahaayeen walina ka yihiin madax dhaqmeedka beeluhu.
Tacsi: Marxuumad Maryan Daahir Ojor (AUN)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaynu dhammaantayo tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinaynaa dhammaanba ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee, Maryan Daahir Ojor, oo dhawaan ku geeeriyootay Oslo. Ilaahay Raxmaan waxaynu uga baryaynaa inuu marxuumada ka waraabiyo naxariistii janno, dhammaanteenna inaga siiyo samir iyo Iimaan. Waa anagoo kala ah [...]
BAAQ KA SOO BAXAY URURKA XUQUUQDA DADKAGOBALADA AWDAL SALAL & GABILAY
KU:MADAXWAYNAHA SOOMALILAND MR: DAHIR RIYAALE KAAHIN KU:WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMAALILAND CABDILAAHI MAXAMUD CIRO KU:GUDOOMIYAHA GOBALKA AWDAL MAXAMUUD SH.CABDILAAHI CIGE.
Qaylo-Dhaan Adaleey
By Faysal Cabdi (ABROONE) WAXAAN HALKAAN KASALAAMAYAA WEBSITE-YADA UTAAGAN HORUMARITA IYO HALGANKA UMADDA HADAY NOQONLAHAYD GUUBAABO AMA WAX
Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA): PRESS RELEASE.
ARDAA Press Release: 7/11 Victims are missed & it is NOT a Happy New Year.
Xisbiga KULMIYE Shaqo Kuma Lahayn Xasuuqii Dad-qalatada
By Mc Shariifka Tan iyo markii dhidibada loo aasay dawlada JSL waxay soo martay marxalado kaladuwan laakiin marna ma’aanay dhicin faldambiyeedyo lagaran waaayo cidii gashay ama la qariyo oo lagu masabido dad aan wax lug ah ku lahayn,Xisbiga Kulmiye ayey markasta la daba taagan yihiin ceebayn dadka qaarkii oo ay ku shaabadeeyaan markasta maafiyada UDUB [...]
Tacsi: Marxuun Col. Colow (AUN)
INAALILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN dhamaan jaliyada reer awdal salal iyo gabilay ee ku dhaqan dalka switzerland waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan asxaabtii eheladii qarabadii qoyskii uu ka baxay murxuum maxamuud muuse colow (korneyl colow) oo ku geeriyooday xarunta gobolka awdal ee borama anagoo kala ah
TACSI: Marxuun Ambassador Muuse Xirsi Faahiye (AUN)
ANAGOO AH JAALIYADA AWDAL SALAL IYO GABILAY EE KU DHAQAN DALKA SWITZERLAND WAXAANU TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYNAA AMBASATOOR MUUSE XIRSI FAAHIYE OO AHAA SAFIIRKA UFADHIYA SOMALIYA DJIBOUTI ANAGOO KALA AH
Warsaxaafadeed Shirwayne Beesha Habarcafaan Ee Sweden
Shirwayne balaadhan oo caawa ay iskugu yimadeen 12 ka qabiil ee ay ka koobantahay bahweynta beesha habar cafaan (samaroon) ayaa ka dhacay caasimada dalka Sweden ee Stockholm .
Hambalyo Meher: Boqor Cadnaan iyo Boqorad Nasra
Dhammaan dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Boqor Cadnaan Axmad Kaahin iyo boqorad Nasra Ibaahim Siciid oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada borama 10/1/2010 Rays Hotel. Waxaynu dhammaantayo leenahay hambalyo hambalyo gurigiina guri lagu nagaado ilaahay ha ka yeelo aallaha idinka dhigo reer khayr qaba iyo [...]
Ahmed Silanyo Iyo Waftigiisii Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Washington
http://www.flickr.com/photos/24945908@N02/sets/72157623169479114/show/ Gudoomiye Ahmed Silanyo Iyo Waftigiisii Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Washington
Tacsi: Marxuun Muuse Xirsi Faahiye (AUN)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dr Ambassador Hilaal Maxamad Aadan iyo Xaaskiisa Xildhibaan Shukri Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye waxay si wada jir ah iyagoo ku hadlaya magacooda, magaca dhammaan qooyskooda ehelkooda iyo qaraaabadooda iyo magaca ummadda Soomaaliyed ee xilka ay u hayaan, si tiiraanyo leh uga tacsiyaynayaan geerida naxdinta badan ee ku timid Ambassador [...]
Hambalyo Meher: Boqor Cawaale iyo Boqoradiisa Filsan
Hambalyo Hambalyo waxan hambalyo iyo bogadiin udiraynaa walalkayo Mudane;Cawaale ahmed kaahin iyo Marwadisa Filsan cabdi muhumed. oo meher koodu kadhacay magalada borama hotel rayis maanta oo bishu tahay 7/01/20010 .hamalyo hambalyo . Dhaman dadkan hoos ku xusan waxay leeyiiiin hambalyo hambayo hambalyo guurkinu guur khayir qaba gurigiinu guri lagu nagaado. alllah na idinka dhigo labada is anfaca ee reer [...]
Tacsi: Marxuum Maajoor Cabdullaahi (Aun)
Cabdullaahi Maajoor, oo ahaa siyaasi iyo ganacsade hore ayaa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada.
Sannadyahow Wanaag Uun, Kala Sinnoow Kuwii Hore..!!!!!
By Abwaan Maxaamad-Gacan kan kalee la sugayaa sidee bu u eeg yahay ? sanadkii tabnadoow saadaal wanaag baan kaa sugaynaa adigee sanad yahow wanaag uun kala sinoow kuwii hore Waa hees aan ugu talo galay sanad guurada 2010 iyo saadaasha umada mid waliba waxuu filayo
















Falanqayn: Comments